Insh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤bismilaa Mansh Allah laquwati ilabilaa Mansh Allah jamuriyada Somalilaan kanaxow naftawaa guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤
Maasha Allah somaliland cadow kasta wey ku filan tahay iney cashar u dhigaan mucaaradka jabuuti ee dalkooda dhibtu ka haysato hadii ay iska dhicinayaan keligii taliyaha waanu soo dhoweyneynaa somaliland iyo itoobiya guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤
Danihiisa Cafar iyo Jabuuti ayuun buu ka hadlayaa ! Wuu ka warwareegayaa in mowqif uu ka qaato aqoonsiga Somalilaand iyo heshiiska MoU. Xitaa magaca Dekeda Berbera in uu soo qaado ayuu diidayaa ! Cidda Somalilaand waa in cid ka duwan Ina Geele iyo cisaabadiisa noqotaa. Waa in ay marka hore madaxbanaanida Somalilaand iyo wada noolaansho labada dawladood aqoonsan tahay.
Canfarta Djibouti wuu ku dulmay ismaaciil horor waa inay ka dhiidhiyaan ka dagaalamaan dulmiga lagu hayo iyagaana Djibouti ugu badan waa inay madaxwayne ka noqdaan Anihay Qafar ayaa leh anigoo isaaqa oo Somaliland ah

Siiilka aad ormaka ula ordayso balan weeye inaan qudhmiyo
Aaaaàaaàaàaa@@MohamedAli-ix9xx
From Alberta canada 🇨🇦
Who are you 😂?
Guuuuuul sland❤❤❤❤❤❤❤
Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤
Maasha Allah somaliland cadow kasta wey ku filan tahay iney cashar u dhigaan mucaaradka jabuuti ee dalkooda dhibtu ka haysato hadii ay iska dhicinayaan keligii taliyaha waanu soo dhoweyneynaa somaliland iyo itoobiya guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤
canfarta in.a madax wayne wa inay ka noqdan wadanka D.jabouti🇩🇯😊
Dhulka ciise le aabo
Ciyar kuma iman Djibouti adi awowga ingriska ayu unagaynayay cisuhuna way halgamayeen markas ayayna xornimo udagalamayen idinkuna 2024 ayad ictiraf radinaysan garan mayno cidaad karabtaanee caga dhigta gele lalama kaftamo Albaab walba ha iska soxidhina rer laftinagaya awal ba oromo ayad isir kualhaydeen rer jinacsani 😂😂😂
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤
Halasoo dhoweeyo mucaaradka Jabuti
Waan qoslay wlhi jabuuti wan jooga weli ninkan iyo siyasad u leeyahay kama muuqato wadanka
❤❤❤❤❤❤
Waa run sheeg ninkani Wlee halkeeda Ayuu dhigay wlhi runta dhigay Ismacil Omar geeleh mesha Laga kiciyo weeyi dhibaato Ayuu geska Africa kawadaa Odaygu
Waa uu ciqaabay jabuuti cadow buu ku noqday iyo somali oo dhan
I stands with Afar people to claim back their country Djibouti
Over my dead body!!!!!!
@@HousseinOmar-g1e you already are & don’t even feel it 😂
Danihiisa Cafar iyo Jabuuti ayuun buu ka hadlayaa ! Wuu ka warwareegayaa in mowqif uu ka qaato aqoonsiga Somalilaand iyo heshiiska MoU. Xitaa magaca Dekeda Berbera in uu soo qaado ayuu diidayaa ! Cidda Somalilaand waa in cid ka duwan Ina Geele iyo cisaabadiisa noqotaa. Waa in ay marka hore madaxbanaanida Somalilaand iyo wada noolaansho labada dawladood aqoonsan tahay.
Canfarta hala taageero
DIgtaatoorka ina geelle waqtigiisa ayaa dhamaaday
War xidiba ma taqan ninkan
Iskada inu madam mucarid yahai
Canfanfartu malgyabaa iney noqdaan reer somaamalan haduu ciise noqon waayey reer somaalilaan 😅😅😅😅
Down ismail omar guelleh dégage mafia
Rer laftinagaya ictiraf ayay kaga sohadhay ader gabilay calan lasamaystay tani nin walba gurigisa ayu calan kasamaystay
Beenaale xaasid
Canfarta Djibouti wuu ku dulmay ismaaciil horor waa inay ka dhiidhiyaan ka dagaalamaan dulmiga lagu hayo iyagaana Djibouti ugu badan waa inay madaxwayne ka noqdaan Anihay Qafar ayaa leh anigoo isaaqa oo Somaliland ah
kkkkkkkk😂
caaaaac
Canfartii tacnaanka ahayd miyey idinla gashay nacaal gun ku yaal
Anfar oromo siyaasada noocana maxaa layidhaa
😂😂😂😂 kaw ader oromo miyad ino waraysatay rer awdal dalkay inala leyiin cidna xog kuma haysan karto musena lasacnod Mel ha kaga waramo hadu xog wax tarayo
Baxa lasdhiig iyo huush baa was taage quudhnyow