Cadowga islaamka Allaha jabiyo insha allah Walalehena turkey 🇹🇷 allaha badbadiyo kuwii ka guuleysta cadowgoda allaha ka dhigo insha allaha Caalimul islaam aya Werar lagu yahay Allaha Jabiyo Cadowga islaamka insha ❤
Inasha allah waa laka guleysanayaa israel ❤ io reer galbeedka . I. . a gor dhaw . In kasto oo manta wadan muslim ah dagalamya ma ragno. Inta ka heyn . Xisbullah. Oo lubnaanah . Io xammas😢 illay ha guleysio xsblllah io xammas✊😔
Asc walal mcne really your my legend please I wanted to know Israel does have a long range of weapons reaching Iran without using f35 thanks God bless you
Ustaadi allah ku barakeeyo Su,aal : malaga yaabaa in technology yadan iney burburto ,oo ay adunida ka tirtir maan waxa walbo sidiisa hore iney ku labtaan, sida dagaladi fool ka foolka aha. Iyo in dagaalada loo adeegsado seefta iyo waramada , falaraha Iiga soo jabab. Mahadsanid
Su aalo 1.Reer galbeedka kama daalaan /kama caajisaan miyaa fara galinta ay ku hayaan dunida muslimiinta? 2. Wadaaddada/aqoonyahana Muslimiinta igyaga oo is baheesanaya hadal ama ficil kuma baraarujiyaan miyaa shacabka muslimiinta cadowgooda? 3. Haddaba iyada oo sidaas thy shacabka muslimiinta waxa ay nolol u doontaan wadamada reer galbeedka?. Ustaad Mahadsanid
Wll Abdi Rashiid Hadii Aan su aal aan ku weydiyo Qarni kasta Waxa uu leeyahay la yaabkiisa Waxa aamusiyey islamkii 1) Pakistan 🇵🇰 Nuclear ☢️ haysta 2) Afghanistan 🇦🇫 Taliban oo quraanka ku xukunta oo Ka dhacday Dagaalkan 3) indonesia 🇮🇩 Oo Dadka islamka ugu badan ah iyo Saudi arabia 🇸🇦 Qatar 🇶🇦 Bahrain 🇧🇭 United Emirates 🇰🇼 Malaysia 🇲🇾 Nigeria 🇳🇬 Gabi ahaanba waa la aamusanay Madama la qodob ayaa loo isticmaalay oo ku jira Buuga 48 Xeer ee awooda Oo ah ( Yaan danlay laga dhigin) ah Waxa Aan rajeeniya in aad isoo jawaabidoonto mahadsanid
Місяць тому+7
Dowladahani oo dhan taariikhda aas aaskoodii haddii aad aqriso, Looma qaabeynin qaab ay xor ku noqdaan. Dunida xilli waxaa jirtay reer galbeedku ay aduunka gumeysan jireen, Somalia uu gumeysanayey Talyaaniga. Reer galbeedku waxaa uu arkay nidaamkaan gumeysiga in laga wanaagsan yahay siddaasi darteeda Nidaam aanan gumeysiga waxba ka duwaneyn ayaa dunida laga bilaabay. Waxba farqi uma dhexeeyo xagga gumeysiga shalay iyo Maanta.
Rajo xita maleh sababto ah nidamyada wax barashada ee jiilasha cusub lo dhigo xita wakuwo ay reer galbed ka raali yihin oo an qofka ka dhigen mid xora dulaysnan wayn aya muslimta ku suganyin runti waka xumada xaladena manta
Asc Ust. Waxa an aad u jecelnahay In aad nooosoo gudbiso taxanayaal ka hadlaya sida wadamada waawaayn hubka uso saartaan . Ma shirkado gaar ah aya uso saaro mise dhamaan waa shirkado dowli ah ? Sideese shirkad private ah usoo saari looguna amini karayaa technology yada dalkaa ?
Місяць тому+3
Hub waxaa soo saaro Warshado private ah, ama Warshado dowlad ay maalgeliso. Laakiin aqoonta farsamada hubka waxaa laga keenaa jaamacadaha, Kadib ayaa warshadu ay soo saartaa nooca hubka ee Theory ahaan aqoonyahanka uu ku fekeray. Dowladaha waxaa ay haystaan shaybaaro qaas oo ah aqoonyahano ka shaqeynaayo keliya looga baahan yahay in ay ka fekereen oo ay baaraan hadba wixii niyadoodi kusoo dhaca ee hub ah. Haddii ay suurtagal tahay aqoonyahanka siddii mashruucaasi loo sameyn lahaa ayuu bilaabaa ka fekerkeedii. Mashruucyo badan oo socon waaye ayaa jira. Waxaad macluumaad badan ka raadisaa DARPA PROJETCS.
Ustaad waan ku salaamey waxaad kasoo Hadashaaa Nooca Doorasho Eee America 🇺🇸 iyo Isbaheysiga Beesha Ree Bogox? Su'aalo badan ayaa layska waydiineyaaa Doorashada America iyadoo Halmar ay wadda dhaceyso. Doorashada National Election & State Election & Zonal Election & District Election? Hal mawduuc nooga soo dhig Intàas oo dhan sidey uwadda dhicikartaaa Iyadoo ( One vote to one man ah) ? November 5 2024 America 🇺🇸 Election?
Ust Ra'yigaaga ku aadan sidii Awoodda musliminta dib ugu so laaban lahyd xilligan qofkii Hammigaas leh maxa la gudboon urur muu aasayaa ama ikhwaanul muslimin ayuu ku darsamya???
Місяць тому+2
Dib usoo celinta awooda muslimiinta qofka ka shaqeynayo qasab ma aha in uu urur sameysto ama in uu urur ku biiro, Wadada ugu sahlan ee ku gaari karo hadafkaasi waa in uu dadka uu dhisaa, Waa in wacyigoodii sare uu u qaadaa, Waa in uu dadka hurdada ka toosiyaa. Bulsho baraarugsan haddii la helo in la gumeysto waa ay adagtahay. Caksigeedii Urur ama koox haddii qof uu ku biiro,Bulsho aanan baraarugsaneyn si uu hadafka uga dhaadhciiyo uma sahlanaaneyso.
USTAAD WAN KU SALMAY MARKA HORE ISRAIL SALDHIG AY KADOONAYSO SOMALI LAND SHAR IYO KHAYR WAXY LEDAHY ALLE AYAA OG EE FIKIR SIYAA SADED NOGU IFTIMI 👋
Місяць тому+1
Fikir shaqeynaayo ma aha, İsraa'iil oo dunida ka ah TUKE CAMBAAR leh saldhig kama sameysan karto wadan dibadiisa, Xitaa haddii siyaasiyiinta somaliland lagu qanciyo İsraa'iil iyada ayaaba ku dhiiran karin in ay ciidankeedii dhigto xuduudaheedii meel ka baxsan. Waxaa suurtagal ah dowladaha taageera İsraa'iil in ay saldhig ka sameystaan. İsraa'iil saldhig ciidan weligeed kama sameyn karto Somaliland laakiin waxaa suurtagal ah in ay kordhiso awooda Diplomacy ee israa'iil iyo Somaliland sidda Azerbaijan oo kale (Wadamo xulafa ah). Laakiin bulshada Soomaalida maadama muslimiin ay yihiin waa caqabad adag oo aanan suurtagal noqon karin sidda Azerbaijan oo kale +Somaliland ma aha wadan İctiraaf haysta, dunida carabta İsraa'iil weli heshiis buuxa ma wada ah. Uma maleynaayo Somaliland in ay godkaasi ku dhaceyso, Haddii ay ku dhacdo Somaliland Qaraxyo in ay ka dhacaan ayaa laga filan karaa, Somaliland iyada ayaa gacanteedii isku burburineysa. Dadkeedii ayaa qoriga qaadan karo.
Waxan ku waydiyay walal ma jirta cid isku dayday ama isku dayaysa inay melahan ka a tack to isreal
Місяць тому+1
İsraa'iil, Waxaa difaac xoogan u ah wadamada ku hareeraysan ma ay fududa in koox wax ku tuurto. İyada oo siddani ay tahay haddana kooxo aanan xooganeyn 5 ama 10 qofood kooxo aanan ka badneyn dhanka Masar iyo dhanka Urdun waa ay isku dayaan marar badan in ay dagaal kooban la galaan ciidanka xuduudaha e İsraa'iil.
Sidee looga bixi karaa gumeeeysiga dadban maadama shacabka hadii arintaas lagala hadlo eey maskaxdooda kusoo dhaceeyao qaraxyada ujeeda la aanta ah iyo ka been sheegida diinteenna suuban Ururada sheegta jihaadka ee shacabka la dagaalama in kabadan inta eey la dagaalamayaan cadawga mala oran waxeey ka mid yihiin mashruucyada reer galbeedka ?
Місяць тому
Wadada looga bixi karo gumeysiga waa mowduuc balaaran oo qofkasta uu xal u arko weji gaar ah. Laakiin waxaa aan u maleyna wadada ugu fiican in ay tahay BARAARUJİNTA DADKA İYO SARE U QAADİSTA WACYİGOODİİ. Cadowga tani ayuu ka baqaa, Kama uu baqo in qoriga la qaato, Waayo dadka oo baraaruga waxaa ay sameyn karaan ficil aanay sameyn karin koox yar oo qori haysato.
Haa waa sida u wanaagsan balse maxaa sababi kara in ururada qaar eeey shacbka dhibaateeyaan badalkii eey baraarujin lahaa yeen maxaase keenay im badanka laga aamuso ficiladooda qaldan
Qaado saddex Talo :
1: Akhri qur'an ka kariimka ah si maalinle ah .
2: Joogtey xuska ilahay .
3: ku dadaal wax walba oo ku anfacaya ilahyna kasho hana cajisan.
Jazakalaaah
Jasakallah ❤❤❤
@@Aqoonkororso haye
Jazakallah
Way soo dhowdahay guusha islaamku insha allah
Ustad xogtada waa Ku mahadsantahay
Mahadsanid ustaad❤
MAhadsanid Ustaad Xog balaayiin dollar ku fadhida ayaan kaa helay Guuleyso.❤
Cadowga islaamka Allaha jabiyo insha allah
Walalehena turkey 🇹🇷 allaha badbadiyo kuwii ka guuleysta cadowgoda allaha ka dhigo insha allaha
Caalimul islaam aya Werar lagu yahay Allaha Jabiyo Cadowga islaamka insha ❤
Waa sababta aan u jecelahay barashada tech
Nin codkar ah🇵🇸🤯
جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك ❤
Alaha mucjiso ku rid yuhud iyo maraykan amin
Inasha allah waa laka guleysanayaa israel ❤ io reer galbeedka . I. . a gor dhaw . In kasto oo manta wadan muslim ah dagalamya ma ragno. Inta ka heyn . Xisbullah. Oo lubnaanah
. Io xammas😢 illay ha guleysio xsblllah io xammas✊😔
Ustaad aad ayaad umahad santahy cilmigaaka Allah kuu barakeeyo ustaad hal codsi taariikhda 1973 6oktobar dagaalkii carabta iyo yahuda
❤❤❤❤❤
Anne codkeyga ayaan kuugu biiriyay😊
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Waa mawduuc aad umuhiim ah cadowga mesha uu kajilacsan yahy inaad noo shegta ayaa rajo fiican nasii galineyda
Best information 👍
Duni Aakhiri Samaana
Anaga waad mahadsan tahay ❤
Mahadsanid from Nairobi Kenya
Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤we need more brother
Mahadsanid ❤
Mahadsanid ustaad 🫡
Tanks sxb ❤❤❤🎉🎉🎉
Thanks chief
Ustaad mowduuc kasoo samee sida lagu barto cyber attack ga ❤❤❤
Cyber attack-u sow Cybersecurity lee maaha
Wad mahadsan thy wll
Thankz ustaad
Cyper attack kaas ayaa ugu fudud
Tnx bro
Mahadsanid wll
Mahadsanid AQOONYAHAN waan ku salaamayaa Mudane?
Waan kaa qaaday soo dhawaaw
@jimaleahmed1444
Dhalinta somaliyedow barta hee maxa sugeysiin ani insha Allah waa baran doona😊
Marka aad hesho meesha aad kabaraneyso haiga ilaabin ila soo wadaag
@@RaaqiyaMaxamed-r9h insha Allh wadankena ma lagu dhigo wllkey baro dhahy jamacadaha somaliya maba dhigaan i dhahy wn rajeyna iney bilaaban
@@dhhol77 in shaa Allah
Aamiin
Asc walal mcne really your my legend please I wanted to know Israel does have a long range of weapons reaching Iran without using f35 thanks God bless you
Ustaadi allah ku barakeeyo
Su,aal : malaga yaabaa in technology yadan iney burburto ,oo ay adunida ka tirtir maan waxa walbo sidiisa hore iney ku labtaan, sida dagaladi fool ka foolka aha.
Iyo in dagaalada loo adeegsado seefta iyo waramada , falaraha
Iiga soo jabab.
Mahadsanid
taasi waa war lahubo wax shaki ah na kuma jiro
Su aalo
1.Reer galbeedka kama daalaan /kama caajisaan miyaa fara galinta ay ku hayaan dunida muslimiinta?
2. Wadaaddada/aqoonyahana Muslimiinta igyaga oo is baheesanaya hadal ama ficil kuma baraarujiyaan miyaa shacabka muslimiinta cadowgooda?
3. Haddaba iyada oo sidaas thy shacabka muslimiinta waxa ay nolol u doontaan wadamada reer galbeedka?.
Ustaad Mahadsanid
Muuqalkan dhan waa lacala
Waxaas warmiya
Israaiil maagareyso 2027 way burbureysa yahuuda waligood dowlad kle mayeelan doonan. arintas quraanka aya sheegay oo laga fahmaya .
Guusha islaamka waxa inaga xiga wadka uun dhalin yaraw
اللة اكبر ولحمذ للة🎉🎉🎉🎉
Wll Abdi Rashiid Hadii Aan su aal aan ku weydiyo Qarni kasta Waxa uu leeyahay la yaabkiisa Waxa aamusiyey islamkii
1) Pakistan 🇵🇰 Nuclear ☢️ haysta
2) Afghanistan 🇦🇫 Taliban oo quraanka ku xukunta oo Ka dhacday Dagaalkan
3) indonesia 🇮🇩 Oo Dadka islamka ugu badan ah iyo Saudi arabia 🇸🇦 Qatar 🇶🇦 Bahrain 🇧🇭 United Emirates 🇰🇼 Malaysia 🇲🇾 Nigeria 🇳🇬 Gabi ahaanba waa la aamusanay Madama la qodob ayaa loo isticmaalay oo ku jira Buuga 48 Xeer ee awooda Oo ah ( Yaan danlay laga dhigin) ah Waxa Aan rajeeniya in aad isoo jawaabidoonto mahadsanid
Dowladahani oo dhan taariikhda aas aaskoodii haddii aad aqriso, Looma qaabeynin qaab ay xor ku noqdaan. Dunida xilli waxaa jirtay reer galbeedku ay aduunka gumeysan jireen, Somalia uu gumeysanayey Talyaaniga. Reer galbeedku waxaa uu arkay nidaamkaan gumeysiga in laga wanaagsan yahay siddaasi darteeda Nidaam aanan gumeysiga waxba ka duwaneyn ayaa dunida laga bilaabay. Waxba farqi uma dhexeeyo xagga gumeysiga shalay iyo Maanta.
Rajo xita maleh sababto ah nidamyada wax barashada ee jiilasha cusub lo dhigo xita wakuwo ay reer galbed ka raali yihin oo an qofka ka dhigen mid xora dulaysnan wayn aya muslimta ku suganyin runti waka xumada xaladena manta
Isreal wa in lagu jihaado
✅️✅️✅️
Warkii hub ahaa muslimiinta yey kaba qin anaa usa mee naayo nooc walba xittaa nuclear insha allaah
runtaada miyaa mise waad iska kaftameysaa
Mhadsanid sxb, dhalinyaroy hadaba aan barano cilmigas yacni c*yber knowledge
ustad qaab lagu baran karo haddii aad hayso nala wadaag plz
waan sugaa hadalkaga waliba fahan badan ayaan ka ka fahmay dunida mahad sanid anaga
Waxaa diciendo doonta xili ay yuhuudu ma calas dhaguxu sheegi donde oo u dhihidon wa yuhiudkiye kaalaya dila
First
Inshallah Israel way jabayaa inshallah
ustaad buugta xageen ka heli karaa?
Ustaad Israel waqtigeeeda uunbaa waxka dhiman maa hal wadan baa ka adag
I.a
Sidee aya nuglearkeda looga shortage kara
Asc
Ust.
Waxa an aad u jecelnahay
In aad nooosoo gudbiso taxanayaal ka hadlaya sida wadamada waawaayn hubka uso saartaan .
Ma shirkado gaar ah aya uso saaro mise dhamaan waa shirkado dowli ah ?
Sideese shirkad private ah usoo saari looguna amini karayaa technology yada dalkaa ?
Hub waxaa soo saaro Warshado private ah, ama Warshado dowlad ay maalgeliso. Laakiin aqoonta farsamada hubka waxaa laga keenaa jaamacadaha, Kadib ayaa warshadu ay soo saartaa nooca hubka ee Theory ahaan aqoonyahanka uu ku fekeray. Dowladaha waxaa ay haystaan shaybaaro qaas oo ah aqoonyahano ka shaqeynaayo keliya looga baahan yahay in ay ka fekereen oo ay baaraan hadba wixii niyadoodi kusoo dhaca ee hub ah. Haddii ay suurtagal tahay aqoonyahanka siddii mashruucaasi loo sameyn lahaa ayuu bilaabaa ka fekerkeedii. Mashruucyo badan oo socon waaye ayaa jira. Waxaad macluumaad badan ka raadisaa DARPA PROJETCS.
Ustaad waan ku salaamey waxaad kasoo Hadashaaa Nooca Doorasho Eee America 🇺🇸 iyo Isbaheysiga Beesha Ree Bogox?
Su'aalo badan ayaa layska waydiineyaaa Doorashada America iyadoo Halmar ay wadda dhaceyso. Doorashada National Election & State Election & Zonal Election & District Election?
Hal mawduuc nooga soo dhig Intàas oo dhan sidey uwadda dhicikartaaa Iyadoo ( One vote to one man ah) ?
November 5 2024 America 🇺🇸 Election?
Sax waa intaas lagu dedaalaa
wiil somali ah aqoon yahan ah abaa thy xaqiiqdii sxb
xogaha galda nosobgudbi horta
❤😂Taangiyada cidlada taagan ee malaayiinta Dollars jooga ciidankii Hareeraha iyo Horta ka ilaalin lahaa Cabsi cabsi jirta kkkkkk ❤😂🎉😢😮😊😊❤❤
Ustaad xmas hub kiimiko masamaysan karan miya
Ust Ra'yigaaga ku aadan sidii Awoodda musliminta dib ugu so laaban lahyd xilligan qofkii Hammigaas leh maxa la gudboon urur muu aasayaa ama ikhwaanul muslimin ayuu ku darsamya???
Dib usoo celinta awooda muslimiinta qofka ka shaqeynayo qasab ma aha in uu urur sameysto ama in uu urur ku biiro, Wadada ugu sahlan ee ku gaari karo hadafkaasi waa in uu dadka uu dhisaa, Waa in wacyigoodii sare uu u qaadaa, Waa in uu dadka hurdada ka toosiyaa. Bulsho baraarugsan haddii la helo in la gumeysto waa ay adagtahay. Caksigeedii Urur ama koox haddii qof uu ku biiro,Bulsho aanan baraarugsaneyn si uu hadafka uga dhaadhciiyo uma sahlanaaneyso.
Many thanks uztaad
So badi muuqalada wayo UA-cam ka aya ku kordhaya views ka taas wa iga talo
Mahadsanid ust
Somalida mantaay nool waxa ugu ficaan alshabab wixi kaso hara wa dalimin reer galbeedka uu sheeqaya
Wax ka fuleysan maleh waa fuleyo iskugu toostay
Sedeen ku baranaa ? Halkeesa ka baranaa ?
Google ka aad sxp ee baar, casrigaan aduunka wax walba waa easy, how, what, why iyo waxyaabahaa lee kahor Mari
USTAAD WAN KU SALMAY MARKA HORE ISRAIL SALDHIG AY KADOONAYSO SOMALI LAND
SHAR IYO KHAYR WAXY LEDAHY ALLE AYAA OG
EE FIKIR SIYAA SADED NOGU IFTIMI 👋
Fikir shaqeynaayo ma aha, İsraa'iil oo dunida ka ah TUKE CAMBAAR leh saldhig kama sameysan karto wadan dibadiisa, Xitaa haddii siyaasiyiinta somaliland lagu qanciyo İsraa'iil iyada ayaaba ku dhiiran karin in ay ciidankeedii dhigto xuduudaheedii meel ka baxsan. Waxaa suurtagal ah dowladaha taageera İsraa'iil in ay saldhig ka sameystaan.
İsraa'iil saldhig ciidan weligeed kama sameyn karto Somaliland laakiin waxaa suurtagal ah in ay kordhiso awooda Diplomacy ee israa'iil iyo Somaliland sidda Azerbaijan oo kale (Wadamo xulafa ah). Laakiin bulshada Soomaalida maadama muslimiin ay yihiin waa caqabad adag oo aanan suurtagal noqon karin sidda Azerbaijan oo kale +Somaliland ma aha wadan İctiraaf haysta, dunida carabta İsraa'iil weli heshiis buuxa ma wada ah. Uma maleynaayo Somaliland in ay godkaasi ku dhaceyso, Haddii ay ku dhacdo Somaliland Qaraxyo in ay ka dhacaan ayaa laga filan karaa, Somaliland iyada ayaa gacanteedii isku burburineysa. Dadkeedii ayaa qoriga qaadan karo.
Yuhuuda xunka ah nagta aa laga geliyey
Waxan ku waydiyay walal ma jirta cid isku dayday ama isku dayaysa inay melahan ka a tack to isreal
İsraa'iil, Waxaa difaac xoogan u ah wadamada ku hareeraysan ma ay fududa in koox wax ku tuurto. İyada oo siddani ay tahay haddana kooxo aanan xooganeyn 5 ama 10 qofood kooxo aanan ka badneyn dhanka Masar iyo dhanka Urdun waa ay isku dayaan marar badan in ay dagaal kooban la galaan ciidanka xuduudaha e İsraa'iil.
Hye wll waa mahadsantay
Wixii la awoodaba halagula dagaalamo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hhhhhhhhh😢
😎📚💻🌍 6/10/2027
Xeylad dagaal kama ahan waa cabsi iyo dhimasho ka carar
Waar nio hubkaa israel ha lagu rido
Sidee looga bixi karaa gumeeeysiga dadban maadama shacabka hadii arintaas lagala hadlo eey maskaxdooda kusoo dhaceeyao qaraxyada ujeeda la aanta ah iyo ka been sheegida diinteenna suuban
Ururada sheegta jihaadka ee shacabka la dagaalama in kabadan inta eey la dagaalamayaan cadawga mala oran waxeey ka mid yihiin mashruucyada reer galbeedka ?
Wadada looga bixi karo gumeysiga waa mowduuc balaaran oo qofkasta uu xal u arko weji gaar ah. Laakiin waxaa aan u maleyna wadada ugu fiican in ay tahay BARAARUJİNTA DADKA İYO SARE U QAADİSTA WACYİGOODİİ. Cadowga tani ayuu ka baqaa, Kama uu baqo in qoriga la qaato, Waayo dadka oo baraaruga waxaa ay sameyn karaan ficil aanay sameyn karin koox yar oo qori haysato.
Haa waa sida u wanaagsan balse maxaa sababi kara in ururada qaar eeey shacbka dhibaateeyaan badalkii eey baraarujin lahaa yeen maxaase keenay im badanka laga aamuso ficiladooda qaldan
@@ĽèĝènD__61-k3k waan arkey badanaa comentskaada su,aashaas ayaad jawaab uraadisaa nin weyn oo wax bartay baad umuuqataa ee dad waxlama waydiiyo waxkastaa waala dul istaagaa oo lasoo baaraa ee su,aalahaaga jawaabahooda soobaar hadaad wax kasoo ogaatana wax iga soo gaarsii si,aan jawaabaha saxda ha uwada helno
@@PinaBinianimals waan baaray waana ogaaday xaqiiqada balse waxaan is weeydiinayaa iyadoo qof kasta oo baara xaqiiqada uu ka daba tagayo sababta uu uga aamusayo ma cabsi ayaa sababeeysa garan maayo
@@ĽèĝènD__61-k3k maxay tahay xaqiiqdu
Waxyaabo booto aanan ka baxsaneyn intaas ayaaba iga gadan
😂😂😂😂😂😂😂😂
Niyoo soomaliya 😂 maaka hadashid 90ka carab iyo yahuud kahadle
somalia max lga hadla qabylad aheen maba ka jire
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤭🤭🤭🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣