Salma Hared
Salma Hared
  • 147
  • 3 037 161

Відео

8 Qalad oo kalifay in aad guurka ku qasaarto
Переглядів 8 тис.2 години тому
8 Qalad oo kalifay in aad guurka ku qasaarto
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay part 3
Переглядів 13 тис.4 години тому
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay part 3
Dadku marbuu idin baahdaaa ee haka jeesanina
Переглядів 4,2 тис.9 годин тому
Dadku marbuu idin baahdaaa ee haka jeesanina
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay part 2
Переглядів 32 тис.16 годин тому
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay part 2
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay
Переглядів 27 тис.16 годин тому
Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay
Kiin Jamac oo Salma Riana la caweysay
Переглядів 94 тис.День тому
Kiin Jamac oo Salma Riana la caweysay
Vlogii ugu qosolka badnaaa.
Переглядів 32 тис.14 днів тому
Vlogii ugu qosolka badnaaa.
vlog yarooo faqri ah.
Переглядів 5 тис.14 днів тому
vlog yarooo faqri ah.
20 jirkaaga maxaad usheegi laheyd?
Переглядів 7 тис.14 днів тому
20 jirkaaga maxaad usheegi laheyd?
madooneysa in uu daalka kaa baxo? vitaminada aan isticmaalo aan idinla wadaago
Переглядів 4,1 тис.14 днів тому
madooneysa in uu daalka kaa baxo? vitaminada aan isticmaalo aan idinla wadaago
Shaqadeyda baan usheegay in aan muqadaraad isticmaalo.
Переглядів 37 тис.14 днів тому
Shaqadeyda baan usheegay in aan muqadaraad isticmaalo.
karemkan antiageka yuusan ku dhaafin si aad da'da isaga ilaaliso
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
karemkan antiageka yuusan ku dhaafin si aad da'da isaga ilaaliso
kareem aad ku cadaan karto adigon wajiga iska haleyn
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
kareem aad ku cadaan karto adigon wajiga iska haleyn
Haaraha waxa urood iyo dhaldhalaalka wajiga
Переглядів 3,8 тис.Місяць тому
Haaraha waxa urood iyo dhaldhalaalka wajiga
Gurigeyga daawada, hana qoslina
Переглядів 27 тис.Місяць тому
Gurigeyga daawada, hana qoslina
cali dheere hooyadiis oo 60sano buuxisay
Переглядів 7 тис.Місяць тому
cali dheere hooyadiis oo 60sano buuxisay
Nin naag qabo baan hada kohor jeclaaday
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Nin naag qabo baan hada kohor jeclaaday
Fathiye Absiye iyo geenyada madow maxa dhaxmaray?
Переглядів 24 тис.Місяць тому
Fathiye Absiye iyo geenyada madow maxa dhaxmaray?
cunug somali oo loo geeyay waalideen qaniisin ah
Переглядів 13 тис.2 місяці тому
cunug somali oo loo geeyay waalideen qaniisin ah
Buskut iyo muniiro wacdaro bey dhigeen
Переглядів 27 тис.2 місяці тому
Buskut iyo muniiro wacdaro bey dhigeen
guryaha somalida ma sidanbaa?
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
guryaha somalida ma sidanbaa?
Somaliyeey Omar faraha ka qaada. idinka cadawgisa kowad ah walahi
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
Somaliyeey Omar faraha ka qaada. idinka cadawgisa kowad ah walahi
make up iyo sheeko
Переглядів 3 тис.2 місяці тому
make up iyo sheeko
maxa ka jiro arinkan? fikrateyda bal dhageysta
Переглядів 14 тис.2 місяці тому
maxa ka jiro arinkan? fikrateyda bal dhageysta
walashey iga yar oo aan ku xujeestay in eesan qoslin si ee lacak uhesho
Переглядів 17 тис.2 місяці тому
walashey iga yar oo aan ku xujeestay in eesan qoslin si ee lacak uhesho
Faaidada ee ledahay in kintirka laso ceshto
Переглядів 27 тис.2 місяці тому
Faaidada ee ledahay in kintirka laso ceshto
sawabta aanan culumada soomalida udhageysan
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
sawabta aanan culumada soomalida udhageysan
Muniira bal dhageysta waxey ka sheegeyso buskut
Переглядів 31 тис.2 місяці тому
Muniira bal dhageysta waxey ka sheegeyso buskut
Salma oo ka sheekeysay jabkii kuso dhacay
Переглядів 8 тис.2 місяці тому
Salma oo ka sheekeysay jabkii kuso dhacay

КОМЕНТАРІ

  • @Hamdisalad194
    @Hamdisalad194 48 хвилин тому

    Meshas wamel ilahey kataxadiro ❤

  • @AishaAisha-od3pt
    @AishaAisha-od3pt 57 хвилин тому

    Haa wili wa la guda

  • @nasra8195
    @nasra8195 Годину тому

    wax walan san u qoslay wan furay baloo ku qarxusay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh caku salma

  • @RashidOmar-zs2bb
    @RashidOmar-zs2bb 2 години тому

    I love you salma

  • @WxakstaWaxwalba
    @WxakstaWaxwalba 2 години тому

    Naa salmooy intee lagugu soo qarxiyayay aan so dawadee

  • @AnabAbdi-z8g
    @AnabAbdi-z8g 2 години тому

    Mashaa Allah abayo you are so beautiful

  • @IsraMuhiyadin
    @IsraMuhiyadin 3 години тому

    Naa salmaay ha iwaalin 😭🙄😂

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 3 години тому

    Walaaleey...Asturaada..ad ugu qorxoontahay....e is asturtiit

  • @Ekorre-bx8rh
    @Ekorre-bx8rh 3 години тому

    Jag älskar dig ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 4 години тому

    Alle naturo waa aduun

  • @fathiaali-yx8xn
    @fathiaali-yx8xn 4 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yaasirmohammed
    @yaasirmohammed 4 години тому

    Kkkkkk adigaa

  • @abdifaarax1217
    @abdifaarax1217 4 години тому

    Wlalo wad qurux badantay quruxda maad ino astortid

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 4 години тому

    Kkkkkkkkk 🤣🤣💯👍👑🌹🫶♥️🫶👏👏

  • @ZamzamShaleAbdi
    @ZamzamShaleAbdi 4 години тому

    ❤❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 години тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 5 годин тому

    Na salma halke lak3ny ben badna😂

  • @MaaidaAli-z4q
    @MaaidaAli-z4q 5 годин тому

    😂😂😂my malaku keenin 😂

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 5 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaaisoJaamac-o5j
    @FaaisoJaamac-o5j 5 годин тому

    Asc wllo ❤❤❤

  • @deeqoahmedali3918
    @deeqoahmedali3918 5 годин тому

    Kkkk

  • @Qaali12
    @Qaali12 7 годин тому

    Waa talo wax ku’ol ah. Mahadsanid wllo 😊

  • @TheAdoonAlle
    @TheAdoonAlle 7 годин тому

    I love Salmo, she is so open minded and entertaining. Mashallah❤️❤️

  • @rahmamahamed7420
    @rahmamahamed7420 8 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RahulKohli202
    @RahulKohli202 9 годин тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 9 годин тому

    Wax fiican ayad no shegtay tanks adna xijabo is astur macanto

  • @sucdinuuraxmedibrahim5287
    @sucdinuuraxmedibrahim5287 11 годин тому

    Salmaay runtii wa idin jeclahay Wana ku farxay waxasameysee❤❤❤

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 19 годин тому

    Walaal taasi waa shuqulka gaalada waxa aad dhalayso iyo waxa aanad dhalayn ilaahay waxa uu kuu qoro ayuun baa dhaqaaya

  • @sarelib759
    @sarelib759 22 години тому

    Salma timaha maha kusehisa walal ?!from djibouti.

  • @FarxiyoawuukarMaxamed
    @FarxiyoawuukarMaxamed 23 години тому

    Salma waa ku dawadaa lkn qoralada kuso qoro ma iso jawab tit sister su.aasha waa tan 👉 sidee nin aan ka heshay ama aad jeclaatay adigoo ushegan jacel loogu beraa horta ani ahaan waan ka hellay mana jeclaan dadaa ku qoq daa ku jiraa 19😂😂

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 23 години тому

    Wlhi been mahan qof diinta ku liinto iyo mid ku fcn isma fahmayaan

  • @SaadamahdiSaadamahdimoud
    @SaadamahdiSaadamahdimoud 23 години тому

    Love yoube ❤❤❤❤❤

  • @IkraanAbdullahi-j7f
    @IkraanAbdullahi-j7f День тому

    Aankuwaydiye Gaalo Mata hay ama muslimad

  • @IqraAbdinasirMaxamud-jn4ql
    @IqraAbdinasirMaxamud-jn4ql День тому

    Abyo is astur sida dad ka muslimita udhaqan 😢 diinka allaha ku maceyo kher kula jecel nahay

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist День тому

    Qoftan gabrtan yar iyadoo wadata ayay ula timi ninkan cad wax dambe ma dhalin sababta ma taqana ninkan cadaanka ah waxa kaliya uu kula joogo qoftan waxaa weye waxa ka tumaa 000 da meel kale dan kama laha 😄😄😄😄🤣🤣🤣🤣🤣

  • @NehaalMaxamed
    @NehaalMaxamed День тому

    🙄😂

  • @Thewho444
    @Thewho444 День тому

    Tan mid nasaneyso uma eka

  • @NehaalMaxamed
    @NehaalMaxamed День тому

    🙄😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IfrahHaji-z7g
    @IfrahHaji-z7g День тому

    Sax

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 День тому

    Wada hadal waa muhim

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 День тому

    Waa sax abyo

  • @jmaalabdusalaam6396
    @jmaalabdusalaam6396 День тому

    🎉

  • @Maruuush
    @Maruuush День тому

    Salmaaay😢

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 День тому

    abaayo sidaa wax walbo usaxday ookale salaada iskaaga sax xijaabka iyo wax walbo waa kuu saxmaayaan illaah baa qalbigaaga ku weynaa haayo nabiga muxamed scw xoog baa u jeclaa neysaa ee abaayo salaada siwacan u baro mashaa allah qof fiican aa tahay

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p День тому

    M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 День тому

    Masha alah mum salama❤🎉❤ good girl 👧 👏

  • @ifrahabdinasir675
    @ifrahabdinasir675 День тому

    Caloosha mar mar bey been sheegtaa Tu’saale isbadalka isagoo ficaan ayaa mararka Qaar ka lababeyneysaa ama cabsaneysaa 😊

  • @sukeynaMaxamuud
    @sukeynaMaxamuud День тому

    Waa run nabiga scw gabar garoob ah buu rabay inuu guursado markas bay ku tiri anigu & 3 sharuud baan wataa oo ah kow anigu waan yara weynaadey oo nabiga xoogaa bay ka weyneyd 2 waan maseyr badanahay 3 caruurna waan haystaa ma ila korin caruurtuna agoon bay ahaayeen nabiga scw wuxuu ku dhahay aniguba wax badan kaama yari tan maseyrka ilahay ayaan kuu baryayaa mida ilmahana ilaahay ayaa irsaaqadooda qoray oo wax aniga igu xiran ma aha dee nabiga caruur uu adeer u noqdayna ayagaba nasiib badan marka sidii bay isku guursadeen in la tashado guurka ka hor waa wax fiican Salmaay abayo ilahay ha ku asturee is astur

  • @Caliya529
    @Caliya529 День тому

    Abyo marka wax no shegeysid si caadiya noga sheeg kaftanka nagada daade salmay iyo saad afaka ka sinayso😂uff

  • @Cha.simanmedia
    @Cha.simanmedia День тому

    Runbaad sheegtay salmaay guurka waa in laga fiirsado walaashey xijaab xiiro waad ku qurux badnaa leheed xijaabka hadaad xiran leheed