Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Buuggii aad raadinaysay | Almaajarayaat | Ha yaacdada maanta taagan |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2020
  • AlMaajarayaat , mid kamid ah kutubta ugu muhiimsan ee anfacaayo qofwalba oo zamankaan nool ,kuna ilay raacidda wax walba oo taagan faallo ka bixinta dhacdo walba gaar ahaan ardayda , Maquurashada internetka
    buug daawo u ah qofwalba oo ay daalisay raacidda akhbaarta wax walba oo socdo trendsk , hebel ayaa hebel u jawaabay , si xad dhaaf ah oo loo isticmaalo baraha bulshada , faallo ka bixinta dhacdo walboo siyaasadeed ,
    magaca buuga oo ah almaajarayaat wuxuu ka koobanyahay magac ahaan - جرى kadibna la raaciyay ال qeexid ah iyoما oo ah isku xire kadibna lagu kulmiyay alif iyo taa الماجريات . waxa socdo
    waa eray uu doortay qoraaga buuga ibraahiim bin cumar assakraan oo uu si cajiib ah uga hadlaayo sida maanta ay u sahlantahay in aan waqtigeena ku bixino raacidda wax walba oo taagan anagoo is leh wax yayna idin dhaafin
    bogaga buuga waxaa kuyaallo jumlo muhiim ah oo ah ( ضرورة التمييز بين فقه الواقع والغرق في الواقع.
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 515

  • @ogaansho
    @ogaansho  3 роки тому +220

    Buugga asagoo PDF ah ayuu ku jiraa neyka google ku baara magaciisa

    • @KIIKOEDITS1
      @KIIKOEDITS1 3 роки тому +1

      Mhdzanid ustaad

    • @mahbettle4706
      @mahbettle4706 3 роки тому

      Ustaad link ahan noogu sodir🙏🏻

    • @abdirazak.a8336
      @abdirazak.a8336 3 роки тому

      Shukran ustaad

    • @karamali2198
      @karamali2198 3 роки тому

      Ustaad link nagu caawi fadlan

    • @KaatunMedia
      @KaatunMedia 3 роки тому +3

      *Wl Hadii aad akhriday👀 Commnentigan wll Subcribe iisaar wax weyn maaha wll✨ Sharaf allah haku siiyo illaahay hamigaaga hakuu fudaydiyo♥️♥️♥️🙏🙏🙏*

  • @caalamfilmsseries2344
    @caalamfilmsseries2344 3 роки тому +173

    Ogaansho
    Dadweynaha
    Sahanka xogaha
    Waaberi media
    Annaga production
    Ogaalka dunida
    Dhiirigaliye
    Yislam omar
    Maanta
    Xusein kurdi
    Tanaad
    Ogaal Cusub
    Iftiinka dunida
    Idaacada buuloxubey
    Suheybsaajid media
    ABDIAZIIZ OOGLE
    Intaba hada kuxiran thy
    👇Like kumuji

  • @abdikaniabdi325
    @abdikaniabdi325 3 роки тому +17

    والله أخي لقد استفدت منك اليوم شيئا عظيما
    الله يسعدك أخي

  • @husseingalaydh8531
    @husseingalaydh8531 3 роки тому +16

    Mahadsanid sxb
    Faaido ka wayn mahadsanid ayan kugu qaba lkn waxkale oon duco iyo mahad ahyn kuma siin karo ❤️

  • @abdiali861
    @abdiali861 3 роки тому +41

    Omar inshar thinks wll love you from Djibouti 💯

    • @nasser_10pack5
      @nasser_10pack5 3 роки тому +2

      Thinks thanks 🙂

    • @abdimalikali1930
      @abdimalikali1930 3 роки тому +1

      Waryaa xaa kuudiide inaad afkaada hooyo ku hadashid

    • @ZAHARD144
      @ZAHARD144 3 роки тому

      @@abdimalikali1930
      Adigu caadi ugu hadal
      Xaaa xaa waaxy ma laxbad tahy

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

      @@abdimalikali1930 sxb jabuutiyanku afsoomali magaranayaan

    • @samirnasri6639
      @samirnasri6639 3 роки тому

      @@xamsexikmaawi5387 wad iska tiri bro

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Рік тому +4

    صلو علي من بكي شوقا لرئيتكم 😢

  • @alleulaabo7895
    @alleulaabo7895 3 роки тому +25

    Walal cumar video kasta ad soo dhigtid aniga inu iga hadlayaad mooda, Allah haku xifdiyo.

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 роки тому +2

    Al majariyad waa buug fiican
    Insha Allah wan baadhaya
    waxan ka faaiiday buuga
    1: Wakhtigayga in aan ku bixin dhacdoyinka Aduun ka socda
    Balse cilmi aan kaga faaiidaysta
    2: dhalin yarnimadu waa xiliga oonka waxbarashada .
    Waa xiliga faiido la beero
    Jasa kala Allah omar

  • @fatumahassan8382
    @fatumahassan8382 3 роки тому +6

    Masha Allah waad na baraa rugisay siiba aniga waxaaban moodayay in aad ila sugaysay saacadan I would like to say thank you so much .really I wasted my time 🕓for no reason .but now I know what I’m going thank you brother I would appreciated you 🕔

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 роки тому +6

    this book talks much time also you told us already and i am so thanking about that for may life really changed at the side of managing time

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Zakariya daacad
      Fikirkaaga afsoomaali ku dhiibo .
      Mahadsanid

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc Zaki Honesty plz soobooqo channel keyga waa codsi subscribe iisaar waxeey iitahay dhiiragalin shukran .

  • @user-cd5hk4he9i
    @user-cd5hk4he9i 3 роки тому +6

    MaHadsanid ustaad cumar wan akhrin waanan dhamayn doona insha allH ❤

  • @bile-25
    @bile-25 2 роки тому

    Jazakallah Kheyr wall cumar.

  • @maxkoinanuuraaniyare8992
    @maxkoinanuuraaniyare8992 3 роки тому +1

    شكرا اخي عمر انشار على كشف الحقائق السياسية وا تمنى ان يجازيك الله سبحانه وتعالى

  • @aadamali3986
    @aadamali3986 2 роки тому

    ابوسلمان جزاك اللهُ‎ حیرا۔۔

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +5

    جزاك اللهwaxad tahay macakinka kaliya aan baraha bulshada kuleeyahay casharadaadana sitoos ban ugutaxanahay wll

  • @zahruujaxaajizahruuj1510
    @zahruujaxaajizahruuj1510 3 роки тому

    Wall cumarow janno fardowsa halugu bishareyo intad ifka kafaruqin i.a 🤲

  • @maxamedshariif6552
    @maxamedshariif6552 3 роки тому +1

    Ustaad mahadsanid runtii waxa i haysta ayaad kasheekaysaa marwalba marka mahadsanid good teacher ayaa tahya

  • @yourmind9277
    @yourmind9277 3 роки тому +12

    فك الله أسر الشيخ إبراهيم السكران

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo.
      Mahadsanid

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 2 роки тому

      @@c.m.a.1937 sheekha buuga qoray oo xiran ayuu u duceeyay lee sxb ee fikir kale muu qorin.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 2 роки тому +1

      @@cabdiwali4
      Qorida ujeedadeedda waa in la aqrin karo lana fahmo.
      Macneheedda ha kusoo hor qoro ama ha kusoo hoos qoro aqriskeeddo afsoomaali ahaan iyo macnaha.

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 3 роки тому

    Jzaaka laahu kheir ustaas omar

  • @mariadaggan8120
    @mariadaggan8120 3 роки тому +1

    Mahadsanid walaal qaali soo gudbintaada.
    Runtii Ibraahim Sakraan makala dhacaan buugtiisu👌❤📚

  • @draxlaam2695
    @draxlaam2695 3 роки тому +4

    Aslan waaba danbi in aad waqtigda bilaa micdro ku lumido shukrn ustad

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 роки тому

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah please

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +2

      Waa sidaad sheegtay lkn waxaa maanta yar dadka wakhtigooda sidii saxda ahayd
      Aaad ayay uyar tahay runtii....

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid6040 3 роки тому

    Al ustaad cumar waxa utagantahy inaa maskaxda dhalinta dhistid alle haku sharfo kamadaal0 inaa waqtigeyga kuuhibeyo💕💞💕💞💕💞💕💞💕💘❣🤘❣❤❣❣

  • @Abdighani_Alinor
    @Abdighani_Alinor 3 роки тому

    Mahadsanid Mudane Omar wax badan ayaad sabab u noqotay inaan kaa faa'ido ALLAH hakuu barakeeyo dhan walba oo noloshaada kamid ah

  • @yaxyexuseen6065
    @yaxyexuseen6065 3 роки тому +10

    Family ogaansho jimco wangsn my teacher Omar also Good Friday

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Cabdicaziiz muxammad
      Afsoomaali fikirkaaga kdhiibo
      Mahadsanid

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 роки тому

    Mowduuc muhiim ah shukran cumar

  • @yahyegoud2476
    @yahyegoud2476 3 роки тому +5

    Man sha allah buug fiican

  • @dooxaonline3850
    @dooxaonline3850 3 роки тому

    Sadax sano oo ogaansho kuxirnaay Noloshayda wax wayn baa iska badalay heer aan noqday qof la xushmeeyo
    Cimriga alle hakuu dheereeyo wll cumar inshaar

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 роки тому

    mawduuc aad iyo aad umuhiim ah qaasatan aniga isii muhiim ah allaha ku barakakeeyo walalkey cumar inshaar

  • @user-wf8ho4dh9v
    @user-wf8ho4dh9v 3 роки тому

    Cumar mahadsanid

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 роки тому

    Walaal CUMAROW hal fikirad ayaan kuku darsanaa qof wuxuu sheegay hanoosoo gudbin lkn waxay kula tahay inoo soo gudbi mashaallaah walaahi barnaamijyada fikiradaada ah ayaan jeclahay fikiradaada noosoo cabir wll👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @cabdirahmaan675
    @cabdirahmaan675 3 роки тому

    Masha alh macalin Alle haka Abal mariyo

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 3 роки тому

    Aad iyo aad ustaad

  • @laylabugle6295
    @laylabugle6295 3 роки тому +1

    Manshaa’allaah ogaansh

  • @hamzamaestro7231
    @hamzamaestro7231 3 роки тому +1

    Mâcha allah ruunti waa Chanel kaa faideyy

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 роки тому +1

    Waxan iidiinka soo salamaya alkhor _Qatar 🇶🇦🇶🇦🇶🇦

  • @mohamedhindi5039
    @mohamedhindi5039 3 роки тому +4

    m.a omar inshar wll ad ayan kugu xiranahay hor mar intan kabalaran ayan ilah ku weydinaya ❤

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 3 роки тому +6

    Yaa tukaday salladii casar ha ilaawin

  • @muusecaliaxmad821
    @muusecaliaxmad821 3 роки тому

    Nin an wax badan ka faidey jasakalah

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 3 роки тому

    Ustad omar iinshaar ku jeclahay runti wax badan oo kaa bartay ayaa nolosheyda wax ka badashsy thanks ustad🙏🙏🙏🙏

  • @ismailabdiaziz9577
    @ismailabdiaziz9577 3 роки тому

    Muqaalkaan meeshuu nolosheyda katabanaayo waaa xaga ciyaraha aniga kadhalanyara ahaan maku mashquuli jirin arimo siyaasad balse inaan raaco ciyaraha falanqeyo baraha bulshada karaadin jirey macluumaadka ciyaraha balse ugu dambeyn waxaan kaistaagey markaan kaheley talo aad uwanagsan waana xitaa heer waxaan gaarey marka kooxdeyda laga badiyo dhafri jirey hurdo iga imaan jirin ciil dartiis iyo sidee koxda looga badiyey iyo anigooo kafikirayo sxbadeyda kooxda mucaradka kuah
    Alxamdullilah hada maba kala jecli ciyaraha

  • @idilmohaafrah7982
    @idilmohaafrah7982 3 роки тому

    Omar inshar Asc wllo! Sidaan u sugaaye waan dalay in aad noola sooso Cod siiso caalkii xumaay eee islamka wax ka sheegay faransiiska ahay ! Hadana atinta urduqan ka hadlay la leeyahay geesiga islaamka 👑👑👑👑👑❤️❤️ takbiir الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

    Jasakalaah khayr wll

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому

    Omer inzhaar حياك الله

  • @juveriacabdalla9349
    @juveriacabdalla9349 3 роки тому

    Wlhi waan raadinaayey buugaan waad mahadsanthy Omar

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 роки тому +1

    Waa barnaamij aad u qiimo badan
    Waxaa iga talo sucuudiga intaad ku mashquulaysay inaad dadka waanisaa ka wacan

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 3 роки тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 роки тому

    Khalid rashid nala wadag

  • @nurkikishkiadan1567
    @nurkikishkiadan1567 3 роки тому

    Mashallah waa buuga aan u omanayaa thanks allot soo badi bugaga nocaan OO kale inshallah waxaan rajaynayaa in aan ka faa'idaysto inshallah 💯💯💯

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km 3 роки тому

    M. a ustaad

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 3 роки тому

    Masha'allaaah shukran ustaad waxaad nolosheyda ka badashay wax weyn allaha ku cizzeeyo karaamo buuraha BADAR iyo UXUD KA weyn ayaan kuu hayaa salaan sare mazul OMAR INSHAR

  • @nazirdhafujeofficial7697
    @nazirdhafujeofficial7697 3 роки тому

    Shukran Akhii omar inshaar♥️🙏 Best Chanel ogaansho

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 роки тому

    Allaah haku xafido walalka Ogaansho Mahadsanid Waqtigeyga ayaad iiga faaiideesay walaal

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 3 роки тому

    MAHADSANID wll waa Mawduuc aad u Wannaagsan Oo Aan Tabaynay Shukran 😍

  • @Najmo8848
    @Najmo8848 3 роки тому

    Sheikh Ibraahiim sakraan Alle hakasoo saaro xabsiga Aala salool waa nin eey u baahantaahay umadda ! Buuggaan si guud buu u anfacayaa umada muslimka ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed mahadsanid Omar

  • @zahraomar9375
    @zahraomar9375 3 роки тому

    شكرا جزيلا يا اخي

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 3 роки тому +3

    Illaahay baa mahadsan iga dhigay ruux qab leh
    Baraha bulshada gaar ahaan facebook iyo UA-cam waxaan ka rukuntaa dadyooga xulka sare ah ee aan u arko in ay aniga ii faa’ideynayaan
    Waxaan la amakaagaa markaan arko dad leh team hebel baan ahay waliba saa’id ugu faraxsan

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +1

      Adigu sidaad carab baabtay waxad sheegtay in qof walba oo aad wax ka faaidayso inad rukumato
      Dadka kale eee aad sheegtay yaguna sidaada oo kale ayay ku faraxsan yihiin aamin sanayihiin inay kuwa wax ka faaidayan...
      Waa maxay marka sababta aad ula yaabaysa kuwaas dhaha team hebel ayan nahay...?

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 3 роки тому

      @@dailyxiin marka Koowaad Carab waxaa ka wado ma garan
      Aniga waan kuu sheegi karaa waxaa aan ka faa’ido kanaalada aan ku xiranahay ee ii sheek waxa aad faa’idada ku sheegayso ee laga faa’idayo qof nolol maalmeedkiissa kaaga sheekaynayo
      Haddana sida oo ay tahay qofku waa xor oo waxa uu rabo ayuu daawan karaa lkn muuqaalkaan waxaa looga hadlaayay faa’idada

  • @cabdullah6850
    @cabdullah6850 3 роки тому +1

    شكرا لك يا اخي💯🧠💌🧠🧠⁦🌧️⁩⁦🌧️⁩⁦🌧️⁩🤝🤝

  • @elyasabukar6338
    @elyasabukar6338 3 роки тому +1

    Wa mahatsan tahey ustaad noo soo gudbi muqaladi aat ugu hatli jirtey juqurafiga aduunka iyo wadamada caalamka

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيراً أجي الحبيب.

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 3 роки тому +2

    Thanks ustaad omar inshar❤🙏

  • @yuusufroobleyuusufrooble4970
    @yuusufroobleyuusufrooble4970 3 роки тому

    Shukran inshaar axsanta wll

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 3 роки тому

    Waa buug cidkasta anfacaya
    Mahadsanid ustaad Omar Inshaar

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 роки тому +1

    M.a🥰

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 роки тому

    ASC Cumar inshaar wall xegee naga aadey waqti dheer kadib manta masoo labatey wall alxmdulilaah mesha kasii wad

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 3 роки тому

    Waa mahadsantahay

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @abdiwsacali7701
    @abdiwsacali7701 3 роки тому

    Asc cumar wan kusalamay magacaygo wa cabdiwaasaca cali cabdi waxaan ahay taagero buxa oo ah ogaansho wan kuxidhanahay mudo labasano ah waxaan kabartay waxyabo badan waxaan rabaa inaada ilataliso waxaan kunolaha dalka ugandha waxaan ahya arday waxkabarta waxaan jecelaya ciyaarah dalka england marka mawaxad igulatalinasa inaniskadhafo walalo isojawab isha Allah Allah hakubarakeyo dhamaan tenba amiin allahayow

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 роки тому +1

    Abdirahmaan bidhaan Xaaji Daahir
    Caawa iyo Caalamka

  • @MM-pu3sf
    @MM-pu3sf 3 роки тому +1

    thanks wll booka waa cajiib runtii lkn qofkii carabiga kasaayo ayaa ka fideysan karo aniga iyo qofkii ila mid ahna soo koobitanka aad so koobtay ayaa naga badan👍

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 3 роки тому

    Omaraw buuqa manoo soo dhigi kartaa macalin.

  • @cabdisamad171
    @cabdisamad171 3 роки тому +1

    Aad iyo aad ayad umahadsantahay macalin waxyabo badan oo iga qarsona ayad itustay ina hestay

  • @mohamedabdikadirofficial7967
    @mohamedabdikadirofficial7967 3 роки тому

    M.a omer inshar thanks waa buug iyo mowduuc xaasaasi ah

  • @mustafmacalinmaxamed4207
    @mustafmacalinmaxamed4207 3 роки тому

    Mr cumar

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 3 роки тому

    Mahadsanid walal dadka waxan ugu jeclhy qof idhaha waqtigaaga kafaaideyso

  • @calimaxamedcali1983
    @calimaxamedcali1983 3 роки тому +1

    Sxb talo dadkaaga anfacasa adigana kansho aduun iyo aakhiraba aad ku guulaysan karto ah ayaan kuu hayaa.
    Turjumida kutub,aad u afceliso afkeena hooyo waxa ay mugdiga ka saarasaa jiil badan,waxa ay indhaha ufurasaa fac hurda oo riyoonaya,sxb arikaa waan kugu boorinayaa.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 роки тому

    mahadsanid wll omer

  • @raqiyaismail1649
    @raqiyaismail1649 3 роки тому

    Mashaa Allah omar irshaad runti waa caaqil Aduunwaynaha ku soo kor dhiyaaya wax yaalo aad uu muhiim ah qof ku channel kisa la soocda naa meshaa uu manta fadhiyaaya barito fadhin maayo aniga shakhasi ahaan mar kaan mowduca oo soo galiinaayo channel kisa aan dawado xamaasad aan cadi ahyn baa ii qaada waa na shakhasi ku daayasho mudan hore uu sooco brother ilahy cimilmiga haku siyaadsho

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 роки тому +2

    Omer inshaar Keep going

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 роки тому

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @cashaxirsi1153
    @cashaxirsi1153 3 роки тому

    Mnsha allah wll cumar inshaar waad ku mahadsantahay wxyaabaha faaidada le halkan aad noogu soo gudbiso anigu caaisha ahaan wxaan kuu hayaa abaal kaas oo ah wxyaabaha aan ka faaiday chanal kaaga ❤❤❤❤

  • @RaadkaGuusha
    @RaadkaGuusha 3 роки тому +1

    Wlhi waa buug aad u wanaagsan.

  • @adilhassanabdi9512
    @adilhassanabdi9512 3 роки тому

    o ka qery badan sida barashada dinta islamka

  • @user-rs3co1im4m
    @user-rs3co1im4m 3 роки тому

    Maashaalaah wll cumar rabi swt haku xafido hana ku jeclaado runtii chanelkan wax bdn baan ka faaiidey

  • @user-ne1cy3re2b
    @user-ne1cy3re2b 3 роки тому

    جزاكَ الله خيرا
    وبارك الله فيك .

  • @suleymaansalah7677
    @suleymaansalah7677 3 роки тому

    M.a allah Omar inshaar jazakallaaH

  • @kaltunhassantahir5934
    @kaltunhassantahir5934 3 роки тому

    Thnks wll hore usoco 👍

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 роки тому

    Aqoon badan Ayaan faaiiday brother omar inshar keep going mahad sanid

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 3 роки тому

    Jasakallahu khayr

  • @aminoabdirizak4315
    @aminoabdirizak4315 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله الف الف مبروك يا اخي

  • @ayanelmi3389
    @ayanelmi3389 3 роки тому

    Masha allah thank you brother and we love you

  • @dhayibmuuse3383
    @dhayibmuuse3383 3 роки тому +1

    Ma sha Allah wall cumar aad iyo aad ayaad umahad santahay

  • @DHAQANETech
    @DHAQANETech 3 роки тому

    Mansha Allah
    keep going cumar ishaar

  • @zalahcarap3665
    @zalahcarap3665 3 роки тому

    Shukran

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 3 роки тому

    Wlhi buugaan wuxuu taabtay taagantayda ama waaqicayga goaan aan qadanayay ayuu xoojiyay
    Mahadsanid ar CUMEEY INSHAROOW
    Waana taabtaan jeedinaada

  • @adilhassanabdi9512
    @adilhassanabdi9512 3 роки тому

    alxamdulilah ilahi dartis marka ugu haray ilahi wax kale ayu igu badalay

  • @mohamedabdulkadir2312
    @mohamedabdulkadir2312 3 роки тому

    Cumar inshar sxb buugan wadankeena ma laga helaa

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 роки тому

    Wlhi tasaa been aheen zamankaan lagu jiro wey yaratey diinta in labarto ama quraanka iyo xadiisyada in la aqristo wey yaratey illah hanaga madoweyo galadaan maskaxdaa ayey naga qabsadeen illah hanaga qabto

  • @abdulaahiali4519
    @abdulaahiali4519 3 роки тому

    Maasha Alaah Will ogaansho alaha ku xafido

  • @izmoak3433
    @izmoak3433 3 роки тому

    Macha Allah will ilaahay cilmiga iyo caafimaadka hakuu daayo'

  • @galaydhjimcaan5654
    @galaydhjimcaan5654 3 роки тому

    masha allah khayrka aadsoogudbinaysid alle hakaa abaaliyo
    waxaan rajaynaya in ay dadbadanni kaafaaideen