GABADHEDA MAJILEEYSEEY MISE WA CAASI WALIDIIN,HADABA VIDEOGAN YUSAN KUDHAFIIN😳😳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • ASHO IYO GABADHEDA FILSAN

КОМЕНТАРІ • 930

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh Рік тому +87

    ANIGA WALLAHI WANFAHANSANAA 😂😂 LAKIIN ABAYO WAXYABAHAN WEEY KAJIRAAN MAREKAN EE INOO SO BADIYAA 😂😂😂😂😂😂 BEST ACTRESS AWARD 🥇 GOES TO FILSAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FahmoAbdi203
      @FahmoAbdi203 Рік тому

      Masha Allah tabaraka Allah keep going sis

    • @inaxaajicumar4010
      @inaxaajicumar4010 Рік тому

      Masha Allah quruxey ilahey haku xafido ciyaalkaga ❤❤❤

    • @cabdirahmanmohamed218
      @cabdirahmanmohamed218 Рік тому

      ​@@lulali6059sax wa yabay gabar warid casiya😂

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Рік тому

      Walalo ka dayso inanta yar dad baa xataa run mooday oo soo habaarikara inanta sidaa darteed Kaba daa wax dadku dhibsadaan

  • @MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8
    @MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8 Рік тому +31

    No one is judgmental, but you cross the lines because lots of families are for real

  • @sumayaamiin3640
    @sumayaamiin3640 Рік тому +2

    Habarka ku dhacaya manad Ka baqaneyn!!!!!!!!!xasbunllh

  • @fyhyh23149
    @fyhyh23149 Рік тому +48

    Gabadhaada habaara uso jiiday huuno wlhi almost everyone was saying balaayo ku aragty waa caasiyad Iyo inta umad ka naxday subxanallah 😢

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  Рік тому +13

      XAAQ KUMALAHAN SOMALI AYAGA HABARAAN OO HABARKOODA MEEL MA GAARO, OO MEEY WAX HUBSADAN

    • @cayniabdirahman4631
      @cayniabdirahman4631 Рік тому +6

      Xaq kuma lahan abyo habaarka xaq buu ku dhacaa

    • @ummnoura4891
      @ummnoura4891 Рік тому +1

      Maxay Husan Ada Nalaso Doonte Balaayo Ku Arki Wayday Iga Tag Wadnaha Na Jarte

    • @anyaahmed4696
      @anyaahmed4696 Рік тому +2

      ​@@Ashaandshayadoo kugu dhacaa habaarkaas iyada ku dhici maaye maxaa faaiday habaar iyo lacak xaaraan doqon iimaan daran chanel kaaga maanta iigu danbeyso

    • @Guulguul
      @Guulguul Рік тому +2

      ⁠yaa ku yiri habaarkooda meel ma gaaro subxaanalaah yaa ku yiraah Allah ka baq.

  • @Caliya7
    @Caliya7 Рік тому +33

    Subxaanallaah, kawaran haduu Allaah sidaas kanga dhigo waayo dad waxaajiro wanaagsan oo aad ugaxumaaday oo kuusoo duceynaayey. Allaah kacabsada waxaan waa qalad waana dembi waayo waa been beentana waa waa dembiga ugu xun.

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Рік тому +3

      Ilahey waxa ka saadsado wa ka helee ani naagtan wan Kala nooqona sabiscarabka

    • @yasminabdirahmanhussein8069
      @yasminabdirahmanhussein8069 Рік тому

      Wa sax waxan wa prank wa been beenta wa dembi ilmaha kale ahay wado xun tusinayan wakala

    • @nastehateeste4076
      @nastehateeste4076 Рік тому

      Subxanallaah waxd saadsato waa helee ee abayo alle kacabso hollwoodna waxlagu duceysta ma ahan abaay mcaan alle kacabsada ilmahaadane waxfiicn kutarbiyy wlhi ani waakaanaxay prank diinteena raalikama ahan

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 Рік тому +2

    Habar walan ba tahy maxa ilmaha is kugu af bareesa

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Рік тому +11

    Masha Allah alxamdullilaah abaayo Casha ineey jiliin tahay waan ku farxay aniga xitaa waxaan is dhahay waxaan run ma’aha 👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadijaadam425
    @khadijaadam425 Рік тому +19

    Hollywood it’s not samething you wish for your child’s future 😢😢😢

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Рік тому +3

      Aduunyo jecel iyo jahli ayaa waxaa ku kalifaaya inay sidaa u fakarto

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому +2

      Waa gaajo qoxooti nimadii baa wali qalbiga kaga jirta view raadis darteed baqti gaa u xalaala

    • @shankaroont4959
      @shankaroont4959 Рік тому

      @@Cadar49this lady would prostitute her child for Worley gains. Allah help her kids. Amin

    • @RihimMohamed
      @RihimMohamed Рік тому

      It is a very good place for you child’s future so do not ruin that for her with the hate comments 😊

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому +1

    Sis viewsku yuun mel xun kaagalin tkle carurtada waxs haiska barin hadhow be runrun kugu noqon dontaa ooof

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 Рік тому +16

    Balayo saad satay somalida inta masakinta waa khaladay gabadha yar habaar iyo cay isugu dareen Subxaanallah yaa dib ku aminayaa 😢

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +1

    I told you, she is delusional and lier. May guide you abaayo. Please stop playing public

  • @hodanmohamed6429
    @hodanmohamed6429 Рік тому +14

    Asha wan shakiyey hadana waxaan is idhi asha waxaa masoo dhigayso wan ku aaminay no aaminad danbe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Рік тому +1

    Balayo hasadsan fuyuskii ba melxun gagalayee ter iyo shalay ba lahabarayay cunukta yar

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +9

    MaanshaAllaah asha waa naga
    Naxisay gabdhaha wanaagsan mar danbe ha u dhiibin atariisha waaye filsan films Astar 😂😂😂❤❤❤❤❤❤⚘️⚘️👏👏👏👏😊

  • @munacusmanshow8717
    @munacusmanshow8717 Рік тому +1

    Ani kolay Maanta igu danbayn doontaa daawsho subecarbkiba macsalama

  • @nafisofarah
    @nafisofarah Рік тому +16

    Nayaa caasha dhibka naga daa ina ader ciyaal miyaa nahy marka 😂😂😂😂 wlhi waaba u duceeyny gabadha yar ❤🥰

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Рік тому +1

    Waxa aad shegto oo dhanba waa been iyo View radis, wanay kugu dhici tonyaa hadan iska dhafin. Waa gafeysa gabadhey.

  • @hibobashir8250
    @hibobashir8250 Рік тому +1

    Apaayo Hore usoco walikeed aa paranki lasameenaaye adi uu ma horeesida habarahees warkooda hasoo qaadin

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 Рік тому +8

    Calooshad ixanuujisay walahi malmo dhan kaa werwerayey ilahay ubadkaaga haku xafido ilmahaaga ❤

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel Рік тому +1

    Walhi waxan wa qalad illahey ka cabso cungta dad aya habaray qaar aya ciil dartii ku habaaray wlhi hooyo gabdheeda been lacag ugu raadsanaeysa ilama wanagsan

  • @AminDeeq
    @AminDeeq Рік тому +5

    Cagliga somalida ayd fahanteyyy cayshaay😂😂😂😂😂

  • @Ubaxkenedidzakaria
    @Ubaxkenedidzakaria Рік тому +1

    Bari markey si dhab ah kugu dhacdo aado ooyaaya haso farisan beentada hore runtaada dambe ayeey dishaa nasiib wacan no more aaminaad

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 Рік тому +9

    Xamdillillaah,🎉 WALAAHAY mara ma maleysan Ineey filsan sameeyneyso Caasinimo Anigoon Og SIDAAD ku soo korisey Dareenkeygu Marwalba wuxuu isiinayey Inaad Jileysaan kamana hordhicin oo waan filaayey Inaad Dhaheeysid Waa prank ❤❤❤❤🎉😂😂😂😂😂😂 Waan Idin Jecelnahay ALLAH AKBAR ALLAH Dartiis Hore u Socda Nafxun& Sheeydaamad na ALLAH ha idinka Qabto Walaale Qaali

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 Рік тому +1

    Dulmi diid soo daawo waxkasta Been ku heshay waa xaraan kugu soo galay

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk Рік тому +9

    Alxamdillah illahay ubad baari hanooga dhigo amiin yaaribi

  • @AbdallaAbdirahman-yb1qe
    @AbdallaAbdirahman-yb1qe Рік тому +1

    Asha gabdhan dhaqan keena maad bartid maxa sida gaalada ulabisanaysaa

  • @CaNab-p6k
    @CaNab-p6k Рік тому +7

    Waxan dhan pranki mee ahayen hada lakin waa qiso dhacdo ilmaha allah nii barakeyo abyo ❤😂

  • @salahgomez9589
    @salahgomez9589 Рік тому +1

    Wlo waxas lugma kaftamo wlo tee dadka qaar ayaa habaryay ee cdi iska dhig

  • @muniicadey4204
    @muniicadey4204 Рік тому +6

    Aniga waanba fahansanaa inee prank thy lkn afkaga ka sugaaye😂😂

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Рік тому +1

    Oo hadda wxii Juhdi naga baxay Prank wye maa na leedahay,😂

  • @zakifarahmohamed1807
    @zakifarahmohamed1807 Рік тому +7

    M.a ❤wan idinwataa my family ❤🎉i.a she will be an actress one day ❤from marexan poi 🤍😂abti isoodhaha family Asha❤❤❤❤

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 Рік тому +1

    Wale Dad badan wey ku shegen in aad been shegeysid

  • @ismaboy4395
    @ismaboy4395 Рік тому +5

    Wlhi Ani Run umoodey videoga Lkn Guleysta Hooyo gabadheeda ❤️💯

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 Рік тому +1

    Cuntatayar abeheda ayey u egtehee mansha alah

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 Рік тому +4

    Subxanallah ilahay kama cabsanesid wad naga xixisay 😢😢 waxa qalad ah in aad marlabad aad naga naxiso maarhor ninka ajanabiga ilmihi iga qadanaya oo wan labax sanaya Subxanallah ilahay ayan kugu leh waxa qalada inlagu firsado😢😢

    • @shamsoali2056
      @shamsoali2056 Рік тому +1

      That’s true waynaga nixisay Aniga koley run ayaan u qaatey.gabadhada ayey il usoo jiidey intay shilimaad raadineyso waa yaab

    • @fatimaabdullahi900
      @fatimaabdullahi900 Рік тому +2

      Daanyeerta arsaaqadii ayaa meel dhaqanxumo ah ka gashey

  • @leylasalat9976
    @leylasalat9976 Рік тому +2

    Waa beenta yaa ushigisa

  • @sagalahmedsagalahmed
    @sagalahmedsagalahmed Рік тому +3

    Abayo wax soo dhig away qalalaadka prankiga soo dhig pils waku jeclahay ilahay haidin barakeeyo adi iyo ilmahaga iyo xaajigaga ❤❤❤❤

  • @SacidYuusuf
    @SacidYuusuf Рік тому +1

    Arisaaqad dhaanta Allah Haku siiyo inaa gabadhaada views ku raadiso

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Рік тому +4

    Aniguna ilaa shalay ilaa manta inantada yar waan dili laha ayaan lahaa😂😂 dagaal iyo ciil ayaan ku jirey iga tag😂😂😂😂

    • @s..5631
      @s..5631 Рік тому

      😂😂bisinkooo

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 Рік тому +1

    Laakiin waa balaayo saadis habo taa iska daa

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +28

    Umada dhibka ka daaya wallaahi waan naxay inanyarna waan u duceynayey from Somaliland ❤❤❤❤❤❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  Рік тому +4

      Sorry mcto ❤❤

    • @kowsarxassan8936
      @kowsarxassan8936 Рік тому +2

      ​@@Ashaandshay SAS laga rab😁😁😁❤

    • @elizaeliza3120
      @elizaeliza3120 Рік тому +4

      Sariirta Markey jifto waji qoslaye ledahay markas aan gartay

    • @miskihassan2493
      @miskihassan2493 Рік тому +4

      Caasho qof dambe oo ku aaminauso malaha xitaa hadii ay runkatahay waana washay waxan nahay dad ilma kuhaysta qorbaha naxdin habenki dhan waxan kufikirayay police ka iyo reaction kodada

    • @abdifatahhajiadam6432
      @abdifatahhajiadam6432 Рік тому

      ​@@miskihassan2493😅

  • @MohamedAbdulkadir-lm4zj
    @MohamedAbdulkadir-lm4zj Рік тому +1

    Waan kaa soo doonanaa habo maad isiini

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 Рік тому +4

    😂😂😂cashoo anaba yaabay waayo gabdhada qof xun maba u eken😂😂😂

  • @MohamedAbdulkadir-lm4zj
    @MohamedAbdulkadir-lm4zj Рік тому +1

    Oo aaway gabadhii caasiyada ahayd

  • @FalastinAbdi-t9p
    @FalastinAbdi-t9p Рік тому +3

    Wlhi wan ku farxe markad dhahde waa prank 🥺 lkn waxan oo kale tan lee hanooga ekaato yaqey😂

  • @munacusmanshow8717
    @munacusmanshow8717 Рік тому +1

    Beentaas waaa lagu cadaab mutaa aduunka ku faafysaa ee ashoy ilahay ka xishood iyo umdiisa meel walbo waa lagaa dawaday somaaliyi joogte subxna allah

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  Рік тому

      Jilid aya la dhahaa ee caadi iska dhig

  • @ifrahnor
    @ifrahnor Рік тому +6

    Masha allah my family ❤❤❤ilxun alaha idinka haayo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Рік тому +1

    subxaana alaah oo gabadhu waxay sheegaysay mabeen bay ahayd cashar xun bay dhigaysay .
    Maad waxfiican dhigto hadaad wax dhigayso. Ale kabaq wll.

  • @miskimuse3356
    @miskimuse3356 Рік тому +3

    Asc abayo masha allah illahay ha idin xifdiyo adi iyo owladada waxaa tahay hoyo tan ugu qalisan wayo carurtada waa sxbka ugu wanagsan in ad ka dhigato hoyo walba ma garato lkn ku dayasho ayad mudan tahay

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Рік тому +1

    Markii lagu fahmay aa jiliin waye dhehee mohooo sida meshaan ku jogtid kama helin illhey ka cabso

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 Рік тому +11

    😭Walaal cayshaay maxaad wlll balaayada u saadsanaysaa Subnalahah ilaahay ka cabso haday caruurtaadu kuu wanaagsan yihiin maxaad dadka muslimka uga nixinaysaa walalhi sshalay sadex jeer oo aan muuqaal arkay waan ilmeeeyey😭😩🥺

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 Рік тому +1

    Dameerad arag xun

  • @surayamuhidin3906
    @surayamuhidin3906 Рік тому +3

    Abayo ilahey isha dadka ilahey hakaduwo beautiful family Masha Allah

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 Рік тому +2

    Cashar lama ilaawaanad noo dhigtee 😂😂😂maxaad naga raali galin

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Рік тому +3

    Taladaan kuseen lahaa waxaan ku oranlahaa hasamayn mardanba cunugta umafeecna habaarka iyo esha ebna aadamka aad bay uxuntahay ❤❤❤

  • @hibaturahman2105
    @hibaturahman2105 Рік тому +1

    beentada hore runtaada danbe bay u darantahay yaa ku rumaysanaya ama ku daawan doona hada kadib??? qofkii hada kadib tan fiirsada asaga ka doqonsan

  • @fartuunkaladuw
    @fartuunkaladuw Рік тому +8

    QOFKII KOWAAD OO DAAWADA LOVE ISAAR ASHAA

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule Рік тому +1

    MASHA ALLAH ❤

  • @FosiyoFilsan-iy6tp
    @FosiyoFilsan-iy6tp Рік тому +4

    Masha Allah

  • @ismahanmaxamuud5613
    @ismahanmaxamuud5613 Рік тому +1

    Masha allah

  • @fatimadagan5083
    @fatimadagan5083 Рік тому +6

    bisinkow waad naga nixiseen vedio gaas markaan arkay qurbewaankaniyad jabay lkn weyjiraan ilmowaalidka sidaan camal oladhaqma ilaahay baari hakaagadhigo waligaa ilmahaaga abayo ❤

  • @ZICOZ9
    @ZICOZ9 Рік тому +2

    4 video inaad soo digta ayey ahey aad soomalida si fiican ugu waashid😂

  • @yasminabdille1435
    @yasminabdille1435 Рік тому +13

    Masha allah good to see you back with happy family❤

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Рік тому +1

    I was wondering waw I didn’t know that I was really ungry what your daughter was doing but at least now I will not believe what I see coz I was really honest and I thought it was true but now alxamdulilah if it was drama you can act guys

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Рік тому +11

    Markii laso ogaday miya shekada prank noogu badashay aniga dadkii runta moda kamid ahaa lkn jilinka wadku dheresiin😂

    • @nimoabdi8126
      @nimoabdi8126 Рік тому +1

      Isma dhihin wan dareeme iney been tahy😂😂😂

  • @guraihussienosman2025
    @guraihussienosman2025 Рік тому +1

    Gurai hussein

  • @fartuuncabdiaxmad7413
    @fartuuncabdiaxmad7413 Рік тому +4

    hhhh awalba wan ogaa shekada jilin iney tahy lkn shekadan dhabey udhacda ilhy idinka hayo❤

  • @maysaan50
    @maysaan50 Рік тому

    Aisha runbaan kugu ogyna wajigana maad lehyd😂😂😂😂😂inkoston horay commentiga ugadhaha wa jilin

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 Рік тому +10

    Maasha Allah maanta waa faraxsantahay ilaahey ha kuu saa idiyo insha Allah ❤

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Рік тому

    That's not good sister wlh wan kuu naxay lkn ma feleen qurbana wad jogta waxas wax fcn maha 😏😏😏😏😏😏😏😏😡😡😡

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 Рік тому +7

    Maasha Allah good news abaayo aniga awalba waan ogaa first comment aan so qoray hadee run tahay kudhahay 😂❤❤❤ any way Allah idin barakeeyo ❤❤ my favorite family ❤❤❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Рік тому +1

    Abaayo alxamdullilah haddii jilis ehed habraah ku caaynay waan arkay lkn waa Habra ummada maalin kasta caayo dhag ha u dhigin

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Рік тому +8

    Asc alxamulilahi you are guys good actress keep going don’t listen crazy people because they are joules 😂😂😂❤

  • @fansrealmadrid-qv3bt
    @fansrealmadrid-qv3bt Рік тому +2

    Adiga lee somali ka caqli bdn aniga hadi laiga reeepo 😂😂😂

  • @ytb479
    @ytb479 Рік тому +5

    Mansha Allah Allahuma barik habo qaali quruxley Asho calosh naxanuntay keep going beautiful family

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Рік тому

    Waxadadka usheegtaabeenweeye adulumarumaysto iskadaabeentawaaxaaraam

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 Рік тому +5

    Masha allah wllo Wlhi wn isdhahye waa prank ilamhaga baariyal inee yihiin wey ka muqtaa waa ilmo dagan allah ha ku daayo wllo❤

  • @omararale7962
    @omararale7962 Рік тому

    I'm sorry sister. What you have done is wrong. I have just withdrawn my subscription. You wrong and you cannot justify your actions. Sorry sister

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Рік тому +6

    Mid kale qoftaan adoon cadanah Bay haysataa gaariga wayn ayadaa qadanaysa odaygana gaariga wlhi wan ku wataa abaayo guulayso 😀💖💖

  • @RahmaRuune-kw8ho
    @RahmaRuune-kw8ho Рік тому +1

    Aniga waxan layabanahay dadka qaar oo si fudud waxkasta ku aminayo hada waxa lamaraya waqti ateeshankaga ama dereenkaga focus kaga lacag lagasameynayo ee marka yaan si fudud loqadan ogaaal nafeedkaga

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Рік тому +5

    Somali lama siri karo Horan u sheegay inay gabdhaa qurux badan aynan caasi aheen liibaxad weeye allaha kuu dhawro abaayo geed walba dheecankiisuu dhalaa aad Bay kuku egtahay mashallah allaha kuu dhawro abaayo 💖

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Рік тому

      Haaa apayo qofka waxu yahy way ka muuqaata.been bay rabty wa lagu qabty

  • @unkownunkown8743
    @unkownunkown8743 Рік тому

    Qofkan dadka ma carurbey moday irsaqadibey melxun kagashay somalinimadina wad suuradxumeysay somaliyey qofkan on subiskareb dhaha iyo on falow

  • @aliyaqueen9406
    @aliyaqueen9406 Рік тому +5

    Ana wxn fahmy markay moobilka tuurtay hadan sariirta ka soo dulqaaday 😇Keep going mom I.a wey noqon Actorad weyn Never give up 👆 walshyna dadlka bdi dhe I love you si wcn idin la socdaa 💔❤️

  • @abdirizakhassan9760
    @abdirizakhassan9760 Рік тому

    Waligaa hormar gaari maysid awladadana wax ku tarimayaan aygaa hadhow imtixaan kugu noqon dono intaa nin gaal nijaas ah ku qabo.
    First fear Allah then you have choice only happy you self for Christian man not you child or happy for ALLAH and you grow children, divorced for that man life you alone or married for somali man and i tel you are beautifully girl not miss a man,
    If you love the Christian man sent to the mosque and also all quran and ahadith translate to English all in youtube

  • @nasraelmiofficiall3831
    @nasraelmiofficiall3831 Рік тому +4

    Subxanallaah balaayo ayaad saadsatay ilaahay ka cabso walaaleey

  • @Shaima.98
    @Shaima.98 Рік тому +1

    Qofki caqlileh awalba wu garan kara iyado xijaaban inanay aqalka jogin ay wxn matalaad ahayd😅

  • @shukriahmed8734
    @shukriahmed8734 Рік тому +4

    Allxmllh abaayo haddii run aheyn allaah ku xafido 😍

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Рік тому

    This is so sad I actually unsubscribed to your channel. This is so horrible to do to your daughter for views. Get views another way but using your children or husband is absolutely sad. This is crossing your girls privacy now this is on the internet forever. 😮

  • @zaro3938
    @zaro3938 Рік тому +10

    Marshalla I am so glad everything is well. I know it's very difficult being. Parent I also live in canada. And I have marshalla Five boys. May allah bless all our parents❤❤❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  Рік тому +1

      Amiin ❤❤❤

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف Рік тому +1

      @@Ashaandshay
      Casha anagodan bah kaxumaney pranki gah markah kumah baran shakadan oo keleh
      Markah masahmax kariin cashah

    • @Raho339
      @Raho339 Рік тому

      @@AshaandshayNaa Waadba Igafarxisey WaLaahi Waan Kuunaxsanaa Duco Ayaaba Igasoohdhay Aan Kuuduceynaayo Huuno Rabi Hakaagadhigo Pranke Aamiiiin Yaa Rabi Cadowgana Rabi Hakaaqabto Huuno❤️👍✅

    • @Raho339
      @Raho339 Рік тому

      @@Ashaandshay❤️❤️❤️👍

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 Рік тому

    Ma gabadha kulahaa Africa keen qaarada mdow ayaa wax loga qaban Kara 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queendeka1075
    @queendeka1075 Рік тому +4

    Allaha idin dhooro adi iyo ilmaha haaga abaayo ❤

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Wlhi aniga wan fahmay ciyalkagane waamasakin commentigane wan kugusoqoray lkin dadka qaar waa dhadhamo

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 Рік тому +1

    gabadhaan allha hanuuniyo wallaahay beenley aan kuu qoray kollsy ani

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому

    Alx hdal igama tagin hbo kor o waynow casiyada matihida hbo filsan hbo mcnto😍🥰🥰

  • @zeituunzhire4711
    @zeituunzhire4711 Рік тому

    Oo kalay hada waxan ducooyin kuso akhriyey Cidlo miyey ku dhecen 🤸‍♀️

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 Рік тому

    So you have been acting all along.what a joker. But we know about the protection/care given to children and pets by the US laws.

  • @abdiqaadirmaxamed9954
    @abdiqaadirmaxamed9954 Рік тому

    Waxan ogahay hooyoyinka qurbaha ilmahoda side ugu ceb qarinayeen ayaa dhikar iyo waxi lamid kuwada dhaca marka wad kaxarabesate somalida waxan kurajeyna nololwacan oo quruxbadan from kakuma 😍🥰😘Waxan ogahay hooyoyinka qurbaha ilmahoda side ugu ceb qarinayeen ayaa dhikar iyo waxi lamid kuwada dhaca marka wad kaxarabesate somalida waxan kurajeyna nololwacan oo quruxbadan from kakuma 😍🥰😘

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому

    I am very sorry to say it but it's not good what you did this time, because walahi I was praying for you at night time Allah is my witness, don't cross the limit abayo just because we love you.

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 Рік тому

    kulahaa gaba dheeyda holuwood keey galasaa subxaanallaah gabar xijaaban oo holuwood kujirto majirto alla kabaq

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele Рік тому

    Maalinkii labaad baan shakiyey maalintii hore Rum baa heystay walaahi waa idin kala kacday inkastood naga nixiseen