FILO PART 127
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
Alla mahad leh
Mawla xamdi leh
Muxamed baa nuur leh (scw)
Scw scw scw
Masha Allah scw
Alx❤ scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw
FILO PART 1.....ILAA....PART 127❤
INTA SOO DAWAATAy KALIYA WAA LEGENDS ❤❤
Ani waye
@king-ceyda wlhi kula mid ayan ahay
King Ceyda adigana manala daawaneysay kkkkkkkkkkkkkkkk
Ani sodawaday ❤
Wah xiliyada lasoo daayo saan xaadir u ahay ka warla'dahay wlhi 1-127 xaadir ahay
Am a Somali Sijui....Never missed this film.
The best 👌 👍. The 1st time, I am following up on a Somali film.Should be added to Netflix series
Mambo Mkuu😂❤
@ruunmariam1070
Salama boss 😂
Ma sha Allah maanta Filinku heer saruu maraya Walaalkeen our best Somali Director waad nagafarxisay please bari iyo axada inoogu dar jabka Naif iyo mister Halaag baan rabna inaad inoo soo dadajisid you all Gurmad team deserve the best World Somali movies award 🏆🏆🏆and our world best movies director deserves V I P ring and the Ferraris car I don’t know how to spell 😂 I ❤ you all
Finally🎉😭 saa u sugaayay waan daalay yaa ila sugaayay👋🏼😂
Ma'aanto ana kula sugaye😂
Aniga 🤚🏻😩
M.a kusocdaa aniga tagero weyn inahy
Asc meeqo kheyba noo dhiman Abukar mahdi
Wamahas ❤❤❤🎉🎉🎉
Ala maalmahan maxa jab is daba yaal rayaana jabkaada waa faraxad weyn🎉😂😂like isaara inta faraxsan abti xabiibi majirto waa lagu shukulaaa😂😂
Abo dhabsar nagta😂😂😂😂😂
@@Anab745 aabo naaga qaabaa 🤣🤣😂
🎉
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😂😂😂😂😂the 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Intii rabto in la badiyo farta taaga 🆙☝️
Waan soo daahay hadaan fiirsaday maadta dhan shaqaan ku jirey Alxamdulilaah ❤
Sumaya guuuuuul doofaarta sixun u dil eyda ani hilibkeeda cuni lahaaa ❤❤❤🎉🎉
Maalin wanagsan musalsalkan waxan ka dawnaya badhan oo gobolka sanaag ah dhamantin wan idin salamaya ❤
Walaga qaaday❤
Sidoo kale❤
dadkaygii meesha majoogtin from badhan waan ka qaadnay😂😂
Muxamed SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ahaaatoo noo ahaatay team saabiriiin magalaaku enaguu inoo shidanyay 😂😂😂😊
Noo ahaaty sarabnay noo ahaatay
Ad iyo ad sa ufaraxsanhy mamalen kartid😂😂😂😂😂
Manta wajimce kusaliya xabiibkena muxamad scw❤
scw
❤ صلى الله عليه وسلم❤
Scw scw scw❤❤❤
Scw
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah cimriga hadin dheereyo cfimad iyo cibaado subana ha idinku arsaaqo❤❤❤waad naga farxisan mar wlbee😊
I came back to the comments i wrote my comment from Seattle Washington after my fajir prayer I couldn’t wait may Allah forgive me I am going to read my adkar now I am going to to send my dua for all of you my best team Gurmad ❤may Allah give to all of you long healthy life 🤲🤲🤲 Allahuma amin
😊
صلو على الحبيب 🥰
Salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️ 😍
Scw❤
Waxan ahay filimkan 1-127 inaan lasocday runti waan ka heley sida loso diyariyey maskaxdi kaso maxatey ilahay hakobciyo masha allah waa filim filim dhaafay supper hit waaye xaqiiqdi jilayaasha waa jilayaal aan caadi ahayn masha allah masha allah runti inu dhamaado majecli ha iska socdo....
Ayyy weyn lawada sugaaysy
Filo filim xamasad leh wlle
Mahadsanid abuuk mahdi Alla ku sharfo ❤
Jimca Wanagsan Musal salka Waxaan Kalasocdaa Magalada Mombasa Kenya❤❤❤❤
Same✌️
Gary's today jima mubarak 🎉love you nabi mohamed صلاه عليه وسلم ❤
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Igulasaliya nabiga [ SCW]
Inta tiima filo 1 ilaa 127 aan dhaafin wilba dharta soo deysmada like saara
Manta qofka kowad ehe love team gurmad ❤
❤ani ma U maleyo qebtan iney so dhahday mase waa sugitanka sugayay
😂Abe dabsar nagta hhh yaah kulaha abe dabsar nagta nagaqaba kulaha hhhhhhhh
thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤❤
Wonderful team, Gurmad 👏 Love you all.
Mom from Columbus, Ohio, USA 🇺🇸
Aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin dhamaantii sida wacan ee aad noogu shaqeysaan har iyo habeen runtii amaantiina kama daaleyno waxaa tihiin kuwo marwaliba uheegan sida aad nooga farxisaan allaha idinka abaal mariyo ❤
Hadaad koleyba jimca oo keliya soodeyneysaan minutes yada soo badiya
Macha allah filimka filo waan la socday bilawgii ilaa hadda waan idiin dhiiri galinayaa 🎉🎉🎉🎉🎉
😂😂😂😂ninki Romeo ahaa aabe aniga nagaan qabaa 😂😂😂😂😂 best film teem filo gacantin waa fadhidaa❤❤❤❤❤❤
Masha Allah anikaa uhoreeyo isooducerya in Allah awlaad Salix ah isiiyo
Ilhy hakgu arsaaqo kuwo diintoda jcl adigana baari ku noqda❤❤
Alle hku siyo owlaad baariyaal ah caajilan qeyru aajil abyo رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين docodaan Ku duceyso. Ana ii Soo Ducey inuu Alle afar indhood oo nawad igu Kala keeno aamin Yaa rabal caalamin
Insha Allah wd heli wll wnkusoo ducaynayaa waa maalin jimcaade😢
Alla haku siyi kuwa bariya wll qali❤
Kabahaan kuu galinaa kaxaaxaabi heee lacag jaceyl afyaxaas dalaq.
❤ team filo❤
Wahwah 😊jabka naa if farxad boo inoo yhy hadaan nahy team saabariina
Maslax galabta woo xishoody😂😂
Kusliya xbbken scw scw
Nabiga ku salli(scw)
Mnta saaa u sugye markeee xisada biiLabty sooo deysseen hadaaa dawanyaa gulesta jecyl yasheedowww mamo baxsaneyyy luvvvvv Uuu❤ apti maslax 😻😭😂
Filmka filo wlhi anigo talka iga halabey xita kama harin talfon walaalky u leyahay ayaa ka dawadaa guuleysta teamkeyga ❤
Ani io adi isku mid nahny quruxey mobelka wu iga halabay😊😊
@@MiskiMohamed-e1nAnigabo wlhi😭
@@MiskiMohamed-e1n aniga xitaa Wu iga halabe kii walashey ka firsade😂😂😢
Manta wa jimco aan ku salino xabbibkena muxamed Sallaahu caleyhi wasalam ❤
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw
Safiican umatasheen heer run aan maleene😢😢
Saabiriin Aroos weyn haloo dhigo Rayaana Ciqaab adag hala marsiiyo
Sumayo mexe halesi loo iqaawa
Waxaa kawaday Rayaana 😂
Kusoow now you are talking…..next week is going to be lit! Isbaaro xawalad yaasha dhan! Taj, Dahab Qode, Amaal, and all aan wada dhiganenaa! Can’t wait!!
Kkkkkkkkkkk wallhi funny waye film kaan mahadsanid inbadan bahda filo iyo abuu kar mahdi
10/10=2024 ayaa dib ugu soo laabtay inaa fiirsado fili 7bil maan fiirsan
Iam the first igula saliya Rasuulkii udgoonaa mohamed scw
😂abti xabibi manta ka jirto waa Lagu sukula manta 😂😂😂😂
Scw scw scw
Mahdsnid abukar mahdi
Best serial waaye 🎉❤
Mansha allaha juma mubarak ❤
Asc my favorite team guurmad juumac Moubarak ❤❤
Wow Salaam Alaykuma first one million thanks my team 🎉🎉🎉🎉🎉 number one anigaa ah maanta please pine ku qabo🎉🎉😂
Ala sumayo waa naag karti leh jah allow dhiiga hanaga qaadin😅🎉❤
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
Alx naa if waaaa kugu macdahay jabka saaaaabiriiin guuuul❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Thanks you so much abubakar Mahdi Ans team Gurmad ❤❤
Waw masha allah mahadsanidiin dhamaantiin filo waa ruwaayada kaliya aan ku tashto
anaa uhoreyo manta Chuma mubaarak team gurmaad aan kuwada salino nabiga scw❤
Scw scw scw
Abti xbbi jabkeeda inta ku faraxday😂
Sumayo isnt easy😂❤
Qofki ugu horeyay ❤❤❤
Way. Kan
Abuukaraw qayr Alle hku sister hanagu Kala goynin sheekada waad nagu booday talaadadii
Wallahi meel mcn baad uku guyseen
La soodhakhsada un xalqada xigta
Waad mahadsantihiin❤
Filimkan waxaan ka taageeraa maxamed amiin iyo tiimkiisa
Ar nabsiya sabrine wa gulaysatay mouna hafis walahi gari waye isku magac an nahay mouna odhan sidas waye❤❤❤❤❤
Mansha Allah ❤ ❤ ❤
Masha Allah thanks ❤❤❤
MashaAllah tabarakaAllah team❤
Thank you so much abubakar mahdi ❤
Good team work filo🎉🎉🎉🎉
Ana mnta uhoreyoo😂😂😂❤
😂😂😂
Ani kaahoreeyy😂😂
Ar amaa anilee kaa horeyay
Anaa kaa horreeyay
An ka hurey😅😅😅
Jecliyaa Sida loo sukulay lacag jecel Imans Horror.
Waa dhamad😢 mamo faynuus igu salaam wan u xiisay ❤
Alx wlhi wan dalay sidan u sugay thnks abokor Mahdi 🎉🎉🎉🎉
MashaAllah sabrina horee usoco sister 🎉🎉🎉🎉
Alla Qosolka Aabo Mx sugeysaa ii Dab sar qoftaa Mhdsnidi teaam Filo io Abukr mhd cyow nla so dhaqsds inshallah ❤😊
😂😂 caawa walagu shukulaayo kulahaa
Saaan u sugayay wn daalay tnx abokor Mahdi kooxda gurmad❤❤
Thank you abukar mahadi
Aduun waxwalbo ka filo waa sax. Aduunka camal wanaagsan allaha na siiyo aaqirana jannada allaha na geeyo
صلي الله عليه وسلم ❤️🫶
صلوات ربي وسلام عليه❤📿
Naya sumaya mxad shegte 😀😀😀 maslax hayey 🏃♀️🏃♀️
Saa usugayay lee ugu dambeyn waa sodhacay❤❤
Wlh musalsalka qeebtii uku macaneed waa maanta jah kan inaa save dahdo waaye saa maalin kasto u fiirsado qosolkaa ika damaadey saa u fiirsanaaye jah cadaalada macaa oo qurxoonaa alla dadka qaar wexee sameyaan la fududaa lkn xaqa mar un woo so daahiraa
Wll sidee save loo dhahaa
Iga gadan whi abti xabiibi saan u qoslayey whi waan furay sumayo walee wey aar satay sabiriin wey u ahaatay guul walee team gurmad guul waligina abukar mahdi mahad sanid film 1.......127 hal malin kama baqan thanks❤❤❤🙏
Masha Allah ❤ Safka Ugu Horeeya Ayaan Galay Markaan Waa Gabo Gabo Filo ❤Wa Ku Mahadsan Tahiin
abti naagtii soo joog laga waayo soo jiifo ayaa laga helaa guul ❤❤❤❤❤❤❤
❤ my favourite film dhamaad bu udhowyhy
Nabsi madaaho.nabsigi sabrin qurux waakanaa
Aad baa umahadsantihiin dhamaan team gurmad❤❤
Asc ku. Saliya xabiibkeena mohamed scwscwscwscw scwscwscwscwscw filo oo soo gaba gaboobay film kale oo xiiso badan insha allah❤❤
Waandaalay saan uraadinaayay
Thanks team gurmad
Thanks 🎉1illaa 127❤alxamdullah ❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maal mahan iyo jabyo badan hhhhh team gurmad guulaysta
Hdan sodacay thanks my team And Abukar mahdi
Like isku muji hadaa la socotay xalqadii 1aad ilaa 127aad❤
Saa u farxay mrka rky in laso daaayay filo team abukar we love u❤️🫶
Mahadsanid wll Abuukar mahdi 😘
Anwar inadrkay miyaaa❤ calanka❤
Waa qaraaxo cawo wan idin salamaa dhaman somali weyn juco mubarak😊
Maa Shaa Allaah, jazaakum Allaah khayr ❤❤❤❤❤❤
Sabti iyo talaado ❤❤❤ halky mareeen
Muno gaabay Wllhi mnta waan kula faraxsanhy Naagta meel saar😢😅😂
Omg.rayaana hadey udhamaatay jah mel qatarey ku go,day ❤
A, C aad Ayaan uga helay, kuwo kalena noogu xejiya, waadna mahadsan tihiin
34 min ayu yaala video ga 392 comments 4kun like 20kun views masha allah keep goin abukar mahdi iyo my team wa idin jeclahy jiro o jooga insha allah❤❤❤