Barnaamij Su’aalo lagu waydiinayo Duuliyihii diiday in uu Hargeysa duqeeyo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 272

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 роки тому +47

    ilaahay waxaan uga baryay in uu ku casuumo janatul fardawsa . Aamin

    • @omarabdulahi3661
      @omarabdulahi3661 3 роки тому +2

      Aamin

    • @ea2x455
      @ea2x455 3 роки тому +9

      magacayga amaal baa la yiraahdaa waxaan ahaa aniga iyo qoyskayagu dadkii 88 kii ka qaxay hargaysa anagoo qaxayna ayuu duuliyahani nagu arkay meel banaan ah anagoo socona diyaaradu aad bay noogu dhawayd wuu nasoo eegay anigu si fiican baan u arkayay wajigiisa dadkii oo dhan geedo hoostood baa lagu yaacay kadib waxba nagu ridin wuu na dhaafay waxaanu moodaynay inuu soo jiiraynayo anagoo sidii u baqanayna ayaanu waynay imika london baan joogaa

    • @ubaxubaxx9272
      @ubaxubaxx9272 3 роки тому +1

      Duuliyan waa abgal, bulshawi oo ah ABGAL waad xirateeyn, hadaad xamar idinku arko isaqa waa xirayaa. , kkkk

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 роки тому +4

      @@ea2x455 sorry waan ka xumahay anigoo ku heyb ah adeerkaad duuliya ah Ahmed inuu ilaahay garansiiyay inuuu dad shacab uu laayo I am so proud adeer key Ahmed somaliland noolaada meel walbo aad joogtaan noolaada

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 роки тому +3

      Alaahuma aamiin

  • @samiirajamaac674
    @samiirajamaac674 3 роки тому +18

    Axmed dheere taalada hargyza ugu dheer haloo dhiso like shacbka

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 роки тому +31

    Aniga waxaan guri ku yaal Amsterdam isagu soo galnay xaaskiisa. Waxaa dadkii guriga lahaa igu yidhaahdeen:" waa xaaskii ninkii idin badbaadiyey " Aad baan ugu mahad naqay walaahay, waxay ii sheegtay inay degen yihiin wadanka Luxembourg

  • @deqah
    @deqah 3 роки тому +14

    Allow xafid Adeerkey Axmed dheere waa geesi aan ogoleen In ladadiyo dhiig muslim Adeer Allaha ku dhowro Aamiin yaa Rabi.

  • @osmanyusuf4091
    @osmanyusuf4091 3 роки тому +5

    Duliye Axmed waa qoof ILAHAAY wafajiyaay nicmoyinka ILAHAAY, ILAHAAY waxan ka baryaaya in if iyo akhiraba uu sikhiro, janoyinka ILAHAAY gaaliyo isaga iyo awlaadis reerkisa waalidkii sidan ugu tacbaay,
    Waxaan ahaay raagi iyago yar ka ordaayaay koolba diyaarad wax ruushaaynayaay,
    ILAHAAY waxan ka baryaaya in ILAHAAY cafimaad iyo naxaris ku siiyo,
    Amin Amin,

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 3 роки тому +32

    Masha Allah
    Ahmed waxaa uu sameeyay waa wax sababteeda ay leedahay in uu ku koray guri iyo deegan leh background Islamic ah Jzk Duuliye Ahmed

  • @zamiirhassan1469
    @zamiirhassan1469 3 роки тому +31

    waxaad sabab u noqotay jiritaanka isaaq badan oo hada caafimad ku nool GOD BLESS U wanu naqaana cida wax nayeeshay iyo cida na gacan qabtay

    • @aduunyogadoon2498
      @aduunyogadoon2498 3 роки тому +1

      Sidaas darteed ayey Qadaadweyn u bixiyeen kuna farxaan marka xamar dhibaato ka dhacday

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 3 роки тому +1

      Isaaq ixsan malahan wayo dadka muqdisho kunool waa heebta axmed dheere sidas darted dhibka kadhaco wey kufarxan sabab

    • @liiii736
      @liiii736 3 роки тому +2

      @@osmankhalifsheikhh1609 anagu ninba abaal u hayna hayb abaal uma hayno mid kale dhimashada intayada xun Ee waliba ciyaalka ah uunba idinku faraxda dadka garadka leh idinkma faraxan idinkba intiina xun wad ogthay sida no cayan marka no more midnimo get out

  • @muqtaarmoca9753
    @muqtaarmoca9753 3 роки тому +13

    Waxa isoo jiitay hadaladiisa anigu dadka baqa mahi mashaa Allah

  • @nasriinindho329
    @nasriinindho329 3 роки тому +23

    Allow somaliland dhawr
    Ahmedna janada gee qof ka qiimo badan majiree❤

  • @ahmedmohamud5687
    @ahmedmohamud5687 3 роки тому +20

    Ahmed dheere waa nin hawiye waliba hiraab gaar ahaan abgaal❤️❤️❤️❤️

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 роки тому +9

    Axmed dhere wa nin wadani ah somalinada ku dheer tahay mashalah

  • @MohamedIbrahim-ss8fb
    @MohamedIbrahim-ss8fb 3 роки тому +16

    Masha Allah geesi Hawiye waye Ahmed dhere

    • @hodanhassan8361
      @hodanhassan8361 3 роки тому +1

      Dee isagoo hawiyaha ayuu badbaadiyay somaliland markasay qaar commentiga leyihiin somalia ha dhacdo fuck

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 роки тому +3

      Maasha alah thank you aboowe somaliland farxad ku noolaada

  • @soomaalilandercawilakram5107
    @soomaalilandercawilakram5107 3 роки тому +19

    Maansha allah wllhi Ninkan Axmed dheere waa geesi ku dhac leh
    Hasayeeshee hadaanu nahay Reer Soomaaliland
    Anigoo ka mid ah ubaxa JHS
    Waxan aaminsanahay Inuu Abaal wayn naga mudan yahay

    • @falisfaarax7300
      @falisfaarax7300 3 роки тому +1

      Maintain waxaa uooyayey ilaahey habeenki anoo leh ala dalkii iyo dadkiiiyo casimadii hargeysa

    • @soomaalilandercawilakram5107
      @soomaalilandercawilakram5107 3 роки тому

      @@falisfaarax7300 wllo qali Kolay wax badan ka fahmi maysid
      Sheekadan why dumar bad ka tahay duni🤣🤣🤣

  • @kinderlokker0306
    @kinderlokker0306 2 роки тому +3

    Wallahi this is a man with dhiig & somalinimo, may Allah Swt grant you jannah al firdauws🤲🏾

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 роки тому +12

    Wallaahi Anigoo Xamar joogay oo yaraay iyo Familkeyga waa ka xanuunsaneyay oo ilaahey aa ila og.

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 роки тому +1

      👍🏿👍🏿

    • @guledcigaal3452
      @guledcigaal3452 3 роки тому +1

      Waalid illaahay ku xidhan ayaa ku soo barbaariyey halkaa ka wad waligaa xaq daro ha taageerin.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +4

    ❤❤❤💯💯💯😭😭😭 love you brothers and sisters from Somaliland ❤

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 3 роки тому +10

    Msha allah alleh cimriga haku dheereyo DULIYE AHMED DHEERE
    WAA NIN XUSHMAD NAGA MUDAN @

  • @MRRR-kn1hb
    @MRRR-kn1hb 3 роки тому +15

    ilaahay waxa aan uga beryey in uu inta uu noolyahay bashbash iyo barwaaqo iyo caafimaad iyo nolol fiican isaga iyo helkiisa ilaahay i tus aan arko

  • @karooneuroone2145
    @karooneuroone2145 3 роки тому +20

    Maanshalah waxaan ahay nin aaminsan midnimada Somalia 🇸🇴 waxaan ka soo jeedaaa sool Somalia
    Axmed dheere runtiiii wuxuuu mudanyahay gayiga somalida dhamaan in bilado lagu gudoonsiiyo dadkiiii dhiigyacabka ahaana meelkastay joogaaan in laga saaro systemkeena dowligaa
    Axmed dheere oo kale in la maamuuso

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 3 роки тому +2

      karoone uroone
      DAMIIR NOOL OO QABYAALADA KA FOG OO DULMIGA DIIDAYA KUGU JIRA
      RAYIGAAGA MIDNIMO RAADISKANA
      AAD BAAN KUGU IXTIRAAMAYA ANOO KASOO HORJEEDA MIDNIMO DANBE
      KA SOO JEEDA DEEGANKA HARGEISA DAGANA

  • @suberbodle1658
    @suberbodle1658 3 роки тому +2

    Axmed dheere ILaahay janatul firdowsa ha ugu bishaareeyo amiin

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 3 роки тому +17

    Thank you Ahmed dheere. Qalbigaad nagaga taalaa hadaanu reer somaliland nahay, waananu kuu ducaynayana.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 роки тому +3

      Somaliland kaliya maaha ee qofkasta oo muslima damiir leh wuu ku farxayaa go'aanka duuliyahan qalalaadka u wayn ee kacaanku galay beyna ka mid ahayd.

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 роки тому +10

    Masha Allah geesi Soomaali ah qofkii wanaagsan waa jecelyahay.

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 роки тому +11

    💔😭💔inuu ilmo xalaal yahay wayka muuqta oo uu yahay qof ilahay aqoon iyo damiir ku manaystay

  • @hindaali9897
    @hindaali9897 3 роки тому +10

    ninkaasi wuxuu raganimada ku kasbaday waxa weeyi waa nin aqoon diineed le walid fiicana soo barbariyay waxan ku talin lahaa meel ay somali jogto sarkaal aan aqoon diineed lahayn in aan la siin xidig iyo wax dalacaada hub uma dhiibi karno nafteenana aamin maha nin gaal wax soo baray oon Allah ba aqoon hadaynu aamino ka filo uun tii Riwa da iyo SouthSudan

  • @kafiyahis1183
    @kafiyahis1183 3 роки тому +11

    Thanku adeero 😭❤️

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 3 роки тому +19

    Waan qiiroday Absolutely waa geesi xaqa alle tusay masha Allah

  • @roodaaadan7441
    @roodaaadan7441 3 роки тому +8

    Masha allah duuliye qaaliya ahmed dheere waadmutaysatay waxaa iyo waxka badanba waxaanad abaal gashatay umadda somaliland cimri dheer iyo cisi ilaahey hakugu deeqo guul somaliland

    • @seidalimahamud5823
      @seidalimahamud5823 3 роки тому

      Walal roda Ma ogtahay kuwo isaaQ ah ineey ilaborka hargeysa Kaso duQeynaye magalada hargeysa Ee. Hada magalada hargeysa kudhaxnool kuna dhax ceshayan adero axmed. Dhere taa waxow usameye wxey tahay. Ruuux diin leh damQasho leh iyo in marki xilka Qadaye ho u dhartay Dadkisa ino difaco

    • @seidalimahamud5823
      @seidalimahamud5823 3 роки тому

      Marka ruux udhartay dadkisa ino difaco de su Aal bo isweydin Sido. Dadkisa ku XasuQa

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 3 роки тому

      @DETECTER79 siilkii hoyadaa was

  • @munamudey3956
    @munamudey3956 3 роки тому +12

    Walaahi. Waa ooyay. Mana ihi reer. Wuqooyi Hadana. Dareenkay. Ga. Ma qiyaasi. Karo

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 роки тому +5

    Masha allaah war rer hargaysa inaan waqigaa badbaadinkaro fiicnaan lahaydaa illaahay na naxariis ayaan kaheli lahaa ayagana farxadoodaas ayaa kadhargi lahaa cinto iyo cabitaan ii ahaan lahayd

  • @MIAden
    @MIAden Рік тому +2

    MashaAllah!
    Shujaa.
    He deserves to be the elected president of Somalia.
    Bravo Baba

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 роки тому +24

    Thank you muj we are great full to you for saving your own people may allah bless you and give u long life and janah

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 2 роки тому +1

      Ahmed is awondeful great person who was brought up by great parents under Islamic rules, and perfect Somali traditions, plus his brave decisions in observing army code of conducts, Ahmed has horned his humanself, his dig ity, his citizens rights, and their well-being, Ahmed is the price price, the allmight Allah has horned Colonel Ahmed, brother be protected by powerful forces of Allah SWT, all those actions done by you are all the signs and qualities of the pious men of refer jaanaatul faardwaas, amiin, have awealtby, healthy, long life Mr korneel Ahmed dheer, thank you sir

  • @Mass998
    @Mass998 3 роки тому +4

    MashAllah. JazakaAllahu khaira, Allah Janatul Firdousah Hooy ha kaaga dhigo waxaad ahayd qof Allah jecelyahay oo Aqoon Bani'aadamtinimo ku duugantahaye

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +1

      Aamiin Aamiin yaa Rabi

  • @munoshiiqxassan9536
    @munoshiiqxassan9536 3 роки тому +3

    Masha allah nafdiisi ayuu uhaligay daadkiisi ajir allah kaasiyo

  • @hussindahir3557
    @hussindahir3557 3 роки тому +2

    Asw....
    Mashallah Ahmed dheera illahay khery ha siiyo inshallah Amiin.
    Xuseen cabdi D mummin
    Sweden Göteborg

  • @hawiyeahmedshiikh9378
    @hawiyeahmedshiikh9378 3 роки тому +15

    ISAAQ GUULEESTA 🙏 from HAWIYE MURUSADE 🙏 WAAN IDIN JECLAHAY ANIGA ❤👈 . WADAN KIINA ILAHEY HAGULEEYO XURNIMO KUNOLAADA IYO GOBANIMO🙏🙏🙏🙏

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 3 роки тому +4

      Sidoo kale walalo wanu idin jecelnay nabad iyo barwaaaqado badan hela

    • @mohamedmusse941
      @mohamedmusse941 3 роки тому +1

      Ninka wayaa nina abgaal cismaan waya qaladan tahay

    • @hawiyeahmedshiikh9378
      @hawiyeahmedshiikh9378 3 роки тому +6

      @@mohamedmusse941 hhhhh abgaal iyo MURUSADE ❤🙏 👈 iyo Hawiye waa iskumid . Adeer alaha kucaafiyo . 👈 isaaq Haguuleesto baa kudhibeeso . waan kulasocdaa . ANIGA WAXAAN LEYAHAY ISAAQ HAGUULES TAAN 🙏❤ FROM MURUSADE HAWIYE 👈

    • @mohamedmusse941
      @mohamedmusse941 3 роки тому +1

      Sxb isku mida mahan sargaalka uga ciidanka dalka somaliaya general daud Abdul xirisa wayaa abgaal

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 3 роки тому +1

      SIDO KALE NOOLADA INTA NOLOL JIRTO HAWIYE WAANU JECELNAY QOF IYO QABIILABA

  • @hannaarteh197
    @hannaarteh197 3 роки тому +4

    Ilaahay haka jazaai siiyo abaalkaana waaloo hayaa aakhiradiisana wuu hagaajistay axmed dheere waa geesi alle haku xafido

  • @israismaaciil2739
    @israismaaciil2739 3 роки тому +17

    duuliye Ahmed dheere haqaato dhalasha dalka jamuuriyada somaliland 🇧🇬

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 3 роки тому

      Hhhhhhhh basaboor wuu hestaa ee wax kale siiya

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 3 роки тому +4

      Dhalasdada Somaliland wuuba u dhashay siduu ku qaadan. Somaliland waa dhulkii Somalida.

    • @abdullahimohammad6922
      @abdullahimohammad6922 3 роки тому

      Basaboor goni ah miya leedeheen

    • @israismaaciil2739
      @israismaaciil2739 3 роки тому +1

      @@abdullahimohammad6922 haaa basaboorkayega waxad ugaranasaan sida caruurtiina ha ugaranasaaa ma indhahay xanko kagataalaaa

    • @israismaaciil2739
      @israismaaciil2739 3 роки тому

      @@abdirahmanalimohamed1419 halkii 60 sano hantooshka kugu qabtabaad somarasaa 20 20 lanbala yidha daaa somalinimi wad garanwayda in aadgadhana wawaxla wayay waxlawayay geelo ninkii waalabaw duda

  • @caazhaali6339
    @caazhaali6339 3 роки тому +5

    Axmed alah if iyo aakhiraba ha kuu raaxeyo dhiiga muslinka ilaahay baa kaa qabty

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 Рік тому +2

    Waxaad badbaadisay dad badan, waxaan rajaynayaa in ilaahay cimrigaaga dheereeyo aamin

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS 3 роки тому +16

    Yes I'm Greatful to you Sir.
    Thank you Mujahidka sax ah
    Allahu Akbar
    Garanmaayo si aan kugu abaal celiyo. Marka aan arko ruux adoo kale ah waan ilaaway xumaan kasta. Dadkeyga kii caqli leh uunbaa walalkay Faith restored hadda yacni Somali waa mid imika oo kale .. ninkan waa walalkay balse jaahil ka ogalaanmaayo macangag ah oo been ku noola ah ayaa buuxa.
    True Hero Allahu Akbar
    Nolow Abidkii if iyo Aaqiro duco Amiin
    Ogaw ragg isaaq ah ayaa Faqash ahaa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 роки тому +8

    Anigu waqtigaa waxoogaa baan leekaa waanan garanayaa qaxa iyo duqaynta iyo duruufii jiray ilaaha noo hiiliyaye ee guusha naga siiyay baa mahadaa iska leh

  • @idiljama5107
    @idiljama5107 3 роки тому +12

    Ahmed naafo diide wxn codsan lahaa in la dajiyo magaaladuu dhisey ama isagu dhipta ka yareeyey markaa qasri haloo dhiso ayan codsan lahaa HCTV wxn ka codsanayaa iney comments ka iyagu aqriyaan oo gudbiyaan🙏

    • @Hamza8.
      @Hamza8. 3 роки тому +3

      Wll kolay waa la arkaan filayaa sobobtoo ah caawa ayaa lagu casuumey Madaxtooyada waana lagu wareejiyey waraaqihii dhulka waana loo dhisayaa Insha Allah .
      Waad ku mahadsan tahay rayigaaga caafimaadka qaba 🏅

    • @idiljama5107
      @idiljama5107 3 роки тому

      @@Hamza8. masha Allah wxn jeclaan lahaa anigoo jooga xafladdaas lkn kolly waa idinka sugyna😌waana wax lagu Farxo waadna mhdsantihiin sida u gudbiseen una tixgelisan codsiyada bulshada🙏Allah hydin sharfo🤲🏻

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 3 роки тому +1

      Ama nabarkiisa nayloodoono si aanu ugu mahad calino axmed

  • @maxameddheeg5874
    @maxameddheeg5874 3 роки тому +6

    Axmed ma baqo allaah ayuunbuu ka baqaa waad mahadsantahay duuliye sare

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 3 роки тому +7

    Maansha Allah qof iimaankiisu gartay in dhiig islaam oo xaqdaro lagu daadiyaa inay dambi tahay cadaab waara lagu mutaysto

  • @mohamedhassan2250
    @mohamedhassan2250 3 роки тому +4

    Asc adeer ahmed thnxz ilaahayna haka abaal mariyo dad islaama ayaad badbaadisay adna ilaahay khayr buu ku waafajiyey mahadsanid waxaan ka codsanlahaa hadii ilaahay awlaad ku siiyey inaad soo tusdo meeshaad naftaada u hurday oo aad keendo somaliland si aanu u barano oo halaagooda u siino waxaan kale oo aan codsanayaa in gobolada somaliland oo dhan la soo mariyo Ahmed

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 3 роки тому +5

    Axmed dheere thank you

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 роки тому +4

    Thank you duuliye Ahmed Dheere. Geesi soomaliyeed.

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 6 місяців тому

    Illahay khery badan ha ku siiyo duuliye Axmed

  • @abdirahmanahmed8040
    @abdirahmanahmed8040 3 роки тому +2

    Masha Allah Adeerkey Ahmed Dheere

  • @samsammaxamed5505
    @samsammaxamed5505 3 роки тому +3

    جزاك الله خيرا احمد وبارك الله فيك

  • @xamsekhadar8590
    @xamsekhadar8590 3 роки тому +7

    Mazha allah duuliye axmed dheere

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 роки тому +3

    Mashalah duliye Ahmed ilahay baa ku jacal ou kaa badbadiyay dhig islamade ou waliba dadkagiya soubhanaleh barakala fiyk and somalilandets are very great for u

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Thanks for sharing with us.

  • @idiljama5107
    @idiljama5107 3 роки тому +11

    Aqoon garaad heshy waa mid badbaadineysa kumanaan aqoonyahn oo badbaadineysa millions of life Allah garaadka hkuu barakeeyo Allah na cimriga hku barakeeyo abaalkaagana jannada haka dhigo🤲🏻waa mid hakin karta qabyaalladda waayo waa laba nin oo isku hayba haddana kla garasho ah waxaanan odhan lahaa yaan qofna qabiilkiisa lagu cadaadinin ee dadka caqligooda halagu qiimeeyo
    Kama daalayo mahadnaqaaga iyo ducadaada
    Wxanan hadiyad kaaga dhigayaa magaca ah Ahmed (naafo diide)Allah yardaki adeero🤲🏻waanka murugoodaa markn xsuusto wayna idamaqdaa waayo dalkan malinba nin dhacayo ee ku kibraayo mrkd xsusato dhibkii lalasoo mary😭Alloow damiirkii noo soo celi😔🤲🏻

  • @nasraa3521
    @nasraa3521 3 роки тому +2

    Masha Allaah adeerkeey Ahmed Haaji muxumed xassan cimridheer Allaha kusiiyo

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 роки тому +8

    DHAL CULUMO ISMA QARIYO. WAKAA INOO CIBAADEYSTO. AYUU SACUUDIGA UDORTAY

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 3 роки тому +6

    Muj. aadbaad. Ugu. Mahadsantahay. Inaad. Diiday. Inaad. Layso. Shacab masaakiina oo. Walaaahaa. Ah. Musliimmiina

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 3 роки тому +4

    Axmed dheere waxaad tahay hero quluubta dadka reer somaliland ayaad kujirtaa guuleyso aabo

    • @cawoofficial3653
      @cawoofficial3653 3 роки тому

      Axmedow Waxaad ruxday qalbiyada soomaali oo dhan

    • @cawoofficial3653
      @cawoofficial3653 3 роки тому

      Jaxaakallahu khayra wll

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 3 роки тому +3

      @@cawoofficial3653 wax somali layiraahdo majiraan waa somaliland dadkuna waa somalilander awoowgey ayaa lagukhiyaaney erayga somalinimo markaa iga ilaali

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 3 роки тому +2

    mujahid duuliye axmed dheere
    ilaahay cimriga iyo cafimadka haku barakeeyo
    awlaada Maalka iyo tafiirtaadaba Allah haku barakeeyo.
    waxanu ku.haynaa abaal wayn
    ilaahay baa mahad Iska lleh
    jano fardow Allah Hakugu barwaaqo kaalinta aakhiro

  • @saynabcabdi9693
    @saynabcabdi9693 3 роки тому +8

    Illaahay ayaa talada waanagsan waafajiyey oo ah inaanu dad masaakiin ah laynin waa nin nasiib badan

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 3 роки тому +4

    Maansha alaah waa somaliniimada dhaba

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 3 роки тому +4

    Waxa ay arintani muujinaysa in qofka Muslinka ah ee wanaag sameeya in bulshadiisa uu qiimo weyn ku yeelanayo inta uu nool yahay. Waxaana uu mudan yahay in si weyn loo qiimeeyo. Si markasta wanaagga loogu dhiirado, xumaanta iyo dulmigana looga fogaado

  • @shinbir_Hussein
    @shinbir_Hussein 3 роки тому +4

    Ilahay how naxriiso dhamaan intii ku shahiiday geesyadii snn iyo shacabkoodiba wixii abaal noo galayna isagoo ka badan baanu gudaynaa guul somaliland shacab iyo xukumadba 👍well done

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 3 роки тому +5

    Ilaahay cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo waa halyay geesi ah oo damiirkiisu noolyahay .
    Halka dadka qaar ku faanaan gumaadka maatida isagu wuxuu ku suntan yahay badbaadada umadiisa ...
    Waxad tahay halgamaa taariikhdu xusi doonto anana anan iloobi doonin inta aanu nool nahay

  • @xalimamaxamud3965
    @xalimamaxamud3965 3 роки тому +2

    massha allha alha kudhiwro abti macne jazadadn jano alha kadhigo aaaaaamn

  • @nasiimcaydaruus1970
    @nasiimcaydaruus1970 Рік тому

    Maansha Allah. Alle ha ku xafido. Alle ayaa maanta cimrigaa soo gaadhsiiyey. Inuu si sharaf iyo karaamo leh uu u noolaado. Halka mujrinka kale ee la yidhaa Yiusuf iyo kuwii la midka ahaa ay duli iyo walbahaar ay ku gaaf wareegayan adduunka iyagoo qaxooti ah. Aakhirana Alle waxaan uga baryenaa in uu ku casuumo janatul fardusa Duuuliye Sare Ahmed Dheere Taariikhdu iyaadaa is qorta.

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 роки тому

    Muj Axmed’dheere Aakhiradiisa iyo Sharaftiisaba wuu u tudhay.
    Alle haku abaalmariyo.

  • @mahamedahmed4549
    @mahamedahmed4549 3 роки тому +3

    Mansha allah ahmed Dheere ilahay caafimaad iyo cimri dharar allah hakuu siiyo abaal ayaad gashatay dadka reer waqooyiga ah ilahay hakaa abaal mariyo abaalkagana maaha wax aanu si fudud ku gudi karno laakin ilahay ayaanu kaaga barinay inuu janatul fardowsa ku geeyo....amiin yaa rabi

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 3 роки тому +3

    Mashallah geesi Axmed

  • @ayaancabdilaahi616
    @ayaancabdilaahi616 3 роки тому +1

    Duuliye ahmed dheere Alle jatajul fardawsa ha ku geeyo

  • @najaxibraahimxaaji9435
    @najaxibraahimxaaji9435 3 роки тому +1

    Mcha alllah Adeeero Axmed Nolow

  • @maxamuudyasiin3226
    @maxamuudyasiin3226 3 роки тому +4

    Anoo daawaday duuliye axmeddheere
    Iyo suaalii dayartu waydiinaysay waxaan
    Dhamaan umahad celinaaya da yarta
    Waxaan sigaara ugu mahad celinaaya
    Wiilkii yidhi madaxdayadu noogu sheegi
    Waayeel in dad aan isaaq ahayni halganka inay kujireen adeer taa waxa kaaga filan snm afka somaaliya dhaqdhaqaaqa wadaniga somaaliya
    Hadana was somaliland

  • @asiashire4335
    @asiashire4335 Рік тому

    Ilhay cimri dheer iyo cafiimd taama haku siyo akhirana janatul fardowsa hakugu abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 роки тому +4

    Ruuxa gala abaal mar baa loo gudaa gacal keeniyoow!👭⚖️.

  • @Mass998
    @Mass998 3 роки тому +2

    Geesi Dadkiisii Iyo Dalkiisii Badbaadshay.

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 3 роки тому +3

    Walaal caloolxumo maintain aad ban u ooyey waxaa an joogey sacuudiga

  • @kowsardagan
    @kowsardagan Рік тому

    Subhanallah wlhi gees buu ahaa I am proud of him lkn waxaan la yaabay 🤔🤔duwlada DJIBOUTI ma hal nin amaankiis sugi kariwaayen oo geesigii somaliy UN ka i dhiibeen oo ma sas dhan baa duwlada somaliya loga cabsan jiray 🥱🥱🤔🤔

  • @mohamedabdi2635
    @mohamedabdi2635 3 роки тому +1

    Marka hore waan salaamayaa axmed dheere marka xigtaa waxaan ka codsanlahaa inuu taakhaaradaa ka qora buuga dhaxal ah oo dayartuu akhirsato

  • @mataanpogba1940
    @mataanpogba1940 Рік тому +1

    Somaliland 💚🤍❤️✊

  • @user-ej1eb3xr9s
    @user-ej1eb3xr9s 10 місяців тому

    Jano ayaan Ilahayi ku wiidiiyay ader 😢😢😢😢

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +1

    Duuliye Axmad Dheer waa nin damiir leh, waana diiday inu Hargeysa garaaco. Hase ahaatee Faysal Cali waraabe muxuu sameeyey.

    • @hudeyfaabdalla1235
      @hudeyfaabdalla1235 3 роки тому

      Faysal ali warsabe xiligaaa xamar iyo bayfhabo ayuu joogay dowladii soyaad bare ayuu ka tirsanaa

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s 5 місяців тому

    Waa.ilmo.xalaal.ku.abshir.janada.axmad.dheerow.aduun.waa.ayaam

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 роки тому +4

    Waar ragiina Scandinavian ka jooga raadiya duuliye yusuf Yare. Si cadaalada loo horkeeno. Denbigana looga reebo.

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 роки тому +1

      Waa runtaa hala raadiyo ninkaas waa dambiile weyn garaca

    • @cawoofficial3653
      @cawoofficial3653 3 роки тому +1

      Waxaan maqli jiray if iyo aakhiro cisi ku noolow

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 3 роки тому +2

    Alaahu akbar ruuxa marko imaan leyahay adunyo dan kama lahan

  • @samimaabdullahi5201
    @samimaabdullahi5201 3 роки тому +6

    wlh ilen rerka sixun ayalodulmiyay oyhin ayaigaimatay runti

    • @rahmaupdulahi8300
      @rahmaupdulahi8300 3 роки тому

      😭😭😭😭 is Xun Ayay noo galeen reer Somalia markas ayad marwalba leedihiin somalilnd Way na necebyiin Somalia dhibataday somalind u gaysteen Lama ilaabi karro walhi ilma Ayaa iga Timaada Markuu aabo iga sheekaynayo 😭😭

    • @samimaabdullahi5201
      @samimaabdullahi5201 3 роки тому +1

      Raxma abayo ani kumagalin ani diir aya ahay walalahey dibka logeystay wanogahay wani jeclahaay somaliland

    • @rahmaupdulahi8300
      @rahmaupdulahi8300 3 роки тому

      @@samimaabdullahi5201 🥰🥰🥰 dhibaato wayn Way noo gaysteen reer Somalia lkin Alxm hada 🥰🥰 sharf ku nolow qlii

  • @ducaaletv6910
    @ducaaletv6910 4 місяці тому

    Waaw

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv 3 місяці тому

    Diyaradaas hadaan aniga duuliye ka ahan lahaa hargeysa wan gubi lahaa sababta oo somali naceyb bn u gubi lahaa kufaarta

  • @yousufahmed1906
    @yousufahmed1906 3 роки тому +1

    Waxan.ka.xumey.anigu.waxaan.ahey.dhalinyarada.hargeysa.joogo.aanlakulmin.axmed.dheere.lakin.waan.hanbalyeeynayaa.dadsomaaliyeed.buu.dadbaadiyey

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 3 роки тому

    Axmed dheere illaah haku xafido

  • @aminajamac2959
    @aminajamac2959 3 роки тому +1

    Subxaan allaah ilaahay ayaa naftiisa ka ilaaliyey xasuuq dad islaam ah mashaa allaah

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 роки тому

    Ahmed dheere waa nin qaliya shacabki uu dhartay diiday inu dilo alle cimriga iyo cafimadkaba haaku dayo mujahid Ahmed dheere

  • @soomaalilandercawilakram5107
    @soomaalilandercawilakram5107 3 роки тому +4

    Waanu kuu haynaa abaalka aad noo gashay
    Way adag tahay Nin reer Xamar ah oo diyaaradii loo soo dhiibay inuu baabiiyo Dalka soomaaliland
    Axmed dheere ilaahay janatul firdawsa toos Hakuu geeyo

  • @orobleh77
    @orobleh77 3 роки тому

    Axmed Dheree Kaliya ha xusina. Kummaan konfuur reer Somali ah ayaa ku soo dhawyeeyey dadki ka soo qaxay waqooyi somali magaalooyinka Gaalkacyo, Dhusaamareeb, Beledweyn, Jowhar iyo Xamar. Waxaa kallo xusid muddan in saraakill Isaaq ah ay xasuuq ka qabyqaateen dhibak ka dhacay waqooyi Somalia.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 роки тому +2

      Dad ayagoo socda kuu yimid ood soo dhaweysay iyo dad ayagoo xaafadoodii jooga soo gumaad lagu yiri; waxba hays barbar dhigin!

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 3 роки тому +1

    Maaanshalh sheekadan haday run tahy nin kani waa wadani

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv 3 місяці тому

    Odeygan isaaqa bunbuninayaan dowlad somaliyeed bu qiyamay isaga oo malashiyo beleed la saftay

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 3 роки тому +3

    MashAllah. Wa mujaahid naftiisa ugalliyay khatar si uu ubadbaadiyo dadka maati iyo maxas ah oo dhiig yacabkii siyaad barre uu ku xasuuqayay dadka rer somaliland.

  • @user-im5ro6kk6z
    @user-im5ro6kk6z 5 місяців тому

    Axmed dheere nin qaliya weeye sharaf iyo karaamo nega mudan waa taalo loo dhisaa muwaadinkaa

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 3 роки тому +1

    Cunsuriyada ha waarto hadaadan ogaan hawiye woxow galo ogaada

  • @ilkacazemedia6604
    @ilkacazemedia6604 Рік тому

    axmed dheera aqiido soomaalinimo ayuu uhayay walaalhiisa muuslinka a

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Guul iyo Gobanimo. Nooloow Duuliye Ahmed