Haa waa run xisaab Alaahay way sugee. laakin wuxuu ahaa in Dowlada somalia u shaqeenayey oo amar la siinayey Isaaq na wuxuu ahaa SNM. jabhad dooneeyasa in ay ka hor imaato Dowlada Somalia! . Dowlad difaac iyo Dowlad diid baad kala aheydeen!. SNM waxay ahayn dad aragaxiiso ku ah Dowlda somalia. Hadii åd run sheegaysan maxad Madaxtoyad ugu tagi waydeen Jale Siad Bare. the end!
Adanka ku waad xasuuqdeen ma waxaad mooday muuse biixi inuu kala xukumaayo meeqa ayaad diigooda daadi seen walaalo rabi haku cararin soomaali waa is wada dishay kaleexo adeerkay adeeradaa loyer u qabo marka qiyaamah latago
@@LJama6119 AYAGABA wax Bay xasuuqeen soomali kuli wax dhexdooda is xasuuqay iyo wax kuwo kale xasuuqay weye wayso uma dhawrna umada soomaliyeed lakiin Dee aqira lays xisabin idinku de calaacal wada iyo waanala xasuuqay ilaa qiyaamahii anagana abahay baa la dilay lamana hadlo oo waxan ogahay in aqiro Loo wada socdo laysna xisabinaayo moorgan anagaba dad buu naga layaya oo lacid baan nahay lakiin Dee macalacalo ama iska celiya waakas noolee ama dad dhinday uun daba haysda oo caaya oday Bari hore dhinday Dee kana noolee iska celiya fulayo afka nool
Morgan dhinaca Somaliland waxa looga yaqaan Abdi Bile 31 May 1988 habeenimo marka ciidamada SNM Hargeisa soo galeen wuxu orod tegey garoonka diyaaradaha Hargeisa oo albaabka soo xidhay kolkii waagu beryeyna wuxu u duulay Muqdisha . Subaxaas ayaa Morgan Abdi Bile Somaliland ugu dambeysey
Soomali waligeed hagaagi mayso inta dhiigyacabkaas oo kale ku dhex jiro. nimankii Majeerteen ee 1978 la laayey waa ninkii ka masuul ahaa isagaa basaasay
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
Lion father of Africa , General mohamed hirsi morgan noolow adeer cadowgaaga Carada dhulka cunsii morgan geesiga kaliya dhulka somalia oo wali nool cabsi cabsi waaye meeshu morgan soo galo 2024
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
When I had a Twitter page in 2010, I read a post by a young Somali woman residing in Britain, who posted her pictures of her when she was young with her family and a second picture of this criminal in the video. She said that she saw with her own eyes this criminal killing her entire family, slaughtering them and beheading them, and she is the only survivor of the family and she ran away from the house and her relatives helped her to travel to Britain and reside there and wrote in the last post the blood is unforgettable and I will not forgive you and I pray to Allah to take revenge on you and make your fate in hell I don't know why Somali channels bring these rubbish faces back to the scene again What is the purpose of that? 😒✍🏾🍃
@@mariamismail993 shame on you, to you her pain of losing all her family members is RABASH it seems that you living in another plant but when I have read your comment again and again I couldn’t believe there’s human beings who doesn’t even feel the pain of someone else feels such this story and doesn’t have any effect on them, you so cruel and I think you must have been intoxicated when you were writing your comment
@@bustaale6554 You are a sick person. I said rubbish about this criminal Morgan who appears in the video that killed the entire family of the young woman.. Read the story carefully, you idiot.✍🏾😒
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Ma difaacayo waayo wx taariikha kama hayo ninkaan lkn Wllo taariikhadaas xagee ku taal mise waa wax ku tiri ku teen oo bulshada aad ka maqashey@@kinderlokker0306
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Hadaan wax dhihi lahaa. Kuwii asaga la mid ahaa oo ilaa iyo maanta xasuuqa wada. Ma faataxey aqrinaayeen. Asagana ma qulwale aqrinaayaa. Arimaha. Ala udaaya. 33sana iyo ka ka hor wixii dhacay ala uumbaa xisaabi kara ninbeegsiga iska daaya
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
@@jakeyphillip3031 morgan waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
@@aminaxagi7664 Faqash insha Allah wa ahlo naar, afwayne iyo moorgan folay….wa madaxtii Faqash duni iyo aakhiroba. Ilaahay ha o naxareesto mojahideentii SNM ee dalka iyo dadka ka xoreeyey Faqash
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
Bro somaliland ama beshu hasamirto somalia waa isku galgalatay Majerteen barkadihi baa laga assay waa lalayey isaq sidoo kale hawiye daroodkii xamar lagulayey. Marka ninkii dawlad miletari ah ka horyimaada waa saa marka halays cafiyo idinkaba dad waad layseen.
Ilaahay ayaa kala xisaabtami doona dadkii aad ku xasuuqday somaliland ama gobaaladii waqooyi maalin Aan maanta ahaayin
Haa waa run xisaab Alaahay way sugee. laakin wuxuu ahaa in Dowlada somalia u shaqeenayey oo amar la siinayey Isaaq na wuxuu ahaa SNM. jabhad dooneeyasa in ay ka hor imaato Dowlada Somalia! . Dowlad difaac iyo Dowlad diid baad kala aheydeen!. SNM waxay ahayn dad aragaxiiso ku ah Dowlda somalia. Hadii åd run sheegaysan maxad Madaxtoyad ugu tagi waydeen Jale Siad Bare. the end!
Adanka ku waad xasuuqdeen ma waxaad mooday muuse biixi inuu kala xukumaayo meeqa ayaad diigooda daadi seen walaalo rabi haku cararin soomaali waa is wada dishay kaleexo adeerkay adeeradaa loyer u qabo marka qiyaamah latago
@@maryamadirie8722 hhh aqiro Loo yar yar malaysku qabdaa waaba layn qaboow ee
snm iyaga yaa kala xisaabtamaya xasuuqii ay geesteen?
@@LJama6119 AYAGABA wax Bay xasuuqeen soomali kuli wax dhexdooda is xasuuqay iyo wax kuwo kale xasuuqay weye wayso uma dhawrna umada soomaliyeed lakiin Dee aqira lays xisabin idinku de calaacal wada iyo waanala xasuuqay ilaa qiyaamahii anagana abahay baa la dilay lamana hadlo oo waxan ogahay in aqiro Loo wada socdo laysna xisabinaayo moorgan anagaba dad buu naga layaya oo lacid baan nahay lakiin Dee macalacalo ama iska celiya waakas noolee ama dad dhinday uun daba haysda oo caaya oday Bari hore dhinday Dee kana noolee iska celiya fulayo afka nool
Morganow Ilaah iyo dadkaaga danbiga ka gashay cafis weeydiiso
Waliba mid aad u wayn
@@suadali303❤😊😊
Dhiiga islamka ilaahay ma cafiyo , kani waa mujrim cadaabka ilahay waa u hadhay sida ilaahay inoo sheegay cadabka ilaahay baa udiyaarsan isaga iyo qof kasta òo dhiig islam xaqdaro ku daadiya
General mohamed hirsi morgan Team Elephant gang isnt easy
2024. Cadowgaaga cagta hoostisa Adeer morgan
Morgan dhinaca Somaliland waxa looga yaqaan Abdi Bile 31 May 1988 habeenimo marka ciidamada SNM Hargeisa soo galeen wuxu orod tegey garoonka diyaaradaha Hargeisa oo albaabka soo xidhay kolkii waagu beryeyna wuxu u duulay Muqdisha . Subaxaas ayaa Morgan Abdi Bile Somaliland ugu dambeysey
A true legend and a true hero.
GACAN KU DHIIGLE MOORGAN FULLEY
Fulay waliba xaar wayn weeyan walaaahi
@@suadali303 wiil u dagaalamay morgan wuxuu ii sheegay, when caydiid & his USC militia came closer he almost SHITTED 💩 HIS PANTS
Gacan ku dhiigle fulay ah lama sheegin😂
@@kinderlokker0306cap🧢🧢
Soomali waligeed hagaagi mayso inta dhiigyacabkaas oo kale ku dhex jiro. nimankii Majeerteen ee 1978 la laayey waa ninkii ka masuul ahaa isagaa basaasay
Sheekh yan lacayin habar bad qabtane iidorow
@@axmedrooble9034moorgan waa gaal mujrim ah
Anigu ku habaari maayo waxan kuleeyahay camalkaaga alle hakugu fuliyo insha allah
Sheeko adigana sidookale
@@maryamadirie8722 odaygan dhiiga islamka banesta hadadba qabiil ku difacesid weku dhamatay
@@fortuneomar2486 wallaahi walaal adba qabiil baa kaa qaylisiinaaya laakiin ani adeerkay ka leexeda mujaahid adin kaa la inika bartay asba waa mujaahid asagaaba dawlad iyo dal difaacaayay sax iyo khalad waxay ahaataba
@@maryamadirie8722 dowlada uu uudifaacayo ma wuxuuku difaacayey inuu hooyooyin iyo caruur iyo odayaal diyaarado ku duqeeyo oo uu waliba dhaawacooda dhameyatiro walee isaaq maantey aarsadeen😂
@@maryamadirie8722naadee nagatag Hooyo daayo adeerkaaba wase geesi googaradbee
Sadex buu waraabaha kamatalaa1fool xumada 2fulanimada3dhiig jacaylka!!!
Waa daalimkii wuxuu dadka shacabka laayaba hantidooda dhacaba tiirkii badhka la oodhan jiray kutoog to nimaan waxba galabsan ba waatii geesiyaal s.n.m. godka ugusoo galeen waakii cagaha wax kadayey
Daalim daalim daalim fule ah
Cidhibtii go day muxuu cid aan waxba galabsan shiciba xasuuqay
True leader and hero
Inan gabobay garansani hadalkana gadhgadh u idhi sacabkana gablawtumay dhiigyacsb nolodha wad ku guun daraysatay dadkad xasuqday illahay hortisay kugu sugayan malmihi wadhamad raganimad modaysay lakin hogbad kamudan doonta insha allah
Subhanallah Ma arag qof sidan looga fal celiyo isaga kahor. Markhaati bay ku noqonaysaa waxaasoo eed ahi maalinta uu ilaahay la kumo waayo kolba wixii laysugu markhaati furo ayey kuu ahaanaysaa maalintaa
Ninkan Maxamud Saleebaan aad buu u neceb yahay oo qaar badan oo ka mid ah xabsiga dhigay, waxaad mooddaa inuu been sheegayo markuu ka hadlayo.
Odaygaan isaaq na waxa Bay ka sheegdeen qabiil kiisina ma dhib Bay ka sheeganayaan waana yaab
@@ayaanabdulkadir5363 qabyalad wa jahilnimo somalinimada nagu ween eedo
@@ayaanabdulkadir5363 dagalka MJ baa lugu bilaabay
@@mahaawaryaa2871 ayagaa bilabay snm baa ku xigay uss baa ku xigay masiibaba masiibay daba daala
Kkk waa assakh mahaa lagawareysanaya
Gacan kudhiigle moorgan
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
@@jakeyphillip3031waa gacan ku dhiigle moorgan ee ma qabiil baad ku difaaci
caruurtiisii baa hargaysa xukunta hada
G,/le dhexe baad ahayd aniga kamid ahaa g1aad 32aad urur madaficda
General Morgan guuuuuleyso Mujaahiid
Xalimo majerten ma waxay kenen shekadi isaqa mujahid kkkk
Ilmihiina diinta islamka ku tarbiyeeye haddii kale kanoo kaley noqon
Stanta xumata
Lion father of Africa , General mohamed hirsi morgan noolow adeer cadowgaaga Carada dhulka cunsii morgan geesiga kaliya dhulka somalia oo wali nool cabsi cabsi waaye meeshu morgan soo galo 2024
waxaa loobadiyaa inaad moorgan ahaan adigu fashilisay inqilaabkii xiligaas
Geesi soo maaliyeeed cimri dheer alaha kusiiyo
Kkkkk maalinta qiyaamha ha lugu arko
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Daalimiintii ayaaba la wareysanayaa,dil toogasho ah in lagu xukumo ayuu istaahilaa,isaga fashiliyey cinqilaabka
Waxa la yidhi af noolina waa hadla ayna waa ciyaa!!!if iyo akhiro Ilaahay kugu cadaaaaaab😡
When I had a Twitter page in 2010, I read a post by a young Somali woman residing in Britain, who posted her pictures of her when she was young with her family and a second picture of this criminal in the video.
She said that she saw with her own eyes this criminal killing her entire family, slaughtering them and beheading them, and she is the only survivor of the family and she ran away from the house and her relatives helped her to travel to Britain and reside there and wrote in the last post the blood is unforgettable and I will not forgive you and I pray to Allah to take revenge on you and make your fate in hell
I don't know why Somali channels bring these rubbish faces back to the scene again
What is the purpose of that? 😒✍🏾🍃
@@mariamismail993 shame on you, to you her pain of losing all her family members is RABASH it seems that you living in another plant but when I have read your comment again and again I couldn’t believe there’s human beings who doesn’t even feel the pain of someone else feels such this story and doesn’t have any effect on them, you so cruel and I think you must have been intoxicated when you were writing your comment
@@bustaale6554
You are a sick person. I said rubbish about this criminal Morgan who appears in the video that killed the entire family of the young woman.. Read the story carefully, you idiot.✍🏾😒
Acuudu-billahi mina sheydaani rajiim, weli ma noolyahay dhiigyacab Morgen, meeqa caruura iyo hooyooyina ayuu gumaadey.
Adiga Wali maad nooshahay ogsoonoow qof walbo waqti ayuu leeyahay
Cabdisaaq laangaab madaxda been haka sheegin faqashta hawiye ayuu dalka ka xoreeye markee magaca morgan maqlaan waad isku kaadisan cabsi darteed😂
Dambiga iyo xasuuga somaaliyi wey u simantahay. Waase lakala hadal badan yahay. Qofkastaaba xumaan iyo samaan wuxuu adduunka kusameeyey alle, horti ayuu ugu tagi
Sax wlhi 😥
Taliye
GADHKAN FOLXUMADAA MUU ISKA HABAYN KARI WAYAY AWEY TOLIISII
moorgan waxa uu ka sameeyey waqooyi ama somaliland wuxuu arkay kibirka iyo fara taag taaga reer wawooyiga iyo diinta ay caayayaan marka saasuu ku xasuuqay reer waqooyi waxaan leeyahay hadaad joojin weydaan diinta aad caayeysaan waxaa idiin imaan doona moorgan mid ka daran waana aniga .
War maya waa mujaahid adeerkay malinkaste ayagaa dhaha oday kadaran mujaahid buu ahaa
Mid ka daran lixle ayaa idin iman oo idin xasuuqi kaasina waa aniga
Gen moorgan xuduntenu isku meel ku aasan tahy🔥🔥🤫
In uuba isagu fashiliyey ayey ahayd hadalhayntu.
Geesi dadkiisa iyo dalkiisa difaaca guuuuul guuuuul
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Ma difaacayo waayo wx taariikha kama hayo ninkaan lkn Wllo taariikhadaas xagee ku taal mise waa wax ku tiri ku teen oo bulshada aad ka maqashey@@kinderlokker0306
moorgan waa ninkii aas aasay somaliland gacantiisana ku xasuuqay hadana raba inuu isu soo sharaxo madaxwayne somaliland marka muuse biixi waa inuu ubaneeyaa xilka general moorgan.
Ssdf aad weydiinaysid kabahay hargeysa ugu tirtiyeen raashinkana weyka dhadhamin jirteen.
alle ifka iyo aakriba hakigu cadaabo ay ay keenay
AstaqfiruAllaah
@@halimaali2088waa runtii ee adiga maxaa ku gubaya
Waa mujrim weyn oo dhiig badan qaba...
Waraysta jeesar oo habeenkaa lana heeganka kuliyada ciidamada jale sinead oo 12jeer fayliyay kuliyada hubka Qatata kabaqay subaxdiina laxiray jeesar 1998 waxa uu noqday wasiirka dekadaha pl
Adeer Morgan noolw
Gacan ku dhiigle moorgan
Gacan ku dhiigle
ilaahay kuma naxariisto habaarqabow cirana adiga fadhiliyay oo cadow u loogay
Adi hakugu noqto cuqdad kudishay
Labadiina dhinacba Waad Baal marsan tihiin dariiqa saxan Ilaahay ka baqa OO ku midooba laa ilaaha illa laahu somaliland iyo Somalia yaanay caqliga idinka kharibin!!!
Ilaahay baan ka dacweynay Morgan iyo kuwii masaakiinta xasuuqay. Ee hadh cad guryahayagii naga qaxiyey. Cafis waydiiso dadkaad xasuuqday dadkoodii aakhiraa danbsysa, gadhkan aboor baa baa kuni oo xisaab baa danbeysa.
Musse bixi iyo kahin ,dhagaweyne ragu waa badan yahiin xisaabtii rabina way sugaysaa
Intii wadnaha la eyd waa iska yaaceen, odeygii ugu weynaa waxuu yiri markaan cararayey salaan sharaf bay ciidamada isiinayeen,30000 ciidan ah oo 300 km hamar ujira buu ka cararay wadnaa diiday haduu xamar ku soo dhaqaaqi lahaa.
@@mahadjama1731dee moorgan waa gaal mujrim ee ma qabiil baad ku difaaci😂😂
Asc. Dowlad diid waxaa u'dambeeya duli iyo foolxumo.
Waa rundaa dhibado 31 sano maxaa nagaliyay waa dawlad diid nimo
Nimanyahaw markaan kelmeda ciidan maqlo militeri askari dharcad dhabarjabin koofiyad cas guulwade nabadsugid fiker dheer baan galaa
Markaan maqlo ciidan soomaaliyeed wax farxadaa iga tagta
Cidna ma habaaro laakiin Soomaaligu wuxuu geesi ku noqday ha lays waydiiyo!!!
Kuwa wax habaaraya ogaada anaguba sidaas ayaan uhabaarnaa Muse biixi iyo inakaahin.
Biixi iyo ina kaahin wasiro may ahayn
Waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
Anaa moorgan waso mujrim weeyaan
Dhiigii.baa.ha.soo.baxay..subxaana.laah
Danyeer aso weyn ayu yimid muqdisho waxu u yimid inu hawiye laayo kadibna hargeysa u dhacey hargeysa isaaq
Subxanalah sharba iska gaabi
Origigii cali uraaye ayuu u eekaday
Monster 👹👹👹👹 insha'Allah 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 !!!!
Hadaan wax dhihi lahaa. Kuwii asaga la mid ahaa oo ilaa iyo maanta xasuuqa wada. Ma faataxey aqrinaayeen. Asagana ma qulwale aqrinaayaa. Arimaha. Ala udaaya. 33sana iyo ka ka hor wixii dhacay ala uumbaa xisaabi kara ninbeegsiga iska daaya
SNM iyaga yaa kala xisaabtamaya xasuuqii ay geesteen?
Liban snm waxay xasuqday shacabki absame ki gadabirsi iyo harti marka dadku wa isku naf
Anaa ku faqashyahay
Anaa ku waso faqashyahay
Ilaahay baakala xisaabtamaya 70magaalo iyo baraagahood dadkoodii Kuwiitirtiray dhagawayne xasan Yoon habane Tanzania ina kahin cige luga God iyo inkabadan
Cimrigiisa Allah u barakeey ninka 1949
Maya 1959 buu yiri waa iska 67 jir meelahas
Dee waa mujaahid
Subxana llah dadkaan habaar badanaa war wixi tagay wey tagene 🤨Faraha ka qaado Bisinke
Wixii tagy way tageen lkn qalbigay ku hadheen
general morgan nin soo googa'ay weeje, wanku salamaya.
Adeer Morgan Allaha ha ku xafido
Morgan shiishka aad u yaqaanay nin masar lasoo baxayo gacanta ka toogtay intuu u mooday inuu siyad barre dilayo.
Eelaay badan ayaa god kuugu jirto qaxi siyaad bare Gen faruureeyow
General morgan geesi astaaan qaran
Seedi nin culus jalle wiil hoog ❤
Kashifaad fule xantii ma mooga Erayga dawladu ama cidi may ogayn inqilaabkii 1978 wuxuu ula soo booday ama uu ugu celceliyay waa sababtii isagu uu gudbiyay qorshihii inqilaabka lagana warhelay Cornel cirro kudadajisay inuu bilaabo 3 maalin kahor waqtigii ay balan sanaayeen ciidamadii iyo sarakishii kale Cllahi yuusuf kamid ahaa
Jaalle morgan
Dhibaatadii kismaayo ad kageysatay wey kusugeysaa
Wixi.fandara.waxaa.lodira.muqdisho.
Sowdigi dirac xidhay😮😮😮
Waa gacan kudheegle waa ninkii xasooqii 50000 oo shacaba ee somaliland
Asc. @MaHamuud Zhire. Lafahaaga ilaasho iidoorow. Ma'waxaad rabtaa in marlabaad futada lagaa garaaco iidoorow?
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
@@jakeyphillip3031 morgan waa ninkii 50.000 ilaa 100.000 oo masaakiin ku laayay waqooyi, waa ninkii 5000 wiil hawiye ku laayay kismaayo, wa ninkii naagaha raxanweyn kufsaday, how can you support a man like this subhanallah?
@@kinderlokker0306 waad na xasuqdee alle jahanama hakugu fogeeyo amiin amiin jaahil bilaa diina ma siyaad baa naarrta kaadifacayo alle maxkamadiosa ayaan sugeynaa ifka waa laga tegayaa wixii yidhi taga iyo dumarkasiman
@@kinderlokker0306 siil baad leedahay¹ majeerteena waad leysay isaqna waad madhisay siyadna jano haku geyo nacas nacas dhalay siilkii ina siyad buu dadka massakiinta ku xasuiqay
Morganow Hargeisa kuu baahan inaad mar labada xukunto waayo isaaqu isma xukumi yaqaan gurigaagina wuu kuu dhisanyahay welcome to Hargeisa inkastoo aad gabowday hadana isaaqu magacaaga ka sasaan nolow adeer
Anaa ku waso moorganaw faqahyahaw
Janaral maxamed saciid boorgan jananada kale meshee ka.galan uu galaa qayamo gadashisa meqaa dhiig dadise
Dal iyo dad iyo duunyo idinkama dambeeya💎💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👂🕋🕋🕋🕋🕋❣️❣️❣️💎🇸🇴
Gacan ku dhiigle cadaabta gal
Saraakiishii dawladi soomaaliya waa kuwa keliya eewaxa bedilikara
Qardho ka so dhex qaban doona maxkamd ban ku so taagi doona ciidanka somaliland wax yar bay u jiran qardho
Kkkkkkkkkkkkkk isaaqland dhuusada ceshada
@@maryamadirie8722anagaa ku wasna dhillayahay
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
Walaalo iiddoor awliyo iyo mujaahidiin ayey isu haystaan aakhiro inshaa'allaahu ayey ku war helayaan
@@aminaxagi7664
Faqash insha Allah wa ahlo naar, afwayne iyo moorgan folay….wa madaxtii Faqash duni iyo aakhiroba.
Ilaahay ha o naxareesto mojahideentii SNM ee dalka iyo dadka ka xoreeyey Faqash
Was so co Doon yaw
@@aminaxagi7664 dhilaa ku dhashay
Kkkk somali Somali Dilay ama dhibaateeyay wuu Heli wuxu Xaq Alle u shaqaystay in sha Allah
General morgan
Moorgan iyo siyasdba was garacyo
Moorgan waa garacyadii sinada ku dhashay
Garacyo xarood
Isaq ba ku wasay
Googorad iyo geesinimo is qabadsii maandhow 😅😂
Boowe aakhiro googorad iyo duruuci majidho la helimaayo...
nacalaaa shaydaankaagii madaxa yaraa ee gudhuuda ahaa ku yaal...
Kuwa qabiilka ku taageersan waxan leeyahy maandhow😅 qofkan duriyada libin kala ma hoyan, haddii aad garanaysaan libin uu maanta wiil hooga reer sheekh isxaaq uu kala hoyday 😂😂😂ha inoo sheego
Table tennis ayaan la cayaaray 1986 aadbuu u yaqaaney lakiin waa ka badiyay 19 sano ayaan jiray
Mar Hadii Aad La Ciyaartryba Adna GacaN ku Dhiiglle Ayd Ahyd Markhaatina Adiga Aya isugu filaN
@@maxamedaxmed6374 ma i xukuntayba waa hadaan kaa yeelo
Bahalkan orgiga uu eeg side xoolaha ayaan midi ku gawracaynaa hadu hargeisa yimado amba las canoodka aad sheegaysan eyga uraya
Somaliland ilaa kismaayo 50000 You kill them almost 5000 nation
Kkkkkkkkk adeekay Muurgan markaan dhashay dagaal buu ku jiray adeeraw timah afka kaxiir please
Jananka habarka halaga dhaafo Snm o gobalo dhan xasuqday lama weydin wax calacal ah lagama maqlin somalida kale!!
belaayo kula gadh xumaatay diinba iyo quraanba aabahaa kugumuu darininkaartu waxaykuugudhacday
Isna wuu baxsaday fulayko
Nacladi dushaada ha ahaato nacladi kaama maqnee dhiigyacabyohow
Jahanama ku waar gacan ku dhiigle
wuu gaboobee baryuu gob ahaa
Genaral maxamed said xirsi moorgan Allaha ku xafido
Gacan ku dhiigle maxamed siciid Morgan
Muse Bixi iyo Ina Kaahin ka warran, miyaanay gacan ku dhiigle ahayn. Idoorow caqli xumada iyo qabyaaladda guryihiina la jooga, ha la imaanina baraha bulshada
@@jakeyphillip3031 waar ma ciyaalkii kacaanka ku dhashay ayaad ahayd
@@jakeyphillip3031dee moorgan waa gaal mujrim ee ah ee ma waxaad ku difaaci dokntaa shaadh qabiil
yaahuu beenale isaga raga fashiliyay oo khiyaameyay
aniga waqooyi ama somaliland waxaan kaliya oon ku nacay diinta ayey caayaan yar iyo waynba marka marka waxa moorgan kusameeyey kuma faraxsani kamana xumi.
Adoon wax ogay dadka sharafta leh ha nabin
Moorgan waxba kumasamayen waayo ayagaa dawlad milatariya qoryo u sooqaatay
@@maryamadirie8722 rer waqoyi wax wa layen wana layay tasa run ah
@@hodanc6255mey anagu waxba maanu layn ee idinka ayaa wax laayay
Waxan la yabay dadka moorgan dhiigyacab y yaqaan ini kaahin iyo Muuse bixina Mujahidiin u yaqaan.
Xisaabta kuwa isaaq umataalo miyaa tolow
Nadalkudhacaday👎🏻
JAN. MORGAN MAXAA KAAGA MEEL YAAL XASUUQII SOMALILAND KA GEYSATAY, MAXAAD KA QABTA A IN MAXAMAKAD LAGU SOO TAAGO.
Bro somaliland ama beshu hasamirto somalia waa isku galgalatay Majerteen barkadihi baa laga assay waa lalayey isaq sidoo kale hawiye daroodkii xamar lagulayey. Marka ninkii dawlad miletari ah ka horyimaada waa saa marka halays cafiyo idinkaba dad waad layseen.
@@abdiweliwaakusalaamsyibrah3713waxaad waa been iyo hawiye lama xasuuqin ee soomaaliya oo nabad ah ayaa isaaq la xasuuqay
ADUUNKUU KU CADIBANYAHAY. BARIGII SIYAAD BARE LAMA JOOGO. TALO IYO XILTOONA MA HAYO WAA DA,A GEELBAAN LAHAAN JIRAY DAMEERBAAN LEEYAHAA KA WACAN
Fulaygiii
Asagaa soo qabtay
Mashallaah 💎🇸🇴💎💎💎💎💎🇸🇴💎🇸🇴💎🕋🕋🕋🕋🕋❣️💐💐💐💐💐💐
Hooyada Morgan was 200.000 oo somalilander ah ayuu xasuuqay ...maalin la hela ba ninkaa waa la qaban
@@hkayir916daadir
..........