Heestaan meel ayaan kamaqlii...kadib i searched 4 it....maantana waan heeli...i am so happy....the song z hot💯💯like ii saaraa gabdaha iyo wiilasha qurxoon🙏🙏🙏
Kama mid ihi dhalinyarada heesaha dhageysto ama waqti geliyo balse caawa hestaan bajaaj aan sarnaa ayay ka shidneyd dulbadi waxaan weydiyay wadihi bajaajta magaca hesta iyo fanaanka. Waa hees aad looga shaqeeyay. Allah ha iga cafiyo intaan waqti galiyay asna Allah soo hanuuniyo amiin
Heestu markay 5 million gaadho Liketa Ha ila Dhaafina❤👑👈
Waad iska sii gartey inay million gadheyso 🔥😂
poqorsame wll subs isaar
@@ayanabdi153 rr
❤2M ayeey mreysaa wllo mxaan ku siinaa hdaba🤣
@@ayanabdi153 1
wow come back xariir plz waligey 1 like xita ma helin😪😭team waqal wax itusa
K
WALLHI
Ana ugu horeya like sar meshan ❤💯
ua-cam.com/video/fX7M4ZEc-Cg/v-deo.html
like jeclida
Maxaa ku heysataa miyaadan saryn
Xariir hees xun oo uu qaadeyba waligey ma arag❤️
Hees IGa dheh
Waad ok
Wa runtaa
Adoo heesta dhagysanaya hadaad comintiga akhrisanysid like iisaar hay xasdinee😅
💑💑💑
Maahir mmmiiiiijioioiijb
Sunta military
Wan ku saaray😂😂😂
Hadii Ad Ad Dhagaysato Quraanka Kareema Like isaar ❤
Hees baan dhagaysan anu😅
Allah kaxishooda. Like ayaa kuraadinaysa Allah qowlkiisa. Hadaad dhagaysato quraanka maxaa halkan kahaysaa? Yaab!!!
Maxaa meshan ku so galshay hada qur aan ka kaliya dhagesato dulinimada nagala kortag like raadis ba thy 👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿
@@engjamalxadi5015 Hooyo maxaa karabtaa? Miyeysan ku dhalin adiga hooyo dulifoow? Xildiid!!!!! Lol. Yaa xil adiga kusiisanayo? Lol
@@engjamalxadi5015 Naaska kuqabay! Wasmo unbaa kuwaalatayee. Ciyaalkii kufsateen oo xitaa xayawaanada waxaraha iyo dameerada kufsateen! Subhanalah. Was was kawas. Marka xigta Hooyada inaa wasmo la abaarta ayaa kacabsana. Allah haku daaweeyo. Dunida waxa wasto ma ogiyee caqli kale malihid miyaa.
Heestn saan usugayey waaba daaly 😥
Keep goin legend waql🤴💯🥰
💘💖💝💌❤💋💋❣😘💑💕💞❤
#XARIIR TOP SINGER YAHAY 👍🏼
Igu QABO FROM #BORAMA🇸🇴👈
*waa hees kala kacsan waa muqalki 2019 ragedi aya so hagaajiyey Nuradiin mustafe idiris Top waqal*
Heestaan meel ayaan kamaqlii...kadib i searched 4 it....maantana waan heeli...i am so happy....the song z hot💯💯like ii saaraa gabdaha iyo wiilasha qurxoon🙏🙏🙏
😍2020 ilahay qofwalpa hamigiisa ha urumeeyo sanadka cuzupna ha uga dhigo mid farxad badan 😍😙
Aamiin walle
baqorka codka nolow xariir
Aamin aamin
Ameen ugaaz😍
Aamin wll qalih dhamanten insha allah
Hello 2024❤
Ha😩😂❤️🩹
🫡🫡
Yep quen. 😂❤️
Cood100%😍👏🔥♨️💥💯💖
Style100%👏🔥♨️💥
All songs100%💥♨️🔥
Keep it up xarir
😴😍😍💥
WaQal studio ❤❤ best studio and UA-camr.
❤️❤️❤️❤️❤️ my Ahmed waxaan ku jeclaaday amaanta dumarkeena somaliyeed 😍
Adigaa gaari dhowrsan 😍
Hablaha ugu dhag Roontahay😘
Marwo dhaqan leh baa tahay👸
Oon kala dhantaalaynee🌹
Inaney dhigaa waad u sidataa🌻
Dumar dhamaantiyee👸
Inaney dhigaa waad u sidataa🥰
Dumar dhamaantiyee...2×❤
Dhabel qiima leh baa tahay🌻
Iyo dhowrsan Gabadheedee❤
Nasiibkuu wax dheeryahay Ragaba💐
Kaad Calaf ugu dhax daayee🌸
Dhankastaba adaa Hablaha 🌼
DHeemantoodiye🥀
Dhankastaba adaa Hablaha 🌼
DHeemantoodiye..2×🥀
Rug madheedh ku taaliyo🌷
Sidii Laamo dhabiyeed Baa🌴
Ama dhagaxa Luulkaa sidiisaad🏵
Hablaha Qiima DHaaftaayee🌹
Dhedig nimada mooyee miyaad😘
Haween Aad U dhigantaa Baa..?😍
Dhamaysay ilaah baa ku dhaafshoo❤
Adaa dumar ugu roone🔥
Rag ninkaad U Dhaxdaan 🌹
Dheeli Mudanaynee👸
Rag ninkaad U Dhaxdaan 👑
Dheeli Mudanaynee ..2× 😍
Hadii Dhaybad Iyo Qurux 🌴
Hablaha Dhaqasho Loo Taydoo🌷
Midda kaliya tahay Ee Habalaha🌹
Dhalasho Loo Haybshee 🥀
Inanay Dhamays baa tahoo❤
Adan kala dhantaalayn🔥
Dhimanay Dhamays baa tahoo💐
Adan kala dhantaalayn..2×🌸
Dhamastu Geedaha Lama Sine🌴
Way ka Dheertahayee 🌻
Adiguna sidaasay Dhunida Quruxi 😍
Kuu Dheertayee😘
Dhayahaygu may Qaban Midaan 😍
Adiga Kuu Dhigo Ee 😘
Dhayahaygu may Qaban Midaan ❤
Adiga Kuu Dhigo Ee ..2×🥰
Rug madheedh ku taaliyo🌴
Sidii Laamo dhabiyeed Baa💐
Ama dhagaxa Luulkaa sidiisaad🌸
Hablaha Qiima DHaaftaayee👸
Dhedig nimada mooyee miyaad🔥
Haween Aad U dhigantaa Baa..?❤
Dhamaysay ilaah baa ku dhaafshoo🌷
Adaa dumar ugu roone💮
Rag ninkaad U Dhaxdaan 🌹
Dheeli Mudanaynee🥰
Rag ninkaad U Dhaxdaan 💐
Dheeli Mudanaynee ..2× ❤
Hamze zayid🔥🔥🔥🔥
wooooooow nice 🙏 thank you 😍
Thanks Yo 🖤
M zayid thanks
Suldaan🥰🤞💞👑💗✨❤🍁
Axmdy adi macalinkaan ??
Dhamsta geedaha lama sinee way ka dheerthyee
Hlahaas hdaa love ku thy like iisaar😀❤✌
*Inta heesta xarir marke argtay so boday like isara👍*
0634812332
@saki sudais official wll sub isaar
dhemaney dhiga waad u sidata dumar dhaman tiiye 👌🔥❤ Fann aa jclhy blh one love somalia 🇸🇴🇸🇴
3 M marky garto nabiga igula sali💙🇸🇴
Xarir Axmed My best Song of somalia Hessti Gari Dhowsan ,
Video 👌👌👌
Style 👌👌👌
Y
Hit song
Heestan inay garayso
1 million inta igu racsan far tag👆
Gaadhayba bwe
☝️
allah unaxariisto wlalaha reer moqdisho Amiin raaci plzz😭
I am sharaawe isaar aan ku saaro walal
Aamin wlll😭😭😭😭
Najma mahadsanid wl mcn
Aaammmiin
I am sharaawe 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😢😢😢😢
Inata jiifka kuu dawanysa like igu qabta
Waa Anigo Suldaan iskamajiidhe
From niin laqayano 😂 Naxnu 😂😂😂😂😂😂
Kama mid ihi dhalinyarada heesaha dhageysto ama waqti geliyo balse caawa hestaan bajaaj aan sarnaa ayay ka shidneyd dulbadi waxaan weydiyay wadihi bajaajta magaca hesta iyo fanaanka. Waa hees aad looga shaqeeyay. Allah ha iga cafiyo intaan waqti galiyay asna Allah soo hanuuniyo amiin
Aniga kula mida cawada so ogaaday anigo moota saaran wlhi hesaha majecli lkn heestan wey iqaade
Oo xataa xariir ma garanaysid wll
Inankii inamada 💯💯💯best song best music kolayba waad akhrideenee like daa lasii jiidh😄😄
Finally EMMY'S song 😊🔥🔥🔥🔥thnkz my favorite singer
Really
Z
♡♡♡Waqal Studio wan idiin wataa Hore usoco Way hadhayaane♡♡♡
Dhadignimada moye miaa hawen ad u dhigantaa.
Ragg ninka u dhaxda dheeli mudaneyne.
Erayo cajib eh: xarir Ahmed🙏
Xariir Ahmed Wuxu U Qalma Fananki Sanadka dhamaanaya E 2019 Dhedignima Mooye Miyaad Aad Haween Aad U Dhigan taaba ❤️❣️❣️❣️❣️
InTii Xariir TaageerTa Like Ii Saar😘
Intii Qaraxii Shaly Kadhacay Caasimada Soomaaliwayn Ee Mogadisho Kaxun LIKE IISAR WLLO 😭😭👍👍👍
Meedkii qarax ku dhintay xataa like miyaad ku raadsaneeysaa doqonimo badanaaa
Dadka hada samanka mxa naxaristay ka qaday dadka geeryudayna maa like baa ku radin subxanallah😭
@@hothanahmed5269 😭😭😭😭😭😭😭
Waan kaxumahy intii kudhimathy qarixii mugdisho ilahow kadul qaad masiibada xamar dhaxal umayhelin had baqarax dhcayiyo dheeligeeda ruuxneceb
Aniga ka xun
Viva waqal💥and legend xariir ahmed
Sapirin Ahmed isaar aan ku saaro walal
Saliga nabiga kusali N.N K.H
Like isoo Isiii 👈
Salahoow calihi wasalim xabiibkeena suban
Rasuulka kadaa meelaha heesaha duliyahoow sanbabka weyn ( csw )
War ilaaheey indhaha ha ka tuuro qof kasta oo like ku raadiyo diinta quraan iyo Nabigeena suuban
Xoolo xaraan ayaa lagu dhlay
Igal Ahmedyey صل الله عليه وسلم
Scw
Inta taagerto xariir axmed iyo suldaan seeraar
Like ha ila dhaafin
Labo nin cajib fanka somaliyed kaso muqday waye suldanka iyo xirir amanta haweenka ku jecladay
Heees iyo badh
Nice xariir ahmed
Syteylka
Erayada
Codka
Laxanka
Musicka
Ilhy haku barakeyo❤❤👏👏
Hoyga fanka maaha hargeisa maanta ee waa jig jiga Yaa ila qaba midaas 💪💪♥️♥️
Meesha uu ku qaadayo cidda duubaysa abwaanka intuba waa rer hargeysa
@@hargeysamedianetwork2461 abwanku waa rer jigjiga abdishakur alayahdik weeyi 😂
Alle Ha Unaxriiso inti kudhimatay qaraxi xamar 😭😭
From.Hargeisa 🙏
Gacanta inamada laholin waayey team waqal
Xariirka inankii inamada 👌🏅
Xariir legend ♨️💥💣
Meeqo radinayay hestan my haji ayah malin iisheday iloved 😍😍🙈 horey usoco walal
Wewe
Nin tgy xariii
👌👌👌👌❤
HaLoo duceeyo walaalaHeenii shaley Tii Alleh ku TiMid....😭 muqdisho Allahyarxamuk dhamnTod
Illaahow murugta Farxad Noogu BadaL 🤲
Ma dhameystay heesta maya miyaa haa like 🤣🤣🤣
Bahi miyaa kuhaaysa heesta😎🤗😋🤣🤣
Lagamaba daalayo heestan waaba heestii sanadka
Heestan qofkii 300 ee comment so qor ahyed iyo qofkii 999 ee like saara lkn heesta ina badan sugay hadii aad ka heshay like i sarra team #Waqal_Studio
Xariir Axmed xariir AxzanuL fanaan ALA jecLiyaa odayga best fanaan wlaahi Heestanina way iga gadan tahayba🔥🥰🇨🇦
2020 sanad wacan
Amaanta hablaha hala badiyo fanaaninta
✔☺😉
ua-cam.com/video/fX7M4ZEc-Cg/v-deo.html
Kuguracsanahay wllkey
Heestaan Meeqan Sugaaye Waqal❤
Somali MUSIC to the world 💯💎🙏🔥
Like
Hadii gaari dhawrsani hablahaa ugu dhagroontahyee
dhamastu geedaha lama sinnee wayka dhertahayee❤❤❤
my favorite part.
Cajiib wallee xariir haduu is keenay
Dhadignimada mooyee miyaad haween aad udhigantaaba intaasaa iga gadan.❤
28-12-2019
Maalin diiiwan ka gashy umada somaliyeed😰😰😰😭😭
Intii Dhibtadaa wax ku gadhen Alle Jantu Fadowsa ha ku abaal mariyo 🙏🙏
😭😭😰😥😥😥😭😭😰😰
Aamiin yaa rabi
Shaafie Yousuf amen
Amiiiin wllo qli 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Aameen yaa allah abowe 😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤
Wow
Codka 100%
Steylka 100%
Ereyadah 100%
Laxanka 100%
Musica 100%
Edition 100%
Heesta 1000%
Heestu wlhi iga gadan 💖💖💓💞💔💞💤💤
😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤
@@Saytuun-cg4qg😂❤3
Dhadig nimada mooy3 miyat hawen udhigntaa👸❤
Haddaa ma ammaan baa marka mise waa yasmo ku dhex qaris ah😂
@@Naagishubta waa amaan yacni dumar ka dhadig nimada uunbad kala siman tahay weeye
HabLaHa somaliyed wa DaHap allaw noo daaH✌❤
Dahabna mah
Wlhi wa Dahap iyo dheeman walipa
Xariir axmed boqorka fanka
axlaaa hees iyo ishcalaaaa steyl muqaal waliya xarir axmed boqortoyada fanka ee somaaliyeed💋💋💋💋💋💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙wallkey qaaaali😘😘😘😘😘😘😘😘🤗
Xarir axmed marwalbaa waxan ka rabnaa waa hees shidan oo kaliyaa horay uu soco bro
First One like saR inta aragtey
best song 👌👌👌 barteeti badhigtay bro horay usoco xariir 3.15.2020.🇸🇴 in🇩🇪
Waaw style shidan mashallah tabarakallah 💯💯
Heesyo badh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ayy ayy hees iga dheh 💋💋🌺🌺🇸🇴🇸🇴
Walayap waqal way socotay
Inta ka xun qaraxi muqdisho like ii sarah
Comment ha aqrininee videoga firso😂😂😂
Like neh ii reeb😘😂😂😂
😅😅😅🤣 in aan aqrinoyaa saad uoged lee
@@aminobadel7519 ado kle buxa comment lee😂😂😂
Hahahahahah shaqo kale maheyna
🤣
Wlhi IGA Qoslisay Waan xishoode😂
Hees iyo badh xariir ahmed lengen👌❤
Rag ninkaad u dhaxdaa
Dheeli mudaneynee.
Waaw. Hees iyo badh.
In ey heestaan 1m gaareyso
Inta aaminsan Like ta dhac igu siiya👍👈
Fanaanka kaliyoo aan qoslin Xariir axmed Nin akhlaaq leh 🙏
Heestan habenki ey soo baxday baan dhar ku dhaqday habenki oo DHAn waan ku ceshceshtay alle muxuu waqti duruuf iyo iskaabulonimo wagas idishay ❤❤❤
Xariiir ahmed fanku waa ku baahanyahy 💞💞
inta heestn sugyse like isaar👍❤keep going xarir Ahmd fanan Aan jclhy 😍😍❤ best you tuber waqal Studio keep going❤❤❤❤😍🤗
Xariir axmed gar iyo gardarpa wan ku waata♥️😭❤
Wlhi waaad kabaxsatay libax ayaaa tahy Xariirow Fanaan igu qaliya hor usco
Walhi way u qalantaa hessta sanadka inta igu racsan laik 🥰❤❤
Lagand 🙏
Ayyy finnaly Thanks Xarirkayga♥️♥️ *Eman*
Imaan miyuu leyahay wll bal isheg
@@Mawo107 haa wll
@@emanabdi5340 dadku dhamin dhiman ayey wada modayan iyo dheeman magaci ayey nagaga ciyaren
Woow Eshacalaa Xariir iyo Waqalba horey usocda
Qofkii kowaad ahy From mogdishu somalia 🇸🇴 liketa waa dhankiina ❤❤
Waligey heestaan sidaa u sugayey uma sugan hees wlhi🤭🤭🤭xariir keep going bro 💖❤
Waqal Studio❤❤
Uduceye wll dadkii walahena ahayen oo shalay qaraxii ku dhintaY wll ilahy Ha u naxaristoH👏👏👏👏👏
camera100%
style 100%
editing 100%
hees ahaan waa 20%
Hees ahaan waa 100% anaa kuu huba ufiirso erayada
xariir keeP goin
First one yaan like la ila dhaafin asxbta🥁🥁🥁🥁
Ciiltire Qaasim isaar aan ku saaro walal
Hye zxp wan ku sary ana isaar
@@ciiltireqaasim9497 subscribe isaar wll fadlan
Shaqsi aan fankiisa jeclhy sxb qli ilahay haku daayo
Wan sugayay hestan xariir 💕
MashaAllah ina Adeerkey qaliqa hormar wacan legend Xariir Ahmed jiidhkeygi ❤️🙏🏻💉
Yeeeeees this is the kinda xariir I wanna see❤️
Wwwww xariiir ahmed full respekt 👍❤️
Xarir is the best 1m markay Gadho like isaaR👊🏼
Xariir fanan aan taageero wllhi ❤🙏
Sxb waan ku salamay xariir
Horay u soco bro
Wxd tahay fanan somaliyed
Hayla dhafina like
Waaw inaba caadi ma,ahan heesta keep going xariir axmed
Yaa ila dhagesanoya 2021😁
Facnka kali jeclahy harir 🔥🥰🙏🏽
7minutes iyo 2k Hore Usoco Waqal
Dhagaheeeyga meeee qabn midaaaan adi kUuuu dhigayeee 😍✌️😿🔥🔥❤️