GALAB: Ceebaa taagan!! Madaxweynaha iiraan oo laga shakisan yahay, Kuxigen X.Nasrulaah oo soo hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • GALAB: Ceebaa taagan!! Madaxweynaha iiraan oo laga shakisan yahay,# Kuxigeenkii Xasan Nasrulaah oo soo hadlay iyo warbixino kale oo cajiib ah.

КОМЕНТАРІ • 162

  • @master_som
    @master_som 2 години тому +20

    Hogaamiyaasha markeey sidaan u baxaan waxaa soo dhaw guusha insha Allah Afghanistan waad aragtee

    • @shugricali3046
      @shugricali3046 3 хвилини тому

      Insha allah Allow nasri dag daga

  • @maden7818
    @maden7818 3 години тому +15

    Khaa'in kastaa oo itoobiya jaajuus u ah madaxa halaga toogto qabiilkuu rabo ha noqdee.
    GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Годину тому +1

      JAAJUUS KA KOOWAAD EE ITOOBIYA LA JOOGAANV VILADA WAA XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE MILITARY GII ITOOBIYA SAFIIRKII ITOOBIYA DAYAARADII ITOOBIYA INTAASBA XASAN DHIIQO AY LA JOOGAAN XASAN BAD GATE MUXUUXIRIIR KA UGU JARI WAAYEY XASAN MUNAAFUQ DABADHILIF GAALEED WAA IN DHAGAX LAGU DILO INSHAALAAH

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 3 години тому +8

    Allah ha ugargaaro reer falastiin iyo reer lubnaan dhibkana alle haka dulqaado
    Dhamaan muslimiinta meelkasta oo ay joogaan Allah ha guuleeyo cadowgana haka qabto aaamin yaa rabi
    Ilaahow yahuudda iyo xulufadeeda masibo ku rid oo burburi aaamin❤❤❤

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 3 години тому +10

    Xisbi saan loo laayay weli madhicin si aan caadi aheyn ayaa looga adeegtay allah u gargaaro

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 години тому

      Guusha so dhaw Ilah wajooga

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 години тому +5

    walahi walahi dadka shikisan ayan ku jira isaga heretic balayo ma dhicin

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 3 години тому +3

    Ninkan shaki weyn baa laga qabaa illaa iyo habeenkii la doortay ee la dilay ; Ismaaciil Haniya .
    We dout him , ....., n.

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 55 хвилин тому +2

    Haa qof baa dhinta e halganku ma dhinto
    Halkiisuu halganku ka sii socon
    الله آكبر فلله حمد وشكر لله
    ونصر من الله وفتح قريب

  • @maden7818
    @maden7818 3 години тому +4

    Khaa'in kastaa oo itoobiya jaajuus u ah madaxa halaga toogto qabiilkuu rabo ha noqdee.
    GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 2 години тому +1

      Hassan shiikh baakow ka ah 2 Axmed dhuxul kansadexaad sanbaloolshe afraad faarax abdulqadir wad reer hebel iyagu waaba ugaleen isku reer bey noqdeen

  • @mohamuti6928
    @mohamuti6928 3 години тому +4

    mar hora ayaan anigaba ka shaki, He is co Israel president

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 3 години тому +3

    Ninkan markii uu meesha yimid ayuu is cadeeyey in uu reer galbeed yahay !
    Only , reer galbeed ayuu u adeegayaa .
    Sorry .

  • @XawaCige
    @XawaCige 3 години тому +9

    Isreal allow jabi awood bay is doordhigen dhulka allow lajar

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 години тому

      Ameen ya Allah😢

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 18 хвилин тому

      Yuhuudu Awood meesha kuma hayan. Ee maraykan weeye wax meesha ka dagaalamaya. Hubkiisi,calagtii, siyaasadiisi iyo ciidankiisi weeye iyo basaasiin la adeego.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 години тому +4

    Iiran waa inay is nadiifiyaan waa lagu dhex jiraa

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 години тому +5

    Nin hurdayo ayey Iran madaxweyne ka dhinkteen iska riyoow kudheh saqajaanka

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 3 години тому +2

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 години тому +2

    Allaa kariim iyagaa la raboo in madaxa la isu geliyo oo ay dagaalaan awilbaan kuwa dowladu dagaalameeyn

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 години тому +1

    Bal wuxuu ku hadlayo dhageysta. Markii horaba Nin waalan oo aan la aamini karin ayagaa doortey.Wuu hurdaa siyaasadna waxba kama yaqaan" reer isbadal doon"Yaahuu dheh.

  • @abdullfatahosman3570
    @abdullfatahosman3570 2 години тому +1

    Madax weynahi hore ibrahim raisi wuxu laha siir doon wuxu laha quwaro why,madax weynahan marku sogalay siir donka iran shaqsi katisrsan u u dilay ismail haniyeh darad hadane sheq hasaan Nasrallah madax weynahan rer gabled bu ushaqeya

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Годину тому +3

    Nadaara iyadoon cidna ii sheegin ayaan fahmay madaxwaynaha cusub ee iiraan inuu Ka dambeeyay dilkii Raiisi iyo ismaaciil haniyah iyo sh.x.nasrallah waana basaas isaga baabiin doona iiraan waan arki doonaa

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 6 хвилин тому

      Inay xilka ka qaadana weeye doqonka.

  • @haa8793
    @haa8793 3 години тому +1

    Madaxa lubnan wa Christian 6 malmod digalka carabta iyo yahud udaxeysay ninka garba dubay digalayahnadii lubnan ayuu kaimaday hada washekadii

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 години тому +1

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin iyo hutiyinta Xisbulaah yaarabi Aamin

  • @AbdillahiDiin
    @AbdillahiDiin 2 години тому +3

    Asc nadar

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 3 години тому +1

    Qof kasto midnimada Shacabka Somaliyed Caqabad ku ah Madaxa hala jaro

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 29 хвилин тому

    Madaxwayne ha ‘Iran !! Markii -
    Haniya la diley ! Waxaan iri ‘Asaga
    Ayaan ka shakiyey inuu Rergalbedka iyo Xuludadooda la-
    Shaqeeyo!! AllaahuAclam!!’

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 години тому +2

    madax waynaha iran waa sirdonka israel marku madax wayne noqday unbay masibo bilamantay 😮😮😮😮😮😮 Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

    • @haa8793
      @haa8793 3 години тому +1

      Iran 🇮🇷 Iran iran iran somali maryoley lagama dadicin karo shico Muslim wax umatarto dantoda ayay kagafaideysanayan

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 55 хвилин тому

      ​@@haa8793maxuu kusoo kordhinaya suni wll.qli yaa xamaas caawinaya yaa bada xidhay yaa ciraaq ka dagaalamay dhamaan waa shici maxuu haya suni cadowga islaamka waa suniyiinta

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 години тому

    Waaba nin hurdan ninkan Iran qabsaday, ma sahnuuniyada iyo reer galbeed ayah la aaminah, tankale waxa layaableh Marku madaxweyne noqday, maqawamadi iyo Xisbullah dilki aduunka aan hore loo arag ayaah ku bilaabmatay 😭😭😭, dadku waxay leeyihiin Iran ayah gadatay in maqawamada iyo Sheikh xasan Nasrullah lakhaarajiyo ayaga ayaah ka denbeyey, SubxaanAllah 😰😰😰, illaahow sharkooda ka qabo maqawamada🤲🤲🤲, illaahow Xisbullah badbaadi🤲🤲🤲, illaahow jannatu farduusa geey xogamiyaha xm iyo intii lashahiiday🤲🤲🤲

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Годину тому

    TILAABO WALBA OO AY QAADAAN
    MAREEYKAN IYO YUHUUD,
    BUBURKOODA AYAY SOODADAJINEEYSAA!!
    ....WAXAYNA
    SIIGALAAYAAN
    #GO'DOON CAALAMI IYO FASHIL SOOWAJAHAY SIIJIRITAANKOODA.

  • @MaxamedMaxamud-e1f
    @MaxamedMaxamud-e1f 3 години тому +2

    Iiraan waa baqaysaa hadaysan baqayn waa inay dagaalanta watiye nadaars😮

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 48 хвилин тому

    Nadaara daraad waan kuu sheegay jaajuuska /iaaciil haniya /ibrahim shugri/x.nasrulah/ in uu ka danbeeyo /mwnaha iran waayo galbeedku u janjeedhaa ????

  • @lgcsetutors4098
    @lgcsetutors4098 2 години тому

    Macaliim aqoon sare leh oo dibadda laga keenay.... Nadara sxb mawaadan ka xishooneeyn macalimiinta gudaha joogaa ee wax kusoo baray. Fadlan xayeeysiintaan badal hadii kale.......!

  • @MazdaMaalim
    @MazdaMaalim Годину тому

    Wcs mr nadara
    Marka kowad ninkan iranka marku sogalaye waxa luguxamanaye iney rer galbed watan hadeneh weysobaxde
    Mida labad markey boteynayen botadoda waxa kujirte hata hadi gaza lagahirgaliyo xabad jojin iney ujijineynin argosiga shahid ismail haniya
    Marke dadkas marhore kashakine hada run nonoqote😢

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v Годину тому

    M/weynaha iran hore ma uga shakideen ?
    Fii shii reergalbeed buu ku abtirsadaa
    Hore ayaa dareen u taagnaa intuu hawada ku jiray
    Imisaa la khaarajiyey
    Hogaamo sare????

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 16 хвилин тому

    Madaxweeynaha Iiraan barihore baan kashakiyey waa wax meesha lasoo dhigtay oo lagu badalay kii laqarajiyey

  • @HABON-h6r
    @HABON-h6r 12 хвилин тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮🎉

  • @cumarcarmalcuune9302
    @cumarcarmalcuune9302 13 хвилин тому

    Waxaan ku gula talinayaa saxiib nadaara inaanad galin siyaasadaha somalida wayo waa dhiiqo sumcadaada ilaasho imika waa lagu qadariyaa saxiib halkaa ka wad barmaamij yada dunida kale AlAA MAHADLE

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Годину тому

    Sxb aniga ugu horreynba wixii Xisbulaah ku dhacay waxaan uga shakiyay inay Iiraan fuliyeen wixii ay ku beddelatayba

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 46 хвилин тому

    Qatamada midoobay way fashalantay. Dad gaara ayey u shaqeysaa waa in wadamada kale iskaga baxaan oo ay sameystaan jinciyad kale!!.

  • @amira1438
    @amira1438 Годину тому

    dhibka alle haka dulqado wadamada musliminta alle ha mideyo reer gaza alle ha u gar garo kasi madaxweyne ma ahe asaga ayaba ka dambeya umaleyna in la dilo ismail haniya
    israel waa la dajinoya bal meshey la gasha arkeyna xasuqa maskinta
    falastin. hada waa lubnan biloyin kadib iran waa syria kadib jordan kadib masar qadar ilaa laga keno israel weyn. saf aya laga mara carabtan jifto calosha waaweyn

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 години тому

    Kuwaan ayaga dhan Malinkasta Mid mid loo dilaayo Kamera miyaa daba socoto,,Aaway bootadii ee dhihi jireen oo ahaa Meelkasta waan dultagnay saworo ayaan kasoo qadnay Dhulka ayaan la simeynaa ,,,yahuud janis lagu helay Lama daayo waa lagu cibaadeestaa,,kuwa falastiin ayaa Geysiyaal ah marnaba janis hadee helaan aan sii daayen yahuuda

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Годину тому +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 48 хвилин тому

    M/weynaha Iran wa nacas, ma mareykn & xulufadiisa ayu aaminaya, ninkan haddi ayatllaha iska qaban Iran wu jabinaya

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z Хвилина тому

    Inalilahi wainailayhiraajicuun❤🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 Годину тому

    Nadaara fakerkedna gaarsii caalamka madaxweynaha iiraan waxuu fududeeyaa qaraxyada ey qado yahuudu asagoo lashaqeeyo halabaaro madaxweynaha iiraan waa caade jaajuusa xisbulahi cida leynee waa asaga

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Годину тому

    XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE ITOOBIYA ISAGAA WATA OO BADA SOOMAALIYEED U SAXIIXAY ITOOBIYA XASAN DHIIQO AYEY LA JOOGAAN MILITARY GII ITOOBIYA SAFIIRKII ITOOBIYA DAYAARADII ITOOBIYA INTAASBA XASAN XARAASH QARAN AYEY LA JOOGAAN MASAAJID KANA QUXUU KASOO DHAHAA ITOOBIYA WAA CADAW HOOSTANA WUU KU HAYSTAAXASAN BEEEEEEEEEEENLOOOOW OYO ITOOBIYA WAA IN LAGU JIHAADAA INSHAALAAH

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 хвилини тому

    Raisal wasaarah Lubnaan dalkiisa muxu u difaaci la yahay. Yuhuudii buu dhulkii siiyey Yaab

  • @umuraxma7268
    @umuraxma7268 Годину тому

    Ilaahay tafaraaruq haku ride yahuuda insha allaah jaajuuskii ayaa kadhintay markaas wax usoowarama ayay raadinayaan illaahay muslimiinta hamideeyo meelkastay joogaan

  • @gare12
    @gare12 2 години тому

    MADAXWEYNAHA IRAN WAA NIN KASOO JEEDA QOMIYADA ASARBAJAANTA IRAN DEGAN EE TURKIGA ASALKOODU YAHAY WAANA BEEN IYO ISKA HORKEEN UMADA BEERSHISKA AH IYO TAN TURKIGA ASALKOODU YAHAY EE DEGO GOBOLKA XUDUUDA IRAN IYO ASARBAJAAN EE ADIGUNA MAXAAD BEENTA REER GALBEEDKA U FAAFIN.

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 Годину тому

    Israiil oo diyarado kuwado duqeyn, sidee loogu gacansareena waa mid ,xitaa hadii maanta ay haysan lahaayeen gantaalo soo rida diyaaraha wax bay ahaan laheed, rushka may weydiistaan ganataalahaas

  • @AbdulkadirRage
    @AbdulkadirRage 2 години тому

    Asc nadaara show wan kusalamay aad iyo aad ayad ugu mahad santahay sogudbintada barnamejyadada hadan fikirkeyga kadhibto dagaladan anigu fikirahay waxan isliyahay madaxweynaha iran asaga kadan beya sherqolada lagulaynayo moqawamada madaxdoda wa fikirkeyga seykulatahay adiga nadaara?

  • @Sahroahmed-x8b
    @Sahroahmed-x8b 2 години тому

    ASC Madaxweynaha Iran hore Baan uga Shakiyey. Ee XILKA ha Laga Qaado

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 3 години тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @xqaalib3370
    @xqaalib3370 8 хвилин тому

    Ceebtaad shhegaysay mee waxad qorayso iyo warkaaga iswaafaji

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 години тому

    Xasan nasra lah waxaa shirqoolay sirdoonka iiraan waa wax iska cad madaxweynaha cusub ee iiraan waa nin raacsan reer galbeedka iyo Isra’il

  • @samir7657
    @samir7657 2 години тому +3

    Nadaarow madaxda xisbulah, Madaxda Xamaas iyo Jananada iyo Madaxda Iraan ba waxa khaatajisay ama fududaysay wa Iraan. Don’t trest Ayatulah. He is behind the death of Iran president and his foreign minister, Ismail Haniya, and finally Hassan nasrulah and several Iranian jenerals

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 Годину тому

    Nadaaraw madaxweynaha iiraan dilkii israa iil haniya asagaa kadanbeya xisbulaah in lalaayo asagaaa kadanbeeya waa cadaw yahuud iyo mareykan ayuu lashaqeeyaa taas hala ogaado

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 Годину тому

    caamiliinta u shaqeeya yahuuda iyo maraykanka ma ka soconkaraa hadalkoda muqaawamada meel walba ay joogan

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 години тому

    Madaxwaynaha iran 🇮🇷 kii hore isreal ayaa dishay midka hada joogana ayagaa ayaa wada oo lashaqeynayaa 😂 waliba waa jaajuuskoodaa zinwaar ha iska ilaaliyo ayaan qabaa 😂

  • @maan8746
    @maan8746 2 години тому

    18:25 nadaara qaabkaa uso gudbineso hadalka madaxweynaha marekanka aa iga qosliye qaabkow uhadlay hhhhh

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 Годину тому

    ismaciil haniya waxaan uga shakiyey dhimashadiisa in uu madaxweynaha iiraan kadambeeyey

  • @KeinanAbdikadir
    @KeinanAbdikadir 3 години тому

    Aniga waxaan aad uga shaki qabaa madaxweynaha cusub ee Iiraan inuu yahay basaas la shaqeeyo sirail waana la arki doonaa ama soo bixi doontaa

  • @KahiyeMohamed
    @KahiyeMohamed 3 години тому

    Madaxweynaha irraan ayaa midka israaiil ufududeey hormarkooda dagdaga kusocda

  • @Soomali289
    @Soomali289 2 години тому

    Madax da waxa leey naa ya waa iiran waxey ku bada sheen MA ah xabad Joojin ee waa Dana heed gaar ka ha kuwan xisbu laah iyo kuwa hamaaz Iya daa jaa juu seey sa mee sheey joo gaan

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 години тому

    Waa beenale kan eraan isagaa
    Dilay ismaciil haniye
    Sidauu segayna dilaka
    Ayuu kubadshay

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 години тому +1

    Wc nadaara

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 3 години тому

    Madax waynaha. iiraan
    Aad. Baan. Uuga. Shakiyay
    Markii. Ladoortay

  • @jnoortayeser6212
    @jnoortayeser6212 Годину тому

    Waa dacaayad been ah waxa uu sheegey joornaalku ee ha fidin arrintaas

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 години тому

    Reer galbeed maas aaminooyaabo nin maalin cadey iska hurdooyo waaye M iran

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 39 хвилин тому

    Waa daacad DM Iraan , daacadi ma hungowda ee barasho wanaagsan ha yidhaahdo

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor Годину тому

    Awalba reer galbedka ayaa ku farxay madaxweynihi hore iyaga dilay

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 28 хвилин тому

    Usheg xisbula xadal Loma baxno ficil Laimada

  • @faatumafaatuma
    @faatumafaatuma 2 години тому

    Carabta ay ku shegtay saxibo tariqda islaamkii hore dib ha u ra daan

  • @jijoabdala-wh4jf
    @jijoabdala-wh4jf 2 години тому

    Carabtaan ciyaar ciyaarey wadaan musalsal miyaa hebelaa ladilay hana midkalaa ladila

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 години тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @xasancali438
    @xasancali438 Годину тому

    Wariye nadaara sowtii ayatulaa ku yidhi ha aaminin mareykan iyo yurub

  • @Medbecsi-q2r
    @Medbecsi-q2r 52 хвилини тому

    Iraan nine warersan ba hogaminaya siiyaasad shaaqo kuma laha

  • @KahiyeMohamed
    @KahiyeMohamed 2 години тому

    Waxa bariga dhexe kadhacay aniga waxaan Dusha kasaari madaxweynaha irraan

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf 2 години тому

    Heedhe qofka marka saacadiisu dhamaato ayuu dhimaneyaa

  • @abdirzk
    @abdirzk Годину тому

    Iiran ayaa kadanbesa dhimashada ismaciil haniya iyo nassrulh

  • @ahmedfarah6764
    @ahmedfarah6764 2 години тому

    Asaga hortiis dhib majirin balaayo oo dhan asaga ayay lasocotay

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 Годину тому

    Ninkanu Maha ninki ladortey
    Beeraley way

  • @yasiindhako850
    @yasiindhako850 2 години тому

    Xusbulah waa wada x.nsrlh israila waa guulaysanayaa insha alah

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 19 хвилин тому

    Ilaahay hahalaago yahuud iyo intii caawisaba

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 24 хвилини тому

    Meesha Jihaad iyo in la shahaado qaato baa loo yimi in quraan la akhriyo looma imaan, malcaamad ms aha meeshu waa furin. Muqaawamada Allah SWT ha ku guuleeyo jihaadkaas🤲🏼🕌☝️🇱🇧🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏼

    • @feysalinho7123
      @feysalinho7123 19 хвилин тому

      Ooo Quraan aqriska ma wax ka wanaagsan ayaa jira hadalkaaga bal dib u eeeg oo quraanka ha u gafin wll

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 11 хвилин тому

    Niinkaan waxaan umaleen inu jaajuus yahay

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 32 хвилини тому

    🐄 MESHI UU NIN KABAXAY BAQRALTIAN AYA GALA

  • @GoobeMire
    @GoobeMire 2 години тому

    Nadara sxb aan kutosiyo ciidamada maraykanka dheh

  • @MohamedAmina-f4w
    @MohamedAmina-f4w 2 години тому

    President iran aya lashaqenaya isreal iyo amerique

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 години тому

    Wixi aad maqashaan ayaad soo gudbisaan ee waxba ma ogidin.

  • @saciidsh.maxamad8922
    @saciidsh.maxamad8922 3 години тому

    Duqa tareen miya saaranthy wamaxay qaw iyo qucda

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 3 години тому

    Aniga waxan qabaa ineysan iiraan aheyn sidaan ka maleyneyney

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 2 години тому

    aloow reer falastiin iyo lubnaan aloow ugar gaar

  • @MahamudFarah-lv3xj
    @MahamudFarah-lv3xj 2 години тому

    Nadaara madxwaynahaa maxan aad uga shakisnaa gaar ahantyda

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u 2 години тому

    Asc Nadaara laba kadhlayaashi Mala qabqabtay ???

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 години тому

    Iran ha laska hubiyo ragii dacada aha waa ragii la yey

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 2 години тому

    Xasan sh toogo asagaa itoobiya heshiisyo la galee

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla 2 години тому

    ولاتهنوا ولاتحزنوا وأنتم الأعلون إن كنتم مؤمنون ()

  • @muktarmooge9325
    @muktarmooge9325 2 години тому

    Sxb barnaamijkaga hoon gaari baa 2malin qayb ka ah

  • @menhee7408
    @menhee7408 Годину тому

    Shiicada yahuuda ayaa xaq ogadhow 😂😂😂

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Годину тому

    Shaki ayaa ku jira madaxwaynaha iiraan cajiib

  • @mabdi7921
    @mabdi7921 2 години тому

    jesus wa iran amma sucudiga wa 2 kaliya

  • @maxamuudindho6899
    @maxamuudindho6899 3 години тому

    Madax.wayne.waxagjir
    Ee.iskailaaliya