Alle ha u naxariistee General Salaad Gabayre iyo Dheel iyo Ceynaanshe. Aabbahay ba Salaad uu ahaa qareenkiisa intii ay maxkamada ka socotay dacwadda ilaa xukunka dilka ah lagu fuliyay. Xaaskiisa iyo aabahay waxay ahaayeen qaraabo maadaama ay hooyooyinku walaalo ahaayeen, iyaduna markii dambe waxay noqotay hooyada walaalahay iga yar.
Siyaad bare Allah how naxariisto geesi soomaaliyeed buu ahaa wadaniya waad aragtaa dawladihii ka dambeeyay soomalinimadii halkay geeyeen hog dheer bay ku tuureen Allah sahal amuuraha 🤲🕌🤲🕋🤲🤲
Ilaahey ha u naxariisto lkn wuxuu ka mid ahaa kuwii ku kaalmeeyay in regimekii Mohamed siyad barre wadanka qabsado, oo sharcigii abganbiyo. Marka waa hadaad khiyaano isku kaalmeysaan, adinka ayaa marka danbe is dilaya.
Alle ha unaxariisto salaad gabayre iyo caynaanshe iyo cqaadir dheel aaamiin yaa rabbi
Alle ha u naxariistee General Salaad Gabayre iyo Dheel iyo Ceynaanshe. Aabbahay ba Salaad uu ahaa qareenkiisa intii ay maxkamada ka socotay dacwadda ilaa xukunka dilka ah lagu fuliyay. Xaaskiisa iyo aabahay waxay ahaayeen qaraabo maadaama ay hooyooyinku walaalo ahaayeen, iyaduna markii dambe waxay noqotay hooyada walaalahay iga yar.
Salaad gabayre xaaskiisa ma Aadan cade ayaa dhalay sxb sidaas ma tahay bal kasoo waran adigana Aadan cade ma qaraabo ayaad tihiin
Alle ha unaxariisto Salaad gabayre Aamiin yaa rabbi
@@maxamedxuseen4516:Aabbe wuxuu guursaday iyada oo ah guur labaad. Laakiin hooyadeed waa aabbahay habaryartiis iyo ayeeyday walaasheed. Qoysaskayagu waa kuwo is guursaday oo qaraabo ah.
@@mahadjama1481 Allaha u wada Naxariisto dhamaantood
Ader salaad iyo ceynaanshe iyo ina dheel cabdulle ❤❤❤gacan ka xaqdaran baa dishay e Rabbigey Naxaristii janno haka warabiyo
Layskuma hayo in gacan ka xaqdaran dishay ujeedaydu waa kuwii dilay
@@haybecismaan6239 kuwa dilay waad garankartaa waa maxamed siyaad bare iyo xulufadisii
ALLAHA unaxariisto dhamaan intii muslim ah oo dhimatay iyo intii xukunkii
Kacaanku laayey ba
XAQIIQDII anigu waxaan cadaynayaa
Dawladii kacaanku waxay laysay dad tiro yar waxayna noloshooda garab istaagtey malaayiin soomaali ah
Laakiin kuwii siyaasada dalka uga dameeyey jaale siyaad allaha unaxariistee
Kuwaasi waxay dil ku xukumeen dhamaan umada soomaaliyeed
Markey uhorseedeen qabiil fakhri dagaal
Qaxooti dal la,aan baasaboor la,aan
Shaqo la,aan lacag la,aan oo lacagtii soomaliga la joojey isfahan la,aan
Danaysi dal iibsi
Mustaqbal la,aan shaqola,aan
Waxaana haboonaa intii kuwaan hada jooga aan gacanta ugeli lahayn
Inuu jale siyaad dhamaantood laayo
Ilaa uu 5000 inkabadan la dilo
Soomaali inta badan ayaa badbaadi lahayd iyo dalkayaga
Waxa dalka halkaas dhigayna waa saraakiil inqilaab abuurtay
ishaa ka riday kuwaan inuu laayee ahayd ilaahay jahanamo ha ku fogeeyo intii na laynayso ilaa hada ilaaho gacan bir ah ku qabo
Siyaad bare Allah how naxariisto geesi soomaaliyeed buu ahaa wadaniya waad aragtaa dawladihii ka dambeeyay soomalinimadii halkay geeyeen hog dheer bay ku tuureen Allah sahal amuuraha 🤲🕌🤲🕋🤲🤲
Wadani kulaha ma ninka ayadaha quranka beniye ee laaye culamadi
Dadka ha danbaajin wuxuu ahaa ilaahay ayuu lahortagay
1977 waa tariiq an mar walba xasuusnandono hada nahay shacabka 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 somaliyed itopiya waa cadowgena jiilka iga dambeeyo ee somaliyed ha ogadan somali gull❤
Allah ya raxma gen salaad halyeey bu aha wuxu qeyb ka aha dagalki 1964 waliba togwajaale
Genaral salaad gabeere waxoo haay geesi waxoo ku soo caan baxay dagaalkii Ethiopia 1964 waxoo hogaaminaaye ciidankii togwajaale
Naxariistii janno allaha ka waraabiyo🤲🏽
Allaha unaxariisto jaranall salad gabre iyo intii la.dhimatay
Allaha unaxariisto madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, tuugo iyo jawaasiis badan ayuu dalka kahaayay.
Afweyne iyo wixi aaminsan naarta alah kushubo
Waa kii chanelkiisu qabyaaladu ka buuxday
500 KUN OO DOLLAR 1968 WAXEY LA DHIGTAAN MANATAAN FILYAA 500 BILLIONS MADAMA LACGAT HADA QIIMO BEESHEY WAGA A LACAGTA NOOC KASTEY TAHEY WAX BAAY GOON JIRTEY
10:37 10:38
Hakala reebin noosodaa caynaanshe iyo dheel cabdille
Odeyga taariikhda waa ka khaldan tahay 1954 ayaa loo diray 1956 waxay ahaayeen xidigle yaal. Sidoo kale 1960 waxaa lagu ceshay dalka talyaaniga, markii calanka la saaray raggaas dalka ma joogin.
Odaga xoogaa taariikhda wax baa ka qaldan 1954 baa Talyaaniga loo diray Gurubo 14. Kadib 56tii bay xidigta qaateen waxaana u sareeyay M A Samatar.
Waa runtaa Classkii Gabeyre iyo grupkiisii waxay ahayd 1954. Laakin odayga Waa da’ Waana qaldami Karaa , Waa Caadi . Sheekada kacaanka jooji oo ah Samatar baa ugu sarreeyey.
@@sadiqabdi2716 wxiii taarikha been lagama sheego xitaa hadaada jeclayn.... Wa in ninka usareeyay iyo maraaxiisheey mareen ninkasta sidiisa loosheegaa xaq iyo xaq daraba.
Hadii A Samatar usareeyayna shido maleh wxay wada ahaayeen dhalinyaro somaliyeed oo dalkaan wax soo taray ninba qadartu meelbay kuheshay; Abdalla Faadilba USC ma xamar kudishay 91-kii; dhamaan ragaan wxay taariikho soodhigeen 64-kii iyo 77-kiiba; taas oo na anfacaysay dhamaanteen
Ilaahey ha u naxariisto lkn wuxuu ka mid ahaa kuwii ku kaalmeeyay in regimekii Mohamed siyad barre wadanka qabsado, oo sharcigii abganbiyo.
Marka waa hadaad khiyaano isku kaalmeysaan, adinka ayaa marka danbe is dilaya.
Waasax
Haduu tariikhdaa wanaagsan lahaa maxaa dil loogu xukamay oo waliba saaxiibadii ugu horeeyo siyaad bare u toogteen
Sababto ahaa xilkoo kula qabsaday kadibna waala qiyaamay Aun salaad gabeyre kadiye
Ka sheekhee tariikhdii wanaagsanayid ee dawladii soomaliya iyo waxay qabteen
Salaad ragbaa la dhintee ma yaanya kuwa kale
Hhhh iyagaa malaha salaad keliya ayaa xanuujinaaya
Laakiin hada ayaa kuwa xamar joogaa ubaahanyihiin 1000salaad in laga dilo
Hadii sawladnimo la rabo
@@cabdirisaaqducaale5942hooyada in la waso baa ka dhow in raga xamar joogo la dilo🥱