waxaan ku rajeynayaa dalka iyo dadka Syria 🇸🇾 nabad iyonololxasiloni leh in uu alle ku soo dabaalo anaga sido kale waan jeclahay Syrian ka German isla jognaa waa asxabteyda ad iyo ad igu dhaw 💞😍
Wlhi aad baan uga murugooday xaafadeena masjid kuyaala xiliyada salaadaha waxaa soo buux dhaafiya dadka reer suuriya oo dhibateysan oo codsanaya in la caawiyo Waxaa iigu xanun badneyd oo aan la ilmeeyay kolkaan arkay hooyo heesata caruur agoon ah sidoo kale waxey ii shegtay 5 maalmod in aysan dab shidan aad ayn la fajacay wlh lkn alxmdulilah jamaacada masjidka ayaa u istaagay cawinta wllaha muslimiinta reer suuriya hasa yeeshee majirto dowlad ama hayad ama siyaasiyiin ukaca muslimintan dagaalada kasoo cararay mana jirto cid aan alle ka aheyn oo caawida iyo dadka shacabka mooyee yaa allaah islamka dhibta kadul qaad runtii markan arko wllaha suuriya oo gaajo iyo how la.aan ka cabanaya waxan soo xasuustaa sanadii 2006/2007 xiligii ethiopia ay muqdisho kusoo duushay waxey nabaday macluul gaajo qaxooti dhibatooyin badan balse alle mahadii alle ayaa inoo gurmaday wllaha islaamka ah dhibta allah kasaaro ani ahaan waxn is leeyahay sababta somaliya ay u hormari la.dahay in ay tahay ku dhaqan la.aanta diinta islaamka balse maalin uun wanka bixi doonaa dhibtan alle heyna caawiyo Mida kale waxan aad ula yaabay oo murugo nagu beeray siyaasiyiinta doonaya manta in ay noo horsedaan barakac iyo macluul balse alle ayan ka magan galnay dalka allaba noo toosiyo dadkeenana allaha mideyo runtii qaxootiga gaajada macluusha rafaadka wan so dareemay aad ayn uga ilmeyaa alle heynoo gar gaaro😭😭😭
Iyadoo soomaaliya 21 sano cadaab ay ku jireen, dalkuna u burburay kaligii taliye siyaad macangag nimadiisa, haddana dad baa u sacabtumayaa kaligii taliye cusub alla dadku ma umul baa?
Hada markaan salaadii jimcaha ka baxnay baa masaajidka ka dhex istaagay wiil suuriyaan ah oo wata canug yar 2 bil cml dhalan xaaskiisana la socotay Inta muslim ee dhiban allah dhibka ka qaado
@@samj6008 Wxn is iri sida dalkeena looga caawiyo Dallka kle uma caawiyn wlipa turkidu waa cunsuriyiin hadd cadahay io hdd madow tahy qofkii aan u dhaln cunsurnimo loola tgaa wxn is iri saasey uga yimadeen alle haw gargaaro🥺🥺
@@فخورةبديني-ث2ش Suura gal Dadkeena somaliyed wey muslim jecelyihiin aad ayey u caabiyaan Markay masaajid ka ustaagaan waa lagu xoomaa lacag kaash ah iyo dolar evc plus cml ah waa la isugu daraa
War barigii horaa Sidan ka wacneyd imka dagaal ayay kaaga dhegtey nio saynis kasa wax no taraya ee noo soo gudbi dilkiyo kufsigan intad naga deysoh😡😡😡💯💯
waxaan ku rajeynayaa dalka iyo dadka Syria 🇸🇾 nabad iyonololxasiloni leh in uu alle ku soo dabaalo anaga sido kale waan jeclahay Syrian ka German isla jognaa waa asxabteyda ad iyo ad igu dhaw 💞😍
Wlhi aad baan uga murugooday xaafadeena masjid kuyaala xiliyada salaadaha waxaa soo buux dhaafiya dadka reer suuriya oo dhibateysan oo codsanaya in la caawiyo
Waxaa iigu xanun badneyd oo aan la ilmeeyay kolkaan arkay hooyo heesata caruur agoon ah sidoo kale waxey ii shegtay 5 maalmod in aysan dab shidan aad ayn la fajacay wlh lkn alxmdulilah jamaacada masjidka ayaa u istaagay cawinta wllaha muslimiinta reer suuriya hasa yeeshee majirto dowlad ama hayad ama siyaasiyiin ukaca muslimintan dagaalada kasoo cararay mana jirto cid aan alle ka aheyn oo caawida iyo dadka shacabka mooyee yaa allaah islamka dhibta kadul qaad runtii markan arko wllaha suuriya oo gaajo iyo how la.aan ka cabanaya waxan soo xasuustaa sanadii 2006/2007 xiligii ethiopia ay muqdisho kusoo duushay waxey nabaday macluul gaajo qaxooti dhibatooyin badan balse alle mahadii alle ayaa inoo gurmaday wllaha islaamka ah dhibta allah kasaaro ani ahaan waxn is leeyahay sababta somaliya ay u hormari la.dahay in ay tahay ku dhaqan la.aanta diinta islaamka balse maalin uun wanka bixi doonaa dhibtan alle heyna caawiyo
Mida kale waxan aad ula yaabay oo murugo nagu beeray siyaasiyiinta doonaya manta in ay noo horsedaan barakac iyo macluul balse alle ayan ka magan galnay dalka allaba noo toosiyo dadkeenana allaha mideyo runtii qaxootiga gaajada macluusha rafaadka wan so dareemay aad ayn uga ilmeyaa alle heynoo gar gaaro😭😭😭
Masha.alaah inta wax kafaa.iiday Annaga laaktu waa xagiina is muujiya
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏🙏
My favourite UA-camr.🤩 horay u soco wll.
Mahadsanid si fiican baad uga hadashay
Mahadsanid ustaad
Ustaad allah ku xifidiyo
Masha Allah tabaraka Allah
Ustaad alle hku dhowro ❤️🥰
m.a wll qali dowr muhim ah ayaad kahadashay
❤❤❤❤❤ keep going my brother
Thnks sxb waan raadinayay
WLL ALE DARTI LIKE IKU SAAR
Hore u soco bro guul ban ku rajaynaya
Ustaad fadlan waxaanu kaa codsanaynaa inaa noo soo diyaariso mowduuc ku saabsan ururka @xamaas
Bishaar al Assad waa khaainul wadan wadan ka wuxu gacanta ugaliyeyshiico shiico iyo yahuud passporka wadan ka siyey
Thanks bro👍👍👍
Qofkii ugu horeeyay yes
M.a keep going bro waan ku taageeraa
YAA KU DHA hay somali wa carab sxb waad qaldan thay ee is sax wada qalda aya ku socota ee kac o kac
Adi aya qaldan somali Africa iyo carab aye Iskulu jirta wa iska dhal
Daarood Ismaciil ayaa carab ahan inta kle carab ma ahan
@@xaajifariid6233 shuuwo aa kudhashay
@@xaajifariid6233 from hawiye
@@shafinhoyt234 daarood is arab
wixiii dadka jabaqdaleh fahma farta like
Masha allah wallal
Keep going wllo✊🏽
👎🏻👍🏿
Asc kacdoonka suuriya wiiil yar ba bilaaabay qoral u kuqoray skolka gidaaarkiiisa
Ustaad haddan Soo dhacay keep going sxip markasta barmanijyadada wan kusexda sxip sre hore usoco
aad iyo aad mahadsanid
ma aha mubbaarak xusni. ee waa xusni mubaarak
Keep going prother
Hala yaaa halaa pro mashaalllaa
Keep going pro
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاتهsheekh ilmo baa jaamacad raba baa laigageeyay diyaar bakiir waxeey yiraahdeen guryaha xataa nagama kireeyaan ciidan baa kubadan marka ajansiyada halala xisaab tamo inayyan geeyn meelahaas
Iyadoo soomaaliya 21 sano cadaab ay ku jireen, dalkuna u burburay kaligii taliye siyaad macangag nimadiisa, haddana dad baa u sacabtumayaa kaligii taliye cusub alla dadku ma umul baa?
Thanks
Hada markaan salaadii jimcaha ka baxnay baa masaajidka ka dhex istaagay wiil suuriyaan ah oo wata canug yar 2 bil cml dhalan xaaskiisana la socotay
Inta muslim ee dhiban allah dhibka ka qaado
Ma wadankd joogta
Lkn mxy tahy sppta suuriyanku wdankeena u yimadan iygoo ints oo wdan inoo dhaxyso
Haa walal dalkayga hooyo ayaan joogaa
Haa wey dhoobanyihiin waliba qaarkood turkiga ayey diyaarad kasoo raaceen muqdisho ayey kasoo dageen gobolada ayey usii gudbeen ani hada gobol ayaan joogaa wey nasoo gaareen
@@samj6008
Wxn is iri sida dalkeena looga caawiyo
Dallka kle uma caawiyn wlipa turkidu waa cunsuriyiin hadd cadahay io hdd madow tahy qofkii aan u dhaln cunsurnimo loola tgaa wxn is iri saasey uga yimadeen alle haw gargaaro🥺🥺
@@فخورةبديني-ث2ش
Suura gal
Dadkeena somaliyed wey muslim jecelyihiin aad ayey u caabiyaan
Markay masaajid ka ustaagaan waa lagu xoomaa lacag kaash ah iyo dolar evc plus cml ah waa la isugu daraa
@@samj6008
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Wllhi somlidu si wl ba hysku dagasho waa qalpi jilicsanyihiiin
Yemen maxakudacaay
Kasoo hadal carbon dating sida lagu ogaado shaygaasi inta sanadood ee uu jiray
Carbon dating ku waa xay zxp bisinkee waligay ma maqlin
@@hamsebaashe7504 zxb maanad maqal gaalada oo leh waxan helnay shaygan oo jiray hal milyanoo sano kahor ama lafahanoo jiray 20kunoo sano kahor
@@mohamudilmi2587 haa pro waxaan maqlay xayawan malaayiin sano kahor jiray waa diin soor oo lafihiisi lahelay gaaladaan kamaqlay
@@hamsebaashe7504 markaa siday ku ogaadeen ilayn iyagu malaayiin sano kahor may noolay dadkuna inay taariikhda diwaan galiyaan waxay bilaabeen kaliya 4tii kunee sanee u danbeeyay markaa waxay ku ogaadeen wax layidhaa carbon dating markaa waxan rabay qof soomaali igu fahansiiya
Sxp Wan ku salamay videos kaga markan dawanaaayo wxan dhib saday advertisements bdn waayo every 2 minutes wayso galeysaa mx sababay sxp
Zhp Anigu maan arag ee lkn Adiga dhinacaaaga iska xir adiga ayey kugu furantahay
Saxp kagayaba in ad vbn kku xariitiso ama wayabo kal annaga waxbo ma.aragno
Views ka 1aad
like somali 1991 dowladii xooga laheeed sida loojabiyay
Asc
Gaarigiisa ganacsiga ayaa ladab gadiye
Bishaar asad waa kaligii taliye
Lkn bishaar asad ma nool yahy 🤔🤔🤔
Haa
Second one
Sxb yemenna kasoo hadal
Sorry sxb
Warbixintani wa tii maqaxiyaha wadoyinka ee. Shaaha llagu cabo laga maqlo
Warbixino aad uga wacan ayaa jirah ee Fadlan kuwaa soo diyar
Sida
1 Maxaa ka dhexeya bashaar asad iyo valadamiir butiin ???
2 maxay tahay sobobta bashaar loo ridi kari wayay ???
3 maxay maxkamadaha adunku ugu eedayn wayday dambiile dagaal ???
kacdoonka 2010ki ma ahayn bro.
Ee wuxu bilowday kacdoonka 2011ki
Shiine.laxay
Wa runtaa wall xitaa ninka tunuusiyaanka waxa kaburburisay alabtiisi asksriyad marks ayuu isdilay lkn kolka qof wax usheegisid si xoahmad kudheeehan tahay wax ugu sheeg sababtoo ah waa qofdadaalaya oo mudan in ladhiiri galiyo
@@faadumomuxamad2277 gugi carabta ba la dhaha markaas anigaba jogay masar
@@xaajimaquste dabcan wall sifcn ban ugaran waxan aad ujeclahay tarikhda siyaasada ربيع العرب
Democrati ga wll waa waxa ummadda muslimiinta laga raacay oo ay wadamadoodu u burburaaan
Mqrka qarirada xaa nogu sodare macarqb ayaanu nahay😂
Suukhiya dawlad layiraa maa jirta
information qayb ayaa been ah bro naga shaandheee
Cilmi buuxa
*NINKA TUNISIAN-KA WAXA KUKALIFTAY INUU IS GUBO WAXA DHIRBAAXDAY ASKARIYAD ISAGA OO JAAMACAD INUU DHAMEEYAY SHAQO WAAYAY KADIBNA TAMAANDHO(YAANYO) SUUQA KU IIBINAYA...AYAY KUDHIRBAAXDAY KAKAC MEESHA!!!*
Mahad sanid wll
War barigii horaa Sidan ka wacneyd imka dagaal ayay kaaga dhegtey nio saynis kasa wax no taraya ee noo soo gudbi dilkiyo kufsigan intad naga deysoh😡😡😡💯💯
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@@ambasexashioffiall1487 ar wuu iga xanaajiyey nio anagu dagalka maxa nagaga xidhan
Nio ninkaan wanaga cilmi badan yahay jaa maskadaadu aqriya umodaa kkkkkkkk
@@calafkagacune5217 nio wxu waa mid an ka yabey marna waa kufsi marna wa dil
Wiilka bansiinka isku shiday aad dhahaysid waa been, ee waxaa usabab ahaa dilkiisa gabar bolice ah taariiqda dib ufiiri walaal
Gusbaad ku sawirty turki gee
Kunool. Ajansiyada haloo sheego ilmeheena hanaga geeynina halala xisaab tamo
WaR beenta jooji
Bisharal asad waa kaafir
Mahadsanid walaal
Thanks
Asc
Mahadsanid ustaad