AHMED ZAKI | ARAG DEEQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2019
  • ERAYADII ABWAAN JAYLAANI
    LAXANKII HABAABAY
    MUSIC BY FURINLE
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

КОМЕНТАРІ • 615

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 років тому +318

    Waqal tageero buuxo ku ahy bro
    Pinn isaaar hada cmmntigan hada jeceshahy fans kada ❤️❤️❤️

    • @khadarhajjiahmed
      @khadarhajjiahmed 5 років тому +2

      Waar ninkasi ma fanaanki guuleedba mise waa copy

    • @walalmajka7763
      @walalmajka7763 5 років тому +1

      @@khadarhajjiahmed copy weeye

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 5 років тому +2

      Copy weyan Waxani Gulled maha

    • @ayanadan6925
      @ayanadan6925 5 років тому

      Gulled Simba anih adih kutagera

    • @yuwasac6020
      @yuwasac6020 5 років тому

      Pls subcribe igucaawiya wllky

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 років тому +152

    inta quranka jecel like isara please

  • @shaadiaqueen3173
    @shaadiaqueen3173 5 років тому +60

    Meshaasi ma dhulki barakaysan e republic of somalind baa masha allh allaw quruxda nosiyaadi

    • @nimcohappy2179
      @nimcohappy2179 5 років тому +6

      shaadia queen yes waa saxarihi zaxil quruxda Somaliland

  • @bunzabunzaeyabubbabunzabun4573
    @bunzabunzaeyabubbabunzabun4573 5 років тому +210

    Inta Naarta Iyo Cadaabka Aqiro Jecel inuu allah ka dhooro aan isku duceeno Hada diinta allah iyo Xabiib kena jeceshahy Lika ta ku muji walall

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +43

    Fanaankeena #Ahmed_Zaki
    duubistii #Waqal
    Goobta #Somaliland Quruxdii Dhulka Somalida
    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @hamseqayz7210
    @hamseqayz7210 5 років тому +39

    Axmed zaki inta La dhaczan heeskan arag deeqa iyo isha buuxiyay eegmada indhaha ashqaraariyaaa 😍👋🏻2019?

  • @roodahappy7995
    @roodahappy7995 5 років тому +13

    Walahi hadad arki lahyden curadkayaga ayay isku eeg yihin Masha Allah horumar wacan Ahmed saki 😍

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 5 років тому +157

    Qof kasta oo commentigayga akhriya wxan u rajaynayaa nolol farxad leh aakhirana janatul fardowsa

    • @shoaybadam9425
      @shoaybadam9425 5 років тому +1

      Adna sido kale farxad ku rajayn

    • @abdiazizdarwiish
      @abdiazizdarwiish 5 років тому +2

      @@shoaybadam9425 mhd

    • @nimconeyruus3692
      @nimconeyruus3692 5 років тому +2

      Aaamiin adna z.kleh ku rijeyna wllka😂😂😂😂😂❤❤

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 років тому +1

      Intaa iyo in badan baan kuu rajeeyay ifka nolol wacan aakhirana janno

    • @abdiazizdarwiish
      @abdiazizdarwiish 5 років тому +1

      @@nimconeyruus3692 mhd wlloH😍😍😍

  • @abdikenimohmmed173
    @abdikenimohmmed173 5 років тому +8

    Meezhani waa berbera gubankeedah dhinaca biyo guure
    Ahmed Zaki ❤️
    Waan garteeeh like I saara🤗

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 5 років тому +7

    Maasha Allah Somaliland dabeecad walba wey leedahey..... what a beautiful country
    Somaliland 4ever

  • @abdiazizcarlos4192
    @abdiazizcarlos4192 5 років тому +25

    Waqal inuu yahy ninka Haataf Abdi inoo bedelay hadaad igu raacsan tahy like isii ✌️

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 років тому +13

    AhmeT zki
    Cod tooLmoon🗣
    ZtyLe 🙋‍♂️
    Keep GoinG bruh

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 5 років тому +11

    Al Macalimuu Waqal Well Done Brother 👏👌

  • @hargeysawiqanciye5669
    @hargeysawiqanciye5669 5 років тому +98

    Hada duriyada thy like isaar
    Mid qadadweyn ah ba ficiltameyna

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 5 років тому +60

    Wixii duriyada ah uun baan like anigu ka rapaaa
    Iga japiya cadawga 🤣🤩🤣

    • @siciidfuaad1003
      @siciidfuaad1003 5 років тому

      Waryaaa Africaan🤣🤣🤣

    • @zerkaafficialking4380
      @zerkaafficialking4380 5 років тому

      geesi guu waka
      @cddanaani ismail like waan kuu gu cel celin leheye waanay no qoneeyn zxp

    • @nimoomar1032
      @nimoomar1032 5 років тому

      Wllllkey caddani kugu horney hhhhh

    • @keeykeey988
      @keeykeey988 5 років тому

      Cadawgu wa ayo😠
      Somali bad tahay qabyaalad ka baxi maysid😠😠😠😠

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 років тому +6

    Ooof caleeek Ala yacizaK
    Somalilland Qurux iGa dHeh
    WanadkayGa 😍😍😍😍😍😍

    • @tufaaxdeeq8159
      @tufaaxdeeq8159 4 роки тому

      😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @hassansheekhabdillaahi8178
    @hassansheekhabdillaahi8178 5 років тому +4

    War nio mezhu maaha saxarihi libiya qudhc tihiine waa waqooyiga s/land waxana la yidha ( gomodka )
    Waqal go forward pro
    Ahmeth zaki AxyA fanAn ✋

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan4900 5 років тому +9

    Ahmed Zaki go for word inder😘

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 5 років тому +3

    Mnshalaah fananka fananiinta eryaday rijaal cidla dagay
    Viva duriyada spcecial habarawal

  • @thestarboy264
    @thestarboy264 5 років тому +11

    Saxarihii Somaliland gaar ahaan Gobale

  • @mehrazhazzan1679
    @mehrazhazzan1679 5 років тому +6

    DhuLka Hooyo Waa HayBad💚❤☝

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 5 років тому +16

    *SomalilaNd saas ayaaay u qurux badantay Dhulkeena nimcaa fdhida waa Xaqiiiq abti*
    Ahmed zaki iyo waqal Studio waan idin wata apti inta tageerta like isaara nD subsceribe 🔥
    👇

  • @nimconeyruus3692
    @nimconeyruus3692 5 років тому +4

    😍😍#lyrics # lyrics #lyrics
    Arag deeqaay iyo isha buxiyaaye
    Eegmada indhaha ashqaraariya X4
    Edab muqsaneey
    Eriga maangaliyo uwadooliya
    Uur daacadiyow ehel caashaqey
    Uur daacadiyow ehel cashaqey x2
    Sama uruuriyaay
    Iisa keendiyaay
    Oo tiraah xigay
    Ilinba jiraaay
    Ax inaa yiraah
    Oo godolbiday eey
    Naf abalabal
    Abaaalsaney
    Naf abaal saney
    Sama uruuriyaay
    Iisa keendiyaay
    Oo tiraah xigay
    Ilinba jiraay
    Ax inaa yiraah
    Ii diidaneey
    Naf abalabal
    Abaaalsaney weey
    Naf abaalsaney
    Hig dhe hig dhe hig dhe hoobalow
    Hig dhe hig dhe hig dhe hiloowleh
    😍beydka 2aaad
    Ugub quruxliyoo asal munalaay
    Ina deqlahow hunka deqdeyaye x4
    Abta wabaraa
    Leeskahaye iftiniin baxay
    Ulashada naftiyoow
    Axdi dhowra ee
    Ulashada naftiyoow
    Axdi dhowra ee X2
    Sama uruuriyaay
    Iisa keendiyaay
    Oo tiraah xigay
    Ilinba jiraay
    Ax inaa yiraah
    In xundiida eeeeey
    Naf abalabal
    Abaalsaney
    Naf abaalsaney x2
    Rigdhe rigdhe rigdhe hoobaaloow
    Rigdhe rigdhe rigdhe hiloowleh
    By. Nimco neyruus❤😂

    • @eowwoe3617
      @eowwoe3617 5 років тому +2

      nimco neyruus www ish calaa hees

    • @ibraahimafardowsa6721
      @ibraahimafardowsa6721 5 років тому +2

      Hhhh adiga meel walpa majoogtaa ma youtube kaa sariir kuu taalo hhh lkn waad ka bxzty zaaan lee inoogu wad yaaaha,,,

    • @nimconeyruus3692
      @nimconeyruus3692 5 років тому +1

      @@eowwoe3617 ha waa hees shidan😂

    • @nimconeyruus3692
      @nimconeyruus3692 5 років тому +2

      @@ibraahimafardowsa6721 hhhh haa joodariba ii taaalo😍😍😍

    • @nimcoladan2630
      @nimcoladan2630 5 років тому +1

      Hhh

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 років тому +2

    Woo axmed zaki your voice is really good x x x

  • @nsttvamano3607
    @nsttvamano3607 5 років тому

    Wooooow waqal wuu tagay talabsaday
    Ahmed Zaki hore u soco fanan Qaliya ❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed4259 5 років тому +3

    Mansha Allah axmed zaki ❤️😍🙏

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 років тому +57

    SaxariHii Somaliland Weyaan Reer Xamarow Hana CawrYina NacaLa ShaydanKu YaLe Ilahayow iSha Naga Du

    • @ahmedcumar4827
      @ahmedcumar4827 5 років тому +1

      QaaLip ProducTion niyoow dhuul mesha kuma hesaan caadi iska dhiigaa hhhhh

    • @Basso1099
      @Basso1099 5 років тому +2

      @@ahmedcumar4827 Ma HoyGa Qaraxa MuQdisho ayaa DhuLaa Hadaa

    • @juweriyacumar6722
      @juweriyacumar6722 5 років тому +2

      Aamiiiiin inder illah ha inaga duwo

    • @Basso1099
      @Basso1099 5 років тому +1

      @@juweriyacumar6722 Amiiiiiiiiiiiiiin Inader

    • @calimaxamedcali1983
      @calimaxamedcali1983 5 років тому +3

      Xishooda zomali waa wllo balla idin cawridaye from jawi mxn borama

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 5 років тому

    Woooow heestii qarnigee la sugayey
    Abwaan jaylaani waaanu kaa haynaa go for ward

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 5 років тому

    Wooooooow wakaaa hadabaa fanaan my fany kora isaran tahay ahmed zakiiii nolow fanaan jira hadaba layskama heedhee waa loo dhashaa

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +2

    Beautiful wa gobalka saxiil Somaliland

  • @khaledjr9140
    @khaledjr9140 5 років тому +2

    Keep going Ahmed Zeki 👄😘👏👏👏

  • @somalidrama3668
    @somalidrama3668 5 років тому +13

    Waa saxaraaga gobolka saaxil ku yaala dhanka bari ee berbera waan gartay sawmaaha .
    Qaarba odhan doona waa carabta.

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 5 років тому

      Somali Drama war waa background ee yaan lagu maqlin

    • @somalidrama3668
      @somalidrama3668 5 років тому

      @@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 walal waa halkaas meeshu maaha background waa muuqaal caadiya

  • @omarfattah175
    @omarfattah175 5 років тому +1

    Woooow ahmed zaki fanaan
    Codka 100%
    Stylka 90%
    Heesta 70%

  • @apthiwazacadem6423
    @apthiwazacadem6423 2 роки тому +1

    Waqal studio waan idin wata gar io gardarapa♥️🙏

  • @nimcoabdi7868
    @nimcoabdi7868 5 років тому

    Ahmed zaki naftaa ku ogol pro good forward

  • @maanjama
    @maanjama 5 років тому +7

    Zxbty izoo tilmaamty heezkaan❤🙇

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 років тому

    Weeeeh well done waqal and zaki

  • @oscarlyrics6767
    @oscarlyrics6767 5 років тому +1

    Nice top Hollywood waqal# keep going #

  • @salmaantyga5804
    @salmaantyga5804 5 років тому +1

    Heestan kama daalo wlhi 🙏🙏🙏 ahmed zaki tageero weyn wlhi

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +3

    Wooow quruxdii dhulka hooyo soamalilnd😍🤗

  • @xalimobeldeq3684
    @xalimobeldeq3684 5 років тому

    Ereyadii Abdirisaaq jaylaani
    Laxankii mustafe
    Codkii Ahmed zaki
    Music Ahmed wali furinle
    cod muqaal Top 👏👏

  • @asma2631
    @asma2631 5 років тому

    Mansha Allah waqal studio waxaan idinku jacalay dubiida wanagsan iyo in aad so sartan bilicda iyo quruxda somaliland nolada dadkaygi I love waqal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💐💐💐💐💐💐💐👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @libanali5733
    @libanali5733 5 років тому +2

    Zuper Zak In The House. Hees aan Inaba Caadi Ahayn weeji Thank You Waqal Pr ♡

  • @zagalahmed8779
    @zagalahmed8779 5 років тому +9

    Igadaya xasidnimada walhi manta wan egayaye like isara👈👈🤙🤙🤙🤙

  • @saedff2262
    @saedff2262 5 років тому +2

    masha allah keeb going waqal top design 😍😍😲✊🏻

  • @uggymissworld3198
    @uggymissworld3198 5 років тому

    Nice song thank u waqal shaqo wacan wllo hore uu soco

  • @hamsepato8087
    @hamsepato8087 5 років тому

    ezhcaLaa hees 💘🙌axmed zaki go forowd💘

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 5 років тому +1

    Waqalka heesah xulka ah ba lagu imanya thanks
    AxmeD zaki styler

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 5 років тому

    Ahmed zaki iyo mustafe saleeban waqal studio go forward

  • @sharmarkeyoman8978
    @sharmarkeyoman8978 5 років тому +2

    Zaki legend is back❤️zaki in the House

  • @Hud___0
    @Hud___0 5 років тому

    Ahmeth zaki legend bad thy bro
    #waqalna zhaqo wcn cidi idinkuma hyzta duubizta heer zare wlhi 💓💓💓

  • @aweizibrahim1682
    @aweizibrahim1682 5 років тому

    Woow meshan ka dhacay @waqal studia bro hore uu soco meshinu waa somalailand😍

  • @user-mp8jo5rs2k
    @user-mp8jo5rs2k 5 років тому +1

    Waqal studio hormar wacan

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 років тому

    Wuuuuw Ahmed ahaa 💯🤙🤗👏👏

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 років тому

    Ahmed zaki Faanan buuxa keep going bro dhashii Duriyada

  • @qaalidfiyoke3114
    @qaalidfiyoke3114 5 років тому +1

    Waqal studio horay u soco bro haataf baad noo badashay

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 5 років тому +5

    Mdaxa shaxshaxda ahmed zaki 🤳🤳🤳

  • @seynabibrahimali5325
    @seynabibrahimali5325 5 років тому

    😍😘ubad awliyaay heestan anaa laygu talagalay walaalayaal ahmed zaki tnx bbe😋💋

  • @sharmaakerockstar140
    @sharmaakerockstar140 5 років тому

    ana ugu horeeyo hore u soco ahmed zaki

  • @maxedamiincumar2069
    @maxedamiincumar2069 5 років тому

    Masha Allah zaki hore u soco bro

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 років тому

    Waaaaaaw yaaasaaalm eeshacalaa cod iyo midha macaanba✅👌👌👌

  • @somalitiktokqosl5648
    @somalitiktokqosl5648 5 років тому

    Ahmed zaki waxan kujeclahay amaanta hablaha 👏👏👏😍😍😍

  • @somalianankush2314
    @somalianankush2314 5 років тому +24

    First like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 5 років тому

    waqal studio hool adag ba heesa nio hore usoco 👌✌👌

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 5 років тому

    Waqal adigay kuu shidan tahay sanadkan waxkale tahay somaliwood keep going

  • @zuuzaanabdalla5225
    @zuuzaanabdalla5225 5 років тому +1

    M.a waa cajiip runtiii Mel qurux pdn iga dheh SLN sare Zaki waqal aad pn kuu tagera 😍😍

  • @abdihamidmohamudharir8836
    @abdihamidmohamudharir8836 5 років тому

    Ahmed zaki fanaan jira hore u soco 🙏

  • @abdirashidmohamed2221
    @abdirashidmohamed2221 5 років тому

    WAQAL studio keep going pro
    Hore usocda 😍😍😘

  • @salanihosalaniho4585
    @salanihosalaniho4585 5 років тому

    Waqal walayabay hore u soco sxb

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 5 років тому +2

    Wee wee *waqal* iyo *axmed* *saki*

  • @liibaadahir3459
    @liibaadahir3459 5 років тому +1

    Top Video WaQal WStuido Go Forward

  • @Adhiile
    @Adhiile 5 років тому

    Ahmed zaki aad baan u hambalyaynayaa ninkaa Habaabay waan sugayay laxanadiisa.. caleek caleek

  • @acmsalaan5448
    @acmsalaan5448 5 років тому +1

    The one And Only Ahmed Saki 😉👊😍

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +1

    Axmed zaki 👏👏👏muuqalki sanadka❤❤❤

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 5 років тому +1

    Top One Axmad saki Rageedi 😍

  • @faizosummer667
    @faizosummer667 5 років тому

    WAQAL WLLHI ADAAN KU WATAA YOU ARE THE BEST VIDEO GRAPHER
    MEESHU MA BERBERAA WALAALO

  • @abdiazizfarhan9136
    @abdiazizfarhan9136 5 років тому

    Eeeesh calaa jeylaani
    😍😍😍😍

  • @mumtazhussein269
    @mumtazhussein269 5 років тому +1

    ❤Hadaad tahay MusLim wlloH ✌
    👌U duceeH abwaankii qaaaliga Aha
    🤘maxamed Miyir XaaJi inuu Alle kuu😢 naxariist0H 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @harguees
      @harguees 5 років тому

      Amiin waalal. Lakin waxa kugu la talin lahaa heesovwaa ka xijaabte in melo kale ka kheir badan ducada so dhigtid.

    • @mumtazhussein269
      @mumtazhussein269 5 років тому +1

      @@harguees
      Tello wacan mhd wllky ❤💙💚

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 5 років тому

    Waqal walle waa laga yaabey

  • @amiinshyusuf
    @amiinshyusuf 5 років тому

    luv buuran waqal studio hore usoco

  • @yeerroosaanyeerroosaan882
    @yeerroosaanyeerroosaan882 5 років тому +1

    Wowo sirbaa so male Nan jaladha garuu hdhgauu

  • @khalidmahmoudmuse4757
    @khalidmahmoudmuse4757 5 років тому +2

    Axmed zaki and wqal top desing

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 5 років тому

    Zaki Back ayaantan keep going Zaki and waqal

  • @xubicayn8394
    @xubicayn8394 5 років тому

    msha allha waqal iyo fanaanka sandkaa

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 5 років тому

    Waqal Iyo Zaki waad ka baxsateen

  • @AhmedAli-py1pr
    @AhmedAli-py1pr 5 років тому

    waqall studio 💖💖💖

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 5 років тому

    wow legend jira keep going zxb

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 5 років тому

    Waqal wax kle another planet ❤

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare7880 5 років тому

    Wr cwa saxarhi libai iyo suudan buuba isoo xasuusiye ahmed saki fanan aan tgro

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 років тому

    Jaylaani wlky iyo khadar waqal wll qiimoleh horey usoco wllo caan caan dhalay😍

  • @zaamiraliiban2686
    @zaamiraliiban2686 5 років тому

    Wooov hit song wllhi
    Waqal afro and furinle wn idinka hyaa wllhy

  • @mohameddayax2824
    @mohameddayax2824 5 років тому +1

    Axmad zaki caan caan dhalay inankee inamada ✔✔

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 років тому +2

    Nice song Amazing video 🔥✅✊🏽

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 5 років тому

    Jaylaani waa Abwaan jira also ahmedzaki is the best one

  • @cabdilahidalmar
    @cabdilahidalmar 5 років тому

    Anaa ugu horeeyo WAQALOW👈😁

  • @zamiirwalj4477
    @zamiirwalj4477 5 років тому

    m.a bro waad kawadataa zxp

  • @hamzehezz5671
    @hamzehezz5671 5 років тому

    waqal Hore uzoco Pro ❤💯💯💯

  • @farxaankaka45
    @farxaankaka45 5 років тому

    Marwlba waqal rasmi utaagera nlw●●

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 років тому +1

    Khadar waqal guulayso sxp muuqaladada waala yaabay indhaha ayay soo jiidanayaan kal iyo laap baan kugu xidhanahy ❤️❤️❤️🙏

  • @munamunita6673
    @munamunita6673 5 років тому

    Hees shidan iga dheh 😍