Maxay Noloshu Inoogu Adkaatay...?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

КОМЕНТАРІ • 240

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 роки тому +74

    Runtii chanelkan waa mid aan waxbadan Ka faaidey bulshada wax fiican Ku so kordhiyey ee hadaba haleynaga helo xuquuqda leynu leeyahay kaasi oo ah inan haf million gaadhsino mahadsanidiin
    Shukran Aadan khadar Ali Aadan sahan

  • @abdirizakkbroo2357
    @abdirizakkbroo2357 4 роки тому +23

    Aadan Sahan Hadii uu qof Zi Dhab ah ku Tageersan Yahay Waxad Tahay mid Barakeyzan 🥰😇 thank youh ugs

  • @sultandahirbaibars5606
    @sultandahirbaibars5606 4 роки тому +13

    WAA AAD MAHADSAN TAHAY AQOON-YAHAH IYO CILMI-YAHAN AADAN-SAHAN IYO XARUUNTAADA SAHANKA-XOGAHA BUR'O,SOMALILAND, FROM KHADAR XASAN BERBERA AT DP WORLD BERBERA SOMALILAND
    جَزَاْكَ اللهُ خَيْرًا وَبَاْرَكَ اللهُ عَلَيْكَ آمِيْنْ يَاْ اللهُ

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +21

    Teacher Aadan Allah danbigaga hadhaafo💖😊

  • @amiinmurzalali4978
    @amiinmurzalali4978 4 роки тому +5

    Maanshaallaah waa arin wanaagsan dadkaba waxaa waalaya dadkan dhiiri galiya yaasha isku sheegaya.

  • @khadarsiciidsaalax8393
    @khadarsiciidsaalax8393 4 роки тому +2

    Thanks you our teacher
    Every day and every night
    Waan dhagaystaa mahasanid macalin

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 4 роки тому +5

    Allaha ku xifdiyo Walaalkay waayadaan waaba u xiisay Saad miskaxda noogu dhisi jirtay iyo xaqiiqahaad nala wadaagi jirtay

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 роки тому +1

    Masha alah macalin aadan ale hakaa abalmariyo dadalkaa har iyo habeen aad utagan tahay alah haku xifdiyo

  • @ahmedjeesto649
    @ahmedjeesto649 4 роки тому +11

    Maclin Aadan Sahan Waan Ku Salaamay

  • @xamdasaleeban5824
    @xamdasaleeban5824 4 роки тому +16

    Buugaagtad Turjunto Hlkaa lga Helaa wlaal Burco ayaan kula joogaaye☺

    • @A...A09888
      @A...A09888 4 роки тому

      Haaa ana waan ubaahanhy ree jigjiga ayn ahy
      Xageen ka helna bugaagtu turjumo

    • @suhaybshankarsuhaybshankar4930
      @suhaybshankarsuhaybshankar4930 4 роки тому

      Sidoo kale wax aan jooga hargaysa wllo aadna sahan bugaagt ayaan ubaahanahay

    • @tiktokgames1007
      @tiktokgames1007 2 роки тому

      Sahan buugis ayaad ka helaysan

  • @ikhlaazali1476
    @ikhlaazali1476 4 роки тому +2

    M.a aadan noloshaada waadka adkaaty runtii 👍👊
    Hory usoco pro

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 роки тому +2

    Mahadsanid macalin kaliya aan Ku xidhanhay UA-cam ka Soomaalida

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +3

    Walaahi waa run, inbadan ayaan isku arkay arinkan

  • @dhuuyesaed1413
    @dhuuyesaed1413 4 роки тому +5

    Alle noloshaada hakuu qurxiyo wll runtii bartaadan UA-cam ka ilaa iyo markii aan kusoo biiray oo ahayd mudo 2sano ku dhaw markaas oo yar aan sxb ahayn ii itusay adigoo ka barnaamiyo taxanaa ka soo diyaariyey maansooniyada oo ahayd sheeko aanan waligayba maqlin runtii sheekadaas oo aan aad ula dhacay darteed page kaagaan waxaan la noqday sxb dhaw anigoo xitaa gambaleelka furtay si Markasta wixii cusub ee aad soo galisaba aan si dhaw ula socdo...
    Gabagabadii mudadii 2da sanno ahayd ee aan kugu xirnaa waxaan kaa koror saday aqoon, runtii raadinteeda waqti iyo lacago farabadan iiga bixilahaayeen....
    Wax kale aan ku iraahdo garan mayo aan ka ahayn, aaad iyo aaad baad u mahadsantahay wllo...
    Plz qofkii comment gaygaan akhriya waxaan u sheegayaa inuu SAHANKA XOGAHA uu subscribe saaro gambaleelkana furto, si aqoonta dhextaala uu uga faa ideysto...

  • @nicolasotamendi9835
    @nicolasotamendi9835 4 роки тому +4

    Allaha cimriga ku barakeeyo wllkei.....

  • @sakiciiltireoffical1655
    @sakiciiltireoffical1655 4 роки тому +3

    Ustaad Adan Khadar Cali keep going pro💓

  • @abdirizakmohamed7001
    @abdirizakmohamed7001 4 роки тому

    Video gan malin walba wan daawada si uu qalbigeyga ugu dhaadhaco anan ugu dhaqmo Dankeschön Bruder ❣️🙏🏾

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 роки тому

    Alla haku barakeeyo waa runtaa qof walba waxii u fiican asaa garan bila aadamkana rabbi masimin

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +4

    Laakiin qofka jecel inuu arrimaha guntooda gaaro waa qof ka sarreeyo dadka intiisa kale
    wuuna ka degganyahay kuwa kale
    sida dadka caadiga ahi u jecelyihiin nolosha caadiga ah
    sidoo kale dadka falsafaddu waxey jecelyihiin isweydiinta badan iyo baarista xeelka dheer
    labadana midka fiican waa la garankaraa
    oo qofkii caqli leh in loo caddeeyo uma baahna

    • @naswarcabdi3968
      @naswarcabdi3968 4 роки тому

      Sidaad mooday ma'ahe 99%dadku ma'ha filosofi ee waa iska caadi (dinac kele ayu kufiican yahay ) hadaba ma'inaan wada noqoono waxaanan ahayn mise inaan baadhno waxaannahay?

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 4 роки тому +4

    Walalka aadan sahan♥️♥️♥️

  • @mohamedabdirahman4732
    @mohamedabdirahman4732 4 роки тому

    Macalin Aadan Sahan Alle cimriga iyo cilmiga hakuu barakeeyo

  • @mahamedshukri1627
    @mahamedshukri1627 4 роки тому +3

    Buugagta aad aqrisato oo somaliga ah sxb halkee kahelikaraa

  • @Mk-dw1sb
    @Mk-dw1sb 4 роки тому +1

    Wllkega sahanka ad ayan ku jeclaHaY Ilahay haku waafujiyo ارجوك ساوي فيديو تحكي عن زوال اسرائيل لعنهم الله في قرآن يوجد اياة كثيرن تحكي عن بني إسرائيل من 🍁🍁

  • @raageshire289
    @raageshire289 4 роки тому

    Masha alaah wlhi waa barnaamij cajiib ah ilaahay haku sharfo ustaad Aadan

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 4 роки тому +1

    Mnta wa jimce ma heli kara30 qof rasuslka kusalisa scw

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 4 роки тому +7

    Ama first person ahaw ama last ahaw hh wallaadan first person like iiga helaynin kuwa aad moodo inay kusoo caan baxayaan first person baa ahy

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 4 роки тому +5

    qofka ugu horeya comantiga🤤✌😅

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 4 роки тому

    جزاك الله خيرا أخي أدم

  • @deepak8yearschampion410
    @deepak8yearschampion410 4 роки тому +1

    Masha allah sxb noobadi baraamijka noocaan kale

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 4 роки тому

    Msha allah sxb alle caqliga ha kuu barakeeyo

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction1498 4 роки тому +1

    Xiiiseeya wllkken aaDan sahan

  • @haboonsiciid6826
    @haboonsiciid6826 4 роки тому +4

    Mahznid wllky 🥰

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 роки тому +1

    Masha allah waa sax arinkaas

  • @xamseshuko4052
    @xamseshuko4052 4 роки тому +6

    WllHi Aadan Waa QoF Caqli Badan Alle Ha u siyaadsheee

  • @dragonwarrior4047
    @dragonwarrior4047 4 роки тому +2

    Aadan Khadar Ali Rooble Mid Kamida Aqoonyahanada Fara Ku Tiriska Ee Somaalida . MARWALBA KU GUULEYSO GARAAD DAARIDA DADKAAGA .
    WarZame Omer AdeM

  • @cumarcabdimaxamed1481
    @cumarcabdimaxamed1481 4 роки тому

    Masha Allah ustaad Adan sahan

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 роки тому

    Mashallah waa runtaa waan kugu raacsanahay mashallah Allah ku xafido walaal

  • @huthamohamed1010
    @huthamohamed1010 4 роки тому

    Alle cilmiga iyo cafimadkaba haku barakeyo wll

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour3588 4 роки тому +1

    Allah janada haku geyo wll aadan

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 4 роки тому +1

    Wll mahadsanid
    Horey u soco

  • @cade3808
    @cade3808 4 роки тому

    Ustaad adaan khadar cali alaha ku bara keeyo
    Ustaad buugaagta aad turjumtay xg ugu hagaaga

  • @luckyomar510
    @luckyomar510 4 роки тому +1

    Mahadsanid Aadanow❤

  • @yaxyegood8368
    @yaxyegood8368 4 роки тому

    Hal-xidhaale nololeed oo dad badan haysta ayay xogta muuqaalkan ku jirtaa furfuri doontaa alle idamkii.
    Waa aragti aniga laftaydu aan ku dhaqmo, in qof waliba uu noloshiisa noolaado sida uu u noolaanayona aanu cidkale waydiin, aan ka ahayn hoga-tus iyo wixii waayo aragnimo ah. Alle hakaa abaal mariyo wll Aadan aqoonta aad dadka la wadaagto.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 роки тому +2

    Masha allah

  • @maxamedcabdullahi5419
    @maxamedcabdullahi5419 4 роки тому

    Masha allh wll allh kuxfido wxn fhny wx inga mqnaa wxn kafaa iidy wxbdan oo muhiim uah nfsdeena iyo dintena iyo dhqnkena waad kumhd snthy

  • @abdinafiyusufomar2974
    @abdinafiyusufomar2974 4 роки тому

    Jzaka Allah wll Adan mhdsnid inbdn

  • @Zaydmedia913
    @Zaydmedia913 4 роки тому +1

    Masha allah walaal alle ha ku dhowro

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 роки тому +26

    Asc, walaal aadan waxaan kaa codsan lahaa inaad kasoo hadasho ciyaarta la yidhaahdo PUPG oo hadda dhalintu 85% ay waqtigeeda ku qaadato,markaa walaal bal adigoo talooyin siinaya dadka ciyaara sidoo kale ka hadlaya dhibaatooyinkiisa mustaqbalka iyo kuwa haddaba , bal video kasoo samee,wr macallaa kuwo aan aqaano ayaa 24hours ciyaara bal walaal walaalahaas bal aynu wax laqabo anigu waxaan is idhi wuxu waaba sixir!
    Mahadsanid

    • @abdirahiinhassan309
      @abdirahiinhassan309 4 роки тому +1

      Waa runtaa wllhi wlle ka hadal aadan dheh

    • @hamseofficial7116
      @hamseofficial7116 4 роки тому

      Inzha alh Aadan jawaabtu waa xagaga

    • @Aqoon_Tube
      @Aqoon_Tube 4 роки тому

      Please wllo booqo channle kayga subscribe iisaar waxan ahay wiil youtuber ah rabo horumar inuu ka gaadho youtubeka igu caawi
      👇👇👇👇👇
      subscribe wax dhible maaaha wllo alleh haku xiftiyo wll

    • @saalim6748
      @saalim6748 4 роки тому

      Wallee walaal taas beentaa maahan aadan ayaanuna jawaabta uga fadhinaa ,idamka alle.

    • @azhrafadnaan8139
      @azhrafadnaan8139 4 роки тому

      Incha allah waxan rajaynayaa inaad ka soo hadasho arinta pugb oo hada si xun ugu faafay bulshada aan ku dhex nooL nahay

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 4 роки тому

    Guud ahaaan waxay tahay waar hooy farxadu dhexdaada ayay ku jirtaaa ii wax walba way kugu jiraa eee meelo kale haka baadhin...
    Aad iyo Aad mahadsathy Aadan

  • @hothodaahir978
    @hothodaahir978 4 роки тому

    Alle khayr hasiiyo wlhi waxbadan baan ka faaiday

  • @fahangallan4509
    @fahangallan4509 4 роки тому

    Ma sha Allah Allah ya bariik walalo...!!!!

  • @mahamedqadarabdulaahi7927
    @mahamedqadarabdulaahi7927 4 роки тому +7

    AADAN KHADAR CALI #RABI GUUSHA NOLOLLEED IYO GEERIDA AAKHIROBA HAKUU SAKHIRO wll waxaan kaa codsan lahaa inaad muuqaal kasoo diyaariso taxanahan aduunka wareeriyay ee MONEY HEIST ee dhaamaan caalamka islaamka laga daawanayo igo dhibaabihiisaba

  • @mustafemahdi718
    @mustafemahdi718 4 роки тому

    Mashaallha Adan🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @abdirahiinhassan309
    @abdirahiinhassan309 4 роки тому +6

    Indheer garadka umaddda soomaaliyeed

  • @dekshaafici2159
    @dekshaafici2159 4 роки тому

    Wuxu aha muqal an inbadan rajanyay inad ka hdasho lkn alx wan helly mahasnit wll wad ku mahad santhy shaqada ad u hayso bulshada❤

  • @nazirahmet6933
    @nazirahmet6933 4 роки тому +1

    Go forward aadan sahan

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Mahdsnid ustaad keep going allaha ku barakeyo

  • @Masdille
    @Masdille 4 роки тому

    Allah Haku Barakeeyo Adan Sahan

  • @libanhusseinahmed1325
    @libanhusseinahmed1325 4 роки тому +1

    weydiinta ( sidee) waa muhiiim ,tilaabo kasto qadeysisd waad inaad qaabeysaa qaabka iyo wadada aad umareysid ,

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 роки тому +2

    Macalin aadam✊✊😍😍

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Рік тому +1

    Adan sahank excellence

  • @shamsoudinsamafaleh1956
    @shamsoudinsamafaleh1956 4 роки тому +1

    شكرا لك يا اخي الكريم

  • @Footballlegendaryy
    @Footballlegendaryy 4 роки тому +2

    Markayga horeba I'm minimalist
    Waxaanaan ku dhaqbaa odhaahda ah
    لا تأجل عمل اليوم إلى الغد

  • @abdiizmail2647
    @abdiizmail2647 4 роки тому

    Mawduucyada ugu badan ee aan waayadan la kulmo..... jeclahay ama raadiyo.

  • @omardayib7685
    @omardayib7685 4 роки тому +1

    Mnsha allaah

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 4 роки тому +1

    Wcs warxma ra'yigan waa mid aan ku guulaystay aniga kaligay maaha aniga iyo asxaab badan aan leeyahay inkastoo kaligay an ka dhabeeyay mar dhoweyd ayaan school dhameeyay kaalinsarena ka galay maaha inaan faanayo lkn qaacidada ah waxa aan jeclahay niyadayduna ujeedo waqtiga aan jeclaysto iyo marxalada aan ku jeclaysto ayaan ku dadaalayay wax walboo wajib igu ahna dusha ayaan saartay,waxa wajibka igu ah kama dhigin wax idhiba ee waxaan ka dhigtay wax noloshaydu ku tiirsan tahay fasallo badan ayaan sidaas ugusoo guulaystay arday badan ayaa idhihi jiray amaal sidee wax u akhrisaa ama udiyaarisaa waxbarashadaada waxaan dhihi jiray qaabka aan jeclahay kowna ay katahay dhagaysiga iyo in aan wax isku xir-xiro muddana u fakaro,kadib inta aan kafahmana kukabo wax akhris iyo baaris dheeraad ah way iga yaabi jireen oojadwal iyo waqtiyo gaara ayaa wax la akhriyaa markaasan dhihi jiray waxaan jeclahay ay niyadaydu iyo noloshayduba rabto ayan sameeya ee adigu sida aad jeceshahay aad wax u fahmayso wax u akhriso markaas waxay isdhihi jireen waa xaasidad oo waqtiyadeeda waynaga qarsanaysa markaan usheegana dhankooda waqtiyadaas macquul kama aha marka qofwaliba si gar ah ayuu wax isku fahansiin karaa iyadoo lagawada midaysanyahay meesha loo socdo hadaan sidaas ahaan lahayn dunidanba hal dhinac ayaan u arki lahayn marka hadba meesha aad active ku tahay raadi oo wanaagsan halkaasna horumari waad ka guulaysanaysaa meeshaas lkn hadaad istiraahdo hebel wuxu sameeyo iyo siduu ufakaraan rabaa waligaa waad habaabsanaanaysaa.
    Mawduucan aadbuu iiqanciyay mhdsanid sahanka xogaha ilahay hayna xifdiyo labada daaroodba.

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 4 роки тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @xasan1713
    @xasan1713 4 роки тому

    Aad baanu kuugu mahad celinaynaa wll aadam

  • @yahyeyare9820
    @yahyeyare9820 4 роки тому

    Mahadsanid wllo aadan ilahay danbigaga iyo ka waalidkaaba ha dhaafo walal waxad kasoo hadasha qaflada dhalinyarada iyo aduunkan gabaabsiga

  • @haqabtirestudio6461
    @haqabtirestudio6461 4 роки тому

    Mahadsanid alle haku xaafido

  • @cabdiqani2705
    @cabdiqani2705 4 роки тому

    Msha alah wll qali eebe haku xafido

  • @xafsocali1384
    @xafsocali1384 4 роки тому

    Masha allaah wll mahadsanid

  • @maxamedmooha8110
    @maxamedmooha8110 4 роки тому

    Mashaa alaah wll ,mcn

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 роки тому

    Mzha allh wllky Alleh Ha ku Sharfo

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +1

    Masha Allah talo & tusaaalo muhiim ah ayaad nasiisay

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 4 роки тому

    Jazaakallaah khayr walaal

  • @Kaamil_pro_studio
    @Kaamil_pro_studio 4 роки тому +1

    HAAA WALL ADAN WAA RUN ANPA WAAN ARKEY pupg wa azxptayda oo idil anpa waxa aan isku dayaa mararka qaar marka aan xanaqana waan ka paxaa

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 4 роки тому

    Masha allaah alla hakuudaayo caqliga wll waxabadmodaa inad aniga igahadlayso wllhi waan rabay insidan wax aan ufahmo mahadsanid wllo

  • @Garas1
    @Garas1 4 роки тому

    M.a wll adan kheyr alh hku siiyo

  • @KhadarAfgaab-y7
    @KhadarAfgaab-y7 2 місяці тому

    Bro even me I Like boog akhriska sure aad ban u jeclahay👍🏻 and bro I like your statement so keep it up 👍🏻👊🏻👊🏻

  • @abdirahmaanabdisalaam3688
    @abdirahmaanabdisalaam3688 4 роки тому +1

    Mhdsnd wll🙏🙏🙏

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 4 роки тому

    Waan kugu raacay wll Aragtidaada waana mid wanaagsan Oo idhiiri gelisay Runtii

  • @sadiiqtimiro6801
    @sadiiqtimiro6801 4 роки тому

    masha allah wll xaqiiqda ayaad ka hadashay wanan kugu raacsanahay fikirkaaga aqliyaysan

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 роки тому

    Adan khadar ali mhsanid sxp👍
    Waa run ma fcna in wakhtiga la isku soo koobo oo hal wakhti laga dhigo laga yaabeE halkaa wakhti Ee aad qorshaysatay in uu mashquul kaaga imaado ama waxyaabo kle sidaasna ay kugu seegto fursadii Aad wax akhrinaysay ama Aad hawl u baahneyd inaad qabato lkn waxaa jira wakhtiyo lama huraana oo ku haboon in wax la akhriyo jawi ama hawl la qabto.

  • @hassannor4198
    @hassannor4198 4 роки тому +1

    Aad baad umahadsantahay marka hore,
    Fikir ahaan ma xuma aragtidaadan lkn wxaa jira waxyaabo ubaahan ama muhiim ah in aad macluumaad ka ogaato kahor inta aadan bilaabin
    Buugaagta la akhriyayana waa kala duwan yihiin caadi ahaanta:-
    1) kuwo waxa ay ka hadlaan "cilmiga ku Saabsan jidhka aadamaha (medical books)" kuwaa oo kale waa inaad ogaataa buuga aad akhrineyso nooca uu yahay, sida aad u akhrineyso
    2) kuwa kalena waxa ay daraaseeyaan "nolosha iyo horumarka aadamaha" dabcan tani waxa soo galaya dhamaan sida uu aadmigu unoolyahay, taariikhda uu soo maray, dhulka uu ku noolyahay, diimaha ( lkn islamka kaliya sax ah), isbadalka nolosha dabcan horumarka ay sameeyen kuwaa oo idil waxa ay ka hadlayaan maaha jidhka noolaha ee waa noloshiisa iyaga sidaa doonto ayaad u akhriyi kartaa marka laga reebo diinta (islamka) oo macluumaad ayaad uga baahantahay kahor inta aadan akhriyin
    📚📚📚 📚📚📚
    📚📚📚📚📚📚
    Mhdsnid wll

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame 2 роки тому

    War nolosha ha falsafadeynina ee halka aad ka gaadhaan ka qabta , war idhacay weeyi Aadan mahadsanid .

  • @warsameyaya9536
    @warsameyaya9536 4 роки тому

    WALAL ALLAHA KU BARAKEEYO AQONTADA

  • @shmaxamed5753
    @shmaxamed5753 4 роки тому

    Man Sha Allah

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 роки тому

    شكرا يا اخي

  • @cqadarbuneeste3438
    @cqadarbuneeste3438 2 роки тому

    Haye wll mahadsanid

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 роки тому

    MAHADSANID
    From hargaysa ✋✋

  • @aayaabashiircilmi6426
    @aayaabashiircilmi6426 4 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @ceeblamaxamed2896
    @ceeblamaxamed2896 4 роки тому

    Maashaa'allaah

  • @shaaficiakram8272
    @shaaficiakram8272 4 роки тому

    AADAN KHADAR CALI ROOBLE NAL U DAARAN INTA AFSOOMALIGA KU HADASHA RAXMAANKU HANOO MAA XAFIDO WLLO MCN❤🔥⭐

  • @RamlaMaxamuud-cb4ix
    @RamlaMaxamuud-cb4ix 7 місяців тому

    Jasakallah wllo adam😢😊

  • @nuuraxmed8349
    @nuuraxmed8349 4 роки тому

    Masha allh

  • @aadancali2967
    @aadancali2967 4 роки тому

    Mahadsanid

  • @nimcocige7811
    @nimcocige7811 4 роки тому

    Wllkyow man arag dhiirigeliye ka taga talalsaarashada alle inta aan anigu dawada dhmntood way sheegan waliba mudnaanta kowaad siinya blse wll

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 роки тому

    mahadsanid wll adam

  • @cimranonlinequran8112
    @cimranonlinequran8112 4 роки тому +1

    《 CIMRAAN ONLINE QURAN 》
    مركز العمران لتحفيظ القرآن الكريم
    ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
    ☆Cimraan online Quran waa machad online ah oo aad ku baranaysid Casharo kala duwan uu ugu horeeyo Qur aanka kariimka
    ☆Ku baro qur aanka iyo culuum kale Hab online ah adoo gurigaaga jooga meel kasta oo aad dunida ka joogtid adoo moobilkaaga gacanta ka dhiganaaya
    ☆CIMRAAN online qur aan waxa uu ka caawiyaa dadka aan hore u soo dhigan qur aanka iyo kuwa xiftinta doonaya sidii ay si fudud ugu baran lahaayeen
    ☆Casharada aad ka heleyso waxa ka mid ah
    ● QUR AANKA KARIIMKA
    ● Tafsiirka Qur aanka
    ● Hingaada Carabiga
    ● Axaadiista Rasuuslka صلى الله عليه وسلم
    ● Ducooyinka ku yaala kitaabka xusnul
    Muslim
    ● Subciska Qur aanka
    ☆Habkani waa hab fudud oo aan ugu talo galnay dadka ay u suurto gali wayday in ay wax barasho toos ah tagaan ama jooga Wadamada Galbeedka ee aan awoodin in ay helaan wax barasho diini ah iyo dadka Wadanka hooyo jooga ee jecel an Guryahooga wax ku dhex dhigtaan si joogto ah
    👉 Wixii Faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xidhiidh whats upka hoosta ku qoran ama imoda
    Whats up 👉 +252 0634541949
    Imo account 👉+ 252 0634541949
    لا تعجز أن تكون خير الناس كما دكر رسول الله صلى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه)
    ⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡

    • @azhrafadnaan8139
      @azhrafadnaan8139 4 роки тому

      Wlll numberka whatsppka waaa invite buu leeyahay