Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 407

  • @ayaananfac7792
    @ayaananfac7792 3 роки тому +84

    Walal waxaad ii iftiimisay hawl aan inbadan radinayey dhibta iahaysata waxay tahay jadwalbaan dagsanyaa misan kuma dhaqaaqayo oo malinta ugu horaysa markaan sameeyo malinta danbe motivationkii baa iga baxaya lkn maanta kadib waxan alle balankaqadayaa inan hawlahayga adun iyo akhiraba qabanayo kuna dadaalayo xidhiidhka alle thankyou walal qalbi 🙏🙏🙏

  • @y.s.g7568
    @y.s.g7568 3 роки тому +30

    Waxaan manta huwaa kuwa badn oo aan aniga ka mid ah inaad badashy nolashaada io Hab u fikirka qaldan ee nolasha ka heestan waxaan u mahad naqayaa allah oo Channelkada i tusay anigoo aan ku aqoon marka labaad waxan u mahad celinayaa adiga oo ah mid ka mid ah dhalin yarada somalida kuwooda uga wanagsan uguna fahanka badn Allah haku barakeeyo wll mcn waalidiintaada neh allah u naxariisto aduun io aaqiro qofka aan dadka u mahad naqin allah neh uma mahad celiyo ❤️

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 роки тому +25

    Aadanow dad badan ayaan garanayn macnaha xasiloonida iyo la noolansha alle wayb inala dagaalami lahayeen alle ha fahansiiyo umadan u banbaxday macasida iyo inay sameeyan wx alle ka cadhaysiiya 😢 alle ha fahansiiyo dadaka
    أن الحياة مع الله أجمل والله

  • @za-ig9sx
    @za-ig9sx 3 роки тому +49

    :..."أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ"

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому +39

    I.A waxan somali oo dhan urajeynaya sanadkan Isbedel xoogan,horumar iyo isgarabsi walaalnimo.

    • @SomaliMade
      @SomaliMade 3 роки тому +3

      Walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏🙏

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 3 роки тому +7

    Xasiloonidu waa shay muhiima oo door weyn nolosheena ka ciyaara runtii qofkii fahansan baa fahandan waxayna kutimaadaa xuska iyo ku xidhnsanshaha alle ❤

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 роки тому +18

    ♥️✨♥️waxad tahay qof ilahay karaameyey walaalo ilahay haku sharafo

  • @Maquste
    @Maquste 3 роки тому +10

    Macalin waa mawduuc aad umuhiim ah buugas intee ka helaa allaha kaa ajarsiiyo sida aad wax walpo oo wanaag ah ama maskaxdeen iyo cilmigeena kor uqadayo noo gu soo gudbinesid

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 роки тому +2

    Alleh Hankaaga iyo Himiladaadaba ha kuu Rumeeyo wllo,
    Kuwiii Jannatul Fardawza ku kulamana Alleh ha inaga yeeelo, adiga iyo anigiyo dhamaaan inta Muslimka ahna

  • @nature934
    @nature934 3 роки тому +16

    Hhhhh wtaa soomaalidee xasillooni iyo is dajin ayaa laga hadlayaayo markaasay ku dagdag sanyihiin ( like , subscribe ).
    Mhadsanid walaal intaad wax noo faa iidaysay ilaahay haku wanaajiyo adna thankz sxb

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 3 роки тому +12

    Wll mansha Allah i can listen to you all day. Keep sharing wll may allah reward 😊

  • @abdihafidali7595
    @abdihafidali7595 3 роки тому +26

    Aadan wll aad io aad bad umahadsnthy illahay baa ceeb kanasahane .
    Runtii waxd baraarujisay afkaar igu wareegaysay misana aan ula'aa cadayn io inay yihiin waaqica rasmigaa en wax ku dabari karo kuna weerari karo . جزاك الله خير 💖💖💖 #yaa igu #raacay arinka inay sida u #arkayen asc

  • @hassanabib7330
    @hassanabib7330 3 роки тому +11

    Masha allah wa muuqal qiimo badan tusaloyin ku habona wata, walibana waayo aragnimo dheertay, waxan kaliya kugu dari laha adna wad taabatay wll, sidu Alle swc sheegay xasiloonida waxa laga helaa quraanka, iyo oorida xalasha ah, dhalinyatada dhamaan waxaan ku boorinaya in ay guurka u degdegaaan, waxa hubaala qofka xasiloon ba guul sameynkara/Gaadha, kana dhabeeya himiladiisa.

  • @mubaarigkoosaar4026
    @mubaarigkoosaar4026 3 роки тому +8

    Wlaal waad mahad santey 100% nolow inta ilahey kugu talo galiey bilaa mushkilad

  • @sakariyejama5672
    @sakariyejama5672 3 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaad umahadsantaY wax badan ayaad I faa,ideysay alle miisaanka xasanaadka hakugu dura Jassakallah khayr

  • @abdullahiibrahim6378
    @abdullahiibrahim6378 3 роки тому +2

    Aadan jazakllah kheyran
    Wlle wlhi wax badan baad ii ifiday, oo i dhibayey waxyaabo badan oo aad sheegtay waa ay iheysteen balse inshaa Allah from now waan ka xuroobi sababna waad utahay.
    Wlle AADAM SAHAN allah ha inoogu gargaaro xaqqa dhamaanteen.

  • @jidkanuura1471
    @jidkanuura1471 3 роки тому +3

    Masha Allah ilaahey xasilooni ayaan waydiisanay aduun iyo Aakhiraba

  • @Ismail11
    @Ismail11 3 роки тому +1

    Maasha ALLAAH wax badan baan ka faaidey muuqaalkan. Khayr xagga ALLE ka ahaaday baan kuu rajayn adduun iyo aakhiroba walaalkayow.

  • @shamsaabdullahi1880
    @shamsaabdullahi1880 3 роки тому +9

    mnsha alh wll 😍😍wlhi adiga horta maban aqoon mansuniyada shakhsiga ibaray ayaad thy ilhy baana kaa abaal marinaya wllky aadanaw mar walba waxn ku leyhy kor mooyee hoos laguuma eego wllky 😍😍😍😍😍

    • @AbdifatahH
      @AbdifatahH 3 роки тому

      4 buug oo uu akhriyay buu ismoodaya inuu maansooniyada yaqaano

  • @mustaffaupdy3855
    @mustaffaupdy3855 3 роки тому +6

    Manshllh Aqon Yahan Aden allah yaxfadka bro 💟

  • @hassannor4198
    @hassannor4198 3 роки тому +3

    Haa runtii, waa wax dhaba
    Aniga si cilmi ahaan ah uma fahamsaneyn se alle sw ayaaba igu abuuray dabci ah in aan xasiloonideyda ka fikira waanan arkay faa'idadeeda inta aad ka sheegeysana waa run wll aadan

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv 3 роки тому +6

    Mahadsanid
    Wll kasoo hadel mawduuca xiga teyedoor herzel.. تيودور هرزل

  • @cabdikhaaliq5459
    @cabdikhaaliq5459 3 роки тому +4

    Wow masha allah wll uu garaadkiso ka horeeyo baa thy alle haku barakeeyo

  • @somalisbr2908
    @somalisbr2908 3 роки тому +2

    Alle sidad Qalbigayga Xasiloonida caawa ugu BeertaY Badelkeed Oo Khayr LeH Haku siiiYo Walal AADAN KHADAR CALI
    A SAHAN Saxiib Waxa TahaY Shaqsiga KaliYeee SHeekh mustafe isoo Raaca
    Saxiiib Alle if iyo Akhiraba haku Saamaxo

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +11

    ••
    سلامآ وحبآ.. لمن يزرعون الورد في حدائق الروح بمرورهم..🌸
    لمن يبدلون الألم #أملآ.. ويعيدون الابتسامة بكلمة..🌸💜
    🔖 🧸

  • @aftaxkaramahofficial8774
    @aftaxkaramahofficial8774 3 роки тому +15

    True Life anyway thank you so much ✊🏾💪🏾💪🏾

    • @SomaliMade
      @SomaliMade 3 роки тому

      Walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏🙏

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Aftax
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo ama iska aamus

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 3 роки тому +1

    Msha allah wlal alle haka ajarsiyo muuqaal kooban oo wax badan aan ka kororsanay bad nala wdagtay .
    Guulayso Gacaliye 👏

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 3 роки тому +1

    Adan aad baad u mahadsanthy wll waxay u eegtahay inaad gr...Allah haku barakeeyo

  • @zuperddoodi4304
    @zuperddoodi4304 3 роки тому +1

    Ilaahay aduun iyo aakhiraba haku sharfo garabkaagana ha ahaado mucalim

  • @queenadawe3625
    @queenadawe3625 3 роки тому +8

    Sahanka xogaha mahadsnid wll
    Qofki muraad kisa xanun san guur raba camaal wangsan inu saameyo rabo allah u saqiro nolasha allaha aan ka raali noqdo ango dhaan idim alle 🤲

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +7

    Waa Mahadsan Tahay Walal 🥰 Muqalkan Waxa Badan Ayn Ka Faiday 😘

  • @abdirahmanmuhidin6526
    @abdirahmanmuhidin6526 3 роки тому +1

    Msha Allah Allow xasilooni nasii 🤲🤲🤲

  • @shiinegadari5636
    @shiinegadari5636 3 роки тому

    Aaad iyo aaad ayaad umahadsantay akhii wllhi waxaan kugu tilmaamo magaranayo kooon kale ayaaad ka timi. Waxan ka mid ahay dadka sida joogtadaa ula socda barnaamijyadaada, shukrn wllo

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 роки тому +1

    Mahadsanid wllo👍❤
    Mahad wxa leh allihi iwaafajiyay xasiloodina iyo daganaan shiyaha alx alx alx🤲🤲🤲

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +9

    GuuL 2021 Baan rajeynayaaH Insha allah Waan dadaali 100% .

  • @Khawla_jannah
    @Khawla_jannah 3 роки тому +2

    Maasha Allah tabaarakallah wallahi wax badan ayaanu kaa faaidnay 🥰❤️

  • @kingstech197
    @kingstech197 3 роки тому

    Mahadsanid walal inbadan, meeshaadii kasii wad........ Alle hakula garab galo... ajirna hakaa siiyoo

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 роки тому +2

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xifdiyo ♥️✌

  • @ibtisaamcabdiraxman7966
    @ibtisaamcabdiraxman7966 3 роки тому +1

    M.a wll arinta kugu dhacday okale marbey iqabsatay kuma bararugsaneyn muhimada xasilonida lkn allah ayan isu dhibay aad bad umahadsanthy wll allaha ku xafido احبك في الله

  • @yasinragge5083
    @yasinragge5083 3 роки тому +11

    Wllkeyow m A aad io aad baad u mahad santahay 🥰🌍💯❤

  • @asmamohmoud12
    @asmamohmoud12 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad iinshallah waxaan aduunyo ujecelnahay awlaad wanaagsan oo marka aduunka ka tagno nooso duceya ina ka tagno iyo ragg iyo dumar wanaagsan oo caruurta aabe unoqda Alle heyna siiyo seyo iyo xaasas wanwanagsan oo dhowrsoon iinshallah

  • @hanadyoung4035
    @hanadyoung4035 3 роки тому +1

    Allah Hakuu siyaadiyo aqoontaada wll anagana allah hanaga dhigo kuwa ka faaiideysta Mahadsani Allah haku xafido wll ✅

  • @apdikaniahmed3872
    @apdikaniahmed3872 3 роки тому

    اللهم انفعنا بهذه النصيحة الغالية وجزا الله اخانا خير الجزاء ربي حماك
    ¤اذا عرضت لي في زماني حاجة ■وقفت بباب الله وقفة ضارع ●وقلت الهى انني لك قاصد
    انت المعد لكل ما يتوقع

  • @ciisefilqe6900
    @ciisefilqe6900 3 роки тому +1

    MashaAllah wll nolosha dhabta Ah ayad kahadashay inshaAllah dhamanteena uma somaliyeed enee fahmaan ayan rajeenaa jazaakallah kher

  • @zuhuurabdirashid5376
    @zuhuurabdirashid5376 3 роки тому +3

    Masha Allah keep going wllky Qaali 🙏

  • @abdirahmanyyy2448
    @abdirahmanyyy2448 3 роки тому +2

    Aden sahan walaal aman of mission ayaa tahay 💯💯💯

  • @abdallahahmed7369
    @abdallahahmed7369 3 роки тому +1

    Allaha haku anfaco waad na anfacday.
    Hore u soco oo ha joogdan

  • @falastinyusuf2861
    @falastinyusuf2861 3 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad Allah ku xafido

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 роки тому

    Jazaakallah ........qofkaan janada aduunka galin janada aakhiro ma galo .....ibnu taymiya

  • @khadramohamed3949
    @khadramohamed3949 3 роки тому +1

    Masha Allah wll Allah haku barakeyo cilmiga iyo caligaba

  • @hamzehaji968
    @hamzehaji968 3 роки тому +1

    Khayr ALLAH swt ha ku siiyo wll

  • @ruuneyhassan9594
    @ruuneyhassan9594 3 роки тому +8

    Mashallah 🤩 😍👆☺️☺️☺️☺️ Aboowe

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 роки тому +1

    masha allah jazaaka laahu kheyr allah ku cizeeyo cilmigaaga allah ha ku waasicyo wax badan baa kaa kororsaday mahadsanid wll

  • @abdirahmanmahamed8118
    @abdirahmanmahamed8118 3 роки тому +2

    Mash allah sxb shaqo wngsan baad haysa runti thanks 🙏

  • @hassanwadani5790
    @hassanwadani5790 3 роки тому +1

    M.allah waa barnaamij muhiim ah wll qaali
    Waxana kacodsanlahaa inadan ka ilaawin oo aad kusodarto sirta helistq bugaagta iyo qaabka ay kuguso galan ha adkaato ama hasahlanatee
    Wayo waxajiro bolaalo walalahen ah oo jecel akhrinta kuna xiran balse aanan helin murgana markay maqlaan buug la turjumayo oo shakhsi soogalay halkay iyaga la'sanyihiin kuwii somaliga ahaa ama luqadaha kale
    Khaasatan habka oogu fudud ee lagu heli karo iyo habka oogu fiican ooguna fal galka wanaagsan ee wax akhriska loogu xiro naftaada

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 3 роки тому +2

    masha Allah wll ilaahay caqliga haku barakeeyo jiroo joog❤

  • @aminaabdi7068
    @aminaabdi7068 3 роки тому +1

    ❤️😍Shukran wll waa nasiiixa Aaad u qaaali ah ❤️😍

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 3 роки тому +7

    Masha Allah zxp wan ku tageeraa jumco wngsn iyo sanad cusub karaamaan kuu hayaa zxp
    Hadii aad aragto commentigayga love❤ iisaar zxp qli

    • @Quranly
      @Quranly 3 роки тому

      Walaal ani filimaanta hindiga waa Ka toobad keenay,ma daawadi, ilaheey ayaa ika madoobeeyay subscribe ii saara waakanaa, 7k I gaarsiiya channelkeeyga waa kan👉 subscribe🙏🙏🙏

    • @maxamedwardi8099
      @maxamedwardi8099 3 роки тому +1

      @@Quranly wn ku saray adna iisaar wll

    • @Quranly
      @Quranly 3 роки тому

      @@maxamedwardi8099 waa kuu saaray😄😁☝️🤪

  • @jannadalajaara402
    @jannadalajaara402 3 роки тому +2

    Masha allh sxb wxn ku farax sanahay anigoon ku aqoon in naftaydu ku taageerto

  • @abdirisakali8554
    @abdirisakali8554 3 роки тому

    Illaahey ha ka ajar siiyo wll dhmnten Illaahey xasilonida dhabta ah ha na siiyo aamiin aaniin

  • @maxamednuur6911
    @maxamednuur6911 3 роки тому +23

    "Wllo Adam khadar ali waxaan kaa suggay naa inaad noo ga soo ha da sho "Writing Skills" ka iyo "Xeerarka astaamaha Qoraalka" iyo sidda aan ku barran karno addoo raaliya Horre na waan kuu soo way dii yay ee wllo Bal noo ga soo haddal "

  • @abwaancarab1325
    @abwaancarab1325 3 роки тому +1

    Mansha allah hoggamiye aadan hore usoco taladaada iyo tilmaantada ku mahadsanid

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 3 роки тому +38

    Mashallah keep going brother

    • @SomaliMade
      @SomaliMade 3 роки тому +2

      Walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏🙏

  • @shafacmaxamad5681
    @shafacmaxamad5681 3 роки тому

    Mcalin sidi aan ahaay ayaad ii sheegtay mahadsanid

  • @khandaqmedia2243
    @khandaqmedia2243 3 роки тому +2

    Masha Allah ust + sxb Horey usoco

  • @sacadmowlid4045
    @sacadmowlid4045 3 роки тому +1

    Mnsha allh wll waa barnaamij qiimo leh....Jasakallah.

  • @galladtech1289
    @galladtech1289 3 роки тому +1

    Mansha Allah Talo aad u fiican ayd na siisay

  • @rodaawale3296
    @rodaawale3296 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll . Alle haku barakeeyo

  • @ugbaadmaryam4796
    @ugbaadmaryam4796 3 роки тому +2

    waxyaabaha aan ilaahay ugu mahadceliyo ayaa ka mid ah inaan kanaalkan la kulmay alxmd
    shukran wll aadan khadar

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 роки тому +4

    أسأل الله أن يسعدك 😍

  • @somalia80
    @somalia80 3 роки тому +19

    Walal hadad qu,raanka karimka jeceshahay #like iyo #subuscribe noo saar fadlan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    👎👎👎

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 3 роки тому +1

    Masha Allah waan ku hambalyaynayaa dedaalkaaga

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 роки тому +4

    Mahadsanid macalin

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 роки тому +1

    🤍🖤🤎💜💙💚💛🧡❤💖💗💓💕💝
    Masha Allah..Jazaka Allah aaden

  • @ibrahimmacalin5833
    @ibrahimmacalin5833 Рік тому +1

    Masha allah jazaakalaah wall aadan

  • @yaasiinmuuse753
    @yaasiinmuuse753 3 роки тому +5

    Yaasalaam..halkaa kawad sxb geesi baad tahaye

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا اخي الحبيب

  • @SomaliMade
    @SomaliMade 3 роки тому +17

    Walal alle dartii subscribe iigu saara waxan ahay wiil xirfad uleh farsamada Gacanta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cismaankacomedy4631
    @cismaankacomedy4631 2 роки тому +1

    Shukran ustaad mar labaad baan 2022 daawanayaa

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 3 роки тому +1

    Jazaka-Allahu kair kazira wll

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 3 роки тому +3

    Aadan khader ali go ahead bro♥️

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 3 роки тому +1

    Maşhallah brother mahadsanid 🙏🏿

  • @cabdallacumar7062
    @cabdallacumar7062 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا اخي الكريم.

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 3 роки тому +2

    💞ﷺ #םבםב ﷺ💞
    🌿 أّلَلَّهُِــمََ صٌَـــلَِّ وََِّسَـــلَّـِمَْ عٌَلَـَے َّسَيِِّـــدِِنِْأّ مَُحٌَمََّــدٍِ 🌿 🌹وَِعٌَلَـَےآلَُِه وَصّحُبٌُّه وَسِلُمٌ أجْمٌْعـــيَنَ🌿🌹 أّلَطَّيِِّّبِِيِّــنِ أّلَطّّأّهِِــرِيِّن عدد ماذكرك الذاكرون وعدد ماغفل عن ذكرك الغافلون 🌿🌹
    🌹🌹💞ﷺ #םבםב ﷺ💞🌹🌹

  • @kamaalhassan8179
    @kamaalhassan8179 3 роки тому +1

    Mnzha AllaH Alle haku barakeeYo Bro

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 3 роки тому

    Nin zaaxiibkay ah ayaa sannad ka hor igu yidhi "qofkaan ifka ama addunka aan lagu janayn waxaan u malaynayaa in aanuu aakhirana janno helayn".
    Kaliya wuu maleeyay ee ilaahay ayaa xaqiiqada og.
    Janada ifku waa degenaansho be happy.

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 3 роки тому

    masha allh wllo aad baa u mahadsanty wllo waad noo faaidaysee

  • @abdiazizsaid3392
    @abdiazizsaid3392 3 роки тому

    Masha alah qalbigaa kahashay walhi arintaan dadbadan ay haysto ayaa jira waxaan jeclaanlahaa inaad soobadiso muuqaalada noocaan oo kale ah

  • @saalimsomali3857
    @saalimsomali3857 3 роки тому

    Masha allah wll qaali aad baanu ufahmay dulucda hadalka
    Wll allaha ku barakeeyo.

  • @Qisology
    @Qisology 3 роки тому +1

    marKa Hore iLaahayba Mahad Leh Kaaso Kaa Hadliyey Umadana
    Shaqada Aad u aheyso Ku Waafijiyey Adigana iLaahay Horumar intaa Ka Balaadhan Haku Gaadhsiiyo AnaGana Ha Anagana Ha nagu Anfaco incha allaH

  • @mr-samihnst6740
    @mr-samihnst6740 3 роки тому +3

    MASHA ALLAH keep going bro

  • @updurahmanalli4017
    @updurahmanalli4017 3 роки тому +1

    thankz Adan khadar cali nolow zxp

  • @ismaaciiljabad5434
    @ismaaciiljabad5434 3 роки тому +1

    F.G.
    Alla nasiib badanaa qof dhalinyaro ah oo manta fitanka jira alle kabadbaadiyey oo kadibna xaqa kudhegay baaris & fikir dheer kadib, daliilkiisuna uu yahay quraanka, sunada& ijmaaca balse an ahayn mid kudooda ab kasoo gaar iyo weligen ayaynu haysaney.
    Alla nasiib badanaa qof dhalinyaro ah oo xaaramta kafogaaday oo kuna dhegay xadiithkii nabiga ee ahaa:-
    يا علي لا تتبع النظرة النظرة، فإن لك الأولى وليست لك الآخرة
    O 'Ali! Do not follow a look with a look, the first is for you, but the next is not for you." !!!!!
    Dhalinyaroy garaadka kaxirowa waayo labadan qodob waa duulaanka ugu weyn ee gaalada ay dhalinta muslimiinta ku hayso!!!!

  • @اسرهاحمد-ه4س
    @اسرهاحمد-ه4س 3 роки тому

    Inch Alh Hn wxn rajanayaaa Inaaa Qato kuna dhaqmo wadaaa inch Alh

  • @muhanadck1672
    @muhanadck1672 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin 🥰

  • @ayuubibnismaaciil1841
    @ayuubibnismaaciil1841 3 роки тому

    Mahadsanid wll aadan,runtii ma garanayo waxaan kuugu abaal gudo,inaan ilaahay janno kuu waydiiyo maahine.

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 роки тому +1

    Allah hakusharfo walalkeyooow

  • @wajsid
    @wajsid 3 роки тому

    Masha Allah sxb Allah kuubarakeyo intaad nala wadaagtay

  • @Mesut900
    @Mesut900 3 роки тому +4

    Aqoon yahan Masha Allah