ITOOBIYA OO FAL-XUN KA SAMEYSAY DALKA & ASKARI LA QIYAANAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • ITOOBIYA OO FAL-XUN KA SAMEYSAY DALKA & ASKARI LA QIYAANAY

КОМЕНТАРІ • 43

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 години тому +4

    Somalay Oromadii luqadda baratay yaynan jambal idiin tuurin oo isku kaaya dirin shicibow ka foojignaada walahi shar ayay ka’shaqaynayaan inta maanka gaabanna waxay moodaan run shicibow oo Ciidamada ay taba barayso waa Ethiopian laga dhigayo ciidan Somali Laguna dhibaataynayo shicbka si ay u nacaan ciidanka qaranka walahi indhihiina fura ha’noqonina doqonkaas maanka gaaban oo iskala’booda xumaanta cuqdadaysan walahi waa iga talo hadiikale rabbi nacalad hakugu’rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 2 години тому +3

    Asc soomaaliya ayagaa laga rabaa inays kaashato ayagoodhan

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 години тому +2

    Guusha yaaleh soomaaliya

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 7 хвилин тому

    Itoobiya.way.saxan.tahay..waayo.xasan.sheekh.maxud.ayaa.cunaqabatayn.saaray.wax.walba.oo.bini.aadnomo.ka.gooyey.markaa.waain.ay.itoobiya.isu.dhiibaan

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Годину тому +1

    Ma somaliya dowlad kajirta

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Годину тому

    hasaga tago meesha dawlad kamajirtee dayuus munaafaqiina xamarjoogto sulub najaasweeye

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d Годину тому

    Xasan waa tuug qabiiliiste ah. Cid uu madaxweyne u yahayna ma jirto. Yaa ciidankii gorgor ka soo qaaday gedo. Isagoo uga jeeda in marreexaan la laayo. Filimkaaga la fahan xasan musuqoow itoobiyaa noo kaa dhaanta.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Годину тому

    Illaahay ayaa aduun iyo aaqiro abaalmarin ninkaas booliska ee quraanka labarwan ugalay❤❤❤❤❤💘🥰❤♥️💜

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 25 хвилин тому

    Sowkii gedo ciidamadii ka soo saray gurguurte isagaa god ku riday soomaali waa ayax wax uun boobayee alaah u maqan soomaali

  • @guufebarre1277
    @guufebarre1277 Годину тому

    Dowladu iyadaa dayacday shacabka gobolka gedo. Bal colaad & cadaadis ayey isugu dartay marka ha qaadato qaladkeeda, habdhaqankeedana wax haka bedesho.

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 години тому

    Mashaa Alaahu wiilkaas Ilahey ayaa karaameeyeyw qalbigiisa kuxafdiyow kalamka Rabi waxa aysan ogeyn Diin qof jaysta inuusan Deeq weyneyni
    Wiilkas waa in xaqiisa la siiyo
    Sababtoo ah Rabi ayaa karamey
    Tan bina aadmiga yaan laga Baqiilin
    Soomalida waxba isu maquuraan

  • @SundusMahamed-s5z
    @SundusMahamed-s5z 43 хвилини тому

    Taas ineydhacado waxaakenay xasan sheq oo qabyaaladeye hanaankii dowlad nimadii soomaleyd

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Годину тому

    Aaway dawladaynii dhihi jirtay
    Unukaa leh😂😂😂😂😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Годину тому

    istaahil waayo xasan sheekh ciidamadii gado horay ujoogey asagaa gobolkiisa abgaal uwaaridey gado kamanaxayo ee filinka beenta wariye kusheegow beenta adeerka nagadaa xamarbuu xalinlayahay wadanbu xukumikara intii abgaal daganaa haxaliyo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 години тому

    Arinta gedo mweyne hore dalabkiisa ayaa ka socotaoo itobiya 4 degad loogu balan qaaday

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 години тому

    Ceeb ka.weyn malahan qof qalbiga ku.xambarsan miisna waa ceeb dowlada soomaliya waxaa laga raba jawab kakamka alle qof ku.guuleystay kalinta kowaad 1 waa in la.siiya darajada Lakin waxaa ka.weyn miida alle alle ayaa sii.doona darajo miidaas ugu ficaan miida biini aaadamka uu baxasho wax maha ilahey miido ayas ka.weyn darajo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Годину тому

    Fiiri adeerka garguurte madharge ninkii booliska ahaa ee quraanka 1 kagalay saasa loogalay

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Годину тому

    Hadii dawlada somaaliyeed ay shacabka somaaliyeed kala qaybiso oo ay beelo u kala qaybiso, sidaa darteed beeshii wax ka tabata dawlada ee saluugta waxay raadsanaysa cid ay ku tiirsato

  • @abdikadirmohamed4053
    @abdikadirmohamed4053 2 години тому

    Madaxweyne qaranka waxan kacodsaa wilkaas in ow helo xaqiisa wa xafidul quran alah barakeyo

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul Годину тому

    𝕚𝕥𝕠𝕠𝕓𝕚𝕪𝕒 𝕣𝕚𝕚𝕤𝕙𝕒𝕕 𝕒𝕪𝕒𝕪 𝕟𝕒𝕘𝕒 𝕤𝕙𝕒𝕩𝕒𝕒𝕕𝕒𝕪𝕤𝕒𝕒

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 20 хвилин тому

    Maasha allaah waanku taagersanahay in ciidamo ay tababarto dawlada xasan sookan sootababartey ciidankii xasalinta waa qabiilka xasan dawladiisa waa cadawga soomaaliya dawlad maaha waa cadaw waliba iimaanka la oo gurtey oodhacay oo dilay oo isku diray qabaa iladii guul reer gedo hakasoo xaaqaan shisheyaha waadawlada cali gaaf iyo moryanta meeqaa lasugaayay qofkasta gobolkiisuu sooxiranaa xasan hadeeqdo xaafadiisa gedo dadkii lahaa ayaa utashaday by by by dhiigmiirato 34sanno aalasugaayay dad cunayal by,by

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 2 години тому

    Farmaajo oo gabriyadii xabashada ee 1977 ku dhintay dagaalkii 1977 dhagax dhigaya soo maad naan arkin taas ayaa tan ka horeysay habeen kasta aabo abii iyo farmaajo waa wada hadlaan!

  • @SalimMohamed-c2n
    @SalimMohamed-c2n 47 хвилин тому

    Gadoo hadu farmajo sonoqda weyqabobayan inshaallah

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Годину тому

    Maxaa dhib ah hadey adiga masar kutaba barto ayagana aay etopia tabobarto.
    Walaba ajanibi marka midna hasharciyen midna haka dhign sharci daro fadlan kafiirso hadalkaada

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 хвилин тому

    Waxaas miyaa dawlad lagu tilmaamayaa hada subxaanalaah tankale quraanka la isku sawirayaa
    muxuu yahay askarta dadkii shacsbkaa dhameeyey ee halka doolar i sii dadkii ku dhameeyey waxay u baahan yihiin in la baro aqlaaqda iyo xaqa dadka shacbkaa iyo waliba tafsiirka quraanka inay bartaan

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 53 хвилини тому

    Ninyahaw warkaaga uma bogin hadii madaxweynuhu bixiyo qasab waa in lala sugaa lagama sooqaadi karo ayaad meesha la taagantahay see looga soo qaadayaa madaweynaha ayaa dalacsiinaya

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 години тому

    Ciidamadaa ay maanta tababarka ciidan u samaynayso waa wadkeedii iyaga ayaa lagu layn doonaa. Soomaali ha baqan Ethiopia wadkeedii ayay maanta qoranaysaa.

  • @MustafeXaaji-z3f
    @MustafeXaaji-z3f 42 хвилини тому

    Itobiya waxay rabtaa halkii ay dagaal la Gali lahayd soomaaliya inay iygu qabiil isu laayaan si ay bakhatigooda iga xaadho dalkana u qaadato

  • @IsseHassan-p6w
    @IsseHassan-p6w Годину тому

    Xawaadlle aa ku xigo Qaranka waa Abgaal dalka ha difacaan waxkasta Abgaal aa Khatay.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 години тому

    Muwaladka xanuunka gaaray quraanka uu ku guuleeystay ayuu ku helayaa balan qaadkii la balan qaaday waxaan dhihi lahaa quraanka xitaa musuqa muyuu ka mid noqday hadana maya ayaan leeyahay ee ragii balan qaaday ee ninka u qarsanaa ayna doonayeen in aay ku dalac siiyaan waalooga raayey ee yuusan quraanka balantii aad uqaadeen haku dhaawacmina waa kalaamkii rabil caalamiin rabul samaawaati wal arlli wamaa beynahumaa

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Хвилина тому

    Madaxweyna qaran waa farmajo somaliyed

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 17 хвилин тому

    Dagaal dagaal xabasha aynu ISKA dhicino

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 16 хвилин тому

    Waxan waryayal maha wa jajuusin wadanka ha laga qabto

  • @MadeyAboor-co4zl
    @MadeyAboor-co4zl Годину тому

    Wiilkani. Wuxu nobody D/mle

  • @MaalimabdiQadir
    @MaalimabdiQadir 2 години тому

    Allaah ayaan abaal Marin kasugayaa!!! Mahadsinid

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 2 години тому

    Waa rer bay dhano. Sas dartet lama dalacsinayo

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 2 години тому

    Hala siiyo oo hasiiyo madaxweynaha maashaa alaah

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir Годину тому

    Ayagaa laka difaacaa hadey ogtahay

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 Годину тому

    waa iska cadahay laan gaab waaye🤣🤣

  • @DeekoYare
    @DeekoYare 2 години тому

    Waaben warkan walah

  • @Akramyarechannel
    @Akramyarechannel 42 хвилини тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @XIKMASOMALIMEDIA
    @XIKMASOMALIMEDIA 2 години тому +1

    Waxaa muhiim ah inay dawladdu talaabo qaado waayo balaayo waxaa fiican in bilow geeda laga hortago lakin haday xaaladu faraha ka baxdo. Dee waxay sababaysa Dhibaato badan
    Markaa waxaan dhihi lahaa dawladdu ha naga dhaafto fulay nimada OO ha noqoto mid cadow geeda Iska difaacda