CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO SAALAX SANAAG LAYSMA DHIIBA NOLOSHA 2019 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 бер 2019
  • LAYSMA DHIIBO NOLOSHA
    EREYADA DAAHA GAAS
    LAXANKA C.CASIIS ISKALAAJI
    MUSIC MAXAMED CLAAHI BULSHAAWI
    CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO SAALAX SANAAG

КОМЕНТАРІ • 671

  • @zakariyeahmed1387
    @zakariyeahmed1387 4 роки тому +334

    iNta xabiibkeena maxamed jacayl like hasaran pleze😍😍😘😘

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal3428 5 років тому +556

    Hestan marka Dhageysnyo Wlh niyda ka oyaa Qofkii micnah hest Fahmy like i saar😭💚💚💯salax Adn Abdi kariin Ali shaah inta jecel like isar🤘

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 років тому +4

      Samaahir love Sheekhal ana kula dareeemayo in aniga liigu talagala mooda😭😭😭😭

    • @scorehighlights1591
      @scorehighlights1591 5 років тому

      Samaahir you're qlbi xabxab

    • @mohamedbile9118
      @mohamedbile9118 5 років тому

      Anigu waan fahmay waana ilmeyay markii iigu horaysay

    • @najxqalbi9916
      @najxqalbi9916 4 роки тому

      marku dhawcag iyo dheligado sharf yahy wlhi hestan si niyd la ssmey😭😭😭😭

    • @sawdaciise8384
      @sawdaciise8384 4 роки тому

      💗😭😭😭💗💋💋💋😭😭😭

  • @Mahad_Indho
    @Mahad_Indho 6 місяців тому +8

    2024 inta markale Soo dawsho tagtay 😂 👍🏾
    I love this song❤

  • @mounakaaba6846
    @mounakaaba6846 5 років тому +379

    Sujuuda salah sanaag intii ila aragty mnsha allah Like ta siyaadiya

  • @user-ux4dw6sw7i
    @user-ux4dw6sw7i 5 років тому +116

    inta salaax sanaag ilaa tagerta Lek saraaa hooy 👌

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 роки тому +80

    2021 Hadaad Daawanyso Iyo Hadaad Iga siiba danbaysid Hdna aaad Aragto SALAH SANAAG Sujuuuda Kamuuqata mnshalh
    Ismuuji
    👇

  • @axmedcade9160
    @axmedcade9160 5 років тому +52

    Salaax sujuuudiisa i liked alle hakugu wadoo

  • @Amiinnasirofficiall
    @Amiinnasirofficiall 5 років тому +98

    Somali maxamed like hayla dhafina mid Kenyan ah ayan tartan ku jirnaye

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 років тому

      Hhh markasta wllo ma cidbad tartan kula jirta malin hora na mid itooiyana ayad tartan kula jirtey

  • @sawdamatan5403
    @sawdamatan5403 5 років тому +218

    Salax sanag codbuu lasoo kacaya inta igu racsan igu qabta alaabtii liketa la odhan jirey 😉 aan daremo waxa laga helee

  • @umalkeyrmahamed44
    @umalkeyrmahamed44 5 років тому +156

    Inta tageerta cbadikariim like isaar 🤓🤭

  • @axmedagaaxnuug5731
    @axmedagaaxnuug5731 5 років тому +68

    Mansha allaaah Halyayyo ree somaliland ah 🇮🇷🇮🇷💚💌❤waa waxa andheernahay fanku soomali oo dhan like ha ila dhafin

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 5 років тому +128

    Sxpkeey/ wllkeey waxaan talo kusiin lahaa Hees ma ahan wax mustaqbal fcn iyo heer laga gaaraa aakhirana dhib lee kugu noqon
    Waxaa tahay qof da' yar plz katanaazul oo isku day inaad wax qabsato

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 5 років тому +51

    Cabdikariin wlhi siqaas ah ayaan fankaaga u jecelahay walaal key hormar wacan

  • @xidigahargeisachannel5506
    @xidigahargeisachannel5506 5 років тому +192

    Kaygii yaraa Abdikarim ALi Shaah caawa aan ku HeLo Like inta ugu yar Ee qof Loo saaro✍

  • @deeqsaleban3948
    @deeqsaleban3948 5 років тому +16

    Funaanada uu xidhan yahay saalax sanaag waxa ku Qoran
    JamaL khashoGshi 👌
    Wariyhii waynaa ee turkiga
    Yaa iLa arkay liketa ku Qabo intii aragtay 👋

  • @d_d_d6390
    @d_d_d6390 5 років тому +240

    Iska DhooLa CaDey Xitaa Hadey Nolasha Ka Oohiso 😂
    #like.com 😂😂😂

    • @ayaannaxidigtaawdal6408
      @ayaannaxidigtaawdal6408 5 років тому +3

      Sharafey walhi qorlkaga markan arkay wan isk murugyasana lkn waban iska qoslay wad ku mahad san tahay

    • @maankahussein3051
      @maankahussein3051 5 років тому +2

      Lipan _39 waqtiga aya suuurto gal maaha kugu dhahaya mararka qaaar lpx

    • @umulkheircabdi9860
      @umulkheircabdi9860 5 років тому

      ❤❤❤❤❤

    • @najaxcumar2695
      @najaxcumar2695 4 роки тому

      Shugran wllo qali waaye waan iska qoslaya😂😂

    • @shugrimaxamedaadan7878
      @shugrimaxamedaadan7878 4 роки тому

      Walhi wasx dhoola cadeyn ta ay noloshda gu ficn mahd sanit wll

  • @rashaadlyrics8794
    @rashaadlyrics8794 5 років тому +246

    Qof an waxba soo qorinba waad ugu deeqdane weligay 100 like mahelin

    • @Abdisalamjannah
      @Abdisalamjannah 5 років тому +4

      Anba kula mid ahay

    • @shaamicompany3926
      @shaamicompany3926 4 роки тому +1

      Tuug lacagta ayaad guranaysiin

    • @umuhalla1863
      @umuhalla1863 4 роки тому

      @@shaamicompany3926 Wll ma lacag ba laga hela like ta aan la qeyb sade lcgta😂😂😂😂😂

    • @rahmaliashoori3339
      @rahmaliashoori3339 4 роки тому +2

      @@umuhalla1863 mya waa been waxasi balse like badan waxad noqonaysaa qofka uGu soo sareeya 😂😂😂

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 5 років тому +114

    Laba rijaaĺ✔
    BURCO✔
    SANAAG✔

  • @halhays
    @halhays 5 років тому +13

    Marbuu dhaawacaagiyo,
    Dheeligaagu sharaf yahay,
    Dhiiranaanta qaarkood,
    Magac aad ka dhaxashaa,
    Laysma dhiibo nolashee,
    Marbaa dhowr adoo qabay,
    Baryo inaad ku dharagtaa,
    Dhimashadu ka roontay.. 💯🙏🏾

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 5 років тому +252

    Wakhtigii ku dhiba iyo
    Xiligiyo dhacdada adag
    Dharaaruhu wax sheegiyo
    Waa dhigaal ayaamuhu
    Marbuu dhaawacaagiyo
    Dheeligaagu sharafyahay
    Dhiiranaanta qaarkeed
    Magac aad ka dhaxashaa
    Laysma dhiibo noloshee
    Marbaa dhawr adoo qaday
    Baryo inaad ku dharagtaa
    Dhimashadu karoontahay
    Hadafkaaga meel dheer
    Adoo dayaxa dhaafyidhi
    Nin hankiisu dheef yahay
    Isku dhaan ha raranina
    Dhalashada xigaalkiyo
    Qofaa dhaqan wadaagtaan
    Sirtiisiyo dhaleecada
    Haw tabin midkaa dher
    Laba dhab isu aaminay
    Dhito caashaq wada dhamay
    Haku noqon dhirtaxanyiyo
    Dhidh jacaylka kala rara
    Dhimashada walaalkaa
    Adna waa dhantaashaa
    Awd dhaliilihiisoo
    Dhexmare cadawga hawnoqon
    Dhag xumadu dilweeye
    Dadka ruux dhigaayoo
    Hala aan ku dheerayn
    Cagihiisa hays dhigin
    ( Abdi deero)👈🏻

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 5 років тому +79

    Heeska wax laxanka saray boqorkii Codka Abdi Aziiz iskalaji ❤️ Love ku qabo Ama reply Iskalaji Always Legend

    • @abdallaqasim3303
      @abdallaqasim3303 5 років тому +1

      Laxankiisu iyo codkisa labaduba waa kan ugu fiicn somalida

  • @arliyoanwar6212
    @arliyoanwar6212 5 років тому +20

    cabdi kariin uun ha u hanbalyaynin labada wiil ba dhaha salax sanag ha hil mamina labada ha kala reebina❤❤

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 5 років тому +42

    Heestan Waxa Sameeyay #Daaha C Gaas waxanu ka Sameeyay Qisadi Ka dHacdey Hargeisa Inanki izku Gubay Inanta Darti Ee ku Gabtey Jeebkiza Oo Aan wax ku jIRin😪😭😭

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 7 місяців тому +7

    who 's whatching this now song 2023😢💔😭

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 роки тому +5

    Laysma dhibo noloshee
    Heestan waxan Isku dhaafiya xilliyada adag ee noloshayda soo wajaha😢😢❤

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 років тому +16

    Waa hees dareen leh allow wilasheena meelkasto ay jogaan no xifdi👏

  • @suldansugal3101
    @suldansugal3101 5 років тому +7

    Yaaa salaam mina haad hees al fanan abdikarin ali shaah war ninku waab koob cadeysa ah naaar heest codka waa wx kale yaa waduuud ayaan kulena inag my team kalatuur 🇫🇲🙏

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed4259 5 років тому +13

    Mansha Allah Somaliland waa meel fanku kasoo abuurmo ❤️💪🏽

  • @hibaabdi4697
    @hibaabdi4697 5 років тому +19

    Labadiinaba codbad leedihin ilma adeerayaal❤️❤️

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 5 років тому +57

    Labada wiil kee aya kula cod macaan ani salax sanaag ❤

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 3 роки тому +7

    Heestan Waxa Sameeyay Daaha Gaas waxaanu Kasameeyay Qisadii kadhacdaY Hargaisa Inankii Isku GubaY Inanta Dartii Ee Ku Gubtay Jeebkiisa Oo Aan Waxba Ku Jirin 😭😭😭😭😭🤲🤲

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 років тому +16

    Isaaq iyo dhulbahante xigmada Waa ku caan xaga fanka iyo gabayada Ogaadeen baa Soo raaca wiilasheena Waa Soo dhawaynanaa saalax sanaag darwiish hore usoco iyo saaxiibkaa ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 5 років тому

      Salax sanag wawiil isaaqa habaryoonis muuse ismacil waliba

    • @nanitaguure9379
      @nanitaguure9379 5 років тому

      salax sanaag waa nin warsangali ah

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 років тому +2

      Naa maaha waa nin dhulbahante ah oo naalaye axmed ahe camal yeesha xagee isaga qabsanasaan wiil darwiisha quruxdaas nin dhulbahante ah uunbaa yeelan kara Qabyaaladu wax fiican maaha lkn qof aydin dhalin ha sheeganina

    • @nimcaanyare2587
      @nimcaanyare2587 5 років тому +2

      Waa Run Waa Wiil Reer Ceerigaabaa Oo Dhulbahantaa Naalaye Axmeda Anagaa Naqaana Lafihiisa Cad Cad Mrkaa Iska Daaya Dad Aydan Aqoon Muran kooda

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 років тому

      Esmail Abdirahman Haa soomaalidu muran kama ilbaxdo wiilashu iyagaa saaxiiba midna waa habarjeclo midna waa dhulbahante labadan gabdhood ciday la ordayaan midna maaha

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +17

    Dadka ruux dhigaayoo
    Halna aanku dheereyn
    Cagahiisa hays dhigin ❤
    Abdkarin &saalax hees io badh

  • @xamdahussain1792
    @xamdahussain1792 2 роки тому +12

    Laysma dhiibo noloshee✅
    Marbaad Dhowr adoo qaday✅
    Baryo inaad Ku Dhagragtaa✅
    Dhimashadu Karoontahay✅🥰

  • @abdiwaasacmahdichanel5848
    @abdiwaasacmahdichanel5848 5 років тому +6

    Inta nabiga jacel like iy saara_

  • @zuhurismail4408
    @zuhurismail4408 5 місяців тому +1

    2023 marlawat 2024 dhirananta qaarkeda magac Ad ka dhaxasha jah ❤🥰

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +11

    Keep Going salaH sanaag poqor somaliyeet ana ina ali shaaH odey somaliyeeeT🤗

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 років тому +37

    Sujuud baa ku taal mansha allah 💯

    • @hodonjacaly624
      @hodonjacaly624 5 років тому

      ax waan naxay alla kan yare sujuudi baa ku tale maxuu u heesay ilhayoow ka hadeey yaa allaah

    • @xuskacali6946
      @xuskacali6946 5 років тому

      Walaal sujuuda waa lasamaystaaa waqti xaadirkan Allaaah isna hesaha haka madoobeeyo isaga iyo anagaba haday khayr kaga soo baxdayna kaba fiican

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 5 років тому +10

    Heestii Qarniga wllady cabdi kariin cali zhaah iyo saalax sanaag waa layaapay

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 2 роки тому +7

    Two legenders salah sanag / Abdikarin Ali shah Nice song

  • @wardiqawdhan8418
    @wardiqawdhan8418 5 років тому +8

    Ina cali shaah waa heesaahaa
    Saalax sanaag qurux iyo cod buu isku darsaday.

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 5 років тому +33

    Fanka somalida qaybtii heesuhu jacayl Kali ayuu kuso ururay marka waa loo baahanyahay in waxyaabo badan laga heeso

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 5 років тому +58

    waligaa qof looma cabto xataa hadday kaasibaxayso naftu waayo mabajiro qof kaa naxayaa ilaa hoyadaa mooyeh markaa wayahaga laabta kuhayso maxaa cidiba kugu farxi talo

  • @najmamohamoudhassan6141
    @najmamohamoudhassan6141 Рік тому +2

    Hestan waxan dhagysan jirey 2019 hada dib uguso noqdy si an u xasusto xiligaa🥰

  • @nadiiramaxamed4927
    @nadiiramaxamed4927 5 років тому +11

    Waxey faniintan yaryar hadana Shidan hore usocda cabdi Karin shaah iyo salaax sanaag

  • @hibaaqmohammedchannel4930
    @hibaaqmohammedchannel4930 4 роки тому +3

    Heestani wlhi 1M iyo wiXi kabadanba way uqalntaa😍😘😗

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 років тому +3

    Wa laba fanan oo aankala dhiciin ubaxi Somaliland alle indho xun idinma tuso hore usocda ❤❤❤❤😘😘😘😘

  • @abdikanimohamedadan9085
    @abdikanimohamedadan9085 5 років тому +12

    Dhalinyaro iyo dhawaaq dheer oo dhabta jirta ay inoo bidhaamiyeen waliba si dhab ah ayay inagu dhugo tusaaleeyeen mhdsanidiin laakiin yàan lagu sii dheeraan fanka dhamaantiinba.
    Fadlan hadaad ka heshay sida fiican een xarafka dh ee ay ku heesayaan aan aniguna ugu comment gareeyay suulka ii saar.

    • @hassanaliabdilaahi2338
      @hassanaliabdilaahi2338 3 роки тому +1

      Hal abuur da’yarow
      Inad hore usocotaa
      hadafkaagana gaadhaa
      Aday kuutay himilee
      Abidkaa Hana niyad jabin
      hana dheeliyin libaax
      Hadad kuftana
      Noqo mid aan hadafkii lumin.

  • @kamaalmohamed6692
    @kamaalmohamed6692 5 років тому +3

    Woooooow wa hees fariin weyn sida erayada laxanka cododka rag xula iskuhelay wlhi waba ka dhergi wayay full respect 2 legend keep going 😘👌👍🤝🤛🤛

  • @MahamedAdnaan
    @MahamedAdnaan Місяць тому

    Qofkaad dhaqan wadagtaan how tabin mid kaaa dheer abdikariinka nin weyn oo fanka ku raaxaystay kuna jooga codkiiisa laxankiisa❤

  • @salmanoura6512
    @salmanoura6512 5 років тому +3

    Marbuu dhawcg iyo dheligagu sharaf yahay dhirananta qaarked magac ayd ka dhaxsha waa runta hno laysma dhiibe nolosha mrby dhimshdu karoontahay 😭😭 😭😭😭

  • @zultanphotography9737
    @zultanphotography9737 5 років тому +15

    Hees micno weyn ku fadhida Wooow Top Hore usocda wlldey

  • @SAHANTV
    @SAHANTV 5 років тому +21

    My Bro Saalah Sanaag

    • @asmacali2580
      @asmacali2580 3 роки тому +1

      maashala labadi an tagerijiray walahi aad

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 2 роки тому +14

    Salah sanag and cabdikarin Ali shah great song keep going brothers

  • @user-ux4dw6sw7i
    @user-ux4dw6sw7i 5 років тому +3

    yaaa salaaam 2 fanan adban ugua hely hestodan inkaston tagero salxa yare😍👍👏👏👏👏👏👏👏✌

  • @sundusqueen1896
    @sundusqueen1896 5 років тому +2

    😍😍😍😍 sanaag iyo shaah rag fan sii dhumaya usoo baxay dhag xumadu dil weeyee dadka ruux dhigaayoo halna aan ku dheereen cagihiisa ha is dhigin ❤️❤️❤️❤️ murti baa ku dhan heesta

  • @fanianfac4835
    @fanianfac4835 5 років тому +14

    Marbuu dhawacagiyo dheligagu sharaf yahay dhirananta qarkeed magac aad ka dhaxasha👂 xaqiiq 👌💕

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 років тому +7

    CabdiKariin Cali &Saalax Sanaag waan idin wataa ☝️

  • @axmedcalishiil6321
    @axmedcalishiil6321 5 років тому +29

    Vvv cadi mahan heestu
    Murti
    Iyo midho
    Music halasiya
    Codka waxaan
    ULA tagay
    2fanaan oo an lala dhicin
    Zalax zanaag
    Cabdikariin Ali shah

  • @hamzamohamed5128
    @hamzamohamed5128 5 років тому +1

    War ragaaan waaan wataaaa waa faninta ugo horaysay oo somali ah oo heees isla soo qaado codka waa dahab heeeesta waa diamond

  • @nourapeaceshow9085
    @nourapeaceshow9085 5 років тому +5

    Saalax sanaag hibo saafiya weeyaan codkiisu ilaah baa cod ugu deeqay Maansha allah 💪 cabdikariin you are best also bro 👈😗

  • @kadiriproh3538
    @kadiriproh3538 5 років тому +2

    Salaah sanaag codbaa ku dhan hor u socoo👉👉👉🤩

  • @mahadendho4697
    @mahadendho4697 5 років тому +10

    Heestan waa heesa iga qadan wlhi qisadan waxa garan kara ...

  • @ninismood123
    @ninismood123 5 років тому +4

    Salah sanag funanadu qabo ma waxa ku qoran Jamal khashoggi mise waa indhahayga waxaa uu malayn ninkaas geeridisaa taabatay masha allah sajudi saladana wuu leeyahay walal intaa yartahay is qabo fanka isaga carar #Abdikariin_ali_shaah 😍 #salah_sanag😍

    • @omarmamanka9788
      @omarmamanka9788 5 років тому

      Malaha Heestaba waxee ku sabsantahay Jamal Khashoggi dib uyara dhageeso walal marka uu oranayo "dhimashadu walalkaa" 3:41

    • @abdirahmaanmelbourne5782
      @abdirahmaanmelbourne5782 5 років тому

      Wll alla caqliga hakuu daayo waa runtaa jamal kashoogi aya ku qoran indha dheridaa

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 років тому +92

    ax ehelkeygii aawey somalilanderkii khaasatan duriyadii iigu hiilaya like ta😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰👍🏽👍🏽👍🏽

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Рік тому +1

    Heestan motivation bay iitahay ilaa hada wn dhagaystaa 2023🥺💔

  • @najmamaxamuud8146
    @najmamaxamuud8146 5 років тому +8

    Labaaxyada
    Burco ♨✔✔✔❤❤⚘🎤
    sanaag ♨✔✔✔❤❤⚘🎤

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 роки тому +1

    Dharaaruhu wax sheegiyo Waa dhigaal ayaamuhu
    la isma dhiibo noloshee marbaa dhawr adoo qaday beryo inad ku dharagto dhimashadu ka roontahay
    Yaa saalax & cabdikariin.

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 5 років тому +7

    Laxanka Iskalaaji waad la hesheen waayo heesihiisu waxay u badan yihiin qaar ka hadlaya Nolosha, Wakhtiga iyo waayaha..

  • @ezuumihupi9046
    @ezuumihupi9046 5 років тому +3

    LEGENDS💘👈Abdikariim Ali shaah And Saalax Sanaag The Best Song wlhii Horu socda Alpeyaal💋💋💋

  • @sihaamsulayman1342
    @sihaamsulayman1342 4 роки тому +3

    Tagerda wiilashan imikan kuso biiray manta laga bilaaba taagero buuxda zalax iyo c.kariin 👉👉horay USOCODA my brothers

  • @user-fi1mn3vd6x
    @user-fi1mn3vd6x 3 роки тому +7

    Who ,s watching this now song 1/1/2021😭😭😭😭

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi 5 років тому +32

    BesT Hees inTa iGa DampeYsa Like iLa poopa Wa walaaLkiiN zomaliYede😁👌

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 років тому +7

    Marpu DHawacaGiyO DHeeLigaGu zhrv yhy DHiirananTa Qaarkeed magacad ka DHxazHa❤

  • @hayadmustafe5846
    @hayadmustafe5846 5 років тому +2

    Wa ini jeclahay my zalaax sanag iyo sxpkiis abdikariin cali shaah💞💞💞💞💞 hore usocdah

  • @nasiibbadanhassan2513
    @nasiibbadanhassan2513 5 років тому +3

    Dhiirananta qaarked magac aadka dhaxasha😍😍😍😍wale waa hees meelo bdn tabanaysa

  • @nimcohinda6922
    @nimcohinda6922 7 місяців тому +1

    I watch this song for motivation 29/12/2023

  • @mascudsuperboyofficial9376
    @mascudsuperboyofficial9376 5 років тому +2

    Labada Fanan ee ugu shidan Qarnigan Best singer for ever
    #Salahsanag
    #Abdikarimshah
    Hestan Millions views ayay Heli doonta.

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому +1

    heestan ad ayan uga helaY mncha allaH fananinta saalax sanag iyo abdikarin cali shaah keep goin

  • @abdiqanimohamedelmi2445
    @abdiqanimohamedelmi2445 5 років тому +5

    Horta Comments ka Like Ma Waxa isu saarta in wax isku ah mise aniga ayaan Somali ahayn waan shakiyay markan arko mid 500like lo saro iyo anigo ay iska dhafan Jannada alle ha idin geeyo hadad like i sartan

  • @abdirahimbihi7784
    @abdirahimbihi7784 5 років тому +1

    saalax sanaag wa fanaan buuxa inshlh sanadaha soo socda isaga ayaa geyiga somalida qabsanaya waase hadii uu helo heeso cusub oo tayo leh, waxaan sidaan oo kale usaadilyay fanaan qadarkeeyo 2015 markii u fanka ku cusbaa , waqtigaa sheegi doona saadaashayda .

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 роки тому

      Waa sax sxb Fanaanku markuu cusubyahay ama hawaduu galaa ama wuu damaa
      Saalax sanaag fuyuujar ifayuu leeyahay sidii aan 2014 kii ka arkayey suldan seeraar

  • @amalsaed4047
    @amalsaed4047 5 років тому +2

    waaaw xaqiq hees aan aad uga helay😍😍 thanks

  • @shakircabdillahi2906
    @shakircabdillahi2906 5 років тому +5

    Cabdikarin ali shah iyo salax wan.tagera wlhy noloda
    #hessti #hesaha

  • @shaymaayarofficial2689
    @shaymaayarofficial2689 5 років тому +7

    Dadka ruux dhigaayo halna aan ku dheerayn cagihiiza hayz dhigin 😍

  • @abdiwahabhusein8513
    @abdiwahabhusein8513 5 років тому +26

    Rag qaaali ah, Nice song.
    We wanna more.☺️💪

  • @aziizaabdirahmaan6762
    @aziizaabdirahmaan6762 5 років тому +4

    Clkariin cali shaah ft saalah sanaaag my brothers 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ubaxadan3471
    @ubaxadan3471 4 роки тому +2

    MazHa allaHa SalaH_sanaaG iyO apdikariiN Ali sHaaH 💕💕💋
    Waaaaaaaw💯💯🔥🔥

  • @khalitabdi4443
    @khalitabdi4443 4 роки тому +6

    Mar-baa dhowr adoo qadey Beryo iNaad Ku dheregto dhimashadu Ka Roon tahay

  • @farduuscalicashuur8196
    @farduuscalicashuur8196 Рік тому +3

    waqtigii ku dhiba iyo
    xiligiyo dhacdada adag
    dharaaruhu wax sheeg iyo
    waa dhigaal ayaamuhu
    📝🤐😥

  • @asmacabdirahman4448
    @asmacabdirahman4448 5 років тому +3

    axyaaa erayo walahi waanka helay laysma dhiibo nolasha really walhi

  • @saidocishqi.dheeman3202
    @saidocishqi.dheeman3202 5 років тому +4

    My litter bro salah. Sanaag. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙋‍♀️ go forward bro

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому +2

    Wooooow waa hees macno weyn ku fadhida

  • @aarka8204
    @aarka8204 5 років тому +1

    Labo nin oo dhalinyara saxiiba isku style ah wada cod mac
    C.karin horan u watay yarkan kalne waan qaatay✌

  • @xogmaalchanneltech6205
    @xogmaalchanneltech6205 4 роки тому +1

    M.a faniinta kugu shrfta bdn fanka noolda inty nololl jirto😍😍

  • @drsfaatushnugaal3414
    @drsfaatushnugaal3414 5 років тому +3

    masha allah hees dhiri galin fanan jira salax sanag and candikarim cali shaah

  • @biyacaddechannal3041
    @biyacaddechannal3041 4 роки тому +1

    Cajiib waaye so dhawoow bro wad cod macdahy🤟🏻🤟🏻

  • @mumtaazmohmed9500
    @mumtaazmohmed9500 5 років тому +1

    Hees Macno badan xanbaarsan 😍saalax sanaag iyo clkriin cli😘wllo an taageero tihiin ❤

  • @saladonuur8126
    @saladonuur8126 5 років тому +2

    😘qofka dhaqan wadagtan sirtisa io dhalecada ha utabin midkaa🙏🙏🙏🙌 dher😘

  • @namiishabdirizak3436
    @namiishabdirizak3436 5 років тому +9

    Axlaa hees nice😭💗✔❤

  • @asiamusa689
    @asiamusa689 5 років тому +2

    Woow! Eesha Calaa hees keep going guys