Kaalay ila nadiifiya guriga 💖

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 7 місяців тому +3

    Ya rabi ramadanka caafimaad iyo cimri dheer alle ka cabsi nago gaarsii iyo anago muslim dhab ah inshallah

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +8

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw ❤🕋☝🏼

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 7 місяців тому +2

      الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 7 місяців тому +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrinuur8500
    @shukrinuur8500 4 місяці тому

    Masha Allah

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 7 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @Muna-lx9fd
    @Muna-lx9fd 7 місяців тому

    Maasha Allah i really like your video Maasha Allah ❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 7 місяців тому +1

    masha allah ❤❤❤

  • @SafaM-ir9co
    @SafaM-ir9co 7 місяців тому +4

    Maashaa allaah tabaarakallaah allaahuma baarik fariid gaari ah ayaad tahay ❤

    • @Naroora
      @Naroora  7 місяців тому

      Thank you

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 7 місяців тому

    Masha Allah abaayo video yaasha hore vlog jeclahay noo soo daa wax kale nagada Allaha ku xafido adiga sowjkada ❤

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku 7 місяців тому +1

    Mashallah abyo hormar wacan❤😊

  • @munoqali826
    @munoqali826 6 місяців тому

    Masha Allaah mahadsanid walal ❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 7 місяців тому +1

    Nastexo daaqada fadhiga daah short ku xiro qafiif net ah daaha ma ahan daah culus mid dher kuma fiicno space maleh kursiga so jiidesa mar weliba mid gaaban laeg kuso baxesa hda daah ku xiranesid Keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Rayaan243
    @Rayaan243 7 місяців тому

    M.a qurux bdn allah ka baryaa inaa heer garto❤

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 7 місяців тому

    Fadhigaaga waa qurux abaayo ee daahyo shidan u xidh

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde 7 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @faadumozahra94
    @faadumozahra94 7 місяців тому +3

    Baking Soda + Khal + Shampoo + Warm Water 🎉

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 7 місяців тому +2

    Xbti guriga daah isaga xudh xaga daaha sida waawayn uso tolo wlahi qurux waaye waliba shbaqa cadaan ka dhig guriga waan kula leenahay 😂😂😂

  • @adesh6132
    @adesh6132 7 місяців тому +2

    Wlalley nastexo ciyarta naga daa video yada wad nagu cishay bee ee so badi videoyada😢

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 7 місяців тому

    Routine malmhn wuu yaryhy ❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 7 місяців тому +1

    Team gym ku so dhawow aniga hal bil ka horeyey lee hala is dhiso wyeh 😂😊

  • @NasriinaQrx-kp6mm
    @NasriinaQrx-kp6mm 7 місяців тому +1

    Abayo challenge yaal iyo wax yaalo kale kuso dar si aa dhaqso ugu garno 50K ga please taladas qado abayo😢❤ farxadada jeclahy

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 7 місяців тому

    Abbayo xoogaaga Allah ku barakeyo. Waxaa kaloo isticmali karta oo ku fududeyn karo dhaqida buurashka dharka ku ruug waqti yar ku dhaqe waxaa dhan xitaa koobaha iyo caaga sarada iyo fadhiga waa ku ruugi karta buurashka dharka lagu dhaqo kuwaa afka xooga leh

  • @mariyomohamedrashid7940
    @mariyomohamedrashid7940 7 місяців тому

    Abaayo need cadaan ah bis ku xiro dariishada waxay kusoo baxaa waaw inshallah

  • @AashoabdullahiAli
    @AashoabdullahiAli 7 місяців тому

    Nastoxey ani waku tageraa koley markastana commenti ma bixiyo marka aad kuu u dawada vidoyada so galiso marka we love you guen😊❤🎉

  • @zeynabhasan8197
    @zeynabhasan8197 7 місяців тому

    Sxbey videoyda maa nala soo dhaqsatit waa ku sugi la’nahy wlhi ❤❤

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 7 місяців тому

    Ku soo celi abaaaa

  • @SafaM-ir9co
    @SafaM-ir9co 7 місяців тому

    Abaayo adi iyo walaaldaa challenges noo Soo duuba qosol kiinaan u xiisnay

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 7 місяців тому

    abayo ayantan ma shaqaysid miya?

  • @zeynabcumar2443
    @zeynabcumar2443 7 місяців тому

    Abayo shambada iyo nafaqadeda mx ugu so hadli weysay ani ayadan umaleya inta ay timaha qoyneyso qali

  • @Hafsaisxaq
    @Hafsaisxaq 7 місяців тому

    Aniga qurigay mar dhowa la dhisay marka mutuleelkii shamiinto iyo rinjigii ku halaabay mana iigaga dhagmooyi wax walba waan ku tijaabiyay mana ka faqooyi ma igu caawin kartiin wax lagu dhaki karo❤❤

    • @Sucaad948
      @Sucaad948 6 місяців тому

      Flashta suuliyada ama musqulaha lagu dhaqo ku dhaq wlo midh kuma soo hadhayo

  • @hodahana4722
    @hodahana4722 7 місяців тому

    guriga daah ku xidh

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 7 місяців тому

    Shea butter set kaso hadal

  • @user-ve3hc9gi1b
    @user-ve3hc9gi1b 6 місяців тому

    Kalorinka cag ku qaso abayo wu dhib badanyhy

  • @hamdamohammed4413
    @hamdamohammed4413 7 місяців тому

    fadhigada mesha ka gadatay iisheeg wll

  • @RayaanLove-fi8fu
    @RayaanLove-fi8fu 6 місяців тому

    Meeqa waye guriga lcgtiza abayo xge

  • @Iqlaas-p3c
    @Iqlaas-p3c 7 місяців тому

    Ano gym jogo kufirsanoya😊

  • @najaxmuxidiin651
    @najaxmuxidiin651 7 місяців тому

    ilmo neh maku jogaan yaka haleyo kuraasta wllye😂

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 7 місяців тому

    Mashaallah ❤❤ can you please go again to the super market in the town and show us the real prices of the food in every category 💖 thank you so much sister and keep going ❤❤

  • @hudacali7565
    @hudacali7565 7 місяців тому +1

    Fadhiga daahyo ku xidh khafifa oon cuslayn inkastoy dokhada tahay

  • @ZumeinOpdi
    @ZumeinOpdi 7 місяців тому

    Daaqada or darashiida mxa daah ugu xidhi weyday

  • @maryancabdi1904
    @maryancabdi1904 7 місяців тому

    Abayo bogagta xaged kagada tay iisheg

  • @SumayaIbrahim-xh4to
    @SumayaIbrahim-xh4to 7 місяців тому

    Abyo nastexo shortout isamee

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 7 місяців тому

    Daqada daah ku xidho saan waa folxuma abyo

  • @SumayaIbrahim-xh4to
    @SumayaIbrahim-xh4to 7 місяців тому

    Umu nuseiba channel iso buqda asxby

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 7 місяців тому

    Abayo maryo la gasho o so gado qadada ama o so tolo inshallah markii dad ku imado ama aad adiga xata rabto wad ka bixinesaa mana iskakaa badalayo

  • @queeninaahmed4019
    @queeninaahmed4019 7 місяців тому

    Abayo alaabta inte kasogadatay

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 6 місяців тому

    Shambo keliged maku dhaqi kara kurasta qadada

  • @fardowsahassan5161
    @fardowsahassan5161 6 місяців тому

    Abaayo Cream fiican oo body ah no so gili

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 7 місяців тому

    Alaabta timaha nosogali iyo qiimaha

  • @user-sq6uf1ri8t
    @user-sq6uf1ri8t 7 місяців тому

    Bahasha murayada io tubada magceda rapa murayada faninka biyaha foolxumo ka dhigayaa

  • @user-ru1io5se8j
    @user-ru1io5se8j 7 місяців тому

    WALALAYAL KOLORIIN WAMXAY REER WAQOOYI BAN AHE

  • @user-vd6pw1wm8r
    @user-vd6pw1wm8r 7 місяців тому

    Birta musqusha Shopinka inte ka heli kara

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws 7 місяців тому

    ASC ABAYO FADHIGA ISKA BADAL

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 7 місяців тому

    Bakinsoda kubadalo kaasa aad ufican oo nadafada logutalagale