Annaga daawaneyna ama dhagesaneena maqalkaan waxaa laga yaabaa in aan isugu jirno 15 jir ilaa iyo 45 jir 29 sano ayaan jiraa waligey doowlad ma arag lkn waxaan ogahay o ku jiifaa in aduunka o dhan o yahay wadankeena wadanka kaliya e u wadan kale ka dhacaayo dhulkiisa ithobiyanka kenya uma dhawaan karaaan tallow annaga maxaa nahay miyaanan eheyn bini aadan xur u ah wadankooda allaahow tallo u keyn my motherland🇸🇴💗💚🤔
Dad laga sugaayo in ee wadankooda hagaajiyaan oo hormariyaan ,lkn caqligooda noqde like isaar , iyo anaa usoo horeeyey. Anigu waxaa dhihi fadlan cagliga aa laga shaqeysiiyo.
@@samowadeofficial6971 adeer dhulka maqan waynu wada leenhy hadada somali naceeb inta kakenasane kolay midi midi kutaga laga qurxoone intaad caqliguuno furmi doono oo qabiilka ad ka weynandoontan wan idin sugeyna midana hahilmamin cid somalinimo lagu qasbaa ineynan jiran ama joog ama tag wa adi garaadka brother kiis
Samo wade Official waxan kabaqyaa mar dhaw inad tolayaa tolayaa so dhahdan mar caqligii ii ilkihiina qadka rugey oo tallo farha kabaxdey oo midkiina dhalyarda ah imidkina wa yelka ah isku mid noqden💀
@@cabaassoomaali4537 Hhh kuwa hogaaminaya ee itibiyaankaas ee wada marka u ah Waa soomaali isku aaminsan iney yihiin CIIDANKA XOGA DALKA Makuwaasa wax laga sugaa iney cadowgaada afka kuu galiyaan mooye
@@maansame4877 alshabab hadey gaalo leyneso somali oo Dana tageeri laha Lakin. Shacabka ayay qarax nag kaga digeen. Mar Jamaca ardey kabaxde, Mar hotelada, Mar masajid iyo muqaaxi. Meelaha Shacabka tagan. Wa wax dintey kuwa ha igu soo sheegin. Mujahideen quman Allaha no so saro ka
الحقيقة المره افضل الف مرة من الوهم المريح...من اجمل ما قالها الدكتور محمد راتب النابلسي حفظه الله ورعاه... "Hal Xaqiiqo Oo Qaraar Ayaa ka Fiican Kun Jeer Malo iyo Macaansi Aan Jirin".. Mowduuci Noqo Oo Xaqiiqada Abbaar
Ethopian ma hilmaami karo duqeentoodii bakaraha abtigay ayaaa ku NAF waaayay Allah kuu raxmado abti mcn miss u so much Allah Janada nagu kulmiyo 😭😭 Maaal badan way ku waayeen family geena
Abti kali mynaan ku waaayin Wlaashy mcn abtiyaaaaal badaan dheh itoobiya mida ay noo gaysaty waaàan ka jari donaa inshaa alah anigaaa ku idhi apaayo ama ha dhawaato ama ha dheeratee
@@mohamedabdullahi7183 Allah Ha Idiin Idinka Zaaro Gaalada Iyo Amxarada, izirkaga Iyo Halkad kazo jedp Nacab, Lkn Madaxdaada Ayaa u Yedhatay, Kuna bixizay Sharciyada Ay ku dhaqman, Zi Walba Allah ha idin zakhiro
Insha Allaah waan soo celin doonaa awoodii somalia Haddii aanu dhalinyaro nahay Wadanka wuxuu u baahan yahay in kacdoon weyn la sameeyo si dawlad cusub u dhalato 🇸🇴🇸🇴👈
Qofka ina dagaal ku qbsato iyo ina caqli ku qabsato isku mid maha ka bilow horumarka shacabka soomaliyeed dhexdooda Isku day ina fikirkooda badali karto oo mid ka dhigi karto fikirka soomalidu aaminsan yihiin baa ahba qabyaalad wx la dhaho inta ka sii jirana geedka la gari mayo runta ha la isku sheego
Mid reer koomfur ah baan ka kaftanay markaasan idhi war ciidanka itoobiyaanka kuwa soomaali ah oo ama somaliland laga keenay in lagu badala ka fiicnayd . Wuxuu igu jawaabay adinku waad na qabsanaysan iyaga Anagaa u yeedhanay, maalinka kadib waxaan idhaa koonfur dad kaama jiro dhul mooye. Soomali dhamaanteeda waa dad beenta iyo dhalanteeda jecel
Lkn 1977 ogow xoog somali oo labna waxa jiray cidanka jubuti mantana wa ka qayb nafla cariga miciin la biday hadi 1977 ay cidamada jubuti ka qeeb ahan lahayen hadana inala jabin laha manta loma yedhen cidanka somaliland jogana. Ma aha cidan cusub iyago dowlad ah oo hub iyo adeegba haysta ayay ka qeeb qateen 1977 sasan lo odhan karin libaxaya maqna sas ula hayso mantana hadi ay wax qaban karan wa dalkoodi iyo calan koodi karti xumana wata ay u dafirayan walal
gaheyr abdu Adi askriga Ethiopian ka ah o somalia joogaa ku dhaamo bcs asaga somali hal dad o cadaw ku ah u ka aminsan yahay. adnah somalia iney kala go'do o dhaxdeda cadow isku doqota aminsantahy.🖕🖕
@@nasirsiyaddaud8510 yaa ku yiri somaali batahy soma ogid asal inad tihin amxaaro, ogoow hadan dhahno waan neceb nahy etoobiya taas micnaheeda waa ku necbahy kuwina ee somlida is mooday ee amxaara aan garin, laga yaba inad hadlkyga u shaki ku galin ileen wxa dhagaha la idin kaga shubay wxa idin laya somali🇸🇴, haad calankaas necebtahy wxa tahy etoobiyan somali isma saarna, wxi la idin laaye ayaad qabtan cadoow baatahy, ilahy wuxu yiri mu'miniinta waa wlaalo side bad dhibkeyna ugu farxi karta hadadn ahyn cadowgena, abti calosha xiro hana ismodin inad thy somali qof walba o ku hadla somali ma ahan somali, gbdh ba idin keentay edab ku jooga
Walaal Somalida xaga xaqiiqda dhabtaha in lagu baraarujiyo ayeey u baahan tahay. Aad baan ugu diirsaday xaqiiqda Aad nagu baraarujisay. Haka daalin walaal qali. Waxa Somali jihada ka lumiyey Wariye mamul yar u shaqeeya Ama mid isagiiba xaqiiqda aan fahansaneyd. Thank you so much Mr. Reporter
Ethiopianka wakhti yar bay farxin insha allah Waana ku ciqaabi doonaaa waxay nagu samyen intan is haysanay Lakin waa wakhti dahabiga ah oo mid soo socda آلله أكبر
manshaa alaah Omar inshar waxaa tahay nin aad iyo aad qaali iigu ah. sababtaan taa u lee yahay marka laga yimaado walalimada somalinimo waxaad tahay nin aan isku fikir nahay dhamaan wararkaga waa kuwo aad iyo aad ii taabto. Jazaaka Alaah khayr walal
Waan daawaday waana dhamystay videogan waa runtay been masheegina aniga kunoola muqdisho markii itobiyan ka lagasaar maalin cad ee wax hubsa marka hore beenly ha igula soo ordine 😏
@@Tsb_pro1 sax walhi waa daawanayay maalinti baxaayen dad ayaaba inkiri rabo dhalinyarti noogu dhimatay dagaalkii lagu saaray xitaa waxaa ku jiray wiilal badan oo isku school aheen allah unaxariisto
Waa Mawduuca Ay Somalidu Aad iyo Aad U An Facayaa Sabb too Ah Somalidu Ma Taqaan Caqli La Hadďal Balse Waxay Ku Ku Seexdaan Qalbi La Haddal Qalbi Haddal iyo Caqli Hadddal
Dagaalkaa 77ka ah markay reer koofureed arkeen awooda reer waqooyiga iyo kaartooyinkooda dagaal waxay ku tashadeen inay dhabarka ka toogtaan walee waanana aamiinini qadaadweyn viva brother ethopia long life dagaalkaasina somaliland dhab ayuu ka ahaa waayo dad somaliland daga qayb ka mida ayaa degta ethopia laakiin qadaadweyn balaayadu wax aboowe uun ahay oo aan ka hadhayn
Hhhh Omar inshar Waan ku tagera sxb qli imana dhaafo Hal video oo aad leedahay Ima dhaafo Lkn aan daba galo nuxurka hadalka Sanadkii 1977 somalia 🇸🇴 wey guulaysatay lkn siyasad ahan ayey u jabtay keentayna inay burburto dawladii dhexe Waxana sabab u ahaa midowgii Soviet Union iyo Cuba 🇨🇺 Markaa ayey jabtay somalia 🇸🇴
Saraakishas waxa laayay general galal asago laga waraysanyo ayaan daawaday oo leh jawaasis bay ahaayen, marki danbe general galal xamar ayaa lagu celiyay.
ku saliya nabiga mohammed scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Annaga daawaneyna ama dhagesaneena maqalkaan waxaa laga yaabaa in aan isugu jirno 15 jir ilaa iyo 45 jir 29 sano ayaan jiraa waligey doowlad ma arag lkn waxaan ogahay o ku jiifaa in aduunka o dhan o yahay wadankeena wadanka kaliya e u wadan kale ka dhacaayo dhulkiisa ithobiyanka kenya uma dhawaan karaaan tallow annaga maxaa nahay miyaanan eheyn bini aadan xur u ah wadankooda allaahow tallo u keyn my motherland🇸🇴💗💚🤔
Scw scw scw
Scw scw scw
Dad laga sugaayo in ee wadankooda hagaajiyaan oo hormariyaan ,lkn caqligooda noqde like isaar , iyo anaa usoo horeeyey. Anigu waxaa dhihi fadlan cagliga aa laga shaqeysiiyo.
👏
Wlo beentaa maahan Dad caqligoodu retarded yahay ayay dhalinteenii noqotay nasiib darro
Waxaa u malaynayaa taariikh badan inay kuu kaysan tahay
Wlhi walal wa runTaa
sxp wan kusaare iisaar
نحن قوم أعزنا الله بالإسلام فإن ابتغينا العزة بغيره أذلنا الله.
Xafsa wxn umalynayaa inaa kugu soo arkay d, iyaad qunayni bagekiisa
Allahu akbar Sayidinaa Cumar ibnu khabaab radiyallahu Tacaa laa Canhu wa,Ardahaa Asagoo ku dha,haayo Abuu cubeeyda ibnu jaraax radiyallahu tacalla canhu wa Ardahaa
@@Mohamed1f7ug8k4 sano ka dib ayaad dib ii soo xasuusisay muuqaalka
Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw SCWSCW scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
ﷺﷺﷺﷺ
Scw scw scw
Scw swc
Scw scw scw
😓😓waxn xasuustaa waagii qaxii fooryaaye in aan indhaha saaray laba nin oo gaari gacanleey ah oo lagu gowracay wadada dhaxdeeda anigana waxaan ahaa saqiir ama caruur ilaa iyo hadana markaan soo xusuusto waan murugoodaaa
Xili waxaan soo maray eey xabadu waxba akteyda ka aheyn subaxii xabad ayaan kusoo kici jiray habeenkiina xabad ayaan kusoo kici jiray..heer waxaan gaaray aan la qabsado jawigaa hubka iyo dabaabaadka maalin walba dhacaayo guriga wxaa jooga aniga iyo hooyo iyo walaalaheyga iga yar...
Banaan loo baxaayo malaha meel la'aadayo malaha guriga iska joog xabadna hakugu kor socoto...
Wxaan kale oon xasuustaa nin dariskeena ah oo asagoo gurigiisa hurda habeen madoow uu madaxa ka galay dhashiike haadaayo
Horteena ayuu ku naf baxay malaha meel isbitaal ah oo loola ordo...
Wxn kale oon xasuustaa waagaas wiil dadiisu aheyd 18sano waxuuna ka shaqeyn jiray garaash...
Maalin ayeey qabteen weyna ka shakiyeen oo waxey ku arkeen cidiyihiisa madoow ahaa oo ileen qof garaash ka shaqeeyo cidiyihiisa wey madoow yihiine ..markii ay arkeen cidiyihiisa ayeey wiilkii xir xireen..inta uu ooyay ayuu ku yiri hubka gurigeena ayuu yaalaa ee soo baxa aan idin soo tusee..asga intaas waxey ka aheyd in waalidkiisa ay ka celiyaan nimankaan...balse markii ay guriga imaadeen hubkiina waayeen ayeey aabihii oo ahaa oday waayeel ah ay si arxan daro ah ugaraaceen😔"Aniga guriga kor leyga xiray maadaama aan ahaa saqiir hooyana ay iidiiday inaan arko balse saqafka guriga ayaan kasoo eegay" odeygii wey wateen iyo wiilkii yaraa maalintii danbana meedkoodii laamiga lasoo tuuray😭😭😭😭😭
Ugu danbeyn Somalia xaalkeeda allaa og meesha uu ahaan doono
Xiligaan hda lajoogo yahuud ayaa noosoo tafa xeedatay..itoopiyana waxey soo taba barabeysaa ciidamo badeed
Israel iyo Emiraat waxey soo dagayaan jasiirada suqadra
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Madax weyne walba oo ladoorta waxaa keena mareekan xildhibaanadana jeebka ubuuxsha
Hal madaxwehne hadii shacabka dooran lahaayeen waliba si Gacan taag ah oo bilaa musuq ah hormar ayaan gaari laheyn
mazuul plO
ka waran khadkii cagaarnaa ee Xamar kala dhexyiiley iyo xasuuqi ka dhici jirey
Mazuul plo allaah leenahy 😔🥺🥺 wxaanulenahy wxi ay yirahdeen asxabtii nabiga( حسبنا الله ونعم الوكيل)
Reerkee buu noqonayaa madaxweynahaas kkkkk
Sxb caqliga soomaalida reer reer intuu taagan yahay meel ma gaarayno xitaa doorasha kasta haddii la qabto.
Dadka yaaan qalayaaaaa plz dadka yaa dilay
@@fatushbbe689 itoopiyaan
Omar Inshaar" adoo kalle baa nagu jira Caqli iyo maskax Eebbe kumanaystay..
Wali kama aan quusan Raxmada ilaahay inay Somali dib umidowdo yaa rabi itus
Walayka tahay inanan qadaad wayn danbe u tagayn sawirka adoygana xasasiyadbuu igu ridaa wuxuu toogtay aabahay ana inaa idin laayo mooye wx kle uma socdo
@@samowadeofficial6971 adeer dhulka maqan waynu wada leenhy hadada somali naceeb inta kakenasane kolay midi midi kutaga laga qurxoone intaad caqliguuno furmi doono oo qabiilka ad ka weynandoontan wan idin sugeyna midana hahilmamin cid somalinimo lagu qasbaa ineynan jiran ama joog ama tag wa adi garaadka brother kiis
Samo wade Official waxan kabaqyaa mar dhaw inad tolayaa tolayaa so dhahdan mar caqligii ii ilkihiina qadka rugey oo tallo farha kabaxdey oo midkiina dhalyarda ah imidkina wa yelka ah isku mid noqden💀
@@samowadeofficial6971 horta waxas in shalay ad notanusu sheen oo ad wax walbo u babisen midnimda umada wanu ognhy in ladinkugu badalay xumaan wana wax an shaqsiyan ka xumado sida loola dhaqmay wllha rer north lkn runta waxey thy xasuuqa dhacay in aysan kadambeen shaqabka muqdisho oo aywaxas oo dhami ku dhaceen hal qof amarkiis iyo kalitalisnimo runta waxey thy wllhayow inaan idin necbaneen oo cid idinka inoo ga kiin sokeysa Aysan jirin lkn ad adinku taa ufasirtaan iney rer konfur idin coladiyaan idina necbanyihiin adna rabtaan inaad ka godan tasinae si marki lo firiya wax fcn maha waxkle ay jira waxeythy in manta ay rer north dhahaan inagu somalilander baynu nhy waa wax laga xumado inad somalino ad nacdo wey dhici karta inad magaca somalia ad katagto lkn maqumana inaad somalino katagto teda kle waxa sax ah in maanta dhibi kutimada koonfur ama cadow ka awood weyni soo wajaho aydaan adinkuna kabadbaden oo waxeynu nhy umad waxwalbo kasiman oo xamabad an kukala kadisnen maraka dadkayagow aynu isfahano oo dibta iyo problem yar ina dhaxyala allaha xaliyo shacabka wuqooyina dhibta shalay gaartey allaha kamasaxo ilen inagu waxeen sameyney mahe mahadsanid wll
@@samowadeofficial6971 adiga hada fikir waxa kugu tagan iba noqono sida carabto oo kle oo carabta wahal qoomiyad weyna kalayihiin wadamo hada taa kufikirayso horta carab iyo inaga iskumid manoqonkarno wayo carab wadad manta ku siisqaya halfe billion oo taridoodu manta waxa lagu qiyasa 427 millions oo bashara bxada dhulkoduna yahy more than 13million halka somalidu lagu shego 15 million iyo wax lamida maisku midaba mise wey isu dhigmaan teda kle manta carab iyago isla dhashy ayeyna isu damqan oo midka awooda leh asgoo wllki lagu hor ruugaya isha ka fiirinaya dadnimo xumi meel ay gareen waliba manta ukala carayaraya in ay xiri layeshan kuwi dhiigoda cabay oo dhulkoda dowlad ka dhistay wan ka xumhy wll inaad dad nuucasa kudayato oo manta meel laso fadhista carabtu waa qoomiyad oo mawaxa rabta in hdi bari ay timado in colad ayso wajahdo rer wuqooyi inan isha kafiirsado oo nala yira waxa kalatihiin lbo dowlad horta wllkis ani dadnimo xumida iguma jirto hdi somali cadow shishe Kagan sareyo somali wa somali tana waxey micno uthy in aniga leyga gacan sareye somalina horay u tiri biyo intusan kudo garina liska muusa inatan biri cala cali lahen manta ineynu tigtonano ay dani inoogu jirta midna hahilmamin in ay somali cadowgeed uu cadowga yahy cadow adoon meel dher karadin ayuu Daris kulyhy ee ishadu ha dherato oo waya arag noqo
Run maka hadlana aniga somali galbed ahay abahay somaligalbeed intu katagay ayu ciidan somalia noqday si u ulayo ethiopia wxu iga shekeyay inay qabsaden deeganka somalida oo idil oo lagu daray harar lkn waxu idhahay ujedka ugalanay dagaalka waxu aha inan dhulka xoreyna lkn ujeedka siyaad bare saas ma ahayn magac iyo lipaaxyadi africa nahy lu ogolay marki deganka ay ciidamadi somalia qabteen wxu dhahy ilaa addis qabsado taas ahyd qaladki ugu weyna asxaptisa Rusia & cuba waxay dhahyn kajog ila addis dhulkagi waa hysata lkn wxas mu dhagaysanin marki la dhahay marki danbo kabax ethiopia ciidamada dhabarkodi aadayen cadowgi aygo bes ah difacaya nafsadoda ayeey somalia kuso labten qarna laso layay .
Marka suashyda waxa weeye
1977 somalia ma waxu udagalmayen Somaligalbeed mise awodan lenahy ethiopia loso weerary?? Qof walba ujeed leh ujedkisa u qbsada aniga ahan ujedka somaligalbeed ilama ahyn aan xoreyno ee addis ababa an qabsano ahyd .
Bro taarikh ayad heysa intee ayan kaala soo xariira AMA fbga username: mohamud28 iga soo qabo
Cumar inshaar wll aad baad u mahadsantahay inaad soomaalida soo xasuusisay xasuuqyada ku dhacay!
Run ahaantii inata aan ka faa iday kanalkan kama faaidin 10 neeyo buug aan aqriyay marwalba garabkaaga ayan nahay ustd cumar❤❤اللهم صل علي محمد
Itoobiya waa cadaw qarsoon laakiin waxaba nagama qaadaayaan inshaa allaah waan guuleyan doonaa Somalia waa1 laakiin waa 3:wet idhibee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maxay ku qaesoon yihiin ilaa hada way jiifaane dalkeene
@@maansame4877 wll qafwalba waqti ayoo Lee yaha mana jiro qaf ISKA jiifo Somalia waa Hal dheh bis wax kale matlya 🇸🇴
@@cabaassoomaali4537
Hhh kuwa hogaaminaya ee itibiyaankaas ee wada marka u ah
Waa soomaali isku aaminsan iney yihiin
CIIDANKA XOGA DALKA
Makuwaasa wax laga sugaa iney cadowgaada afka kuu galiyaan mooye
@@maansame4877 walaal taasi waa fikradaadi
@@maansame4877aniga waxaan ahay Somali dhalad ah kana Karo magaceyga mana jecli dhaleeceenta wadankeeya hooyo iskana daa dhaleeceenta wadankaa 🇸🇴
Wlhi Xaqiiqadu waa mid Qadhaadh
Laakiin Ethiopia Waan ka aarsan doonaa
Laakiin waa markaan anaku is deyno
Itobiyaanka somaalibaa kasoo horeysa
Hadii ayagaas laleynayana mana aha in lis heesto
Ee waxaa is heesta alshabab oo somali matalaya iyo cadowkasta oo gaala ah iyo gaalo kalkaalba
@@maansame4877 alshabaab ayagaa itobiyanka kadaran alle idin madhi
@@hana8824
Hhh hadaad gumeesi ku jirto maxaan kuu qaban karaahe
Itobiyanka yaa xamar ka orod uga baxshay
Ma malagbaa kaa saaraya gaalada dalka joogta hadaan dacar afka looga qaban
mahamud garaad
waa sax Abahaa ayaa garta go,in jirey
@@maansame4877 alshabab hadey gaalo leyneso somali oo Dana tageeri laha Lakin. Shacabka ayay qarax nag kaga digeen. Mar Jamaca ardey kabaxde, Mar hotelada, Mar masajid iyo muqaaxi. Meelaha Shacabka tagan. Wa wax dintey kuwa ha igu soo sheegin. Mujahideen quman Allaha no so saro ka
Insha allah wxa lagaaraay xiligii somali mid noqonaysaY💙🇸🇴
Isha allah way imanaysaa lakiin waxana u ducaynayaa shanta somaliyeed balse labadii markii hore maha
Allow Aamiin
Kkk weligeed bany noqoneyn
Weligiina mid manoqaneesayn
Soomaali ma markey midowdo uun bay walaalo nowinaysaa uun oo guumaysigii ka hor ma mid bay ahayd walaahi waa waali
الحقيقة المره افضل الف مرة من الوهم المريح...من اجمل ما قالها الدكتور محمد راتب النابلسي حفظه الله ورعاه...
"Hal Xaqiiqo Oo Qaraar Ayaa ka Fiican Kun Jeer Malo iyo Macaansi Aan Jirin"..
Mowduuci Noqo Oo Xaqiiqada Abbaar
Waa runtaa walaal waad idanqisay
Ethopian ma hilmaami karo duqeentoodii bakaraha abtigay ayaaa ku NAF waaayay Allah kuu raxmado abti mcn miss u so much Allah Janada nagu kulmiyo 😭😭
Maaal badan way ku waayeen family geena
Aamiin yaa allah
Allah ha u naxariisto walaal Aamiin
Abti kali mynaan ku waaayin Wlaashy mcn abtiyaaaaal badaan dheh itoobiya mida ay noo gaysaty waaàan ka jari donaa inshaa alah anigaaa ku idhi apaayo ama ha dhawaato ama ha dheeratee
Aamin
Sido kale ani xataaehel iyo wallo ayaa ku waaye
qaar ka mid ah
Alow somalia geesigooda iga dhig ama mid karti io fakir dheerleh noo keen ☺️
Aamiin Aamiin
Aamin
Ficil la imow sxb
Ilahay bilaa ficil waxba kaaga dhigi maayo. Waa inaad sababteeda la timaaddaa.
Aniga laftigaya waxaa iga go'an inaan somalida meel sare gaadhsiiyo lakin labadeenna yaa kusoo horrayn doona?
Ameen
@@inaaxmad3369 kiinii Ku soo horeyaba walaalkii waa in uu garab qabtaa lkn hadaad isleysaan ilahay kma dhigee laba hogaamiye oo xun ayaad noqoneysaan
جزاك الله خيرالجزء أخي الفاضل نطقت واقع الحقيقي الذي يطلب و يحتاج الكشف عن المغطى.
Waligey ma aaminin 77 bn guuleyany lkn maka quusaN in aan ka guuleysaN dooNaaa✌🏼✌🏼🔥
Mahadsanid sxb cumar.
Wxn kaa codsanlahaa inaad barnaamijyada caynkan ah soo badiso si dadku u baraarugaan.
Calool xanuun buu igu dilay video gan wAllahi Somaligalbeed ka ahan xataa 😢 Insha Allah somali wayn way iso so laban including 5 somali
Omar zxp ethopia walahi waa cadawga 1aad ee somalida lakin
Waxaa lays tusay somali iyo somali
Isna jecel inay is laayaan
Itobiyan somalida la socoto
Dowlad miyaad u taqaan
Ax ax ogaansho maanta taariikh madow baad na xasuusisay maxaa samaynaa waayahee lkin waa taas xaqiiqdu maxaa layskooga indha tiri
@@jaabirsoomaali9214 wll adiga subscribe ayaan kuu ahay
@soogudbin tube waxaasi waxba sheegi maayaan ee sow itobiyaanku dalkeenna qayb kamid ah ma haystaan?
@@inaaxmad3369 haa way haystaan oo deegaanka soomaalida aan daganahay ayay haystaan oo waliba ay nagu dhax guumaystaan
@@mohamedabdullahi7183 Allah Ha Idiin Idinka Zaaro Gaalada Iyo Amxarada, izirkaga Iyo Halkad kazo jedp Nacab, Lkn Madaxdaada Ayaa u Yedhatay, Kuna bixizay Sharciyada Ay ku dhaqman, Zi Walba Allah ha idin zakhiro
@@snmhalgamayal2391 aamiin wll
Masha Allah intilligence person wlahi I proud u my bro
Allaha unaxaxariisto Aabihi umadda soomaliyeed Aamin aamin inta kaxun geesigas Allaha naarta kufogeeyo
Sax 🇸🇴😢. 1977🇸🇴🤲🏾💪🏿🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Insha Allaah waan soo celin doonaa awoodii somalia Haddii aanu dhalinyaro nahay
Wadanka wuxuu u baahan yahay in kacdoon weyn la sameeyo si dawlad cusub u dhalato 🇸🇴🇸🇴👈
8 Million oo Soomaali ayaan heysan cunto, kaliya ku fikir in la helo biya nadiif ah, la dagaalanka gaajada iyo isbitaalada, dagaal uun haka hadlinee
@@Turwaaq mxa dagaal wa loobahan yahay sababtu cadowgo waa farabadanyahay waan iskacelinina markaas ayaa lakabaxi gaajo kumaysi kahor may
inshalah waan soon celin doona awoda umada somaliyeed
Qofka ina dagaal ku qbsato iyo ina caqli ku qabsato isku mid maha ka bilow horumarka shacabka soomaliyeed dhexdooda
Isku day ina fikirkooda badali karto oo mid ka dhigi karto fikirka soomalidu aaminsan yihiin baa ahba qabyaalad wx la dhaho inta ka sii jirana geedka la gari mayo runta ha la isku sheego
Midnimo un ku filan
Mahadsanid wll cumar runtii aad ayaan uladhacay kilepkan ale haka abal mariyo insha allah
Omar inshar man sha allah huuuuno horay u soco ❤❤❤❤
One of the most intelligent ones
Kaaso aan ku raaxaysto. Barnamijyadiisa
Mid reer koomfur ah baan ka kaftanay markaasan idhi war ciidanka itoobiyaanka kuwa soomaali ah oo ama somaliland laga keenay in lagu badala ka fiicnayd .
Wuxuu igu jawaabay adinku waad na qabsanaysan iyaga Anagaa u yeedhanay, maalinka kadib waxaan idhaa koonfur dad kaama jiro dhul mooye. Soomali dhamaanteeda waa dad beenta iyo dhalanteeda jecel
Hal qof Miyad koonfur oo dhami kucabireysa hhhh
Lkn 1977 ogow xoog somali oo labna waxa jiray cidanka jubuti mantana wa ka qayb nafla cariga miciin la biday hadi 1977 ay cidamada jubuti ka qeeb ahan lahayen hadana inala jabin laha manta loma yedhen cidanka somaliland jogana. Ma aha cidan cusub iyago dowlad ah oo hub iyo adeegba haysta ayay ka qeeb qateen 1977 sasan lo odhan karin libaxaya maqna sas ula hayso mantana hadi ay wax qaban karan wa dalkoodi iyo calan koodi karti xumana wata ay u dafirayan walal
gaheyr abdu Adi askriga Ethiopian ka ah o somalia joogaa ku dhaamo bcs asaga somali hal dad o cadaw ku ah u ka aminsan yahay. adnah somalia iney kala go'do o dhaxdeda cadow isku doqota aminsantahy.🖕🖕
M.A .K Hal qof kuma cabirin ee waxaan isku qabtay kalmadu maalinka ninkaasi igu yidhi iyo mid hada barnaamijka ku jirta ee ah anaga u yeedhanay
Fartun nuura hadaan inay cadow noqdaan doonayo Kamaba hadleen jacayl walalniman uga hadlay inay laba wadan noqdaan iyo inay midoobaan waa dhexdooda lkn cadaw dibadeed inuu walalkay gumaysi dadban ku hayo marna ma ogoli
Omar inshar waxa noo soo badisa muqalada sidan cml ah iyo arimaha wadamada afgambiga warbahinta beenta dadka ushegto iyo wixi lamida✊🏾🧡
Xanuun ayaan qalpiga ka dareemaya runtana wey I dhibeysaa
Waxaan ku dhawahy inaan qarxo
Aduun dullinimo aakhirana ma hupo😪😪😪
Igadaaaa qaracnka wlal videogaan markaan daawaday oohin ayaan la dhamysan waayey .... lkn dal sida ragga loooo ilaashan waayey waa in sida dumarka loogu oooyaaaaaaa
@@c.raxmancali6250 dhamaan Ethiopiaanka muqdisho jooga madaxa kawada jara si qalpigu idiin sii dago inta aad gaadhasan xiligii aad ka aargoosan lahaydeen🤣🤣 lkn intii aad somaliland ka jarteen bay Ethiopia idinka jartay😁🤣🖐
@@nasirsiyaddaud8510 zxp ma necpin Somaliland waana dad gob ah dhalasho iyo dhiig ayaan wadaagnaa ..tankale ani wxaan ahy reer jigjiga muqdisho aaad ayaan ujeclahy wll
@@c.raxmancali6250 aniguba ma necbi lkn si arxan daran bay dadka diyaarado ugu xasuuqeen hadana waxba uma hayno lkn sharaftiiba xabashi baa ka qaaday😁
@@nasirsiyaddaud8510 yaa ku yiri somaali batahy soma ogid asal inad tihin amxaaro, ogoow hadan dhahno waan neceb nahy etoobiya taas micnaheeda waa ku necbahy kuwina ee somlida is mooday ee amxaara aan garin, laga yaba inad hadlkyga u shaki ku galin ileen wxa dhagaha la idin kaga shubay wxa idin laya somali🇸🇴, haad calankaas necebtahy wxa tahy etoobiyan somali isma saarna, wxi la idin laaye ayaad qabtan cadoow baatahy, ilahy wuxu yiri mu'miniinta waa wlaalo side bad dhibkeyna ugu farxi karta hadadn ahyn cadowgena, abti calosha xiro hana ismodin inad thy somali qof walba o ku hadla somali ma ahan somali, gbdh ba idin keentay edab ku jooga
Mahadsanid omar inshar waxbadan baad iifaideysan wllkeY🙏
Asc hambalyo bisharesta sudaysi walaga qaday imamnimada masjidka xaramka
adiga xaramka maxa kaa galay xamar baa gubanaysee
@@zaydali3798 😂😂😂
Aad buu barnaamijkani dareemkeyga udhaqaajiyey😢 waa xaqiiq saad sheegtey waxaan garan la,ahy goormeynu gaadhi haybad iyo awood laga cabsado😢🇸🇴❤
😂😂Saana ku Hysanaa bro hhh Aduunka wadamo Quwadleh iyo ku waxbayahay ah baa waa leeyihiin hhh inagu waxbayahay bn Hogaaminaynaaa 😂
Cadowga kale ma lihin lkn cadowgeenu waaa ethiopia
Amisom oo idil america iyo dowlad iaku sheega dalka u afduubty cadawyada
Gal dhan wa cadowgaga is illali
Walaal Somalida xaga xaqiiqda dhabtaha in lagu baraarujiyo ayeey u baahan tahay. Aad baan ugu diirsaday xaqiiqda Aad nagu baraarujisay. Haka daalin walaal qali. Waxa Somali jihada ka lumiyey Wariye mamul yar u shaqeeya Ama mid isagiiba xaqiiqda aan fahansaneyd. Thank you so much Mr. Reporter
Masha allah ogaansho kuu xiisnay
Ethiopianka wakhti yar bay farxin insha allah
Waana ku ciqaabi doonaaa waxay nagu samyen intan is haysanay
Lakin waa wakhti dahabiga ah oo mid soo socda آلله أكبر
Inshllh farmajo 4 sana kale mrkuu soo laabta ciidama shisheeya dalka waalaga xoreyna
Taaasaa xataa been isku maaweelin ah hadalkan 2017 waan maqlaynay
Waa beenta caamada lagu seexiyo hurdada kakac
Caac iska suga waqti yar baa dhimane
Hhh farmaajo iyo abey ahmed waa saaxibo 😭😭
@@AK_boy- hhhh sxpo ma ahan lkn waqti xaadirkaan uma babac dhigi kara 😂
manshaa alaah Omar inshar waxaa tahay nin aad iyo aad qaali iigu ah. sababtaan taa u lee yahay marka laga yimaado walalimada somalinimo waxaad tahay nin aan isku fikir nahay dhamaan wararkaga waa kuwo aad iyo aad ii taabto.
Jazaaka Alaah khayr walal
Waxan layaba dad kufana calanka Ethiopia ama kan Kenya iyagoo iskadadiciye inay kamid yihin yahuudas ama jareertas sanka wawayn
@@jaabirsoomaali9214 haye walal
Walaalow wadaniyadaan beenta ah waxaan kunacay farmaajo beenaale ee naga daa hanugu calool xumeeninee
Baryo badamidaa jabir mise tugsigu xagga uu nabigu scw dhigay anyaanad garanayn
m.a macalinkayga inshaar Alle haku dhowro inta noloshada ka dhiban
Walahi waan niyad jabay
Masha allaah wall qalbigayga ayaad ruxday runtii waayahaan noomaadan soo gudbin muuqaalada muhiimka u ah wacyiga dhalinyarada iyo in dhinaca san lagu hago umada mahadsanid walaal cumar inshaar
Ogaansho❤
Weligeyn marumeysneen inaan guul kagaarnay Ethiopia 1977 sababtoo ah waxaana kudhintay ciidamo badan sido kale maanan xoreyn jigjiga iyo meelaha kale galbeed.
Somalia waxaa laxasuuqay 2 jeer 1993-94 oo mareykanka Mogadishu kudileyn in kabadan 1000 oo shacaba iyo 2007-09 markaas oo ciidankeygi Ethiopianka burbiriyen dalkeena.
Allaha unaxaxariisto Aabihi umadda soomaliyeed siyaad barren Aamin aamin inta kaxun geesigas Allaha naarta kufogeeyo
Lemme not talk
Cumar hore usoco waana ku mahadsantahay soo gudbinta ciwaanadaan oo kale
Omaroow sxp Somalia imooow adiga ayh ku dooraneynaaaa waxaad tahay wadani
Omar inshar walal waxad kafikiraysaa meel fog run ahaantii alshabab ayay ladagaalmayeen khuraafaad ayay noqon doontaa ugu yaran qarniga soosocda hadii kale kuwa kadanbeeya lkn anaga waxan moodnaa inan sida maanta beenta joojiya dhihi doono♥️♥️♥️💪💪🌹🌹🌹
Muuqaalka waan dhageysan la'ahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
wlh kula mid ayan ahay wll luuq ayan ka murgay sida no galan iyo jig jiga lkn wn jiifna somalia allah ha no tosyo anga is cunayno😶
😂😂😂
Mshallah waa muuqaal aad u caajib ah!.
Allaha ku dhowro ustaad Omar inshaar
ASC WLL HADAAD JECESHAHAY QURAANKA MUXAADIROOYIN NAGUSOO BIIR PLZ SUBSCRIBE NOO SAARA WAAD MAHADSAN TIHIIN
@@jaabirsoomaali9214 wll waan kuu saaray hore
Itoobiya hada ayeey heeystaa hada dhaxdood ayaa is qalqalaayo hadad ogaan laheyd sidaan happy ugu ahay ha burburto itoobiya 👊🏾
#2:45😰😱 hoyyada Somaliyed wey iqirysay 😰😰
Somaliyeeey ma xLbaa in eynu dabarsano dunida oo qaxotiyadena la noco tan iyo 1990
M,a wall Allah haka caafiyo cumar inshaar
Waa sax wlhi dagaalka kaliya maahan xabad larido iyo propaganda ee waa siyaasad, dublumaasiyad, quwad muuqata, kalsooni iyo midnibo
Hadaysan intaa jirin guuldaro aan layska indho tiri karin
Hhh maxay siyaasadi tartaa hadii dalkaada mushaaxayaan itobiyan kenyaati ugandhes burundi
Kaalay adi siyaasad uga bixi dagaal lagama maarmo adeer
Wll 77 waxa dhacay wuxuu ahaa dagaal qar iskatuurnimo haday siyaasad ama diblumaasiyad jiri labayd ugu yaraan wax intan kabadan ban qawan leheyn
Iska daa in somali galbeed laxoreeye ciidinkii somaliya ayee awood uyeeshan waayen inay dalka kusooceliyaan
Saw rii askarta somalida itoobiyaanka boqolboqol ulaynaayi
Siyaad bare isagoo dagaal kujira buu xulufadiisi garabkooda kabaxay taasana sawab u ah guuldarafa
Mashalh ustaad Omar, runtii wxd kasoo hadashay mawduuc muhiim ah..
Lkn beryahaa kamad Soo hadlin mawduucyo kubsaabsn Hawada-sare lkn waan sugaynaa..
Mhdsnid
Lkn ogow muqdisho dhalin yarteeda in ay kasaareen itoobiyaanka 🙄
War kalay vedio ga ma daawan miya
Bari ban sida ahan jirnay iyo qiyaliga wa waxa na indha tiray
Kasaren aaaaa benale ila hada jogan somali o dhan
Waan daawaday waana dhamystay videogan waa runtay been masheegina aniga kunoola muqdisho markii itobiyan ka lagasaar maalin cad ee wax hubsa marka hore beenly ha igula soo ordine 😏
@@filsanmohamed1763 sax walaalkey wlhi ragii noodagaalamay alaha sharfo aad ayaa ufaraxnay markii aybaxeen qurunka baryo laguma saarin rag ayaa jiiif iyo joogba udiiday ihate xabasi🤮🤮🤮
@@Tsb_pro1 sax walhi waa daawanayay maalinti baxaayen dad ayaaba inkiri rabo dhalinyarti noogu dhimatay dagaalkii lagu saaray xitaa waxaa ku jiray wiilal badan oo isku school aheen allah unaxariisto
Cumaroow -beenbeenta iyo iska dhaadhiciska dhalanteedka si uu bal waxoogee u yaraado noosoo badi barnaamijyada noocan ah ee xaqiiqada qadhaadh ah.🙏
Hadii Aad rabto barashada quraanka fadlan la xariir whtasaap number
+252618548184
Mahadsanidiin
Wan kasohorjodna Ethiopian iney natirado garab nasitirahdo dagalka tigre madam Uu katirssanyahay tigra
Xusuusteydii ayaan Dib u celiyey markaad Tiri, Soomaalida iyo xabashida waxaa ka dhaxeeya cadaawad soo jireen ah sid Turkey 🇹🇷 iyo Greece 🇬🇷, oo aan maanta goobjoog unahay inta Xurguf ah oo dhaxmareysa,
Inshaa Allaah maanta laga bilaabana ma Aqbali dooni in Ethiopia ku ay Nabad nala doonayaan, 🤞
Maalin Hadey dhacdo inaan Noqdo MD SOMALIA 🇸🇴, inshaa Meel adag baan iska taagi Doonaa, Qadiyadda Ethiopian ka,
Marwalba waxaa fiican ronta laakiin beenta waa wax foolxumo badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
جزاك الله خيرا
Wlih waana baraarujizay
عمر إنشار
Allaha ku ciseeyo
Waa Mawduuca Ay Somalidu Aad iyo Aad U An Facayaa Sabb too Ah Somalidu Ma Taqaan Caqli La Hadďal Balse Waxay Ku Ku Seexdaan Qalbi La Haddal
Qalbi Haddal iyo Caqli Hadddal
Mawduuca iyo ciwaanka isma laha lkn barnaamijkan wuu fcn yahay thanks
Bro arinkii shiikh sudeys waxa ka jira iyo xaqiiqda wxey thy muqal kuso samey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Alloow somali mideey 🤦♂️😥🤲🤲 saxip inshar sahal Somalia suro gal miyaa ineey qabsato mar2 aad jigjiga mxaase dhici kra hdaan isku dayno inaa qabsano "sxip mar wlpo hka cjisin inaad qlbiyada qiirada hilmaamy in soo nolleeyso✌✌ we love you INSHAAR
I am first like
Zhp mad ku farxsntahay
@@foosiabdirahiim4146 hhhh mey
Cumar inshar shukran walal
Dagaalkaa 77ka ah markay reer koofureed arkeen awooda reer waqooyiga iyo kaartooyinkooda dagaal waxay ku tashadeen inay dhabarka ka toogtaan walee waanana aamiinini qadaadweyn viva brother ethopia long life dagaalkaasina somaliland dhab ayuu ka ahaa waayo dad somaliland daga qayb ka mida ayaa degta ethopia laakiin qadaadweyn balaayadu wax aboowe uun ahay oo aan ka hadhayn
Markaa ethpia wlal ku ah miyaa anakunaa cadwgaga nahay sow maha wllo walee warba yaala 💯💯
@@idiliinapea6807 waayo waxaad diidantahay jiritaankayga mida labaad ethopia waa walaalaheen aynu wada nool nahay markaa wll ethopia cayda kadaaya
walhi adigo kale inad si nolatid ma aha😠🖕🏿
@@mohaamiin311 hus ey eygu dhalay koly qaraxbaad ku dhimanaysaaye
@@mohaamiin311 qadaadweyn oohinbay kaga hadhay
Ogaansho runtii waa kanal Aad ubaraaburiya somalida maanta jidha tusana waxay iska indho tirayaan
Barabujintisaasna sababi kadho somalida
In ay wax badan fahmaaan
Kadibna ufakiraan 🤲🤲
Mhdsnid Cumer in❤
First coment👆
Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Mashallaah omar inshaar💋💋💕💕💕💓💓💓
Hhhh Omar inshar Waan ku tagera sxb qli imana dhaafo Hal video oo aad leedahay Ima dhaafo
Lkn aan daba galo nuxurka hadalka
Sanadkii 1977 somalia 🇸🇴 wey guulaysatay lkn siyasad ahan ayey u jabtay keentayna inay burburto dawladii dhexe
Waxana sabab u ahaa midowgii Soviet Union iyo Cuba 🇨🇺
Markaa ayey jabtay somalia 🇸🇴
Guuul lama Dhihi karo taas Ragna mesha ku Weyday Guuuulna kama Hysid
U sheeg waa oromo kan cidiisa ayuu amanaaya ilen itobiyan bay isla yihin fuch off
Maasha allah ogaanshe media aad ugu mahadsan tihiin barnaamijkan xaiiqada ku iftiiminaysaan
Umul miyaa somalida ilowshi dhowaa subxaanallah
Alla maxaad runta kahadashy walaal
Wa xaqiiqo ay ubaahan yihin iney ogadan shacabka somaliyed qiyaliga ay kujiftaana ay iska daayan.
M.a allah kudhawro walal
Ogaalka dunida love isaar sadex sano
kugu xirnahay cunsurnimadu ma fiicna😪
🤣🤣🤣🤣
@@kawsarqueen5308 Nio Cunsurnimadu Ma Fiicna😅😜
Waa Nasiib Daro huuuno wlaahiga anuu aduunka waxaan ugu necebahay waxana ku dhashay jigjiga lkn umada Somaliyed iyaga bes ayaa xoog isku leh eew CaDowgooda kobaad inuu Ehiopia yahay maba oga ee illahay ha Tuso umada Somaliyed uu Qabiil Dilay xaQa iyo jidka Toosan in sha allah mr unbaynu arki Somali Wayn oo mid ah ❤❤❤❤❤❤
Dimoqradiyada Laftirkeedu Waa Dulinimo Taas maxaad ugu Soo dari Wayday...?🤨🤔
Walahi waa qodab aad muhiim uaha eyna jirin qof kahadlay cumar inshaar wll wacyi galinta iyo ucaqli cekinta bulshada siiwad
WLhie ZaaKa AyaPan DhiGanynay...!👀💖
Ustaad cumar tariikhda dalka inoo soo badi adiga oo mahadsan
I laaheey si special ah ha u cadaabo murtadkii xittaa aayadaha beeniyey
Amiin yaa rab
Wll adoo ducayn karo habaar laguma dagdago naftaada waxada la jeclayna wllka hala jeclaan siiba cadaab subxaanallah
@@muraadsoomaal6221 waa danbi qof gaalnimo ku dhintay in loo duceeyaa
omar inshaar wallahi waa murago
Soomaali Allah u garagaaro
Mashaallah ilaahaw soomaali walaalee
si kastaba ha ahaatee ciidamada soomaaliyeed waa libaaxyada afrika🦁🦁🦁
Firstly▫️
Ogansho waa kanalada kanalka an ugu jacelahay saxjb hore usoco
1977 inaan jaabno waxa ka danbisiye siyaad bare marki aan dagallka ku jabni 83 askri aya jigjiga laku diley iyo 6sarkal sare uu hargeysa laku diley
83askari Uu dilay waliba Wxy Ahaayen Ragii Ugu Geesisana Dagaalka isaga Oo ka baqaya Hadii magac Yeeshan oo Shacabka Tageere Umuujiyan Ay isku Dayi doonan in qilaaab
Saraakishas waxa laayay general galal asago laga waraysanyo ayaan daawaday oo leh jawaasis bay ahaayen, marki danbe general galal xamar ayaa lagu celiyay.
Shukran wllo halka kawad bararujintada
Hoyada janada allaha keeyo waa niibaryaa subscribe 2k ikar siya somali nimo Darteed🙏🙏🇸🇴🤲🇸🇴
Waa xaqiiq masha allah wlh dhabta ah iney itoobiya naga aarsate,😭
QARACAN WEEYEE wlaahi si xun ayeey waliba nooga aaarsaty ....from hargysa. Lkn mideeey itoopiya nagu dhigty wleee ooga hadhi mayno .
Abtiyaaal ..adeero hoyooyin ..aaabayaal .habaryaro caruur iyo cirooole intaba waaaaanku waynay ....... ...
Lakin waa lacaawiye Ethiopia kaligood waxba maaha
Muhiimadu waa hadafkiii
Cumar Inshaar allaha ku xifdiyo meel kastood joogtid
1st
Aabahaa iyo Hoyadaa janada ilahey hakulageyo like iisaar Walal
2006-2009 waa tariikh Xamar u gaar ah
Maamulka farmaajo waxay ku fanaan isticmaalka awooda ciidan ee Ethiopia oo ay u isticmalaan cabudhinta dadka
Amisom iyo kuwa la socda oo idil waa cadowyo kale hadey rabaan soomaali ha sheegtaane
Farmaajo meel uu ku isticmalay ciidan ethipion oo aan ka ahayn dorashadii baydhabo magaranayo lkn waxa layab leh shariif shiikh axmed oo maxakiim ahaa oo ololihisa siyasada kusogalay ethipio saray marku madaxweyne noqday u yeeraytay kaas miyanu kaxumayn farmaajo
Run Ahaantii Waa Muuqaal Xiiso Leh Mahadsanid Ogaansho channel