VLOG : microneedling ayaan manta so sameeyay. Dulduleelada wajiga yarenayo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2022

КОМЕНТАРІ • 62

  • @fatimamahamed7718
    @fatimamahamed7718 2 роки тому

    Masha Allah amazing

  • @kosmuse4976
    @kosmuse4976 2 роки тому

    Masha Allah mahadsanid abayo ❤

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 2 роки тому

    Asc tack så mycket sister

  • @user-oy5fs3jv2h
    @user-oy5fs3jv2h 2 місяці тому

    Mnsha allaah abaayo kuguuleyso

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 2 роки тому

    waan share_garaynay inader 😁

  • @happychannel8946
    @happychannel8946 2 роки тому

    I'm first❤

  • @ayaanjamac6569
    @ayaanjamac6569 2 роки тому +1

    Asc aboy waxaad ishegtaa kan aad samaysay iyo laser ka farqiga udhexeya?

  • @fahmoabdi284
    @fahmoabdi284 2 роки тому +1

    Magaceeda iyo Masha l laga helay i so sheg habo från Stockholm

  • @khadraali2238
    @khadraali2238 2 роки тому +1

    Wll switsarland baan jooga tolow mxaa lagu yidhaa afjarmalka meeshan oo kale wll

  • @nimomohmud8227
    @nimomohmud8227 2 роки тому

    Wllo jizakallah wa wax aan aad ugu bahanhy lkn aniga kiimiko ayan marsanjiray hada wan joojiyay lkn maqarkayga wali wa qafiif ma isticmalikrara microneedling haare aya igu yaala iso jawab qali

  • @modalxiis2241
    @modalxiis2241 2 роки тому +2

    Waxa cadanka ah ee wajiga lagumarinayy ma cream ba mrki irbada lagamudmudayy
    Nosheeg

  • @nuzhamumin8578
    @nuzhamumin8578 2 роки тому

    Abayo waxa rapaa inaa ii shektid wxan is ticmalaa cream vitamin c ku jiro biotin aah la dhahaa mla is ticmaali karaa vitam e kaniniga iso jwb mcney

  • @aaminamahamed9844
    @aaminamahamed9844 2 роки тому

    Qofka kaliyah aan aaminsanahy❤

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому

    Waa kusalaamey

  • @ifraaaxwarsame6962
    @ifraaaxwarsame6962 2 роки тому

    Geesiyad 😀😀

  • @ikraancabdullhi2016
    @ikraancabdullhi2016 2 роки тому

    Fiiri cadeey ineekunooshay iskumeelnahay umaleeynaa waankuu imaanlahaaye

  • @rayaancooking926
    @rayaancooking926 2 роки тому

    abayooy malasma yar oo uurka igu galaa igu yaalaaa waan ubaahanahay alaabtan waa xagee

  • @sagalelmi1287
    @sagalelmi1287 2 роки тому

    apyo intee kaala soo xiriiri karaa aad ayaan kugu baahanahy sweden ayaan kula jooga haday macquul tahay telkaada isii

  • @tamaamabdaziz8332
    @tamaamabdaziz8332 2 роки тому

    walal freckles may bixinaysa

  • @RihaadDaahir
    @RihaadDaahir 2 роки тому

    Secml hee codkada lama maqlee

  • @ubahabdulahi8014
    @ubahabdulahi8014 2 роки тому

    Xagee lagala soo xidhiidhaa wallo

  • @ridwaanahmedcali7104
    @ridwaanahmedcali7104 Рік тому

    Xagee kaheli karnaa wadama ay ka shaqeeyan waa halkeee abyo adoo raliya haraha in ay iga guurisan tabaaye

  • @HaldhaSomchannel6023
    @HaldhaSomchannel6023 2 роки тому +2

    Abayo qiyaas ahan qiimaha haarah meeqay ku samaynayaan

  • @sabahmahmoud9526
    @sabahmahmoud9526 2 роки тому

    Xagee joogtaa abaayo

  • @fatimtabeddal8023
    @fatimtabeddal8023 2 роки тому

    Abayo meeqo waye halkii mar

  • @clownxiao.398
    @clownxiao.398 2 роки тому

    Abaayo waa mahadsantahay waxyaabo badan aan kaa faaiidey jizakallah qeer nagu soo waal arimahan like ta share ka wa,xageena quruxeey

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 роки тому

    Xagee ka sameyne abyo rer Swdan kula ahay
    Ajaanibta miya mise meel svenska leeyahy

  • @adoontiialle5328
    @adoontiialle5328 Рік тому

    Walal meeshan waa inteee?

  • @samad2507
    @samad2507 4 місяці тому

    Wllshy qaliyey kermki qoraxda kuwa farska ma fake bay leyahin anigu wan ku dalay bls iso jwb

  • @zouhour89fahiyehhoussein33
    @zouhour89fahiyehhoussein33 2 роки тому

    How much sister i imteressent

  • @guulgaadhe1124
    @guulgaadhe1124 2 роки тому

    Adiga xagee joogtaa

  • @kawsarmire6313
    @kawsarmire6313 2 роки тому

    Abyo Alaha kaaqaado aniga daldalooladay da said waye wadadii aamartay ban rabaa inaan maro

  • @naimamohamed7637
    @naimamohamed7637 2 роки тому

    Abaayo adigoo wajiga saan uqoyanyahay maaad kubaxdaaa markasto

  • @umulkheyr1292
    @umulkheyr1292 2 роки тому

    Qali inte jogtaa ama ku noshahay wadankee

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 2 роки тому

    vataminc iyo vataminE labaduma mamarsangaraa

  • @ubahsalad8132
    @ubahsalad8132 Рік тому

    mash allh abayo walhi wax badan banka faiday horay usoco

  • @happychannel8946
    @happychannel8946 2 роки тому

    Halkii mar meeqo waaye Dermapen ka

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe 2 роки тому

    Habo inha hoos tooda barbarka maka bixin karan

  • @beelodagan3554
    @beelodagan3554 2 роки тому +1

    Aboy kaso hadla qeymaha iyo haraha meqo ay ku baxiya

  • @fatimacadey2635
    @fatimacadey2635 2 роки тому

    Haaraha qaabka logu saaro kaso hadal

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 2 роки тому

    wajiga maxaa lagu cayiliyaa

  • @falisdhagaxjare5318
    @falisdhagaxjare5318 2 роки тому

    Waxagee meshan

  • @sacdiyasalax2301
    @sacdiyasalax2301 2 роки тому

    Abayo kareemka qoraxda aya idhibty abayo yurub wan Ku cusubahy marka abayo no so gali an so ibsadee ada mahadsanid abayo

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 2 роки тому

    creamga qoraxda daanmanga bis miyaa lamarinaa

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      🤔🤔😳😳😳

    • @hamdi3831
      @hamdi3831 2 роки тому

      Maya abyo ila mesha qoraxda kaaga dheceeyso🥰

    • @fuaadnuur2621
      @fuaadnuur2621 Рік тому

      @@namrahani-skin natiijada kwrn sidee noqotay microneedling gabarey soo sheeeg

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 2 роки тому

    Midka haaraha iso ogow qarashkiisa

  • @sacdiyasiciid1922
    @sacdiyasiciid1922 2 роки тому

    Abayo wax dhibato ah sow ma kenayo

  • @anabamed8607
    @anabamed8607 2 роки тому

    Codka

  • @fuaadnuur2621
    @fuaadnuur2621 2 роки тому

    scar ma lagu daweeya

  • @sahraabdirahmansaid8054
    @sahraabdirahmansaid8054 Рік тому

    Abyo creamka qoraxda sogaty waa adag yhy sida adiga mrkd isku shubyso aniga ima ahn ma fake iyo orginal bey leyhin

  • @xalimo6244
    @xalimo6244 2 роки тому

    kream dadka salida leh isheg

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 2 роки тому

    abaayo mahadsanid🙏❤️❤️
    isheeg magaciisa midka cusub ee haaraha ani haaro idhibay please 🥺🥺

  • @fatimacadey2635
    @fatimacadey2635 2 роки тому

    Irbada uu tuurayo maxay thy sameyn magi yeelan

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Waa irbad logutalagaly. Ayada wx daweneeso. Wx mayeeleso

    • @fatimaabdi9121
      @fatimaabdi9121 2 роки тому

      Microneedling ya sameyna kara io qiimahiisa kaso hadal and benefits ka leyahay sis Namrahani-skin 🙏

  • @maqsuudibraahim7630
    @maqsuudibraahim7630 2 роки тому

    Asc walashey link-ga snapchat ga noo so dir plz.