Masha alah lkn saasmaaha walaalo hadaa heesato ninfiican oo ku daryeelaayo adi iyo ilmahaaga waa inaa mahad sanid tiraahdaa eemaaha inaa bahdisho walahi dadkaan maanta way kuu sabcinaayaan lkn hadhow bay kugu dhihi doonaan soo tiimatihid ninkeeda yasi jirtay Marka hada lada qaar aad ku hadleesid iska fiiri Kuna faan ninkaaga ha iska waynan siin abaayo saa ujeedo asagu waa iska maskiin wayna kamuuqataa inuukujecelyahay marka ha iska burburin gurigaaga intaa dad ufaaneesid waa ta iga talo Mida kale hadaladaan aad ku yaseesid hadii looturjimo kawaran kunjeer kafiirso hada ladaada Waa iga talo Intaa dad ufaaneesid gurigaaga ha kuwaayin❤❤❤❤ Beautiful family ❤❤❤❤❤❤
Aisha qurux you really have a very humble man MaashaAllah illahey hakuxafido lkn hal talo mcnto markuu saxibka kulajoga camera attention badan hasinin azin respect badan cml❤ Anyway be blessed 🙏 dear❤
Na waxaas illahayba laga magan gala lakiin adigu wax aad hubta oo aad ku sheeginkarto inu ninkagu yahay mid ka cabsanayo mahaa ninkani kama baqayo ma arko malin kasta waa ka taga wanad ka daba oysa karti iyo awodna ina rag hortaba lagu haysan waye isdaji abayo fankana iska dhaf illaahayow isakhir ku ducayso
Ninkaan waan ka burji sareeyaa waan ka adkahay ayaa reer kaga dhib u geeni karo. Somali dan afka ka falan haday isaga iyo hooyadii u fasiraan soo qadar ma aha inay kula gacdo.
Abyo nimcad alh ku siyo hashegin dadka waxab uma quraan xabiibti isha bindanka buur ayey dumisa xabiibti alh ku barkey alh ku adkeyo 🤲🏼🤲🏼❤ amiin❤❤
Masha alah lkn saasmaaha walaalo hadaa heesato ninfiican oo ku daryeelaayo adi iyo ilmahaaga waa inaa mahad sanid tiraahdaa eemaaha inaa bahdisho walahi dadkaan maanta way kuu sabcinaayaan lkn hadhow bay kugu dhihi doonaan soo tiimatihid ninkeeda yasi jirtay
Marka hada lada qaar aad ku hadleesid iska fiiri
Kuna faan ninkaaga ha iska waynan siin abaayo saa ujeedo asagu waa iska maskiin wayna kamuuqataa inuukujecelyahay marka ha iska burburin gurigaaga intaa dad ufaaneesid waa ta iga talo
Mida kale hadaladaan aad ku yaseesid hadii looturjimo kawaran kunjeer kafiirso hada ladaada
Waa iga talo
Intaa dad ufaaneesid gurigaaga ha kuwaayin❤❤❤❤
Beautiful family ❤❤❤❤❤❤
Aisha wllo gabdhahga Naya ha dhihin dheh Hooyo mcn iyo erayo mcaan❤
Mansh Allah Stay happy always xppti 😊😊😊😊
Aisha qurux you really have a very humble man MaashaAllah illahey hakuxafido lkn hal talo mcnto markuu saxibka kulajoga camera attention badan hasinin azin respect badan cml❤
Anyway be blessed 🙏 dear❤
Caasha walal wanku salaamey waxad tahey fariid reerkaga allaha ku xiftiyo aduun iyo aakhiraba adban ku jeclahay ❤
Ilaheey haku adkeey uurka qaali qurux baby caafimaad qabo ilaheey haku siiyo Allahuma aamiin
Maasha allaah abaayo allaha idin xafido aammiin
Mashalla.alaha.kubarakeeyo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Maa shaa Allah gabadheen iyo faamilkeeda ilaahoow xifdi
Congrats asha we are happy for you
Maasha Allah may Allah bless you family ❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah meesha add bay uqurxoontagay
Waryaa iya naayaa maxaytaha 😢
Abayo ilmaha eray fiican ku dheh
Kuwa cadaankaba waa u qoslaysaa haay baa dhahaysaa
Gabadhaada wayn wajigeeda mafiicna yanci inay wax diidayso caadi baa looga dareemi
Ilmaha way kala masayraan ee cuqdad kaa qaadin
Wcs wr maasha allaah family qurux badan
Mshallha Allha ku barakeyo nolasha
❤❤
Mash allah asha wan ini salamaya
Maxaad burji sariisa casha markasta oohin baad nala soo hore fadhidaaye 😂😂
Caaisha waa caqli ley maashaa allah kusoco wllo
Abayo ilmaha naayaa waryaa hadhihin
Mash allah wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉
Sis caaho cadey ilahey cadowga hada qabto ❤❤
Amiin mcto
Sc wr wb xbibti asha ana uhoreyo ❤❤❤❤❤ allh ku adkeeyo
We love you cadayy ❤❤❤❤
MACAANTO VIDEO GASS WELII WANSUGONAA EE OGOWW 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Mansha allha ❤❤❤
Hambalyo 🎉❤abyo
ASHO GABADHA FILSAN AH KADHAAF NAYAA MAR WALBO AA DHAHEYSID.❤❤
Abaayo aniga xita waa dhaha maficno waa iska jari la ahey
Ani waxan ku dhihi laha waxada qarso yaan ninka lagugu dirin wlh somali walan aya jirto oo xasid ah oon xishon
Tan kaleeto ninka waa biniaadam warkaagana waalooturjymayaa nimcadana ilaa xad iskuday inad qariso
Mashlh jacylka sakhirda qofku hdu ku jecelyhy WAD ka adgthy😅❤💑
Maasha Allaah
Hadad kabulji sareyso dhagaha danbi wayee iska bixi kudheh
Mashaalah ❤😂😂
Congrats 🥳 bbe😊
❤❤
ASHA BURJI MA JIRE EE NOLASHA GUURKA WAA IS IXTIRAAMI LABADA DHINAC . EE IS GUURSATEY IYO JACEL IYO NAXARIIS .MA AHA NACEYB IWM
Maxaa waye ninka dhagaha u duran😂😂😂😂
Mawo arko adoo uur ayaan leyahay dhahaye maxaa qaldan wah
Insha Allah coming soon
Asho soo adigii yiri ninkii hore waa igaraacijiray qof aad ka bulji sarayso see kuu tumijiray
Markuu doroga bartay buu tomoww bilaway
Na faanka.naga.daa. waxna.ma.ilaliside.ninkan isaga 7dhashey.adaabta aa faanka.naga daa abayo qof.qatarey iska dhiigeysa
10 hadan dhalay xitaa wan ka kalsoni badanahay dhilo
Na waxaas illahayba laga magan gala lakiin adigu wax aad hubta oo aad ku sheeginkarto inu ninkagu yahay mid ka cabsanayo mahaa ninkani kama baqayo ma arko malin kasta waa ka taga wanad ka daba oysa karti iyo awodna ina rag hortaba lagu haysan waye isdaji abayo fankana iska dhaf illaahayow isakhir ku ducayso
TASS WA RAAYI GADAA LAKIIN SHAY INUU ASHO INDIIHISA KAJECELYAHAY WAN UWADA JEYDNAA, EE ADIGA XAA KUHAYA OOD GABADEEYNA LAA LIIDESAA🙄🙄🙄 ASHA KEEP GOING MCTO NAAG KARTII LEH CADOOW MA WAYSOO ❤❤❤❤
CADAY WABA KUDUCESTAA ILLAHOW CADOW HAIWAYIIN 😂😂😂
Beautiful family kip going ❤❤❤
You are so kind❤❤
Kii Horanaan Ka Burji Sareeyaa Kulahaa Sowdigii Lahaa Wuu I Garaaci Jiray Ninkui Somaliga Ahaa Naa Adiga Kaalay Maxaad Hadba Af Ugu Hadashaa Yaab😂😂😂😂
😂😂😂😂waa beenalay waliba doqona
KEEP GOING CADAY BEUTIFUL PLACE ❤❤🎉🎉🎉
Thank you, I will❤
❤
Ninkaan waan ka burji sareeyaa waan ka adkahay ayaa reer kaga dhib u geeni karo. Somali dan afka ka falan haday isaga iyo hooyadii u fasiraan soo qadar ma aha inay kula gacdo.
Kabaxdi ayaga ayuu racaa 🤷🏿♀️
Asho asc sotanatiri ninki hore waa idilijiray seba uga burjisareysay
Gacaan qadka markuu bilaway wa markuu drogada bartay
Dhagtaa ka fuur waxa ku gu jira
Abyo sadxe gabdhod ayn nin ku gursady gumeesi iyo gacn qaad noso badi dardarnka
Sorry mcto 😢😢 haye
Ani waba kugu wareeray adi😅
Iska wareer sanaw 😂😂
Wcs wr maasha allaah family qurux badan
❤❤❤❤❤