SIDA LA IIGU SOO DHAWEYAY KENYA 🇰🇪 IYO DAHAB LA IIGA DHIGAY HADIYAD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 76

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +11

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 5 місяців тому +5

    Nasra qurux waa wankujeclahay nolow qof sharaf badan oowanagsan weyan dadku wayjecelyihin😊

  • @UmuquteybabintuBashir
    @UmuquteybabintuBashir 5 місяців тому +2

    Qofkasta oo aad maalin un wax ka faa,idid waa macalinkaaga e hada nasro Abtidoon waa macalimadeena masha Allah, mcnto illaahay gacamaha hakuu barakeeyo. wllhi waxaa tahay qof qalbi furan oo dabeecad wanaagsan waayo dabeecadaada waxaan aragnaa akhlaaqda wanaagsan ee aad ku joogtid baraha bulshada masha Allah, illaahay haku sharfo qaali.

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 місяців тому +1

    MashaAllah tabarakaAllah ❤️❤️❤️

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c 5 місяців тому

    masha allh gabdha ka muuqato asturnaata ayaa tihin allaha idin xifdiyo

  • @AsmaRoutine
    @AsmaRoutine 5 місяців тому

    nasro inshaa allh waxn kuu rajeynaa 1m ❤❤❤❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 5 місяців тому +1

    Glam by zuu waa kaaa qurux badan tahay asturna way kudarsatay❤❤❤

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 5 місяців тому +1

    Masha Allah Dumaashi guuleyso

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 5 місяців тому +2

    Midankaaga runta ayaa soo baxay markiii hosow pro markuu interview kaa qaaday
    Filterka iska dhaafa
    Midanka madow ku faana ☀️☀️☀️
    Maasha Allah. Guuleyso

    • @XamdiXusen-hs4rv
      @XamdiXusen-hs4rv 5 місяців тому

      horta ma ila argty😊 filtarka ilen gabdhaha le istiicmaalan

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤m.xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going 🥰 ❤ ♥ ❤

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 5 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-gu4qg2fl7u
    @user-gu4qg2fl7u 5 місяців тому

    M.a abayo alle haku xifdiyo,wll home tour noo soo same

  • @user-zu9yr3hf3d
    @user-zu9yr3hf3d 5 місяців тому

    masha.allah.abaayo.mcn.guuulisha.alllah❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaruun8133
    @rahmaruun8133 5 місяців тому

    Masha Allh walalnimada Ha waaartooooooo❤❤❤

  • @halimah7164
    @halimah7164 5 місяців тому

    Dahabaa maasha Allah waa sidaa somali nin wax haysta ayaa wax loogu daraa bal miskiin dahab ha la siiyo

  • @halimaomar216
    @halimaomar216 5 місяців тому

    Welcome abayo mcn

  • @user-qw1ml2dq9w
    @user-qw1ml2dq9w 5 місяців тому

    Mnsha Allh ❤

  • @halimasacdia.
    @halimasacdia. 5 місяців тому

    ❤❤❤Masha allah ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому

    Manshaallah quruxey 😊

  • @user-lk6yy5tt1e
    @user-lk6yy5tt1e 3 місяці тому

    Waaaaw xabiibtiy

  • @Umuisra92
    @Umuisra92 5 місяців тому

    Welcome abayo noso dhawow ❤❤

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 5 місяців тому +1

    Nasro abayo dukan kaga macun cusub makentay❤

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 5 місяців тому

    Asc abaayo nasro abtidoon waAllahi waankujacelahay Allahay hakujacelaado macaanto waxa kusheega lahaa nolashaada in kadhiman haduranina abaayo macaanto Allaha kuxafido abaayo nasro abtidoon

  • @user-uw9ve6ik7r
    @user-uw9ve6ik7r 5 місяців тому

    Maansha Allah

  • @alla-aamin4540
    @alla-aamin4540 5 місяців тому

    Guulayso walashey❤❤❤

  • @Wamumbisam1082
    @Wamumbisam1082 5 місяців тому

    Nasro abayo wankujeclahay inoolow

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 5 місяців тому

    Marush beuty iyo glam by zuu igu salam wan u xisateee❤❤❤

  • @UmuquteybabintuBashir
    @UmuquteybabintuBashir 5 місяців тому

    Masha Allah nasro Abtidoon hada ma Nairobi ayey joogtaa mise waa riyo.

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 5 місяців тому

    Guul abaayo nasro abtidoon macaanto

  • @zacduush
    @zacduush 5 місяців тому

    Nasro qurxey waan kusalaamay xapptii❤

  • @user-tp7mr8id3c
    @user-tp7mr8id3c 5 місяців тому

    Xabiibti waad uqalanta❤❤😊😊

  • @user-oe7ns2es9b
    @user-oe7ns2es9b 5 місяців тому

    Walahi abayo aad bad iskukugtihin

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 5 місяців тому

    Waad uqalanta xabbti ❤❤🎉

  • @user-bc7ld7pq4z
    @user-bc7ld7pq4z 5 місяців тому

    Abaayo anaa uhoreeyo😮❤

  • @ShamisShamis-lp9rh
    @ShamisShamis-lp9rh 5 місяців тому +1

    Nasra abtidom glam by suu waa kaa qurux badantahay😂😂😂😂😂😂

  • @MuktarAliMohamed
    @MuktarAliMohamed 5 місяців тому

    Manshaa

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 5 місяців тому

    Hambalyo dumaashi nasro🎉

  • @user-pg4hv3cc5c
    @user-pg4hv3cc5c 5 місяців тому

    ❤❤

  • @abdirahmanagaa500
    @abdirahmanagaa500 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ev5jk2ue9y
    @user-ev5jk2ue9y 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @UmuquteybabintuBashir
    @UmuquteybabintuBashir 5 місяців тому

    Abaayo nasraay replay iisoo gal fadlan oo jawaab iga sii mcnto.

  • @ashamohamud1371
    @ashamohamud1371 5 місяців тому

    Aad kujeclahay abayo wlh

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 5 місяців тому +2

    One like team Nasra abtidoon❤😂

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 5 місяців тому

    Nasra abtidoon ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 5 місяців тому +1

    Waad isku egtihiin gabadhaaas lkn adi xijaabkii lagugu bartay baa tuurtay😢

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 5 місяців тому

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @quuenxabiibo1945
    @quuenxabiibo1945 5 місяців тому

    Omg kenya yetu a kuna matata

  • @khadarabdihusein-eh4lw
    @khadarabdihusein-eh4lw 5 місяців тому +2

    😂😂😂 reply😢😢.

  • @user-xl3op4bf8p
    @user-xl3op4bf8p 5 місяців тому

    kusaliya rasuulkeen scw❤❤❤

  • @NimcaHassan-rc5yx
    @NimcaHassan-rc5yx 5 місяців тому

    ❤❤🎉

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-uy9ji7lo6v
    @user-uy9ji7lo6v 5 місяців тому

    Nasra

  • @zaamx1960
    @zaamx1960 5 місяців тому

    Dariskeeyga ilheey calaf iigama dhigo😮

  • @MaryamaSaid123-ri3jm
    @MaryamaSaid123-ri3jm 4 місяці тому

    🇰🇪👇

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому

    Welcome hbbti❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 місяців тому

    Itaaa, Familyyyyyy yartaanaa tanaa bahbahbah bahyareey minyaroooy uyare bah yariisEEy iyatE qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 5 місяців тому

    Maxay caan ku yihiin ma fahmin ???

  • @FARDSOWSOHirsi
    @FARDSOWSOHirsi 5 місяців тому

    Lkn sxbeey singlecml u dhaqmoosaa aaway ninkaagii iyo ilmahaadii anaka waanala qabaa intaanoo jaanis ahne ma helno anakoo qarashkeeda heysano oo awoodo Maalinwalbo inaan qaarad kadago isku xishoo oo hadaad waxbaraneysid xushmee ninkaaga saankuma uu faraxsano i am sure

    • @Layliish-qh1en
      @Layliish-qh1en 5 місяців тому

      Caan hada tahay waxwalba waa caadi dee huuno

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 5 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 yap badna adunkan.shaqa shaqadada aheyn bad hesa.gabdha hoyaded miyad tahy adigu🤔

    • @maqsuudchannel4888
      @maqsuudchannel4888 5 місяців тому

      Nin lee maa loo nolyahay waa yape gabadha haka dalxisto ilmeheda hoyadeed ayaa uheeyso mashalah alaha udaayo❤

  • @Sharafey
    @Sharafey 5 місяців тому

    Naga amus nasraayy waa nagu bashaaly

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 місяців тому

    Teen ta ahey dumaar

  • @abdirahmanfarah9101
    @abdirahmanfarah9101 5 місяців тому

    Nasro abaayo mcn 10 dollar isii please buumo iyo funaanad karabaa inaan ku gato iyo maalmo wax aan qadka ku shubto🙏🙏

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 5 місяців тому

      Nin weenaa thy maashaqeesatid qash

    • @abdirahmanfarah9101
      @abdirahmanfarah9101 5 місяців тому

      @@maryamahmed6009 shuubo kulama caaytami karee iga qalee

    • @abdirahmanfarah9101
      @abdirahmanfarah9101 5 місяців тому

      @@maryamahmed6009 shuubo kulama caaytami karee iga qalew

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 5 місяців тому

    Kenyayetu an ku qosla balyo wada af ur badan jarerti kenyay😂😂😂😂😂😂 qof idin aqon u fana adomey😂

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 5 місяців тому

      Ayagoo sidaa ah baad qaxooti uhoos fadhidaa marka afkaaga suubso

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 місяців тому

      Abayo kanya hadya huryan maxa Ku kanya adi hada Mal carfiysa jogtay maxa oga so tagtay abayo Somali Kenya Ku nol wa qaxootay magca log yaqano so ado dad wa wadi qaxotay Ku ha caye ee U mahad calya dad wa dad waxa baraty fan Somali ba Lagu yamah

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 5 місяців тому

    Maxaad j ka sheegi wax aad cuntay ma wax kale oo aad sheegto ayaad weeday

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤