AHMED ZAKI | NASTEEXO | "(Official Video)" 2015

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2024
  • snapchat @haataf
    Nasteexo - Ahmed Zaki

КОМЕНТАРІ • 509

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 8 років тому +4

    #Axmed_Zaki .....
    Mahad Allah #Nasteexooy
    Mar Haddaan Naruuro iyo
    Neecawdi #Caashaqa
    Kuwadaagne #Noloshee
    #Indho Hees Qurux Badan
    Baa loo Hiibeeyay!!!!
    💕Top music video 2016💕

  • @idrissvalga669
    @idrissvalga669 8 років тому +6

    Allaaah! Allaaah! cododka ZAKI and INDHO isku macana balse waxan ka sii jeclan laha waliba idinko isku lamaan oo RABI calaf iskugu kiin daray, ee ILLAHAY ha'idinka dhigo labadii is calmata ee calaf isku yelata AMIIIN AMIIIN AMIIIN INSHA ALLAH,
    inta kadi aadban idin salama aniga oo ah dhalinyarada reer DJIBOUTI waxanad tihin labada fanan ee an aad u xiseyo khasatan marka ad talantali iskula heesaysin. Fananintayda qaliga ah waxan idin rajeynaya wadajir iyo calaf khayr qaba ANSHA ALLAH.

  • @hassanabdirahman5560
    @hassanabdirahman5560 8 років тому +1

    Haataf Team best Digital graphic ever seen. Well Done

  • @hanulula3157
    @hanulula3157 8 років тому +1

    www so romantic wanku faraxsanahay inaad nosobandhigtan video han cz dad badan ayaa nolasha sas u oqonin thnks zaki&indho&hataaf abdi

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 8 років тому +1

    This song is really The most Romantic one i ahve ever seen in Somali Music . The rytham ,words and Video clip and how tbey acting all are beautiful. ....... Excellent

  • @anzalhashim2813
    @anzalhashim2813 7 років тому +20

    ka daaya ciyaarta Nasta iyo zaki waaaw any way nice song lamaano an kala dhicin jaceeel qabiil malaha isku waara ilahay ha isku daayo dhaman inta is jecel anaga sido qof na jecel Allaha no sahlo

  • @amiirhassan1733
    @amiirhassan1733 8 років тому +1

    INAMA CADI MAHA HEESTAN @ZAKI RUNTIII WAAA HEES DHINAC WALBA ISKAGA DHELITIRAN wanugul cashaqu kadhorw nacab colaad wanagi kenu ee kadhaar nabad ihogaad video guna cadi maha love song l!!!.

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 років тому +63

    please is aroosa kolhada jidhkiina la kalaxarimay is tabaanayaan hada is qabtaana igaraali noqda diintiina ilaaliyaa

  • @qalbidhemenquruxdasomalila5387
    @qalbidhemenquruxdasomalila5387 8 років тому +6

    nasteexo xaaskaagii ayay ku wacan tahy ee maxaad uguursan wayday axmed dag dag uarooso

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 8 років тому +6

    Miraha heesta waa tan - the lyrics are here:
    Sidaa tahay naq roobaad
    Ama nuurkii dayaxay
    Nafteydii ku raacdoo
    Kaa raali noqotaye
    Kaa, kaa raali noqotaye
    Mahad Alla Nasteexooy
    Mar haddaan naruuriyo
    Neecawdii caashaqa
    Ku wadaagnay noloshee
    Waa nugule caashaqa
    Ka dhowr nacab colaadeed
    Waa nagiye keenuye
    Ka dhowr nabar inuu gaaro
    Waa nuuree caashaqa
    Ka dhowr nacab colaadeed
    *** *** ***
    Sidaa tahay nabaad doog
    Ubax reyska nuuraad
    Niyadda farax ku beertoo
    Farax ku beertoo
    Qalbigaad ku nagidee
    Gar Allee naruurooy
    Kol haddaan ku naawilay
    Ifka intaad ku nooshahay
    Adaan kali ku naadshaa
    Waa nugule caashaqa
    Ka dhowr nacab colaadeed
    Waa nagiye keenuye
    Ka dhowr nabar inuu gaaro
    Waa nuuree caashaqa
    Ka dhowr nacab colaadeed
    **Good job Haataf, Ahmed & Nasteexo. You guys rock! Markan video cusub aragno we already know you guys are going to post some high quality stuff so keep up the good work. Thanks! **
    PS: The lyrics might not be 100 % correct so for those of you who know advanced level Somali go ahead and let me know the mistakes and I'll edit the lyrics later.

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому +1

      +Somalia Thanks man. Yeah, it was a fun project.

  • @maxamuudhusseeen3936
    @maxamuudhusseeen3936 8 років тому +2

    hees macan iiga dheh
    xaqiiq marka laga hadlo naxsteexo iyo axmed zaki heesaha markay wada qadayan waa top

  • @abdirzakkaahin4920
    @abdirzakkaahin4920 8 років тому

    haataf abdi
    sidaa nagu wada heesaha cusub ee kolba soo baxa
    waad ku mahdsantihiin tabinta iyo qurxintaba
    ahmed zaki
    my legend

  • @ahmedismail5860
    @ahmedismail5860 7 років тому +11

    realy it's good great song that is come from heart feeling trou love

  • @abdihassan4244
    @abdihassan4244 8 років тому +2

    waa fanaan aad ucod macaan Axmed Saki heestan kunjeer hadaad dhagaysato ka dhargimaysis

  • @ahmedismail5860
    @ahmedismail5860 7 років тому +8

    caashaqu waa naruuro iyo nasteexo waa nuurka idhaha kadhowr nacab colaadeed, ☆♡♡♡♡♡♡♡♡♡☆
    ♡QAlBI♡

  • @queenmina8257
    @queenmina8257 8 років тому

    Nasteexo Qurux kujecliyaa Alpo iifaraxsanow waliga Best hees Ahmed Zaki in da building

  • @ilwaadquruxilwad3326
    @ilwaadquruxilwad3326 7 років тому +31

    haataf abdi Wall hesaha badana adiga aad soo saartay inaba caadi mahan Allaah haku dhowro Wall qali

  • @aragsan3991
    @aragsan3991 8 років тому

    Hees iyo nus A/zaki fanaan jira N indho jilideedu waa top!...jira oo jooga labadinuba♡

  • @awilmohamed4110
    @awilmohamed4110 8 років тому

    waaaaw best voice waxa walba fanaaan maha he waaa ahmed zaki you are best songs vvv .... boqoqrada nasteeexo indho jira oo jooga I support fnnninta

  • @leylamohamoud2590
    @leylamohamoud2590 8 років тому

    wonderful song my Bro zaki wallo always wonderful songs iyo nasteexo ♥ big fan my fanaan kala dhicin

  • @hamzegalool5445
    @hamzegalool5445 8 років тому +3

    jaceylbaa iskaga kay dhaca illaahay amarkii markaan heestan daawanayo.....beautiful couple

  • @samiiraali2122
    @samiiraali2122 8 років тому +1

    dj ga duubey waaaaaw caadi ma ahan iyo heesta qaabka guriga mansha allah ahmed zaki thankx

  • @warishassan7907
    @warishassan7907 8 років тому

    I don't know who edits all this guy's videos but he's the best, unlike other Somalis videos, these r Soo clear and pretty😍 Nice Job.

  • @AliJibril
    @AliJibril 8 років тому +1

    Shaqo wanaagsan baad sameysay oo aad soo saartay haataf abdi, Guul..GUUL

  • @WarsameCabdillahi
    @WarsameCabdillahi 8 років тому

    Top weeye. Waad ka baxsateen Axmed Zaki iyo Haatuf. Well done guys.

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +Warsame Cabdillahi Thank you

  • @miinaaqasim.8607
    @miinaaqasim.8607 8 років тому +3

    Wooooooooow Waxaas kajaceel ah Wiilka Duubay Illaaah Kuma jaro gacanta waad kufara Yareesaty Horta Labadaan Ma is Qabaan Hanbalyo

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +Nasro Abdalla aamin wallaalo, ad ayaana kaaga mahadnaqi Commentigada. Ma is Qabaan? Maybe!!! lolz

    • @anzalyakub8574
      @anzalyakub8574 8 років тому

      +Haataf Abdi lol

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 8 років тому

      +Haataf Abdi even adigii duubaayey ma taqaanid🤔!!!? Lmao😂😂, i lv u guys❤️

  • @hanadaahir6829
    @hanadaahir6829 8 років тому

    they are so legend fanaaan hakaaa ahado ahmed zaki oo kale nice shoot aan somali hore looga arag

  • @zuperninkajecelqaylaaadada9380
    @zuperninkajecelqaylaaadada9380 8 років тому

    aaad ayaaan uga heela
    y heestan sababtu waaa nasteeexo ayaaan aad ujeclahay heesaheega axmad sakina kabasiidaran ilove you nasteexo indho

  • @leylamohamoud2590
    @leylamohamoud2590 8 років тому

    wonderful song always zaki iyo nasteexo mauhh *)))♥

  • @kaskamoha7219
    @kaskamoha7219 8 років тому +1

    Wwwww wad ka baxsatay alfanan ahmedzaki salan sare Nastexo and and ahmedzaki

  • @anisaali3677
    @anisaali3677 8 років тому +1

    Is fabulous and more fantastic song of all , the camera man a big salute for u

  • @xamdicarab6538
    @xamdicarab6538 8 років тому

    Wow Wat a nyc song wlh irlly lyk it mnshllah nasteexo indho and axmed zaki

  • @imaanabdi1086
    @imaanabdi1086 8 років тому

    waaaw mashaa alaah hambalyo haatuf ilove nasteexo qurux an bro axmed saki

  • @aliamir8288
    @aliamir8288 8 років тому

    Thnks 4ever mr haataf abdi U r the only one that we already believed.
    Hv a good lucky! ¡

  • @hassanyussuf7465
    @hassanyussuf7465 8 років тому

    I love ahmed zaki iyo nasteexo indo mwaaaaaah 4ever

  • @amiira1239
    @amiira1239 8 років тому +2

    best hees somali youth aan arko ever

  • @zupeirabdi7498
    @zupeirabdi7498 7 років тому +3

    Mnshllh Caadi ma ahan Axmed Zaki aabaha Romitca bad thy

  • @mawlidahmed3116
    @mawlidahmed3116 8 років тому

    nasteexo caadi maha walhi aad baan kutag yeraa huno mansha alhh jilistana saad ugusoo baxdo tagyera yashada umbaa og mansha allh

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 років тому +3

    cadi maa ahan haataf studio anigo America joogo if I was fanan waxan adi laha Northway just for that Studio waan kaa hala

  • @mohamedxubi6976
    @mohamedxubi6976 8 років тому

    hàataf abdi .......bello vadio bartii gaaalka ayaad dhigtay ...dadaal oo kasii badi ana waan ku iman doonaa inshalah

  • @nasroomar1687
    @nasroomar1687 8 років тому

    wow masha allah se cajab aya lu sameye thanks guys

  • @mustafeali3388
    @mustafeali3388 8 років тому

    cajiib!! cajiib!! #ahmed_zaki iyo hees dhankasta ka diyaarsan i like it

  • @hodanmohamed5704
    @hodanmohamed5704 8 років тому

    I love the song you guys are so awesome.

  • @mukhtarjilibey2707
    @mukhtarjilibey2707 8 років тому

    masha allh afkaaga caaano lagu qabay bro hibo gaara ayuu eebo ku siyay allaha ku dhowro ahmed zaki

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 років тому

    very nice is beautifull song really ilke haa taf wall dane sxb caadi maahan
    zaki and nasteexo is beautifull mmmmmmmmmmmmmmmmmm

  • @Sharafqurux
    @Sharafqurux 8 років тому

    Caleeeeek hees iyo klipp an cadi ahayn 👍👍

  • @qaxarmallo2420
    @qaxarmallo2420 8 років тому

    eshqiyasaaaak ahmed saki maxamuud halkeeda ayad dhigtaay ma is tidhi wabaad iga turjuntaaay cayakallaaaah

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 8 років тому

    walaahi sida loo duubay ayanba kadhargi la ahay videogan 20 waan daawaday HaatafStudio respect shaqo wngsn

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      Thanks +MrJamaal05. It was a fun personal project.

  • @mosamibrahim4017
    @mosamibrahim4017 8 років тому +1

    Waa nuuree caashaqa ka dhoor nacab colaadee
    Thnks to producers

  • @superzaakcaynaashe1531
    @superzaakcaynaashe1531 8 років тому +2

    waah waah esh calaa heess lkin afaraha dadka ha galina ha is qaban ama yey is qabin +qabiil fut ka dhaha wa i jiidatey hesta iyo labada fanan o an kal dhicin waaw thnks oll

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 8 років тому

    Bk and Ahmed Zaki are the two best male singers right now.

  • @ahmedomar6714
    @ahmedomar6714 7 років тому +4

    Waa hees ad uu macaan oo romantik ah

  • @mohamedabdi3554
    @mohamedabdi3554 8 років тому +7

    wax walba ooy naftu jeceshahay ma aha inaaad kusii daysaaan. .. kuwa heeesaya iyo kuwa dhagaysanayow walaalayaal dhadhalaalka aduunyadu yayna inala tagin. ... ogaaada oo Mar walba xasuusnaada maaalin baaa jirta Allahii ku khalqaday aad hor istaaagi doonto laguna xisaabin dooono. .

  • @houda1389
    @houda1389 8 років тому +1

    what a nice couple ...Congratulations....Long life ...love you guys ...👍 well done ...

  • @salmanmaxamed7982
    @salmanmaxamed7982 8 років тому

    Top waa hees aad u macaan xaga camrada aad baa looga shaqeeyaay well done camera man and nasteexo iyo axamed zaki halkaa ka sii wada @Haatuf media pro agin well done bro

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +salman maxamed appreciate that, Thanks.

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 8 років тому +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw the best one hadii lamanaha somaiayed san ahan lahayen wax isfuro ama heeen waleeee

  • @ugaassamatar937
    @ugaassamatar937 7 років тому +1

    Nice production!

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 8 років тому +1

    Woow what a great song inaba caadi Maaha Thanks #Haataf you're the best producer ever well done

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      very cool, +Faysal Sugaal It is with deep gratitude that I accept that honor.

  • @abdikarimhussein3621
    @abdikarimhussein3621 8 років тому

    walee axmed saki iyo nasteexo way isku soo baxeeen log live faniintayda aan jeclahay nolada wlee ax ax ax

  • @xaliimocabdiwarsame6239
    @xaliimocabdiwarsame6239 8 років тому

    nice song waaye alfanan zaki thnk u bro👍👍👍👍👍

  • @candiays8260
    @candiays8260 8 років тому

    ka bax caadi ma ahan naateexo an zaki waad kusoo baxday libaax
    thanks :-o @haataf

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      very cool, thanks +candi ays

  • @asmoamoore173
    @asmoamoore173 8 років тому

    w alaalkay Elin is mail way Qabaan nasteexo iyo axmed saki

  • @nimcosooyaan6731
    @nimcosooyaan6731 8 років тому

    Woooow waxaasaa jecaylkaa ah

  • @khadardeef
    @khadardeef 8 років тому +1

    waaw the best songs zaki
    waa nugule caashaqa ka dhawr nacab

    • @yahya579
      @yahya579 8 років тому

      Hhhhh caadi mahan heestu !! Deef

  • @deeqomaxamed9918
    @deeqomaxamed9918 8 років тому

    wooow caadi ma ahan runtii Nasteexo waan ku jeclahay me too yaah wooow ❤❤❤💋💋💋

  • @kilohajir9248
    @kilohajir9248 8 років тому

    Waa video qatar ah wll done bro Zaki heesta waadqaday

  • @AhmedAhmed-gc8zq
    @AhmedAhmed-gc8zq 8 років тому +1

    best couple by far

  • @abdilaahigaraad6100
    @abdilaahigaraad6100 8 років тому

    wooooow waa heed aad u macaan nice song wanka rali noqonay

  • @abas-osman
    @abas-osman 8 років тому +1

    well done amhed zaki haatuf waad iga dhisteen camera da cml waliba si shidan

  • @hamdiabdulle5204
    @hamdiabdulle5204 8 років тому

    woooow best song ❤

  • @aliyare6764
    @aliyare6764 7 років тому

    ishcalaaaa hees viva ahmed zaki

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 7 років тому +1

    wow so elitle realty u touch ma heart

  • @cabiirmahamed3860
    @cabiirmahamed3860 7 років тому +4

    so romantic

  • @mohaali8748
    @mohaali8748 8 років тому

    mansha alaaah ilahy ha idin dayo abyo igu qli ah nesteexo indho

  • @alimramushti4574
    @alimramushti4574 8 років тому

    waaaw Wa haatuf iyo farsamadiisi quruxda badnayd mansha allaaha allaaha ku daayo

  • @aminaayaan7102
    @aminaayaan7102 8 років тому +1

    mansha allah wad isku nuraysan is dhawrta waligin hhh inkastonan ogayn inad is qabtan lkn hadanay jirina is gursada wayo wad iskuso baxaysan #dakhar ayad isku tihin

  • @maithayousuf4867
    @maithayousuf4867 8 років тому +1

    haday jilaan mxa ka micno ah we know diintu ma ogala hadaysan isqabin lkn walba hab intas wey is siiyane mxaa dhacaya hadey is dhunkadan oo kala raacaya dadka badankood qarsoodi bey usameyan weyna isla saxan yhn!!!! so nastexa and zaki waa SRK iyo KAJOL kii somalida😆😆😆 really i love this couple allaha kheyrkana ina wada waafajiyo oo taqwada qalbigeena gasho wakhti kasta😂😂

  • @qaalisiman8824
    @qaalisiman8824 8 років тому

    haataf abdi thnks Waa belo cml 2016

  • @ahmedarale4457
    @ahmedarale4457 8 років тому

    viva ahmed zaki

  • @mohamed-n1q
    @mohamed-n1q 8 років тому

    wow nastexo mash alha .

  • @khadaradawe255
    @khadaradawe255 8 років тому

    Mnshllh big respect from Germany

  • @liibaankadiye1140
    @liibaankadiye1140 8 років тому

    eshcalaa nice song cadi mahan ahmed saki #haataf well done bro si qurxoon bad usoo duubtay

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +liibaan kadiye Thanks :)

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 8 років тому

    @@haatuf studio ## sxb caadi maaha Duubistaadu horena waan u arkay DUUBISTAADA ...

  • @funnymoments7225
    @funnymoments7225 7 років тому +4

    even camera man translate the hard Somalian words also so funny walahi.

  • @marwoahmed9833
    @marwoahmed9833 8 років тому

    nasteexo waa quruxlay

  • @kayfomar3834
    @kayfomar3834 8 років тому +1

    omg !! so romantic labadan armay couple yihiin..they are amazing.. 😍😍

  • @TheEmraan97
    @TheEmraan97 8 років тому

    wow mashallah i love it.

  • @caaqliyare9660
    @caaqliyare9660 8 років тому

    Hestaaan caaadi mhn axmed zaki nolaw alfanaan

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 7 років тому +10

    ar wey iga gadantahay heestan

  • @user-kj5ji2bv8n
    @user-kj5ji2bv8n 8 років тому

    ahmed zaki indhoz ♡♡♡

  • @amiira1239
    @amiira1239 8 років тому +1

    thanks camera man

  • @shamsoqueen1179
    @shamsoqueen1179 8 років тому

    Beautiful couples allaah isku dayaa❤️❤️

  • @ibrozganey6858
    @ibrozganey6858 7 років тому +9

    meeyay culimadii waxa isku mehri jiray labadaan weey is dhameeyen baashaalka marka waa in loo sharciyeeyo😂

  • @QaaliCabdulahi071
    @QaaliCabdulahi071 8 років тому +1

    I love this couple

  • @khadaradawe255
    @khadaradawe255 8 років тому

    Mnshllh this 2 couples made to cry becouse i love my wife this song touches me

  • @MohamedSalah-um3me
    @MohamedSalah-um3me 8 років тому +1

    haataf abdi u are the boss of the all cameramen wonderful job bro insha

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +Mohamed Salah Appreciate it!

  • @hamzeabdikadir577
    @hamzeabdikadir577 8 років тому

    Ahmed zaki N Nasteexo cise indho what a lovely couples embrassing

  • @asmaabdulahi3872
    @asmaabdulahi3872 8 років тому

    well done Haataf.
    mashallaah!

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому

      +Asma Abdulahi Much thanks.

  • @SomaliTime
    @SomaliTime 8 років тому

    Nice song Nasteeexo Indho

  • @mojunior1517
    @mojunior1517 8 років тому +1

    #haataf abdi good job bro I loved dhaman video aad duubto WA muqalo qurux badan xitaa heesta hadi eyssn macaneen muqalka quruxda badan aya hesta shidayo walee hestan erayadeda macan iyo video we isku nurayan ala yaa cizak bro #haataf

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 років тому +1

      Thanks +Mohamad Muqtar, I appreciate that.