Barnaamijka Gaar Ah | Soo dhawaynta Magaalada Berbera Duuliye Axmed Maxamed { Axmed Dheere } |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 15

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 3 роки тому +4

    Axmed, wuu mutaystay sharafta maanta loo muujiyay, maansha allah.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 роки тому +4

    Waxaan ka codsanayaa duuliye hanoo sheego ragii kale iyo magacyadoodii eeduqeynaayey waala ogaa aadbey ubadnaayeen

  • @cabdixakiinibraahin9771
    @cabdixakiinibraahin9771 3 роки тому +2

    Sifiican haloo soo dhaweyo duuliya axmad dheere haday wada diidlahayen soomliya maamta may kala tagteen

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 місяці тому +1

    Nasan nasan dhalay weeye duuliye sare Axmed dheere.

  • @fawzihapiip0763
    @fawzihapiip0763 3 роки тому +3

    Axmad maxamed xasan ilaahow qabrigiisa jano fardowsa uga dhig waa muumin dhabee

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому

    First Comment

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 3 роки тому

    🎄📘🌲

  • @mawliidhintifaa9653
    @mawliidhintifaa9653 3 роки тому +1

    Mujaahid Talaabo aad baan ugu taageersanahay fikirka uu madaxwaynaha JSL u soo jeediyay ee ka dhanka ah kufaartii ka tirsanayd maamulkii dhiigyacabka ahaa ee Siyaad barre ee xasuuqa iyo dambiyada ka galay shacabka JSL

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 3 роки тому +1

    Odeygan ayaaba fahmay sida isaaqa looga daadsado 😁😁😁

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 3 роки тому +3

      isaaqu waa dad dareen leh wax ka cadhooda waxna ku farxa maha sida ilma dhagax

    • @shaqodoonali7146
      @shaqodoonali7146 2 роки тому

      Xayawaan baatahay hadaa xamar kugu arkilahaa adoo kale habeen madow baa ku qaarajinlahaa wlhi meydkaagana musqul ku ridilahaa neef

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 роки тому

      faqash baad tahay

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 7 місяців тому

      Maya khiyaali ha u arkin wl anigan fariinta qoraya waxa ay duqaymaha magaalada hargeisa ka dhacay ku dhintay boqolaal qof oo familygayga ka mid ah ,hadii aad la kulmi lahayd dadkii ay waxaasi ku dheceena xaqiiq waxa ah inaad ilmayn lahayd waxa hargeisa ka dhacay 1988 xataa hooyaday iyada oo xambaarsan walaashay ayay madaxa xabadi kaga dhacday 😢😢lkn adiga kula yaabi maayo oo khiyaali baabad waxan u aragtaa😢lkn İlaahay haka abaal mariyo kuwii waxaas sameeyay