Muj Axmed Mire Iyo Duuliye Axmed Dheere Nuxurka Khudbada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2020
  • Muj Axmed Mire Iyo Duuliye Axmed Dheere Nuxurka Khudbada
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroadcast.tv/Bulsho/#
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / realbulshotv
    bulshotv.net
    All right reserved
    Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 61

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 роки тому +17

    Madaxwaynaha mustaqbalka dalka somaliland alle ha ku dheereeyo cimriga Mj. Axmed mire

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 3 роки тому +16

    Mujahid Ahmed Mire mash Allah. Waa hadal yaqaan. Next president of somaliland

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому +2

      Insha allaah aamiin

    • @Prince12318
      @Prince12318 3 роки тому

      Axmed Mire waa Geesi uu dhashey Gobalki Ragga. Wuu istahila in lagu warejiyo Wadani. Ciro waa Faqash waan mid aad uu lita markey noqota difaca Jamahuriyada Barakeysan. Ciiro Rer Somaliland may dooran Mana dooraneyan. Saba ah aan loo doran karin Waa Habar Dhali waydey. 20 sano ku dhowad buu fadhiye Baralanaka Somaliland oo loo bahan in uu wax bada ka bedelo kuma so kordhiyo wax badan oo loo bahna. Ciro ma isahilo in uu dalken an curdinka ah Madaxweyen ka nkqdo wayo diib uu dhac weyen baa ingu imanaya

    • @ahmedkalapaydh749
      @ahmedkalapaydh749 3 роки тому

      @@Prince12318who has been

    • @Prince12318
      @Prince12318 3 роки тому

      @ahmed Kalaybaydh.
      What do yiu mean please?
      Aan kula kafatame waxaa jira sidan ku arkey Mapka SOMALILAND laba Kalaybaydh. Midi waxaa ay ku taal Galabed oo wax ay uu dhexeysa Waajale iyo Gailey. Taa kalena waxay ku taal marka Laascanood laga baxo ee la aadaya Hawdka labad a xudood ee Somaliland iyo Ethiopia inkast aan aminsaneyen wax la yidhahado xuudka ethiopia oo ah dhuul SOOMAALILAND laga xoogey 1950 oo ay British kuu ku warejiyen Xayle selasi. Waa dhuul ka maqan JAMAHURIYADA SOMALILAND. Marka ma dhuulos baad tahey mise rerka Madaxweynahu ka so jeedo mise Gudabiirisi. Koley dadka as baa mesha dega anigu Ma ihi rdadka dega Galbeed ka. Sorry xuman ha uu qadan wayo Ahmed magaca ku lamam ee aad sido waa fariin.

    • @Prince12318
      @Prince12318 3 роки тому

      @Saleh Elmi Somaliland ha noolato ayuu ban ku so gabagabeyen. Heegona ha dhacado

  • @cabdiadancabdi5058
    @cabdiadancabdi5058 3 роки тому +10

    Duuliye sare axmed dheere waa nin allayaqaan ah illaahayna waafajiyey sidii saxda ahayd illahay wanaag hakugu abaaliyo kumana ilaawi doonto umada somaliland geesinimada aad samaysay

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 3 роки тому +6

    Masha allah mujaahid Axmed Mire

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 3 роки тому +8

    Axmad duuliye in ka badan ayaad istaahisha inta qof naga noolyay ma ilaabidono in aad naftaada no sadqysay laakin ilaahy u ka badbadiyay

  • @khadraxasan7330
    @khadraxasan7330 3 роки тому +1

    Manshalla alle haka abaal mariyo mujahid axmed dheere

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 роки тому +2

    Ahmed dheere is a hero and always will be a hero.
    He refused the Faqash military order in order to destroy the cities of Somaliland.

  • @shamsorashid487
    @shamsorashid487 3 роки тому

    Mashalaah

  • @rahmaismail2381
    @rahmaismail2381 3 роки тому +1

    Love u axmed mite❤

  • @samowademohamed404
    @samowademohamed404 3 роки тому

    burco iyo hargaysa oo dhibta ugu badani ku dhaceen ahmed dheere abaalka way ku hayaan weligood😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 3 роки тому +3

    Axmed miri wa gesi gii wayna alaha ku dayo

  • @movicraagei6048
    @movicraagei6048 3 роки тому +1

    Mashalla mujahideen tii SNM oo madal lagu sharfayo Muj. Duuliye Axmed Dheere isku helay

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 3 роки тому

    Muj.axmed.mire.ilahay.cimriga.iyo.caligaba.haku.barakeyo.halyay.qaran

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 3 роки тому +1

    Muj. Axmad Mire baal dahaba ayuu taariikhda Somaliland kaga jiraa waa ninkii Sanaag u badheedhay isagoon taakuleyn u dhawi jirin shicibkiisa iyo ALLAH isku halleeyey waxa lagu xasuustaa oo Korneyl kale oo SNM ahi aanu sameyn ciidamasii Badda ee SNM we uu saldhigga uga dhigay Maydh iyo Xiis markabkii 1989 xeebahaa lagu ay SNM tu ku qabatay waa guul Muj. Axmad Mire ku suntan Cimrigiisii baa ALLAH u barakeeyey Cizi iyo Sharaf ALLAG kaaga baryayaa inaad geerida ku gaadho ixtiraaam baad Muj. Naga musan tahay

  • @Maddy_lol4
    @Maddy_lol4 3 роки тому +1

    Axmad dheer waa dhal culumo waa Mudulood

  • @Maddy_lol4
    @Maddy_lol4 3 роки тому +2

    Dalkaaga daafac diidimaa Isaaq ku duulna doonimaa Axmad Dheere

  • @abdrihmanbeeroole189
    @abdrihmanbeeroole189 3 роки тому

    Anigu waxaan. Ahaa.dayartii.aan.waxba.galabsan.ee.madfaca.iyo.diyaarada.lala.dhacay.waxaan.xasuustay.malinti.qadhaadhayd..waxan.ahayn.hooyaday.24.caruura.waxa.dhimatay.inan.intii.kalana.way.dhawacmeen.hadana.diyaaradii.ayaa.na.heshay..laakin. waxan.la.yaaba.ragii.goy.wuxuu.u.goay..axmed dheere. Waanku.. so.ducaynayna.wana.taarikh..aanu ubadkaaga.anu.xidhiidhin.doono.madaxwaynah..waxaan kula.talinla.manahajka.waxbarashada.halugu.daro..mujahidinti so.halgamay.iyo.duuliyaha.

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 роки тому

    Duuliye Ahmed dhere waa nin ilahay ka baqaay maalintasii tariikhda aya ku xuusii doonta

  • @nimoyusuf2588
    @nimoyusuf2588 3 роки тому

    Manshallah allah illaybaa ku jeclaaa oo dhiig muslin kaa badbaadiyey Illahay ajar iyo Xasanad ha kaa Ninkaa waa in Qasri loo ga dhisaa hargeysa isagiyo ubadkiisa hargeysa waa xasuus aan madaxisa kabaxayn

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 роки тому +2

    Col. Mirre Fariin buu Direy ..... Waynu Sii Wada joogi . Comaddusta ma Qoslaan Nacmnacda badana Ma jecla iyo Farta La Ruxo sida Haween....Maa Qala Wa Dalla ...

  • @mustafaabdi4006
    @mustafaabdi4006 3 роки тому +1

    Waxay ahayd in axmed mire guri qasri ah looga dhiso waxaan reer burco leeyahay mujaahid axmed mire waa in guri qasri ah burco looga dhiso madaama uu ku dhawacmay oo maanta uk degenyahay 1000 dollar ee ugu horeeya anaa bixinaya reer burco mujaahidiintii reer hargeysa dhagaweyne inta guri loo dhisay waad ogtihiin

    • @munirabdiaziz4072
      @munirabdiaziz4072 3 роки тому

      Axmed mire nin hanti u baahan maaha caafimaadkiisa ayuu u jooga UK ee guri 2 dabaq ah ayaa uga dhisan masallaha Hargeisa

  • @farhanabdi4571
    @farhanabdi4571 3 роки тому +1

    tariikh

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 роки тому +2

    Viva Somaliland Republic. Down to all kinds of Somaliland enemies.

  • @muxiyoali6228
    @muxiyoali6228 3 роки тому

    mujihid axmed mirre mxamed nuux
    ilahay cimriga iyo caafimaad kaba
    Hkuu siyaadiyo

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 роки тому

    KALMADA MUJAAHID WAA MAXAY MACNAHEEDU?

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 3 роки тому +1

    😻😻😻😻😻😻😻👏👏👏👏👏👏👏

  • @sayidomaraden8455
    @sayidomaraden8455 3 роки тому +1

    Dadku xalbay u baahanyihiin ee xaflad uma baahna.

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 роки тому

    Ahmed dheere mar hdii qasri hargeys uga dhisteen dad wanaagsan bdthy

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 роки тому

    Faqash iyo kuwii daba yaacijiray waqooyi iyo koonfurba iyo xataa majeerteeniya xasuuqay iyo dhashooda maanta nololi wayka maxaan ookamurugoodaa siday Ukraine iyo dusha qaranka somaaliland gaadhay guul

  • @aishasaleban3020
    @aishasaleban3020 3 роки тому

    Mudane duuliye sare axmed dheere wuxuu inagu leeyahay hadaynu nahay reer soomaaliland abaal aan dhamaad lahayn hadaba waxaan kulatalin lahaa reer soomaaliland kow in isaga oo nool duuliye axmed dhee

    • @aishasaleban3020
      @aishasaleban3020 3 роки тому

      Kow inta uunoolyahay in loodhiso taalo taariikhdiisu kuxardhantahay lyo inta guri wayn oo dabaqa inta loodhiso inlayidhaahdo iskanaso oo halkaa kuraaxayso inta noloshaada kahadhay dabeedtana reer soomaaliland dal iyo debed meeshay doonaanba hajoogeene inta akoon loosameeyo inbilkasta akoonkiisa lacagta loogu sooshubo dabeedna halkiisaa uukuraaxaysto masamaynkarnaa sidaasse halagu dhaqaaqo

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 3 роки тому

    Mj axmed mire geesi geesi dhalay

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 3 роки тому

    Wadaniga dhabta wa kaas

  • @mousaesakohi9562
    @mousaesakohi9562 3 роки тому

    Mujahid waa mxay micnaheeedu¿

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 роки тому

    Korneylladdii ayaa isu habarwacdey ,si ay ummadda ugu dhaqaan,faji ,dibudhac,dictator,iyogaajo ,iyo dimoqraadiyad la,aan iney badaan somaliland,waa xun oo cusub oo u beryey somaliland, waxana somaliland kaga filan 3dii sano ee muuse biixi oo ku soo dhamaatey hungo,iyo xuman oo dhan

    • @bktechnology762
      @bktechnology762 3 роки тому +1

      Hal doorkaaga ayaad caayaysaa caqliga ka hdl

    • @SultanAhmed-et3vc
      @SultanAhmed-et3vc 3 роки тому +1

      @@bktechnology762 waa sida ay aragtidaadu qabto, laakiin xaqiiqaduna waa si kale, oo aadan gaadhin,ee soo barbaar ninyahoow

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому +2

      @@bktechnology762
      Walalo ma somalilander baadmooday waa faqashtii oo ciilka hayo guul daradii SNM kkkkkk waar dadka kala Barta hal Door isaga Uma aha e waxay u arkaan in ay calafkoodii gooyeen Axmed Dheere way la yaabsanyihiin qaar caayayaan arkay

    • @samowademohamed404
      @samowademohamed404 3 роки тому +2

      @@SultanAhmed-et3vc nin wayn oo naac le ah ayaad thy afkaaga masuul ka noqo mujaahidiinta rabi ha u naxariisto wixi dhintay waxa noolna rabi cimri dheer ha siiyo

    • @SultanAhmed-et3vc
      @SultanAhmed-et3vc 3 роки тому

      @@samowademohamed404 adeerkaa u shahiid adoo ay kuu dheertahey gaajo,fakhri,shaqo la,aan,caafimaad la,aan, horumar la,aan intaasaad la tan tahayee,weliba hay,weligaa joog aad ku jirtaa,allaa kuu maqan laakoiin eber baad tahey

  • @xasanmusa8252
    @xasanmusa8252 3 роки тому +2

    Qudhmis axmad dheere wuxu noqday siyaasi sland

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому +2

      Idinkaa qudhmay waadigaa arkayay in aanu jirin in uu reer Somalia sharaf uu sare ka maray isagoo joogin Ayaa loo ducayn doonaa inta aduunku baaqisiiyahay xataa caruurtiisa iyo ehelkiisa Ayaa ku fasharfan Axmed Dheere

    • @samsammaxamed8598
      @samsammaxamed8598 3 роки тому +1

      Axmed dheere Waageesi soomaaliyeed qaladkaaga isdhagayso

    • @rashiidrashiid398
      @rashiidrashiid398 3 роки тому +1

      War ma xishotan wayo waxad kari ladihin in ad amankina ilashadan oo aja nabi aya mishahar idin ku qada xaya wanka ayad ka hosaysan

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 3 роки тому

      Ma waxad jeclayd inu dadka laayo miya adiga qudhmis and daalim ah mujrim

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 3 роки тому

    😀😀Waar dee ka daa!! Oo soo kan DUULIYIHII la abaalmarinayey CAAYAY Kuwii Abaal marinayey AABAYAASHOOD & AWOOWAYAASHOOD markuu leeyahay GUUMEYSTIHII bay u shaqayn jireen😀😀 WIXII Sarkaal iyo Aqoonyahan u ahaa IIDOOR guumaystihii ingiriis ee ay KHAADIM-ka u ahaayeen baa wax baray oo ay ciidamo iyo shaqaale u ahaayeen sida ina CIGAAL iwm. 😀😀Marka Duuliyuhu Halkaas waa ku gefay😀😀🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @umumuraad8530
      @umumuraad8530 3 роки тому

      Ma qadiyadaa taariikhdaa kula gashay dalmaroow mise qabyaalad, naga jaahil saar halkaa

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 3 роки тому

      @@umumuraad8530 😀Marwo Munaay dee qabyaalad maahee waa sida hadalku u dhacayey ODAYGU DIKTAATORKII Siyaad buu is yiri Caay ku miis oo Guumaystihii uu askariga u ahaan jiray ee wax baray Caay uga dhig oo ka farxi ilma snm Laakiin wuxuu ilaaway in ingiriis awoowayaashood iyo Aabayaashood oo shaqaale u ahaa wax baray marka Halkaas ODAYGU waa ku yara BARIIQDAY😜 Ku Mahadsanid su'aasha😉