КОМЕНТАРІ •

  • @FCD150
    @FCD150 6 місяців тому +15

    Ugu danbeen Saaxiibo qaali way wado heesataan Masha Allaah waa dad is fahansan I love them ❤❤❤❤

  • @deeqaali3494
    @deeqaali3494 6 місяців тому +7

    Ahmed zaki iyo nastexo idho laba fanaan oon tageero ❤

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 4 дні тому

    Nastexo imdho waa fanaan qaali🎉❤

  • @user-lb6jo2ys1x
    @user-lb6jo2ys1x 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤m.a heestaan waa midaan inaba caadi ahyn walaalahyga faanada ah ee heestaan qaadaya mahadsanidiin ayaan south afrika idinka soo leeyahay carabkiina allaha idin nuuriyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 4 дні тому

    Aad baan u jeclahay fanaanadda Nastexo indho

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 5 місяців тому

    Axmed Zaki iyo Nasteexa Indho waa Fanaaniin Soomaaliyeed oo qaali nagu ah. Viva Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 6 місяців тому +2

    Nasteexo indho iyo axmed zaki deegaankooda w/bari iyo woqooyi waxa udhexeeya 900km alla muxu ilaahay dhul ku manaystay somalida lkn ay iska dhexjoogaan from sheekh gobolka saaxil

  • @user-pk4um2is6p
    @user-pk4um2is6p 4 місяці тому +1

    tallow nasteexo indho meel an kala xariiro mahelaa 😢😢

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 5 місяців тому

    Waa hees aad u macaan Maashaa Allaah Zaki iyo Nasteexa

  • @Degaliah
    @Degaliah 6 місяців тому +6

    Waw nastexo iyo Ahmed zaki❤❤❤

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 6 місяців тому

    HEESTAAN WAXAN DAHAGYTEEY 2015kii MARKAY JOGEEN DALKA NORWEY WAA HEES AD U MACAAN BADAN WLHII 😢😢😢❤❤❤

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 6 місяців тому +1

    WAXAA KASII LAAB WACAN INDHO COD ROMATIG AH👑❤💐

  • @niciimaxasan6325
    @niciimaxasan6325 9 днів тому

    Shaarukh khan iyo kajol

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 місяців тому

    Masha allllah waaaw waa heees ad umaaacan heestan noooooolaaada nateexo iyo saki nooooolaaada❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 6 місяців тому +4

    🎉❤❤❤❤❤🥳🥰 dauud😂😂😂😅funny kujeda

  • @khadrayar4264
    @khadrayar4264 6 місяців тому +1

    Indeer Axmed saki

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 6 місяців тому +1

    FANAAN QALBI WACAN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FCD150
    @FCD150 6 місяців тому +2

    War daa'uud u jeedaaa gaaban badanaa ninka waaba nus meter Faisa Amiir ka dheer 😂😂😂

  • @AsmaAbdisalan-u9k
    @AsmaAbdisalan-u9k 7 днів тому

    Axmed zaki wuu furey nastexo somaha talow wax ma u dhashey

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 6 місяців тому

    Woow welcome dumashi iyo inder❤❤❤❤❤

  • @user-se1hx1bg8p
    @user-se1hx1bg8p 6 місяців тому

    Ok

  • @ayanhersi2024
    @ayanhersi2024 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanhersi2024
    @ayanhersi2024 6 місяців тому

    Daud I see you 😂

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 6 місяців тому

    SAADO AYAAN XASUUSTAA MARKAD DHAQAJISO GACMAHA QURUXDA BADAN🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💫

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 5 місяців тому

    Horta labadan ma is qabaan weli 😮

  • @sadribuulle5592
    @sadribuulle5592 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 6 місяців тому +3

    Nagi rerka qaba ayey ku tol tahay

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 6 місяців тому

    Heestaan maahee heesaha kale beeska waa eber mise waa ani🤔

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 6 місяців тому

    Hhhh da uud garka hayska xiiro 10 jir ugu dhaaran😂😂

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 6 місяців тому

    War wamaxay ragan gaagabani Daud,Ahmed zaki, Guribarwaqo, kkkkkkk

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s 6 місяців тому +4

    Plz can i hve someone who show me daud gaab😢😂

  • @abdul-azizabdullahi07
    @abdul-azizabdullahi07 6 місяців тому

    Calankan maaxa way waligey ma arg

    • @issaamouni1415
      @issaamouni1415 6 місяців тому

      Wale hada arag no😅

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 місяців тому

      akhira lagu waydiin calnaka somaliland la mid maha aclamada addunak qof kasta oo wax ka sheegyaa illahey baa ku waydiinyaa intaand dhiman samax waaydiiso calanak tawiidka ku qoran macana tawaxiidka ku sheegi maayo hadaanad aqoon

  • @user-yu4do9kw7l
    @user-yu4do9kw7l 6 місяців тому +4

    Nasteexow indho walhi markan arko iyado rer abaarso ku dhex jirta nacaa wa bahal Bilal dhiga o doqona lefleef Oromo 😂😂midakale ahmd zaki fan heesaya isaga o nin shukansanaya wlahi layso diray oo qawan waba abaarso team ninka igu ween wanu so dhigeya TikTok walle waxan udira ya mama Malyun iyo teamka wax qarxiya sida xerta sheekha waxba shaadh dhallaya marka sidi xawalay Ha so qidhan dhal abaarsoy😂😂😂😂

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 6 місяців тому +4

      Adaa qowmuluud daarood u ah. IIMAAM MASJID Oo qowmuluud ah wiilal yaryar fuulay DAAROOD AYAA LAGU ARKAY.
      Qowmuluud Qarsato. Ilhaan cumar oo idin biilisa, Geesdiir, Garaad Jaamac Garaad Cali kuwaasi maxay yihiin?

    • @user-yu4do9kw7l
      @user-yu4do9kw7l 6 місяців тому

      @@aamohamed5102
      Markan so dhigo dhal abaarsoy Ka cabadin sidi oo Oromo I 😂😂😂😂😭😭😭

    • @Shankaroon266
      @Shankaroon266 6 місяців тому +1

      Stop the jealousy 😢😢😂😂😂

    • @Shankaroon266
      @Shankaroon266 6 місяців тому +3

      Xaarood ayaadu tahay Qoomuluud adiga lagugu dhay ku dhashsy Qoomuluud nimi kugu kooban 😂😂😂

    • @user-yu4do9kw7l
      @user-yu4do9kw7l 6 місяців тому

      @@Shankaroon266
      What jealousy abaarso family? 😂😂😂😂😂