Shaqadeyda baan usheegay in aan muqadaraad isticmaalo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn 17 днів тому +17

    Uqti salma aduun waa inyar xijabka kudadaal illaheyna hakuwaafajiyo

  • @AminaAhmed999
    @AminaAhmed999 17 днів тому +21

    انت جميلة جدأ البس حجاب ارض ربك الذي خلقك و رزقك و اعطاك صحة والعافية . الدنيا فانيا . اما في الجنة و اما في النار . السعيد من اطاع ربه

    • @halimamukhtar8791
      @halimamukhtar8791 16 днів тому

      الله يهديها كانت تلبس الحجاب وللأسف شالته ماشالله عليها

    • @ABDOURAHMAN-hw1tx
      @ABDOURAHMAN-hw1tx 10 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Khatra_abdirahman
    @Khatra_abdirahman 16 днів тому +8

    Ilaahay kacabso walal xijaabo Ilaahay caafimaadka kusiiye xasuuso

  • @hkay980
    @hkay980 12 днів тому +2

    I have not watched you ever as i had a negative perception about your storytelling ability & the content of your storyline....however, i have found out that you are naturally talented in communicating....Moral of the story is dont judge a book by its cover. This captivating..very funny story show casing TRUE GAPS IN COMMUNICATION..

  • @maxamedglucklich6183
    @maxamedglucklich6183 3 дні тому

    Hhhhhh mshallah sida aad u sheekaynayso iyo qaabka aad wajigaaga ugu muujinayso dareenka aad soo gudbinayso inama caadi maaha. Mshallah ❤❤❤❤❤ ilahay haku xafido 😊😊

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 7 днів тому

    Maasha allaah adoo 13 ah baa timi dalkan waana waqti aad caqli lahayd oo dalkaaga quraanka iyo dhaqanka ku soo baratay hadda is astur waa iga waano habo

  • @siyadissack6353
    @siyadissack6353 15 днів тому +5

    Walal hijabka saroo saladhana kudathal wad libani

  • @fadumomahamud6955
    @fadumomahamud6955 6 днів тому

    Habar is astur aduunkan waa laga tegaa akhiro oo aan laga soo noqoneen ayaa nasugayso gabadha xijaab iyo xishood aya ku qorxoon yihiin
    Nicmada allah kusiiyay uga shukri oo asturo

  • @IfraahAbdilaahishire
    @IfraahAbdilaahishire 17 днів тому +2

    Abaayo waan ku jeclahay waan ku taageeraa Gabar aan Aad uga helo sheekooyinkeeda ayaa tahay walashay qurux ayaa tahay but hadii aad timaha asturato waa kasii qurux badnaanaysaa guulayso xabibti

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 16 днів тому

      Naag qofka aad argty agjiifto miya xijaabo leedhy lol

  • @TheCabdixaaji
    @TheCabdixaaji 8 днів тому

    ukhti salam Masha Allah waa ig a qoslisey

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 6 днів тому

    Guuleyso

  • @jmaalabdusalaam6396
    @jmaalabdusalaam6396 День тому

    🎉

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 8 днів тому

    Barakallah, beatiful young lady you should wear hijab

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 10 днів тому

    abaayo kac si baa idilay ifudu dee sidii aan kuu wasi lahaa

  • @fardowsoyacquub
    @fardowsoyacquub 18 днів тому +2

    Nayah salmay ana uhoreeyo love isaar Eedada wase😂😂😂

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 13 днів тому

    New subscriber here, she's funny and beautiful

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 2 дні тому

    Walahi walagu jecel yahay ee xijabo hadad janis heysataye😢

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 16 днів тому

    Asc walashey manta ayaa igukahoreysa tala ayan kusini ilahayki kuaburti kabaq abayo is astur

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 11 днів тому

    Asturaada maxaa kuudiiday Allah ku abuurey kama xishoonaysid

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 10 днів тому

    LUGAHAAGA SIDAY NADIIF U YIHIIN ARKAAYE HADA KU HELO LAAHAAY SIILKA KA LEEFI LAHAAAY❤

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 9 днів тому

      Siilka iyo lugaha isku caraf ma ahee ss talo ah

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 9 днів тому

      @@OmarOmar-yu4mq wax WALBO nadafad AYAY RABAAN okaliya

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 9 днів тому

      @@Commentkudhigle-s1g haday kuu nadiifiso ice cream ookalaa u leefaa dheh

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 9 днів тому

      @@OmarOmar-yu4mq haaa sxb JIR mcn ledahay qofta

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 9 днів тому

      @@Commentkudhigle-s1g 🤣🤣 haa soo jiidasho ayay leedahay

  • @SamsamXusen-b9y
    @SamsamXusen-b9y 17 днів тому

    Asma maamo waan ku jeclahay m

  • @mrali3601
    @mrali3601 15 днів тому

    Alcohol, drags etc

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 8 днів тому

    Naa is astur

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w 17 днів тому

    Abyo Salma xijaabka xiro aduunka dhal dhalaal kisa you ku sirin xisaab baa dambeso waan ku jecelnahay Haku kadsoomin waxan yar😢

  • @cadomedia
    @cadomedia 8 днів тому

    Mashaa Allah waa gabadh yaroo fariid ah ❤❤❤

  • @MariaMohamed-e8n
    @MariaMohamed-e8n 18 днів тому

    Salmooy tiktok kusoo noqo pls wn ku xisee😢 I love you❤

  • @Ayaanmaxamedcali
    @Ayaanmaxamedcali 10 днів тому

    Is astur abaayo

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 15 днів тому

    That's sunny

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare1829 8 днів тому

    Dhanka luqada ayaa dhib ka hestay waa iska caadi waa dhacdaa

  • @farahahmed7429
    @farahahmed7429 15 днів тому

    She’s so funny

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 9 днів тому

    balwaad waad caabta waanad ledahyi dee

  • @haragale
    @haragale 14 днів тому

    Waxaan aad uga helay qosolkaaga

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 13 днів тому

    😂😂😂😂 it's really funny

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 12 днів тому

    Walaal is astur islam matahay ilaahay kacabso adoo sodaasa haday geeridu kuu timaado sow qasaare maaha ilaahay raali ahaan shihiisa iyo janadiisa rajee cadaabtiisa iyo ciqaabtiisa kabaq

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 12 днів тому

    Salma, you are beautiful!
    **Salma, du är vacker!**

  • @haragale
    @haragale 14 днів тому

    Asc

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 16 днів тому

    Is astur walaalo

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 16 днів тому

    Is astur inaadeer oo dhar xidho waad qaawantahay ee .

  • @noornoor455
    @noornoor455 13 днів тому +1

    Runta waxay tahay qurbaha in wax badan o dhib ah ay nagu haystan o an wiliba an la wada amusanahay

  • @AFX-n9n
    @AFX-n9n 16 днів тому

    😂😂😂thats funny

  • @ardoabdi5098
    @ardoabdi5098 4 дні тому

    🎉🎉🎉😂😂😂

  • @user-yq8dp6oy6n
    @user-yq8dp6oy6n 18 днів тому

    I don't understand, what is muqadarad?
    I know quri but what's the word you confused it for? I don't speak swedish either.

  • @Zia-b5x
    @Zia-b5x 16 днів тому

    Muqadaraas ii macneeya please

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 16 днів тому +2

      maandooriye AMA balwada noocyadeeda kala duwan

    • @Zia-b5x
      @Zia-b5x 16 днів тому +1

      @@caashobashiir648 bismillah….. mahadsanid qaali

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 15 днів тому +2

      @@Zia-b5x adaa mudan huuno

  • @AzmaJano
    @AzmaJano 17 днів тому

    Ku xiiisney salmo UA-cam

  • @nyg1162
    @nyg1162 17 днів тому +1

    😂😂😂😂😂❤👍🏾

  • @saciidocabdimaxamed2230
    @saciidocabdimaxamed2230 17 днів тому

    Naa Salmay halkee kadhacdee yariis adi dhan rihana da, da kawen lagu modaa😂😂😂

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 16 днів тому

    😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @saciidocabdimaxamed2230
    @saciidocabdimaxamed2230 17 днів тому

    Een Salmay tinta kaniinigee u cuntaa inteena kahelaa xamara jogaye😢

  • @AhmedYusuf-r3x
    @AhmedYusuf-r3x 8 днів тому

    Ma 13 ayaa lagu soo guursaday beenalay

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 17 днів тому +1

    😂😂

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq 11 днів тому

    Salmya wan ku slmy

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 16 днів тому

    😂😂😂

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 15 днів тому

    😂😂😂😂laga qari😂😂😂 xabadka 😅😅

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 13 днів тому

    😂😂😂😂 Allah beerkiibaa icasaadaay saan uqooslaayey salmo

  • @fartuungeedi3175
    @fartuungeedi3175 16 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 18 днів тому

    Kkkkkkk

  • @MUHANNADHASSAN-b4n
    @MUHANNADHASSAN-b4n 17 днів тому

    cabsi cabsi 😂😂😂

  • @ayanahmed3118
    @ayanahmed3118 10 днів тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @haragale
    @haragale 14 днів тому

    Ma Lula soo xidhiidhikaraa

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 17 днів тому

    😂😂

  • @radwanmario7593
    @radwanmario7593 17 днів тому

    😂😂😂😂😂