ABDIJIBAR GACALIYE - CALI ZAKI - HIBAAQ GOBAAD - SAALAX SANAAG l GUURKII QARNIGAN 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2022
  • Ereyada Abwaan Daaha Gaas
    Laxanka Abdikariin Ali Shah
    Music Maftuux Cadceed
    Camera Monium, AK, Barkhad Nasir, Ahmed Gt, Abdiwasac Khadar#
    Edited by Monium
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 407

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 2 роки тому +165

    Laba reer oo waligood is guursan jiray weeye Mashalah barakooba dhalinyaro❤️❤️🐎🐎🤲🏼🤲🏼👏🏽👏🏽

  • @xamsekynaan8646
    @xamsekynaan8646 2 роки тому +84

    Hibaaq gobaad gabarta kaliyee ilma adeeradeed dhexda ugu jirta way iska ragaysantahay ila wa goplki ragee habarjeclinimoo hambalyo wll abdikarim dumo nafiza❤️💪

    • @the_tayasi3r146
      @the_tayasi3r146 2 роки тому +1

      Qabyaaldu ha noolato😁😁

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +2

      Qabyaaladu hanolato🤣legens habar jecla o maxamed abokora la bashalaysa tolka dhiga biyomaha🤣🙋‍♀️

    • @xamsekynaan8646
      @xamsekynaan8646 2 роки тому

      @@the_tayasi3r146 😁

    • @xamsekynaan8646
      @xamsekynaan8646 2 роки тому

      @@asmamaxamuud4863 😁🙉

    • @siciiddonka318
      @siciiddonka318 9 місяців тому

      Abdi jibaar Gacliye the best

  • @mohamudabdiaziiz7833
    @mohamudabdiaziiz7833 2 роки тому +165

    Calashan gabadha wa dhulbahante bay ka wada asaguna wa habar jeclo war ku wa dhantahay isku barakooba inshallah ♥️👏

    • @nadiiraquruh2591
      @nadiiraquruh2591 2 роки тому +9

      Labadeyda reer eyeydey is guurstey

    • @aragsan8764
      @aragsan8764 2 роки тому +7

      @@nadiiraquruh2591 anigaba wlhi ayeeyo abo habar jeclo adan madoobe
      Ayeeyo hooyana dhulbahante

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 2 роки тому +4

      Waa Deegaanka, waliba dadkii hore madama dadku sida hada aanu u safrin 80% waxay u badnayd in dadka is la dega is gursadan.

    • @nadiiraquruh2591
      @nadiiraquruh2591 2 роки тому +3

      @@aragsan8764 aniga ayeydey abo cimraan

    • @nadiiraquruh2591
      @nadiiraquruh2591 2 роки тому +4

      @@aragsan8764 ayeydey hooyo reer hagar

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 2 роки тому +65

    Ali zaki, Hibaaq, Abdijibaar gacaliye Ka gudooma Saalax sanaag Geenayada Nafisa.
    Waa gudoon inantu gobolkii raggay gashay ❤🥀❤

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 роки тому +72

    Heestan arooskayga baa soo taqadimtay 😂😂
    Wllhy waxba Islama hayo hadana niyadan ka jeclahy inaan wiil duriyada ah guursado from darawiishti😜✋

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 2 роки тому

      Haye wiilkeyga ma ku siiya gabar qurxoon ma tahay sida anshax maansha alaahe xaaskiisa u qurxoontahay ma u qurxoontahay . Ila soo xiriir.

    • @hodanmaxamed9303
      @hodanmaxamed9303 2 роки тому +2

      @@mimipuloo7879 qurux micno ma leh hadaanu qofku dadnimo lahayn

    • @hawosugule8503
      @hawosugule8503 2 роки тому

      @@hodanmaxamed9303 xaqiiq

    • @saleebaanmadobe
      @saleebaanmadobe Рік тому

      Wiilki duriyadu waanigane ilasoo xidhiidh gabadha daraawishedey

    • @layocusmaanibraahim6514
      @layocusmaanibraahim6514 2 місяці тому

      QqaqqqqqaqqaaaqaAQq😊​@@hodanmaxamed9303

  • @yasminroble8327
    @yasminroble8327 2 роки тому +49

    Geesiyadii darwish sool garadadii waxay guuri galeen gobolkii raggaa❤️🐎🐎🩸🩸🩸🥰👸🏼🤴😍👑👑💯

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 роки тому +200

    Gaari ay dhaleen Geesiyadii darwiish
    SooL Garaadadii wxy Guri galeen
    Gobolkii Ragiyo Halyeey grsho badan
    Abwan Daaha mxd samaynaysa 🔥😍

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 роки тому +48

    Gobtaa somaliba waa labada reer duuriyadai iyo daraawishta bal yago is garabsaadana ka waran🙏🥰

  • @adnaaadan6939
    @adnaaadan6939 2 роки тому +40

    Hadi Gobi gob tahay caway guri galeen Gari ay dhaleen gesiyadi darwiish sool gadaradadi waxay guri galeen gobolki ragiyo waxkale 🥰👋 hamplyo

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 2 роки тому +24

    Gobolka ragga iyo gobolka daraawiishta cumaamadooda lama haysan karo Hambalyo Abdikarim & Nafisa❤️

  • @mohamedkadiye5596
    @mohamedkadiye5596 2 роки тому +16

    Horta Fanaaninta reer hargeysa 80%ma Haaayadaa
    Somaliduba waa isaaaQ iyo in yaro Lagu Qurxiyey ❤️

    • @xamsekynaan8646
      @xamsekynaan8646 2 роки тому

      Ofcourse broo

    • @cadnaanahmed5269
      @cadnaanahmed5269 2 роки тому +2

      Hargeysa mayna ahay hoygii hayda abti isaaq xageed ula qaaday sey hargeisa hooygii hayaada from subeeriyda nin wal isaaq hargeysa leh meelaha kale ragu hakala sheeto

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому

      Yea waa habarjeclo dhiga🙋‍♀️😙

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому

      @@cadnaanahmed5269 legend from hayada waa saas hno

  • @fadxiyajaamac3359
    @fadxiyajaamac3359 2 роки тому +19

    Gaari ay dhaleen geesiyadii darwiish sow garaadadii wxy guri galeen gbolkii raga gesi garasho bdn❤️❤️

  • @ummucadnaanofficial7154
    @ummucadnaanofficial7154 2 роки тому +18

    Nin rer sheikh isxaaq naagtii heshaa nasiibleh aduunka rer sheikh isxaaq agu jeclhy wlhi ilahow badi o barakeey❤❤🥰🙏🙏💯💯

  • @samirahassan8666
    @samirahassan8666 2 роки тому +8

    Gesayadii darwiish ayyyy😩❤️ from cumar mohamud ina adeer kun &kow jeer
    Hamblayo 👩‍❤️‍💋‍👨

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +23

    Hibaaq gobaad naag ilma adeeradeed dhexda ugu jirata laandheeranimo♥️

  • @mohamedkadiye5596
    @mohamedkadiye5596 2 роки тому +22

    Wllhy hapLaha darawiished wax Loo shaqaysto way yihiin
    Wa in Haaayada ah oo Raadinaya Gabar Darawiished❤️

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 роки тому +16

    Gaari ay dhaleen geesiyadii darwiish
    Sool garaadadai waxay
    Guri galeen gobol ragiyo
    Halyeey garasho badan❤
    Ereyo wax kale abwaan DAAHA🙏

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 роки тому +14

    Togdheer iyo sool reer barinimo 😅🥰
    Jaaska Apdikarin iga gadan😂

  • @umumohamedcadde9211
    @umumohamedcadde9211 2 роки тому +26

    Gob iyo nasab baa is helay H.jeclo iyo dhulbahante❤❤❤

  • @koosawale2211
    @koosawale2211 2 роки тому +18

    Qof nasiibleh ayaan ahay inan darwiishada oo gobalka raga ku nool ❤️ burco my home 🏠 las’anodna waa xasuustii aabahay allah ha u naxariste ❤️

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +1

      G raga my home hj nimo sool abtiyaal gob😊

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 2 роки тому +22

    farxadii wllkay iyo dumaashi hambalyoh dad sharaflaa is helee hambalyoh hambalyoh Gobolka Ragga iyo darwiish is helay 😘👋🙏

  • @mohamed0536
    @mohamed0536 2 роки тому +18

    All song laga qadaY arooska cabdikariin
    Abwaan Daaha Gaas 👏💯
    Laxanka Cabdikariin Ali shaah
    Music muftuux cadceed
    Another level ✅💯👏

  • @ashwaq2269
    @ashwaq2269 2 роки тому +42

    Hambalyo siz iyo dumashi❤️reer Abtigay iyo reeer adeerkay kala dhaman mayaan ilaa Qiyamaha🤣From sool Darawiishta✌️🥰

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому

      Wa saas hbo yar tayey mar na habo 🤣gesiyadii darwiish sool garaadadi abtiyaday dhiga biyo maha😓🙋‍♀️and goblkii raga halyey garasho badan inaderkay ckrin🙋‍♀️😋

    • @faraxcabdicasis9433
      @faraxcabdicasis9433 2 роки тому

      Sidookale inditi

  • @lailahassan2600
    @lailahassan2600 2 роки тому +18

    Ayyy darwish gesiyalk somaliyee wlee waa idin waraa from🆎🥺❤️💪

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 роки тому +34

    Waxa gurigalay gobolki ragiyo halyeey garasho badan habarjeclo hays mujiso dhiga🤣😘ayyyyyyy dhiga ikacay gaaridi hawen hbo nafisa hj dhubahante isku nuurayaan abtiyaal and tolki isku nuura🤣🤣😘

    • @ibraahemoyahye
      @ibraahemoyahye 2 роки тому +3

      Aabio Iyo hoyo oo KaLe barakooba 🤣♥️

    • @cabdirishidmaxamedjamac4820
      @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +1

      @@ibraahemoyahye fanaan soomaaliyeed usoo qaad Somaliland hees waxaan kala salaam yaa gobolka awoowayaasha sanaag

  • @halimabile5956
    @halimabile5956 Рік тому +5

    Waaw Abwaan muujiyey awoodiisa Abwaanimo. Abwaan Daaha Gaas. Another Level👋👋👋

  • @aleelapowy9682
    @aleelapowy9682 2 роки тому +23

    Sujuudka salax sanaaag ya ila arka🥰✊

  • @salmanahmedmohamed97
    @salmanahmedmohamed97 2 роки тому +9

    Gabadhay dhaleen geesiyadii dharaawiish sool garaadadii
    Heestan waan idinka haynaa walalahayow waanu idin jecel nahay from Las'anod darawish 😱🇸🇴❤

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +1

      Ayyyy gobanimadi o dad ah sow manihin abti hadaanahay habarjecli gobolki raga 🙋‍♀️😋abtiyaal idin jecelahy sool garadadii

    • @nuradinhassanabdiawad6552
      @nuradinhassanabdiawad6552 2 роки тому +1

      Gabadh maaha gaari ay dhaleen weyaan

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 роки тому +16

    Mashalah Gob Ayaa waligood is Guursan Jiray oo Wiil iyo abtigii ayay Yihiin HJ iyo Daraawishta Hambalyo ayaa Leeyahay Barakooba Aamiin

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 2 роки тому +8

    My reer abtigay Hj. My reer ayeeyday hooyo man dhashay Dhulbahnte ❤️❤️❤️

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre1432 2 роки тому +11

    Dhuulbahnte iyo habr jeeclo wY is dhaaLen Maa kala Guurman baa Hamblyo Hamblyo Hamblyo Hamblyo Hamblyo Wllky iyo dumashi ❤🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @dojacat2508
    @dojacat2508 2 роки тому +15

    Raganimo iyo romance ba waanu leenahay gobolka raga xuduntaydu meshay taalay 😍😍😍🥰🥰🥰

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +8

    Gariyay dhalen gesiyadii darwiish
    Dhulpahantanimo🐎❤

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 2 роки тому +23

    Caruuska Maanay Culayska Caruusnimadu Haysanba Waaxay Hees Walbo Laga Qaaday Meesha Isagaa Laxameeyee😅✌

  • @cabdiqaniyasiin7038
    @cabdiqaniyasiin7038 2 роки тому +5

    Faniintu waa habr jeclo iYo darwiish. Arooskuna waa habr jeclo iYo darwsh w

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +2

      Dhigu biyo maha way isku so baxaya n labadi layga beeray darwiishti abtiyaal and tolki hj gobolki raga🙋‍♀️😋

  • @star__official7693
    @star__official7693 2 роки тому +21

    Maalin iiga farxad badan ma jirto maali wllky cabdi kariin cali shaah io dumashiday Nafiisa isku waara oo ubad kala hela one love❤🖤

  • @zakariyeanzaar7373
    @zakariyeanzaar7373 Рік тому +4

    ayyy darweysh ina adeer nimo 💪🦁🥰❤❤

  • @deqaali5866
    @deqaali5866 2 роки тому +8

    Gaari ay dhaleen
    Geesiyadii Darwiish
    Sool garaadadii❤️🐎

  • @abdifatahmohamed6612
    @abdifatahmohamed6612 2 роки тому +11

    Geesiyadii daraawiish 🐎✊aabo inanta noo ilaali clkariinow seedigey gobolka raga aabo naga dhex baxa🤞

  • @sowdaasair7003
    @sowdaasair7003 2 роки тому +9

    Gaari ay dhaleen geesiyadii darwiishta sool garaadadii ayy mabruuk apdikariin Ali shaah 🤴🏻👸🏻🥰

  • @hudaahmed1241
    @hudaahmed1241 2 роки тому +18

    Gaari ay dhaleen Geesiyadi Darwiish Sool garadaadi ayyy Hambalyo Sis and dumazhi🥰😍

    • @xaliimoaxmed1724
      @xaliimoaxmed1724 2 роки тому

      Mansha alah ❤️♥️

    • @xaliimoaxmed1724
      @xaliimoaxmed1724 2 роки тому

      💞💞✌️💞

    • @Hooyojacayl9321
      @Hooyojacayl9321 2 роки тому

      Waxay guri galeeen gopollkiiii ragiyo wiiil garasho bdn congratulations inder apdikariin iyo dumshi Nafiiisa👑♥️

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 2 роки тому +6

    Gaari ay dhaleen geesiyadi darwiish sool garaadadi dumaaashiyal🥰🥰

  • @hamdaabdifatahahmett7930
    @hamdaabdifatahahmett7930 2 роки тому +8

    Isku dhaqan goboo geyaan isku ahaaday yaa guur dhexmaray gaari ay dhaleen geesaydii darwiish sool garaadadii wxay guri Galen gobolkiii ragiyo dad garaado badan wow mnshlaaah ❤❤❤🥰

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 2 роки тому +7

    LABADII REER EE ALLE IGA BEERAY❤️❤️🥰🥰🙌🏻😍😍

  • @nashadjabiye4935
    @nashadjabiye4935 2 роки тому +6

    SooL garadaadi wuuuuuw Hmplyo🥺♥️

  • @samiirmaxamed1909
    @samiirmaxamed1909 2 роки тому +2

    Abdikareen waa nin kasbaday qalbiyo badan yar iyo waaweymba abtigay abdikareej ali shaah alle haysku kiin barakeeeyo adiga iyo marwadaaada

  • @najahmahamed3487
    @najahmahamed3487 2 роки тому +7

    Gob baa is heshayy laba garabo is gali jirayyy darwiish N duriyadiii ❤️

  • @barwaqomoh264
    @barwaqomoh264 2 роки тому +3

    Habar jeceloy umayidan Kal hadhin abdikariin Cali shaah

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 2 роки тому +6

    Sool ...togdheer habar jeclo dhulbahnte mbab kala bxn waaa gabdha DarwiiZh ♥️♥️♥️🌏🌏👸🥰

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 2 роки тому +7

    Haaayada io daraawishtu waaa wiiil io aptigi
    Heesta laftirkeda haaayadi io darawisha
    Abdikarin io nafisa isku wara

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +3

      Yes wlhi ale hano barakeyo 2 dhanba abtiyaal dhulbahante and tolka hj heestana hj iyo dhubahanta qadaya dhiga😙😀

  • @samiiramohamed3946
    @samiiramohamed3946 2 роки тому +6

    Wowowo Esh cala hees inmadii gobolka raga Wllhi hees macn weye 😍🥰❤️🥰❤️🥰

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 2 роки тому +9

    Welcome dumashi nefisa boqortooyada habarjeclo❤️

  • @xmda1398
    @xmda1398 2 роки тому +31

    Gobolkii raga iyo gobolkii Garadaada sool Togdheer❤❤

    • @cabdirishidmaxamedjamac4820
      @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +1

      Xamdaay dhamaysey dhalgobaad xariireey dhowrsan diinta dhowraay hido dhaqanka xershy 💟💟💟💟 waa kuwataa

  • @jaabirgaraad2180
    @jaabirgaraad2180 2 роки тому +7

    Waxa Guri galay Gobolki Raga iyo Sool Garaadadii💪💯 Mabruuuk Milyan jeer💯

  • @hassanfure656
    @hassanfure656 2 роки тому +7

    ❤SOOL GARADADII ....Gesiyadii darawish💙🐴👋

  • @IsHaaficiCali1
    @IsHaaficiCali1 2 роки тому +11

    Arooski showga isku badalay 🔥
    Mabrouuuuk💍♥️

  • @zhaaftooleh1141
    @zhaaftooleh1141 2 роки тому +7

    Duriyadii+Daraawishtii 💪❤

  • @istahildualle9872
    @istahildualle9872 2 роки тому +5

    Sool garaadadii 🐎🐎❤️✨🔥🔥🎉💍🌍😭

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 роки тому +5

    Waxay Guri Galeen Gobolkii ragiyo halyeey garasho badan mapruuk wllky cabdikariin $Nafisa ❤❤🔥🥰

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Рік тому +3

    isaaQ iyo dhulmahante heshiis ah Caalamka ayaa heshiis La ah

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 роки тому +4

    Woow labo reer oo weligood isguursan jirey iyo gob baa is helay
    Aloow isku barakee amiin

  • @fadxiyajaamac3359
    @fadxiyajaamac3359 2 роки тому +8

    Darwiishti iyo gopolki raga✋❤️💯

  • @zhaaficiabdinasir691
    @zhaaficiabdinasir691 2 роки тому +4

    Ninka kaliyee heesihii laga qaaday laxanka saartay congratulation milliin jeer💥👋❤️

  • @munaheego8482
    @munaheego8482 2 роки тому +6

    Aroos Cajiibaa edaday qaali nafisa muse nuur Warsame 😍

  • @apdisaalanrigaaxe2589
    @apdisaalanrigaaxe2589 2 роки тому +6

    LaYaB LaYaB Waxan Hees waYe dhaaftaY🥵❤👍🏻

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 роки тому +7

    Cali zaki iyo Hibaq goobad Labo wallalo ah oo fananiina hadana isku Meel kaa Heesaha wow🥰🥰💙💛

    • @keefcabdi2177
      @keefcabdi2177 2 роки тому +1

      Wllo isku hoyo isku abo miya?

    • @aqoonbadan3931
      @aqoonbadan3931 2 роки тому

      @@keefcabdi2177 Haa Wll waa isku Hooyo iyo isku Abo

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 Рік тому +2

    Heestan camalaa rabaa😭
    Gaariyee dhaleen geesiyadii hg
    Iyo geesiyadii gobolka raga axay ax😭❤

  • @najahadan4050
    @najahadan4050 2 роки тому +10

    Maashalah isku waara abid c/kariin iyo dumashii from burcoh ❤❤

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen5981 2 роки тому +4

    Haday gobi gob tahay caaway guri galeen
    Abdikariin ali zHaaX AND NaFIZa dhisma oo dhaqma ubad khayr qabana kala hela 💑♥

  • @faadumoyuusuf242
    @faadumoyuusuf242 2 роки тому +2

    Gaari ay dhaleen geesiyadii darwiish🦁 sool garadadii cida fardaha gabadhooda🐎🐎🐎

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +4

    Manta kadib Apdikriim waa dhuluz
    Soo dhawow Dumii🐎😂

  • @marionasiro5302
    @marionasiro5302 2 роки тому +6

    Laxankii oo qofa
    C/karin cali shaah 🙏💙

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr Рік тому +18

    congratulation for trillion times dear Cousin Nafisa and her husband ❤️💎

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому +3

    Heestaan waan ka helaay inaba caadi maha waay ka rafxiiyeen abdikariim ali shah masha allaah gacaal idinku faraax

  • @daahirpio4902
    @daahirpio4902 Рік тому +3

    isku dhaqan goboo gayaan isku ahaa ayaa guur dhexmaray 🥰

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +2

    Waxay guri galen gobalkii raga iyo halyey garasho badan omg. Xidigihii Togdheer amsn❤️❤️🖐️

  • @nasroxasan8205
    @nasroxasan8205 2 роки тому +2

    Hday gobi gob thy clay gurigaleen ayy amazing favorite ❤ 😍 darwiish 🗽💯

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому +3

    Masha allaah waan qiroodaay alle ha ikiin daayo dhigaayga gobolka raga😘😘😘😘💯💯💯💯✅✅✅✅❤❣

  • @samiiraxirsi1410
    @samiiraxirsi1410 2 роки тому +4

    Dadkygi iyo reer abtiyashy masha Allah hambalyo 🥰🥰❣

  • @fuadahmed698
    @fuadahmed698 2 роки тому +3

    Waxan laxan waa dhaafay Abdikarim Ali shaah hambalyo🥰

  • @adnomohamed4385
    @adnomohamed4385 2 роки тому +2

    Wallahi wiilkan gabarta aad u jecel yahay wajigisa laga arkaa

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Рік тому +2

    Favorite song ❤️‍🔥😩🖤 Guul bay hantiyeen way garadadiyen nacab so dhex gala wayska garab sadeen💚💍🥰

  • @salmacabdirisaaq7009
    @salmacabdirisaaq7009 2 роки тому +3

    Daaha gaas ninkaan tiisii hore la yaabanaa 🙆‍♀️🥺🤭

  • @hodanarche6992
    @hodanarche6992 2 роки тому +3

    Dhulbahanteeeeee🐎🥳 Yaa Salaam💍🙏❤

  • @Nuuria665
    @Nuuria665 2 роки тому +4

    Gopolki raga 😂❤️

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +18

    maprouuuuuuk❤️💍

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 2 роки тому +5

    Weewee hawraar🥰 thanks walalYal

  • @fatximahamed9534
    @fatximahamed9534 Рік тому +17

    Unique voice A.jibar gacaliye🤞✋️❤️

  • @maxamedmandela4076
    @maxamedmandela4076 2 роки тому +1

    Wow 🥺🥺🥺🥺🥺 waa farxad aan la ilmeeyay hanbalyo like isaar

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 роки тому +2

    Goob ba is gursatey MashaAllah Allow isku barake

  • @nimaorayann251
    @nimaorayann251 2 роки тому +3

    Waxay guri galeen gobolki raggiyo geesi garasho dheer 🥰🩸maprok my fv fanaan

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 2 роки тому +1

    Waaw heestu caadimaha sool garaadadii gabadha noo ilaali dumashi C/kariin cali shaah hambalyo iskuwara

  • @sacadcishqi1477
    @sacadcishqi1477 2 роки тому +1

    Heesihi igu mcna arooskisa laga qaaday dhmn lxnka abdikariin ba wada samayey another lival fankuba waa isaga

  • @shaficiabdizammet721
    @shaficiabdizammet721 7 місяців тому +1

    Gobolka markaan gobolka raga maqlo waqiiroodaaa😢

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 роки тому +1

    Woow maxaan maqli jirey dhulbahante aan cad kulahsyn
    Habar jeclo waa garac iyo habar jeclo aan dhulbahante cad ku lahayn
    Amozin amozin heesta waa idinka
    Haynaa waxa guri galay gobolkii
    Ragga iyo geesi garasho dheer
    Gaari ay dhaleen geesiyadii darwiish
    Sool garaadadii maansha allaah
    Mabruuk mabruuk hees waydhaaftay
    Waa idinka haynaa🙏🙏🙏👏👏👏💕💕🌷🌷🌸🌸💕🌷💞💞💞💞✅✅✅💝💝💖💓💓💓💗💗💗💋💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷💞💞💞
    From darwiish Sweden

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +1

      Ayyyyyyy wle warun waalayaabay garaadadi abtiyaashay and tolkay habarjeclo iskuwaara😋

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 2 роки тому +2

    Horaan u ogaa in abwaan daaha gaas heesta samaynayo gobolki ragga hambalyo wll

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +7

    Congratulation my brother Abdikariin Ali Shaah and his wife 🔥👸🏿❤🤴🏻

  • @rumaanruun8926
    @rumaanruun8926 2 роки тому +3

    Darawiishb nimoo

  • @libaniman3797
    @libaniman3797 2 роки тому +2

    Waxan hees waaaa dhaftey waaaaw😘😘😘🤩🤩

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 роки тому +2

    Gobalkii ragiyo halyay garsho bdn our Abdikream😍🥰