Fadeexadda Hareeysay Mr Beast Iyo Saaxiibkiisa EX - Digniintii Way Timid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 176

  • @Mohamedpresow
    @Mohamedpresow Місяць тому +212

    allow unaxariiso intii ku dhimatay xalay dhamman allow inta kalana caafimaad sariica sii amiin ya rabi😭😭

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Місяць тому +46

    Muqaalkan waxaan arkey isagaoo afcarabi hadana waaa wax fiican inaan arkey isgoo afsomali ah keep goin sida aad somalideena xogaha update ka ah aad uga daba geynayso

    • @Garadle
      @Garadle Місяць тому +2

      Update ayad tahy 😂👏

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 Місяць тому +1

      @@Garadle talye waaloo bahaan yahay wax xogaha update ka ah inaka daba geeya soomaaha hhhhh

    • @Garadle
      @Garadle Місяць тому

      @@abdilaahiabdirashiid8401 shalay ayan Barry tube mid ladhaho iyado carabiya kadawadey, se ninkan waxan ku amanya sida uu ula socodsiiyo somalida waxa jira.

  • @IqroNuur-lm7uh
    @IqroNuur-lm7uh Місяць тому +36

    Allhu akbar ☝️

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Місяць тому +96

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Місяць тому +22

    mahadsanid waagii aad kadigtey ayaan ilamaha kamanuucey waana ey xun asaga iyo teamkisaba isma dhamaan

    • @user-moisak14
      @user-moisak14 Місяць тому

      Ninkaas waligiisa sooma gudbin wax dhaqan xun waa nin dadka caawiya ee ninkaan ayaa doortay inuu isbadalo😊

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI Місяць тому +40

    Degdeg:- Qarax lagu baaba’ay ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Golaleey & Balcad. Gaari Probox ah ayay la kacdey miino waxaana saarna dad kuwaas oo in yar mooye intooda badan ay dhinteen.
    Murugtii hore oo noo taalay waxaa inoogu darsantey mid kale .

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi Місяць тому +5

      Subxanallaah Allah badbadiyo umada miskiminta ah

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 Місяць тому

      😢😢

    • @Dasamoha
      @Dasamoha Місяць тому

      Ka dib halkan ma nagaga dab keenaysa huno murugta😢an jawi ka bedelo dee😊

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 Місяць тому +2

      Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun

    • @Malak_nazir
      @Malak_nazir Місяць тому +3

      illahey ha u naxaristo dhamented

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI Місяць тому +48

    انا لله وانا اليه راجعون😰
    ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى😭
    Qaraxii xlay ka dhacy xeebta liido ee magalada muqdisho inta dhaawaca ah alle ha caafiyo inta dhimatayna alle ha unaxariisto ehelkii io qaraabadii ay ka baxeene samir alle ha siiyo anagana gadaashood alle nama fidneeyo😰🤲🤲

  • @Ilaqosol-s4i
    @Ilaqosol-s4i Місяць тому +19

    Kusalinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +7

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale Місяць тому +22

    Ilaahay islaam naga dhigay ayaa mahadsan mar walba alxamdulilah

  • @Aaminoww12
    @Aaminoww12 Місяць тому +18

    Allow unaxariiso dadka bada liida ku geriyodey😢🤲

  • @CabdiQadar-nc2rw
    @CabdiQadar-nc2rw Місяць тому +13

    Anaa ugu horeeyo😅

  • @Ladan_Cidi
    @Ladan_Cidi Місяць тому +5

    Ku sali Nabigeena The best person ever The most knowledge able and the most shine alla created prophet muhammad اللهم صلِ وسلم على نبينا محمد 🫶🏾🥺❤️

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww Місяць тому +10

    Alxamdullilah❤

  • @user-yu6sq5es6y
    @user-yu6sq5es6y Місяць тому +8

    Howsow isniin iyo Internet noo soo celi iyo the moment of true noo soo celi plz reply

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +2

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @Xuliyoxasaasi
    @Xuliyoxasaasi Місяць тому +3

    Waa muhiim inaan ka fiirsanno janallada aan wax ka fiirsanayno awaye dadka ciyaartoyda iyo jilayaasha ku xiran dib isug laabta

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN Місяць тому +6

    Hossow pro

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv Місяць тому +2

    Waad ku mahadsantahay Macluumaadka Muhiimka ah ee aad Marwalbo nala wadaagto.
    Codsi Shoutout iigu sameey channelkaan my brother.👍🙏

  • @AyanleHassan-kv7er
    @AyanleHassan-kv7er Місяць тому +1

    Allahu akbar

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ApthiZamad
    @ApthiZamad Місяць тому +21

    Nabiga ku saliya scw 😊

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Місяць тому +7

    Hosow pro go to 500k

  • @hawl_aduun
    @hawl_aduun Місяць тому +8

    Amuuraha Allow Sahal Waxa sheegno ma Garaneeno

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +1

      Asc wll qli plz igu so bir ado mahadsan❤

    • @hawl_aduun
      @hawl_aduun Місяць тому

      @@amalamuli376 wax shaqsiyan la ii weydiistay ma diido wll qaliya I subscribed

  • @HassanMohamud-qe2zv
    @HassanMohamud-qe2zv Місяць тому

    Nice broadcast. Keep spreading good morals for Somali.

  • @cabdulahiyare606
    @cabdulahiyare606 Місяць тому +4

    12:26 anaga awoowe waxba nagama galin somalia qarax nagu laayey 😢😢

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Місяць тому +4

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo
    Fadlan isoo Raac wll

  • @mariashamzi
    @mariashamzi Місяць тому +2

    Hosow Thanks ❤

  • @princemohadii9885
    @princemohadii9885 Місяць тому

    Anigaa iga digtay walal wana shakiyay fiirin deer kabacdi waxaan ogaday inuu yahya fashiil walal keep going my king saluuto wanku wata walal xasow pro

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND 21 день тому

    Allaahu akbar

  • @ApdynaasirAhmed
    @ApdynaasirAhmed Місяць тому +1

    Sxb am your fan your video are good but you need an editor but any way you are the best❤🎉

    • @Haffyy
      @Haffyy Місяць тому

      Maxaa hosow ya ka edit qurxon ??

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 Місяць тому +5

    Ilmahas marku waynado aabaha naag bu iskadhigy siduu noqondona dareenkiso 😂😂😂😂ma aaabu dhihi muxu dhihi tallow 😂😂Subxanalaah😮

    • @ku_sali_nabiga
      @ku_sali_nabiga Місяць тому

      Wuu inkiriyaa dee😂😂😂😂

    • @youtubeSports.Channel
      @youtubeSports.Channel Місяць тому

      Waxbo uma arkaayo maxa yeelay isagaba school ka lagu baraaya arimahaan is badalka marka muhiimad siin maayo yacni normal ayuu u arkaaya haduuba isagana noqon ar gaala😂😂😂

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Місяць тому +6

    Ninku hadow ninkatago macneheeda maha inow naag noqaa ee haku tilmaamina

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +2

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤ 🙏

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Місяць тому

      @@amalamuli376 waa kugu soo biray

  • @abdullahiabdihassan1617
    @abdullahiabdihassan1617 Місяць тому +8

    Hoosow ula jeedka hada ninkaas anoo barayso muxuu yahay ???? Adiga ayaba bulshada lawadagaya waxa xun

    • @abdullahicali2928
      @abdullahicali2928 Місяць тому +5

      Wuu kaaga digooyaa ee kulama wadaagoya hadii aad meel ku aragti si aadan u fiirsan qofkaas ama hadaad ilmo dhashay aadan ilmahaaga u ogolaan in ay daawadaan mr beast.

    • @abdullahiabdihassan1617
      @abdullahiabdihassan1617 Місяць тому

      @@abdullahicali2928 thanks bro sida wax xun koga digo hanogu digo pls sida wax loofaafiyo yusan noogu faafin

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 Місяць тому +1

      Dad badan oo dhalin yaro ah baa daawada waa in looga digo.

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому +5

    Allah ninkaas suu jirkisa udhisnaa nag maba ku qurxuno maxa heley

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 Місяць тому +3

    shaykastaaba meel buu gaadhaa hada waa markii hoos usoo noqonaayay

  • @ibrahim.suuriya2028
    @ibrahim.suuriya2028 Місяць тому +1

    Sidee 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Місяць тому +1

    Ok

  • @mohamedaziin2736
    @mohamedaziin2736 Місяць тому +4

    Wiilkiisaa arowsi hadhow dabe

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi Місяць тому +1

    Gaal waa gaal un

  • @Ridwandhiye9010
    @Ridwandhiye9010 Місяць тому +1

    Xumaantaad sii faafinaysaa adna. Doqon yhwm

  • @sakicllaahi533
    @sakicllaahi533 Місяць тому +2

    Kuwo masas ah buu layahay saaxiib Mr beast

  • @ashahassan4163
    @ashahassan4163 24 дні тому

    AIIHU AKBAR😢😢

  • @KimgAziz
    @KimgAziz Місяць тому

    Mahadsanid wiilkayga yarkaa ayaa daawado lkn hada kadib waan ka daynaayaa

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Acuudubillahi mina shaydaani rajiim yaahuu balaayo ku bedeshay wan arkay ban filaya wanan fahamsanayn

  • @Asalal99eir
    @Asalal99eir Місяць тому +1

    Allh ha k shifo mid kastoo xun

  • @Muniiraxmed-po5qt
    @Muniiraxmed-po5qt 22 дні тому

    Ninka hadda igu horeyza

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 Місяць тому +1

    Sxb wan jeclan laha Ina video yashada noo so badi activate UA-camr noqo

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Місяць тому +1

    Adigu hakuso celcelin
    Dadka wixi laguso celcesho wax caadi ah ayeey noqdaan
    Adigu video danbe hakaso sameen fadlan

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 Місяць тому +1

    Wlhi ma jecli ninkan aniga sibaan u necbahay

  • @AbdimaaligXuseen
    @AbdimaaligXuseen Місяць тому

    Waa wareey

  • @AnnoyedHidingCat-wr9wz
    @AnnoyedHidingCat-wr9wz Місяць тому

    1daqiiqo oo bojada naga daay howsow bro

  • @momedladiye1792
    @momedladiye1792 Місяць тому

    Bro hosow waxd k so xadahaa hamster Kombat

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 Місяць тому

    Waad ku mahadsantahay Saad noola wadaagtay xogtaan ❤

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 Місяць тому

    Zxbyaal waxan Raba 20 qof icawiso oo waa wax qof walba icawin karayo🇸🇴🙏

  • @user-ru4vn7et3m
    @user-ru4vn7et3m Місяць тому

    Wey iska cadahay Bisha 11 inshallah

  • @kaderzakariye4363
    @kaderzakariye4363 Місяць тому

    Subxanalah

  • @DHADHANMACAN
    @DHADHANMACAN Місяць тому

    Asxabta iso booqoda please 🙏

  • @cabdirashiidmaxamed9760
    @cabdirashiidmaxamed9760 Місяць тому

    Waa sii hormarinaysaa uun suuq gayn weeyaan.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Місяць тому +1

    Ilmaha waa in looga digaa inayna la sheekaysan oo la ciyaarin qof walba online ku jira.

  • @Ayaaat.Abdullahi
    @Ayaaat.Abdullahi Місяць тому +3

    Gaaladan diiin ma heystan wax kaste wee ka suurtowdaaa😒

  • @Maxamedwali-z3u
    @Maxamedwali-z3u Місяць тому

    Hormarkiisa ayaakahuntahayi pro 😂😂

  • @Garaad-
    @Garaad- Місяць тому +5

    #muqdisho iyo dhalinyarada 😢

  • @ibrahim.suuriya2028
    @ibrahim.suuriya2028 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Місяць тому

    Waxbadan bay udhimaysaa Insh allah, isagaa shaydaan inagu soo dhisaye😂

  • @FaraxFaraBadne
    @FaraxFaraBadne Місяць тому

    Wax kale

  • @Akram_editor8
    @Akram_editor8 Місяць тому +3

    .

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 Місяць тому

    pray for muqdisho 😢😢

  • @mahdihilowle5242
    @mahdihilowle5242 Місяць тому

    Wcs

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 Місяць тому +4

    ARAGTIDAYDA :-
    1. Marka hore waan kasoo horjeeda in lagu eedeeyo #Mrbeast saaxiibka ayaa wax xun sameeyay oo caadiyan #galbeedka qof waliba waxa uu sameeynaayo xor ayuu u yahay.
    2. Waa marka laabad ee qofku inuu #product-giisa uu xayeysiin #abaalmarin ah uu u sameeyo in layidhaa waa khalad macquul ma aha oo iyanaa waxa soo hoosgelaayo dhammaan alaabaha xayeysiimaha loo sameeyo in layidha iyana waa sharci darro.
    3. Arin kale ee #Chris hadaan u yimaado haddii uu #teamka kasii mid ahaado waxa la odhanayaa #dhaqan xumo ayuu faafinayaa haddii uu saarana waxa la leeyahay waa #cunsuri
    Ugu dambeyn arinkaan oo dhan waxaan u arkaa dacaayad iyo magac dil lagu sameynaayo #Mrbeast.

    • @KingproKing-jj6lh
      @KingproKing-jj6lh Місяць тому +2

      Haduu kasaro iyo hadikalabo decayed ayaa u imaneysa

    • @mukhtar274
      @mukhtar274 Місяць тому

      @@KingproKing-jj6lh 💯

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 Місяць тому

    Wiilka uu dhalay sidee looga dhaadhacsiinayaa labo hooyo maahan ee waa abahaa oo hooyo nimo doortay subxanallh

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Місяць тому

    Yah oo waxan laha gabadhan quruxda badan

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo Місяць тому +3

    PisinkaH😂❤

  • @axmedcabdicasiiscaali
    @axmedcabdicasiiscaali Місяць тому

    Anaa ugu

  • @Exruun333
    @Exruun333 Місяць тому

    Mesha ma 10:12 sawir gabara mise anime oo sawir gabar ah 🤔

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AsmaaOsmanabanur
    @AsmaaOsmanabanur Місяць тому

    Ala waandaawadaa😊

  • @Effected_18
    @Effected_18 Місяць тому +3

    Gaaladaan naga daayyy eee wararka ismail haniye io jawabte iran noogu soo hadal

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 Місяць тому

    This is me beast down fall

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 Місяць тому

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم إحذرو هذه المرأة الكبيرة
    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @NajaxMahadxasan
    @NajaxMahadxasan Місяць тому +1

    Cudurka labeebshe ku dhacay 😢

  • @nuurkeyquarrel1231
    @nuurkeyquarrel1231 Місяць тому

    Hosow pig fan keep saying bro 🎉

  • @AminaYasin-bq4qm
    @AminaYasin-bq4qm Місяць тому +1

    I think mr beast hes didnt make any mistake so the person make this its hes freind and hes removed the team .

  • @axmedcabdicasiiscaali
    @axmedcabdicasiiscaali Місяць тому

    😂😂😂🥰🥰🥰🥰

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Місяць тому +3

    Waxan oo been ah waxa loo samynaya ma garanesaan
    Waxkale ma aha waa in uu Mr beast iska fogeyo ninka naagta iska dhigay
    Kadibna yuhudu ay rabto inay sharftisa disho
    Oo fadexeso
    Qofki fahmaya ayaa yar runti

    • @MaxamedCumar-l3y
      @MaxamedCumar-l3y Місяць тому

      10:17 markaana ka waran ? 😂 labadooda waa saaxiibo shaki la'aan jimmy wuu ogaa wuxuu chris samaynayay lkn ani maxaa iga galay waan daawan cunug maahi maskaxdisa la badali karo

  • @Annaatti
    @Annaatti Місяць тому

    Ha iidanbeyso su'aashaada lkn tani wxy cadeyn kale utahy kuwa noocaasi ah (qurun qaab daran iska dhiga) inaay yihiin kuwa markii hore na saqajaan ah cfimd ahaan maskax iyo ahaana aanan fiyoobeen.

  • @AbdirahmanMohamed-uf9js
    @AbdirahmanMohamed-uf9js Місяць тому

    wlhi ani kuma fahmo

  • @Slend12624
    @Slend12624 Місяць тому

    Nio Maxaad no sheegtay hadda

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f Місяць тому

    Waadku mahad santahay nooso badi waxkale

  • @AxlaamCalinuurAxlaam
    @AxlaamCalinuurAxlaam 14 днів тому

    Caruurtena daawata 😢😂

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 Місяць тому

    Mr beast hoose udhige arinkan. Ilahey hau naxariisto inta kudhimatay liido aamin,mida kale somalida qaraxa maa wax udhime video walba iyo waxa eey qorayan commentiga isma lahan

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 17 днів тому

    Yuhuud ayaa ka danbaysaa waxaa 👍

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Місяць тому

    Ilaa hada hadamafahmin

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Місяць тому

    Gaalkaasi farbuu taagtay

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 Місяць тому

    Allow gaalada iyaga isku jabi

  • @abdirazakodawaa6029
    @abdirazakodawaa6029 Місяць тому

    waxaad sheegayso wax la dhagaysan karo ma'aha . ma topic aad ka hadasho ayaad wayday brother?
    proffisional iska dhig.

  • @amb2524
    @amb2524 Місяць тому

    Ninkan wa yuhuud ayagaana buunbuuniya qof wax ka badali kartaa ma jirto ilaa yuhuuda laga adkaado

  • @khabysomali
    @khabysomali Місяць тому +2

    Benta ilaa inte isku soo adineyse

  • @SharmakeAhmed-lz7ud
    @SharmakeAhmed-lz7ud Місяць тому

    Waxay u egtahay sheekadan in aad adigu ku fogaatay calaashay masayr 😮

  • @Najiibofficial195
    @Najiibofficial195 Місяць тому

    aan uwada duceyno wlalheen😢