Heestan waxan ku xasuusta jaceylkii aan macnihisa garan wayey wlhi wan qomameeya lkn walhti tagay cidna ma so celin karto wax walbana waa qoraal ale😥😓😓😭
Heeskan waxaan ku xasuustaa maalmahaygii dhagaxbuur runtii waan ku cusbaa magalada soo dhawayn qiimo badan oo walalahay ii sameeyeen runtii heestaan baa inta badan wakhtiga ku qaadan jiray
Heestan xasuus wayn bay igu leedahay
2018 anoo hargaysa fasax ku imid ayan arkay gabadh an runtii mrkn sidaa u arkayba wadnahaygii gacanta ka saaray heestan ayaa iiga baxaysay gaadhigan watay kadib wn is baranay inantii
Imika waa xaaskaygii alhamdulilaah ♥️♥️♥️🙈
Mashaalah congratulations 👏
Guul bad joogta shp
Masha allah allah ha su kiin barakeeyo insha allah wllkay iyo walashay awlaad bariya allah ha Idiin siiyo
@@hadiyarashid7277 a
Isku waara
Xanun Qalbiga Ah ayan Daremaya hoyo ayan ahy ilmaheda ka maqanyhiin Ilmaheyga wan u xisay 😭😭
Alle s.w Hakuso Celiyo wll 😢
Alaha kabar ya🤲. Inuu ilmahaga inu kusahlo.hooyo.mcn❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Ax wlhi xanuun wayay annaa kulla mid ah imaheeyga 😢😢😢aabahood xoog iiga heesta 😢😢😢lkn insha abaayo farxadi weey danbeeysaa 😢laba jeerba hooyadood waaa annaga 😢😢Allaha noogu xafido meelkasto ayay joogaan 😢😢😢😢uduceey markasto aad sallaada dukato 😢😢
@@fatoomggg9541😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢am so sorry 😢
Hesstan waxa ibaray will xirir jaceyl naga daheyay 20/7/2018🥺😟😦🙁☹ waxan dalxis kuwada jirnaay malintaas baan dageysaninaay wlhi xasuus ilaa iyo hada waan dageystaa 12/2/2024 willke ibara hesstan hada maa islasocono waqtiga nagalageyay runtii waxa nega cudsanayaa inad ee soduceysaa i.a 😂❤❤❤❤😮😢
😭hestan manta oytahay 9:38 subaxnimo malin arbaco ah 2024 ayan dhagaysanaya wilkan jecla isku dhacsanhy ilahay waxan kabaryaya inan kala fogan waligen 🤲
ilahey ha isku kin so celiyo❤
@@MohaMire-uu6gg😂❤
Ilahaye niinmakala fogeyo wlalo
Walalyaal inta allaha kabaqeyso xasuusnaada qabri ayaa inaga horeeyo hala xisaabtamo ama haleyska socdo
Walhi wa runta ♥️😭
Heestan waxan ku xasuusta jaceylkii aan macnihisa garan wayey wlhi wan qomameeya lkn walhti tagay cidna ma so celin karto wax walbana waa qoraal ale😥😓😓😭
Hada makaso kabsatay jaceylkas 😭😂😂
Wax qoran baa kugu dhacay sister iska samir
Quruxey hadii ad xumeysay adiga markii hore qalad waa dhacaa Dib ugu Laabo una sheego Dareenkaaga
@@abdirahmanyare8503 🥺
Habinka ciida ugu horeysay aan fiirsade xariir waa fananka aan ka taageero soomali galbeed 👏👏 like iigu qubeya ciida oow geed
Thnks Ilkacase Lyrics
AbdiQani Mohamoud Osman Aj p
Qalbiga meel fog ayay tabanaysa heestan
Like igu qabta xariirka geeska
Ciyal jigjiga 🇬🇶🇬🇶🇸🇴🇸🇴
waan kugu raacsanahay wll
walagaqabana
CiyAL JIGJIGA HA ODHAN ma gadhayside
Apti wuba ka wey nyhy
Hestan Wxa Daremi Kara Qofkii Sidhaba Wax Ujecel😭❤
Cajiib😢 kama daalo heestaan dhagaysigeeda🥺
"Dharaaha dheelli ciirka"
"Adaa nafta dhami kaLkaaLa"🥹❤️🩹
Www Dheeman my dear love 😍😍
Dhalaal badan Dhweman luula
Dhismaha Nolosheyna Kaaba
Jaceylkana Korin Ogeeyaa
Dhadiyo Dhaxan Iima quura
Adaa dheehiyo Dhalaal ba leh
#Xariir Fanaan is huba
Lengend xariir axmad waxan dhagaysanayaa 14.12.2021 cidi like cidi dambe 😂
Xasus Time Jaceylkeygii 😢 Aan isweynay Aye iso Xasuusisa Heestan Really I miss U Mi QaLBi❤😢
Adaa dhowrsaneey nafteydaa dhibtiyo dhaawaca u diidaa heees iga dheh xariir ahmed ❤❤❤❤❤
Diamond Razaniish Hees qaliya weyn Sad shegtay
Diamond xppti subscribe isaar channelka PLEASE
Allow mid saas ii amaana isii axsan hees my fanaan xariir 👏👏👏
Siman qaali 181218 anaa ku amaanayo inte jogtah 🤣
ismail Ibraahim mahamud meelaan joogaba gabar somaliyeed baan ahe iso amaan ina adr
Wlhi waxaa wac naan laHaYd xariir axmed oo SHEEKH quraanka ahaan lahaa
Still listening 5 Years ❤😢
Heestaan maanta oytahay 2:17 duhornimo malin Talaado ah 2024
Ayaan dhageysanayaa wiilkaa
Jecala ayaa isku dhacsnahay
Ilaahey waxaan kabaryayaa
Inan kala fogeen waligeen 🤲😢
Rabi haikaa xafido mataankeygiii
Waa habeen arbaca 12:01 xili uu roob qaaday
2021 1 September
Anoo jooga jabuti
Cawana zhpday dib u heshiinay tan io wakhti dheer ka bacdi kuna sasabayey heestan 🥰😥
Kama xiiso DhiGo DhgeYsiga HeestaN❤❤
Ya ila dhageysanoyo 13/4/2024 ❤🎉❤
Waa Boqorka Jiilka Danbe Heesaha Iyo Fanka Soomaliyeed.👑
15/6/2022
heestan wxn dhageysan jiray 2019 xilliga oon wada soconay jaceylkeygi blse manta an xasuusahedi hore ku noolahay uun😥😥
Xariir axmed
Fananka kaliya
Eee aan tageero
Heesihiisan aan wada jecalahu
Heeskan waxaan ku xasuustaa maalmahaygii dhagaxbuur runtii waan ku cusbaa magalada soo dhawayn qiimo badan oo walalahay ii sameeyeen runtii heestaan baa inta badan wakhtiga ku qaadan jiray
Markasta goorkasta waxaan rajaynayaa inaad soo dhawayn fiican aad ka hesho dhagax buur wllkayow
@@cabdicasiis7122 wlle waa magaalo aan jeclahay kuma korin lkin familga baa dagan ❤ runtii waa meel aan dadkeedana jeclahay
Og gob indr from idoor@@cabdicasiis7122
heestii ugu horeysay ee xaaskeyga loo sameeyay ciida masha allah
Somaliland studio 😂😂😂😂😂ma bilowday bacdal Ramadan nin aan u xiisay ee iga waalan iga dheh 😂 😂
Hunno salaan sare
+Nasra Luzza 😂😂😂😂😂 waan kaa qaaday huno qli waa la isku wada xiisay
Fanaaninta aan la buunbuunin the goat 🐐
😢❤heesta waxa dareemi kaara qofkii dareen dhaba qofkale uqaday
Memories wLhi heeztani aniYo zhpday class 8 KaYagii wada qadi jirNaY ala wakhtiYowwwww😓💔
Wqtiga sida iska aha anipa 8ki dhgysn jiry😢
@@mohamedfaarax6412😢😢
Wa hees cajiibah oo dareen weyn xambaaraan❤❤❤❤❤❤❤
Full memory to this song I always get emotional when ever I'm listening to this song 😓❤😥😫😞
Waa FutaDaa wLL Ku dHiMo eMotioNka XiTaaH CaLYaad TaHaYe
@@DJFaanto2023 what are u saying 😳
@@tuludchanal9605 Raali aHaw wLazhaY Nehaji Wxa Cidda Kuuso QorTaY Ma Ogi XaqiiqataNee👏👏🤴
@@DJFaanto2023 too OO I ooh looks great and you know kooo ok
@@DJFaanto2023 sxp malaha hooyo kuma dhaline waa lagusoo helaan filayaa waxaad comati ku qoreyso u fiiroso oo maskaxda soo mari
Maalin ay ciid adhxaa tahy 16\6\2024 malin inta iga dambeeso farxad idiin rajeema
aad io aad lph
18/6/2024😢😂
I get emotional when I listen this song 😢2024 still listening
Same too 😢😢😢😢😢
Heestani xasuus gaara ayay ii leedahay runtii 🥰🤤🤤
Qiso Dab Ah Kuna Saabsan Aniga Nolosheyda Iyo Hestan
"Dhalaal Bathan" .
Maryam Ruun : Gabada Qisatha Nadex Martay.
Beri Ban Gabar Isku Barane Magalatha Nairobi Anigo Marka Wil Yaro Taxila Ah Iskana Dan Yar Ah Nolol Malmed Kiisa Bes Ah Kufilan.Kadib Barasho Kadib Iyo Watha Hathal Iyo Shukansi Wakhtiyo Dadeer Ah ,Jaceyl Ba Nadex Maray Walibo Kudeehan Wanag Iyo Qadarin.Wakhti Qathasho Kadib Waxan Noqde Nin Uhelan Inu Gabadan Quruxda Bathan Inu Wax Walbo E Rabto Usameyo Kana Hormariyo Danaheyga Dan Si E Ayatha Farxad Uhesho .Waxan Isku Noqone Labo Noole Anan Maran Kala Maarmin Wakhti Walbane iska War Haayo Dib Iyo Deef.Walige Imaso Marin Qaf Ayatha Ka Naxaris Bathan Kana degan Ka Asturan Ka Qurxoon Runti 😢 .Lakin Manan Xasusan o Wan ilaawe In Dumarku Daqdaqogu Yahay Maal Bes Ah Eysan Jaceyl Iyo Naxaris Waxbo Kufalin. Wakhti Deer Kadib Gabadi Ban Ka Codsathay Madama An Zaaid isku Fahane inan Watha Aqalno Si Xalaal Ah Anigane An Kufilanahay Nolol Malmed Keena.Waxe ila aheyd inan Maqli Doono Bes Wad Laso Daahde Yarow😢Lakin Hathalka Dagaheyga Kudace Aya Noqde Mid Aniga Iga Digo Mid Isla Hadle O Farahisa Mothayo Qafkalo Lashekeysan Haayo Wlhi . Gabadi Waxe Igu Tiri Aroos Diyaar Wan U Ahay Lakin sharuud Wato ,anigo Yaaban Lkn kalsooni Aad Uweyn Qabo Ayan Iri Sodaa Mcny 😊.Waxe Igu Tiri Waxan Ubahanahy inad isiiso Lacag 10M Lacag Kenya Ah Markasne E Og Tahay inan Awothin.Waxan Iri Wa Balan Wan Kusiin Lakin Manta Maahane An Shaqeyo Lkn Ha Ahato Mid Deyn Igu ah Aniga,Waxe tiri Waxas Majiran .ilen Manan ilawin mahmah somaliyed O aheyd Qaf Weyn Tag lamaDahe Wuxu kutaga latusa .Wlhi Naxdin Ban Malmö Dan Biyo Iyo baad lacuni Waaye ila An Isla Hadle.Kadib Waxan Goan Kugaare in Magalkan An Kuwaaye Shaqatheydi Iyo Jaceykeygi Inan Kahaajiro Ana Aatho Tahriib. Alxamdulillah Wan Tahriibe Rafad Bathan Kadib Ilahey Xamdigi Waxan Gale Marekanka Manta An Ahay American Citizen.Qoralkeyga Cawa Waxan Soqore Anigo Ilmo Zaaid ah Iga Qubmeyso .Walige Kaman Shekeyn Arinkan Aniga Gooni I Aha.Lkn Cawa Aye Hestan Gaari iso Gashe Ano Radio Dagesan Haayo .Mel Walbo Ad Joogto Nabad Ku Ahaw Maryaney ilahey Ubad Kheyr Qabo Hakusiiyo Hadad Gursate in Shaa Allah Wanku Salaame Boqol Toban Iyo Afarka.Somaliyeey Sitho Kale Athinkane Wad Salaman Tihiin.Inti Jirka Kanool Qalbiga Qalfoof Kanoqotayna Waxan Ithin Rajeyni Farxad iyo Reyreyn
Ya Salaam
"Dharaaraha Dheeli Ciirka Atha Nafta Dhami Kalkaala"😢😢😢
"Dhalaal Bathan Dheeman Luula Dhismaha Qoyskeena Kaaba Dhalankana Korin Ogeeya Dhadiyo Dhaxan iima Quura Adaa Dheehiyo Dhalaal Ba Leh"
"Atha Dhool Dahab La mood Dabti Ankugu Dagaa😢😢😢"
Atha Atha😢😢😢😢
ilahey Hano Watha Naxaristo Gar Ahaan Kuweena Guthaha Kadinte Korkana Kanool
Kheyr Bathan ❤
Axx 😢Ya Qiyaano😢Sorry Sxb Rag Waki Somara Jab Ugu Danbeyn Guul Wad Gaarte Wllky .Kuwena Guthaha Kadinte Markad Tiri Runti Wad Nawatha Taabate😂Legend
Zxp guulayso❤
Sxb wa qiso xanunu leh gulayso 😢
still listening... 3 year back🔥💯
Same
@@sumaiaapdalla1384hq9 9 9 b9 9 9 9 bb9 b9 9 99h 9h 9h9 b99 99 9hhq9 b9
Dharaaraha dheeli ciirka adaa
Nafta dhanii kalkaala zuhur😢😢
20 12 024 wakhti xasuus iyo xanuun koobsaday😢😢
Heestaan ugu jeclahay heesaha xariir hees iyo badh .❤
5-25-2022
Hadaad dabaday dawato like-ta iga saara.
Fananka kaliya aan tagero maxamud axmed cabdullahi xariir guleysa brother waxan cod waa dhafay
Waxan dhagestay 19/6/2024 baaba iku horeysay wlhi hestan ila xaley dhagesanayey hees waa dhaaftey xasuuso soo xasuustey nabsigeyka kasoo bax i.a😢
QISADYDA Yaa lawadaagaa😭😭💔
Aniga Wll😢
Soqor wll 😢
Adaa Dhool Dahab lamod Dhbti ankgu dagaaa😢😢
Esh Cala Hees❤😊
Jacyl Xadkisa Dhfan Daremyaa Cawa
Waw tani hees way dhaaftay wllhi 😢❤
2020 yaa daawanaya Heestan Xasuus
Like saar
2023 daawanayaaa zxp🥺🎶
Dhaayaha Argeeyga Dooja Hbii 😍M😍 😚😚😘🙋
Boqorkaygii aan jeclaa allow ikadaah hupi
Ku JecliyaaH Mcn😍😍😍
Updizamed Pogbá me two hupi
Ka
Ninkan ilahay amar kiisa wan iska jecelahay hesi hisa qalbigay tabtan
Anaa kaadaran
Runti waaa xaqiiq
Ya sideyda okle 2021 dawanaya hestan xasuus🥰
2024 😢
Doha, no Monday,13 January 2025 7:19AM. Hada iga danbyso by bye 👋
8/8/2024
Heestan dhagaynsanayaa inta iga danbaysaay wan idin salamay ❤❤
Ya 2020 dawanaaya sideyda okle😰😰
2023
Habeenkii u horeeyn fiirsado
Get Emotional 🙃
31 / October/2021
22:36
Sunday
Bil kasta wn so boqooda
Waayo isaga adbaan ugu xiisay 😇🥲💔
Still 2023😢🎧🎵listening ...🔥😊
Walahi bilaahi Heestan Hooyo In Lagu Amaanay iztahisha ❤
Really🥰
mashaalah cod kaga macankisa afka dadka allaha kaqabto
Hees le waye masha Allh maxa la dhahaa 🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙊🙊🙊🙊🙊
Heestii xaasleyda iskaaabulo iskaga baxa meesha ordoo wx la imaada xasuus lahaanine😂😇
Cod meel paa la dhigay xariir bro hory usoco ku tageraa
Adaa Dhool Dahahab lamood Dhabtii an kugu Dagaa wax an sas dhoho ma heysto wax i dhahana ma arkin 💔🥺🥺
Sido kle 😭💔
Dhadiyo dhaxan iima Quura🙏 iska saxa qoraalka luuqada waad naga kufsateen🤨
Xandi namaste 😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Xariir Ahmed Hobolka GaYiga ❤
*xariir ahMed* Ninan TaGero uhayo💚
Fanan jira very talented man
Xariir hory usco bwe 😑
Habeenkii koowaad aan dhagaysanayo 😢
18/05/2023 8:00 Jacayl Aanan GaranaYn Cid Aan Jeclahay Bn Dareemayaa wlhi 🔥❤😣
Wad mirqaanka wad ka hayzay hdaa
It's Longtime iam Listening This Music 😢😢
Still i am listening this song 😢❤
guuleyso poqorka codka xiriir
faV song 2023
Ciidoo la gaarin maad ku soo tuurtay nin shaqo u diyaar ah iga dheh
Still listening....2022 my fav song ❤🥺
Heestan waxan dhageysaanay 21/6/2024😂😂😂😂
Heesstaan waxasos wlhi marka jaceylkeey isbaraniynay malitee ban dagiysanayi whi
Hees anigaa igaa hadlaysaa 😭💔
Adaa sida dhoolguyo da'ay Dhayaha Aragayga doojaH
Best song
Sorry najax iyo xariir hada masaaasad ku kala dhamaten😭😭😭😭😭😭😭😭
Xidiga kaliya heesihiisa ugu jeclahy King xariir horay usoco
Xariri ahmed fanan aan kufano allh hakudayo wlo
Waxan daremaya qalbi jaaaab kaan ugu xuun 26th October 2023 weye manta wa malinka nolasheyda ugu xanunka badan hestana wa hesti leygu qaldaay malinkalo boogsodaay ayn sugayaa I.a 😢
axyaa fanaan codkana meelbaa laiska dhigay ixtiraab kana waanku aqanaa xariir Ahmed
2024❤
Music💯
Codka💯
Lxnka💯
Lyrics💯
Erayda mcn💯 inta kaheshay liket hiladhfina nolada somalay
Mnzha Allah laamanee is jecl Alle haisku dayo 😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙
Wwwwww mancha Allah ❤️❤️ hees macan dhadiyo dhaxan iima qiiraa adaa dheehiyo dhalaalba leh www
Hamda huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE soon bookho
Heesta wxa dareemi kaara qofkii dareen dhabayn qofkale uqaday.💔🥺
Who is Lessing 2024 ❤🎉😊 again
😍😍😍😍asal weeye asal
mnzhallah inbadan noolaada adiga iyo xaaskaaga ALLAH baarik fiika
wleee hees iga dheh xariiroow
Inaabti quruxay ma fanaan kad ku dhakhrantay
I get emotional when I listen this song🥺
foolxum meel soo fadhid ayaad tahay adigu dee 😂😂
Listening up to now 😢
Najma Arap mattan farax Ali ❤😢 Adaa dheehiYo dhalaal ba leh 😢 Mcn
Adaa sida Ruux Dhallaan ah Dhug iyo maqal li lahoo Dharaaraha Deeli ciirkaa adaa nafta Dhami kal kaala💖
Maaaam 😪😪😪😥
Xusus qaali ah ayey igu ledhy runti ❤❤
Illaahaw iisoo celi faaraxygii😭😭😭
Waw tani hees way dhaaftay ❤😢 3:19 3:
Woow xariir fanaan aan taagero noolow
Ikraan dhrmaney❤😢
July 19 2023 yadawanoya😨✋✋
Ax cod macaanaa xariir 😘😘🙄🙄
mansha allah xariir hore isoco bro
Xariir 👍😍hoRAY USOCO FANAN SOOmaliyed
0:12 ❤🎉
Esh qiyaasak kullanti danbe soo laabte salaama
Dhalal Badan Dheman Lula dhismaha qosykeena kana dhalankana korin ogeeya king xariir
Samiira huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE soon bookho