Haku dambaabin Hana difaacin qof muslimiinta dhiigooda baneeystay maogtahay inoow walaalkiis xitaa 80 qof kadilay isagana lugihiisa uga fagtay war akhri taariiqda atbaacdiisu qoreen sida buuga layiraah عنوان المجد في تاريخ نجد بن بشر النجدي الحنبلي 1 ama mid ka kale oo layiraah تاريخ ابن غنام المسمى (روضة الأفكار والأفهام) - waxaa kuuaoo bixidoona inoow takfiir ahaa ee alle kacabso runtana sheeg waala dhimanaaye mahadsanid
M.a sheikh abdirazak sugulle rabi haku xifdiyo barnamij loo bahnaa baad noo bilaawdy ustad omar mizanka alle hakugu daro sidaad noogu soo gudbisay🥰🤩😍
Jaskallah Khayra sheikh
أجزت ووفيت
بارك فيكم
ماشاءالله
M.a wll hawl ficn baahaysaa keep going
hool muhiim ah ey youtuberada somaliya indhaha ka laabteen aad heesaan, hore u socda (istamirruu)
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Allaha u naxariisto shaikh mohamed abdul wahab adinkana Allaha haidin xifdiyo
wabaryay sacabsebu ogu qarin
subxaanalh wadadku miyun lasocon islaamku masjidka kudhameyey asagow adegsanaya caqiidada yahuuda mushabihi kudhisan
Waa xaqiiq inabadan suufiyadu qariso
Clibka aad so qaadateen iyo kitaabkiisa diktayaat waxaa leh shiikh cali dandaawi, shiikha nuqulkiisa aad so qaadateena waa sh. Maxamed dandaawi . Halkaa dib u saxa aad baana u mahadsanthn.
Waxaas xoog uma helaan dagaal bey ku jiraan oo baadil baa la difaaci lahaa baadilna beenta iyo qaladka waa lagu difaacaa
الشيخ الفقيه الأديب القاضي علي الطنطاوي هو الصحيح الذي نُقل عنه وليس محمد الطنطاوي
Jaamac نسأل الله أن يشفيك ويرشدك إلى الحق
Wahhabism jabkooda waa bilowday, umada Soomaaliyeed idiin aragtay.
Wahaabiya oo hada waqtigeeda dhamaaday, Sugulle filim dhamaaday ayuu hada rabaa in uu tikwtkiidii iibiyo
Quuburaha ayaad kumashquulsantihiine Maxaad soo dhameystiri kartaan.
Alle hanaga dhameeyo islaamkii waa duleeyeene oo dawladii islaamka xataa waa dumiyeene
Haku dambaabin Hana difaacin qof muslimiinta dhiigooda baneeystay
maogtahay inoow walaalkiis xitaa 80 qof kadilay isagana lugihiisa uga fagtay war akhri taariiqda atbaacdiisu qoreen sida buuga layiraah عنوان المجد في تاريخ نجد بن بشر النجدي الحنبلي 1 ama mid ka kale oo layiraah
تاريخ ابن غنام المسمى (روضة الأفكار والأفهام) -
waxaa kuuaoo bixidoona inoow takfiir ahaa ee alle kacabso runtana sheeg waala dhimanaaye
mahadsanid
Wadaadku marka uu tixaayay dadka wahaabiya ka horyimid waxaw yiri waxaa ka mid ah dadka markii dambe magacaan ka horyimid gumaystihii 🤔🤔 oo markii hore raali bay ka ahaayeen oo iyagaa sameeyay saw maaha ?! Cajiib
هداك الله واصلحك أظن الشيخ ذكر أنها ستكون سلسلة من الحلقات ، فعلى رسلك
culimada islaamka oo dhan in aan ixtraamno ayaa fiican wixii ay isku khilaafeen aynu darasno. wahabiyada la'aanteed sucudi carabia afar dawladoog oo tamar daran bay noqonlahaayeen. xarameyn nidaamsan oo qalbiga qaboojinaya. sufiyadu sida wax ma yeeli kari lahaayeen? !!.
M.a sheikh abdirazak sugulle rabi haku xifdiyo barnamij loo bahnaa baad noo bilaawdy ustad omar mizanka alle hakugu daro sidaad noogu soo gudbisay🥰🤩😍