WEERARADA YAHUUDA İYO FALASTİİN SABABTA ASALKA AH EE KA DAMBEYSA, TAARİİKH KOOBAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

КОМЕНТАРІ • 158

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +60

    Wax la dhagaysto qur,aanka alleh ugu wanagsan😭

    • @maxamed-jr5123
      @maxamed-jr5123 3 роки тому +2

      Like haku raadin quraanka🤫

    • @Tesoanime
      @Tesoanime 3 роки тому +1

      Waa runtaye iska bdl magacan islamed o qaado magac wafaqsan quranka

    • @abdikatra451
      @abdikatra451 3 місяці тому

      I'm in no I'm no to the but no no but no no no no no​@@maxamed-jr5123❤ is

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 2 роки тому +4

    Jazakallah alfa kheyr walaakay wllhi qisooyin aan kala fahmi la'aay ayaad qaab cajiib ah iiga dhaadhicisay allahu akbar allaha ku barakeeyo wllaalahena falastiina illahay ha u gargaaro. Yahuud dharbaaxada u dhiman waan sugeyna i.a.

  • @K_7m
    @K_7m 3 роки тому +93

    Inta kaxumate falastine🇯🇴 dhibka haysta❤😥🙏

  • @harrisjama9983
    @harrisjama9983 3 роки тому +16

    Waan dhamaystay
    Waxaana rajaynayaa in aan dib ugu ceshto oo aan aad ufahmo waayo waa taarikh lasoo koobay oo faaido leh Abdirashiid sxb aad ayaad umahasantay

  • @alphaofficial9827
    @alphaofficial9827 3 роки тому +11

    Nabiga ku sali cidii akhrida ikena saar❤💯

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 роки тому +8

    ILLAAHOOW ISLAAMKA MIDEE YAA RABI 🤲🤲

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 3 роки тому +2

    Allow wllaha muslimiinta falastiin ugar gaar yuhuudana allow jabi

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 роки тому +12

    Taariikhdooda waxba kama rabno
    Balse muhiimadu waxa weeyi in shucuubta ree falastiin 😭🇵🇸💔 ay xor noqdaan dhulkooda xor ugu noolaadan😥

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +10

    ASC wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏 free Palestine insha Allah

  • @waayoarag7
    @waayoarag7 3 роки тому +7

    shaqo fiican ayad qabty zxp taarikhda soomalia si qoto dheer inad uga soo hadashana wan rajeya mahadsanid.

  • @macmacaan6394
    @macmacaan6394 3 роки тому +3

    MashaAllah wll ilaahay haka jazaaisiiyo sida wanagsan maclumadka wanagsan nogu so bandhigtay

  • @fatima_zahrahismail122
    @fatima_zahrahismail122 3 роки тому +4

    Que Allah vous aides à notre cher falstine amin Inchallah 🇩🇯♥️🇯🇴💪

  • @calitiktok2918
    @calitiktok2918 3 роки тому +4

    Allah akbar

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 3 роки тому +1

    Fav youtuper

  • @bushra1672
    @bushra1672 3 роки тому +17

    Waxaa layaabanahay dadka muuqaaladaan fiican oo kale dadka "dislike" dhahaya 🤔🤔🤔🤔

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 3 роки тому +2

    Aad ayaad u mahadsan tahay sxb waa taariikh muhiim ah

  • @mohamadshide1105
    @mohamadshide1105 2 роки тому +2

    Maaalin Muslimiinta

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 3 роки тому +3

    Mahadsanid wll horay usoco

  • @kingidiris2557
    @kingidiris2557 3 роки тому +2

    Allahu akbar allahu Akbar allahu akbar

  • @birqaayehassan1815
    @birqaayehassan1815 3 роки тому +18

    Inta jahuuda neceb like 👍isaar

  • @meierfaaduma6068
    @meierfaaduma6068 3 роки тому +1

    Masha Allah mahadasanid sida faahfaahsan ee aad taariikhda FLastiin iyo Israel

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 3 роки тому +2

    Msha allah waxa uso kobtay taariikhda ka dhaxeysa falastiin io israiil si wangsan ustaad kheyr allaha ku siiyo balse 11=50 waxa dhahday rabbi ciise malha carab ka aya ka so dafay any way shukran ustaad

  • @farduuswadaadyare5594
    @farduuswadaadyare5594 3 роки тому +2

    ilaahaw dhibka kadulqaad falstiin aamiin

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 3 роки тому +2

    MAASHA ALAAH WAA QISO CAJIIBA ALOW SAHAL AMUURAHA AAMIIN YAARABI

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +2

    Yahuuud rabow idin maadhi Gaaallo dhan hoos muslimka koor Insha aah falastiinka nabad alleh haka dhigo

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 роки тому +1

    qisadda yuhuuddda bilaw iyo dhamaad
    si heer sarre ah ayaad usoo bandhigtay oo aad aad ugu fahmay.....waanay iga dhinnayd intaasi ustaad
    thanks alard

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @abdihakiim1571
    @abdihakiim1571 3 роки тому +6

    Commenti kudiglayasha manta man of the match aniga ah ee wll Alle haku sharfee nosobadi💞✌️

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 3 роки тому +2

    Guul falastiiin

  • @ahmadalimumin8675
    @ahmadalimumin8675 2 роки тому +2

    Manshaa allaa mahadsanid wllkey

  • @mohamadshide1105
    @mohamadshide1105 2 роки тому +1

    Imahaaallah

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 роки тому +3

    Mashalaah shukran wlloinbadan ayaan ubaahna wax sisaxa igawrama shukran wll

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 роки тому +3

    I'm first allhmdulilha

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 3 роки тому +2

    Waa mawduuc aad u fiican oo taariikh ah

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil 3 роки тому +1

    Good information bro
    بارك الله فيك

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 3 роки тому +1

    Cabdirashiid Wll HorTa xgeed Ku Noozhey🙏

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 3 роки тому +1

    Maashaaa allaah ustaad. Warbixin macaaan ayaaaan noosoo diyaarisay walhi waankaaga mahadcelinaayaaa khayr Allaha kusiiyo

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 роки тому +3

    Waan kusalaamay ustaad cabdirashiid

  • @aishahasan216
    @aishahasan216 3 роки тому +2

    Marka asalkii hore falastiin waxaa lahaa yuhuuda saan u fahmay 😌

  • @bakathassan4863
    @bakathassan4863 3 роки тому +2

    M a pro Annaga production i trust you

  • @rihaamahmed1823
    @rihaamahmed1823 3 роки тому +3

    Saudi Arabia 🇸🇦 waan garanaayay in ey yihiin yahuud yahuud dhashay Palestine 🇵🇸 nah waxa dhibka galiyay aas aaska hore waa Saudi Arabia 🇸🇦 nacad haku dhacdee hadana waa kuwan aamusan ee bariis kooda qawoow ku cunaayo xataa aan sameyn shacabkooda wax budaharaad ah uf

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 роки тому

      Xukunkooda iyo shacabkooda waxba isma dhaamaan wlh

  • @nimcomustafe4083
    @nimcomustafe4083 3 роки тому +2

    Guulayzo lapada daarba wloh inzha allaH dhamaanteenpa

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 роки тому +4

    🤯waa dhameestay waana kuceshan doona🤯

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 3 роки тому +1

    Mash.allaah

  • @macaankawiilyar7613
    @macaankawiilyar7613 3 роки тому +4

    Caqli a ya ad leedahay zxp m.a🥰🥰🥰

  • @isackhassan8685
    @isackhassan8685 3 роки тому +4

    Hadasanid walaalka qaaliga ah waa taariikh ugu qaaliya

  • @cabdidalabeycabdidalabey3121
    @cabdidalabeycabdidalabey3121 3 роки тому +3

    Asc

  • @ayaanleaadan9681
    @ayaanleaadan9681 3 роки тому +2

    kamay iibiyeen ee waxayna lahayn aragti fog carabuna intoodabadan waxay ka fakaraan dantooda
    waana sababta ay ugu guurto ingiriisku carabta
    ama ay utusyay boqorkaas xiligaas joogay ee uu ingiriisku kuyidhi waan kutaageernaaye cusmaaniyiinta
    aynu meesha kasaarnee nala dagaalan oo qabso falastiin waana si ay usoo dajiyaan yuhuuda

  • @hamzeyuzuf4517
    @hamzeyuzuf4517 3 роки тому +2

    Sawirada aad soo qaadanayso ka ilaali dumarka qaawan, isku day intaba badan aad soo qaadato dumar asturan.
    Fiiro giir ah: qoraalkan kuma saabsana muuqaalkan, muuqaaladii hore ayaa u badan dumar qaawan.

  • @anasirdiniswitzerland8314
    @anasirdiniswitzerland8314 3 роки тому +2

    Mashaa allaah walal

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому +2

    Fircoon yuhuuda ka daran waana duli yuhuudu waana waxa ugu liita caalamka

  • @sailani3706
    @sailani3706 3 роки тому +2

    Scw Scw

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 роки тому +1

    Thanks macalin

  • @husseinturkychnnel1898
    @husseinturkychnnel1898 3 роки тому +3

    Maclimuu first coment Waa ku salaamay

  • @wwenowchannelps5907
    @wwenowchannelps5907 3 роки тому +13

    First watched pro

  • @canabhassan7286
    @canabhassan7286 3 роки тому +2

    Yaa alah

  • @qorsheeyechannel6185
    @qorsheeyechannel6185 2 роки тому +2

    Nasiib wanaag markaad leedahay halkay munaasib ku thy dhig , hadii aadan garanayna iska daa isticmaalkeedav

  • @ayaanaadan2185
    @ayaanaadan2185 3 роки тому +4

    alle wllahen dhibka haka saaro amin

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 2 роки тому +2

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @cawil1349
    @cawil1349 3 роки тому +1

    Ma siilki hoyada yuhudiya

  • @mohamadshide1105
    @mohamadshide1105 2 роки тому +1

    Yahooda

  • @mascudcumar3029
    @mascudcumar3029 3 роки тому +1

    Oo wll salaymaan boqortooyo ka xoog badan miyaa jirtay wakhtiga

  • @BadalShoki1039
    @BadalShoki1039 3 роки тому +2

    Good luck

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 роки тому +2

    Fadlan wlhayga isoo booqda plz Allaaha qeer ha ku siiyo plz

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 3 роки тому +2

    37 aad bay u dheerthy lkn waan dhamaystay!

  • @nihaalcali2663
    @nihaalcali2663 3 роки тому +1

    Thank you pro

  • @nabadoonka4300
    @nabadoonka4300 3 роки тому +5

    Asc ustaad waxa aan ka codsanayaa in aad qoraal fasir aad ku soo sarto heesta ama nashiidada anaa dammu falasdhiini

  • @monicely4887
    @monicely4887 3 роки тому +1

    Wonderful Thanks for you bro

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 3 роки тому +3

    Ilahow nga qabo😨

  • @bartamahasomaliya6239
    @bartamahasomaliya6239 3 роки тому +1

    masha allaa ale habarakeyo falasatin

  • @logomzigula5697
    @logomzigula5697 3 роки тому +2

    like

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 3 роки тому +3

    Anaga production 👍👍👍👍

  • @mohamadshide1105
    @mohamadshide1105 2 роки тому +2

    Iyo waxaudabadhaqu

  • @mohamadosmaankuulofarxadaw389
    @mohamadosmaankuulofarxadaw389 3 роки тому +1

    Walayaab

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 3 роки тому +3

    First view

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 роки тому +8

    5subscribe baa iiga dhiman kunkii ee icaawiya walalayaal Rabi ha idin xiftiyo ee

  • @videoshortchannel7662
    @videoshortchannel7662 3 роки тому +1

    Maasanid

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 2 роки тому +1

    🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @muniraismail9604
    @muniraismail9604 3 роки тому +2

    Nosi wad walal ilaa mustaqbalka dhamaad dagaalka wan kuxidhnahay thanks

  • @NEXTLEVEL-zs6jo
    @NEXTLEVEL-zs6jo 2 роки тому +2

    Marka hadda yaa leh

  • @ozilalichannel8126
    @ozilalichannel8126 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @logamnnejamal9516
    @logamnnejamal9516 3 роки тому +3

    Free palestiniya

  • @zakicarab5729
    @zakicarab5729 3 роки тому +1

    Big fan bro🥰🥰🥰🇵🇸🇵🇸🧡😎

  • @norct8468
    @norct8468 3 роки тому +1

    Allah ka qabto

  • @motafo8651
    @motafo8651 3 роки тому +2

    Frest one

  • @apdiwahapegall6508
    @apdiwahapegall6508 3 роки тому +2

    First like

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 роки тому

    PALESTINE WE DID N'T FORGET💯🧡💪👈

  • @xamdimaxamed8472
    @xamdimaxamed8472 2 роки тому +2

    Annaganu intee kasoo jeednaa mucnha plz igasojawab somali micnha

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 місяці тому

    Maantaa😢😢😢

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 роки тому +1

    yuhiud alow baabi i

  • @abdulahirooble223
    @abdulahirooble223 2 роки тому +2

    Falasdon

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 роки тому +2

    Subxanallah 😭😰

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 2 роки тому +2

    Lkn ustaadow su'aal aaway ururukii xisbullahi xaguu ku dambeeyey?

  • @daahahajidaahahaji4685
    @daahahajidaahahaji4685 3 роки тому +1

    Bro waa end of world alle haynoo naxariisto

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 роки тому

      We are ready bro 😂 hadan galo melsarena horta anoon 5 yahuuddi kaw kasinin Alle ima dilo oo aan jihaadtamo

  • @apdirisaaq7708
    @apdirisaaq7708 3 роки тому +2

    Waxan ka baqaya in oromadu dhulka somalida qadato

  • @abdilahmt1394
    @abdilahmt1394 3 роки тому +1

    First comment

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 3 роки тому +1

    buugaz yahuuda halkeen ka heli kraa bro

  • @buqaarijaalle7861
    @buqaarijaalle7861 3 роки тому +1

    Su’aasha aan rabo in la iga jwbo waxa waaye yahuuda goorme ayey yurub u haajireen?

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому

    Ibraahiim waa nebi alle yuhuuduna waa yuhuud ee kala saar waar ma aha ee ha isku qaldin muslim iyo gaal

    • @fardowsougbad4250
      @fardowsougbad4250 3 роки тому

      Inu awoowahod yahay quran ka shegay haday gaalo yihin dhalashada maxa ka galay nabi yacqub cs ba dhalay taa shaki maleh lkn hda wa gaalo

  • @mohamadshide1105
    @mohamadshide1105 2 роки тому +1

    Waygoolaysanayaa