Aabayaal Dhagax ah | Maxaa aabaha looga baqaa ? |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 984

  • @sharmarkemaydhane4880
    @sharmarkemaydhane4880 4 роки тому +65

    Wlhi aniga ciyaalkaygu la.aantay wxb ma Cunaan mana seexdan xita Hadan safar shaqo u baxo wxn USO noqda iyago niyad jabsan xita wx dhacdo inan arko iyado xumad iyo xanuun hayo lkn nasiib daro anigu ma helin jacayl aabo wana nasiib daro wlhi lkn sidaas badalkeeda waa inay helan caruurtaydu wxn wayay anigu........?????????

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane 4 роки тому +115

    Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
    • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
    • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 роки тому +1

      Asc,Walal waxaan kaa codsanaa inaad isoo boqoto plz subscribe iisar waa codsi kanalkana kheeyr badn ayaa kujiree.

  • @ayaanqaali5057
    @ayaanqaali5057 4 роки тому +67

    Hooyoodey hal malin ima daresin abo asago nol 😭😭😭😭😭 hooyoo macaney adunka kujeclahy

  • @farduzqueen1983
    @farduzqueen1983 4 роки тому +52

    ANIGA HOOYADEY WXAY DHIMATAY ANIGOO YAR AABAHAY AAYAA BOOSKEEDA II BUUXIYEY WAXANA KA HELAY WAXAAN HOOYO UGA BAAHNAA OO DHAN ALX ISMA LIHI WUU JIRAA AAABO LAMIDA DUNIDA

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +40

    you have given us alesson which will implement the future

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому +4

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 4 роки тому +13

    Aniga aabahay ma arag erayga aabo nasiib uma helin inaan dareemo qiimaha uu leeyaha Alxamdulilah ilahay wax uu isiiyey hooyo aqli badan qurux badan oo boos walba ii buuxisay ✨🤍✨

  • @hawonuurmahdi8657
    @hawonuurmahdi8657 4 роки тому +16

    Aniga aabaheey aabaha ugu Fcn ayuu ahaa allaha kuu naxariisto aabe mcn Sanadkaan ayuu geeriyiiday 😪😪

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 4 роки тому +19

    Aabahay macaaan wuxuu ahaa runtii aabbe aaad u qaboow u naxariis badan walahiya marka uu joogo aaad ayaan u jeclaan jiray bahdeena anaa u yaraa oo yaraan ayaan u ahay hooday walalhay iyo gurigeena aabbe marka uu joogo kama ak kici jirin wuu naxariis badnaa waligay nolashayda intaa noolaa xataa ima canaanan hadal waligay ima oran iskaba daa inta uu joogo hooyo markay I canaanato wuu igala hadli jiray.
    Waxaan xasuustaa maalin jumcaa oo ay noo imaadeen eedooyinkay abahay ilma adeeradiis ah waxay arkeen anoo aabbe ku ak nabad oo mobilkiisa isticmaalaya markaas bay waxay dhaheen
    "Maxay tahay gabadhaan nuunaha iska dhigaysa oo ku ak fadhida"" Markaa ayuu Abbe dhahay "iska daaaya gabadhayda Waaa madax oo aktayda Nuune ayey ka tahay hawlaheeda Lama galo qoftaan " Xaqiiq markaas waanba yaraa lkn dhaqanka soomaalida ee adag ayaa keenaysa inay eedooyinna saas dhahaan.
    Abbahay wuxuu dhintay 2018 ILAAHAY ha u naxariisto sidii uu noogu soo naxariisan jiray shakhsi dadka dhan jeclaayeen ayuu ahaa nabadoon ah.
    Abbe mcn waan kula dhaqmi doonaa caruurtayda dhaqankii wanaagsanaa ee naxariista, wax sheega iyo baarinimada ahayd ee aad igula soo dhaqantay. Mar walbana waan kuu soo ducandoonaaa insha ALLAH.
    Maalin iiga madow badan ma jirin maalinkii aan ku waayey nolashayda ILAAHAY qabriga hakuu nuuriyo😭

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 4 роки тому +1

      Cajiiiiiiib mashaa alh waad iga nasiip fiicnthy waayo maba arkin

    • @aishamohamed1522
      @aishamohamed1522 4 роки тому

      @@c.raxmancali6250 ILAAHAY ha u naxariisto wllky waan ka xumahay wlahi waxaan u wal walaa caruurta iga yar yar oo aan abbahaas naxariista badan nolasha aan kula qaadan

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 4 роки тому +1

      @@aishamohamed1522 dhib malaha. Wxaa lynooga baahanhy inaan gudano waajinkeena waaldinimo si aan caruurteenna..zxp rasmi ah ogu noqono insha alaha

    • @aishamohamed1522
      @aishamohamed1522 4 роки тому +1

      @@c.raxmancali6250 insha ALLAH wlle waa sidaas ALLAHA inoo fududeeyo

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 4 роки тому

      Allah unaxriisto

  • @Walal-cabdi
    @Walal-cabdi 4 роки тому +139

    Waxaa dhaafay da'da 20ka waligey 30 daqiiqo oo xariir ah aabahey lama sheekeysan anoo u arkayay in aan wax badan oo talo iyo waano ah ka faa'iidi lahaa lkn waxa kaliya ee aan hada awoodo ayaa ah inaa cashirka aan arinta xiriir la'aanta aabahy ka bartay aana caruur haduu eebe isiiyo aana sidaas kula dhaqmin
    F.G aabahay ma ahan qof xun lkn dhaqanka liita ee bulshada somaliyeed ayaa sameyn ku yeeshay

    • @sahramohamed9704
      @sahramohamed9704 4 роки тому +2

      Agree

    • @جامعس
      @جامعس 4 роки тому +2

      Aaabahaa adigu kula dhaqan wax kasta macaabilo wanaagsan oo ixtiraam waalidnimo ah su,aasha aad ubaahantahay weydii adoo xurmaynaya
      Waxa uu kudhaho ee wanaasan ugu jawaab aabe
      Mar hadaad 20 tan aad gaadhay adiguba latasho tusaale ,,

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 роки тому

      Cabdijimcaale
      Lkn ❌ = laakiin ✅

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 4 роки тому

      @@جامعس hada waxaa kala joognaa labo dal oo kala fog waana xariirnaa marka ujeedka ma ahan aana la hadal sxp mahdsnd

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 4 роки тому

      @@c.m.a.1937 maxaa ku jaba lkn in la dhaho luqad wlba waa sidaas social media markii la isticmalyo
      Wtf =what the f**ck

  • @inasaed1256
    @inasaed1256 4 роки тому +11

    ilma walba abihi waxa uu dhaha aabo blse ilaa malinta aan dhashay wixi ka danbeeyay yacni inta an garadsaday afkiisa kama maqlin kalmada ""aabo"" xafadana waxa uu uso gala sida albeerko ugana baxa wax ahmiyad kale oo uu nasiiyo ma jirto blse qofka kaliya ee noo so dadalay si aan nafeehena wax uga dhigno waa Hooyo abalkeedana waxa aan ka baryaya ilahay in uu janno ka dhigo insha alh

    • @umucafiifa2310
      @umucafiifa2310 3 роки тому

      Waad iga ilmeysiisay wll hoyo wa jano abahana ilahey haku dhaafo ma xuma lkn dhaqanki ayaba noqday saas

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 3 роки тому

      @@umucafiifa2310 ilahay ha ino hagajiyo walidkeen

  • @cqaadirhonest7169
    @cqaadirhonest7169 4 роки тому +70

    😭😢😭😢😭😢😭😢
    Aabahey muuqalkiisa ma aanan arag
    😢😭
    LKN waxan ku rajo weynahay inan janatul firdowsa ku kulmi doono Insha Allah 😭

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 4 роки тому +71

    Aniga weligay maan.arag aabahay
    Hortay ayuu geeriyoday 😭😭
    Allaha unaxariisto
    Hooyo aya isokorisay 🤲
    Allh iidhowree🤲

  • @dunidamanta5578
    @dunidamanta5578 4 роки тому +5

    Faidada yuutubka a ku haysto waa moducydan oo kale wllken Cumar inshar ajir iyo xasnad alle haka siiyo

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 4 роки тому +21

    Alx walahi waxan haysta abo qaliya wax kasta oon jeclnahay wuu na siiyey wax kasta wan usheegta aduunka wuxu ugu jecelyahay in aan meel wax ku wada cuno habeenkina aanu wada sheekaysano oo waxbarashadayada ayuu naga waraysta alx maanta turkey 🇹🇷 ayaan jooga medicin ayaan barta18 kun dollar ayuu Iga so daba dira oo noloshaydii dhertay abaalkisa ma gudi karo Alle cimriga ha igu dheereyo❤️☝️🤲🥺🥺

    • @wardacali9607
      @wardacali9607 4 роки тому

      Ilhy ha kuu daayo wll mcn hana kuu xifdiyo aabaad haysataaye ku fara adag abaalkiisana intaad gudi karto gud una duceey

    • @Taliye-7
      @Taliye-7 4 роки тому

      illahay ha isku kiin daayo

    • @qeysshobaro8792
      @qeysshobaro8792 4 роки тому

      . Manshallah

  • @fardowsbarre5905
    @fardowsbarre5905 4 роки тому +6

    Aniga aabahey jacelkisa mahelin lkn hooyadey ayaa waxwalba ii ah saxibtey macantadeyda dhiiragaliyadeyda adunkeyga ❤️❤️wan ku jeclahy hooyo

  • @abdullaomar6176
    @abdullaomar6176 4 роки тому +3

    Aabahay wuu wanagsanaa imika uu xanuusanayaa illahay ha caafiyo Aamiin lkn hal mar ayuu isoo booqday markii lay xalaaleeyay een yaraa bes.
    Alxamdulilaah hooyo macaan ayaa I korisay wax ibartay.

  • @xuzenkartizame2642
    @xuzenkartizame2642 4 роки тому +4

    Wlhi Aabo Waaa Dhiiri Galiyaha Noloshyda alle Ha Barakeeyo aabo Iyo Hooyapa aaaaaamin aaaamin🤲🤲

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 роки тому +6

    Ani aabahay baari buu ahaa naxariis bdan alle ha unaxariisto

  • @kingdelast11
    @kingdelast11 4 роки тому +35

    Another level 2h 2k like keep going

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому +3

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @abdullahihassan5209
    @abdullahihassan5209 4 роки тому +1

    Kadibna uu arko suun ku hoobanaya . wacadale waxa aad ka hadleyso si fican baam u aqaan ul iyo gaaracno waan soo arkay waliba sabab la'aa hadana wali waan jeclahay abahay iyo hoyaday alaha i deysto❤❤

  • @zaygacade6033
    @zaygacade6033 4 роки тому +4

    ma aqaamo qaab aankugu mahad celiyo waayo waxaa tahay qof jecel ineey wada wanaag sanaday umada o'odham sigaar ah aniga sameen badan ayaad nolasheda ku ledahay wlh allaha kudhowro cumar inshaar ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @iftiinkanaal7493
    @iftiinkanaal7493 4 роки тому +1

    Aabayaasha qaar way ad adagyihiin

  • @abdallaomar2476
    @abdallaomar2476 4 роки тому +11

    Allah u naxariisto Aabahey wuxuu ii ahaa sxb qaas ah oo an waqti la qaato mar walbo😥 rabbi waxaan ugu rajeynayaa janatul firdawso inuu gurigiisa ja yeelo 🤲🤲

    • @wiilsomali6377
      @wiilsomali6377 4 роки тому

      Amiin

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @AhmedHussein-mj9qj
    @AhmedHussein-mj9qj 4 роки тому +1

    Wll kay cumar waxkasta wad nafahansiisay Allha kuxafido wll waxbaan kaafa iidnay dhamànten

  • @maanqaboojiye1408
    @maanqaboojiye1408 4 роки тому +3

    Waa mahadsantahay omar inshar cinwankan waa midka aa u baahmaa inaa kasoo hadashid waayo abayaal qaar baa ilmahooda u arko adoon ayaga leeyihiin maanta ani ahaan haduu aabahey dhinto ma u malaynaayi in aanka xumaànayo

  • @nadiifoiftin7722
    @nadiifoiftin7722 2 роки тому

    Aniga aabahayga aduunka ugu jeclahay wuxuu ahaa aabo wanaagsan. Laakiin wuu dhintay ilaahay ha unaxariisto 🥺🤍. Waan uxiisay wallahi inta meel fadhiisano ayaa sheekaysan jirnay maanta dhan wax walba ayaan isku sheegi jirnaynay .
    Ilaahayaw aabahay unariiso janatul firdawsana gee.

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 4 роки тому +4

    Alx anigu waxan haystaa aabo fiican wax ii sheegah i dhiiri galiya oo markasta mustaqbalkayga ka taliya😍❤
    Lkn markuu xanaaqsanyay xaafado waa bandaw 😂caadiya qof joog ma yidhahdo lkn mid aan walalo nahay baa aabahay haduu faraxsanyay iyo hadu xanaqsanyay ay isagu mid tahay oo ka baqa mar walpa
    Aabahayna wuxuu ka aaminsanyay ninka xaafada ugu akhlaaqda uguna aamusan oo maba oga inuu ka baqo lkn waa aabo na jecel Alxd nin aan aabihii ka baqina ma jiroH✌😁

  • @xamduali5804
    @xamduali5804 4 роки тому +1

    Allah ha Dhoro apayaasha

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +16

    WAXAAN AHAY 22 JIR HADA AYAAN AABO NOQON RABAA INSHA ALLAH WAXAAN CARUURTAYDA ULA XIRIIRI DOONA SIDA SAXIIB INAAN NAHAY INSHA ALLAH INKASTOO AAN LABA QARADOOD KALA JOOGI DOONO ❤️❤️❤️❤️

    • @abdihamiidnur8691
      @abdihamiidnur8691 4 роки тому +1

      Kheer ayaan ku rajehaya🧡.

    • @maxamed7972
      @maxamed7972 4 роки тому +1

      \\\

    • @abdiwasaabdi3531
      @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +1

      @@abdihamiidnur8691
      Thank you 🙏

    • @abdiwasaabdi3531
      @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +1

      @@maxamed7972
      Thank you 🙏

    • @jasmineburak1902
      @jasmineburak1902 4 роки тому +1

      Markasta waxa aan kugula dardaarmayaa inaad ku dadaashid sidii aad halmeel ugula noolaan lahayd waayo aniga ayaa dareemay aabe iyo caruurtiis lama qaaradood ku kala nool

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +2

    really its true .omar inshar you picked the eye

  • @maxamedibrahimxusen5294
    @maxamedibrahimxusen5294 4 роки тому +5

    ustaad wallaahi hadii uu abahey uuna joogin macar sheyn jirin runtii aad ayaan ujeclahay alle ha ii xafido aabe macaan

  • @Bujeti
    @Bujeti 4 роки тому

    Jazakallahu Qayrn ustaad cumar alle haku xifdiyo.

  • @hamseog
    @hamseog 4 роки тому +18

    22 baa jiraa wlhi aabo qof aan isaga dhawnahay ma jiro, sababtoo ah yaraantaydi baa dagaal badnaa waligay imuusan dilin, imuusan canaanan jirin. Intuu I kaxeeyo ayuu suuqa igeeyo ayuu waxaa rabo iisoo gado buu dhihi jiray, abo ha dagaalamin intan inkaban baa kuu iibine.
    Abo wali wuu noolyahay markii ugu badnayd ee kala maqnayn bil bay ahayd illahay cimrigiisa ha ii dheereeyo

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 4 роки тому +1

      Masha allah adiga aabe nasiib wacan baad nasiih uheshay

    • @hamseog
      @hamseog 4 роки тому

      @@YahyeSalebanmuse aad wll abayaasheen wlhi aabo lamida lama helayo. Abo aroor kalihi oo waxwalba kasoo shaqayn si uu reerkiisa u kaafiyo abayashen ba ka jira

  • @saafially2547
    @saafially2547 4 роки тому

    Tusaalaha aabahey alle haku hanuunsho waanada aabayasha soomaliyeed wax klo dhahno garan meyne

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 4 роки тому +3

    ANU WAAN NECBAHAY AABAHAY😡😭Wlhi aniga Waxaan Ahay 😭 dadka ugu nasiibka xun aduunka dhanka walidka Abahay wuxuu ahaa ilaa hadana yahay qof dabeecad xun dhiig kulul xanaaq dhow noloshisa moyee qof kalana aan ka fikirin taso sababtay in hoyaday iyo 6 xaas oo kale ay kala tageen ilaa hadana ma arkin hoyaday suu iga soo kaxeyaay anoo jira 4 jir 16 sano ma arkin hoyaday isagana silac iyo rafad ban kula nolahay iyo rajo laan waligayna dhanka xun moyee hadal fican iyo wada tashi ama qalbi qabojin igupama hadlin.WAAN NECNAHAY ABAHAY ANI

  • @balanzahussein6586
    @balanzahussein6586 4 роки тому

    Mahadsanid cumar alla ya baarik fiik

  • @Zackpro212
    @Zackpro212 4 роки тому +5

    Keep going ustaad Omar inshaar 🥰😍

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 роки тому +2

    waa wax dabeecad laga dhigay
    oo runtii foolxun.
    xagga mahad celentana aad ayaan u ugu liidanaa runtii.
    codsi mowduuc ka soo diyaari
    Mahad celinta iyo soomaalida.
    mahadsanid ustaad omar

  • @mhametapdirahman2977
    @mhametapdirahman2977 4 роки тому +4

    Cumar Inshaar GuLeezo Wll
    Qeyr Qabzo ♥💪🇸🇴♥♥♥

  • @ubaxmumin6934
    @ubaxmumin6934 4 роки тому

    Abaaahey Alaha haga raali noqtee indhahisa ayu ika jeclhy wlh.. ilahow walidkeen u naxariiso

  • @mohomoudfarah
    @mohomoudfarah 4 роки тому +6

    Cumarow zxp wlhi waa mushkilad wayn oo haysta umada somaliyeed Ani hadaan ka hadlo 30 jir baan ahay weli aabahay kama maqlin erayga {aabo} isagoo aniga ama qof wllkay Ah leh waalidka somalidu wuxu u baahan yahy dhaqan celin

  • @abdifitahhayla6538
    @abdifitahhayla6538 4 роки тому +1

    Allahu akbar
    Aniga aabahay mudo laga joogo 17 sano ayaa abahay inaan guri ku wada noollaanii igu dameysey waxaan ahaa ruux familkiisa oo miyi ku noolaa uga soo hayaamey inuu wax barto maadaama caruurta abahay dhalay gar ahaan bahdayada aan ahaa curudkoodii waxaan la noolaa walaashey iga weyn oo aan isku hooyo nahay balse abe maya
    Waxaan la noolaa muso gaareysa 8 sano ilaa aan ka dhameeyey dugsi dhexe kana soo badashey magaaladii aan ku noola una soo badashey casimada puntland si aan uga biilaabo dugsi sare
    Waxaan nolol cusub la bilaabey familyo badan balse ugu dameyn waxaan ku soo biirey family qalbigeyga misaan culus kuleh
    Adeerk abdiqadir oo ahaa abee aad ula saaxiib ilmihiisa aadna u jecel caruurta abe jecel iney wax bartaan ubadkiisu waxa uu igu garab istaagey inaan wax barto ila heer master uuna arko anoo guulo waa waaweyn ka gaarey waxbarashada
    Waxbarasho dugsi sare waan dhameeyey waana iigu hambalyeeye maalintii qalin bedelashada dugsi sare sidoo kale waan dhameeyey waxbarashadii heer jamacadeed waxaaana ahaa ruuxi u horeeyey ee familygiisa intuu abe dhalay waxbarasho heer jamacadeed ka gaaro maadama aan reer miyi xoolo dhaqato reerku u badnaa masha alaah
    30 ogst 2020 waxay ahayd maalintii iigu dameyse ee aan examkii iigu dameeyey jamacada galo adeerna wa ila joogey balse
    Adanoo waxaad maagantahay adiyo maankaaga iyo
    meeluu ale kuu qadarey klamid
    Aabe 29 sep 2020 ayaa uu magalada garowe ku dhex toogtey nin ku hubeysan dharka dowlada gaar ahaan wasaarada maaliyada
    Waxaa mugdi iga galey rajo aan mudo dhowraayey taas oo ahayd inaaan arko qalin bedelashadeyda jamacada adeerkey oo garabkeyga taagan
    Abe alle ha unaxariisto
    Sifooyinkan ku jeclaa run sheegista ubadkiisa saxiibtinimada ubadka iyo talo wadaaga ubadkiisa abe kuma ilaawi karo

  • @mohamedhaji1075
    @mohamedhaji1075 4 роки тому +33

    Aabahay Wuu kululyahay Balse alxamdulilaah anigaa Qabow Waxaan isku dayaa Inaan La saaxiibo Zxpbaana nahay sheekaysta Markuu Igu qayliyo Waxaan Usaaraa Baab kale Oo qosol ah

    • @husenyusuf1063
      @husenyusuf1063 4 роки тому +2

      Qof wngsn baad u eegtay good joob.

    • @kalaayofficial4921
      @kalaayofficial4921 4 роки тому

      @@husenyusuf1063 isaar subscrab

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому +3

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

    • @sucadoahmed9262
      @sucadoahmed9262 4 роки тому

      @@Abdullahidhaqane masadkeenteen hadana

  • @abdirahmanherzi7666
    @abdirahmanherzi7666 4 роки тому +1

    Allah ha u nxrsto aabahay marku no yimado xafada dhan farxad bay noo ahan jrty wilashena xda guriga dhexdisa buu kubad nagula ciyaari jirey si u farxd no siyo

  • @zahrajahlram9165
    @zahrajahlram9165 4 роки тому +3

    Walhi runtii aniga abaheyga waxaan dhihigaraa waa abha aduunga ugu fiican walidkiis wax qaltan imuusan dhihin Walhi aniga siyaado Ayaan ujeclahay ilaahey waxaan kaga baryaa aabe Mcn aduunga raaxo igu nolaaw aqirana janatiisa fartooso Walhi waan kujeclahay aabe waliba nafsateyda Ayaan kajeclahay ilaahey cimri dheer hagu siiyo amaantada qoraal Kuma soo Gobi Karo aabe muqtaar ilaahey Haku xifdiyo aduunyo iyo aqiro 😭🤲waxaa tahay geesika kaliya aan kufaani Karo waxaan jeclan lahaa inaad qoraal keyga aragti waliba waqti kasto kuuxiso adigo ila joogo aabe 😭😭miss every time daddy ❤️❤️😢

  • @maxamuudaadan8659
    @maxamuudaadan8659 4 роки тому

    maash Allaah shiikh cumar ale haku xafido

  • @siman8711
    @siman8711 4 роки тому +6

    😭😭😭😭Aabaheey mcn allaha unaxariisto aduunka ayan ugu jeclaay 4 Sano kahor ayu geeriyoday Allaha unaxariisto janada fardowso Allaha ugu bishaareeyo aabe mcn iyo dhaman muslimiinta aamiin yaa rabbi

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @cumarshiiqxasan6382
    @cumarshiiqxasan6382 4 роки тому +2

    Aniga aabahey cuqdad ayaan uqabi jiray waxaan u haysan jiray in uusan ijecleen lkn canug aan sxbo aheen ayaa ila taliyay oo igu yiri aabahaa wax kasta oo ku yiraa haye dheh warkiisa maqal taladiisa dhegeyso waxa uu ku faro samee hala murmin canaantiisa adkeyso adigoo ilmaha kuu jeclaanayaa waan yeelay ka dibna waan ka helay jaceylkii iyo kalsoonidi markaan waynaaday oo shaqa bilaabay kaba sii fiican

  • @sakariyecartan1326
    @sakariyecartan1326 4 роки тому +12

    Dhibka waxaa keeney dadka marke arkaan walidka inu qaldanyahey waxe leeyihiin waalid waa waalid uun isagiina madhahayaan war nio ilmaha sidan udhaan ee qaladkaba caruurta unba la saaraa markaase aabayaashii dhan ismoodeen iney saxan yihiin...🤔🤔😓

  • @mohamedraage1511
    @mohamedraage1511 4 роки тому

    Waa moowduuc aad iyo maskaxdeeyda uu sahmeeyay nolasheeydane waax waay ka badalay masha allah

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 4 роки тому +7

    Abahay wan jeclayn wxbu na bari jiray lln wan ka cabsan jirnay anago aan waligen nala dilin anago farxadaas iskaga jirna balaya naga jiirtay lkn abahay wan rajayna in ay farcadeeni so noqoto🤲🤲

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @mahiryo9192
    @mahiryo9192 4 роки тому +21

    Nio nin hadlkisa wx bdn hagayo ayd thy jazakallah

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @Dr_Jabra
    @Dr_Jabra 4 роки тому +1

    Alx anigu waxaan jooga qurbaha jamaacad ban bartaa alx abahy asbuucii 3 ilaa 4 jeer wuu iso wacaa si uu ii dhiirigaliyo si aanan waxbarshadeyshadeyda uga caajisin ulana socdo xaldeyda ilahay baa mahadleh aabahay waan jeclahy isaga wuu ijecelyahy 🥰🥰🥰❣️❣️

  • @abdallarealking4392
    @abdallarealking4392 4 роки тому +23

    Waxan ahay 21jir hubaal waxan aminsanhy Hooyada io aabaha siday kuu jclyhiin dunidan qof kle kuu jclayn Ani abahay 13caruuru dhalay hdana waligy Hal Malin murugo Kuma daremin illhow abayasha dhawr io Hooyoyinka

  • @Elon_SaM
    @Elon_SaM 4 роки тому +2

    Alx waxaan heystaa aabe io hooyo naxriista bini'aadamka loogu tala galy oo alle siiyy wiligyna m dareemin inuu wlidkyga qlafsn yhy waxy I dreensiyeen inn ahy cunugooda wax wlbo u samynayaan allena awaalkoda jannah ugu dhigo anigane wxee ii yihiin Qudwah (Ku deyasho ) wngsn ilaahow waalidiinteena inoo xafid kuwa geeriyoodeyna allow naxriistaada waraabi🤲🤲🤲❤

  • @sayidali8818
    @sayidali8818 4 роки тому +4

    Arinkaan ma ahan been mar wlbo qeylo joogta ah hooyo baa nala kacday nala kuftayna ilaa heer aan jamacad dhameeno manta hadan dhaho aabo howshaas inaan qabto ayaan rabaa ma haayo lacgtaas waa cadi lkn waxan kala kulmaa niyad dil run ahanti hadan arko wiil aabihii garabka ka heesto waa u maseeraa aabo fcn anaga ma helin lkn ma daremin inuu jiro hooyo ayaa na ilowsiisay alx allow hoyo noo dhowr 🤲🤲🤲🤲

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 4 роки тому +1

    alxamdulilaah aabahay Waligiis nama garaacin Waligiis Si aN wanaagsaneen nalooma hadlin walina noo nool yahay alx Ilaahay ha inoo daayo

  • @mustafehaykal9096
    @mustafehaykal9096 4 роки тому +5

    ilaaHaY HaUnaxariisTO wuxu dhintaY anoo YaR oo aan CaqLi LahYn😭 BaLse waxan Ku NooLaHaY maGaciisi iLaaHaY janatuL FARdowza Ha Geeyo😰😰😰

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +1

    So true Wallahi 😢😢😢😢😢

  • @naazirhero3349
    @naazirhero3349 4 роки тому +3

    Aniga aabahay 7 sano kahor ayuu dhintay wuxuna ahaa qof ad adag waxaan xasuusta malin schoolka intaan kaso orday malinteeda xigtay intu isoo waday uu ardaydii hortooda igu garaacay maalintii uu Guriga ka maqanyahay bashaal iyo bood bood sacadii uu imaadana ship hda wuu geeriyooday alle ha,u naxariisto taasna cashar ayay ii noqonaysaa insha Allah 😭😭😭😭😭

    • @faaraxcabdullaahi275
      @faaraxcabdullaahi275 4 роки тому

      taasi waxeey ka turjumeeysaa inoow horumar kula jecelyahay

    • @Zakiwaaye
      @Zakiwaaye 5 місяців тому

      ​maxee fahmayaan, dalka xaaladoo kujiray, hadii aabayashena jiljileec lahalahayeen , wada mooriyaan anoqon laheen, ninkan wuxu u eg nin carbaha kusookoray, wax lama socdo ninkaan
      @faaraxcabdullaahi275

  • @najmamuzamil8373
    @najmamuzamil8373 4 роки тому +1

    AABAYAASHEENA ALLE HADAREENSIIYO WAAJIBAADKOODA

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan 4 роки тому +3

    Masha Allah Aabahay ilahay ha iidaayo hadeer anoo nin wayn ah aabahay sida canug aan isla egnahay ayuu iila ciyaarnaa u kaftamaa aabe kali iima aha waa saaxiibkay aan jeclahay oo aan waxba ka qarsan anoo leh aabe ka qari,
    I miss baba long life ❤❤.

    • @ikranfarah6086
      @ikranfarah6086 4 роки тому +1

      Ilahey haku dhowro aabayashu isku mid mhne

    • @M.Suriyan
      @M.Suriyan 4 роки тому

      @@ikranfarah6086 aamiin wlle sharaf ku noolow👏

  • @fadacosman8091
    @fadacosman8091 4 роки тому +1

    Allah hawnaxariisto abahy wuxuu dhintay 2011 wali qalbigaga ayuu kabixiwayay uu ila ciyarijiray wax kastana wuu iga shekayn jiray sida tariikhda waxanan ahaa wakhtiga 15 jir

  • @rowdadahir7062
    @rowdadahir7062 4 роки тому +4

    Alx abe mom allaha xifdiyo 🌏🌏❤😘

  • @safiomxamed3400
    @safiomxamed3400 4 роки тому

    Allhmdulilah aabhy alow iida aamin abhy sa id ayuu ijecel yhy cafi mad nasii alw jnada kwa rabi 🥰🥰 waan jecelhy aabhy imaxu meyo

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 4 роки тому +13

    Wlhi Cumar waxaa ii tahay macalim walalkey iga wayn xaqiiqdii hadaan jaanis u helo nolosha inaan kula hadlo ama kula kulmo waan kula wadaagi donaa waxyabaha aad ka badashay noloshayda❤️

    • @salmaancabdi3710
      @salmaancabdi3710 4 роки тому

      @@jaabirsoomaali9214 War maxaa tiri subxaanallaah?!

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 роки тому

    alx aabahaY aad ayuu ii jecel ana sido kale mar marka qaar waxaaN isku idhaahdaa labo hooyo ayaad leedahy aabaHy sida hooyaday ii dar yeesho oo kale ii yahay ale ha ii daayo
    inta abohod xun yahy ale ha u wanaajiyo♥️

  • @axmedrast4626
    @axmedrast4626 4 роки тому +3

    Mzha AllaH Aad ban U jeclahy Abahy wlhi Sidii Nin dhalin yaro Ah buu iila dhaqmaa Wan Arkaa dhalinyaro Aabahod Ka dhumanaaya Wayo way Adag thy isay isku Fahman

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 роки тому +1

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭

  • @Ahmett_Husni
    @Ahmett_Husni 4 роки тому +1

    Aabayasha ma xuma xqiiqdi
    Kaliya waa adiga sidaa ula dhaqanto
    Iyado la ogyahy hooyo iyo aabe isku mid aheyn uu abaha kulul yahay
    abbahen waa jacel nahay isaga na sido kale alle hanoo daayo amiin🤲

  • @isxaqaxmad8474
    @isxaqaxmad8474 4 роки тому +4

    waa dhibaatada I heysato aniga waqtigaan la joogo 😭😭,allow aabo qalbigiisa naxariis ku beer yaa rabiii 🤲🤲🤲

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 4 роки тому

    waa mowduuc aad muhiim saameyn ballaarana ku yeelan doono dhalinta ku hamineysa in ay mustaqbal dhistaan oo aabayaal moqdaan. mahadsanid ustaad guuleyso.

  • @melekmoha9501
    @melekmoha9501 4 роки тому +3

    الحمدالله hoyadey ayaa isokorsatay aabahay wunolyahay lkin xageeyga wuuka geriyoday Hooyo macanto wankujeclahay

    • @quruxhaweenbintucarab7374
      @quruxhaweenbintucarab7374 4 роки тому +1

      Ana kula mid Wllo aabayaasha qaar waxa dhaama aabo la.aanta

    • @umucafiifa2310
      @umucafiifa2310 3 роки тому

      @@quruxhaweenbintucarab7374 walal tiisi haduu kaso bixi waayay adinka tiina kaso baxa insha Allah

  • @namunjaweel3110
    @namunjaweel3110 4 роки тому

    Thanks my brother Omar inshar ogansho
    Saxib waxas kashekeysa as habul uqdudu

  • @hassanjabuute6396
    @hassanjabuute6396 4 роки тому +5

    Mahadsanid, Walal Omar waa mawduuc muhiim ah.

  • @muslimsomaligirl8115
    @muslimsomaligirl8115 4 роки тому +2

    Aniga oo aan muuqalka bilaabin ayaan like iska sii saara, saa waan huba in boqolkiiba hal na hanoqoto wllo Cumar inshaar uu yahay qof aan wax ka faa'ideyo Ilaahay Swt haka abaalmariyo, UA-camrada kale somalidana kuwii ku deyda haka dhigo👍

  • @zaamiboy9499
    @zaamiboy9499 4 роки тому +20

    Wllhi ma xasusto gor uu abahay igu yidhi aabo waa wax xanun igu rebtay aniga aad ayuu udag yhy abahay lkn allhamdulih 😭😭

    • @axlaanaxmed6098
      @axlaanaxmed6098 4 роки тому

      Sorry

    • @faataxcnf2677
      @faataxcnf2677 4 роки тому

      Adigu raadi qalbiga insanku dhagax ma ahan hadi adiga wanag bdn laga arko inu jilco u badi

  • @hawadawlad8464
    @hawadawlad8464 4 роки тому +1

    wlhi waa xaqiiiiiiiiiiiq cad oo aan qarsoonen 😪 waalid damqasho la aan ah alle qalbiga waalidka ha galiyo naxaaris iyo dabacsanan xeel dheer 🤲
    dabcan adigu aabe fiican bad noqon alle haku baraakeyo bro 👍

  • @odayroyal10
    @odayroyal10 4 роки тому +3

    My brother youtuberada Kale waxad uga duwantahay programs tayo leh oo in laso gudbiyo u baahan ayad noso gelisa keep going brother

  • @cabdimajiidmohamedxanshi9411
    @cabdimajiidmohamedxanshi9411 4 роки тому

    Masha Allah Alle ha barakeeyo Waalid keeno
    Waligee kama naxin ama kamabaqin Aabahay mar hore ayaana igu danbeeysay in la iitumo ama la igu qeeyliyo in kastoo canaan yar iska jirto

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 4 роки тому +4

    Allah u naxriisto abaheygi macan wlh waligeey hal mar ayu ul yar igu dhuftay Allah u naxriiste qof degan qof iska qaboob oo. Waano iyo ixtiramka na.baro oo Ciyalkiis garaceynin ayuu ahaaa aabo ku xiisay lkn meel laga so laban ayaa rabi kula jecladay illah waxaa uga barya mar walpo in.uu illlah janatul cacla ku yeelo gurigiis 😥

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 4 роки тому

    Cumaroow aad baan u arkay qisooyinkaan badankood,Alle qalbigeenna naxariista haku siyaadsho

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 4 роки тому +5

    Walaahi Cumaroow mawduuc Laga hadlo waakii ugu munaasibsanaa uguna xaqiiqsanaa 100% Aabayaasha somalidu way qalafsanayeen waliba dadkii dhashay 2000 ka hor Habeenku maqanyahay Ama meel yara tago ama habaryaro ayeeyo mid joogto xoriyadbaanu dareemi jirnay 😀😀😂

  • @haniitaqali4362
    @haniitaqali4362 4 роки тому

    Aniga abahay alle ha barakeeye marku joogo keliya ayaan faraxad iyo hadl bilaba alle ha ii barkeeyo abbo macan

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +5

    Aaabaheey anoo ka cabsanaya OO uu wadan kale jiro ayuu dhintay
    Markii aan maqlay waa qosley waana farxey😭😭😭 lkn hada maku faraxsani in uu aabahey dhintay Lkn xaqiiqdii in uu dhinto ii rooneyd

    • @future3578
      @future3578 4 роки тому +4

      Waan ka xumahay sxb lkn ha moodin inay kaligaa tahay waayo dad badan ayaa kula qaba arinkan 🙁

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 4 роки тому

    Wcs mahadsanid CUMAR

  • @asomaliofficial8094
    @asomaliofficial8094 4 роки тому +3

    Noloshayda wax badan ayaad kabadashay wllo alla cimri dherer caafimadqaba iyo iyo camal suuban alla hakaayeelo wllo

  • @BabuAli-gn4tc
    @BabuAli-gn4tc 4 роки тому

    Masha Allah walakey cumar alaha Ku xafido aad ban uga helaa muuqaaladada waxaan Ku leeyahay horay usiisoco

  • @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه
    @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه 4 роки тому +30

    Haaa walhi Anigaa Sidaas Ahaan Jiray Been Kuma Shegin

  • @shaafcicaliduuble9953
    @shaafcicaliduuble9953 4 роки тому

    masha allah ustad aad ayaad uga mahadsantahay aqoonta aad inoo faidaysid

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM 4 роки тому +3

    Aabayaal fiican Allaha naga dhiga

  • @cabdinaasirmacow205
    @cabdinaasirmacow205 4 роки тому +1

    Ama ha xumaado ama ha samaado aabo wa aabo maheleysid nin kale oo kuudhaama allah no dhaafo aabayaashen iyo hoyoyinkeen

  • @sudiadawe4004
    @sudiadawe4004 4 роки тому +5

    Aabahay waligay ima oran waan ku jeclahay wana ku xiisay walahay Waan jeclaaan lahaa inaan maqlo Waan ogahay ima necba Lkn waa dabeecad iyo dhaqan xun oo ay leeyihiiin bulshadeena soomaaliyeed Aniga waxaan waayay jacayl iyo koolkoolin dhow oo aabahay asagoo ifka ila saaran baan walahay is dhahaa hada ma aabaad leedahay markii hore waanba la joogay ha idilo ama ha I daaye hadoon ka fogahay hal daqiiqo iskiii imuu oran aabooy sidee tahay 😭 waan kuu xiisay gabadhaydiii inuu aabe I dhaho waa riyada kaliya ee aan ku riyoodo yaa rabi waarid ka noo daa markaan dalalkaaan galbeed imaaday oon arkay ilmaha sida loola dhaqmo waxaaan jeclaaday in ilaahay isiiiyo awlaad aan jacaylka aan waayey siiiyo I wish inaad aaabo qoraaalkan aragto si aaad inta nolosha noo dhiman isku badasho Waan ogahay ma i necbid Lkn waa kaa dhalan🥰😍🥰 love you dady

    • @Notalt17
      @Notalt17 4 роки тому

      xuman kuma ahin ukabo mala so barin

    • @hargeisachanell9143
      @hargeisachanell9143 4 роки тому

      Jacaylku hadambeyee wlhi 20 jir ban ahoo weligey man maqal ereyga aabo isagoo iguleh 😂😂😂 maqiyaasi karo aabo hadan maqlo wixii aan Dareemilahaa allow alle

    • @sudiadawe4004
      @sudiadawe4004 4 роки тому

      @@hargeisachanell9143 Waan ka xumahay yaasin ilmahaaga saa ha ula dhaqmin

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 роки тому +6

    Waa barnaamij fican mahadsanid lkn ani Aabahay allha unaxaristo waligy ma idilin xitaa aduunka anga uu noojeclaa dad jacyl kusoo kory nahay 🥰

  • @ibtizamibnumohmed6150
    @ibtizamibnumohmed6150 4 роки тому

    Cumar waaad mhdsnthy mawduucaaan waaa loo baahanyahay ilhy ha tuso dhaqanka wanagsan waaalidiinta qaaaarkoood

  • @mrb5361
    @mrb5361 4 роки тому +8

    Si waliba uu waalidku u ad adagyahay lama adeegsan karo kalmada caasinimo adiga oo waano soo gudbinaa aad hadane wax badan sii fogeeysaa caruurta

    • @muhammadomer3568
      @muhammadomer3568 4 роки тому +1

      Nio sidaad wax u fahantahy maahin ee bal fahankaaga wanaaji
      Dhibaatadu isaka maahine waa halkaaga

  • @fardowhassan5738
    @fardowhassan5738 4 роки тому

    Axl abbahay wuudagan yahay wananaxariis badan yahay ila hada wuxuna jecel yahay cuarurteyda Ani iska daye 💐💐Aabbe💐💐

  • @huska_8
    @huska_8 4 роки тому +3

    Your editing is very beautiful

  • @hodancabdirisaaq2458
    @hodancabdirisaaq2458 4 роки тому

    Masha allah cumar wlh waxa ka hadashay arin xaqiiq oo guryaha somaliyed ugaar ah wadna ku mahadsantahay inad tusaale fican siisay abayalkena 👉 mahadsanid walal allaha ku xafido