GURİGA UGU QAALİSAN EE ADUUNKA CİRKA AYUU KU YAALAA. Qaybta 5aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 95

  •  3 роки тому +39

    Taxanaha fahamka kowka gaar ahaan qaybihiisa aanan laga hadlin waxaad ka daawan kartaa ua-cam.com/play/PL5gB-5KT4tArnIHNlt0xt-rONjyHmg3jc.html

    • @samaaxaasuu8576
      @samaaxaasuu8576 3 роки тому +1

      Do not use any 7 day is to get a deficeuncy of your name to link the world with your phone number to the internet in your self contained and Intermidiate SCHOOL and you will find a question about the future of your life and what it means solvent to the body of the body that is not in the right direction of your life and your name

    • @maxamedyuusuf7203
      @maxamedyuusuf7203 3 роки тому +3

      bishu 15 ayay ku buuxsataa ee maaha 25

    • @mahadaarmi4514
      @mahadaarmi4514 3 роки тому

      Asc wll ustat wxn joga bosaso magaceyga wa mahad yacqub su.aal ayan ku weydiniya Hadan muslamin nahay maxan bisha galada u tirsana misharana ugu qadana muslaminta bishoda wa bisha an aragno dayaxa galadana lama arko bishoda so dambi mahan bisha galada inan tirsano hadan nahay muslamin wll iga jawab

    • @abdirahmandahirjamac6241
      @abdirahmandahirjamac6241 3 роки тому

      Ppp

  • @abdulrahmansalad2093
    @abdulrahmansalad2093 3 роки тому +20

    Maalin walba cilmi anan aqoonen ban ka faida allaha ku shrfo wll❤👑

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому +12

    Wax Badan ayaan ka fahmay casharka masha allaah.

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 3 роки тому +7

    Aad u Weyn wax Badan Hala Faa'iideysTo DhalinYaro thanks usTaaad C/Rashid

  • @Munamahamoud-b6r
    @Munamahamoud-b6r 3 роки тому +20

    Chanal Aan jecelanahay wax badana Aan kabartay manshalah Alle haku sharfo wllo juhdigad isku galisay inad latimado wax kaduwan chanalada kle keep going ayan kuleyahay ✌✌

  • @samaaxaasuu8576
    @samaaxaasuu8576 3 роки тому +60

    M.A pro alle kigu dhaarshe liketa haygala bakhaylin wllo😭🥺🥺

  • @mubarakumal8489
    @mubarakumal8489 3 роки тому +2

    Shakhsi Aad iigu Qaaliya Baad tahay Runtii Wax Badana Aan Ka Bartay Mahadsanid Ustaad Hore Usoco Guul iyo Gallad Eebe Ayaan Kuusoo Rajaynayaa

  • @kipranipoi1646
    @kipranipoi1646 3 роки тому +1

    MchaAllaH alla cilmigiyo cfimaAdkaba hakuu barakeeyo
    Yaa UztaAdii updy rashiet AHmeth Zheikh 🙏👏

  • @cqaadircigaal1901
    @cqaadircigaal1901 3 роки тому +6

    ustaad waanu ku afurnay barnaamujkaagii thanks

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 роки тому +12

    Horay usoco Wll qali 🌹🌹🌹😍😍😍👋😘

  • @adonallah
    @adonallah 3 роки тому +2

    Ilahey ayaa ufududeyay ummadan iney cirka adaan waxaana kuu Cadeynaya suuratu jaathiyah BOGO hore 2ayad ee igu danbeya

  • @moanaskah3167
    @moanaskah3167 3 роки тому +1

    HoraY usoco ustaad guul ayaan ku rajeynya wax badan ayaN ka faiday alle ha ku sharfo

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +11

    So much thanks Abdi Rashid.

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 роки тому +2

    Thanks macalin

  • @kingckfamilysharmake7917
    @kingckfamilysharmake7917 3 роки тому +3

    Mansha Allah walaal kusali nabiga scw scw

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 3 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @ogsoshow4053
    @ogsoshow4053 3 роки тому +1

    Mahadsanid wall cabdi rashiid

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 роки тому +2

    Wow macalin 👍🏾

  • @makavelizhak7977
    @makavelizhak7977 3 роки тому +3

    Shukran bro

  • @nootaayosunni9258
    @nootaayosunni9258 2 роки тому +1

    saaaxin hore usoco

  • @miriflecade7002
    @miriflecade7002 3 роки тому +6

    Xiisado xisaab ah noo bilow si aan uga faa,ideysano

  • @MAGAN47
    @MAGAN47 3 роки тому

    Dadkii ugu horeeyey aduunka dhamaantoon hadeesan wax aqoon away cilmigii ilahey baray nabi Adan cs. Markasta cilbi muujiray xita aqoon ka hormarsan tan hada xiligii nabi Suleymaan cs .

  • @abdiraiisnor2321
    @abdiraiisnor2321 3 роки тому +3

    Wlhi adaa ka fican macaliminta schoolka nolow ustad ❤❤❤❤❤❤❣💟💝

  • @mohaabdi2008
    @mohaabdi2008 3 роки тому +2

    Thnks brother

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 3 роки тому +2

    Mr a/Rashid bro barmamijyada xidhiidhka quranka & sayniska ku soco si ay u fahman in waxyaabaha dunidu hormarka ka dhigayaan diinta islaamku horay u shegtay

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 роки тому +2

    So much thanks Annaga production.

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +1

    *Waad mahadsan tahay xita Video yar ima dhaafo waana UA-camr ugu wangsn ee arko MAsh allah keep going*

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 роки тому +3

    Inta ustaadka taageerta like

  • @khaliifzergio6726
    @khaliifzergio6726 3 роки тому +7

    Physicska Kasoo hadal

  • @mawliidcabdi9956
    @mawliidcabdi9956 2 роки тому

    Macalin soo badi

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 3 роки тому +1

    Good job prother

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 роки тому

    Haa waan jeclahay barnaamijka Astronomy 🔭 universe/
    Do you like space/universe 🔭🔭🔭

  • @zakiyusuf4860
    @zakiyusuf4860 3 роки тому +1

    Aad bad u mahad san tahay sxb sare

  • @Saciya306
    @Saciya306 3 роки тому +3

    Asc. Sxbo macageyga. Wa. Ahmed dhormar. Anigo suliga Aadhayo hawenkii waxalo. Cabsii ah ayn arkayi mxa talo. Isiisayi wll. Wllo

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 Рік тому

    Thanks

  • @saLiimyusuf
    @saLiimyusuf 3 роки тому +2

    Legend ustad

  • @kibirkaxasan4770
    @kibirkaxasan4770 3 роки тому

    waakusaalay macalin cabdi rashiid

  • @mohamedabdinur4176
    @mohamedabdinur4176 3 роки тому +1

    Sol jeedinta waxa ku jirtay weero ka hor imaanaya kitaabka munzalka ah iyo tsrikhda Reer galbeedku ku qaateen boolida sida 1.weeraga dhulka aad sheegtay RABI SW waaxa uù وجعلنا في الارض رواصي oo Eebe dhulka dushiisa wuxuu yeelay buuro si uusan udhaqdhaaqin 2.saacadii uhoraysay cida iqtiraacday waxa uu ahaa Ruux muslima ee sxb dib wax usoo baar

  • @saciidmaxamuuf1534
    @saciidmaxamuuf1534 3 роки тому +1

    Chanelkan macalin abdirashiid waxan wax ka baranaayey mudo ka badan sedex Sano mar walbana waxaa igu badanaayey baahida aan u qabo in aan wax ka fahmo waana qabatimaa Hal habeen hadaanan helin

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 роки тому +1

    👍👍👍

  • @deeqdaacad9435
    @deeqdaacad9435 3 роки тому +19

    War waba fiirsatee mad like saartit
    Isma laha dadka dawaday iyo inta liketa saartay war usaara ustatka

  • @ridwaanaweys3708
    @ridwaanaweys3708 3 роки тому +4

    Go forward ❤️❤️❤️

  • @ahmedgamin8063
    @ahmedgamin8063 3 роки тому +5

    ♧ANNGA PRODUCTION ZXP MUUQALLO AAD UFICAN OO LASO HAGAAJIYAY

  • @sagalibrahim2041
    @sagalibrahim2041 3 роки тому

    Guri soconaayo sidee lagu noolan karaa wa arin cajiib ah runtii

  • @Noloshalanolaw
    @Noloshalanolaw Рік тому

    Warbixin buuxdo Ayan ka fa idna

  • @hasankaafi9795
    @hasankaafi9795 3 роки тому +3

    Waad mahad santahay

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 роки тому

    Good job

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 роки тому +1

    Saldhiga masaafada uu dhulka u jiro waxad ku sheegtay 400 mitir hhhhh aniga ayaaba RPG ku dhifan lahaa ee meeshaas iga so sax

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 3 роки тому

    Runmiyaa

  • @nashaadchannel2657
    @nashaadchannel2657 3 роки тому

    Ustaad bisha ramadan maxay sanadba mel kale uga soo gashaa

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 3 роки тому

    Hormar wacan wlal

  • @Baabaa-ed1nf
    @Baabaa-ed1nf 3 роки тому

    masaafada uy dhulka u jiro stationka iska sax walaalo 400m aad u yar tahe

  • @nashaadchannel2657
    @nashaadchannel2657 3 роки тому

    Sanadkii hore oo kle bisha ramadan august yey ku aadaneyd sanad kana marso ayey ku aadan tahay

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 роки тому

      Waxbaa khaladay sanadkii 3 bilood uma dhaxayn karto 27 bari baa udhaxaysa sanadkii hore April iyo May buu isku qaaty Ramadanku sanadkaana sidoo kale

    • @cabdulqadirxassan2031
      @cabdulqadirxassan2031 3 роки тому

      @@degelkhayr sanadka wuxuu is jaraa 10 maalmood

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 роки тому

      @@cabdulqadirxassan2031 haa meelahaas

  • @mahadwadaniofficial98
    @mahadwadaniofficial98 3 роки тому +1

    Bro kasomuqo barnamijka ramadanja ee dirisle abdi fanz kaga darti I.a

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 2 роки тому

    400 mitir kaliya macquul maaha ee halkaas Dib ugu laabo

  • @rajabumohammedmberwa4042
    @rajabumohammedmberwa4042 3 роки тому

    Masha Allah

  • @lqriishchennel4934
    @lqriishchennel4934 3 роки тому +1

    11k and 11hr m.a

  • @cabdiodawaay3390
    @cabdiodawaay3390 3 роки тому

    wax saxda usheega

  • @engfanax4642
    @engfanax4642 3 роки тому

    Ustaad 15 ayay bisha kaamil kunoqataa 25 maahan

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 роки тому

    Habeenkii ayaa la arkaa saldhiiglaa

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 роки тому

    Waa hawadan dhoow waxaay sheegayaan sal dhig cirka kuyaalaa majiro sxb 500 sano yaa lo socdaa samooyinka dhexdooda

  • @mohaahassan9561
    @mohaahassan9561 3 роки тому +1

    Thanks Sxp

  • @mohamedyare1255
    @mohamedyare1255 3 роки тому

    Annaga production ads ama xiyasida badan kayaree

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 3 роки тому

    Taariikhda dadka marxalado kala duwan ayey soo martay waxay ahaayeen kuwo godadka ku hoyda oo ugaarsi iyo miro uruursi noloshooda ku maareyn jiray hadana mars ayaa helicopter laga dul kiciyey kownkana wax weyn ayaa laga bartay waa cajiib

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 3 роки тому

    Hadaad barnaamijyo xiiso leh soo daysay

  • @soundall7254
    @soundall7254 3 роки тому

    Xidiga qoraxda eey qariso walidkeen waxe dhahan bakal

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 2 роки тому

    Markasta magaloyinka somalia xaar kuso xaari laha alla maxa mid live ku jirta xaar madaxa oga dhufan laha🤣

  • @laaskafitness9280
    @laaskafitness9280 3 роки тому

    Bro awalki hore wa kutagerijiray lk markad sheekada gaalada buunbuuniteeda ba kabixi wayday runtii in lagu dawadoba umaqalantid waxanan jirin Ayad umada dhagaha kaga guraysaa plz waxan nagajooji benta io argtida fog io khurafdka kudhisan

  • @muqdishomuuqwanag1447
    @muqdishomuuqwanag1447 3 роки тому

    Meeqo waaye wll ana gadanaye?

    • @maxamedkhadar6667
      @maxamedkhadar6667 3 роки тому

      Lama qeysi Karo wayo lacagta guriga an cadi ahyn😄😄😃

    • @muqdishomuuqwanag1447
      @muqdishomuuqwanag1447 3 роки тому

      @@maxamedkhadar6667 maba awoodo kaftan lee iga ahed

    • @maxamedkhadar6667
      @maxamedkhadar6667 3 роки тому

      @@muqdishomuuqwanag1447 ahhhhhh aniga ba inad kaftan ka Ahed wa la socdey 😅😅😆

  • @saciidoahmedyusuf6195
    @saciidoahmedyusuf6195 3 роки тому

    Masha allh ismujiya inta ila tagerto janalkan

  • @idirisak7134
    @idirisak7134 3 роки тому

    Zxb waxaad ka soo sheegaysaa Tuuga geelkaa ku xidhan

  • @hanadzahal991
    @hanadzahal991 3 роки тому +1

    Keep going bro

  • @awilolad
    @awilolad 3 роки тому

    Kkkk

  • @honestboy1691
    @honestboy1691 3 роки тому +1

    Waxaan intee ka keentaa

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 3 роки тому

    Runmiyaa

  • @cabdimajiidrashiid5768
    @cabdimajiidrashiid5768 3 роки тому +1

    Good job