8 Qalad oo kalifay in aad guurka ku qasaarto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 День тому +7

    abaayo sidaa wax walbo usaxday ookale salaada iskaaga sax xijaabka iyo wax walbo waa kuu saxmaayaan illaah baa qalbigaaga ku weynaa haayo nabiga muxamed scw xoog baa u jeclaa neysaa ee abaayo salaada siwacan u baro mashaa allah qof fiican aa tahay

  • @RwdhaAdam
    @RwdhaAdam День тому +14

    Walahey Muslimka ah wll waxan ahay gabar somaliyed iso duceya inu ilahay ilmo🤱 kheer qaba ilahay isiyo dar Allah ☝️🤲🥹

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 День тому

      Allha nasiyo dhamnteen

    • @RwdhaAdam
      @RwdhaAdam День тому

      @@samiiraabdirahman7067 اللهم امين يارب 🤲

    • @BishaaroAbdi-gs2pv
      @BishaaroAbdi-gs2pv День тому

      Ilaahy Ubad kheyr qabo ku siiyo oo Baari ah

    • @ayanishinaxaaji2371
      @ayanishinaxaaji2371 День тому

      abayo Alle haku siiyo awlaad salaxina oo baari kunoqda

    • @RwdhaAdam
      @RwdhaAdam День тому +1

      اللهم امين يارب 🤲 dhamantey inta haysata Allah ha u xafido inatan haysanin sideydo kale Allah hanawada siyo awlad kheer qaba 🤲

  • @sukeynaMaxamuud
    @sukeynaMaxamuud День тому +4

    Waa run nabiga scw gabar garoob ah buu rabay inuu guursado markas bay ku tiri anigu & 3 sharuud baan wataa oo ah kow anigu waan yara weynaadey oo nabiga xoogaa bay ka weyneyd 2 waan maseyr badanahay 3 caruurna waan haystaa ma ila korin caruurtuna agoon bay ahaayeen nabiga scw wuxuu ku dhahay aniguba wax badan kaama yari tan maseyrka ilahay ayaan kuu baryayaa mida ilmahana ilaahay ayaa irsaaqadooda qoray oo wax aniga igu xiran ma aha dee nabiga caruur uu adeer u noqdayna ayagaba nasiib badan marka sidii bay isku guursadeen in la tashado guurka ka hor waa wax fiican
    Salmaay abayo ilahay ha ku asturee is astur

  • @RahulKohli202
    @RahulKohli202 7 годин тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Qaali12
    @Qaali12 5 годин тому

    Waa talo wax ku’ol ah. Mahadsanid wllo 😊

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 7 годин тому +1

    Wax fiican ayad no shegtay tanks adna xijabo is astur macanto

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey День тому +5

    Gaalo ma tihid qof ashahaadanesa thy 🫶🏼ilahay adiga io anagaba hana hadeeyo cidna janada loma balan qadin qalbigaga fcn bad janada ku gali karta ilahay wa qafuuru raxiim dadka yay kgu sheken wxy raban

  • @abdifaarax1217
    @abdifaarax1217 2 години тому

    Wlalo wad qurux badantay quruxda maad ino astortid

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 17 годин тому

    Walaal taasi waa shuqulka gaalada waxa aad dhalayso iyo waxa aanad dhalayn ilaahay waxa uu kuu qoro ayuun baa dhaqaaya

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab День тому +1

    ❤❤❤❤ mashallah

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 День тому +1

    Waa sax abyo

  • @Arafodore
    @Arafodore День тому

    Mashallah😍😍😍

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 День тому

    Masha alah mum salama❤🎉❤ good girl 👧 👏

  • @IqraAbdinasirMaxamud-jn4ql
    @IqraAbdinasirMaxamud-jn4ql День тому

    Abyo is astur sida dad ka muslimita udhaqan 😢 diinka allaha ku maceyo kher kula jecel nahay

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 День тому

    Mashallah you are so cute 🥰🥰🥰

  • @abdulmuhudin635
    @abdulmuhudin635 День тому

    ❤❤❤Salan sare wlshy Qaliyey 🎉

  • @Caliya529
    @Caliya529 День тому +1

    Abyo marka wax no shegeysid si caadiya noga sheeg kaftanka nagada daade salmay iyo saad afaka ka sinayso😂uff

  • @user-canbaro
    @user-canbaro День тому +1

    Jacelo' salmy❤

  • @SaadamahdiSaadamahdimoud
    @SaadamahdiSaadamahdimoud 21 годину тому

    Love yoube ❤❤❤❤❤

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    NAA IS ASTUR QOF ISLAAMAAD TAHEE INTAANAD UMAD ISASOO HOR ISTAAGIN SUBXAALAHAA

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 19 годин тому +2

      Wllo qofka marka wax uu shegayso hadal naxsris leh wax ugu sheeg .waayo diintu waa naxir isku qasaba raabi ma odhan

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 5 годин тому

      Horta adiga maxaa kaa galay ma aaqiradeedaa la leedahay! Mise waxaad diidantahay waxa ay ku barayso.

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p День тому

    M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NasiibAbdicali
    @NasiibAbdicali День тому

    Aaad ayan uka hele lkn salmay music aya cala calka naku dhishe

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 21 годину тому

    Wlhi been mahan qof diinta ku liinto iyo mid ku fcn isma fahmayaan

  • @FarxiyoawuukarMaxamed
    @FarxiyoawuukarMaxamed 21 годину тому

    Salma waa ku dawadaa lkn qoralada kuso qoro ma iso jawab tit sister su.aasha waa tan 👉 sidee nin aan ka heshay ama aad jeclaatay adigoo ushegan jacel loogu beraa horta ani ahaan waan ka hellay mana jeclaan dadaa ku qoq daa ku jiraa 19😂😂

  • @NimcoAbdikadir-bk8rc
    @NimcoAbdikadir-bk8rc День тому

    Salmaaaay waku salamy

  • @Cha.simanmedia
    @Cha.simanmedia День тому

    Runbaad sheegtay salmaay guurka waa in laga fiirsado walaashey xijaab xiiro waad ku qurux badnaa leheed xijaabka hadaad xiran leheed

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 День тому

    Wada hadal waa muhim

  • @IkraanAbdullahi-j7f
    @IkraanAbdullahi-j7f День тому

    Aankuwaydiye Gaalo Mata hay ama muslimad

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 День тому

    Dalaq Dalaqda Jooja plz

  • @khaderabdi575
    @khaderabdi575 День тому

    Naag Nool🎉

  • @Maruuush
    @Maruuush День тому

    Salmaaay😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 День тому

    Taasa Runah

  • @ClrahmaanMuuse
    @ClrahmaanMuuse День тому

    Salma WAAN kutaageera

  • @IfrahHaji-z7g
    @IfrahHaji-z7g День тому

    Sax

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 День тому

    💯👍👑🌹🫶♥️🫶👏👏