My skin care ✨

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 січ 2023

КОМЕНТАРІ • 32

  • @zamialifestyles6493
    @zamialifestyles6493 Рік тому +4

    First ❤ahay wankugu dayda queen maqnanta naga ilaali 😢

  • @istaridirismaxamed235
    @istaridirismaxamed235 Рік тому +1

    Masha allah

  • @hafsa4706
    @hafsa4706 Рік тому +1

    Alxamdulillaah😍😩🥰walhi wan Ku farxay

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Рік тому

    Masha allah tabarak allah ❤

  • @umunajla6710
    @umunajla6710 Рік тому

    Masha Allah abaayo thank

  • @salmiinaabdiaziz5952
    @salmiinaabdiaziz5952 Рік тому

    Masha Abayo Waan kuu xiisey❤

  • @user-kt8ev3xz3p
    @user-kt8ev3xz3p 11 місяців тому

    ❤❤

  • @ashalul6514
    @ashalul6514 Рік тому

    Soo noqosho wangsan🥰

  • @faizaali59
    @faizaali59 Рік тому

    waan kuuxiisny😍😍😘😘😘

  • @kawsaraidid5196
    @kawsaraidid5196 Рік тому

    Sunblock wall si fiican uma arko magaciisa ma iso sheegi karta aniguna oil face bn ahy wad mahadsanthy abayo

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 Рік тому

    Maxa lagu waayay ma fcn tahay horta maalmo kahor ba nogu ka danbese ma cafimaad khabtay so labasho wacan abaayo ❤ hana naga tagin mardanbe ani UA-cam waba ka cajisay video yadadii ayaanba u xiise ❤

  • @sacdiyocabdikariim9588
    @sacdiyocabdikariim9588 Рік тому

    Àbyo nasteexo sethy
    Waxan kuweydiina skin care bilaabay idinka aboosto kaiibsaday cleanserkas iyo karemka qoraxda iskagamid nahay ani nabro leeyahay badan waxaa iiraaco moisturizer ordinary ah salicylic acid inuu yahay jeclahay iyo toner miya mise essence ma aqaane marka marmar xafaf wajiga kadareema waliba marka moistureka marsado kadibne karemkas qoraxda kadulmarsado caadi miyaa maalmihi iigu horeeyay waaye aan isticmaalo skincarekan

  • @roodadheer7836
    @roodadheer7836 Рік тому +4

    Sis malamahn aad ayankugu xiisay wlhi ee routine kii qurxda bdna noso badi no dadaal malmahan halkoo malin so gali plz labdi cisho ba thank-you routine ka inta jcel like

    • @Naroora
      @Naroora  Рік тому +1

      Insha allah xbibti

    • @aliafaisal5241
      @aliafaisal5241 Рік тому +1

      Ani xta wm jeclahy routnka noso daay abyo

  • @misbaaxcali3744
    @misbaaxcali3744 Рік тому

    Aymaahaan intee aade ana uhoreye

  • @nasteexohassan8642
    @nasteexohassan8642 Рік тому +1

    First 😄

  • @user-bl2fn2lj1d
    @user-bl2fn2lj1d 8 місяців тому

    Abyo skin care dawoyin ma lagu dhexe isticmali kara

  • @sirftum7760
    @sirftum7760 Рік тому +1

    Abyo magacyadoda ma no so qortid Kan labad gadudka lagu tala galay please

  • @hamdialicraxmaan432
    @hamdialicraxmaan432 Рік тому

    Abayo indhaha hoostooda maxaa codka ka biya

  • @user-dq4ql6sr1l
    @user-dq4ql6sr1l 5 місяців тому

    Xabibti saliid buu wajigeyguu leeyahaya ma marsan karaya😢

  • @iqrowanaag9499
    @iqrowanaag9499 9 місяців тому

    Zxpey habenki laso dhaqso nabaraha io salida ayan ahye 😢

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 11 місяців тому

    Before a qurxaned

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow Рік тому

    Raga Caremo Ma Marsadaan Ma ladhahy

  • @weirdo8020
    @weirdo8020 Рік тому

    Waiting for the night edition

  • @sainabdahir3829
    @sainabdahir3829 Рік тому +3

    Muqdisho malaga helaa abaayo iso jawaab skin care inaa bilaawo rabaa😥