Xalladeya nolosheyda xagal dacana ima quudha hadday xaajo igu ciiirto samaheyga xaaleya ana laabta kugu xaadhay oo kugu xafiday maanka big man xirir hore usoco💪
Heestan markan maqlo waxan soxasuusta gabar aan aad ujeclaa habayn habaynada kamid ah ban go'aansaday inan usobandhigto kadib si dagan bay igu sheegtay in aysan dooneen inan xiriir wadaag noqono geed dheer io geed gaban waxan ufuulay sidii aan kukasban laha lkn way isuurta gali wayday arinkas waxa ibilowday 3 maalin xanuunka jaceylkeeda ah o anan adi kari wayay schoolka alx kadib si aayar aayar ah ban isku ilowsiyay wallow aan hada marki aan arko an xasuus galo lkn culeyskii badna wu iga yaraaday waxana xusid mid wixi aan dareemayay markaas aysanba war kaheynin oo ay kadareen la'eyd
Inta 2024 dhageystay like isaar 😂
,😂
Waaw m.a heestan waa hesa macan❤😂
Sidaad tahay xareed jiifta
Ama xamashka ciideena
Xariiryahay qalbiga saqday
Naftaad xiiso gelisaya
xiskaan adiga kaa doortay
Xaawaleyda dunido dhan
ayan kugu xasilyaaye
Ila xooji dhinacaga
Xaladeeya nolashayda
wwwwww
Waa U Dheef xasuustaadu Xubnahyga idilkoodi I like this😢😢😢
Asma abdirzak abyo SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE
Asma Abdirizak n
🥺😭😭
Xariir rageedi weeye wallahi 😂😭 I’ll forever support you my guy! 👊🏿
Xariir My Favourite Fanaan oF DDSI
Hdaa Igu RaacsntaHy Like Qunyar taaabo😁
Ax san hees mcn
Geele Geylan sax
🙏💋💋💕👏👏🇸🇴💋
Xariir iyo seerar labadaas fanan keliya baanba taageeraa.
√√√√√√√√√√√√
Hore u socda brotherZ
Xariir ahmed iyo suldan seeraar labada fanaan ee jig jigo ku faanto keep going forwards fellas
Heestaan jaceylkeyga ayaan ku xasuusta😭😭
haday xaajo igu ciidho
samahayga xaaleeya🔥🔥
Fanan waa adoo qura Xariir❤
Kowther Abdinasir subcribe isaar wll
Kowther Abdinasir
Ma huptaa
Kowther Abdinasirwwwwwww
Kowther Abdinasir we heees shidan xariir
Dj abdiwahab Pozzka ad io ad mudane🔥😍
Sidaad tahay xareed jiifta ama xamshka ciideena xariir yahay Qalbiga saaqday naftaad xiiso Gelisaaye ❤❤❤❤ ax heesta like 👍👍
Mohamed Abdulahi thank you
❤❤
😥😥😥😥
Sidaad tahay xareed jiifta
Ama xamashka ciidena
Xariiryahay qalbiga saaqday
Naftaad xiiso gelisaaye
Wow welll done ✅💯👏👏
Dadka wada xurmaynta sharaftiyo xaq dhowrkaga ayaan kugu xushe qaali xero ka dhigay maankee
Masha allaah hestaan abwaankii sameyay maskaxda alle ha ubareyo
Waan khelay heestaan intiijecel like isaara
Deeqo queen love hora ka siyay wayo heestan ku heesta 😄
Deeqo dagan
Way shidantahy somaha
Deeqo queen love kkk
@@muhamedhirs1465 kkkkhhajah
Hestaan qufaa kaso arkay waan so raadiyAy waana so helay caadi mahan 👏👍❤️😍👌
animakushegino😂😂😂😂😂
RepieS❤❤
❤
Heestan mrkiii manta laiiso qaaady soo raaadiyey
Hawaaaaro
Jacaylku😘❣
Farxadaadi maalintaas inay kuu wartay ban rajeynaya❤
Waa udheef xasuustada xupnahayga oo idil 😍😍😘
Xariir 👏👏
Ku jeceliyaaa xariir axmed codkagaa wlhi alle haku daayo huno ❤❤❤❤❤
full respect xariir actully codkaaga wn ka helaaa
sxb fanaan wad u qlntaa
go forward top cod cadi mahn really
Waaw xariir good waligaaa nollow
Xalladeya nolosheyda xagal daacna uma quudha hadey xaaago igu ciirto
😢😢😢 waxaan soon xasuuste gabar anigo 12jir aaan jeclaaa habeeen walbana boodkoda aaan tagi more si aaan wajigeeda uun u arko , habeen habeeenada kamida ayaaan lahadley oo aaan rabay inaaan jaceylkeyga usheegto deetana inta toosh wajiga igaqabate ayeey itiri sooma ahan khadar kii class keena markaaas ayaan haa iri kadibna waxaan dhahay waxaan raba inaaan wax kuushegto waxey itiri war wasaqyahow kac waxba haiisheegine wlhi intuuu wadnaha rig idhahay ayaaan soo ordey anigo hadal ucelinin aaan ilmeeeye habeenki dhan maseexan 2 isbuuuc school ma aaadin kadibna waaan is nacsiiye ayada dhan
Hadeertaaan Nairobi ayaaan isla joogna , aniga waangursade anigoo 23jir ah ayadana wali meey guursan marwalbo aaan suuqa kuarko waxaaan sooxasuusta sidiii waalida aaan ujecla alhamdullilah hada waxaaan heysta raaaliyo aaad iijecel ooo igataxadarta mardhawna canug ayaan sugeena inshaAllah
Inzha àallh alle hayzukiin daayo wll
wlhi sxb khadar waxan wadaagna magaca waana yaabay markaaan aqriyay qoraaalkaaga lkn isku day inaaad usheegtid sidey wax u dheceen gabadhaas si adigana naftaada aad u cafisid maxa yeelay qof markuu jaceylka kula garan waayo yara cuqdad ayad dareemaysa.marka sidaas same thanks walal sare
Ale haysku kiindaayo xaaskaga maansha alaah
Masha allah allow noloshada ku barakee awlad bariyana ku sii
@@muheyzaazaed3104 .
cajiib waaa hees loo dhameestirey Ereyo Laxan Music iyo Codba 👍👍👍👍👍👍
Xariir Axmed 👏👏👏👏
Cajiib cod mcn iyo ereyo islasocdo
llllllllllll
@@xaliimoaxmed9505😅😅😮😅ok knonononononononoknonononnnnjooooj
J
@@xaliimoaxmed9505🎉tphkkbkooo
Waaa udheef xasuustadu xubnahayga
Idilkoode💉😪😢 I miss u wlhi🥺
Xalladeya nolosheyda xagal dacana ima quudha hadday xaajo igu ciiirto samaheyga xaaleya ana laabta kugu xaadhay oo kugu xafiday maanka big man xirir hore usoco💪
inaAderwwww
xidig yahay bildhaanteedu xadantaydo maankayga qalpigu xariir ahmed fanka dagan ayaan kugu taageera keep go
Wow 👍👍🥰🥰👈way hada tahay huuno Mashallah 🙏🙏🙏
Heesaha waan necbahy ilaahay dartii intii igu raacsan like iisaara
Sidoo kale maba ka helo mar mar moyaane
anne kula mid ayaan ahay ma jecli dhgeysiga heesaha
Waaba necebtahee ado arkin see comment kuso.qortey
Hada necebtahay mxa ka soo doontay shekaba kentee😂😂
Fanaan cod fcn xariir yare hore usoco🤗🤗🤗
Xariir fanaan Cod halaasiga leh❤
Qalbigiyo xiskiyo laabta xididada jidhkiyo beerka waa udheef xasuustadu xubnahayga idilkoode😘😘😘😘😘😘wonderful
Alla heestan jacyl bay igu riday
Inkostoow gacalkaygu IGA fogyahy
Rabbow I kaalmeey
Sidaad tahay xareed jiifta ama xamashka ciidana
xariiryahey qalbiga saaqday Naftaad xisoo galisaaye ❤xiiskaan adiga kaa doortay xaawaleyda dunidoo dhan ayaan kugu xasilayaan ila xooji dhinacaaga❤
Xariir ahmed yaa igu raacsan inuu suldaan ka cod macaanyhy xariirta geeska wlhi codkiisu caaadi maaha liketa sxbyaal iga naqeeeya 😂😂
Mohammed Dheereeye anaa kugu raacsan inuu yahay boqorka codka
Ahmed aidid sowmaha sxb wlhi waa talent codkiisu niow
Ana kugu racsan inu yahay boqorka codkaaa
Mohammed Dheereeye waa sidaas sxb amazing voice
Hodan ali waa runtaa wlhi codkiisu waa kayaaab anigu waxan odhanlahaa waa tubeeca qarnigan
Www xariir axmed nin weyn Nic one pic ✌💝respect lpx
Dadka wada xurmayntada
Sharaftiyo xaq dhowrkaga
Ayaan kugu xushe qali
Xero ka dhigay maanke❤
Sahavmaxamb waanidaakeeraby
Dadka wada xurmaynta sharaftiyo xaq dhowrkaga ayaan kugu xushe qaali xero ka dhigay maankee
Masha allaah hestaan abwaankii sameyay maskaxda alle ha ubareyo
Say mashalla tagerayasha xariir axmed like igu caba hee
Xidiga Rer Gurey subcribe isaar wll
Sxp ilkacse xareer igu salaam abwe noolaaw ilkacase❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Heestani ma'aqaan markaan dhagay sanayo jacayl aan ihayn ayaan dareemayaa
Xariir Ahmed _____ wan kugu ogaa amaanta dumar keena
Xariir kaapo -----___---- Full respect
Asxabta like waa xagiina
aylaafyuu
Manooshahy wll
@@khaalidaadam4757 q
@abdiqadarxuseendhigane4613
Heestan dareen gara me and my friend dj mohani😢😮❤
Rer jigjga wad ka baxsten legend xariir codkaagu waa dahab bro l'am from jigjiga long live 👏👏
Fananka Kaliya ee aan hayzano Hdaanu nahey ree, Jgjga Xarir Keep Going bro
Horey usoco....
Suhayb Ahmed
Suhayb huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE soon bookho
idinka oo kaliya maha soomalida oo dhan waa the none other than
Xariir axmed kujcliya alle haku xifdiyo wallky qali aaamin🥰🥰🥰🤲🤲♥️♥️❤❤
Wooow amizing hees, amizing voice, super star xariir axmad fanaanka gayiga📢🎧🎺🎸🎶👑♦️♥️
Waaaaaaw hees iga dheh codkana kama daraaaan allh ku xafido wallke
Ma xasido naflaha ruux ma xumeyso Gacalkeed xidiidkeda sooyeeya is xil qaami ogidaada wada xurmeyntaada sharaftiyo xaq dhowrkaaga Ayaan kugu xuushee qali 😂😂😥😥😥😍😍😍 xarii horeyo uu soco walal Mcn koleey aniga hestaan meel aya ii taabanees waya igaa gaadan taahay❤️❤️😥😍😍😍
xariir bro horay usoco
Xariir FanaanKa Fanka🧡🥰
Xarir ahmed the only fanaan aan taageero nolow 👌👌😍😍
inkastoon uga tagay jacylka si aan keliya wxbarashadyda udaneeyo laakiin haddana maqabo cuqdad jacayl heeeeeees wcn............................
Heestaan Waxaa Ibaray Wiil Ann Saxiib Nahay mar walba Waa isla Dhageysan Jirnay Lakin Hadda xabsi Ayuu Ku jiraa 😢
Shp waa aduun Laguma jirayo dhibka farxadi ayaa soo socoTa❤
Sidaad tHy xareed jiifta Ama xamashka ciideena 🎶❤✍
Heesaha uu qaday alfanan xariir axmed tan ugu jclhy wye m.a axsan cod🙏
Waa udheef xasuustaadu xubnahayga idilkooda Best song weeyi thanks ilkacase
🎉🎉😢 cajiid waaye hees lo damestirey Ereyo Laxan 🎉🎉🎉😢❤
inta jaceelka wax ka taqana like saara king of songs xariir nin weyn
😍😍😍😍😍😍Fananka qarniga tahaY walee xariir bro kuwa waqtigaN heesa ayad hormuud u tahaY full xuzhmad ayaanu kuhayNa adiga iyo cawaaLe aadaN
Waaw inaba caadi maha legend xariir waan ku wataa
Waad ku mahadsanthy sidaad nogu soo daysay
the first superfan of Ilkacase Lyrics from Kenya is meH... guulayso bruh
Fanan qaliya wxaaas kaa hesaa 🙏🤗
Lucky huno subscribe isaar channelka PLEASE
Lucky Fagase wkua show
2024 song fv❤
Xarir th3 on3 nd only ma somali sing3r ninkaa wlhy heesihiisa ha xumaadaan ha wacnaadaan wn ka helaaa
Wwwww alfanan xariir 🙏🙏🙏xageyga kafilo xabibtii 😍😍
X keygan so xasuusti alla wan u xiisay ii raali geliya wili wan jaclahy😢😭😭😭😭😭😭
1:48 hbeen nimo Friday 16th September
2022
Dadka wada xurmayntada .. sharaf iyo xaqdhowr kaaga ❤❤
Xariir❤ wallaaky Big respect wlhi❤✔✔✔
Gacan baan kuu taagay bro❤
❤❤❤❤❤
Heestan meel ayey iga tabatay wan jeclahay aad iyo aad ayan igu soo cel ceshtaa ❤
Ilahy amarkii hestaaan kama xiisa dhaco. Hadii ila midtahy like igu qabo he
Isku dookhanahybee
Asc sxb
Waaaaaaaw hees macan😍😍
Masha allah codka idilay mirahaane kadaran hambalyo waxaa si gara isoojiitay ila xooji dhinacaaga igadaa abti very good sound
Fariha huno subscribe isaar channelka PLEASE
Heestan markan maqlo waxan soxasuusta gabar aan aad ujeclaa habayn habaynada kamid ah ban go'aansaday inan usobandhigto kadib si dagan bay igu sheegtay in aysan dooneen inan xiriir wadaag noqono geed dheer io geed gaban waxan ufuulay sidii aan kukasban laha lkn way isuurta gali wayday arinkas waxa ibilowday 3 maalin xanuunka jaceylkeeda ah o anan adi kari wayay schoolka alx kadib si aayar aayar ah ban isku ilowsiyay wallow aan hada marki aan arko an xasuus galo lkn culeyskii badna wu iga yaraaday waxana xusid mid wixi aan dareemayay markaas aysanba war kaheynin oo ay kadareen la'eyd
Axsan hees qumo leh fannan jirah 👍
............
sxb af yaraw iwaran sxb ❤❤❤
Wixi igadambeeyo isalaama😂
Sidaad tahay xareed jiifta AMA xamashka ciideena xariir yahay qalbigaad saaqdey naftaad xiiso gelisaaye
*xppppi* ❤ *laabta ku xaadhay o kgu* xafidey kolkan canada tagey* 😂😂😂 ilkacase lyrics 😍
M.a xariir
aaax yaa fanan xidig bad tahy xariir madaxa ii sarantahy horay u soco
Still fuv song 🥺❤️
Salma happy🥺❤
Ana laabta kuu xadahy oo kugu xafiday manka 🥺❤️🔥
Xariir ahmed fanaan cana horay usoco ila naarta
🔥 🔥 1Love fananinta Ogadenia 👍👌
Addewyvgvsjbdtvs
Best hees aan ka helay inta igu racsan wlly 😉
xariir axmed ina ader hore usoco 💟💟💟💖💗💗boqortoyo👊💟💟
Xiskaa adiga kaadoortay xawaleyda dunidoodhan ayaakugu xasilayaaye ilaxaajo dhinacaaga Www Nice Waxaasaa kaahes ah Xariir Taageersanahay Bilaahi
Legend Alweys Legend Xariir Ahmed 👍💯🙌🙌🙌
Aboowe like isoo dheh
heestan markan maqlo qof ayan so xasusta 😔🥺😥😥
Codkaaga dahab kah Allaah kuu xifdiyo inaader
Xariiir Ahmed. Keep going brother ❤️
Waan ku aamin sanahay
Bro waliba waxaan rabaa
Inaan hees kuu dhiibo
Xidig yahay bildhaanteedu xadanteyso maankayga qalbigiyo xiskiyo laabta xididada jirkiyo beerka ❤️ what a words
Suldaan iyo xariir iskuma dhawa xariir waa fanaan cod dhudhuban oo top ah inta igu raacsan like
Masha,alh heestn waa iga gadn thy kma daalo dhegysigeeda xariir axmed saln gobaad iga gudoon
Waf waf hees macaan iga dheh reer DDSI like saadha hadaa kaheshay heestan
Adaa xubiyeey I deeqa xiskana adigaa daweeya xumana kuu quudhi maayee xanaano jaceyl gudonso❤😢
Xeriir heesahiisa maba LA. Kala yaqano wa isku egyihin😡inta iga danbeyso o iyagoo daawanaya qoraal kana aqrinaayo like isaara👏
iqra
Naag Adag official halkaa dib ugu noqo xariir heesihiisu waxaabad moodaa in lasoo xulaye
Suldaanka geeska ayay barataye xariirta geeska waa fanaankan.
Aad iyo aad wllo makaladhacan
khaalid abdiraxmaan xariir fanaanka cod mcn maba jiro saan aaminsanahay
hade xaajo igu ciiirto 😢
samaheyga xaaleya
ana laaabta kugu xaaadhay
oookugu xafiday manka😍😍😍😍😍😍😍😍😍👌👌👌bestie song
hees haku qiroon wll
Wwww waxaas ayaa ka hees ah hore usoco xariir waa ku heesata faanin badan ayaa looqa kalise oo kamid yahiin...........😂😂😂waa iska fahmikarta adigubo fananintas