Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Kufsiga | tirakoob arga gax leh daafaha caalamka | farriin muhiim ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2020
  • ilaha xigashada :
    www.sasapost.c...
    www.independen...
    www.rainn.org/...
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 557

  • @hamzeeliyas3884
    @hamzeeliyas3884 3 роки тому +398

    Nabi Muhammed scw Qofki jecel Like Ha i saro 🧡

    • @kafiayoonis2984
      @kafiayoonis2984 3 роки тому +27

      Ilama fiicna in alle iyo nabigiisa magacooda aad waxqiimo lahayn ku raadisid waxaaa kugu filan like isaara

    • @shaaficifaarax2255
      @shaaficifaarax2255 3 роки тому +2

      Maxaa iskuxidhay si foolxun baaad wax uraadinaysaa maistiri

    • @ibraahimfaarax6246
      @ibraahimfaarax6246 3 роки тому +2

      @@kafiayoonis2984 wa sax walashey

    • @Qooyskena
      @Qooyskena 3 роки тому +1

      Scw scw walal qof nabiga naceb majiro alle kabaq

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому +1

      @@kafiayoonis2984 usheg nefkas

  • @CARABTAAKOWSTUDIO
    @CARABTAAKOWSTUDIO 3 роки тому +123

    Nimanka gabdhaheena KUFSADAAN alle ayaa uga baryee XANIYO XANUUN IN EE KU DHACAAN... AAMIN YAA RABBI

    • @sharmaakecabdale4232
      @sharmaakecabdale4232 3 роки тому +3

      Aaamin aaamin allaha akbar

    • @aalaa2023
      @aalaa2023 3 роки тому +1

      amiin

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 3 роки тому +1

      Ameen

    • @zakihonesty3268
      @zakihonesty3268 3 роки тому

      intey geysteen ayaa mudan in loogeysto haddii ay dileen kadibna kufsadeen .iyagana noolaansho aduun xaq umalaho waa in ladhaafiyaa.wll

    • @canadatareas7776
      @canadatareas7776 3 роки тому

      Sxb ha hawaarin laga yaabee inaad adiga danbigan ku dhacdo

  • @armaanmodel2
    @armaanmodel2 3 роки тому +185

    Alle ha unaxaristo xamdi maxamed faarax
    Alle hasoo qabto dhagar qabayaashii kadan beeyay😓😓😓😓

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 роки тому +5

      Waala qabtay dhagar qabihii dilay inataas

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 3 роки тому +1

      Mxa qabashadu sheegeysAa hadAan ladiley ani ahaan dil ayaan kuxukumi laHaa xawayAanka

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 3 роки тому +1

      Mxa qabashadu sheegeysAa hadAan ladiley ani ahaan dil ayaan kuxukumi laHaa xawayAanka

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 3 роки тому +16

    Aabahay wuxu idhahay waligaa nin ha aaminin sababto ah isaga Nino iga aqaana waxbadan maalin aanu shekaysanynay zapapto ah aabahay wa zhpkay ila taliya inaney meelan dad joogin amaba hotel ama guri haw raacin nin lacalla hadad lakulmaysid meel buplic ah kukulma zidu doono haw fiicnade ha aaminin wa bini aadam waxwalpa kadhici karaan

  • @engadam617
    @engadam617 3 роки тому +7

    Mahadsanid wll jazakalah

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 3 роки тому +21

    Marka koowaad waxaan raali galin buuxda siinayaa dhamaan hablaha soomaaliyeed meel ay joogaanba 🙏🙏
    Marka xigtana waxaan lahadlayaa raga soomaliyeed ee dalkii jooga sida xuna loo galayo hablihii walaalahood dilna loogu darayo ragow waa idiin nasiib xumo in walaashaa nin kula simani intuu siduu doono ka yeelo kadibna nafta dhaafiyo waxaa hubaal ah hadii wiilka walaalkaa ah intuu doono hala eekaadee la dili lahaa inaad wax dili lahayd una aari lahayd ogow tana waa walaashaa oo walibana dil iyo xoog laysugu daray aniga nin walaashay kufsi daaye caayay aduunka igulama noolaadeen hadaan isaga waayana walaalkii ayaan familygiisa ayaan laynlahaa walahi kaca nacalaa idinku yaale oo hablihii walaalihiin u aara anigu waxaan joga Alperta Canada waxaa idamaqday hablahaa walaalahaygoo kala ah ee sida xun loola dhaqmayo😥

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf2616 3 роки тому +55

    Caaisha iyo xamda
    Iyo hablo kaloo aad u badan 😥😥😥
    Subhanallah

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 3 роки тому +2

      @@maxaarabtaa kasi waba gaal lkn ninka islamino sheganaya bal kwrn ama halaso dirsado ama dantisa ha u sameeyo koley nin Aya sameyay Alle inta xun haso hanuniyo

    • @MohamedSaid-ej5le
      @MohamedSaid-ej5le 3 роки тому +1

      @@maxaarabtaa adigu kuwi kufsaday miya ka mid tahay

    • @osmanmohamedhassan6665
      @osmanmohamedhassan6665 3 роки тому +4

      @@maxaarabtaa
      Kuwa hablaha waa kuwa sidada cmal u fakarayo
      1 gabar soomaliyeed oo lakufsado ayaa ka xanuun 17 milyan nio gabdhaha soomaliyeed gob inlakufsado iska daayee xitaa hadii leysku waxay nagu tahay argagax

    • @zaedaliyussuf2616
      @zaedaliyussuf2616 3 роки тому +2

      @@maxaarabtaa
      Gabadh way ngala qiimo badan thy naag gaalad ah oo isqaawisay gabdhahygu waa dahab kufsi iska daaye in jidhkoda la taabto ma istihilan sided iskula meel i dhigtaa naag isqaawisay iyo gabadh asturan oo muslimad ah oo diinteda ku dhagan 17ka million aaad sheegaysid wxa ngala qiimo badan hal gabadh oo soomaliyed

    • @qayseraxmed6455
      @qayseraxmed6455 3 роки тому

      Horta waa maxay kufsi??

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 3 роки тому +99

    😢

  • @mizbil_faysal027
    @mizbil_faysal027 3 роки тому +14

    Xamdi illhy hau naxaristo wllhi gabdhas wala dulmiye Subxanalah illhow xaqeeda akhiro ku sii😭😭😭😭

  • @shamsohusseinmacalin603
    @shamsohusseinmacalin603 3 роки тому +6

    M.a qof xaqiiqda soo gudbiya allah ku barakeyo wall

  • @abdiaziiz3392
    @abdiaziiz3392 3 роки тому +9

    mahadsanid wll

  • @abdinasir4593
    @abdinasir4593 3 роки тому +34

    Kufsiga ciyaal aya ka xun kan dadka wa weyn.
    Xamdi mahamed farax " muqdisho "
    Caaisha ilyaas "putland "
    Carur 4 iyo 3 jir "afgoye sh/hose "
    Aad ayaan ugu xumahay kuwas iyo kuwa aaan la shacin

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому +2

      Abti kufsigi iyo dilkii caisha ee galkacyo ka dhacay xaquuqdeedi way heshay oo dhagar qabayaashi dawlada puntland way qisaastay ee mxd ladaba socotaan kuwa imika taagan ayaa xaquuqdoodi ubaahan sida inantaas walaasheen ah ee xamda alle hawnaxariistee

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 3 роки тому +3

    Wcs thanks teacher keep going 👍👍💖💖💖

  • @amaransaleebaan1850
    @amaransaleebaan1850 3 роки тому +20

    Ax waanka xumahay in hablaha sida loola dhaqmo😭😭😭

  • @umaymaahmed2720
    @umaymaahmed2720 3 роки тому +5

    Worrying has never Never solved any problem but with prayers , Faith , hope and Love
    We shall always conquer through hard time ❤

  • @kaamilking1139
    @kaamilking1139 3 роки тому +24

    Muhiimada waa Haraacin nin ajnabi ka ah qofkuu rabo ha ahaado Haduu dacad yahay imaw guriga dheh dulufoow 🙂🙂🙂

  • @cabaassoomaali4537
    @cabaassoomaali4537 3 роки тому +25

    WAA DAMAC LA YAAB LEH 🇸🇴🇸🇴

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 3 роки тому +10

    Firts one omar inshaR alle hku daayo🥰🥰

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 3 роки тому +4

    KHAYRE ALLAHA KUSIIYO OGANSHO

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 3 роки тому

    Masha allah shukran wll omar

  • @simancadey2925
    @simancadey2925 3 роки тому +8

    Macalin kena Ogansho

  • @Mubaarak-Hayye1549
    @Mubaarak-Hayye1549 3 роки тому +9

    Waawax xaqiiqa ah allaha naga dhowro

  • @abdaleabdirahman983
    @abdaleabdirahman983 3 роки тому +8

    mashaa allah

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 3 роки тому +6

    Asc iwrn zxp cumar ogaansho

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +50

    Ragu maxay ugu kufsadan dumarka iyagoo heli kara isfahan nololeed ?
    ilaahay dumarka ceebtooda ha asturo qof yar ayaa garan qiimaha gabadhu leedahay

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll

  • @fuaadnuur5881
    @fuaadnuur5881 3 роки тому +5

    Aamin bro alle janada haka waraabiyo🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 роки тому

    Jazaakallahu wll cumar

  • @omarnorabdirihmaan1635
    @omarnorabdirihmaan1635 3 роки тому +8

    Omar mahadsanid

  • @aaminahassan9647
    @aaminahassan9647 3 роки тому +4

    Subxan'Allah😭

  • @Hanatt7
    @Hanatt7 3 роки тому +5

    duhur wanagsan omar inshar🥰

  • @markaawichannel2469
    @markaawichannel2469 3 роки тому +12

    The first person jecel aan u qabo ustad omar

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 роки тому +7

    First comment,nimanka somaliyeed ee hda jooga waxay ku shaqeeyn aqliyada dadyow kle,dhaqanki hore ayaa ka ficnan xaga ixtraamida gabdha walow ayba diintu ku yareed waaga, waa yaaab

  • @waliidalfa9628
    @waliidalfa9628 3 роки тому

    Eeboow ilaahey ha ku xafido aamiin waxaan jeclahay warbixinadada

  • @samayyamahmuad9746
    @samayyamahmuad9746 3 роки тому +4

    😭😭😭😭😭. Alle haunaxristoo xamdi 😥😢😢, iyo familgoda sami iyo iman hakasiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdifitaxkhaliif3283
    @abdifitaxkhaliif3283 3 роки тому

    Maasha Allah_Ustaad Omar Inshar Alle hku Xafido

  • @abuudi1080
    @abuudi1080 3 роки тому +5

    Legend omar inshaar💎✌⚡💪

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +6

    وعليكم السلام عمر

  • @kheyruddiinbarbarossa3958
    @kheyruddiinbarbarossa3958 3 роки тому

    أخي عمر إنشار حفظه الله ورعاه ماشاء الله تبارك الله

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 роки тому

    subxanallaah waxan nool nahay casri adunyadi majaha uu madax u yahay illaahey waxan weydisaneynaa inu na xifdiyo owlaadana noo ilaaliyo wiilal iyo gabdhaba walaahi waa waqti cabsidiisu badan tahay mahadsanid cumar bararujintada habo

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +30

    TEAM OGAANSHO
    100like
    50 Subscribe

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 3 роки тому +1

    Alle ayaa badbado leh alle hana badbaadiyo gabdhaheena soomaliyed iyo dhamaan muslimiinta dhan🤲🤲😪

  • @abdifatahali1318
    @abdifatahali1318 3 роки тому +5

    First person today
    Thanks inshar

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +9

    Keep going

  • @muniiracalicumar2935
    @muniiracalicumar2935 3 роки тому +5

    Insha allah wey marayaan dhamaantooda inta ku dhaqaaqty falkaas alle neh ayaa xaqa wlallaheen u soo dhicinaayo ileen ma jrito qof bani aadam ah u soo dhicin kara ama joojin kara wx yalahan foosha xun allow na dhwor oo noo xafid hablaheen iyo wiilasheenaba yaa rab qalbigoodana ka tir tir inta hada ka dib ku fikiridoonta yaa allah😭😭😭😭

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 3 роки тому

    Mahadsanid wlll🧡

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 роки тому

    Thank you so much brother, so sad 😭 this is happening in Somalia

  • @Hafsafalis143
    @Hafsafalis143 3 роки тому

    Mahadsanid aboowe

  • @-thecaptain9171
    @-thecaptain9171 3 роки тому +31

    𝐇𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐔𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫𝐨𝐰

  • @mehranyuusufshariif7079
    @mehranyuusufshariif7079 3 роки тому +7

    Keep going bro

  • @nasraabdallaibraahiim6637
    @nasraabdallaibraahiim6637 3 роки тому +1

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته mahadsanid walaal

  • @Minbar-show
    @Minbar-show 3 роки тому +5

    Wad ku mhdsnthy wll omar sida aad nooga soo gudbinyso wax yabaha muhiimka aha

  • @zamipoy3808
    @zamipoy3808 3 роки тому +14

    wlhi sxp been ma ahn hadal kada waxaa rabaa inaY gabdhaha somalia mid uu shego hadaY comant geYga arkaan qof ka ku jacal mar walbo wuxuu jacal yhy inuu barto walid kada iyo walalahada asxptada hadu kula kulma gurigaga kugu la kulma hadi kale waxaas jacel ma ahn ee iska ilaali bahaLka ilahay ha adin dhowro dhamaantin waxaa tihin gabdhahaYni marna hoYo thy marna waa ku dhaxna

    • @queenbulbulaahmed2098
      @queenbulbulaahmed2098 3 роки тому +1

      Wll qali iku haleey nin inaanaan meeel u raciin waligey uma raciin hadanah rabi ikuma oga rabiyoow wixi shar ila damacsan imotii anineh sharteyda dadka motii yaa rabi

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 3 роки тому +1

    Subhana Allah

  • @nuurudinyusuf8511
    @nuurudinyusuf8511 3 роки тому +20

    soomali hada nhy wa is ku badlny cawanimo Diinta kuma dhqno uun iska shgnaa 💁‍♂️ Lkn Qof waliba waxd shqty uun bal hele rabigeen wa no cadeyay Kotibka Quranka wax waliba Nogula shgy wax ka maqan ma leh meeshan cibado laguu keeny inaan wax Hurmarsatid 2 le wye wa inaa jahanam wa imaa Jano lawada shqo ka raban Rabiyoow Noo Naxriso Rabiwoow jano jano jano jano jano 😰😭 🤲

  • @MohamedAhmed-mk8xy
    @MohamedAhmed-mk8xy 3 роки тому +7

    First IllaaH Baa mahad Leh❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому

    Mhdsanid wll omer inshaar🙏
    Alle ha u naxariisto marxuumad xamdi🤲

  • @sekeriyehuseen4386
    @sekeriyehuseen4386 3 роки тому +6

    Wlhy aad baan uga xumahay in inagoo islaama oo soomaali ah oo burbursan oo dawlad haysan aynu hadana dumarkeenii kufsanayno waxaas oodhan waxaa inogu wacan diintii oo dhexdeena manta kudhaqmayn mukhaadaraad sida qaad iyo qamri ilaahaw inoo gargaar

  • @cajamychannel4967
    @cajamychannel4967 3 роки тому +1

    Masha allh wllky cumar wad mahadsanty sxb hory usoco ayan ku leyahy dira galintada ayan ka hely 🙏🙏🙏🙏🙏chennlkada ad ayan ogu xiranahy

  • @zeynabhassan4646
    @zeynabhassan4646 3 роки тому +2

    keep going bro 😍 😍

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 3 роки тому

    Xasbunallah wa nicmal wakiil. Alla xageen aadnaa. Rabiyoow noo gargaar 😭😭😭

  • @Heydarpro5128
    @Heydarpro5128 3 роки тому +2

    Thank you for you export video

  • @Abdekareem
    @Abdekareem 3 роки тому

    Thanks brother omar ❤❤❤

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 3 роки тому +1

    Wcs wll hore u soco allaha ha ku xafido ❣❤❤❤🇸🇴💪❣❤🌼🌻🌻🌻☝️🤲🤲

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 3 роки тому +7

    Omar iisheeg mahadsanid walaal qofkii uGu horeeyey ahaye pin iisaar

  • @intaudhaxeysawaa7643
    @intaudhaxeysawaa7643 3 роки тому +10

    Allow inoo gargaar

  • @abuyusuf6071
    @abuyusuf6071 3 роки тому

    WS Omar manshaa alaah

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah8844 3 роки тому

    Inaa lilaahi wainaa ileeyhi raa jicuun

  • @muuseabdi2519
    @muuseabdi2519 3 роки тому +7

    Ogaansho😍🥰

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 3 роки тому

    Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 3 роки тому

    Wcs Sax waaye waa talo wanaagsan shukran walaal Cumar Allah ku xafido

  • @abdizamad4470
    @abdizamad4470 3 роки тому +1

    Walamaridoona insha allah

  • @muuseabdi2519
    @muuseabdi2519 3 роки тому +5

    Omar inshaar

  • @osamawjdi7
    @osamawjdi7 3 роки тому +11

    First One 😍♥

  • @intaudhaxeysawaa7643
    @intaudhaxeysawaa7643 3 роки тому +8

    Cajiib wlhi

    • @abdallashow
      @abdallashow 3 роки тому +1

      Simad family from Bcs11 ku salamay sxb

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 3 роки тому +11

    Ustd geography gii ha inaga iloowin

  • @faatix2485
    @faatix2485 3 роки тому +4

    First like

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 3 роки тому +1

    Insha Allah🤲🙏

  • @abdikariimismail8269
    @abdikariimismail8269 3 роки тому

    Omer inshar Alla Caqliga Ha kuu barakeeyo wll xog aad u balaadhan baad nala wadaagtay

  • @Daadir968
    @Daadir968 3 роки тому +8

    wall ilahey dartii aayn kuu jeclhy walhi 😘 xitaa mar marka qaar saan kuu dhageysanayo waxaa dhacdo inaan suuliga kuu qaato wlhi 🤧 magarnyo sbabta hdad ila mid thy like saar 👍👍👍👍

    • @queenhiba7179
      @queenhiba7179 3 роки тому

      😂😂suuliga talfan laguma galo wll

    • @Daadir968
      @Daadir968 3 роки тому

      @@queenhiba7179 hhhhhh matiri ok pro

    • @sharmaakecabdale4232
      @sharmaakecabdale4232 3 роки тому +1

      Qof walbo ilaahay abuurtay wuxu leeyahay nololgaar ah ee inaad dibadda soo dhigto nolosha waxad qawanaysid iyo meesha aad ku sugantahay waa wax laga xishoodo maaha inqof daraadi taageertid inad waxyaabaha sameenaysid aad sheegto is ilaali yaana shaydaan ka faaiidaysane xogtaadana lahelin wasalaama calaykum

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi5181 3 роки тому

    omar inshaar ilahy haku barakeyo runti waxa tahy macalinkyga nolosha

  • @zakiboy1142
    @zakiboy1142 3 роки тому

    Ilaahayowunaxariiso xamdi

  • @zhucaybalcantara2002
    @zhucaybalcantara2002 3 роки тому

    Alah haku sharfo omar inshaaar

  • @Getaay555
    @Getaay555 3 роки тому +8

    Cumar hno kahadal siisi barakicinta uu ka wado caasimada Egypt mahadsnid

  • @cabudiabas7210
    @cabudiabas7210 3 роки тому

    Yarabi ilaho adiga weyna waxid ah inta dhusan so hanuni alha u naxaristo walshena ehelka iyo qarawada ay ka keriyotay iyo anagba sawar iyo Iman Alahanagasiyo wlhi wax laga xumado damirkana qadanenin InshAlh cadalad ayan Alah ugu barya

  • @amiinisman3706
    @amiinisman3706 3 роки тому +3

    Mashalah dadka wey kahadleen dhacdaan culimada xitaa

  • @mohamk7140
    @mohamk7140 3 роки тому +1

    THURMAIL ISKA FIIRI BRO

  • @daafahadunida4865
    @daafahadunida4865 3 роки тому

    Omar inshar dadka ala sidaad wax ha ufahamsiiyo walal🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 роки тому +2

    Somali wax Sharci Kuma jiro xita traffic babuurka uga yar Allah ha nadbadiyo dumarkeyna iyo cilmaheyna cml

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 3 роки тому

    Shugran wll umaddaan ilaahay haka qabto waraaba dadowga umada dhibay

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 роки тому +1

    sxb Marsha allaah

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 3 роки тому

    Ust omar inshaar

  • @updyfatahhuplale6879
    @updyfatahhuplale6879 3 роки тому

    Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @jamuumohagarmaqate449
    @jamuumohagarmaqate449 3 роки тому +1

    Allaha naga haayo gaaladaan

  • @abdirahmanhussein8148
    @abdirahmanhussein8148 3 роки тому +3

    Asc

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 3 роки тому +1

    Asc wll ogaansho waan ku salaamay nio magacaag sxda aha iisheg UA-cam channel kaaga waxa aan baray oo sitoos aha ugu xidhan dhalinyaro badan oo reer Burco aha

  • @mohamedabdirahman4919
    @mohamedabdirahman4919 3 роки тому +3

    First view like isaaea

  • @yuusufuefa8914
    @yuusufuefa8914 3 роки тому

    Iska sax kusfi ogaansha

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka8550 3 роки тому +23

    ma aqaan cida commenkeeyga aqrineysa lakin.. allah hamigaga haku rumeeyo channelka subscribe isaar

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 3 роки тому

    Very helpful advice!!👍