CABDIKARIIN CALI SHAAH FT SALAX SANAAG | LABA AAN KALA MARMIN AROOSKA CAWO & AXMED 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лют 2021
  • CABDIKARIIN CALI SHAAH FT SALAX SANAAG | LABA AAN KALA MARMIN
    AROOSKA
    CAWO MAXAMUD DUCAALE & AHMED CRAXMAN
    ERAYADA : AMIIN SAMADOON
    LAXANKA : CABDIKARIIN CALI SHAAH
    MUSIC : SHABAACN ISCO
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 648

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 роки тому +595

    Heestii ugu shidnayd heesaha arooskan loo qaaday inay tahay Inta ila aragta ✌

  • @mohahantileer5080
    @mohahantileer5080 3 роки тому +66

    Heestaan abdikariin ali shaah dhulkuu ku jiiday erayada nuxurka leh isgaaa qaatay meeshay lahydna wuu dhigy legend keeep going

    • @fadxixaashi3282
      @fadxixaashi3282 3 роки тому +4

      Zaa maaha pro laxankuu leeyahay waa zidaa ziduu ugu raaxayzanayaa

  • @Ibrahim_Diaz1
    @Ibrahim_Diaz1 3 роки тому +371

    Heesta imisa ka heshay😜🤙🎶

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 3 роки тому +306

    Cabdikarin cali shaah laxankiisa wuu ku raxeysanaya legend 😍😍

  • @anisahassan5207
    @anisahassan5207 3 роки тому +43

    Cabdikariin siduu is leeyahay baa wax kle ahba Dee🤤🤤 another feeling🥰♥️

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 роки тому +254

    Caasimadda geeska aroosyada waa looga hadhay shidan❤️

  • @cawoaxmed6996
    @cawoaxmed6996 3 роки тому +73

    ckariin cali shaahu siduu uGu nuux nuuxsanayo Ereyada io Heesta music ga intaba kaalay izka AraG awlaadu caazima fii Qulubinaah😘🤞❤👑

    • @hayathirsi1613
      @hayathirsi1613 2 роки тому +4

      hada wiil Reeer Burca

    • @faadumoyuusuf4981
      @faadumoyuusuf4981 2 роки тому +3

      Awlad casima xsgee sh laba wiil oo reer bariya burco iyoceergaabo casimadu hanags ralii loqoto kkkk

  • @sakariyenuur1731
    @sakariyenuur1731 3 роки тому +78

    AbdikariiN cali shaaH InUuH CodkaH zalaX kagaH HayaH yaH IlaH arkayaH ❤😇

  • @xhakahussein6149
    @xhakahussein6149 3 роки тому +71

    Ina cali shaah fanaanka kaliya habluhu dhamaantood wataan
    Hablaw ninkaa meelkasoo saara idinkaa isinku ognay🤣

  • @caqlisameabdi9822
    @caqlisameabdi9822 3 роки тому +30

    Waa muraayade seedi wanaaji
    Hadalba gam...

  • @sakariyenuur1731
    @sakariyenuur1731 3 роки тому +60

    A/ kariiM cali shaH IntaH LeH CodkaH IzgaH KagaH HayaH LavE ❤

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 роки тому +36

    INANka qalbiga wanaagsan Cabdikariin cali shaah Legend

  • @khaalidmarwaan6391
    @khaalidmarwaan6391 3 роки тому +45

    Updikariin ali shaah vs saalax updirisaq fananiinta sanada iyo legenkii waynaa qamar joge🥰😅

  • @ikraanikwa6325
    @ikraanikwa6325 3 роки тому +14

    Mudantaan midigteeda ku siiyay waa muraayade seedi wanaaji kaalay iska arag👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @fatuushdahir2426
    @fatuushdahir2426 3 роки тому +153

    Bisinka Abdikarim laxanka sidu ugu raxeysanayo u gu jasayo arka bal❤️😂

  • @suleekh0hhussein969
    @suleekh0hhussein969 3 роки тому +49

    Woooow awlaadul caasir ❤️⚪💚 waan idinku fanaa

  • @fartuunabdirahman2203
    @fartuunabdirahman2203 3 роки тому +39

    Salax sanaag fanaan aan cod kiisa jeclahay Abdikariin Ali shaah laxan kiisa caadi ma ahan keep going my brothers

    • @user-zw7gh4jq8n
      @user-zw7gh4jq8n 3 місяці тому +1

      Apdikariinba ka cod mcn laxankana wa looga hadhy❤

    • @user-pv3hx6wu1z
      @user-pv3hx6wu1z Місяць тому

      Cabdikariin cali shah ayaa ka cod mcn

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 3 роки тому +73

    Waxan Hipo laga dhahaa Abdikariin ali shaah Waad socotay zhp laxankaga sanadka cid qabanysa ma jirto 🔥💯

  • @mohamedsaid-pz6sw
    @mohamedsaid-pz6sw 3 роки тому +27

    salax aadbu codkiisuu fiican yahay maadamo oo ninkii laxanka lahaa ee abdikariin codka dhaafin kari wwyey isagoo si waba codka yidhi hore u socda

  • @zahraashhajji6252
    @zahraashhajji6252 3 роки тому +13

    Ahmedow
    Murtidan maldahayow
    Docda an mariye idhageso
    Mudantan midigteda kusiyay
    Umaciin cawa
    Wa magantadaye
    Marti qaasa sideda umamul o
    Murayad sideda umamus ♥️🙏🙏🙏

    • @moo4058
      @moo4058 3 роки тому

      Seedi weeye sideda maaha

    • @zakihilaac3569
      @zakihilaac3569 3 роки тому

      Wa Murray muraayade seedi wanaaaji waye

  • @cabdisamedibraahim7623
    @cabdisamedibraahim7623 3 роки тому +31

    Abdikariim Ali Maxamud (Shaah) ND Saalax AbdirisK Maxamed (Sanaag) Laba Legend❤💯

  • @umaymomaxamud7598
    @umaymomaxamud7598 3 роки тому +19

    Cabdikariin cali shaaah fanan lama orankaro wllhi kal iyo laaab salax sanaaag asna cadi mahan fanku dadkiiisi buu helay❤🥀

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +118

    Saalax labiskiisa ka hela wiilkaas😳💜

  • @mucaadmessi3428
    @mucaadmessi3428 3 роки тому +98

    Inta aaminsan inaY heestaan 1 millon gaaraYso like hala DhaaFina👑🇸🇱

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 3 роки тому +21

    Aaamiin samadoon hadalka wuu dhameeyey walaashina suugaan buu ugu hiiliyey abwaanka qarnigga fanaaniinta qarnigga arooski qarniga like tii qarniga saara

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 3 роки тому +19

    Cawo Ahmed Mohamoud salebaN TaLaabo Hargaisa AdigaY Kuu ZhidantahaY NoLosha Ku Midooba ✌✌🥀❣❣🤘🤘

  • @apduzametzalah5606
    @apduzametzalah5606 2 роки тому +9

    Ninkan aroosyada looga yeedho waa loogadaba hadhay cabdikariim yarre❤

  • @hodanaxmed7516
    @hodanaxmed7516 3 роки тому +23

    Masha allah allow hargeisa noo bara kee aroosyadii qarnigaa kasocde iyo fanaaniin qarniya allow noo daa 🇮🇹❤❤💋

  • @mohamedjohncena6805
    @mohamedjohncena6805 3 роки тому +14

    Wa murayade seedi wanaaji
    Abdikariim ali shaah iyo Salah sanaag labo nino reer bariya oo is fahmaya😮😮

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +38

    2 DA FANAN CODKOODA LAMA KALA SAARI KARO AAD AYEY ISKU SHABAHAN

    • @user-pv3hx6wu1z
      @user-pv3hx6wu1z Місяць тому

      Lkn Abdikarim ali shah ayaa ka cod mcn fanan kasta Abdikarim ali shaah ka mcn

  • @jannaatqurux6397
    @jannaatqurux6397 3 роки тому +8

    Abdikariiin laxanka sidu igu raxaysanayo kaley iska araG 😋😍inta ila aragtay Like

  • @zuhraofficial311
    @zuhraofficial311 3 роки тому +16

    saalax sanaag N abdikariin Ali shaah legenders
    @Hawraar music Production waan idin wataa hppiyaal
    ❤❤🥰🥰🥰❤🙏

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 3 роки тому +20

    ZaaLaH ZaNaG and ApDiKaRiiM Ali ZhaaH are humbe with amazing voices amd mi favorite singers

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi 3 роки тому +12

    Sida cabdikariin cali shaah laxankaaga ugu raaxayso woof caleek abti❤❤❤

  • @mowliidcabdi5746
    @mowliidcabdi5746 3 роки тому +24

    Waa muraayadee seedi wanaaji❤️🙏

  • @cfitaaxmaxamedfaarax1372
    @cfitaaxmaxamedfaarax1372 3 роки тому +16

    Laxamiistaha aan laxamadiisa aan ku heesto a.kariin cali shaah

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 2 роки тому +4

    Aniga waxan jigaa muqdisho waxaan balan ka qaade hadaan aroos dhiganayo salx iyo cabdi krin in aan muqdsho ugu yeero hadee iga baxeyso wax kasto qarash ah waa labada fanan aa aad u jecly

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +26

    Abdikarem ALi mohamout sHaaH 🤍
    Rooxaantii FankaH Laxanka + Codka 🔥🥰

    • @zhiineozofficial8638
      @zhiineozofficial8638 3 роки тому +2

      AnothEr Level Wllhei Ina Ali in tHe BuildinG🤴🥰💚💥

    • @fadxaaxmed6142
      @fadxaaxmed6142 3 роки тому +1

      Nio sxp ninkaa Miyaad taageerta meelkasta
      Uu joogo wankugu arkaye😂😂😂

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 роки тому +4

      @@fadxaaxmed6142 waa Enaderkiis zHp 😂
      waa ninka qudHa ee reerka aH ee noogu jira Fanka 🎵🤍😂

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому

      @@Ibby_hashi adiga waxagu wa qabyalad malaha qabil ahan bad u dhagaysta😂😂

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 роки тому +1

      @@abokorabdirahman3653 uma dhagayzto ee Codkiiza ayuu iga iibiyay 🙋‍♂️

  • @sadaamhussein0235
    @sadaamhussein0235 3 роки тому +4

    Cali shaah waxkle wlhi maxaad samysay nio laxankagad si aan caadi ahyn ugu raaxysnysaa number one ayaan kusiiyay fanka

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 3 роки тому +9

    waan wataa inamada sanadka yaan lamaseyrin muqdishooy alle ayaa haybadna saarey cidna nagama qaadeyso somalilander nimo ayaa comentga igu kaliftey %

  • @rahmaxasan6847
    @rahmaxasan6847 3 роки тому +17

    Heestaan kamaa .d.alo ila.markii la soo galyaay waan ku celcsadaa

  • @abdilaahitorrontaawi2072
    @abdilaahitorrontaawi2072 3 роки тому +6

    Waaah Waah Alfa Mapruuuk Arooozkii qarniga Ayuu Ahaa runtii LegeNdz Abdikariin Ali Shaah Nd Qamar Ba Izugu Yimi Goobta Hanbalyo HanbaLyo Reerka DhizmaY💟

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 3 роки тому +1

      Two Legend Saalax Sanaag iyo Najma Nashaad baa isugu yimi

    • @abdilaahitorrontaawi2072
      @abdilaahitorrontaawi2072 3 роки тому +1

      @@hogaamiye7081 Absolutely Izhaad Ka RidaY Lkn Pro Waa Weynkiiba Jooge DhallaNka.Inoo dnbayzi😅

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 роки тому +18

    Saalax Sanaag Big Legend Ninka Hargeisa Ushidan tahay Keep going ❤️❤️❤️💯💪✅

  • @aaminacali8478
    @aaminacali8478 3 роки тому +9

    APADI.KARIN Another level 🥰🥰Salaax Sidoo kale Waxba lagaama qaban.karo 🥰👑👑

  • @ugbaadfaisal1759
    @ugbaadfaisal1759 3 роки тому +11

    Labada fanan e fank igu hayaa😂😂🇸🇴

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 роки тому +4

    Saalax sanaag iyo abdikarim Ali shaah labo legend ❤️❤️

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 3 роки тому +9

    Woop wax kale weeyaan Cod aan kala dhicin oo isku dhacaya new level to Somali songs.

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 3 роки тому +22

    midan doortaba wan garan layahay two legends 🥰🤟🙏😋

    • @nimcocabdi1143
      @nimcocabdi1143 2 роки тому

      Idin kala garan maynee waanu idin wadanaah prothrz😂😂🤴🤴

  • @turkishwomen7779
    @turkishwomen7779 3 роки тому +27

    Casimada aroosyada waa looga hadhay aroos aduun

  • @genyokibirsan7006
    @genyokibirsan7006 3 роки тому +14

    abdikarim aroskayga isagan uga wacaya omg what a voice

  • @sadaamahmed70
    @sadaamahmed70 3 роки тому +5

    Afka sida yar ee uu leyahy abdikarin ali shaah inta kaheshay ismujiya

  • @Maxamed-salah11
    @Maxamed-salah11 5 місяців тому +2

    Heesaha waxaa ka macaan qur,aanka alle years igu raacsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmushmoha4964
    @asmushmoha4964 3 роки тому +24

    wLhie aroozkyga labadaas kma mqnaanyaan insh Alh 😫❤ ninkey waa imaqashaa

  • @ahmethmostapha7781
    @ahmethmostapha7781 3 роки тому +11

    Cabdikarin Cali Shaah Fanaan Shiday Arooska ka muuqa AMA ka maqnow Ababaay

  • @nuuraaxmed9967
    @nuuraaxmed9967 2 роки тому +4

    ina cali shaash hayaay codkiisa TOP 100.

  • @afdheerecaaradhuub2942
    @afdheerecaaradhuub2942 3 роки тому +4

    Wlhi ina ali shaah gacanbaan utaagay ✌✌🙌

  • @maryamismailmohamed8807
    @maryamismailmohamed8807 3 роки тому +52

    Abdikariim ali shaah and salah sanaag two LEGENDs🥰

  • @Maanjamaall
    @Maanjamaall 3 роки тому +8

    Waa labada ii heesi doona Habeenkayga

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 2 роки тому +5

    Manshallah saalax sanaag iyo macalinkiisii cabdi kareem cali maxamiud 🤗

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 3 роки тому +6

    Saalax sanaag livesmatter
    Legend Abdikariin Ali shaah 😍

  • @carabotawa
    @carabotawa Рік тому +16

    Aroosyada Hargaisa:.
    -Labiska 100%
    -Dheesha 100%
    -Nidaamka 100%
    -Daganaanta Jawiga Hallka 100%
    -Decorationka Hallka 100%
    -Suugaanta iyo heesaha 100%
    -Codka iyo Qaamaha 100%
    -Musiga iyo toonka 100%
    Reer Hargiasa gob aan jeclahay iyo waxaad tihiin dad iguweyn🤍❤️💚. Xaaskeyga mustaqbalka Habar Awal cise Muse ama Habarjeclo sanbuur❤️🙏. Anigana Lagend Habargidir ah oo Cayrkii boqranaa ah😅.

  • @fatimah25
    @fatimah25 3 роки тому +145

    Saalax and shaah are humbe with amazing voices and mi favorite singers 👏😊❤

  • @adnaifiya7443
    @adnaifiya7443 3 роки тому +5

    Sida wacan ee fanaanintu uga giijiyeen arooska waa sxbkood wlshii maftuux cadceed walshy cawo cadceed

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 роки тому +66

    Abdikarin codkaagu sida raashinku igu socda wlHy ilahayba cod kugu manaystay 😂😂🖐🖐🖐

  • @naj.warsame7004
    @naj.warsame7004 3 роки тому +9

    Hargeisa hadalba gaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaAbdi-zx4bg
    @RahmaAbdi-zx4bg 3 роки тому +6

    Heestii ugu shidned arooska dhan wye🎤♥️

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 роки тому +8

    RooxaNta faNka ApdikariiN Ali shaaH
    SalaH saNaaG kèep going prothers

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 3 роки тому +15

    00:51 what a dance wah wah

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 2 роки тому +2

    Waa muurayadee seedi wanaji Cawoo mahamuud ducale saleeban abakoor mahamed wllshymcn❤😘

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 роки тому +3

    Abdikariim ali shaah wlhi naxankiisa laxan la mida wli ma arag wxba kasi daran codka omg💯❤❤

  • @xamsekhadar8590
    @xamsekhadar8590 3 роки тому +3

    Saalah apdirisak mohamet salah sanag🥰🖤🤴

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 3 роки тому +5

    Wooow laba Legends oo is heelay inay waxdaro dhigayaan waaa iska ogaaa👏👍👍🥰🥰,

    • @rayeenemyspotted4724
      @rayeenemyspotted4724 3 роки тому +1

      Pi 👍❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️🌹🌹🌹🌹💋💋

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 3 роки тому +4

    Abdikariin ali maxamuuD
    Nd salah abdirisaq mahamed
    Laba legends my pro

  • @hamzemanovesto1304
    @hamzemanovesto1304 3 роки тому +4

    Cabdikariin cali shaah iyo salaah sanaag laba lenged 🥰🥰🥰cododkooda esh calaaaa fanaano

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 роки тому +5

    Eesh calaa aroos dhawaan bal Ana aad ii kala kicisaane❤

  • @mustafe983
    @mustafe983 3 роки тому +64

    Best singers of Somaliland zaalax and c/kariin cali shaah ♥️😍🌹

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 3 роки тому +5

    Abdikariin ali shaah laxanka sidu ula heysto ayaana cajiiib ah ciyaartisa yaro suuraha ah ayaanba ku heysta

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 3 роки тому +5

    Abdikariim Ali shaaH and saalaH sanaaga my brothers 🥰🥰🥰❤❤🖤🥰🥰

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 3 роки тому +3

    Ina cali shaah waxad samaysay yaaa samayn kar

  • @apduzametzalah5606
    @apduzametzalah5606 2 роки тому +2

    Macha allah fanku ina cali shaah ayuu wx ku yahay wllhei

  • @samiirasaalahhassan8561
    @samiirasaalahhassan8561 2 роки тому

    Salaax sanaag iyo C/riin Ali shah qalbigooda aya nadiif ah axyaa laba fanaan xaajiga iyo walaashay ilaahay ubad khayr qabah idiinsiyo aamiin aamiin

  • @khadrakhadra6819
    @khadrakhadra6819 3 роки тому +2

    Wewe walle fanin baa is heshay cabdikariin cali shaaH✌✌

  • @Aminkastel
    @Aminkastel 3 роки тому +16

    First aan ahay
    Taageera buuxda u hayaa howraar media pro 1m subscribe la gaadhsiiyo
    Hadaad iguvraacsanthy like dhac sii.

  • @huddahassain5839
    @huddahassain5839 2 роки тому +2

    Ali shaah😩😘❤️

  • @asmanasab3027
    @asmanasab3027 3 роки тому +6

    Waaaaaaaaw hobola is helay fananin qaliya

  • @istaahil1384
    @istaahil1384 2 роки тому +3

    Waa murayadee seedi wanaaji😭❤

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 роки тому +11

    Waaaw two legendary 🥰🥰💉

  • @fatimaalimohamud4053
    @fatimaalimohamud4053 3 роки тому +4

    2bda wiil an reer hargeysa ka tageero woow keep going ali shaah iyo sanag 🙏🙏🙏🙏

    • @zhiineozofficial8638
      @zhiineozofficial8638 3 роки тому +1

      Rer Hargeysa Ma aha Wllo Rer burco

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      @@zhiineozofficial8638 Hargeisa Wax Ka Dhigtee Hayna Kala Qadin Waa Isla Halki Uune☝️

    • @ahmedhaajimataan6657
      @ahmedhaajimataan6657 3 роки тому

      @@zhiineozofficial8638 cabdi kariin uun ayaa reer burca lknze zaalax zanaag waa reer ceerigaabo wllkyow

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 3 роки тому +2

    Walalady saalax sanaag and abdikariin waan idin jecelahy hore usocda

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 3 роки тому +3

    Waaaw cawo manshilha abiyo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇭🇺💯😍😍👌🔥

  • @sacdiyojamac8309
    @sacdiyojamac8309 3 роки тому +5

    Ax alla codka dhunta laidinma qabto ❤❤❤❤❤❤

  • @mubkocabdilaahi224
    @mubkocabdilaahi224 3 роки тому +4

    Mnch allah fanan is helay iyo musiginkii qaliga ah shabcaan isko keep going bro ❤💕❤

  • @munaozman8849
    @munaozman8849 3 роки тому +4

    Ckariin cali shaah waa inuu aroorkayga iiga heesaaa waxn heeso mcn kabadane

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      Hdad Dhimatana Anaa A.KARIIN Ka Noqon Geeridaada🤣

  • @hafsaabdirahman8627
    @hafsaabdirahman8627 3 роки тому +5

    Maftuux walshii hambalyo

  • @updyhakeimabiib6432
    @updyhakeimabiib6432 3 роки тому +4

    Waaaaw C/kariin IYo saaLax legends

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +2

    Congratulations my sis cawo maxmuud ducaale saleban iyo sedigay Ahmed cabdiraxmaan

  • @araksanmeraneh7118
    @araksanmeraneh7118 3 роки тому +4

    My cuisine salaha keep going my brother samaron sacid

  • @ayaanlegarmany9795
    @ayaanlegarmany9795 3 роки тому +3

    Cabdi Karin cali shaah legend kuwataa

  • @Istirah_Tareche
    @Istirah_Tareche 3 роки тому +5

    Cabdikariin cali shaah ❤

  • @khadarxasan9899
    @khadarxasan9899 3 роки тому +26

    Rer somaliland iyo abwanadeda marbanashqad hesaha ah bykenayan salansare