XARIIR AHMED WAA BOQOR JACAYKEENU NEW VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • XARIIR AHMED WAA #BOQOR #JACAYKEENU NEW VIDEO 2021
    Erayada iyo laxanka #Sakariye #Kobciye
    Music Haynok

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 3 місяці тому +15

    “bu’da araga dhayah indhah lama bakhaylene kugumana bedelan karo adun badi wxa yaal”
    i love him since 2018 and this song make me loving him more and more even though he’s my husbund now alhmd😭❤️ i hope he see’s my comment one day🫅

  • @faay2757
    @faay2757 2 роки тому +148

    Bini Adamkow dhan hadii leys kuso buuxsho ima buxin karan booskada Hooyo mcn❤😍

  • @eidfarah2151
    @eidfarah2151 Рік тому +16

    Qisadan anaga aya nala sameeyay malaha waxan xidhiidh lahayn inan 1 sano iyo badh waxa Na so wajahay caqabado badan Waxay doneen in nala kala fogeeyo lknze anaka ayan ka dhago adaygnay oo jacaylkayga u samirnay Alxmdullilah kamadambays waxan noqonay family Waxa naga siqiiray ilhii curad kii labaad imika ayay Fool tahay Waxan ku noolnay nolozha boqortooyada Ha waaro jacaylku igu so duceeya in Allah hakala nabad qab keeno Hadda waa Xaamilo ❤️🫀🫂

  • @hosowpro
    @hosowpro 2 роки тому +315

    Sakariye Kobciye wuu iga sii yaabsadaa marwaliba 😳

    • @caarifyare6401
      @caarifyare6401 2 роки тому +9

      Wa onthe level wlhi ninkas abaha jcylka weye

    • @amalahmed260
      @amalahmed260 2 роки тому +10

      Hosow sakariye wa nin jacayl dhaba so maray sidi cilmi bodhari ayuu zo burqada waa bodharigi labad

    • @yusufabdi9625
      @yusufabdi9625 2 роки тому +2

      0⁰00

    • @blackshinea.k.aruleboy7945
      @blackshinea.k.aruleboy7945 2 роки тому +1

      Nice music ua-cam.com/video/AsPKU9BMgLs/v-deo.html

    • @slimes4407
      @slimes4407 2 роки тому +3

      Xariir is the best always

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 2 роки тому +128

    The one and only xariir axmed
    Laxan music ereyo cod lagu
    Dheehey fanaan Lawada leeyey

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 2 роки тому +2

      Bedegi caloosha wayna ware sow warkaga wan maqlay shuba ku dhashay gabadh laba nin lagu wasi jiry ayay ahayd show 🖕

    • @abdiyare6827
      @abdiyare6827 2 роки тому +4

      @@somalidacaayeandamaandoone254 nijaas yahay ninka af ka kala bax shuubayey waan oganahay inay been tahee macal haday jiri lahayd maxa ka galay waxa ha u bixin cawilow zhp

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 2 роки тому +2

      @@abdiyare6827 marka la ydihaahdo waa la is wasa show wa sidan oo kle war nio malaha guskisi madoba ayaa kugu maqane iska dhaadhicinta intaad iska dayso ninka qodhahaga ayan raba dheh🖕hoyada ayaa malaha kiin jamac la qayshe 🖕

    • @abdiyare6827
      @abdiyare6827 2 роки тому +2

      @@somalidacaayeandamaandoone254 alla mxa dhilay ka buuxa meesha waar aduu ku dhadhansiiyay malahee kaalay jaqde mida kale mxa nin ku daba dhigay hawlihiisa iyo gusaskiisa nuugaayaad tahe

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 2 роки тому +1

      @@abdiyare6827 ala abti malaha qodhihisa ayaa kugu maqane hoyada afkayn ka wase shubayay ninkan wan neceby adna wu kuwSa marka marka la daremayo inu guskiisu kugu maqan yahay waa nocan 🖕

  • @salmaanjr1005
    @salmaanjr1005 Рік тому +113

    Heestan waxay igu tahay xasuus aanan weligay iloobi doonin waxa jirta inan aanu wadda sheekaysano aad na aan u jecelahay magaceedana waa ubax mar walba aan is raacno gaadhiga heestan bay geysata❤ waxad tahay qofka aduunka iigu qaalisan een xidhiidh jacayl la yeesho alle ha igu kaa simo xpp intaan nolol kula wadaagayo weligii ma dhamaanayo jcylka aan ku qabo hadii aan adiga ku waayana ma helayo qof aan kugu doorsado waxad qalbigayga ku leedahay taalo aan magacaga ku qoray jcyl dhaba ubax abdirshiid❤

  • @cwalicali9276
    @cwalicali9276 2 роки тому +86

    "Niyadeyda Buug Ba Kufuran Adi Bes Ku Gara ❤❤😭😭😭

    • @user-by6qk7cm8g
      @user-by6qk7cm8g Рік тому

    • @Supr93
      @Supr93 Місяць тому +1

      I the teacher 🎉of the comeback sort as today in straight form last year teamed and it all😂

  • @abdul-maliknuribrahim8417
    @abdul-maliknuribrahim8417 2 роки тому +53

    Heestaan Waxay Si Dhaba Ukahadleysaa Ani&Jacaylkeyga Dhab Ahanatii Booskaaka Cidna Ima Buuxin Karto Alle Haku Xafido Xpipti 😭😭😭❤️❤️

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 2 роки тому +766

    Heestan jacayl bn ku daremay qofki ila mida like😥❤👈

  • @zakariagamadid9395
    @zakariagamadid9395 2 роки тому +104

    Heestan meelbay i taabatay 1 million one week let’s goo guys Xariir the one and only🔥🤝

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 роки тому +32

    Fannaan aan aad u taageero 🥰
    Xariir Ahmed Legend 👌👏

  • @keefcabdi5585
    @keefcabdi5585 2 роки тому +45

    Alx inan ahay 28 jir waayo arag nimo jacayle oo so arkay midki ugu macana❤❤ 10 sanoo nolshayda kamida mantana sanad iyo badh aan qararkisi soo arkay qadhadhkisi 💔😪😪 illhy qalbigayga haydaweyo wayo iminka Dr cilmi nafsi baa xaladayda latacaalaya💔💔😪😪

    • @munamuuse8649
      @munamuuse8649 2 роки тому +1

      Alleh haku caafiyo walaalo Alleh xaalad ka wanaagsan ayaan kuu waydiiyay😭🤲

    • @hamzaapdi7313
      @hamzaapdi7313 Рік тому

      Cafio 😥

    • @amiinoahmed6297
      @amiinoahmed6297 Рік тому

      Hhhhh isku history xage kala so xariira walal

    • @hamzaapdi7313
      @hamzaapdi7313 Рік тому

      @@amiinoahmed6297 qisadada noga sheke😪 hdd awodo

    • @najmamuhyadin7950
      @najmamuhyadin7950 Рік тому

      alleh hkushafiyo huuuno

  • @abdidhaantoofficialchannel3563
    @abdidhaantoofficialchannel3563 2 роки тому +349

    Heesta waa qiso dhab ah oo aniga igu dhacday❤️❤️

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 2 роки тому +23

    Taariikh baynu soowada mariyo boqol qisoo gaara ax yaa Erayo iyo cod Xarirooz sharafi kor kaaga ha ahaato boqorkuna haku maamuuso 🦋🇸🇴♥️🌍🙏

  • @queenamiisha8150
    @queenamiisha8150 Рік тому +24

    Mahad walbo alle ayey u sugnaaty oo ii suurto galiyey inaan guursado nin I jecel wliba ii nxariista mhamadoow love u gcaliyooow😭🫂❤️Asxaabey isoo duceeya uura leeyahy inuu alle ubad cafimad qabo nasiiyo ani iyo ninkeyga🤲

  • @muzakazim1845
    @muzakazim1845 2 роки тому +148

    Ma isku raacnay inuu jaceylkeenu yahay boQor soomalaay 😢💜

  • @Ismailmaria03
    @Ismailmaria03 2 роки тому +92

    Wlhi heestaan waxa umalaysaa inaa aniga la isameyay qofkasta ha ahaado kay qisadu ku dhacday isku qiso ayanu nahay almost 3 years ayan wiil wada soconaa hdana waxan wada wajahnay caqabado aad u fara badan families kuwa ka yimaada ha u badnaadane, markasta dad aan xtaa waligood i arag ayaaa waxyalo aan run ahayn iyo waxay nagu kala gaynayan usheega wiilka aniga dadku aad ayay ii niyad jabiyaan oo way dhalilaan wiilka lkn nasiib wanaag waan ka simanahay jacaylka oo ma dhagaysano dadka jecel inaan kala tagno hadan aad ayay u adagtahy marka qofka aad aduunka dhan ka calmatay ama ka jeclaatay uu kaa fogyahay 💕jacaylku hawaaro waligiin nacabka ha dhagaysanina

  • @hmsn6775
    @hmsn6775 2 роки тому +57

    Yaa igu raacsan xariir axmed inuu yahay tubeeca qarnigan🔥

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 2 роки тому +2

      Aniga Wllhi

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@khadarmaandaweeye5140 inta iskalaaji kobciye qamar suugaani nimcaan hilaac keeyoow Iyo rag kaloo badan heesayaan tubeec Iyo meel udhaw toona ma noqon karo xariir

    • @Kadranura
      @Kadranura Рік тому

      ​@@wehelashaq3368 bilaaa doookh
      Qaab daro kudishey

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@Kadranura hhhhhhh ani maa Bilaa dookh ah wll mise Iyada ? 😀
      Fanaan maaha qofkani Wuu iska dhadhawaaqaa uun dhaanto camal cod fanka isku aqoon uma lihin Malaha dhanka dadku ubadan yihiin Iyo dhalin yaradu yay xiligan xiiseeyaan unbaad badi u eegtaan Hadaad dumar tihiin balse fanka meelo badan baa laga qiimeeyaa kow cod dabacsan soft Ah dhaguhu kuraaxaysanayaan xariir malahan bal meelo badan soo mar oo wax badan soo baadh markaas isu keen keen .
      FG xariiir raï kale oo shaqsiyan ah uma mucaaradsani oo zxbkay ahna inderkay weeye hal xaafad baan kasoo wada jeednaa Ee fan ahaan umbaan kahadlayaa ha is dhihin armuu sikale ugu dhacsan yahay fanaanka 😂

    • @hmsn6775
      @hmsn6775 Рік тому

      @@wehelashaq3368sxb fan baynu ka hadlynaa iyo cod xageed ka buuqsantahay ninkan dad badan baa qaba inuu ragga uugu codka macanyahay fanaaniinta manta jooga

  • @yeedkuras8530
    @yeedkuras8530 2 роки тому +23

    Heesa ma xiisayo balse mar mar dhaqeystaa sas tahy fav xariir Ahmed and suldaan seraar🧡💯

  • @Raad099
    @Raad099 2 роки тому +5

    Laxanka Kobiye iyo miyuusiga Heynock waa wareer. xariir axmedoow in aad fanka waan ka baxayaa tidhaa waa gunnimo indr.

  • @kawsarise283
    @kawsarise283 2 роки тому +157

    Waxan ka yabay hesaha mcn oo jacaylka marka dhagayso jacyl an ihayn iqabta😥😥😭😭😭waxay cdaynaysaa qof dacada ina ahay oo qof kiisi u imaan

  • @AniisahappyHappy
    @AniisahappyHappy 4 місяці тому +34

    Song 24/4/2024❤❤😢

  • @abdikadirali303
    @abdikadirali303 2 роки тому +179

    Lyrics | Erayada heesta:
    Xubigaagu waa biil
    Wadnahu qaata oo badan'e
    Niyaddayda buug baa ka furan
    Adi bas kuu gaar ah
    Bayd kastana ciwaankiisu yahay
    Bilowga magacaaga X2
    Beni'aadankoo dhan
    Haddii laysku soo biirsho
    Iima buuxin karayaan Aniga
    Adiga booskaaga X2
    Naftan Adigaa kuu bixin karaa
    Oo billaahi ah'e
    Bu'da araggaa
    Dhaayaha indhaha
    Lama bakhayleen'e
    Kuguma'na baddalan karo
    Adduun badi waxaa yaalee
    Waa boqor jacaylkeennu'e
    Yaanu baabi'inee X2
    Taariikhdaynu soo wada marniyo
    Boqol qisoo gaar ah
    Cadow buuxa baan leenahayiyo
    Xaasidiin badan'e
    Ha banayn bartuu nacabku rabo
    Ee ahow bad-baadiya X2
    Runtii dareenkani waa cajiib. Xariir iyo Zakariye mahadi haka gaadho.

  • @liibaanibraahim6155
    @liibaanibraahim6155 2 роки тому +9

    xariir ahmed big legend wlhi ninkan fanaaninta kle wuu iga duwan yahy

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 роки тому +17

    Jaceylkeenu boqor buu ahaa blse wuu baaba’ay , igrlnq boqoradeydiyey💔💔😭😭
    Farxad kunoolow meelkasta oo aad joogtid …
    MAN🙌😍

  • @lessonsfrombooksandmotivation.
    @lessonsfrombooksandmotivation. 2 роки тому +16

    Sakariye kobciye
    Xariir axmed
    Henok hees ay isuga tageen waye runtii ma dhihi karnaa heesta sanadka🖤

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 Рік тому +12

    Cajiib waxan hees lama dhihi karo magac kale halo bixiyo waa Another Level🔥🔥🔥🔥 Thanks Xariir Ahmed

  • @zackbotan
    @zackbotan 2 роки тому +19

    Habanayn bartuu nacabku rabo ee ahow badbaadiya Alla yacaizak fanaan xariir axmed keep goin pro✨🎤🎶🎶

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 2 роки тому +25

    Anu sannadkan xariir waxaan siiyay fanaanka qarniga ( artist of the year 👑) yaa igu raacsan inu yahay .

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +14

    Legend xariir axmed best song inta illa aragtay inay hestaan macaan tahay like iisaar 😁😍💯

    • @ArdolulAhmed
      @ArdolulAhmed 4 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamzacamaar2054
    @hamzacamaar2054 Рік тому +6

    "Kugumana badalan karo aduun badi waxa yalee wa boqor jacaylkenuye" Got me shivering😪🥺❤❣💞💖💓

  • @mubaarigosmaan9785
    @mubaarigosmaan9785 Рік тому +34

    Heestan waxan kusoo cel ceshtay marar badan waana dareema si ruuxiyan aH waxan dhagaysanaya imika 3/7/2023 time 2.56:AM
    Waxan salaamaya caawa mucaashaQiinta ku jaH wareersan cida ay noloshooda uxulan lahaayen lkn aaminsan macnaha jacaylka iyo macaankiisa eebe haydin ku simo kuwa ku sawiran niyadiina ♥️🙏💯

    • @fatimaosman6094
      @fatimaosman6094 10 місяців тому +1

      Amiin wll

    • @DeqoAbdullahi-dx4yr
      @DeqoAbdullahi-dx4yr 10 місяців тому +1

      Amiin adna sido kley wlkey

    • @MrBulshaawi
      @MrBulshaawi 10 місяців тому

      Waa boqorjecelku

    • @user-ey5dl5ix8v
      @user-ey5dl5ix8v 8 місяців тому

      Waankaa qaaday zxp qlih aado wey jacaylku ha jiroh weligiis uu jiray hadana uu jiraa❤❤❤❤

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 2 роки тому +11

    Xariirka hirgalay jaahuurkeygi my blood❤❤ keep going dunidu waa malmo kobanee ku raaxeeyso indr qaali❤😍😍👏💯👌👌👌

  • @Ayni88
    @Ayni88 2 роки тому +25

    Waa boqor jacaylkeenuye yaanu baa’bine!!! 👑❤️Ⓜ️

  • @NasriSalad-pe1to
    @NasriSalad-pe1to 3 місяці тому +8

    1 May 2024 Wednesday 😢😢😢 ima buxin kara aniga adiga booskaga😢ya ila mid oo hda daqeysanayoo heestan 😢like ii sar😢wa boqor jclkenu

    • @Yacoubmahatt
      @Yacoubmahatt 3 місяці тому +2

      Aniga zxb caawa dhagaysanaya ❤

  • @mohamedabdiabdullahi8041
    @mohamedabdiabdullahi8041 2 роки тому +5

    Wllahi xariir xaqiiqda qulubteyda inaa kahadasho sababaa lgaaga dhigey wan kuwataa tageero buuxa kuu ah hes waaye wllahi the best fnaan of world

  • @yacqub_ilkacse8772
    @yacqub_ilkacse8772 2 роки тому +15

    8 October 2021 Ba Dhageysanaya Heestan oo kale qof wax jacel ba garanaya Hooyo mcn Aaadba ku jeclhy ❤🥺

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 Рік тому +9

    Zakariye kobciye eezhcalaa, ereyo,laxan macaan music lamid codka zido kle xariir Ahmed aar heeztani way iga gadabthy hadaad iga danbayzo like dhac ku zii

  • @najka4848
    @najka4848 Рік тому +60

    Run ahantii Aniga iyo suldaamadeyda Aisha Wxn Nahay Labo Jaceylkoodu Mudo Badan Socdo Wx walbana wan soo wada marnay heestan Hada ayan wada dhageysanaynaa Wxn ku rajo weynahay dhawan inan is guursano Wxn idin ka codsanaynaa inad noogu soo duceysan inuu jaceylkeenu guuleysto 🥹🥹🥹🥹❤️🙏

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 2 роки тому +97

    Sakariye Kobciye
    And Xariir Ahmed
    ❣️🔥Big Legends

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 2 роки тому +5

    Hariir Ahmed And sakariye kobciye Another level 🥰
    Xubigaagu waa Biil WadnaHu Qaato oo Badane 😰🥺💗

  • @noumanmohamed5745
    @noumanmohamed5745 2 роки тому +5

    Naftaan Adiga kuu bixin karaa oo bilaahiyeee...
    💔Sakariye kobciye , Xariir

  • @bashiiroromo7689
    @bashiiroromo7689 2 роки тому +6

    My favourite singer of Somalia xariir a axmed fanaanka kaliya aan kataageero fanaaniinta

  • @hasanabdiraxmaan4135
    @hasanabdiraxmaan4135 2 роки тому +8

    Wllka fanka shida wakhtigan la jooga xariir axmed 🥰❤

  • @amranbashir2438
    @amranbashir2438 2 роки тому +12

    Big legends sakariyo kobciyo iyo xariir ahmed So sad😭😭
    Illaahow wax najacel hanoo waayin❤

  • @XamseAfro-kl3dh
    @XamseAfro-kl3dh Рік тому +5

    Man aQoon micnaha jacaylka lakiin heestan waxay idareen siisay inaan Qof dareen u hayo hadana Qofkas waa aniga noloshayda noso duceya gays❤😍

  • @naimamahdiofficial2517
    @naimamahdiofficial2517 2 роки тому +4

    Another level waxaaan heees waaa dhaaftay waaa Qalbigiii ooo hadlaya🥺😭

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 2 роки тому

      Ax jidhiidhico iga kacday heart touch song 😘 super star #xariir_axmad🙏

  • @SHUTTERCOMEDIAN
    @SHUTTERCOMEDIAN 2 роки тому +26

    Heestu waa qisa dhab ah oo ku dhacday Abdi dhaanto. Anaa og.

  • @goal_1122
    @goal_1122 2 роки тому +8

    it is a new thing the only artist i support somalia my pro silk go forward friend

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 2 роки тому +19

    Wow 👏 beautiful voice 😍 beautiful music 🎶 beautiful song 🎵

    • @medomarhabon685
      @medomarhabon685 2 роки тому +1

      Bravo 👏quelle belle chanson 🤩❤ xarir Ahmed je t'adore 😍❤

  • @axmedxasanxuseen6732
    @axmedxasanxuseen6732 2 роки тому +4

    Legend xariir ahmed hees iyo bar , ereyo laxan la hubbo kobciye , dadka fanka idin bahan cimrigiin ha waaro 👌👍👏💯💥

  • @ahmedtimacade1
    @ahmedtimacade1 2 роки тому +7

    SXPKY Xariir Ahmed Lengad 10 million iney garto sugeyna🔥

  • @nazirapdifattah6269
    @nazirapdifattah6269 2 роки тому +38

    Xariir gayiga soomaliyed heesahagu waa malab mar kasta keep going ustaad 🥰💯🙏

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Рік тому +1

    Niyadayda buugbaa ka furan
    Adi bes kuu gaara bayd kastana
    Ciwaankiisu yahay adiga magacaaga😢😢rooda waanku jecel ahay noloshaydii ayaad tahay Hppi Alp😢❤❤

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 роки тому +6

    Heestan meelbay i taabatay runti 🫂
    Niyadeyda buugbaa Ka furan adi bes KUu gaaraa🥰😍

  • @qaalisiidow3840
    @qaalisiidow3840 2 роки тому +7

    Bani'adamkoo dhan hadii leysku soo biirshoo ima buuxi karayaaan anigaa,Adiga booskaaga Xabiibii❣️

  • @maogtahay2270
    @maogtahay2270 2 роки тому +27

    LEGEND XARIIR AHMED ANTHER LEVEL WALLHI❣️❣️

  • @izabeela4338
    @izabeela4338 Рік тому +9

    Feeling some love when the listen this song😞❤💘

  • @user-pe2mv5in2k
    @user-pe2mv5in2k 6 місяців тому +25

    Fav song 25/1/2024😢😢😢😢❤️😭😭😭

  • @cabdiasad8837
    @cabdiasad8837 11 місяців тому +7

    heesta aad u jecelahay weliba page labad jacaylkagii oo aad uga xiisay ayaan leeyahay waa boqor jclkaykenu yaaanu baabin imiss you raxma❤❤❤

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 2 роки тому +3

    SOMALI HADII AY WAX ISUU QUURAYSO XARIIR WAA ONE THE BEST 🙌

  • @AwoMohamud-cn5di
    @AwoMohamud-cn5di 3 дні тому +2

    2020 bishii afaraad Ayaanu is baranay cawaana bishu waa 2024 August 19
    Khilaaf iyo oohin jacyl😢 farxad Kala fogaansho isku soo xiisid saa’ida dagaal joogto ah
    Lakiin intaaso dhan waxa ka danbaysay farxad markay gacalisadaydu in badan ii samirtay cawa oo aanu wada fadhino abaal keeda waxaan ku mahad naqo garan maayo lakin waxaan aamin sanahay inay tahay gabadha aduunka ugu dulqaadka naxariista wanaaga kalgacaylka quruxda badan wan ku jeclahay waliba alle darti wanaan ku jeclan doona ❤❤❤❤🥰🫂💍
    Waxaan rajaynaya inay dhawaan noqoto xaaskayga 💍
    Ilaahyna isku kaayo barakeeyo ❤
    Nimaan haysan cawo kale talow siduu u nool yahay 😂❤❤

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan 3 місяці тому +4

    My fv song 4/may/2024😢❤

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll 2 роки тому +14

    Waxani gees way dhaaftay.......,wlhi ❤🥺
    Hariir ahmed (king rapper ) youre got🦌 wlhi ...... big legend❤🗣_-

    • @ahmedmohamedabdi4327
      @ahmedmohamedabdi4327 2 роки тому

      Xarrir walalkey hesti ad qadawa runti wa kal iyo lab ee bro wan kugu fanana adiga iyo suldan serar

  • @fuadalinks6326
    @fuadalinks6326 2 роки тому +10

    Come on never stop walalkay horay usocoo waligaa legend 👏🏾 🙌🏾 💪🏾 waino 26th September new video I can see 👀 already clear 1 ba sosocoto aleelehey like always sir xarir ahmed

    • @Zak__1287
      @Zak__1287 2 роки тому

      Oɴ ғɪʀᴇ🔥🔥🔥

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 2 роки тому +6

    Two legends aya is helay xaqiiqdii
    Xariir Axmed
    Zakariye kobciye

  • @richal.sultan
    @richal.sultan 9 місяців тому +11

    One of my favorite song ❤🥺

    • @user-rk6vx5uz8y
      @user-rk6vx5uz8y 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋🌷🌷🌷🌷💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹💘💘💘💘🌺🌺🥀🌺

    • @user-rk6vx5uz8y
      @user-rk6vx5uz8y 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋🌹💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💋💋💕🌷🌷🌷💕🌷💕🌷💕🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💘💘💘💘🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌾🌷

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 роки тому +11

    Heestan waxaaba moodaa in ay ani igu socoTo “waa boqor jacayl kuye yaanu baa bi’in😭💔

  • @guleeddayga1565
    @guleeddayga1565 2 роки тому +14

    Xariira Ahmed Keep going my big boy 👍🏾🙏🏾

  • @Aliyah7367
    @Aliyah7367 2 місяці тому +2

    Waa boqor jacaylkeenuyee yaanu baabi'inee🥺😭❤

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii Рік тому

    Kuguma'na badalan karo Adduun badi waxa yaalee, Waa Boqor Jaceylkeenu'ye yaanu baabi'ine💔. Hees iyo bar.
    One of the best songer of his generation😚.
    26/11/22 Islii, Neyrobi/Kenya.

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 2 роки тому +50

    On fire wllhi, this song is another level,melody,and lyrics 👏👏👏 great job Harir

  • @nasiibnasiib6127
    @nasiibnasiib6127 2 роки тому +8

    another level fanaanka qarnigaan xariir💯🙏🥰

  • @user-hx6om1on8e
    @user-hx6om1on8e 7 місяців тому +6

    Fvv singer❤️🤴🏼🥺

  • @marwayusuf830
    @marwayusuf830 10 місяців тому +3

    Cawa wa hben sabti so galayso 8 hbenimo waxan daremaya culays qalpi iyo jidh ahanba 😢❤waxan rajeynaya isbadal dagdaga

  • @Geyre02
    @Geyre02 2 роки тому +30

    Lyscs ka Heesta Hoos ka Aqriso
    xubigaagu waa biil wadnuhu Qaato oo badane
    Niyadeyda buug ba ka furan Adi bis kuu gara
    beydkasna ciwaankiisu yahay Bilowga magacaaga
    bini aadamkoo dhan hadii leysku soo biirsho
    iima buuxi karayaan Aniga, Adiga booskaaga
    Naftaan adiga kuu bixin karaa oo billahi ah 'e
    Bu'da araga dhaayaha indhaha lama bakheyleen'e
    Kugumana badalan Karo Aduun badi waxaa yaal'e
    Waa Boqor jacaylkeenuye yaanu baabi,ine
    taariikhbeynu Soowada Marniyo Boqol Qisoo gaar ah
    Cadow buuxa baan leenihiyo Xaasidiin badane
    Habaneyn bartuu nacabku rabo ee, ahow Badbaabiya
    bini aadamkoo dhan hadii leysku soo biirsho
    iima buuxi karayaan Aniga, Adiga booskaaga
    Naftaan adiga kuu bixin karaa oo billahi ah 'e
    Bu'da araga dhaayaha indhaha lama bakheyleen'e
    Kugumana badalan Karo Aduun badi waxaa yaal'e
    Waa Boqor jacaylkeenuye yaanu baabi,ine

  • @ayubrockstar4745
    @ayubrockstar4745 2 роки тому +18

    Best song 🎵alla yacizak Al xariir ahmed
    And zakariye kopciye two legendary 🙌👏❤

  • @NurtoSalax
    @NurtoSalax 5 місяців тому +2

    Heestan waxay idarensisay kalgacayl aad ubalaran ❤❤❤❤❤❤ naftan kubixinkara obiilahiyae 😢😢😢😢😢😮😮❤❤❤

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Рік тому +4

    Qof Qalbi leh ayuunbaa dareemi kara❤️🔥💖

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 роки тому +8

    I can’t wait yaaqe naga soo fasaxa 🤤the legend xariir Ahmed 🔥❤️

  • @farahmanka2630
    @farahmanka2630 2 роки тому +20

    The one and only xiriir ahmed

  • @DeqoAbdullahi-dx4yr
    @DeqoAbdullahi-dx4yr 10 місяців тому +1

    Hestan wa hes daren leh wa boqor jacaylkeynu yana baabi ineey dunida inta saranahay kuma ilawi dona waxa tahay qofka kaliya si dhab aan uu jeclahay ilahey mustaqbal wanagsan ha nagu simo sacidkeyga miss you xbbi 😢❤❤

  • @hanadmustaf7714
    @hanadmustaf7714 2 роки тому +2

    Xariir ahmed 2014 ila 2021 mjiro fanan an udhigo jiilka danbe✌

  • @zuhaibzaaho
    @zuhaibzaaho 2 роки тому +11

    Best song in the year xariir ahmed

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 2 роки тому +9

    Legend xariir... heestan record bay jabinaysaa.

    • @ahmedmohamedabdi4327
      @ahmedmohamedabdi4327 2 роки тому

      Ilxon idma argto ee hes igu so qad xaskeyga faadumo muqtar sankus

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Рік тому +6

    Waa galab qoraxda sii dhaceeso waa dabo yaqaayada sanadka 2022 sacadu 5:03 daqiiqo galabnimo waa maalin taalalaado Ah 😩😰Waxaan iska dhigeeysanayaa heestaan si gaara beey itaabaneeysaa 😭 💔

  • @kingmodrika3925
    @kingmodrika3925 Рік тому +17

    Masterclass😊 I rem listening to this song dayz when it came out😊 it doesn't get old

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 роки тому +19

    Legend laba maaha xariir axmed 🔥
    𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗯𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗻
    𝗮𝗱𝗶 𝗯𝗲𝘀 𝗸𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝗮 😍👸🔥

  • @badajawle754
    @badajawle754 2 роки тому +8

    Waaaaw legend xariir Axmed another song caadi mahan

  • @ahmedabdi2699
    @ahmedabdi2699 2 роки тому +2

    Waa bqoqor👑 jacaylkeenuyyyye
    Yaanu baa'binee🥺💔🤗
    Myy foverite songgg wlhi❤
    Hariir ahmet wayy yartahayy intaanan heesaha aqoonin😅

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 9 місяців тому +2

    Xariir is a legend waxaan ku jeclahay amaanta hablaha, dhaliishoodana si wacan oo qurux badan uga cowda. Viva

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 2 роки тому +7

    Boqorkii Codkiyo
    Xidig Baawarloo
    Basharnimo ilaah
    Ku barbaariyoow
    Biin iigu Qabo Lagend👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohamedamiinhidig3193
    @mohamedamiinhidig3193 Рік тому +3

    Yaa ila Mid ah heesaha jecylka Marka dhagesanyo wan ilmeya jecyl Aya I qabto oo an iheyn hadane taasi Waxe cadeen utahay ina ahay Ruux dacad ah mid ani cml Allh ii sahlo 😢😢❤❤ j

  • @MariamAli-zb5lk
    @MariamAli-zb5lk 2 роки тому +7

    Weww 💖🤩 beautiful song ❤️ with nice voice ❤️ and music 🎵❣️💖💖

  • @fatoumaabdouamoud4901
    @fatoumaabdouamoud4901 2 роки тому +10

    Machaallah harir ahmed , tre belle chanson 💞 🇩🇯

    • @ruqiyoshekh1808
      @ruqiyoshekh1808 2 роки тому

      Wwww xariir m.a waa fanaan aan kufaano keep going pro

    • @NurtoSalax
      @NurtoSalax 5 місяців тому +1

      Asc

    • @NurtoSalax
      @NurtoSalax 5 місяців тому

      Innaba caadi ma Ahan heestan waaboqor jacaylkenu yanubabin

  • @Nihalhaji.
    @Nihalhaji. 2 роки тому +15

    Wow xarir axmed another level❤

  • @mariaabdi4979
    @mariaabdi4979 2 роки тому +64

    Waxaan hees lama aronkaro waa qalbigii oo hadlaaya wlhi 😓

  • @AsmaAbdinasir-t3r
    @AsmaAbdinasir-t3r 15 днів тому +1

    Ilahayow qofka hada niyadeyda ku jiro calafkeyga ka dhig ❤😭💕

  • @moabdull594
    @moabdull594 2 роки тому +14

    Tan hees weee dhaafteY walhj waa hees io badh go forward big legend xariir Axmed❤✌🙏🙏

  • @Mm-qs1kf
    @Mm-qs1kf 2 роки тому +3

    Wow 🤩heestan aad ayey u macan tahay ad ayan ogahelay xarir axmed best fanan wll fadlan Sweden no imaw show nogu qawo 🤩