Wuxuu dil toogasho ku fuliyay wiil ay dhashay eedadiis Maryan Yuusuf , Hadana waxaa Soomaaliya ka buuxo kuwo isaga ka xun oo qabiil qof qof kale gubey ama dilay qiil u raadinaayo,walee aakhiro su'aal wey jirtaa ee Allaha naga badbaadiyo
Asaga xisaabtiisa Allah ayaa xisaabinaa waqtigiisa wuu dhamaadey anaga ayey weli na heysataa ee aan dadaalno yeynaan ku mashquulin xukun uu Alle leeyahay asagaa haduu doono cafinaayo ama cadaabaayo
Dilkii Dadka Masakinta ahaa ee Afwayne barre dulmiga ku dilayey ayuu u ahaa kii indho la aan ugu xukumi jiray. hadii uu Illahay ka cabsanayo oo uu geesi ahaan lahaa uu iskaga carari lahaa . Somalidu Ninka dulmiga gala ee xalaashada dhiiga Muslimka ayay geesi u yaqanan una duceeyan lakin waxa hadhay Maxkamadii Alle Subxanna watacaala
ولو ترى إذ الظالمون في غمرات الموت والملائكة باسطوا أيديهم أخرجوا أنفسكم اليوم تجزون عذاب الهون بما كنتم تقولون على الله غير الحق وكنتم عن آياته تستكبرون
Nin Kaan Waa Nin Dad Badan Xaqdaro Ku Dilay Nin Uu Dil Toogasho Ku Xukamay Aa Isku Wadan Joognaa Oo Ilaah Ka Bad Baadiye 1992 Ee Rome Italy Isku Arkeen Nin Kii Dilka Ku Xukumay Markaas Uuka Cararay Yaab
Beenaale Saraakiishii Ugu Horeeye Ma Aheyn General Da'ud Iyo Mohamed Abshir Aa U Horeeye Saraakiil Beenaale Aa Tahay Ilaah Ka Furtay Taariikhna La Barin
Haka tagin xukunkii uu ku fuliyay culimadii soomaaliyeed ee u hiilinaysay diintanada 1975ti ee xukunkiisa lagu laayay
aad iyo aad
Cuqubo ayaa ku dhacdey Maxamuud Geele iyo siyaad Barre
10 wadaad u dil ku xukumay walee aakhiro su'aal weeku sugee
Ninayohow culimafas ameyba wabi ahayen...
Ilaahay wuxuu mutaystay hatuso
Asc ahlu naarku alaaha naarta haku fogeeyow carurtii afweyne ayu ahaa
Wuxuu dil toogasho ku fuliyay wiil ay dhashay eedadiis Maryan Yuusuf , Hadana waxaa Soomaaliya ka buuxo kuwo isaga ka xun oo qabiil qof qof kale gubey ama dilay qiil u raadinaayo,walee aakhiro su'aal wey jirtaa ee Allaha naga badbaadiyo
dad badan uu xaqdaro ku dilay nin kaan waala yaqaan
Asaga xisaabtiisa Allah ayaa xisaabinaa waqtigiisa wuu dhamaadey anaga ayey weli na heysataa ee aan dadaalno yeynaan ku mashquulin xukun uu Alle leeyahay asagaa haduu doono cafinaayo ama cadaabaayo
Ilaahayba xisaabin doona dadkii uu dilka ku xukumay ee culimadii ka mid ahayd
Illaahay haunaxsriisto sakaraadka waadhaafay eesuaasha allaha ufududeyo qabrigana allaha uwasiciyo janada allaha kawaraabiyo
Dilkii Dadka Masakinta ahaa ee Afwayne barre dulmiga ku dilayey ayuu u ahaa kii indho la aan ugu xukumi jiray. hadii uu Illahay ka cabsanayo oo uu geesi ahaan lahaa uu iskaga carari lahaa . Somalidu Ninka dulmiga gala ee xalaashada dhiiga Muslimka ayay geesi u yaqanan una duceeyan lakin waxa hadhay Maxkamadii Alle Subxanna watacaala
Sheeydaankii Afweeyne ayuu ushaqeyn jiray. Alaah Unaxariisto. 😎
aad iyo aad dad badan uu xaqdaro dil ugu ugu xukumay
Meequu qof ku dil xaq darro? Sharci kuma adkayn, waxna kama aqoon sharci, ee waxa uu fulinayay uun amarka Siyaad Barre.
Wixii uu shaqaystay ayaa u yaala
Muqdisho maxay dambiile waliba oo dadkeeda laayay ku soo dhowaysaa magaaladaas
Cadaabta alle ha Geeyo
ولو ترى إذ الظالمون في غمرات الموت والملائكة باسطوا أيديهم أخرجوا أنفسكم اليوم تجزون عذاب الهون بما كنتم تقولون على الله غير الحق وكنتم عن آياته تستكبرون
Mujrimiintii waa la gurayaa hadaanu hanti umadeed qaadan dhiig umadeed buu qaatay
Dee kan maxaa aas looga samayn maa God yar uun lagu tuuro
cid u sameneyso ma jirto
Muqdisho wexey noqoty meel qofwalboo xun lagu aaso. Salaad gabeyre ninkii dilay ayaa aas qaran loogu sameeyey , wuxuu mudnaa inla gubo asagoo nool qashinka.
Nin Kaan Waa Nin Dad Badan Xaqdaro Ku Dilay Nin Uu Dil Toogasho Ku Xukamay Aa Isku Wadan Joognaa Oo Ilaah Ka Bad Baadiye 1992 Ee Rome Italy Isku Arkeen Nin Kii Dilka Ku Xukumay Markaas Uuka Cararay Yaab
Beenaale Saraakiishii Ugu Horeeye Ma Aheyn General Da'ud Iyo Mohamed Abshir Aa U Horeeye Saraakiil Beenaale Aa Tahay Ilaah Ka Furtay Taariikhna La Barin
Dad xusen ama haxukumin malin ubaat adunkan kategi