AHMED ZAKI IYO IFRAAX HARGEYSA | DAWEEYA | OFFICIAL VIDEO 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2018
  • HEESTA DAWEEYA
    ERAYADII XAMZE XAADARI
    LAXANKII CAADAWE
    MUSIC AHMED WALI FURINLE
    PRODUCED BY AFRO WAQAL FURINLE
    EDITED BY MUSTAFE SALEEBAAN
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @maxamedkashka3783
    @maxamedkashka3783 5 років тому +1034

    Inta quranka aaminsanow
    Allah hadin sharfo inasha allah

  • @capitano5572
    @capitano5572 5 років тому +63

    Dadka reer hargaysa u daa hadal xikmadaysan .
    From jabuuti like ta ila boooba

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 5 років тому +880

    Muuqaalka xeebta berbera waxa lamooda tii miami🇺🇸🇺🇸🇺🇸 hadaad reer somaliland tahay liketa hayla dhaafin 🙏🙏🙏😍

    • @ahmedabdillahi836
      @ahmedabdillahi836 5 років тому +9

      oday zomaliet Somaliland Ha noolaato

    • @odaysoomaaliyed538
      @odaysoomaaliyed538 5 років тому +5

      @@ahmedabdillahi836 dhulkayga hooyo aamiin wll 🙏😍

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 5 років тому +14

      oday zomaliet
      Masha allah Allah ha barakeyo wlhey waa dad dhistay dhulkoda hooyo muxubo iyo Galgaceyl & salaan boqortooyo niiga timid muqdisha cadey ♥♥

    • @odaysoomaaliyed538
      @odaysoomaaliyed538 5 років тому

      @@somalidhalad3483dhiig ilbaxnimo ayaa kugu jiraa wll jazakalah🙏😍

    • @apdirahmaanpaapoco4363
      @apdirahmaanpaapoco4363 5 років тому

      oday zomaliet wr mxd la calaacli 😂😂😂 💙⚪

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 5 років тому +308

    Gobtii reer hargaysa💋like reer hrgysa👍from muqdisho💋

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 5 років тому +91

    Baladkii duriyada iyo awlaadii duriyada ilaahay haydin dhawro walaalayaal 😚😚
    Wixii somalilander ah like ta😉😉

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 5 років тому +84

    Duriyadu inay Dadka ugu horeyso Dhinaca Xadaarada iyo ilbaxnimada cidii ila aragtay
    Like ta ha ila dhaafina ilmaderayal Bila caleyk😊😘❤❤

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 років тому +513

    Wxn maqlay rer Somaliland waa dad Marti soorka ku fiican hada wn idin so martiyay micnaha like

    • @janagalemuuminallaale1633
      @janagalemuuminallaale1633 5 років тому +7

      Nin apaal Galay abti waxaagu waa shaxaad ee ilaa subscribe ta qaado bal

    • @abdishakuurdaahir7214
      @abdishakuurdaahir7214 5 років тому

      @@janagalemuuminallaale1633 ok boss

    • @badraciise5560
      @badraciise5560 5 років тому +3

      Hhhhh wan kuu sarey inder anoo dhaladkii soomaliland ah 🤗🤗🤗

    • @abdishakuurdaahir7214
      @abdishakuurdaahir7214 5 років тому

      @@badraciise5560 dhal wadaad baa tahay ana hupa jamhurida boos iga sii qapo dee

    • @mostaphaking
      @mostaphaking 5 років тому

      Soodhawaw zxp mrtibaad noothy

  • @hodanhassan6038
    @hodanhassan6038 5 років тому +344

    wlhi hdaadan dhiig isaaq kugu jirin wx badan baa ku harey jcliyaa reer abtigeey duriyadii garxajis habar yoonis muuse cabdalle❤❤❤❤

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 років тому +8

      hodan hassan masha allaah hbo alle ha ku xafiido waan ku jecelahy anaanaa

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 5 років тому +9

      Waad ku ciyaartay waliba ma aheyn ina meshaan keento qabyaalad qaawan sorry

    • @cumarcabdi5953
      @cumarcabdi5953 5 років тому +4

      Abti nolow inatay nolal jirto

    • @khadranuux7774
      @khadranuux7774 5 років тому +6

      nolow habo qali

    • @kadiriproh3538
      @kadiriproh3538 5 років тому +5

      Nolow abti way kaa muuqataa inuu dhigu kugu Jiro😍

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +198

    Esh qiyazak marky duriyadii isku tagtay😍😍😍😍☜
    Baradii jacyl ka Barbera🙏😘😘😘😘

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 5 років тому +18

    Inta qurux ka yaap tay ee meesha yurub moday mamsha allah guul Somaliland from muqdisho 😚😙

  • @najmoabdallah7024
    @najmoabdallah7024 5 років тому +287

    Somaliland dad an jeclahay ilaahay dartiis hadal koodaa i deqa wa dad hadal shid shidan xigmadleh from buntland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙆🙆❤️

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 5 років тому +2

      😍 fikir caafimad qaba
      Alle haku siyaadsho
      Nolow my sister

    • @najmoabdallah7024
      @najmoabdallah7024 5 років тому +1

      Abdiasis Mo Hashi thankz wlo you too

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +5

      @@najmoabdallah7024 ♡♡♡ Nazap wlhi😍 tnx qli dumarey hdad doonto kaalay caruur Isaaqa noo dhal😉 oo naga guurso hynu dumashi noqonee😉😉😉😉😁😁😁😁

    • @a.hakimsufi4910
      @a.hakimsufi4910 5 років тому

      Thanks wll

    • @fathiamohamud6610
      @fathiamohamud6610 5 років тому

      Xig mablh from💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @esthermeya7090
    @esthermeya7090 4 роки тому +38

    I don't understand the language but I heard this song on snapchat and thought it was beautiful.
    Love from a Zambian girl in the UK.

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 5 років тому +206

    Away duriyadii qofbn jecele iskugu kayo so duceeyaa inan is helo insha allah

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 років тому +3

      Ilaaahay hakuu fududeeyo hawshada ilaahay na ha isku kiin calfoo ninka walal

    • @amalabdirahman5355
      @amalabdirahman5355 5 років тому +1

      Insha alllah alle ha ku fudeeyo anakama alle ha no siiyo insha alllah

    • @umumarsum6847
      @umumarsum6847 5 років тому +2

      Walal murad ka aad ledahay illahay haku sahlo hadu khayr u leyahay

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 5 років тому +4

      Alle hayskiin calf ana walaaal igu soo duceeya

    • @ahmedali-oh2mg
      @ahmedali-oh2mg 5 років тому +1

      Ilahay haku so dhaweeyo

  • @piniinpiniin8445
    @piniinpiniin8445 5 років тому +143

    Mnsha allah inta somaliland ahey like ii sara mid qadaad weyna ayaan tar tamaynaaye

  • @suldancarte932
    @suldancarte932 5 років тому +67

    Janada ino balan ah inta qorolkan aragto ❤💜❤

  • @masuultvzhyb
    @masuultvzhyb 5 років тому +110

    sanadkani ma sabadkii biyahaa iyo badaha gaw walee somali iyo isku dayasho.... one love Somalilander liketa hayla dhafin waa hadaad xalaal tahay

  • @rastamaaniyo3863
    @rastamaaniyo3863 5 років тому +336

    Dhulkeenu inuu Qurux Badan Yhy Inta Iguraacsan Like Isaar

    • @hal-abuurrayaanboss1460
      @hal-abuurrayaanboss1460 5 років тому +1

      Maasha allah aad iyo aad wll

    • @ahmedabdillahi836
      @ahmedabdillahi836 5 років тому +5

      Rasta Maaniyo dhulka Magaciiza cadee Aan kugu raacno ama kugu diidnee, #Somaliland Dahabkayga

    • @rastamaaniyo3863
      @rastamaaniyo3863 5 років тому +4

      Ahmed abdillahi Hhhhhh zxp Waa Somaliland

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 5 років тому +9

    Dadkeyga Somaliland guleysta wale nasab baa tihin am glad inaa awlaad idin dhalay viva Somaliland my kids😍
    From Puntland girls 🤗

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +47

    Duriyadu markay heesayan ila mawjadaha badaa istaaga yasalaam axmed zaki ifraax waqal furinle farahaaan idinka qaadnay

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 5 років тому +47

    eshacalaa erayo dhandhan le axmed zaki & ifrah Hargeisa inta igu raasan Bilicda wadankena Bilan Farta Taagah❤💬💚💔💟🕶

  • @djmaamifilms5642
    @djmaamifilms5642 5 років тому +383

    Inta Nabiga jecel Like ta Iyi subcribe Ha igala bakhaylinaH

    • @telesomiyoshacabka1474
      @telesomiyoshacabka1474 5 років тому +3

      Waar ncas yhow hees baad ngu dhaarinaysa nbigeeni subana zcw wlaal meesha hakeenin eesideeda noo dheh

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 років тому

      Tulux Yare 147 SCW

    • @zakiahmed5682
      @zakiahmed5682 5 років тому +2

      Nacas waliba doqon ah nabiga saan muu agtaada uga qiimo yar yahay

    • @naciimojaamac3719
      @naciimojaamac3719 5 років тому

      Djmaami Films iudbgvnbyhjd😋🙂😣☺😮

    • @roodadarajo9821
      @roodadarajo9821 5 років тому +1

      Waraaya meesha hakeenini nabiga zcw

  • @barocanva6802
    @barocanva6802 5 років тому +35

    Walaahi Like Baan Kuu Saarayaa!
    Hadaad Qoraalka Sare Akhrisatay, Waad Dhaarataye like ii saar.. 🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @abdikaadirfiile57
      @abdikaadirfiile57 5 років тому +1

      Kan waaba calanka iiran hhh away calankii somaliland

    • @UbaxmaxamedXasan
      @UbaxmaxamedXasan 10 місяців тому

      ​@@abdikaadirfiile57😂😂😂

  • @asmaahmed1207
    @asmaahmed1207 5 років тому +40

    Duriya brakysan inta iga danbysa like ta hyla dhaafina waaaaaaw axyaa alduriya al sheekh isaxaaqiya al nasabiya💪💪💪💪❤❤❤❤❤

  • @nimcomaxamud5197
    @nimcomaxamud5197 5 років тому +12

    Berbera beich iga gadanthy hestan meday dadkygih rer somalind💋❤❤liketa hyla dhafina wllyaal❤

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi364 5 років тому +321

    ahmed zaki somaliland uu shiday inkastoo markii hore somaliland shidnayd

    • @marwaqali1452
      @marwaqali1452 5 років тому +9

      Waa runtaa inaader idirsle soomaliland Allah dhowr

    • @onelove7542
      @onelove7542 5 років тому +2

      Fake 🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿

    • @zakidalnurshe5311
      @zakidalnurshe5311 5 років тому +2

      Dirisle abdi sxb noloshada kukalsonaw mgacaga runta kuqore UA-camr le wye adba wa noqokrta it's up to u

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +4

      Waaryaa Fake koow ninku waa somalilndr

    • @kingzuhayl2962
      @kingzuhayl2962 5 років тому +3

      mamaul Goboledka Somalliland Dheh Wllo Mxaa Uga Dhigysa Waxaysen Ahy Guji Guji Guji 👉😂

  • @haphsasaet8637
    @haphsasaet8637 5 років тому +36

    Duriyadii oo is hesHy 👌
    Heer sare😍

  • @mohamedshidoabdi1826
    @mohamedshidoabdi1826 5 років тому +69

    Axmed zaki ifraah hargeysa
    is back ISAAQ team hore usocda 😘😘😘😘😘

    • @digaalecompany4621
      @digaalecompany4621 5 років тому

      mohamed shido 😂😂😂😂
      Ninka afkiisa ay ku heesayana
      😂

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 років тому

      War qabyalada jooji wixi heeso dhagaystaba Somalibu ku hadlayayo qofki ka helaba wu dhagaysane.

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 років тому +1

      Ali Ali wamaxay cayda inta leegi ninyohow xishod wax la waxeyana mad arage waxa kusugaya godyaro laba metir ahe reer waqoyina ka bajinmaye halakal xishodo

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +347

    Dhaladkii Somaliland
    idinma Hayo Waar Like ii Saara Dhulkeena Quruxdiisa Iyo Nabada Dalkeena Hadaa Jeceshahay 💚💬❤

  • @shaakiryousuf2062
    @shaakiryousuf2062 5 років тому +47

    xidigaha geeska oo dhamantood fanka joojiya xaga diintana uleexda ayaan ku farxi lahaa liketa saar qofkii intaas ila jecel

  • @bintuahmet6274
    @bintuahmet6274 5 років тому +194

    Waxaan idhaa uun Ifraax goormay qurbihii tagtay
    Ilayn waa somaliland
    Hooygi nabada

  • @muzzeriin3975
    @muzzeriin3975 5 років тому +228

    Berbera beautifull beach
    Inta reer s/land like ta

  • @queeninmohamed7913
    @queeninmohamed7913 5 років тому +2

    Hargeysa baan imaanayaa yaa iso dhaweenayo daacad wye
    From muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓

    • @zakariyadan6664
      @zakariyadan6664 Рік тому

      Wllo ana kujogna hargaiza wa magaladadi kuso dhawow welcome huno

  • @hehehehe7104
    @hehehehe7104 5 років тому +73

    Aawey kuwii facebook laga jooGi waayey😂😂
    *Qolka qooto qooto* Hadaa ku jirto like👍

  • @akahiye22
    @akahiye22 5 років тому +3

    Video Duubistu kala wacan, Kala Bilicsan oo hadana Kala wanagsan Waa Muuqal Duubistii Somali oodhan ay isku raaceen in uu yahay Hormodka Muqalada quruxbadan Waa kee Waa Waqal Studio gacanta idinma go'do iyo Ifrax Hargeysa iyo Axmed Zaki Music macalin Aabihiis Furinle Goobta Quruxda Badan Berbera beach Somaliland ♥️✨♥️🎆✨♥️

  • @gabadhawiilashasixpackaahj5785
    @gabadhawiilashasixpackaahj5785 5 років тому +31

    heeees iyo baadh❤👈 waaxii duriiyada aah like iguu sharfaa❤❤

  • @muhiyoabdirahman5562
    @muhiyoabdirahman5562 5 років тому +63

    WaqaL hore u soco
    DuriYadii oo is heshaY 😍

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 років тому +44

    Waaw heesta sanadkan ifraax hargysa iyo ahmed saki 😘😘😘😘 like inta iga danbeeysa

  • @coach-MohamedAbdi
    @coach-MohamedAbdi 5 років тому +72

    Fanaan haduu jiro waa ahmed zaki
    Io walalken oo Gacan weyn uga geystay WaqalStudio👍🏿 Keep going

  • @iidjamac7516
    @iidjamac7516 5 років тому +7

    Wwwwwwwww Hees macaaan Like Hayla dhaafina inta Jecel Reer Somalind 😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 років тому +28

    Wxii reer barbara like ta hayla dhaafina abtiyal 😘

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +8

    Woooow eesh cala hees iyo fanaanitii sandka
    Iyo qurxdii dalka hooyo ee xeebtii batalaale 😍😍👏👏👏👏👏

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 років тому +150

    Inta salada tugata like isaara

  • @saeidomar1226
    @saeidomar1226 5 років тому +27

    😎❣❤❤❤💕BERBERA SOMALILAND!!! 💕💗❣❤💝😎😎

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 років тому +32

    Batalale beach wlhi beautiful beach in Africa
    reer Somaliland idin aaway like 😍

  • @cabdishakuurhaaji2955
    @cabdishakuurhaaji2955 5 років тому +7

    Inta jiif ku daawanayza fadlan like iisara wn idin jeclahay dadkaydii duriyadii DuriYadii💚💚💚💘💘💘💘

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 років тому +44

    #Lyrics #Lyrics
    Daweeyay niyad dabiibay
    Daryeelay maan dugsiiyay
    Naf deeqay labta daaray
    Daneeyay xubbi u daa
    Haldoor waxaa tahay nin diinle
    Dulqaad iyo dabacsanaan le
    Adaa damac dheer dadaal le
    Dabiib badan oo dareen lle
    Adaa kaba duwan dadkeena
    Adaa kuwa daran danaynin
    Ku daahin kuna danbaabin
    La dood galin duulka maanta
    Adaa dadka darajo dheer
    Adaa danabyow i daara
    Adaa damal iyo digtoora
    Adaan daayacayn naf daashay
    Ku doonaay, anaa ku doonay
    U diiday dartaa haweenka
    U dooxay jcylka doc'daydee
    U diir nax deeqay laabta
    Ku doonay, anaa ku doonay
    U diiday dartaa ragiiba
    U doox jylka doc'daydee
    U diir nax deeqsi laabta
    Dagaaray samo dakeeyay
    I doojay ima duleeyay
    Waxaan dalbada'ba diyaarshay
    Bogaad dagtaybaa u' dookhsan
    Duntii nasabkeen u daalay
    Aan doorteen una dadaalay
    Ahow nacab daran mid dayrsha
    Digtoon, oon dag-dag aqoon
    Mid ii diran, lana dirayn
    Mid ii dana ina dan seejin
    Mid ii dagan aan ina dagaalin
    Dawooy waxaad tahay du'caysan
    Waxaa tahay darajadayda
    Midkaan dalbadeen doortay
    Midkan diif iyo dihaal badan
    U maray doox iyo duleedba
    #Dagaara ama #Dagaare = xidiga kugu fog xaga masaafada uguna iftiinka madan
    Waa magac dhaqan soomaliya

  • @muxuyadiinyuusuf6335
    @muxuyadiinyuusuf6335 5 років тому +2

    waqal studio waa aabaha muuqaal duubida gayiga soomaalidu degto intii igu raacsan liketa ha ila dhaafin saaxiibayaal

  • @nadiirasaid2497
    @nadiirasaid2497 5 років тому

    Hadad qoraalkaygan argto illahy ha kuu ruumeyo wixii qalipigga ku jira ee khayr kuleh adiga iyo muzliminyapaa !aaamnta hala dhaafina😍😍

  • @Baato77
    @Baato77 5 років тому +119

    I am puntlander and I love somaliland music 🤣😂

    • @preimerbank6617
      @preimerbank6617 5 років тому +2

      a sas lagaa rabaa

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 4 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 4 роки тому +3

      Barkhad bato 😍😍qofkii dalkyga jcl ana wan jcly😋

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 4 роки тому +1

      @@istahilibrahim5633 dalkeeh dal somalia ehen maka hadlaysaa🤣🤣🤣🤣😋😋

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 4 роки тому +2

      @@ahmedyarestudio9394 hhhh somliya miya mye jarkina abowe

  • @mrsomalijacayltv3656
    @mrsomalijacayltv3656 5 років тому +16

    mnsha allah
    dalkeenu qurux badanaa
    xeebta batalaale🙋🎸🎻🎷🎤🎧 muqal cajiib ah waqal

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 років тому

      Mr SOMali jacayl tv maaha batalalaale aduunka ma halkaasuun baa ka taqaan.
      Meeshani waa Buloxar

    • @moi5191
      @moi5191 5 років тому

      @@Internut1985 hhhh hadda even bulxaar tahay waa isla berbera uun

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 років тому

      Mo i Bulaxar waa gobolka Maroodijeex Berbera waa Saaxil

    • @moi5191
      @moi5191 5 років тому

      @@Internut1985 hhhhh haddi bulxar noqot hargeysa xafada 150 kan waa berbera noqonaysa wax ku sheego khariirad ka khalkhalsanee Ceel-sheekh Bulxar iyo batatale waa Berbera ee xarunta zaaxil

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 років тому

      @@moi5191 meeshan waa batalaale snap ka ayaan ka daawanayay markay joogeen e...bulxar iyo ceelshekh wase...qaybta shishe ee batalaale ee maansoor ka shishaysa ayay ka dhiseen e...

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 5 років тому +8

    Ahmed Zaki Aarkii soo Rogaal Celi iyo Ifrax Hargeisa iftiinki Haweenka axyaa Fanaaniin iyo ereyadii Abwaankii xikmada Mr Xadaari iyo Muuqal Shidan Afro Alllaa Ya-cizak. Reer Somaliland iyo Soomaali oo dhan

  • @sanduuraiid6349
    @sanduuraiid6349 5 років тому +3

    Heestii qarniga wawynekii hhhh manshallah well done waqal🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤

  • @somalindsomalilnd2404
    @somalindsomalilnd2404 5 років тому +3

    Abwaan abwaan dhalay #xamse#xadaari liketa ha ila dhaafin hadad la socoto heesihiisa oy u danbaysa tan iyo xariir iyo safwaan iyo ayanna

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 5 років тому +11

    DhuLki duriyadayDa nimca fadhida dhuLkena viva heestan daadaxzan tlhi 😍😍

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 років тому +33

    Ifrah Hargaysa wa Hesti Ugu shidneed ay so saarto
    Inta igu Raacsan like

  • @ziniyorittabadra5574
    @ziniyorittabadra5574 5 років тому +3

    Waxaad tahay darajadayda.... midkan dalbadee i deeeqay 😍😍 hees tariikhda gashay zaki iyo ifrah hore u socda

  • @qareensuuriya2273
    @qareensuuriya2273 5 років тому +21

    Bestiiiii waaye ahmedkyga iyo ifroo Intii Duriyada ahey like ta hala dhaafina Qareenka👊👊

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому +7

    Cise Muse Batalaale jooga Talyaani Roma jooga.
    Zaki salaama sxb

  • @fadumoadan3549
    @fadumoadan3549 5 років тому

    Anigu awal Comment waxan u akhrisan jiray xarabe iyo qosol hada waan nacay like dawarsi dad fayl ugu jiraan unacay meeshii la arko ma dawarsi baad lafadhidaan somalay🤨

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 4 роки тому +2

    Wwwwww alaab iga dheh wwwwwww salan sare💖💖💕💖💕💖💕🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 років тому +25

    woooow
    waayeel soo rogaal celiyey Ahmed
    hees aan cadi ahayn

  • @ahmedalibullaale1468
    @ahmedalibullaale1468 5 років тому +8

    Hees Iyo Badh Nice *Ahmed Zaki* & *Ifraah Hargaisa* Heesti Sanadka❣💖

  • @ugbadsweden7345
    @ugbadsweden7345 5 років тому

    Midkasta wxu like ku Radsanaya nabiga ilhy iyo quranka mesha waxa ka socda wa song hdna nabigi iyo ilhy aya mesha kenysan hdlo xigmadeysan kuhadla wanu kusin liketee

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 років тому +7

    Heestii saanadka 🔥
    Muqalki sanadka🔥
    Erayada xamse xadri all top wye😻🔥

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 5 років тому +6

    Hees baa ka dhacday, labo fanaan oo hirgalay, waqal studio lipaax u hiiliyey bulshada soomaaliyeed videos aad u qurxoon oo loo hagar baxay😗😍😍

  • @zahalali6855
    @zahalali6855 5 років тому +50

    Ar Liketa isaara hadad ree Somaliland tihiine ilaaahbaaan inigu dharsheee

  • @naimaahmed6780
    @naimaahmed6780 5 років тому +7

    Maasha allah dhulka hooyo qurux badanaa Allow dhawr somaliland iyo dadkedaba 💚🗨❤

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 5 років тому +2

    Heestan waban sugayay thanks waqal studio ahmed zaki ifraax hargesa cod iyo style ba idinku dhan

  • @mowlasutmad4900
    @mowlasutmad4900 5 років тому +5

    Hadaad ka heshay qaabka Muuqalka loo duubay like isaar
    Waqal studio hormar wacan

  • @hafzajacayl4745
    @hafzajacayl4745 5 років тому +5

    Besti New Song Ahmed Zaki N Ifraxa Hargyza HoyGii Nabad SomalilanD👏👏👏👏

  • @mohamettahmett1212
    @mohamettahmett1212 5 років тому +1

    Xamse xadari wacdale waaa abwaanka sanadka iga gadan sheestaan waqal asagana siwanagsan ayuu uduubay 😍😍😍😍

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 5 років тому +39

    Somalilanders hit like and qadaadweyns ignore it👌✌

  • @hafsaomar9286
    @hafsaomar9286 5 років тому +7

    haldoor waxad thy nin diin leh Dulqad iyo dabacsanan leh ada damac dheer dadal leh damiir badan oo dareen leh 😙😙😘😘

  • @rastamaaniyo3863
    @rastamaaniyo3863 5 років тому +4

    Somaliland in Fanaaniin Shidani Kasobaxday Hadaad ila aragtay Like iigu Tuur Hada

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 років тому +5

    Masha Allah ßerbera Coastal City beautiful beach wlhi Ahmed zaki Fanaan Cod mcn & ifrah hrgyza nolada dhuuxii Duriyada oo isheshay

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 років тому +1

    Muuqaal shidan
    Heesta sanadka
    Waqal Studio
    Badalka tooska Ah
    Haataf Abdi Reer somaliland Liketa plz😉🤴

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 5 років тому +10

    Duriyadii 🔥✌️

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 5 років тому +3

    Xeebtii batalale Masha Allah biyahaa bluega ah baa igu socda😍

  • @mukhtaarcantar8440
    @mukhtaarcantar8440 5 років тому +24

    Beautiful song Afro Waqal Furinle Team nice job sxbyaal waad ka baxsateen well done 🌹

    • @wisemanwakhti3893
      @wisemanwakhti3893 5 років тому +1

      Cantar. Alfanaan cantar waan kaa sugayna heesahaagiina tageero weyn 🙌🏽

    • @bustemusic6578
      @bustemusic6578 5 років тому +2

      Legend Cantar 🙏🏿

  • @mursalwadani8352
    @mursalwadani8352 4 роки тому +1

    War soomaliland yaa igeeyo wllhi
    Aad baan ujeclahay 💋💗❣❤ from mogadisho Love u more and more💋❤❣

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 5 років тому +14

    Xamse Xadaari Abwan Aan ku Daydo Nlw Bro😍 Fdln like hdd thy Team Xadaari

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 років тому +5

    Ereyada 💯
    Laxanka 💯
    Style💯
    Dubiista 💯
    Waqal studio keep going

  • @bilanomer4465
    @bilanomer4465 5 років тому

    Esh calaa hees 💋 Daneya hupi udaa 🙈 Ayy Axmed zaki iyo ifrax hargeisa

  • @ayuubqaasim9810
    @ayuubqaasim9810 5 років тому +1

    Wwww heesta erayadeeda 100% laxanka 100% codka kaba sii daran 100% muuqaal qurux badan oo waliba dalka lagu duubay heesta sanadka 🔥🔥🔥🔥

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 5 років тому +4

    dhankastaba dabeecada,quruxda,degananta,fan-jirnimada iyo daacaadnimada intuba waxay cadayn u yihiin in IFRAAX ay tahay dhashii hargaysa bilaash magaac kuma baxo ee inantu waa hargayso shalmad hagoogan

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 5 років тому +43

    Inta dhulka hooyo ka daawanaysa likta

  • @maxamedabdinasir2863
    @maxamedabdinasir2863 5 років тому +1

    Intaa quraanka jecal like seera

  • @ziamadm3598
    @ziamadm3598 5 років тому +1

    Wwwww hees iga dheh
    Inta ka heshay sida loo duubay
    Hit like

  • @sucadokhalif1039
    @sucadokhalif1039 5 років тому +9

    Video qurux badan ugu imada waqal wstudio keep going ban kuleyaha

  • @suldaandureed4621
    @suldaandureed4621 5 років тому +3

    Wixii reer hargeisa dhalad ah like hayla dhaafin

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 5 років тому +3

    Midhaha100%
    Codka 100%
    Laxanka100%
    Stalk 100%
    Music 100%
    Duubist100%
    Team waqal like ta
    Ifraax &zaki

  • @aisha205
    @aisha205 5 років тому

    marwada wey is ilaalineysaa sida x.gobaad idil barqadh iyo nasteexo indho isku ma dhag dhagayaan inta ila aragtay like saaraa

  • @etafsumali3213
    @etafsumali3213 5 років тому +8

    Wwww muuqaal qurxoon iyo seychelles'ta somaliland *berbera* 👌

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 5 років тому +3

    Waaw hees iyo badh aar duriyadii meeday dee inta dulkeena jecel like hayla dhaafina in

  • @feeterofficial1517
    @feeterofficial1517 5 років тому

    Waqal studio team hor mar waxan
    Heesta=100%
    Erayada=100%
    Music=100%
    Camera man=100%
    Editor=100%
    Hor mar wacan waqal studio

  • @khalitapdullah486
    @khalitapdullah486 5 років тому

    Dalkygi hooyo Somaliland I m now to qatar dalkygaw cadawgaa ha ujapin😍😍😍😘😘😘 like ta ha ila dhaafina intii reer samalilnd ah😍😍😍💑

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 років тому +7

    2019 hadaad dawanayso liketa
    Waxad ku dhaafta waa khalad✌👈

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 5 років тому +15

    Like haku so ordine dawada heesta iyo muuqalkan shidan😣.

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 4 роки тому +2

    Waqal studio ❤❤mashalllh ilbaxnima kugu dhan wlhi inshallh my wedding ini ueedhayn 😍😍😍😍😍

  • @abdishakur5716
    @abdishakur5716 5 років тому

    hees shidan igadeh runti fanaanin qiimo meleh aya tihiin hore usocda waligiin . liketa igu sodaweeya asxabta wa walalkiin idinkayare.