Dhamaan alle ha u naxariisto dhamantood General maxamed caynaashe Guleed Farah wuxuu yidhi alle ayaa qorey inan dhiman hadaad idisho iyo hadii kale ma ku baryaayo raggeesiyaala ayey ahaayeen gacan kaxaqsaran ayaa dishey taliskii macangaga ahaa
Mr. Turunji cabsi iyo kalsoono darro ayaa ka muuqata. Wuxuu u eg yahay inuu ka baqayo in la soo qaado kiis uu wax ka galay oo dil lagu xukmiyay qof aan dembi gelin.
Xaqdaro iyo xukun jacayl ayaa lagu laayay Geelle, maxamed siyaad barre iyo intii kale ee wax ka ogayd ayaa allaah kuxisaabin doonaa, haddana way hayaan.
Ayaanle waxaan kaga mahad celinayaa howsha muhiimka ah ee dadkena dada yar aad u hayso waayo dulmi ba dhacay hadanan laga hadline dulmi kalo hor leh baa lagalayaa mahadsanid noona so badi adigoo mahadsan wall Allaha ku sharfo wax badan baan faaiday thanks 🙏🏻 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Wax u sheegay dilkii culimada iyo saraakiisha ee 1972 iyo 1979 lkn ma u sheegiin 44 nin ee burco lagu dilay 1984 iyo 50 nin ee Muqdisho lagu dilay xeebta jasiira
Walaalow waxaan kuula talin lahaa, inaad dadka aad waraysanayso aad inta aadan waraysan ku tiraah: Waxaan waa taariikh, hadaydan runta ka hadli karin- waqtigayga iyo daawadayaashayda ha lumin. Nin Taariiq ka hadlaaya, oo haddana dhahaaya:"Ma xasuusto" seen u daawanaa ama u dhagaysanaa?!
Waxaa la sheegaa in Garyaqaan Cabdullaahi Macallin oo qareen u ahaa raggii Maxkamaddii Badbaadada Qaranka ee Siyaad Barre dilka ku xukuntay inuu u sheegay Guddoomiyahii maxkamaddaas Maxamuud Geelle Yuusuf mar dacwadahaas la qaadayay inaan marnaba caddaalad laga filaynin maadaama Maxamuud Geelle ka tirsanaa dowladdii markaas jirtay - sidaasna dad badan oo waqtigaas joogay soo wariyeen
Kan wariye ma aha suu u dhaqmayo intaa wuxuu raadinayaa siyaad bare in wax laga sheego alaha u naxariisto wuxuu yahay waa la ogyahay ee raganimadiisii miyaa wali aad qaadan la dahay maad ka hadashid dadka hada nool iyo wadankii dhamaa ood wali diirdiiranaysaan
Aadan cade kacaanku ma dilin laakii mangistu xayle sillaase 52 ruux oo ka tirsan qooyskiisii iyo xayle sallaase ayuu hal mar waa wada gayracay 64 janan ayuu hal mar ayyu ku toogtay gurigii shirarka 😊😊😊
Ayanle ado mahad san codka si fcn loma maqlayo waan shaqeya shaqda ayan jeclahay ina ku dhagesto barnamijkada wllo codka no kordho waxba fcn lagama maqlee
Ka waran afartankii nin oo lagu dilay sacado gudohoot magaalada burco 1984 ma adhi ayey ahayeen iyo kuwii kale ee hargysa burco iyo berbeta lagu laayey.
Ninkan ma haysto kalsooni shaqsi oo uu ku war biyo waad dareemaysaa in uu wax badan dhawrayo kacaankii waa dhacay lkin laftiiisa ayaa god iska dhowr u muuqda Si kastaba maxkamadaasi awood umay lahayn in ay gaadho goaan ka baxsan rabitaanka jaalee siyaad.
EBEHEY CABDULAAHI ISSE O LEYGU SHEGAY WASIRKA GANACSIGA IYO WARSHADA AYAA KU JIRAY DILKII XAQDARADA O LO GEYSTEY ANIGA CALOSHA KU JIRAY MARKII LA DILAYAY ABE ABDULLAHI ISSE MAHAMED GUUTALE MAXAA BARNAMSHA UGU REYBTAY WAREYE HANOLATO SALAN SARE
Gacan ku dhiigle Siyaad Bare miyuu is lahaa weligaa waad noolaaanaysaa? Xitaa 11 culumada is tidhi sax, markii uu ka hor yimi Surat Nisa, oo uu sheegay raga iyo haweenku inay siman yihiin, amarkiisa lagu dilay. Waxaan la yaabaa kuwa yidhaahda:": Siyaad Bare Illaahay ha u naxariisto '
Kula fidma cinda geel, isagaa ayaa hor bilaabay inuu xukun xoog ku qaato, culumada iyo shacabna, xasuuqo. Cid isaga la midi weli may soo marin. Yes qaar xun oo ka danbeeyey way jiraan lkn isaga cid la barbar dhigi karaa ma jiro. Waxaa u soo joogay 42 niman shacab, baayacmushteri iyo odoyaal hal mar lagu toogtay airport Burco, ayaa bixiyey amarka Siyaad Bare ninkii adeerka u ahaa Maxamed Xaashi Gaani
Odayga runta muu sheego muxuu u sheegi waayey 10 culimo ee suratul Nisa ku toogtay ragga & dumarka way simanyin & ma simana taliski dhig yacabka ahaa ee Siyaad Barre ku toogtay.
Dhamaan alle ha u naxariisto dhamantood General maxamed caynaashe Guleed Farah wuxuu yidhi alle ayaa qorey inan dhiman hadaad idisho iyo hadii kale ma ku baryaayo raggeesiyaala ayey ahaayeen gacan kaxaqsaran ayaa dishey taliskii macangaga ahaa
alle ha u naxariisto adeero General:caynaashe wax badan oo aan taariikhdiisa raadiyay ninkaasi wax luga kuma lahayn inqilaab iyo hawlahaas
sarkaal iyo askariba been abuur baa lagu dilay dadkii sharcigaa keenay ilaahay ha cadaabo aamiin
Mr. Turunji cabsi iyo kalsoono darro ayaa ka muuqata. Wuxuu u eg yahay inuu ka baqayo in la soo qaado kiis uu wax ka galay oo dil lagu xukmiyay qof aan dembi gelin.
cabsi laga qabo ayaa lagudiley dhamantot haunaxaristo
Xaqdaro iyo xukun jacayl ayaa lagu laayay
Geelle, maxamed siyaad barre iyo intii kale ee wax ka ogayd ayaa allaah kuxisaabin doonaa, haddana way hayaan.
Kuwii kale maxaad ugu dari wayday soomaalaay qabiil baa meel.idinka tuuray
asc dhamaan umada soomaaliyeed waxaan idinku habalyeenaa Eidul adxa waxaana idiinka codsanaa inaad iscafisaan Alle dartiis uuga tanaasol waxwalbo oo aad uqabto wllaalkaa muslimka ah Alle haidiinxafido
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
Marka maxaa ka faaide bro waxba nalma ilmahan
Meeshas maxksmad maba ka jirin marqatiga dadka gobta jogan waa inay maqlan waxa ay sheegayan m.siyad isagaa waxkasta isku aha waxkasta manta wuu heystaa. Allaha u naxariisto
Ma da’diisa garan la’dahay maa doontid Walaaladiis baaba jooga ALLaha Xafido, Aamiin. Wuxuu ahaa Ninkii ugu Da’da yaraa Saddexdooda ALLaha Naxariistii Janno wada siiyo, Aamiin, Aamiin. Shukran.
Sxb. Dheel gobolkee ka so jeeday kuwa kale wan maqlay
ALLaha u Naxariisto. Reer Mudug, Gaalkacyo, C.M. Shukran
Amin ya rabi raxmaan😭
Sxb Reer mahad yuu ka ahaa Dheel
Garsooruhu wuxuu u hadlayaa qaab ah, Alloow dembigeenna dhaaf. Qirasho khaladkii dhacay ma jiro.
Kan diin ma yaqaana waana ragii xasuuq yada geestay
Inay cafiswediistaan, ayer ahayd, waayo Abe siyaad wuxuu ahaa oday naxariis balan, laakin geesinimo maha hala itoogto,😢
Allha unaxariisto dhammaantood
Afweyne ilaahay cadaabta jahanaba ku gee muxuu dad xasuuqay
AAMIIN
Mashalah ayaanle xusen cabdi mahadsanid waxaad tahsy ku socda wado macne u leh umada adiga guul kuu ah guuleeyso inshlah
Ninkaan gacanka ushaqeey jiray sirar badan wuu hayaa asiga ayaana kamid kuwa la adeegsa jiray dadka inee xukumaan
Waa reerma?
Soomaali kiligii talis unbaa dowlad kasoo saari karo waxana usabab ah madax adeegeeda soomaali malahan kas cabsada ee waxey leedahay indho cabsada guul jalle siyaaaaaaaaad
Ayaanle waxaan kaga mahad celinayaa howsha muhiimka ah ee dadkena dada yar aad u hayso waayo dulmi ba dhacay hadanan laga hadline dulmi kalo hor leh baa lagalayaa mahadsanid noona so badi adigoo mahadsan wall Allaha ku sharfo wax badan baan faaiday thanks 🙏🏻 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Ninkan la wareysanyo wax toos ah ma sheegayo, sharci aan jirin baad moodaa inuu digaacayo.
Ninkaan Waxoo Ahaa Kuwa Difaaco Kacaankii ( Ayuu Qareen ) Uahaa Wax Kastane Waa Ogyahay Wuu Qarinaa , Marka Waqti Haku Lumina Dhageeysigiisa
Waan kashakiyay xoogaa in uu wax qarinaayo ayaad moodaa gadaal buu isku celinaayaa
Mohamed wax badan bu qarinaya maxkamadii dadka xasuuqday
Waraysigani waxa uu lamid yahay dhurwaagu laga waraystay adhigii uu cunay kadibna yidhi adhikaalan u baahanay inaan raaco isaga iyo geele midna muu baran sharci' waxana ay ahaayen mindida lagu qasho shacabka
Afweyne waxu ahaa bahal dad cun ah
Aakhiro war jiraa
Niman wax wada dhacay oo is dilay gartooda ninkii caqli leh wuu garan karaa. Balse caruurta hantidooda lala wareegay ayaa ahayd mid xanuun badan oo ku salaysnayd maangaabnimo.
Waa duuni waalan somalia
Ayaanle kalmadaan ku ah cinwaanka waa kslmadda musuq maasuqii oo loogu magacdara boobkii hanti da dad weynaha Hanoolsto
Waxaa isticmaali guruupkii xarraan shaa ee boobaayey muddii ay udhaxasay 196o kii ila 1969kii waxaan leenahsy
Saraakiishii ksqabatay allaha unaxariito inrta noolna denbi dhaaf
Frist one 👍
Nin Kaan Wuu Baqaa In Lasoo Raadso Uuka Baqaa, dembigii uu geystana cafis ha weydiistoi dadkii woo yaqaan kolee waana oday da'a ah
Wax u sheegay dilkii culimada iyo saraakiisha ee 1972 iyo 1979 lkn ma u sheegiin 44 nin ee burco lagu dilay 1984 iyo 50 nin ee Muqdisho lagu dilay xeebta jasiira
Wuxu gaar uga hadlayey xukunnadii Maxkamaddii Badbaadada Qaranka. dadkaas aad sheegtay ee landiley maxkamadi ma xukumin ee askar baa iska laysey.
Generalo Tiro badan oo Da ah inla wareystana ay wanagsan tahy baan filayaa
iyo Ragg badan oo xog ogaalnimadeeda mudan ila wareysto ayaa jira SNA🇸🇴
Trunji hala raaco hadalkiisa waa laba wejiile Talyaani jecel pro Italiano.!!!!!!
Weriye Ayaanle ma jecla Jaalle Siyaad. Sabab? Ma taqaanide maxaad u gariifta marxuumka. Walee jaalle Siyaad waa Ahlu jano , maxaa denbi laga guraa. Cajiib Jaalle Siyaad oo qabri ku jira, Ayuu weli Saameyn ku leeyahay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, Illaahoow u naxariiso Jaalle Maxammed Siyaad Barre. Aamiin
Waa Ehlunnaar waayo daalim buu ahaa
Duligii af'weyne shuuci madaxiisa Rabbi ha ka shubo oo cadaabta ha ku shubo isaga iyo wixii raacsanaa oo raalina ka ah dulmigiisa. Af'weyne shuuci wuxuu ahaa daalim dalka burburiyey...
Walaalow waxaan kuula talin lahaa, inaad dadka aad waraysanayso aad inta aadan waraysan ku tiraah:
Waxaan waa taariikh, hadaydan runta ka hadli karin- waqtigayga iyo daawadayaashayda ha lumin.
Nin Taariiq ka hadlaaya, oo haddana dhahaaya:"Ma xasuusto" seen u daawanaa ama u dhagaysanaa?!
Kaligiis taliye Siyaad bare wuxuu Soomaalida ku haayay gumeeysi 21 sano uu dadka waxgaradka ah ku xasuuqaayay maantana qabri ayuu kula jiraa ragii uu xaqdarada ku xasuuqay. Bilaash Illaah janno iyo naar uma sameeynin
Waxaa la sheegaa in Garyaqaan Cabdullaahi Macallin oo qareen u ahaa raggii Maxkamaddii Badbaadada Qaranka ee Siyaad Barre dilka ku xukuntay inuu u sheegay Guddoomiyahii maxkamaddaas Maxamuud Geelle Yuusuf mar dacwadahaas la qaadayay inaan marnaba caddaalad laga filaynin maadaama Maxamuud Geelle ka tirsanaa dowladdii markaas jirtay - sidaasna dad badan oo waqtigaas joogay soo wariyeen
Kan wariye ma aha suu u dhaqmayo intaa wuxuu raadinayaa siyaad bare in wax laga sheego alaha u naxariisto wuxuu yahay waa la ogyahay ee raganimadiisii miyaa wali aad qaadan la dahay maad ka hadashid dadka hada nool iyo wadankii dhamaa ood wali diirdiiranaysaan
Waaa nin qabiiil layste xun
Waxa uu yahay ayaa laga sheegay siyaadka aad shegeyso
M Siyaad Musiibo wadanka soomartay ayuu ahaa. Inta lasheego waxaa ka daran intaan la'ogayn...
Salada hala ilaliyo ciid wanag san
Allaha uraxmado dhamantood
Ayaanle keep going👍
Waxaa ugu horreeyey dilkii general daa'uud
Nin wax badan qarinaya dulmigana ka ahaa qayb!!
Xukun saxan ayuu ahaa oo iimaan laawayaasha looga qantay wadanka
Ninkaan ma xulumay
ziyaad barre wuxu ahaa shaqsi ku shaqeeya qabyaalada iyo ya ku xiga
somaaliyana isagaa burburiyey.
Waa daanyeer Afwayne jaajuus u ah waxba ha ka dhegaysanin waa egel naar kale
Dilkii culimada qareenku wuu ka booday Ayaanlena ma weyddiin. Weriyuhu waa inuu mawduuca waraysiga soo diyaarsadaa.
Cabdulqaadir Dheel weeye magacu. Ma aha Cabdillaahi Dheel. Iska sax. Dhegeyso qofka aad waraysanayso. Haa daadihinin qofka. Intaas ma dhib badna.
Aadan cade kacaanku ma dilin laakii mangistu xayle sillaase 52 ruux oo ka tirsan qooyskiisii iyo xayle sallaase ayuu hal mar waa wada gayracay 64 janan ayuu hal mar ayyu ku toogtay gurigii shirarka 😊😊😊
Nin wali baqdin baa ka muuqata ayaanle dadka wareysanaysid Iska so tijaabi marka hore
Ninkan wajigiisa ayay ka muuqataa ilaa maanta ayuu dhiig ka muuqdaa, cadaalad xumo
KEEP GOING MAN 👨 💪 🙏 💙 💯 🙌 👨
asc ayaanle guul iyo gobonimo horay usoco waxaan ahay taageero nabarkoow(1)
Ayanle ado mahad san codka si fcn loma maqlayo waan shaqeya shaqda ayan jeclahay ina ku dhagesto barnamijkada wllo codka no kordho waxba fcn lagama maqlee
Wariye xume. Wuxuu. Rabaa in wax Laga. Sheego siyaad bare
Ma waxaa rabtaa inad difaacdid ninkii beniyay qeeb kamid ah qur'anka kamid ah?
Kalki afka weyna
Allah cadaabta ha ku fogeeyo Siyaad Bare, gacan ku dhiigle cidna u naxayn buu ahaa xukun jacayl buu xasuuqay dad badan
AFWEEYNE HADUU NIN FIICAN AHAA KUMUUSAN BAQTIYEEN MUSQUL
KU TAAL LEGOS NIGERIA MAANTA MALA YAABAYO WACALADII UU KA TAGEY AYAA WALI U HADLAYA
Trunji siduu dastuur uyaqaan muxuu diinka u baranwaayay, waar diinta baro waxanna iskadaa, da' ayaad joograaye.
AYAAN LOW KAN HAWARAY SAN WAA KUWII SARAA KIISHII IYO CULIMADAA LAAYAY WALEE AAKHIRO WAY DAN BAYSAA
Ka waran afartankii nin oo lagu dilay sacado gudohoot magaalada burco 1984 ma adhi ayey ahayeen iyo kuwii kale ee hargysa burco iyo berbeta lagu laayey.
Alle hanaxariisto mujaahidiintaas
Culimadii sow ma xukumin maxkamada badbaadadu
Illaahay naarta ha ku fogeeyo Afweyne muwaadiniin sarakiil aqoon iyo karti lahaa ayuu dharaar cad, cadaalad xumo ku riday
cabdulaahi geedi shadoor maanta waa boqorka beesha uu kasoo jeeday salaad gabayre kadiye haldoorkeena hala dilo jawaasiistana hana xukumaan waaye saan welito ina geedi shadoor waxaa lugu maamuusaa inuu oday dhaqameed yahay
Wali midaa mafahmin
Dilki salaad gabayre j.caynaashe c.qaadir dheel wa dhigi ugu horeyay ee uu faraha la galo m.siyaad bare waxaa ku xigay culimada
Qoorsheel aya ka horeeyey
Ninkan ma haysto kalsooni shaqsi oo uu ku war biyo waad dareemaysaa in uu wax badan dhawrayo kacaankii waa dhacay lkin laftiiisa ayaa god iska dhowr u muuqda
Si kastaba maxkamadaasi awood umay lahayn in ay gaadho goaan ka baxsan rabitaanka jaalee siyaad.
Ninkani waa dadkii kacaanku u dhashay ee waxba ha xiijin
DILKII 10 WADAAD YAA QAADAY BAL TUUGAN DHEGEYSTA
waa sharci nin gacantiis ku wato mark maxeey maxkamadu tareeysah
Kan waxba masoo kordhin
Gacan ku dhiigle Maxamuud Geele Yusuf waa in la raadsho
Ninkaas anaaba raadinayay.meel uu. Ku nool magaranaysa
odeygaan waa jaajuusiintii kacaanka
kuwaan bey soomaliya kahagaagi laadhahay..
qabilki wu badashay
Kani ma ah mid wax og kkkk
Una bella intervista
Kuwii wax dilay iyo kuwii la dilay kuwii dalka dagaalka galiyay kuli wexey wada rabeen xunka dalka mid dan umada iyo qabiil waday maleh ee somaliyey qabiil cidna haku taageerin hadad taagerto marqaati raali ka ah baad noqon
Waraysigani waxa uu lamid yahay dhurwaagi laga waraystay adhigii uu cunay kadibna yidhi adhikale ayaan u baahanay inaan raaco isaga iyo geele midna muu baran sharci' waxana ay ahaayen mindida lagu qasho shacabka
Markhaati beenaale ayaa ka darnaa kuwa wax xukumay.
Allaha u naxariisto intii xaqdarada lagu laayau.
Haddaadan waxba ogeyn, maxaaf naga soo doontay.
Ninyohow sida aad u qurxinayso mawada ahayn maxkamadihii kacaanka ee uu geele hogaaminayey!!!Aakhirana war weyn baa yaal!!!
حكموا في واحد حكموا في واحد من الشيب بيده
beenta dhaaf dilkii culimada ma waynayn miyaa
في عتجيب في الصومال
AFWEEYNE ISAGANA MUSQUL AYUU KU DHAX DHINTEY ISAGOO DULEEYSAN MARKA KUWII UU TOOGTEY RAG BEEY AHAAYEEN HADUU ISAGANA RAG AHAAN LAHAA KUMUUSAN DHINTEEN MUSQUL KU TAAL LEGOS NIGERIA
DULI AYUU AHAA UMADANA MAANTA DHIBKAAN HEESTA KAGA TAGEY
Cade muuse wuxuu ugu maragfuray qabyaalad ahaan lkn geedi shadoor lacagaa lasiiyay hadana wuxuu taageeraayay farmajo waana caade qaate
Ayaale shaqadaan shaqo ka fiican raadso. Waayo waatahay nin wax kaweyn kahadlaya.wali wax fiican kamasheegin kacaankii. Odagaan waa dambiile shaqdiisii ayuu caayey.
Wax uu sheegay malaha
Minaa, Xumaan Qorin
Subscribe Ku soo Sax ma aha.
Meelahaan Jeclahay, Waan ugu roonaadaa.
EBEHEY CABDULAAHI ISSE O LEYGU SHEGAY WASIRKA GANACSIGA IYO WARSHADA AYAA KU JIRAY DILKII XAQDARADA O LO GEYSTEY ANIGA CALOSHA KU JIRAY MARKII LA DILAYAY ABE ABDULLAHI ISSE MAHAMED GUUTALE MAXAA BARNAMSHA UGU REYBTAY WAREYE HANOLATO SALAN SARE
Kacaan ayaa walimo loogadhigayay zabta kacsanka ayaa ladhigayay
Gacan ku dhiigle Siyaad Bare miyuu is lahaa weligaa waad noolaaanaysaa? Xitaa 11 culumada is tidhi sax, markii uu ka hor yimi Surat Nisa, oo uu sheegay raga iyo haweenku inay siman yihiin, amarkiisa lagu dilay. Waxaan la yaabaa kuwa yidhaahda:": Siyaad Bare Illaahay ha u naxariisto '
1 ayad beniyay kuwa manta jogo 100 ayad beniyeen
Kuwa hadda joogo iyo kuwi dhintay ee asaga kadambeeye ee mooryaanta ahaa 30 years inkabadan yaa loo haaystaa
Kula fidma cinda geel, isagaa ayaa hor bilaabay inuu xukun xoog ku qaato, culumada iyo shacabna, xasuuqo. Cid isaga la midi weli may soo marin. Yes qaar xun oo ka danbeeyey way jiraan lkn isaga cid la barbar dhigi karaa ma jiro. Waxaa u soo joogay 42 niman shacab, baayacmushteri iyo odoyaal hal mar lagu toogtay airport Burco, ayaa bixiyey amarka Siyaad Bare ninkii adeerka u ahaa Maxamed Xaashi Gaani
@@jawahirademdirir2179 sheeg ayaada ay beeneeyey?
@ÁļoÑee ÀÀshiê don't worry he's enjoying the hell fire
Dulmibaa ka madaw acuudu bilaahi
Maxa ku hesata ma asi BA dad xukunka saaraye beenalayahow duligaa
@@Abdirahman_03 WAXUU KU HEESTAA IN DULIGII AFWEEYNA AHAA XUMAANTIISA UU SHEEGO
@@abdisalangabeyre6066 haa sax lkn dadka xukumayo ma adinkabaa I know SIAD barre qof xumantiisa ay bdnbmthy inu ahaaa
@@Abdirahman_03 SAX WALAAL SI FIICAN BAAN KUU GARTEY
Maxammed sh cismaan markaas wasiir ayuu ahaa. Kumana jirin marqaati lkn adeerkii Cabdullaahi geedi shadoor ayaa ku marqaati furay,, Gabeyre daf-daftiisa ayaa badatay sidaa daraadeed, mahadi haka gaartee Jaalle Siyaad ayaa markiiba qabtay oo u jiheeyay halkii loo badnaa
خمسه شيلي الصومالي خمس السنين راحت زوجته يا قلبي لا تمر ريحان حاسبه الصومال مقديشو مقابله المسؤولين
راحت استقبلت مسؤولين من ريحان عشان يخرجوها الزوج
Waa wariye waxaa lo merinaa inuu amarka kama dambeesta ah uu madaxweynaha leeyahay ama yelan karo wariyeha waxaa loshegay asagoo ceeb uga dhigaayo siyaad barre inuu go aan kisamel mariyo baa lagu dhahay soo ma ogid iney leeyihiin madaxda ciidan koo dhan afkii baa juuqda gabay wu iska aamusay intuu isdhahaayy ceebee ama ceeb uyeel jaale siyaad barre 😂😂😂😂😂
AYAANLE
WAXAAN LA TAABAY, XAQAA’IQ ITO TAARIIKH RAADIN MAAHA WAXAAGUYE. WAA NIN NACAYB, DAD ISKU DIR IYO XUMAAN RAADIS.
Waar ILAAHAY KA BAQ
Hanoolaato inuu kacaankii barakaysnaa dicaayad ka sameeyo waxay bilaabatay markii farmaajo madaxweyne noqday. Waa dicaayad qabyaaladeysan asaguna waa somali sujuu basaas ah
Barakada beel
40 kii Ganacsade ee Burco lagu dilay ka waran
Hala gaaro xiligeeda. Hada midaan dhageenso
Odayga runta muu sheego muxuu u sheegi waayey 10 culimo ee suratul Nisa ku toogtay ragga & dumarka way simanyin & ma simana taliski dhig yacabka ahaa ee Siyaad Barre ku toogtay.
Ayaanle qabyayaaladayste bal dadka wax ka we ydii dibaataddii kadhacday intii udhexeysay 1960 kii ilaa 2969 wixii dad lalaayey xoolo la dhacay galdogob iy0 kufmo caluulr intaad waxaakadhacsy xaquub iyo bara kac