Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Caqliyada Qofka Somaliga ah | Hadalka Macaan ma Naqaano |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лют 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 849

  • @wiilkaxaaafada5685
    @wiilkaxaaafada5685 5 років тому +514

    Qof walbo oo somali oo comontigeyga arkaa illah hasiiyo cafimad tam ah eyo cimri dheer cibado leh rabiyow Somalida dhibka ka dulqad

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media 5 років тому +128

    Mahad Celinta iyo Hadalada Naxariista Badani waxay Kamid yihiin Waxyaalaha isku soo dhoweeya Qalbiyada Dadka, Somali waxa isku diray ayay kamid tahay Mahad Celin La,aanta iyo Naxariis La,aantu..
    Mahadsanid Ustaad Omar Inshaar

  • @cwahabjeekey2805
    @cwahabjeekey2805 5 років тому +53

    Walahi aniga qof kasto wax yar ii sameeya waxaan dhahaa thank you maba ka iloobi waayo dadkaan ayaa ibaray in kastoo aan horay u isticmaali jirin
    Wll igula sali nabiga scw اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت علي ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 5 років тому +50

    5:40😭Maxaa Ka qurux Bdn Qof Adduunka oo dhan usoo Bandhigay Inee san noloshiisa waxba eheen adiga la'aantaa❤💯

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare8021 5 років тому +69

    اللهم حقني امنيتي انا و من يحب الفوز قولو آمين

  • @sundusqueen1896
    @sundusqueen1896 5 років тому +45

    Ogaansho iyo dadweynaha yislam omar la,aaantood dhadhan maleh UA-cam alow noodhowr dhiirigaliyayaasheena 😘

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 років тому +21

    Somalidu waaa mahadsantahay inay kudhahan iskadaaye wax hada uqabato oo aad Aman ka hesho nasib baaad leedahay wayo waxayba modayan inay wajib kugu tahay inad usamayso ilahay dhaqanka wangsan Hana baro aaamiin shukran wall inshar waligay coment aaan KU sooqoray mahdsnid Kama Soo reebin walahi waaayo waxbadan baaa noofaaidysaaa

  • @jecelyahanpoi7261
    @jecelyahanpoi7261 5 років тому +193

    Ogaansho wa channnleda an igu
    Jclhy chnnelda somalia Hada ila
    Mid tahy like🤞🏻😍🤗🙏🏻

    • @vanismachannel2335
      @vanismachannel2335 5 років тому +2

      🙋

    • @bileabdirahman8915
      @bileabdirahman8915 5 років тому +1

      Somalida waa dadka ugu hadal fiican aduunka walaaloow
      Şhükran iyo waxaas lama rabee south africa imoow ee hadal kaalay arag waa ku diimee hadal wanaagsan lkn waa gaalo hadal fiican kama rabo aniga waayo qofka markuu naftiisa xushmeeyo ayuu dadka kle xushmeeyaa

    • @zakeriyeogle9834
      @zakeriyeogle9834 5 років тому +1

      U mahadceli

    • @updyrahmanmanow1356
      @updyrahmanmanow1356 3 роки тому

      @@bileabdirahman8915
      Lĺl

  • @Aqoonkororsi
    @Aqoonkororsi 5 років тому +56

    Qof walba OO commentigeyga arka waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu Jannada ka waraabiyo

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 років тому +29

    omar inshar nin aan taageerO kuna faa'iday wax badan msha allaah waaa mow duuc muhiima dad badana aan rajynayo inay ku dhaqmi doonaan🔝💯✔

  • @kawaranhaddii4268
    @kawaranhaddii4268 5 років тому +36

    Waa run, is adkayn bay nooga soo hadhay.
    Kan kaa mudan in la isku adkeeyo uun isku adkee.
    Ehelka iyo asxaabtu midna kaama mudna inaad isku adkaysid.
    *Ina-adeer gacaliso* markaan ku iraahdo *Ina-adeer gacaliye* i dheh ha iskukay adkayne haasaawe uun baan kaa doonayaa wax kale kaama rabee. 👍🏼👍🏼👍🏼

    • @creativitydisplay3059
      @creativitydisplay3059 5 років тому +3

      Wadaagsin City 😂 walal haweenka illahey wuxu kuyiri hadal dabacsan raga hakula hadlina. Lakin xaskada inad hadala dabacsan iskula hadashaan wa cadi

    • @kawaranhaddii4268
      @kawaranhaddii4268 5 років тому

      Creativity Display
      Waa sax waa runtaa walaalle. Aayaddaas wayba i dhaafsanayd.
      Ku mahadsanid bro sida wanaagsan ee aad ii xasuusisay aayaddatan.

  • @sacadismail8957
    @sacadismail8957 5 років тому +51

    Nabiga🙋‍♂️zaligiiza intii jecl Like zara.zcw zcw zcw

  • @abdimalikmoha7120
    @abdimalikmoha7120 5 років тому +5

    Ugu horey waxa mahd iska leh Allaha na waafajiyey in aan muuqaalkan daawano ka dibna nafahayaga kula laaban sidoo kle waxa mahad iska leh shaqsiga aad ka u qaaliga ah kuna qaliga ah nafteyda iyo nafta umada somaliyeed waa OMER ISHAAR ALLAH HA KAA RALI AHAADO WLLOH

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 5 років тому +1

    Mahadsanid OGAANSHO
    WAAD saxantahay ilbaxnimada ayey ufahmeen reer galbeedka in laysku ekeeyo aad ayaan oga xumahay taas wxay sababaysaa in lagu daysado sidii loodhahay 100% waa muslim lkn ma ahan saas Allah hanagu hanuuniyo wadada saxda ah amen
    Wxn aad ugu mahad celinaayaa OGAANSHO oo wax badan kabadashay nolosheyda shukran alfa alfa marrah.

  • @osamabihi2061
    @osamabihi2061 5 років тому +4

    جزاك الله خيرا اخي الكريم واحسن الله اليك والبسك الله سندسا وحريرا

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 років тому +25

    Walal waa run wlhi ma naqaano anigu waxaan barnamijkaga ka dawanaya USA wanan dareensanayay

  • @marioabdirasaq1419
    @marioabdirasaq1419 5 років тому +27

    aniga hadan iska hadlo waxksta wan ugu mahad celiyaa ninkyga lkn isagu maba yaqaan mahadsanid 🤔🤔🤔

    • @khalifahhassan9518
      @khalifahhassan9518 5 років тому +1

      Ok Mahadsanid Adiga La.aanta Manoqden CEO Mahadsanid

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 років тому +2

      Astur walal ilahay aya ku so jedine waxba like waxa ha ku radin

    • @farahmohamed7452
      @farahmohamed7452 5 років тому

      Waxaan rajeena inuu alle kusoo toosiyo insha allah adna halkaaga kasii wad walal mahadsanid

    • @cllahibaari8988
      @cllahibaari8988 5 років тому

      Allaha kubarakeeyo
      waad dadashay inbadan walal

    • @ibtisaanhuseen9720
      @ibtisaanhuseen9720 5 років тому

      Usamir qaali halkaas uun ha ka fiirin waxa laga yaaba inuu meelo badan ku fiican yahay uu xata adiga kaga wanag badan yahay marka asaga intaas ka baran doono ,waa bini aadan waxkasta waa la qabsi

  • @ayanlucky4564
    @ayanlucky4564 5 років тому +5

    Mahadsanid wll mcn jazakallah kheyr 👍👍👍👍👍

  • @haniweye469
    @haniweye469 5 років тому +5

    Thanks cumar qof u horeya u mahad celinayo halkan wa adi thanks a lot

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 5 років тому +1

    Walaal Omar waad ku maadsantahy mowdoocaga❤.
    In qofka loo manadcelsho waxay qeyb weyn ka qaadataa isku soo dhawaashaha somalida hadii aad qofka ku tiraahdo maadsanid waxuu ugu jawaabaa waan isku leehanahy. Aniga qof walbo oo wax ii qabto waan u mahadceliya.

  • @greatdream468
    @greatdream468 5 років тому

    Alle baa mahad iska leh marka labaadna walaalkeen omar inshar oo inala wadaagay mowduucan wanaagsan ee faa'idada badan.
    Thanks wll omar inshar jasaka lahu khayran.

  • @faraxsanhaji1711
    @faraxsanhaji1711 5 років тому +8

    Alhamdulillah
    Anigu hooyadey mcn baa igu soo dhacday markaan arkay video-gan
    Hooyo waan ku jeclahay
    Adiga i baray dhaqanka wanaagsan la'aantana nolosha waxba kama garan lahayn♥️♥️❤

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 5 років тому +5

    Waxaan ka daawanayaa wadanka sweden maalinti boqol mar kabadan Ayaan dhahaaa Tack så mycket 🤪

  • @abdulhakimmohamed1756
    @abdulhakimmohamed1756 5 років тому

    Mashaallah Jazakallahu Kheyr akhi

  • @dantaguudmedia935
    @dantaguudmedia935 5 років тому +1

    Xaqiiqdii Omar inshaar wax badan ayan ka faaidey oo aan iska badaly
    Nolashayda waadna ku mahadsanthy waxana ku rajena weligaa inad guul ku noolato

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +27

    Cilmiga aan kaa bartay maba qiyaasi karo waxaan kuugu mahad celin karo ma garanayo wallaashay maku siiyaa

  • @xamzemaxed3713
    @xamzemaxed3713 5 років тому +4

    Waasax ineeey nagu yartahay lkn anaga dhamaaan mawada xumin umada waa Islam ee ustaad ha isku qaban dhamaaan...
    😙😙😙😙😙😙
    Waana kumahadsan tahay..

  • @Dintaislam77
    @Dintaislam77 5 років тому +1

    mahadsanid omar in shaar

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +45

    Ogaansho macalinka bulshada san filayo anigu somalida wanka hadal dabacsanhy wlhi xaqiiiq🙊
    Hadalka wanagzani waa haybad

  • @mahamoudhassan6323
    @mahamoudhassan6323 5 років тому +1

    Mahadsanid omar inshaar wanaaga aad na bareeso

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 5 років тому +24

    Anaguna adiga kulenahy Mahadsanid🤗🤗

  • @odburaale3835
    @odburaale3835 5 років тому +1

    من الايشكر الناس الا يشكر الله

  • @abdimuruq7216
    @abdimuruq7216 5 років тому +18

    cumar in shaar waxaan ku qiyaasi karaa
    macalim nololeed
    casha radaada alle hakaa abaal mariyo
    cilmi badan ayaan kaa faa idnay
    qofkii igu raacsan like halabaqaylin
    👇

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 роки тому

    Ilahay aya mahadleh islam inaga dhigay lkn sidu yahay an ugu dhaqanki
    Mahadsanid wllo cumar waxbadan ayan ka fa iiday

  • @nasiibmohamud8026
    @nasiibmohamud8026 2 роки тому

    Shukran shukran
    Li intishaar

  • @faaimalaki8409
    @faaimalaki8409 5 років тому +1

    Thnx wllky omar

  • @abdulrahamantahir9922
    @abdulrahamantahir9922 5 років тому

    mahadsanid wll omer ,jazaaka lah khyr

  • @asiasaed1218
    @asiasaed1218 5 років тому

    Masha Allah shukran wll jasaka Allah khair

  • @abdiazizyusuf4587
    @abdiazizyusuf4587 5 років тому

    Jazakallah kheyr wll

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому

    mahadsanid kanaalka ogaansho mahadsanid macalin cumar inshaar allah haku xiftiyo

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 2 роки тому

    Masha allah shukran laka

  • @faadumoduraancabdicasiis9900
    @faadumoduraancabdicasiis9900 5 років тому +1

    Shukran wll

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +3

    Mahadsanid channel ka OGAANSHO wa barnaamij wanagsan

  • @abdiqanihalane9346
    @abdiqanihalane9346 5 років тому

    Mahadsanid Mcln Cumar Inshaar

  • @abdirizak-Ali
    @abdirizak-Ali 5 років тому +1

    Mahadsanid wll

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 5 років тому

    Waad mahadsantay cumar inshar guul aad u'balaadhan ayaan kuu rajeynayaa

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 5 років тому

    Aad iyo aad waa arin muhiim ah in la ogaado mahadsanid mudane omer

  • @almuntather0567
    @almuntather0567 5 років тому

    Mahadsanid cumar inshar

  • @abdinormohamed2071
    @abdinormohamed2071 5 років тому

    Shukrn ustd omar inshar

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 років тому +2

    اللهم صلي علي محمد
    Asxbta kusaliya xabiibkena Mohamed scw imisa like ayu mudan yhy saliga nabiga😍❤

  • @camraguyabdi1465
    @camraguyabdi1465 5 років тому +1

    Cajib mash allh jazakalah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad Cumar inshaar

  • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
    @MOHAMEDAHMED-ed1ec 5 років тому

    Aaad iyo aaad ayaad u mahadsantahay jazaka allahu khyr laka

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 5 років тому +2

    قوله تعالى{وقليل من عبادى الشكور}

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 5 років тому +1

    Mahadsanid walalal

  • @riyaanruun9096
    @riyaanruun9096 5 років тому

    wa mahadsan tahay wall nagu qaliya wan ku taageera waxan ku farxaa markan ku arku waxa tahay waxgarad aqlaaq iyo wanaag lagu so barbaar shay masha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahadtuure3552
    @mahadtuure3552 5 років тому

    Jazakalaah wll omar inshaar

  • @sultanabdirizak9333
    @sultanabdirizak9333 5 років тому

    mahadsanid in bdn akhii Cumar

  • @moabdi2784
    @moabdi2784 5 років тому

    Mahadsanid wll cumar inshaar

  • @ahmedgulled5760
    @ahmedgulled5760 5 років тому +1

    Kiitos from Finland 🇫🇮🇸🇴

  • @maajedomer8943
    @maajedomer8943 5 років тому

    mahadsanid mclin Omar inshar

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 5 років тому

    mahadsanid wllkay omar inshaa

  • @nuryusufdiriye7561
    @nuryusufdiriye7561 5 років тому

    Mahadsanid omer inshaar

  • @sabariinsabnaa2153
    @sabariinsabnaa2153 5 років тому

    Mahdsanid wll OMAR INSHAAR

  • @nasraali1885
    @nasraali1885 5 років тому

    Mahadsanid wll omer

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 5 років тому

    Mahadsanid walal inshaar sida wanagsan aad noogu so tabiso barnaamijyada hormarka leh hormar wacan

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 5 років тому

    ANIGA OO ISFAANINEYN DHANKA MAHADCELINTA IYO HADALADA DABACSAN MARKII HORE WAA ISKA KEEN KEENI JIRAY BALSE MARKII DANBE QALBIGEEYA AYUU GALAY SI NAXARIIS KU JIRTANA WAA U ADEEGSADAA. MSHA ALLAH.
    OMAR INSHAAR WALAL QAALIYA AAD BA UMAHADSANTAHAY WE LOVE YOUR CHANNEL.

  • @anabahmed5974
    @anabahmed5974 4 роки тому

    Mahadsanid wllkey ajar allah ka siiyo

  • @xamdamaxamudxamdamaxamud5033
    @xamdamaxamudxamdamaxamud5033 4 роки тому

    Mahadsanid cumar inshaar 👍

  • @shinexasan2694
    @shinexasan2694 Рік тому

    ALXAMDULILAH. Masha allah allahu mubaarik illahay walasha hakuu xafido iyo inta aad jecesha. WAAD MAHAD SANTAHAY CUMAR INSHAAR

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому +1

    Somalida badanaa way qaylo badan yahiin maba yaqanan hadalka WANAGSAN ee ixtiraamka leh . Qofki WANAGSAN baya'da ayaa badasha..Allah ha inoo sahlo

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 5 років тому +5

    wlhi sax waaye ane igu dhacday anoo swiming pool joogo ayaan mid kmid ah dadka ilaliya swiming ka ayn wxn dhahay kabaha ii dhiib suli ayan ku galaya..mrks ayuu igu dhahah plz i dheh mrks ku dhiba..asan dhahay waa caadi ee ii dhiip maya mel kle ka doono ayuu igu dhahay wxn ku qasbnaday inaa dhaho plz..wlhi ane igu dhahcday💪💪💪 somalida waa dad dhiig leh oo aj jil jileec lagu aqoonin cml hory usii socda💪💪💪

    • @naciimanalka7941
      @naciimanalka7941 5 років тому

      Zakariye Mudey hhhh adadaygu maahan sharaf booskuu leeyahay buu ku haboon yahay ad adayga iyo qalafsaanta diintu maqabto bal aoomaali meel. Haku gaaraan

  • @mohamed25250
    @mohamed25250 4 роки тому

    Mahadsanid omar inshaar

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 5 років тому +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم((( كلمة الطيب صدقه))

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 5 років тому

    Mnsha alah shukran wlo

  • @mariamahusein9679
    @mariamahusein9679 5 років тому

    Mashlaaaah run ahaantii waa arin xaqiiq aha
    Hadaan soomalinahy mahadnaqa ma naqaan adayg iyo islawaynan baa na reebaysa
    Aad baad umhadsntahy wll cumar sidookel waxaan umahdcilinaynaa walaasheena hodan oo macalinkeena nolosha marwalba noo dhiirigalisa

  • @munamoh254
    @munamoh254 5 років тому

    Luqadda somaliga kelmado badan oo naxariis leh maba leh wax badana waan is waydiiyey sababta waxan la dhaafi waayey dadka luqada lehba hadayna isticmaalin kelmad fiican ma cirkuu uga soo degi walaalkan aad buu u mahadsan yahay mar walba mawaadiic somalidu aad ugu baahan tahay buu keenaa jazaakallahulkhayr walaal.

  • @s.abdirahmanqaasimi2802
    @s.abdirahmanqaasimi2802 5 років тому +1

    waad mahadsan thy cumar inshar

  • @ciilowcaraayeshibis6773
    @ciilowcaraayeshibis6773 5 років тому

    Mahadsanid ustaad cumar kun jeer

  • @maryamajimcale792
    @maryamajimcale792 5 років тому

    Mahadsanid walal jazakallah

  • @zamzaahmed
    @zamzaahmed 5 років тому +3

    Msh Allah wllky ad iyo ad ayan kugu mahad celinaya ruunti waxa thy qof ad u wngsn wllky waxan kalon u mahad celinaya hooyodey iyo abeheyga dhaman faminkeyga

  • @nasir105
    @nasir105 5 років тому

    Thanks so much cumar

  • @aminasoomaali9623
    @aminasoomaali9623 5 років тому

    Jazaka allah

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 5 років тому

    mhdsanid wll wxn kaa codsanaya inaad uso badiso mowducyadan dadkeenna wlhi naxariista baa kaguurtay mid wng hadaad usameyso mhdsanid ku odhaanyo ma arkeysid allaha quluubteenna naxariista iyo galgaceelka kubadiyo aamiin

  • @mohamedaded6886
    @mohamedaded6886 5 років тому

    Macalin omar inshar waxad ka mid tahay dadka fara turiska ah ee bulshada wacyi galinta u sameya inshallah taarilkhda ku xusi doonta

  • @seyyidomer2615
    @seyyidomer2615 5 років тому

    Haye mahadsanid Omar inshaar.

  • @ifrahmustaf7127
    @ifrahmustaf7127 5 років тому +6

    Allow caqliga kuu barakee

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому

    Waa runtaa macalin.alle hakaa ajir siiyo khayrka aad noo soo gudbinayso

  • @mumtasmustafe832
    @mumtasmustafe832 5 років тому +2

    Man sha Allah wlll waa runta alle xaqa ha ina waafajiyo wllkay wan ku tageera guulayso

  • @nastehoahmed4701
    @nastehoahmed4701 5 років тому

    Mahadsanid macalin aaan wax bdn kabarty

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 років тому

    mahadsanid Omar inshar gulsyso

  • @ahmedlove1095
    @ahmedlove1095 5 років тому

    *Mahadsanid...*

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 років тому +1

    ManshallaH Aabahay waa aabo wanaagsan oo aan ku faraxno markuu noo yimaado waa aabe hadaad wax yar u qabato ku odhanaya aabo mahadsanid Jazakillaah 😍mahadsanid aabo adna sida wacan eed noobartay ladhaqanka dadka iyo umahadcelinta qofka wax wayn iyo waxyarba kay doonto ha ahaatee kuusameeyay shukran baaba.
    Cumar wllky mahadsanid sida wanaagsan eed noogu hagar baxdo si aad noogu soo gudboso mawduucyo faaido iyo baraarujinba leh sharafi korkaaga ha ahaato

  • @user-uh9pm3tq4v
    @user-uh9pm3tq4v 5 років тому

    Yaa ilabilaabi mahad naq hada kabacdi war yaa diyaar uah walaalayaal wxaans kubilaabi cumar inshaar,
    ( Shukran mufakkir cumar)✌

  • @mohamedomar2706
    @mohamedomar2706 5 років тому

    Mansha allah wll Omar inshar waad ku mhdsntahay mawduuca qiimaha badane aad noo so gubisay

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 5 років тому

    Mahadsanid ogansho

  • @cwahidibrahim9338
    @cwahidibrahim9338 5 років тому

    Mahadsanid walaal illaahey haku barakeeyo

  • @user-yz5fl6qx7e
    @user-yz5fl6qx7e 5 років тому

    Jasaaka Allah khayr

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 5 років тому

    Adigaaagan barnaamijka noo soo daayo kuma mahad celino inyar mooyaane wllo wad mahadsan tahay alle haku xafido waa runta qofka qof aan u mahad celin alle uma mahad celiyo 😍💯😍😍😍✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🥰

  • @mohadjunior8073
    @mohadjunior8073 5 років тому +1

    Thanks Omar inshar somalida bulshada kahartay kusodar aduunka