ILMIHII YARAA OOD DHASHAY ASKAR 👮‍♀️ HAGUWACO WA HABARR!!!!😭(ACTING)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Asha oo gabadhedii askar ugu wacdeey

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  Рік тому +161

    DADKA ILEEH GABADHA ABAHEED UUGEEY ABAHEED ASAGABA DHAQAN TOOSIIN UBAHAAN OO DHADKA QADEEY GORTUU MAREYKAN YIMI

    • @queenteexo7449
      @queenteexo7449 Рік тому +7

      No way hbo macan ada kaseesid nolashan aboohood maxey kaogyhiin koley usooo duceya gabadha

    • @madinasindico199
      @madinasindico199 Рік тому +3

      habo illaah ha ku fududeeyo dadka warkoda ha u buxin adiga soo korsatey laki ciyal nimo waa cadow laga koro

    • @raqiaomar4781
      @raqiaomar4781 Рік тому +1

      Abaayo raafadka kuso korise iyo waxaad u martay maoga usuceey u samar mcnt allaha kasoo hadeeyo

    • @laylamaxamuud8001
      @laylamaxamuud8001 Рік тому

      Wllo.pelees meelan kalso hadlo iisheeg

    • @halimamohamed8090
      @halimamohamed8090 Рік тому +3

      Telka ka qaad, wax ay jeceshahayna ka qaad grounded gali, ma hubo inaa spelling sax u qorey, lakiin ha dilin, guriga adaa leh sasab

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele Рік тому +59

    Bismilaah abaayo weyjirtaa arintaan waa wada noocaas ilmaha qurbaha lagu dhalo ilaahay ha kuu toosiyo tartiib ula hadal mobelkana ka qaad oo ka qari ma arkin dheh ingiba saasan ku sameeyaa markey wax maqli waayaan ilaahoow caruurta noo toosi naa caashoy quraan aqriska badso 😢😢😢😢❤❤❤

    • @JIHEEYECHANNEL
      @JIHEEYECHANNEL Рік тому +2

      Ilaahay ha hanuuniyo walaal waanu u ducaynayna🤲

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 Рік тому

      Ilmaha Aurbaha lagu dhalo ku te naa Wurbo ku dhal ama Badiyahaga ku dhal Aqlaaq inad yeelato ka waalid ahan caruuryadane barto waa mas,uuliyad waalidka saaran. View ayey Caruurteda ku raadinee.

    • @youtobe765u
      @youtobe765u Рік тому

      Wllhi kuwo maryakan lagu dhalayna way jiraaaan oo quraaanka utartamo ilhy wuu tooosin karaaa

  • @Abdifatahfam
    @Abdifatahfam Рік тому +1

    Gabadheyda curad waa 9 jir qolka ayeey saas isugu so xirtaa lkn telefoon uma iibin waan kaso saraa marwalba dhibkas waan kuwada qabnaa

  • @Wayeelmedia
    @Wayeelmedia Рік тому +2

    I think this is acting bro , as Somali I can’t believe this bro

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 Рік тому +75

    caqli hadaa Leedahayyy Yeeykuu sii jooginn hada Laguur Please Qaahira ula guurr Ninkaagana isoo biilll Dheh please Jooji Dhaldhalaalka Iyo baby iga Aad ku Heeyso Dhaqaajii Qaahiro Ilmo Noocaas ah oolageeyeyy Masha Allah Alle waadajiyeyy Xataa hadaadan Lacagheeysann Yaa somaaliyeeydheh wallal No joke this saddens

  • @yobenz2833
    @yobenz2833 Рік тому +32

    Don’t worry habo , as a brother living in minnesota , my sister just started like this she turned 12 this April and this past week she started doing this , as a big brother I want to beat her but my mom isn’t letting me , so the best thing for you is to take her to africa , there are good schools there and if u have good family they can take care of her , hopefully u get better

    • @khadraabukarhussein3437
      @khadraabukarhussein3437 Рік тому +1

      My dear soh that happen to be walaah i took my 2 boys to africa and they are doing there thr some also the lilte one need fone all the time he dont want go school or malcaamad and respektlos as we are parent and lives europa we have this problem my allah help us i caried alot walaah

    • @itsswarda
      @itsswarda Рік тому +2

      Beating her is not the answer, advise her and teach her because if you hurt her later on if she is on a wrong path , she will blame you for the pain you caused.

  • @Tricksngiggles
    @Tricksngiggles Рік тому +46

    Habo my advise to you would be to
    1) Set boundaries while still giving her some independence. Validate her feelings while also telling her that if she needs to start taking accountability, learn responsibility and demonstrate empathy. This is especially important because she said she’s almost a teenager which I guess means she’s trying to say she’s getting older. Tell her she has to set up a routine and have times in the day to be alone but also to do things such as eat, exercise, be out of her room etc.
    2) Seek family counseling/therapy. A lot of what she’s feeling is normal but I think she could use some guidance in regulating and expressing those emotions
    3) Give her space and avoid using authoritative language. It IS your house, but at that age and in the moment, her thinking will be, “then I’ll leave the house/ I can’t wait to get out of this house.” Don’t be afraid to confiscate a phone; however or allow her to cross basic/ important boundaries
    4) Download the bark app on her phone. A 12 year old should NOT have social media. In fact, most will kick a child under 13 cuz that’s their policy. It’s dangerous for children to have unlimited access to the internet. The app uses AI and flags suspicious activity and messages your daughter may be receiving and this can help you to have conversations with her about certain topics. Let her know that you’re downloading the app and will not be monitoring everything she does, but that you want to ensure she is safe, so if the app flags suspicious context, you will look at it together and discuss it.

    • @Azu12.34
      @Azu12.34 Рік тому +3

      Absolutely 💯

    • @lucachangretta1591
      @lucachangretta1591 Рік тому +1

      She just need her dad to give her a slap and belt and her phone taken away if she still dont listen take her to somalia keep her there till she gets a job and paus for her own ticket back

  • @anascali3012
    @anascali3012 Рік тому +16

    Abayo muqdisho keen wallhi waan ka xumahay allha kuu soo hanuuniyo biliz kala soo carar maalmo badan sir siro dalxiis ayaan kuu wataa ku dhah ❤❤❤😊

  • @fathimohamud3262
    @fathimohamud3262 Рік тому +19

    Cawo dhan wa kula oyeyey xanunka adba udaremaya abayo ilahay qalbiga laku adkeyo❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +1

    This mom is delusional and she needs to be stopped. She is doing all of this for publicity purposes. Fear Allah please, is not worth it trust me and this about your Akhira.
    May Allah guide us all

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 Рік тому +16

    Ala mashaalah hooyo fiican inaatahay asturnaanta gabadhaada cadaynaysa ilaahay hakuusoohanuuniyo ilmo weeye

  • @fartunmohaz4276
    @fartunmohaz4276 Рік тому +1

    Na nagta telephonka kaqaad, edeeb ta adhabo kadumineysaa see kulatirsani sidhi naag lulaqaboo amal😂😂😂😂

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому +20

    abayo mcnto gabdha bari allha kaga dhigo abayo mida kale abyo gabdha madaraso gay quranka iyo xadisyada habarado abayo. hadee fadu quran ku noqodo waridka. xaqisa we ogane mida kale abayo markasto waxa dhahda illahayow. ow lada adan kugu amanestay allow bari iga dhig dheh mar walbo carurtada alle talo saro abayo

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 Рік тому

      Ilmo ayaa noo jooga americo islaami ayay dhigtasn lacagta hur gee cunigi waa 350$ guur gee islaami school awoodna malaha allaah hakuu toosiyo

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Рік тому +1

    Dalxiis baa aadeynaa inaa dhahdid xamar keen, laftee qaado jabi kadib, waa ciil ku nooloow sidaan wlhi, ayadoo lugaha kuu dhaqeyso mareykan ku laabanee, Welcome to dhaqan celis🤦

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 Рік тому +22

    Xasbullah wanicmal waakiil yaa Allah 😢😢 wllhi xanuun waaye ilma adi dhashay xanuun iyo rafaad ku soo martay inuu kugu hanjabo askar 😢allh ku soo hanuuniyo😢❤ hadee run tahay

    • @arawelo9504
      @arawelo9504 Рік тому +2

      Wadamada gaalada caruurta lagukorinayo waa sas ma canan karti waxna kumasamenkarti waa masibo 😭🧐

    • @caziizahassan4867
      @caziizahassan4867 Рік тому

      @@arawelo9504 wllhi waa kanaxay anigaba hooyan da'yar ahay hal wiil baa ii jooga aabihiis wadamadaas uu jiraa waa wadaa uu igu dhahay Anna waa ka diiiday wadnkaaga wax kaga fiican mlhn Allah noo dhaaafo meel walbee joogan

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +1

    Naa camerada maxy idiide weydey dhoocisha qudhuntey beenta waaye jiliinka ilasamee maad ku dhahdey😮😂😂

  • @aniisaabdikarim
    @aniisaabdikarim Рік тому +21

    Ilaahay soohadee gabadhayar iyo caruuraha soomaaliyee,oodh an wall 😢😢😢😢😢😢😢

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Рік тому +13

    Subxaallaah adkaarta aqriso Quranka aqriso markasto xaga illaahay ucarar

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 Рік тому +13

    Aabaheed sii abaayo bisinka allaha kuu soo hanuuniya abayo waan kuu sooduceynaa 9 maalin ee carafa insha allah😢 wlh waan kanaxay hooyo ayaa ahay illaahow u soo hanuuni aamiin😢

  • @muhaajir77
    @muhaajir77 Рік тому +1

    *naagtaan waa attention seeker program aan familkeeda eheynin maba soo gudbiso waa qof duli ah ee soomaaliyey fintnadaan unsubscribe iska dhaha 🤔*

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Рік тому +12

    You are her mum,
    She is your daughter, and she is pre-teen, and the PRE-TEEN main concern is PRIVACY.
    Remember you bought the phone and you can take it back.
    Dont video your children, please. This will stay on UA-cam forever.
    Remember, she is going through puberty, and she is overwhelmed, changes in her moods, and behaviour, and all she may need is someone to talk to. Just listen to her. Give her advice, tell her you are there for her anytime.
    Tell her you love her more. Please do not record your children.
    May Allah guide and protect us all
    Amiin Amiin Amiin
    Good luck
    Remember suratul duha and ayatul kursi.

    • @marwalba3598
      @marwalba3598 Рік тому +1

      haweenay caasiyada bay awal ahayd ban u malayn maxaa cadanka u geeyey😊

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 Рік тому

      Runtii waad latalisey haday wax fahmin hooyo ilmaheda duubin oo kadacwon cajiiib

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому

      @@marwalba3598 muhiimada waa muslim cadaana ku qafiiftay madowga fcn yaa kugu yiri

  • @ansalmaxamed8945
    @ansalmaxamed8945 Рік тому +1

    Gabadha hadaba wayyartahay ayado ogen mobilka program kuxiro waxkasto socdo isticmasho ogow adunkan mahan Mel ciyal xorlaga dhigikaro abaayo yeysan kadayacmin gabadha ee labada mobil isku xir lasoco dadka aylahadasho iyo waxa ayfirsato istiqfarta iyo saliga nabiga aqriso wax kudhibayo ma areysid canabta tartib kaga dhamanesaa qalbiga waa kudagayaa haday hesan dugsi udhaweyn ayku dhigtan waxaa jiro onne kuwa ficano kudhigo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому +10

    Allaha kuu soo hadeeyo ma fududa caruurta markey saan u hadlaan abaayo wallaahi waan ka naxay allaha kuu gargaaro ee ka tasho waqti dheer ayaan qurbaha joogaa caruuraha saan u hadla qeyr ma soo wadaan da ,deeda markey dhowr sano ku darsato ayaa ka daran waxa imaan karo abaayo si fiican ugu fekir

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Рік тому +1

    My kids don't have a phone in my house why who they going to call. Their dad bought phone for them i told him he can keep in his house until know i told them no phone is coming my house.

  • @maxamedshire4318
    @maxamedshire4318 Рік тому +32

    Allaha ku soohanuniyo qalbiga allaha ku qabojiyo Gabadhada mid kujecel Allaha kaagadhigo qalbigeeda Allaha Dejiyo اللهم آمين يارب العالمين

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Рік тому +1

    Ciilbadanaa😢hooyo plz soi sasab dalka keen qarabada dhan ha tumane uf gora cuna ku dhgy ma garten

  • @aminafarah6589
    @aminafarah6589 Рік тому +13

    Waa runta dadka le abahed ugey xagu jirey marki iyada keliyi korsanaysay soomali da wanaga dhiba markay arken nin Casha iyo caruurtedaba raba inay arken bay waxani dhacayan Subxaana alah noloshiina wacan bayka xunyihin Ilaahay haka qabto ishood iyo xaaskaba❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🏾🙏habaryar inntana ha sakhiro Amiin amiin ya alah

  • @Zaprien
    @Zaprien Рік тому +1

    Hoyo zo kaxe oo dalxiiz ban inagynaya dheh zazabo kdib kba jexjex vizaha wxni inty yartahy hdy wanto galadayba rcyzaye😓💔

  • @abdikarimomar3400
    @abdikarimomar3400 Рік тому +15

    This is the effect that social media has on kids when you give them a free will to behave the way they want from early ages. May Allah help you. It’s really sad

  • @maanyare8756
    @maanyare8756 Рік тому +1

    Xalka kaliya ee aad ku toosin kartid waa ina soomaliya keenta weligeedna garaacda edeb shiikhad ka dhigtaa mar dambe ha geyn qurbaha
    Fg:mrkd soomaliya keentid mca hda dishid ama bireysid darisku mca kula hadli mayan😢

  • @AllTrendingtopics2024
    @AllTrendingtopics2024 Рік тому +15

    First of all Take the phone and electronics away sis this is your house don’t let the kids disrespect you they have to respect you as a mother and yeah let her call the police let them know what’s going on I don’t know why we somalis scared of the police when kids say they will call the police you didn’t do anything wrong be strong and my allah make it easy for you

    • @armes4189
      @armes4189 Рік тому

      The mother needs someone to take herself away.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Рік тому +1

    Abaayo reerkoo dhan quraan ku akhri shalayna waa tii labadii yaryaraa saseene teeda kale abaayo la fariiso gabadha labadiinu banaanka isku raaca warayso hooyo maxaa dhacay dheh maxaa ku dhibaya dheh sifiican u warayso quraan saar kadib counseling ugee

  • @mohabomboclat9641
    @mohabomboclat9641 Рік тому +9

    Ilahay hakaaga dhigo baari Insha Allah waakuuduceeyneenee walaasheey qaali adna uduceey hooyaa tahay mcnto

  • @waalicad5733
    @waalicad5733 Рік тому +1

    Abayo dalxiis adeena dheh ee Somalia keen ee dhaqan ka bar tan xabsi ayey ku dhige wlhi Hada san ku dawatid ilmaha mesha kala so carar 🥹💔

  • @ismailkunciil10
    @ismailkunciil10 Рік тому +8

    Hooyo mid samee Allah hakuu soo hanuuniyo Dalxiis ahaan Somalia ugusookaxee tan Qaraabada dhana Bil walba qof hatumo😭💔😂

  • @asmaarashid3620
    @asmaarashid3620 Рік тому +1

    Naa fadhi kuma yaalee gabadha ruux kulama foolane mugdisho kala soo dhac ee dhaqan celin gee edeb sfcn loo baraaye

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 Рік тому +23

    Abaayo casho tartiib ula hadal mar hadey sidaas kuula hadleyso waxaa jiro isbedel ee sirsiro ku dheh hooyo mcn maxaa kugu dhacay anaa hooyadaa ah wixii kugu dhacay anigaa xalinaayee ilaahey qalbigeeda ha kuu soo jeedsho insha Allah ❤

    • @gaaridiiguntuuciishaay
      @gaaridiiguntuuciishaay Рік тому

      Haa wlhy sidaa weye hooyonka somaliyeed ilama waay kuu qeliyaan tartiiib ulama hadalaan ilahaay how soo hadeeyo

  • @BashiirPashka-fw4gd
    @BashiirPashka-fw4gd Рік тому +1

    Waxaad samaysaa soomaliya keen Walaal sasab oo dheh hooyo inakeen somaliya ku soo dalxiiseenaa kadib bartaa ku hay muqdisho ooo qaraac edebta bat

  • @saadiass3644
    @saadiass3644 Рік тому +5

    Abaayo, she might be mood change because of she is turning teenager. Kids character changes completely and don't listen to you as they used to

  • @Ruyaa-husein
    @Ruyaa-husein Рік тому +1

    Abayo waxa ku dhahda soo bax dalxiis aan adayna ka dib somalia keen iyada edeb yeelaneyso hadii ay waxan ku weynato iney ku disho aba macquul eh🤕😢

  • @anahadam7518
    @anahadam7518 Рік тому +3

    Omg I still can't believe what I watched 😢 I'm not trying be rude or anything but I feel like she is hiding something in her phone check her phone and people she talk wlh social media is dangerous 😢😢

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 Рік тому +1

    Aabohooda Soomaaliga sii ilmahaan aad ilmo kale iyo nin kale ku soo dhax dartay

  • @yasminfarah9140
    @yasminfarah9140 Рік тому +5

    Abaayo ilaahay haku soo hadeeyo, don’t worry gaalada waxaas maqoraan ilmo kibir badan mayeelaan xataa Mobileka wakhtibaa internet lagu xidhaa. Meelaha lagu edbiyona waa lageeya ayagoo oynayaan oo hooyo lugaha qabsanaya waalidka lagu soo celiyaa

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +1

    Musiibo kugu dhacday dheh taas inay dhimataa kuuroo need

  • @MarianOsman-vq9kx
    @MarianOsman-vq9kx Рік тому +7

    Abayo set boundaries use your rights as a parent but also respect her boundaries so that she understand what boundaries are. It’s okay that your recording for proof but don’t put it on social media because they also have rights. You can use the voice parts where your Al on the other side of the door to use as an example and explain what happened to your followers. She’s your daughter, the people watching can curse her (habaar) and it most likely might stick to her. Please use your rights as a parent and pray for her. I have a little girl that’s almost ten and a boy that’s 14 and this age is hard wlh. They will test you and act out, let them do that and take away the freedom they have including removing that door!!! The police will definitely take your side because you are the parent. My son did this and he was told to leave the house and find his own way if he thinks he can talk back to me. He still acts out but is more respectful than he used to be. It gets better I promise. InShaAllah May Allah swt make it easy for you. Ayadana haqqa allaha tuso. She’s just being a teen abayo she doesn’t hate you it’s her hormones it will get better I promise you this is normal.

    • @MarianOsman-vq9kx
      @MarianOsman-vq9kx Рік тому

      ua-cam.com/video/QZVpWDGOofY/v-deo.html&feature=share8

  • @frau6191
    @frau6191 Рік тому +1

    Abayo gabdha yar sonalia gey way so baranaysa xaquuqda walidka

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +6

    Allha kuusoo hadeeyo habo waa xiligii puberty ga hadana kuwa wadamadaan KIBIR kudarsadeen😢adiga utartiibi aabihiina waxey isleedahay kuma dhalin kuwo kawaaweeyn ayaa dhibkaas kaweyn lagu qabaa howl baa kusugeeysa😢 Allha kuu kaalmeeyo adiga iyo anagaba aamiin yaa Rabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @prettyygril6070
    @prettyygril6070 Рік тому +1

    Naa xamar keen ayadaa lugaha kuu dhaqaysee hadi kale wee ka haloobe gaale ku fara xiranee hadii kale

  • @SahroaliAl
    @SahroaliAl Рік тому +5

    Wlhi wan is ka oyay allow carurta bari noga dhig😢😢😢😢 abayo ilahey owlda bari ha kaga dhigo abayo masha ka soo guur sidan waa rafd ilmo hooydii dhashey sidaa ola hadlayo wlhi waa calol xumo adiga qalbigaga siduu daremi karaa abayo qalbi allha ku qabojiyo ha habarin u ducey

  • @Farhiya.omar1986
    @Farhiya.omar1986 Рік тому +1

    Aasha telka waa inaa ka qaado ilaa ey qaladkeeda qirato ooy dhahdo uma noqonaayo tanoo kale haka ogalaanin abaayo

  • @zamzamguled9760
    @zamzamguled9760 Рік тому +7

    Hi sis. I also live in America. I would advise you to take her phone and all electronics and until she is following the house rules.( trust me she will not stay in her room if you take the phone ) Don’t be afraid of the police they cannot tell you not to discipline your own child.
    1) you have to monitor her phone activity or she could fell prey to danger.
    2) she has to know to respect you as a mother . Be FIRM with her. Don’t be scared . I hope the situations gets easier for your family.

  • @hafsamohiadin5127
    @hafsamohiadin5127 Рік тому +1

    Abyo gabdhan somaaliya noku keen anaaka ku edeb barayne kiparaa hayee😂

  • @HabibaAli-vu2ke
    @HabibaAli-vu2ke Рік тому +8

    I am so sorry abaayo macan. It’s really sad situation Subxanallah. May Allah make it easier for you and make her the righteous daughter Ameen.

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 Рік тому +1

    Wlly hadaad talo iga maqlayso meshani maxkamad idin garqaadaysa adigiyo family gaaga maaha hadaad video aad cadayn ka dhiganayso aad duubaysana privacy haku ahaado plz kolba wxi gurigaaga ka dhaca dadka hala wadaagine alle ha so hanuuniyo cunugta tarta ah kolay cid ka wayn bay la saxiib tay o maskaxdi ka badashaye hala hadlin xiligay bahi qabato haso dagto wxn kugu la talinaya inaad qolkeeda camera yar ku xidho o sound leh teeda kale wx Ana muhiim ah inaad soo dhawaysato ood marka danbana waalidka iyo Africa gayso ilayn caruurti kale aya Ana ku dayanaya e adna malinti carafa so dhawe ducuyso o gurigaaga plz suratul baqra haka bakhtiinin

  • @maryanahamedrage3429
    @maryanahamedrage3429 Рік тому +1

    Balaayada lasaadsado weey imaan waxan lagan yaaba ineey ruun kugu wacado

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 Рік тому +7

    Abaayo allaah noo wada hanuuniyo ubadka qurbaha lagu dhalayo waa khayraysanyihiin balse u daji lana hadal inshaa allaah ilahay ha ku asturo sharkana allaah idiin ka hayo

  • @BigMan-xy2fc
    @BigMan-xy2fc Рік тому +1

    Asha Get out Room in Lagu dhaho adaa isku keenay Ilmaha maa somalia ku dhashid Adi markaa Qurbaha ku dhaleysid iney Baari Ku Noqdaan maa suugee Dhaqanka Gaalada ayey La qabsaneysaa hadaa Faraha La gasho Boolisaa lagugu wacaa waa lagu xiraa BeriNa iyadoo wiil Cadaan ah wasayo waa arki doontaa Hadapa Caruurtada somalia U soo Tarxiil adi ka shaqeyso Qurbaha hadaa rabto 😁😁😁😁

  • @aliishadagan3991
    @aliishadagan3991 Рік тому +7

    Aisha iskuday inaad ucaqli celiso waayo meeshan aad joogto waxaa Katarina illahay katakana cunug iyo gaalo cadcad 😢 markaa iskuday inaad wax usheeg to od wax kadhaadhiciso inaga inaan Muslim nahay soomaali nahay dhaqan leenahay gaaladu cadaw Nagu yihiin والله waan ucaqlicelin lahaa Maan ta haday iga ag dhaw dahay oo soomaaliga sifiican ugu hadli karayso ani waxaan jiraa 18 imikaan galayaa jaamacad
    Inshaa allah waxaan kuurajaynayaa khayr badan umu filsan iskunaday markas te sidaad iskufah maysaan inaad kula dhaqanto oo lasaaxiibto ❤

  • @BashiirPashka-fw4gd
    @BashiirPashka-fw4gd Рік тому +1

    Wall fikirkaa aan kuu shhegay mashaqaynayaa bal ii sheeg

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 Рік тому +4

    Abayo cilmi nafsi barty marka egy gabdha wxe Ila eg tahy qof wacan oo din leh marka waxba qaldan guriga iska Qur'an sar😢

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 Рік тому +1

      Waa views wllo gabadhayari videoyayadeda waykalamuqada maskin u eegthy

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 Рік тому +1

    Fucking Gabdhan Yar Maa saaas Ku Dhaheso😢

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +3

    Asha Allah ha ku fududeeyo gabar YA waaye ilmaha Allah kaag badbadiyo InshaAllah 😢😢😢

  • @maryama55
    @maryama55 Рік тому +1

    Asc abaayo gabadha awel haday sida kugu aheyd waa gooni hadii waxaan ey kucusub yihiina cilada ilmaha kale heshay aa heyda marka ilmaha ku QURAAN ku aqriso yaa xabiibtii ALLAAH BAARI HAKAAGA DHIGO😢

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 Рік тому +3

    😢ciil badanaa abayo ilhy u bari
    plz somalia uso dir ama adigaba keen
    hadadan inta samayn karin salaadda bar iyo quraanka
    ilmahana sasab

    • @myaisheree
      @myaisheree Рік тому

      No way Somalia is a terrible country all they will do is just rape her

  • @jaallecabdale3804
    @jaallecabdale3804 Рік тому +1

    Qoftan soomali keen kadibna jilci

  • @ayanissa2033
    @ayanissa2033 Рік тому +23

    Asha I hope this is a prank. Your daughter seems very respectful in your videos so this is surprising

    • @AsmaAbdulkadir
      @AsmaAbdulkadir Рік тому +7

      I thought the same thing! Must be a prank oo views laguradinaayo. Ain’t no way, the girl seems so sweet and listens to her mom in all the videos I’ve come across.

    • @shshss1192
      @shshss1192 Рік тому +1

      But just some videos doesnt tell u the whole truth! Maybe she is nice when her mom is nice to her otherwise she acts like this!

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 Рік тому

      Aniguba waan is idhi😅😅🤣🤣

    • @mandeqmunamohamed734
      @mandeqmunamohamed734 Рік тому +1

      @@AsmaAbdulkadir I doubt her more clout chasing I think 😢

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 Рік тому +2

      Wlaahi waan is iri intaa balaayo aan jirin bay sheegaysaa xataa sootay laheed waa layfuray hadana ninkii baa agtaagan naagtani waa beeno ley😂😂😂

  • @maryanahamedrage3429
    @maryanahamedrage3429 Рік тому +1

    Na wasaqad batahay hooyo waaxaba kama ogiid sii ilmaha aaba hood

  • @nasreeny2984
    @nasreeny2984 Рік тому +7

    Asha try and talk to your daughter when she is more calm. It seems like something is troubling her. Is she being bullied at school or by someone making her react this way. Look at the types of friends she is hanging around do they behave in similar ways. How much time have you invested in teaching your daughter the deen maybe take her to Islamic studies classes. Also, you are know on social media could she be receiving bullying about her mum on social media. There could be many reasons for this behaviour. Try and become her friend and figure out what is troubling her.

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 Рік тому +1

    Walhi dadka qurbaha jogo dhib ayay qaban ilahy ha idin sahlo

  • @hodanmohamed6429
    @hodanmohamed6429 Рік тому +9

    Alla bisinka 😢 Asha ilaahay hakuuu gargaaro😢😢😢

  • @ShankaroonAxmed-si3hj
    @ShankaroonAxmed-si3hj Рік тому +1

    abaayo sadaqada iyo digriga badi gurigaagane baqaro ku aqri ama kashid maalin walbo adkaarta caruurta isha looga xijaabo ku aaqri

  • @MishaawiMishaawi-ih6mf
    @MishaawiMishaawi-ih6mf Рік тому +6

    U sheeg askarta in ey guri isku xirtay aad ugu wacday quraac waxaan rabaa in aan safe gareeyo nolosheeda

  • @xasanjibriil9751
    @xasanjibriil9751 Рік тому +1

    Naagtan beenalayda hadhageysanina

  • @jhopeshukri6354
    @jhopeshukri6354 Рік тому +5

    Abayo take away the phone from her as a parent it's your responsibility to guide your kid and discipline her and you have the right to do that..pray to Allah and she will change insha Allah try your best to lecture her❤

  • @hibaaqdiini8609
    @hibaaqdiini8609 Рік тому +1

    Abyo soo sir pls ee dhaqan celis geey

  • @Halima-gp3ge
    @Halima-gp3ge Рік тому +3

    She should be thankful to have a good mom n family n beautiful room by herself say alhamdulilah habo n apologize n her hug ur mom n help her to wash the dishes etc that you can cuz some of the kids living in America dont have what you have 😢😢❤

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 Рік тому +1

    who bought the phone for her? at this young age and why is she talking to you or you allowing her to be rude and disrespectful to you
    this is not something she started today it’s been going on for a while mum
    you need to put in her place or you’ll pay a big price in the long run

  • @SafiyahShankar-cb3pf
    @SafiyahShankar-cb3pf Рік тому +1

    Abayo hadalka udaji wa ilmo yar

  • @AbdimalikAbdimalik-k7f
    @AbdimalikAbdimalik-k7f Рік тому +1

    Abayo telafoonk kaqadi

  • @Idontcare_123
    @Idontcare_123 Рік тому +1

    Talk to your daughter stop recording your daughter and share on social media, she clearly need help and support,you have right to take her phone if she's doesn't listen to your house rules.

  • @leylodahir4877
    @leylodahir4877 Рік тому +1

    Iska ceri waa naag walan waaa

  • @shum33y
    @shum33y Рік тому +1

    Abayo waa gabar yar la heshii saaxiib la noqo si tartiib oo wngsan wax ugu sheeg wlhi qeylo iyo handadaad ciyaal wax loogama dheefayo
    Xushmeey adi waana inaa bartaa adi micnaha baarrinimada sido kale uduceey ilaahow iitoosi dheh insha allah wey fiicnaaneysa

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 Рік тому +1

    Abyo allah kuso hanuniyo I’m sorry

  • @xafsohazzan
    @xafsohazzan Рік тому +1

    Abyo mcn qurbaha dhibaato kajirto waa aragta dalkaaga hooyo wax ka ga fcn ma lahan somali keen quraan kariim ku baran laheed diinta toosan qadan laheed please siwalba hakugu qaadato keen Somalia ❤❤😢 hooyo waa 4 tiir ee aduunka❤❤

  • @cadegafa7675
    @cadegafa7675 Рік тому +1

    Scripted

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Рік тому +1

    Somalia keen

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Рік тому +2

    Abayo waxkasta oo electronic kaqaad xaqbad uleedahey inad Canaanto because inad uso qaato tell mahan ilma ad😂dhashey hadana kumaqleynin Alla kaa qaad aya dhama ilahey hakugu xifdiyo subxanallah waxey qarinayso wa inad ogata wana inad lasocota waxey dawaneyso maskaxdeeda wali wa yartahey be friend abayo waani Diintana bar dugsiga gey ha barato xaqa waalidka kuleeyahey subxanallah Ilahow kula xifdiyo

  • @SalCali123
    @SalCali123 Рік тому +1

    I’m so confused. Is this real?

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Рік тому +1

    Garaac

  • @habibahassan3139
    @habibahassan3139 Рік тому

    Abaayo waxaanjoogaa .Kenya.waxaan.kamidahay.dadka kuguxiran wankula murge .ilmaha alhakuu .xifdiyo.gabadhaada.hadeey.kumaqliweeyso .hooyo.ugey

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 Рік тому

    Abaayo plz kaqaad phoneka una ducee rabbi hakuso hunuuniyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @meheeshlyrics
    @meheeshlyrics Рік тому

    SORRY HOOYO MCN

  • @cadarcumar6378
    @cadarcumar6378 Рік тому

    Abayo gabadha waxay doonto usamey kadib Soo sirsir somaliya keen kadib dhaqan celin geey😢😢😢😢

  • @muxaadaro-iz1kr
    @muxaadaro-iz1kr Рік тому

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن nuunha ❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘👍👍

  • @yasminyusuf5826
    @yasminyusuf5826 Рік тому +1

    Wllo Somalia wa inad geysaa intay ka qaan gaadhayso 😢

  • @QuenMumtas
    @QuenMumtas Рік тому

    darbika kumasax mushqushana madaxa ugali waa dhoocil kibirte😂😂😂

  • @ifrahamin6203
    @ifrahamin6203 Рік тому

    subxanalah walahi wadhibato iLlahey hakudhibyareyo Macanto sorry 😢🥺

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy Рік тому +2

    12 jir ayadoo ah hadey saan yeeleyso 18 hadey gaarto aa kadaran wlhi talo fiican iga qaado meeshas iskaga soo guura because cunug aad dhashay hadaa canaanato waa lagu xeraa meel karoon meeshaas aad illahey hasoo hadeeyo ayadana😢❤

  • @kolpoiy1183
    @kolpoiy1183 Рік тому

    WHY ON EARTH are you posting your child on the Internet opening her to a torrent of abuse. Absolutely disgusting. Respect is EARNED you’re not entitled to respect just bc you pushed her out. You’ll be on your own in your old age if you keep dealing with your daughter like this. She’s not your high school friend she is YOUR CHILD. Stop provoking, recording and arguing with her. You’re not entitled to anything just because you’re her mother. She didn’t ask you to have her.

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Рік тому

    Ilmaha la saxiib u DEJI kaxee meelaha gee u sheekee telphone loo iibinayo ilmaha oo Yar dhib badan ayuu keenaa ALLAAH HA INOO XAFIDO AWLAADA BIDNILLAAHI RAXMAAN