My morning routine | sida maqaarkeyga u daryelo malinkii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2023

КОМЕНТАРІ • 77

  • @user-gj3yg8wy1c
    @user-gj3yg8wy1c Рік тому +7

    Ayy nastex ana uhoreya plz pin

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Рік тому +1

    Masha Allah❤😊

  • @nabiilamohamed6533
    @nabiilamohamed6533 Рік тому

    Masha allah xbbti

  • @yaz6439
    @yaz6439 Рік тому +2

    Mashallah sis your skin is glowing allahuma barik but please don’t use a face towel on your face as it has a lot of bacteria on it either let it air dry or use a cotton pad. Just an advice keep going loving all your vlogs mashallah

  • @Savocheyyy
    @Savocheyyy Рік тому

    Masha allah ☺️❤️

  • @hayattqueen3287
    @hayattqueen3287 Рік тому

    Masha Allah

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 Рік тому

    ❤❤❤❤ keep going my lady

  • @munaabdullahi5741
    @munaabdullahi5741 Рік тому +1

    Maasha'allaah mhdsnd xabiibti niyadeyda ina ogeed umalesa❤❤

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 Рік тому +1

    Mashallah ayaan taan wana dhiso saa ❤ video yada 😂 saas a ka rabna so badi ❤

  • @FadxiFadxiladan-ee3pm
    @FadxiFadxiladan-ee3pm 11 місяців тому

    M.a Allah ❤

  • @UmaMaxamed-kh5wh
    @UmaMaxamed-kh5wh Рік тому

    Masha allah nolol fcn oo aan ku jirin qiyaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 Рік тому

    Ay nasteexo abyo hormar wacan kurajena❤❤❤

  • @asuumaabdi4985
    @asuumaabdi4985 Рік тому

    I used to wait queen ❤❤❤❤❤ hore usoco 50k coming soon 👏👏👏

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle Рік тому

    Maansha allaah❤❤❤❤

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 Рік тому

    Abyo hormar wacan ❤

  • @habonabdullahi6909
    @habonabdullahi6909 Рік тому

    M.a xppte❤ allaha ku xafidoh

  • @diintuwaanaseexo6610
    @diintuwaanaseexo6610 Рік тому

    Barafka duldulelkoo baa bi iyaa

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel6051 Рік тому

    Masha alaah abayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 Рік тому

    Mesha allah beryhan Muuqalada Wad naga Dhisty Anagana wanku Dawaneynaa 😊

  • @user-gj3yg8wy1c
    @user-gj3yg8wy1c Рік тому +2

    Wlhi wa ku sugaye nazib ficnn isla markii uu iiso dhacY ❤ abayo nooso badi routinka plz

  • @Najamaaxmad1765
    @Najamaaxmad1765 Рік тому +2

    Abyo Jamacada master kee mareysaa 😊

  • @nalkanurka4528
    @nalkanurka4528 Рік тому +3

    Abyo sunscreen brand kisaa no sheeg pls

  • @rodokyf-xn3db
    @rodokyf-xn3db Рік тому +4

    Nasteexo abyo hal su aal intasoo dhan meqo qarash kaga baxday mideeda kle halmar maalawada marsanaa

  • @maryamafarduus9110
    @maryamafarduus9110 Рік тому +9

    Xppti quruxeey eye cream waxaad ku isticmaasha fartan ku xigta far yarada because waa low energy 🌷

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 Рік тому

    ❤❤❤

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Рік тому +2

    Dadka oil skin eh cleanser upto sunscreen 🧴 noso gali abyo ❤

  • @hayaataa8318
    @hayaataa8318 Рік тому

    😊❤

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 Рік тому +1

    Laddies be careful on the snail cream it has irritated my skin and fungal acne 😢

  • @Naagnool438
    @Naagnool438 Рік тому

    Wan iska kaa jeclahay wllo❤

  • @fatema29000
    @fatema29000 Рік тому

    Abayoy madaama inta bdn skin care ka hadashid bepanthen moisturizer iga soo warn faaiidadeeda

  • @nawaalnalka
    @nawaalnalka Рік тому

    M.a sister cream ka dulduleelada magaciis iiso sheg xppti❣️❣️❣️

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +1

    Waa ku mahadsan thy saa no kala baartay wn arkaa lee lkn wxey taraan ma fahmi jirin 😂

  • @cabiirmohamed3339
    @cabiirmohamed3339 Рік тому

    Aayar ugu masaaj garee markad indhaha hoostoda marinaysid creamka wll ring finger ku mari

  • @maryamabdi9448
    @maryamabdi9448 Рік тому

    Kan iyo rice tonerka kee Fcn abyo

  • @shamuu8402
    @shamuu8402 Рік тому +2

    Baayo sawirada masoo saari kartaa skin careda

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Рік тому

    Ay cremka abyo magcisa iyo shirkda iso sheg plz

  • @user-ks3jt6ee1d
    @user-ks3jt6ee1d 11 місяців тому

    Asc abayo

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 Рік тому +3

    Abaayo oil skin waxayaabah loo isticmaalo noo soo gali waliba qofka àn daawo marsan ee normal ka ah plz 🥰

    • @muunamohamoud4656
      @muunamohamoud4656 9 місяців тому

      Waxani waa oil skin wllo anaa ah oo garanaya

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 Рік тому +1

    Nasxexo abaayo contour cube ka xagee kasoo gaday
    Ama caaga barafka aad ban ugu baahanahay plz isoo jwb qalbi

    • @Naroora
      @Naroora  Рік тому

      0616388361 numberkas ka dalbo abayo

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 6 місяців тому

    Are you oil or dry abyo

  • @user-xu8lv1sf3m
    @user-xu8lv1sf3m 4 місяці тому

    intee laga heeli karaa aabayo

  • @ZamzamdhuuxJamac-fe7ie
    @ZamzamdhuuxJamac-fe7ie Рік тому

    Asc abaYo harah kasoo hadal sidaa lolaa tacaalo

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Рік тому

    Alabahaan aad isticmaasho faaiidadisa nosheeg qarashkiisa waa meeqo

  • @aasiyosheikh9829
    @aasiyosheikh9829 Рік тому +2

    Abyo buuwagta xage kadalbata daruuri u ahay

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 8 місяців тому

    Waji noocma ah ayaa marsan kara alaabtan xbti

  • @sawdoosman6078
    @sawdoosman6078 Рік тому +1

    Shirkada magaceeda noo faaideeya yaqay😂 waxba ka aqrin kari waaye

  • @user-iw9qp9uz8t
    @user-iw9qp9uz8t Рік тому

    Abayo xagee ka helaa KenYa jooga

  • @shifa2446
    @shifa2446 Рік тому

    Abyo lkn kareenka snail indhaha iyo afka waa laga fogeeya

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Рік тому +1

    Abaayo shukran lkn alabtan abosto mela eheen malaga helee yacni suqyada cadiga ee magalada

    • @fartuunbuule3811
      @fartuunbuule3811 Рік тому

      Haa abayo abosto hda qimo dhimis aya kajirto lknse mel kle oo iyaga cml ayan jirto qimaha abosto wey kajaban tahay wana isku abaal❤

    • @fadumiinaabdilahi2982
      @fadumiinaabdilahi2982 Рік тому

      ​@@fartuunbuule3811 xaruntas halke ku tal magaceda so raci

  • @samiiracabdale7404
    @samiiracabdale7404 Рік тому

    Caaga aad barafka ku isticmaalaysid maa la iibiyaa

  • @draisha4699
    @draisha4699 Рік тому

    Xage ka heli karnaa alabta hada number ka hayso ila wadaag wllo mhdsanid

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 Рік тому +3

    Ha ikahoreyo😅

  • @user-kd7rz9dt8i
    @user-kd7rz9dt8i Рік тому

    Nasteexo qofka kimikalka marsadaa skin care ma samayn kraa

  • @shukriali4487
    @shukriali4487 Рік тому

    Hal Hal noo tus magacyadooda

  • @raqiyaaliyuusuf-fu2hw
    @raqiyaaliyuusuf-fu2hw Рік тому

    abyo meqo waye qiimahisa?

  • @ikraammohamed9042
    @ikraammohamed9042 Рік тому

    Abyo barafka salida ma. Yareya saliid waa waxa idhibaybee.

  • @fatimahaaji1038
    @fatimahaaji1038 Рік тому

    Abaayo bodyga kasoohadal

  • @iidoaxmed1217
    @iidoaxmed1217 Рік тому

    Wall miyaanu qabow ahayn😂😂😂

    • @Naroora
      @Naroora  Рік тому

      Sidan u qarqaryonayo miyadan daremyn🤣

  • @cashamuse4298
    @cashamuse4298 10 місяців тому

    Cremka indhaha siwacan nogu so sawir baayo

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 Рік тому

    Snail aboosto meeqey siiyan abyo keligiisa rabee se mayga gadayaan

    • @hudacali7565
      @hudacali7565 Рік тому

      Hada 18$ bay ka dhigtay discount bay ku jiraan ilaa 31 may

  • @fatimahaaji1038
    @fatimahaaji1038 Рік тому

    Abaayo bodyga kasoohadal