"Hargeysa Xasuuqii Ka Dhacay 1988-kii, Wuu Ka Darnaa Ka Reer Qasa Lagu Hayo.." Duuliye Axmed-dheere

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • "Hargeysa Xasuuqii Ka Dhacay 1988-kii, Wuu Ka Darnaa Ka Reer Qasa Lagu Hayo.." Duuliye Axmed-dheere
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 43

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 4 місяці тому +3

    Nooloow wallaal waligayo kuma illaawi meyno Geesi damiir lah oo diidey xasuuqii wuxuushtii gunta ahaa noogu soo tashadeen aad kadiidey. 🫡🫡🫡🫡🫡 million jeer mahadsanid Geesiyoow ❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @user-dw7lk2wi3n
      @user-dw7lk2wi3n 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤happy 18may ❤❤❤❤❤❤

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 4 місяці тому +2

    Mahadsanid adeer. Alle hakaa jasaa’i siiyo

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 місяці тому +3

    Adeero ilaahay ha ku xafido aduun iyo aaqiro 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤👊👊🙏🙏🙏🙏

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 4 місяці тому +1

    Maashaa Allah Gobanimo ina adeer adigaa naga mas’uul ah Guul & Gobanimo ayaa Sameysay ilaahay hakaa waraabiyo wanaaga aad sameysay

  • @ahlaamomar4422
    @ahlaamomar4422 3 місяці тому

    Adeer ilahay cimiraga iyo caafimaadka hkuu dheereeyo🤲😢

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n 4 місяці тому

    Thank you adeero guuleyso inshallah

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 4 місяці тому +1

    Subxanalaa subxanalaa subxanalaa 😢 Allahu Akbar 😢

  • @user-mb9hm4cn7z
    @user-mb9hm4cn7z 3 місяці тому

    Geesi cimriga cafimaadka caqliga I taba allé hakuu arakeeyo shar oo d'hab allé hakaaxijaabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 місяці тому +2

    Waad mahadsanthy we will never forget you 💚🤍❤🙏 you are our hearts

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 4 місяці тому +1

    Alle ha ku dhawro adeer dhiig islam baad diiday

  • @africanqueen8687
    @africanqueen8687 4 місяці тому +2

    Thank you, 💚🤍❤️

  • @saidmohamedahmed2203
    @saidmohamedahmed2203 4 місяці тому +1

    MASHALLAH axmed dheere if iyo aakhiro ebee ha kuugu naxariisto aabo damiir dadnimo iyo dareen ayuu alle kuugu deeqa waayo ragi xasuuqa waaga waday maante nolol iyo geeri ayay u dhaxeyaan hadana intooda hadhsan xumaanti way ku hadhay mana soo bandhigi karan awood yari awgeed inay dalkay xasuuqa ka gaysteen inay cafis waydiiyaan waayo somaliland awood ayay isku taagtay balse xanuun ayay ka qaadeen waxaa ka mida odayga xun ee magaca moorgan wata fulay fulay dhalay weeyaan guul iyo gobonimo somaliland 💪💪💪💪

  • @user-yw2rs6iw7f
    @user-yw2rs6iw7f 4 місяці тому +2

    MANSHA ALLAH

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 4 місяці тому +1

    Mansh Allah ❤ gesi

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n 4 місяці тому +1

    Thanks my bless u ader one love❤ somaliland happy 18may ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 місяці тому +1

    ILLAHAY HAKU XAFIDO HIGH PILOT AHMED.
    ILLAHAY HAKU ILAALIYO OO HAKU BRAKEYO.
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 4 місяці тому

    May Allah bless you and your family.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 4 місяці тому +1

    Nin Rageed waxaasi oo dhan waanu isoo joognay oo aanu geedaha iyo dooxyada ka hoosgali jirnay diyaaradaha dagaalka ee siyaad bare. dhalinyarada maanta joogtaay dhugo oo dhagaysta taariikhdaasi oo barta wixii la soomaray. Congratulations Ahmed dheer

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому

      9 bilood oo Lasanod aad duqaynaysay ka warran? Ilaa baalahaaga wax mareen dude.
      Ninkan Tanade Daarood kharajki idinka dhamay ama waa Daarood Ali. Xawaadle yaqaan ma tihid

  • @basmasiyaad
    @basmasiyaad 4 місяці тому

    Cimriga Cafimaadka iyo Xooga Aqliga Alle ha u barakeeyo Duuliye Ahmed Mohamed Hassan (AhmedDheere)
    "Abaal badha,Abaal buura,Abaal Buur iyo Dheeraad ah Ninba kiisa Kaanu ugu badali beerka ka ogsooni"

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 4 місяці тому

    Subhanallah Subhanallah Subhanallah Akhira badan manan cafiyin dadka orderka bixinayey dilayay dadkayagi. Allah ha cadabo😢

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 4 місяці тому

    Jir oo noo joog Mj 💟✌💖💖❤🥲😢

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 місяці тому

    Libaaxi somaliyeey reer somaliland kuu ilaawi maayaan ❤❤❤

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @calicismanxuseen283
    @calicismanxuseen283 4 місяці тому +1

    Waxa xaqiiqo ah in aan waxba laga baran dhibaatada waar taariikhdaa hala baahiyo

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 4 місяці тому +1

    Waa dad abaal la gashado

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 4 місяці тому +1

    Duuliye sare Ahmed dheere waad mahadsanthy abaal aan la ilaawi karin ayaad noo gashsy ku ilaawimayno waligayo

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 4 місяці тому +1

    Dadku miyey hurdaan hadalkiisa uhoreeyey Sacagawea iyo mushxaradiinii meedey meesha waxa joogaa dhiig qaboobaa

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 місяці тому

    Geesi Run ku dhiirada Noolow. Allaah ya dawlal Cumrak.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 місяці тому +2

    Ninkaa Markaatigiisa lagama faaiideysan. . Caalamka looma soo bandhigin. Hargeysa waxa jooga dad murqaansan oo iyagu isu Muuqda .

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому

      NOREDIN666
      Caalamku 9 bilood oo Lasanod xasuuq ka waday ayuu ogyahay ee Caalamku rerkiniba?
      Ninkan points ama dhibco wuu haystay lakin marki uu Lasanod wixi aad ka geysateen Kaba hadli waayey
      Ayaa maradu ka dhacday. Waa kind of Hoiley and ABBA Gaadhe lacag iyo amaan raadinayo

  • @farah.418
    @farah.418 4 місяці тому

    💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv 3 місяці тому

    Isaaq wagaas in la dhameeyo ba wanagsaneyd sababta oo ah kala qeybin bulsho ayey wadaan iyo xabashi jaceyl

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 місяці тому

    Marka waaxa isaaq deedsana aneeyo Iyo biyaha shinaha deede sanayne 😭😭😡😡😰😰

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 4 місяці тому

    Saxiib naftiisu u daneeyey ha illabin yaka cafìnlaha akhiira losocdaye shuugran calla wajiib maxa uso ceel celisan kuwii waxyahooda u wayay lama casuumo 😮😮 xataa maxaad cuuntay lama waaydiyo 😢😢😢😢

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому +1

    Godka lagugu cadaab muxu been sheegay duqan ciraystay

    • @Minnesota416
      @Minnesota416 4 місяці тому

      Maxaa ka been arintaan anagaa marqaati ka ahayn adigu ma joogtay

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому

      @@Minnesota416
      Xawaadle waa Daarood ama
      Tanade Daarood.
      Kacanku inu xad gubay shaki kuma jirin. Xamar maxaa ka dhacay 1991kii? Lasanod maxaa ka dhacay?
      Kani kolley waa iska Daarood ee ma kuwa inay Isaaq u ooyaan loo so kiraystayba?
      Kacaanku hawl aan loo dirin ayuu faraha la galay. Cidina ma oran dadka xoriyaddisa iyo sharaftisaba meel uga dhac. Adigana cidi kuma oran 9 bilood Lasanod garaac.
      Hawiye nacidi ma oran maatada 200 sano Xamar joogey xasuuq.
      Ilaah baa inoo xisaab qaadaya

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому

      @@Minnesota416
      Kan iyo Muse Biixi
      Kacaanki wax ka dhigay way ka abaal dhaceen. Iyaguna cid wax kama dhigi karaan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      Muusheegin beere intaas iyo inka badan baa dhacday oonu halka ku koobi karin Alle qoryaa jacanaba lagu shidaayo haydinka dhigo Adiga iyo adeerkaa Afwayne iyo intii dhibta gaysatay iyo inta dafirsan iyo inta taageersan dhibkii

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r
      Ninyohow layskama sheekayn oo wixi la doono laguma hadlo. Ninkani Asal ahaan leylkase ama Tanade Daarood. Halyey marxum Mohammed Siad Barre ader waa noogu wada beegan yahay degaan ahaana iyaga is xiga. Hal ayeeyo Mareexaan ah ma lihi halka ab iyo isir Isaaq iga dhigay. In dhibi dhacday oo Isaaq ku dhacday cid dafiraysa ma jirto. Meesha ader ciidan ayaa ku dagaalamay. Anaga Asal rer Hargeisa ah oo kacaan iyo aabihi nama taaban jirin ilaa Jabgado yimaadeen u shaqaya cadowga Somaliyeed. Isaaq iyo Kacanka, Kacanka aya Gar darra oo ma ahayn in shacabka taabtaan sharaftooda iyo xoriyadooda. Isaaq anaga la kornay oo xigto iyo xigaal iyo weliba xidid la ah Waa Somali fican.
      Ninkan maradu waxay ka dhacday marki wixi nadaamka Muse Biixi wixi .u ka geystay dhulka Harti waxba ka oran waayey. This is the bottom line of his mistake dude
      Ninkan lacag ayuu so doontan bes. Waa another ABBA Gadha iyo Hooley dewersanaya
      Aniga iyo Halyey Mohammed Siad Barre in aanu Janno kaaga dhowdahay ilaah baa og

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 4 місяці тому

    Marka dadka la diilayo meyna somali ahayn ? Miyeeyna dad muslina ahayn ? Allah ha ciqaabo kuwii sidaas dadka u xasuuqay