Mahadsanid waa fikir maanta la jooga loogu baahi badnaa bulshada soomaalidu ay ilbaxnimo u taqaan iney xog kasta ay leeyihiin dibada u soo hufaan ilaahay ha ka ajarsiiyo waqti wanaagsan aad ku bixisey 💎
Mahadsanid wllo wllhi garan mayno waxan kuugu abaal gudno oo aan ka ahyn in aan ilahay kuweydiino cimridheer oo baraka leh faa iido badan aduunka iyo akhiraba in ad guuleysato waxyabo aan intabadn ladeerensneyn ayad kahdashy alle haka abaal mariyo wllky marna ustad kayaga ah🤲💯♥️
Dad badan ayaa heysto fursado ay dadkoda iyo dalkoda wax ugu faaiideyn karaan Lkn intaasba waxa ay ka horeeysiiyeen Noloshoda bilaa Camalka ah oo an waxba noo faiideynen waqti lumis ma ahane Waxa jiro Dhalinyaro ad adiga ugu horeeyso iyo kuwo kle uu kugu mowqif ah allaha idin xifdiyo waxaad Noo Tihiin indho calaamka waxa ka socdo an ku aragno Rabi ha idin la jiro
Suleiman Al qanuni xilka Dowladii Cusmaaniyiinta wuxu hayay intii u dhaxaysay 1520 ilaa 1566 halka Axmed gurayna duulaanka ku jiray 1527 ilaa 1543. Dabcan haana way isasoo gaadhen taariikh ahaaan.
Its all true wallahi you are amazing!!
Dharta badan iskada fadlan
Jaamacada dhamaysatiran oo bilasha ugu imo sahanka xogaha alle ha ku sharafo wll wll aadan
Wllhi baan ku dhaartay hada aYaan badhayey oo aan islahaa aadan maanta mxaa helaY wadiga iskeenay cimri Dheer kuu rajaYnaYaa wll qli
Dharta badan iskada fadlan
Anigoon daawan ayaan comment bixinayaa wllhi waan hubaa inuu wax tar yahay Allah hakuu rumeeyo hamigaaga Aakhirana jnadda kuu rajaynayaa Ustaad Aadan
💯u hit the nail on the head
The only guy who touches the truth without any hesitation..... may Allah guide us all🤲
Adan khadar cali mr aadan sahan macalin ku dayasho mudan maanshiilna ah
Mahadsanid waa fikir maanta la jooga loogu baahi badnaa bulshada soomaalidu ay ilbaxnimo u taqaan iney xog kasta ay leeyihiin dibada u soo hufaan ilaahay ha ka ajarsiiyo waqti wanaagsan aad ku bixisey 💎
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga
ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
٥.التجويد
chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
Mahadsanid in badan
Cawa go,an ayan garay waliba wayn mesha mar walba iga dhimana wan fahmaay adan bro thnks❤
Mahdsanid ustaad.
Been maaha aragtida ah youtubarada Soomaalida inta aad xogta yar ka hayso ayaad ugu ixtiraamka badan tahay. Tusaale ahaan anigu xog badan kama yahay rag badan oo yuutubaro Somali ah hadana agtayda karaamay ku leeyihiin sida; Xuseen kurdi, Adam sahan, Cumar inshar iyo kuwo kale.
❤
Mahadsanid wllo wllhi garan mayno waxan kuugu abaal gudno oo aan ka ahyn in aan ilahay kuweydiino cimridheer oo baraka leh faa iido badan aduunka iyo akhiraba in ad guuleysato waxyabo aan intabadn ladeerensneyn ayad kahdashy alle haka abaal mariyo wllky marna ustad kayaga ah🤲💯♥️
💯💯💯
Thank you so much sir adaan khadar🤝
Waa waaNo Dhab-ahaantii aad iYo aad u-fiican aadan sahanaw!!
Amiir Aadam rabi haku xafido waxaa tahay wax garad meel fog ka fakara amiirka guud somalida geska africa ayaad tahay
Aadan sahan masha allah allaha ku bara keeyo sxb
Wow
Aadan xogo muhiim ah sxb ...
Ku saabsan nolosha , mhdsanid
Masha Allah allaha kubarakeeyo bowe waad noo faa idaysay
mudane mahadsanid 1000% ee siiwad dadaalkaada
Qofba halkuu kaa mudanyahay istaaji....
Jasakalaaahu khyrn walal Adam
Ilahow hamigayga irumeee🤲🤲🤲🤲
Amiiin idhaha wallyaal
Of coarse that was a good point to know thank u for sharing
Ustaad Aadan sahan, dhamaan waa run waxaa aad sheegtay. Sababtoo ah ustaad markastood qofka sirta aad ka haysaa ay badan tahay, qiimaha uu agtaada ka leeyahay ayaa yar, lkn qofka sir yar aad ka hayso qiimaha uu agtaada ka leeyahay ayaa badan.
بارك الله فيك ilahey haku xifdiyo adanow
Adan sahan zxp Alle haku xafido
Mahadsanid macalin
Mashallah
Thanks my bro noolow alaya cisak runtaa kugu jecel bro isku fikir ayaynu nay thanks
Waa mahadsantahy ustaad aadan
Macan adam khadar alle haku bareekyo vedio aan sugaynau
Mahadsanid wax badan Ayaan ka faa,iday ilahay cimriga Haku dheerayo
Ee dhiganihii ama buugi xagu ku danbeyey
Kuwa aan ugu ixtiraam badanahay uguna jecelahay ayaad tahay walal eebe haku dhawro
Mahadsanid
yutuberada soomaaluda kuwaan ugu ixtiraamka badanahay waaa ogaansho chanel iyo maracade show ugu najeclahay
Shiiq adaan. waxan ku weydinaa kirish taanka iyo yahuudaa..yaa sugooyo masiixu dijaal..kirish taanka iyo yahuuda...qola.dee.nabi ciise caabudo...waanku wareeray.👍✅
Kiristanka
Mahadsanid wll wax badan kaa faa,iday
Qodob qurux bdn ayad nagala hadshy wllkey allha ku barakeyo
#Aadan khadar cali #illahay Haku #Sharfo Nio waxan ka codsan lahaa #inaad si fiican iiyara fahamsiiso #Mashruuca #ladagaalanka #Nuurka
*Wll muqaaladii hore mid kamida ayuu kaga hadlay ee dib ugu noqo 😊*
I Cant stop laughing Markad Dhahday like sharu And Ashwaria
Thanks saxib qof wanagsan badtahey keep going brother
wcs mahadsanid sxb
Shukran akhii Alle hakaa abaal-mariyo adduunka iyo aakhiraba
Masha allah pro allaha ku dhowro
Mash Allah walal sahanka xogaha Allaha ku barkeeyo
Sxb wa arrin muhiim ah
Oo soomaalidu aanay ogayn thanks
Masha Allah wx bdna ba ka faiday illhy ha ku dhowro wll adan 🥰💞💞
"TImir xabàl taalla", xabaalaha waan ka cuni jiray timirt lkn halhays inay thay mantaan ogaaday.
Mahadsanid wlll Aadan
masha Allaah waa runtaa walaal aadan
Walaahi was wax run ah waxaan loo dirsan bay dadka uga sheekeen war nolashiina iyo sirihiin dadka inaad usheegtaan was khalad
Masha allah Sxb Alaayacisak ....
Jazaka Allah
Masha allah runtaad ka hadashay wll allaha ku barakeeyo
جزاك الله خيرا
Waa mawduuc muhiima 💕
Masha alh wad noo faaidaysay kazakallah khyr wll
HORE USOCO WLL ADAN SAHAN
adan wll aad bad umahadsantahay nin caaqil ah baad tahay ee hory usoco
Mansha allah wll ❤️😘
Jaskalaah walaal aadan sahan .alle caqliga hakuu barakeeyo 🤗
Manshallh wllo waxatahy qof kudayasho mudan ilhay cimriga haku barakeyee
Alle haku siyaadiyo
Caqligaga🥰
Aadban ku aminsanahy
Mahadsanid
mahadzanid jazaka allah wll.
wax ka qaalizan oon ki dhaho garamaayo.
xaqiiq weeye waxa aad sheegtay oo dhan bro
ادا زاد شيء عن حده انقلب الي ضضه
Adaan ustaad Alle haku Sharfo 💞💞💞💞💞💞💞
Wllhi waa runtaa wll hore u soco 👍
M.allah ustaad
😍allah yaxfadik
Mahadsanid zxp adan aad ayaad wanisay
Dad badan ayaa heysto fursado ay dadkoda iyo dalkoda wax ugu faaiideyn karaan Lkn intaasba waxa ay ka horeeysiiyeen Noloshoda bilaa Camalka ah oo an waxba noo faiideynen waqti lumis ma ahane
Waxa jiro Dhalinyaro ad adiga ugu horeeyso iyo kuwo kle uu kugu mowqif ah allaha idin xifdiyo waxaad Noo Tihiin indho calaamka waxa ka socdo an ku aragno
Rabi ha idin la jiro
Ax wllhi waan jecelahay inaan dadka waaniyo oon wax u sheego laakiin dhawr caqabadood dartood ma awoodo sida gabadh ayaan ahay ooma jecli in codkayga la maqlo😔
Waxan aas aasnay wtsapp group oo dhalinyaro somaliyed oo wacyi galin ah kusoobiiritankagu wainoo muhiim 🙏🙏🙏🙏
yaanu week uun ku kala kicin group kaasi ileen mid group ka waala oo afuufa lamawaaye. Sakhraaminta ka ilaali yacni
@@bileahmed875 0612124539 Plz igu so dar
@@bileahmed875 ii soo qor numberka wll aad groupkaas igu dartide🤩😍
Allaahu Akbar
Mahadsanid sxb sare!!!
Mshlh pro adan ❤❤
Keep going zhp
Sax weye wll jasklhu kheer shukrn
insha allah insha allah alxamdullilaah alxamdullilaah allahu akbar
Keep it up bro mine
mahadsanid wll adam
Msha Allaah
Alle xaqa haina garansiiyo jazakallah khayir wll
Love ka aad isticmaalaysaaa sawdigii ustaad aadan lahaa waa ihaana badhideediii
LUQMAN AL-XAKIM qisadiisa noosoo diyaari sxb ................JIGJIGA
Shukran wll aden
Wllhi waa xaqiiqda manta umadu u badantahy
✊✊✊yes
Mahad sanid adan sahan
LEGEND KEEP UP
UA-cam-ka dad adiga kulamid ah ama kaaroon ALLE haku soo badiyo
Sii wad dadaalkaaga pro thanks
M.a keep going
Haday sidaa tahay walee sirtii dhimatay oo xog bixin iyo waxaa is galay sirtii
Walee siri dhimataye dib haloo nooleeyo
wll aadan aad ayd umhd santahy wll qof wxa tahy bulshda usoo gudbiya wax faaido leh ilaahay hkaa jaasi siyo ah wll adan
Waxaatahay qof bulshada waxtar uleh
Alle aftahanimada hakuu siyaaadiyo👐
Waa xaqiid qofku hadii macnkiisa badka so wada dhigo marka la wada muudsado dhadhanku wuu dhamaanaya micnaha hadii siraha xogahaaga lawada helo micno yare ayaad noqonaysaa 😋✋👌👍
Total truth
Mahadsanid ustad
Waxa waye qodop aad muhim u ah Somali sida ugu badan dhalinyarada sir ma lahn qaasatan gabdhah
Wle waa khaqaqi jira
Waana ta maanta inaga maqan
Waana mowduuc aad u muhiim ah
Mahadsanid
Sultan seleiman Al Qanuni
iYo Mujahidki somaliyed axmed gurey maisku Waqti Ayey Ahayan Maclim?
Suleiman Al qanuni xilka Dowladii Cusmaaniyiinta wuxu hayay intii u dhaxaysay 1520 ilaa 1566 halka Axmed gurayna duulaanka ku jiray 1527 ilaa 1543. Dabcan haana way isasoo gaadhen taariikh ahaaan.
Ustaad aadam
waan kaga mahadcilinaya xogtan aad isiisay bro
Thanks pro