Cali Zaki & Saalax Sanaag | Laba Dhaqan leh | Fahad iyo Muna Aroos Wacan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2020
  • Cali Zaki & Saalax Sanaag
    Hees Aroos
    Erayada: Daaha Gaas
    Music & Laxanka: Cadceed
    Camera: Liibaan Dahir & Bigays
    Editing: Waqal

КОМЕНТАРІ • 762

  • @izumi4954
    @izumi4954 3 роки тому +735

    😂😭laxooox baaan DubaYa arooosna Waan DawanaYa 😂😂🍯Yaaa salam😂

    • @maxdar11
      @maxdar11 3 роки тому +32

      Yey kaa gubanin quruxey 😂

    • @hamzehagproductions2462
      @hamzehagproductions2462 3 роки тому +18

      @@maxdar11 wlhy aniga is is iri reply ugal ugaloo dheh wllo ayey loxootu gubn lnkse adiga ayaa yiri

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 3 роки тому +16

      reerka laxooxda haka gubin

    • @hoodoabdikariim7299
      @hoodoabdikariim7299 3 роки тому +12

      Gabadheey Ana sidoo kale

    • @izumi4954
      @izumi4954 3 роки тому +6

      Maxdar Films 😂😂ma MarkaY gubten baad na leeedahaY

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 роки тому +247

    Saalax sanaag voice Gold🔥🔥✌️
    Cunug fanka usoo kacay like dhac kusii Team salah sanaag

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 роки тому +173

    Hargaisa aroos shidan u daaaa dhulka somalida 💚🤍❤️

    • @juweriyaabdillahi22
      @juweriyaabdillahi22 3 роки тому +5

      Yehh wlhi waku wa ugu horeya ilabxnimda dhan walba cidi ku ma garyso somali odhan 💝❤️🙏🏼

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 3 роки тому +4

      mashallh wlhi reer waqooyi waa xadariyiin

    • @west24k85
      @west24k85 3 роки тому +5

      Mogadisho maa ilowdee wllo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @xamdaabdi1463
      @xamdaabdi1463 3 роки тому

      WA

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 3 роки тому +5

      @@west24k85
      Muqdisho Reer Hargeisa Ka ilbaxsan from Garoowe aniga

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 3 роки тому +156

    Mashallah so beautiful Aroos Shidaan Hargeisa caday Mashallah I'm from Djibouti 💐❤🤞🌎🇩🇯🇩🇯🇩🇯Somaliland❤🥰💐 Waqal studio Keep going 💐💐💐💐

  • @rumaanabdullahi199
    @rumaanabdullahi199 3 роки тому +451

    Salaax sanaag iyo cali zaki inay isku cod eegyihiin yaa ila arkay😘

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 3 роки тому +151

    Hargeysi inay tahay hoyga fanka io suganta maxa lagu garanaya markii loo bahdo uun dabka la saraya heeso murti leh salaaaam💚🤴👸🥀❤🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +22

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 3 роки тому +50

    Abwaanada Fanka
    Mulaxamiistayaasha Fanka
    Musicianada Fanka
    Fanaaniinta Fanka
    Hoygii Fanka io Xarakada io ilbaxnimda Half Londoney Hargeysaaaay💚❤️💟

  • @asmadegen723
    @asmadegen723 3 роки тому +216

    Ilahy farxad isi murugo ayaan ku noloahy umul waan ahy waxan umulay shalyto labo matano ilahy faxad isii murugo ayaan ku noloahy 😭😭😭🤲

    • @asmahassan3865
      @asmahassan3865 3 роки тому +5

      Alle dhibatada hakaa dul qado farxadna alle hakugu badalo

    • @caynilaamaj478
      @caynilaamaj478 3 роки тому +3

      Ilhy hka dul qaado qli 😭

    • @kawsarnuux5603
      @kawsarnuux5603 3 роки тому +1

      Ilahay dhibka hakaa dul qaado wll

    • @zalmaismaaciil6292
      @zalmaismaaciil6292 3 роки тому +2

      alle murugada farxad hakugu badalo ducayso wll xiligii ducada laga aqbalayay ku jirtaaye farxad Bdn ku rajaynaya wll

    • @anisomohamed3161
      @anisomohamed3161 3 роки тому +2

      Wll allaha kusiiyo farxad dagdeg ah o ad kuwaarto ilaahay idinkiis

  • @xadaarioffcialxadaari_____527
    @xadaarioffcialxadaari_____527 3 роки тому +363

    Hadad nabi maxamed scw jeceshay subceribe iyo like isaar ale haku geeyo janooyinkiise

  • @yassinjama4758
    @yassinjama4758 3 роки тому +19

    Saalax Sanaag Codkiisu Waa Talent ma Aqaan Laakiin waan kala saari aqaanaa Fanka

  • @yurupcabdi2183
    @yurupcabdi2183 3 роки тому +14

    Laba legend oo yar yar cod halasiyana leh Allah ha dhowro Cali Zaki iyo salax sanag💯♥️😍

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 3 роки тому +85

    Rer waqoyi duriyad tihid xadarada udhalatay wllhi from putland

  • @zadiiqsomali4086
    @zadiiqsomali4086 3 роки тому +12

    Saalax sanaag waa fanaanka ugu qaabad hees qaadista wacan is dajiintaas waaba iga gadan tahay aniga 💟💟 horay usoco saaxib gacaliye

  • @kawsarnuux5603
    @kawsarnuux5603 3 роки тому +32

    Waah waah Ali zaki ninka hargaysi u shidan tahay iyo sxpki saalax sanaag inanka wuruxdiyo qaabka cabdijibaar gacaliye ninka dhererkisa hargaysi kor uwada eegto hibaaq gobaad inanta somaliyodhan ka qoslisa hore usocda boqortoyo is xulatay orod laguma gaadhe 🥰🥰🥰🥰🥰❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰🥰❤❤🥰🥰❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰🥰❤🥰🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰

  • @khaliilkhadar6450
    @khaliilkhadar6450 3 роки тому +152

    Saalax sanaag I think he is another world keep going pro😇

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 3 роки тому +47

    Wixii reer muduga likete hayla dhaafina👍🏿👍🏿❤😁

  • @M.khadar
    @M.khadar 3 роки тому +11

    Big respect from Muqdisho to Salax sanaag 🔥

  • @somalilandbaazka3262
    @somalilandbaazka3262 3 роки тому +69

    Inta somaliland jecelay noolada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 3 роки тому +11

    Fanintaydii Masha allah Waqal Bro of mine Hore U soco Arooskas Quruxda Badana Alle Haysu Daayo❤❤❤❤🤴🏾❤👸🏿💯

  • @saabiriinabdalla1125
    @saabiriinabdalla1125 3 роки тому +8

    Cali zaki iyo saalax sanaag isku cod ektihiin wllhi👏👏💖

  • @zakariaofficial2988
    @zakariaofficial2988 3 роки тому +14

    WaqaL Nooleeyaha Fanka Horey u soco🥰🙏

  • @somalilandergirl6237
    @somalilandergirl6237 3 роки тому +4

    Ali zaki iyo salaax sanaag inamadii waydan fanka nooleyey ilahay cod waa idin siyey kings👑👏👏👏

  • @nafisomuusecumar7660
    @nafisomuusecumar7660 3 роки тому +8

    Fav singers Ali zaki and salax sanag♥️
    Hadad jeceshahay hesahoda Like dhac kusi😄

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 роки тому +5

    Inta laxanka cadceed wadata like🎙🎹💪😎😎

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +2

    Hambiyo Hambiyo masha allah Saalax sanaag iyo Ali zaki ❤🎉❤keep going congratulations 🎉❤w

  • @sisterdidichannel1548
    @sisterdidichannel1548 3 роки тому +13

    labada wiil aan jeclahay fankooda www sanaag and saki nolada wilasheydi 😍

  • @cabdixakiimkiimo1619
    @cabdixakiimkiimo1619 3 роки тому +5

    Masha allah hanbalyo wllkey fahad cabdalle cawad seed iyo xaaskiisa muna idam alle qoyskii barakooba

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 роки тому +3

    Heeskaan dhowr Aroos waaka Maqli Doonaa HAMBALIYO inta is Aroostay MashaAllah 💖👰👌

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 3 роки тому +14

    wallhi heestaan malintii 20 mar waan dhageystaa waaana saalax sanaag dartiis anoo cali sakina xushmad u haya

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 3 роки тому

      Wllhi enagaa iskumida wan kahelaa kayar ani malaa 100 jer dawaday waa yab

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 роки тому

      @@saamiyamustafe3284 hhhhhhh dano yeesha waa laydiinka horeeyaye lol

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 3 роки тому +1

      @@wehelashaq3368 war wax kufalimayno🤔 wan iska tageree hayay mid yarbay isku haystane♥️

    • @suganta.dahson
      @suganta.dahson 3 роки тому +1

      @@wehelashaq3368 walaaley aniga iga xishoo bal nin raga ayaanba ahay waa un taagera

  • @umuabdikafi2946
    @umuabdikafi2946 3 роки тому +1

    hoyga fanka lagendno ayaa is helay slx calizaki✋

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 роки тому +5

    Codka waa iskaga eg yihiin labada inan inaba caadi mahan 👌👌👌👌

  • @Abdirahman6060
    @Abdirahman6060 3 роки тому +18

    Walaalo isjel alle haynagadhigo one ☝️ love ❤️ Somaliland vs Somalia 🇸🇴 all somali

  • @muniiraupdimiir8937
    @muniiraupdimiir8937 3 роки тому +2

    Waqalow fariintan salxa sanag iga Gadhsii wlhi wuxu Noqonya 3 same sosocda cawale hiii labad qor codkagu cadi maha🌸✌🙏

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 3 роки тому +5

    Labada fanan ugu shidan 2020
    Yaryarka sanag vs zaki
    Wawaynka qamar vs xariir
    Hablaha Ugbaad vs Nashaad

  • @M.khadar
    @M.khadar 3 роки тому +5

    Big love from muqdisho to Salax sanaag 🔥

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +22

    Laxankii Maftuux Cadceed + Music 🎸👏👏

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 3 роки тому +3

    Abwaan Daaha Gaas Iyo Maftuux Cadceed Laba Nino Mug Iyo Miisan Leh 🥰🙏💖

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 роки тому +2

    Matanaha Fanka 😎Ali Zaki iyo Salax sanaag maa shaa Allah isku labis everytime.Allaha kadigo kuwii qeyr isku jeclado ilahi dartii oo Harka ilahi harsado

    • @bazzhazzan7969
      @bazzhazzan7969 3 роки тому

      Hambalyo ayaan udirayaa fannaanka cali Zaki and saala sanaag

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +7

    #DaaHa_Cabdi_Gaas 🥀🖤🔥
    DHuLka Maydun dHiGin inuu dHacanA Daa
    Sida La dHeeHan karo u dHizteen JacyL
    Wad dHaydeen xupiGa wuxu dHaawac Qabay

  • @abdikadirabdirahman3211
    @abdikadirabdirahman3211 3 роки тому +5

    Hada aragtay in waqal studio subscriberskisu kordhiyo like

  • @abdalecawil4552
    @abdalecawil4552 3 роки тому +5

    Maftuux cadceed wa naga walaya laxan + music

  • @hodanali6996
    @hodanali6996 3 роки тому +8

    Manshallah wuxuu ahaa arooskii qaniga hanbalyo wallky iyo duma isku waara 🌹🌹💝💝💝🥰❤️👏👏👏

  • @Migos7
    @Migos7 3 роки тому +4

    WlHy MusiGa -MaFtuux Cadceed- Wuu HadLayaa
    Fanka Hargeisa MaFtuux Ba izku Haya💯💯

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 3 роки тому +3

    Inta salaax sanaag fans u ah like dhac ku sii

  • @adoontiialle9166
    @adoontiialle9166 3 роки тому +8

    Isku cod
    Isku stel
    Isku qaab
    Nolada wiilashenii saki N sanaag❤❤

  • @AhlaanAbdijelle
    @AhlaanAbdijelle 2 місяці тому

    Waw Cali zakiyow m Allah wll aroos wacan caruska Iyo caruusada❤❤❤ jcyl wada dhaxmaray❤❤

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 3 роки тому +11

    Waxqabad Iyo Howl Qabasho Ay Ku Dheehan Tahay Dadaal Iyo Gacmo Subag La Yaal Karti Iyo Dhiiranan Lahi Kuna Heelan Mar Walba Si Ay Uso Gudbiyaan Muuqaalo Aynu Kula Tartami Karno Caalamka Raga Uso Dhabar Jaba Waqtigoogana Ino Hura Waa Team @waqal studio Horumar Wacan Team Waqal Studio

  • @havzamouparik5217
    @havzamouparik5217 3 роки тому +7

    Fariido saxib kood Ka tumeen 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤴💯

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 роки тому +5

    Woow Legend Saalax Sanaag inaba caadi maaha
    15.Sep 2020
    5.42 Am Talaado
    Maalin Xasuus igu leh

  • @farahmahamud2889
    @farahmahamud2889 3 роки тому +1

    Mash Allah beautiful aroos and nice song I love this song salax iyo Cali zaki

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 2 роки тому +16

    Mashallah this song is amazing 👏 😍 🙌

    • @fathaomar8422
      @fathaomar8422 2 роки тому +1

      Voo

    • @dhoolawaabdirahmaan6850
      @dhoolawaabdirahmaan6850 Рік тому

      @@fathaomar8422 c laahi qabase qabase the the first in laga Cayman oo la libiyo I have to be there are no problem with that is a nd of s c axmed s s s c axmed axmed s s c axmed s s c axmed s s s c axmed axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed s s c axmed axmed s s c axmed s s c axmed s s c c laahi inaadeer inadeer waa dhoolowa waxysa lanbarka caydruus xog haynti I have to be there are no problem with that is a nd of s c c c laahi inaadeer inadeer waa dhoolowa waxysa lanbarka caydruus xog xog haynti I have to be there are no problem with that that is a nd of s c axmed axmed axmed axmed s s s c axmed s s c axmed s s c c

  • @hamdaliza9067
    @hamdaliza9067 3 роки тому +4

    Hada fanaan arooskaga ku casuumayso 🥰 salax sanaag iyo marwaan haka ahaado ama dambigooda iskaba daa 😂🥰❤️💋🌺

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +1

    Salax Sanaag Ali zaki ❤bro keep going ❤❤level ❤

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 роки тому +2

    2fanan ooo yaryar wan ku heystaa🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 3 роки тому +4

    Wiilka hargaisa shitay salax sanaag❤❤🌹
    & sxpkii ali zaki keep going bro

  • @fardawsacabdilaahi6309
    @fardawsacabdilaahi6309 3 роки тому

    Masha allh Ali saki iyo salax ba San tageeraa wllhi arooskayga uyeedhanayaa inzha allh

  • @cashapretty2480
    @cashapretty2480 3 роки тому +8

    Saalax sanaag 🥺❤️

  • @kawtharhassanadan6923
    @kawtharhassanadan6923 3 роки тому +6

    Salax sanaag nin an iska jecelahay wllky qaliya💋

  • @sahalbashir3508
    @sahalbashir3508 3 роки тому +6

    Yaa Salaam Waqaal studio keep going 🔥🔥🔥🔥

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 3 роки тому +16

    שלומ אול סומלילנ ייקל
    Waqal iyo dhaman fanaaninta somaliland xidigaha geeska,,dayax band,,fansan band,,iyo kuwa kaleba wan salaamaya ,,aduunkad barten somaliland from jerusalam israel
    Originaliy ciyaala beeraha hargeysa
    להתרעית

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 3 роки тому +1

    hambalyo wllky and wlahy and wldy zaki and saalax cadceed daaha waqal

  • @sisterdidichannel1548
    @sisterdidichannel1548 3 роки тому +22

    adegii qadada jarjaranaya aroosna waan dawanayaa yaa salam 🤣

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 3 роки тому +2

    Saalax sanaag iyo cali zaki labo legend aan kala degin

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 роки тому

    Legend #Saalax_Sanaag inaba caadi maaha 2021 ada hormuuda

  • @mawliidheelo4100
    @mawliidheelo4100 3 роки тому +4

    Mnsha allH Aroos qaraN waqaLHore U socdaH

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 роки тому +3

    wllkay fahad ciyal xafo hore isku ahayn hambalyo wllkay qli😍😍

  • @samiagamaldaad7472
    @samiagamaldaad7472 2 роки тому +2

    Heesaha wan jecelnahay ilaahay qalbigena haka madoobeyow nabiga ku saliya scw

  • @calimaxamad123
    @calimaxamad123 3 роки тому +2

    Is this somali weeding .....woow❤🇸🇴🇩🇯

  • @zihaamcabdiraxman1137
    @zihaamcabdiraxman1137 3 роки тому +1

    Woow Hees aroos ti u macaanayd en arkay
    Salaax sanaag arooskaygan uyedhan😁❤

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

    Suudku isku ekaa saalax sanaag iyo cali saki legends

  • @laylabintuqays8854
    @laylabintuqays8854 3 роки тому +5

    Salax codka 100% qaday 💞🤤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 роки тому +1

    Masha Allah Ali zaki super 🌟 go ali cali team!

  • @King_Daud
    @King_Daud 3 роки тому +4

    Saalax sanaag he is professional

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 3 роки тому

    Woww amazing
    Waqal 2020 wx kle wye🎵

  • @arkeyofficial8352
    @arkeyofficial8352 3 роки тому +2

    Ooooop inta taageerta saalax iyo Zaki subscribe yaan leeyla dhaafin nice song

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 3 роки тому

    Fanaan oo culusban arkaaa Masha allah Good voice

  • @c.raxmaanmaanka9918
    @c.raxmaanmaanka9918 3 роки тому +1

    Two legends babayaal keep up teegero idin ahay

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed9539 3 роки тому +3

    Salaax sanaaaaag codkiiisa love♥♥♥♥♥

  • @hananiitahajichannel5542
    @hananiitahajichannel5542 3 роки тому

    Cali zaki fanan an ad iyo ad utageero 🤩🤩🤩

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 3 роки тому +2

    M.a HmPlYo Qoyska cusub😍🎧❤

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 3 роки тому +2

    Saalax sanaag ka cod macaan cali zacki

  • @ayancali3046
    @ayancali3046 3 роки тому

    Allah daayo Cali zaki iyo saalax sanaag maashaa Allah

  • @ubahmohamed6822
    @ubahmohamed6822 3 роки тому +12

    Waaaw amazing ❤👌

  • @jimcaalehassan4304
    @jimcaalehassan4304 3 роки тому +11

    Keep going pro zaalax and cali zaki😀

  • @rithwaanofficial2280
    @rithwaanofficial2280 3 роки тому +1

    First Ali zaki and Sanaag

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +3

    Codkodi kala saari wayah anigu
    Matanha Fanka❤ 🎤🎤

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 роки тому +3

    mnzha allah wax kle najma nashaad iyo deeqsana meyna hees soo qaadi❤🙏🏼

  • @omarmahamed8321
    @omarmahamed8321 3 роки тому +2

    Saalax shaxshax kudilay Ali zaci keep going saalax Sanaag prother

  • @maxamedsaki1738
    @maxamedsaki1738 3 роки тому +1

    Faanaantii qarniga saalax sanaag and cali saki

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 роки тому +1

    Inta Aroos Kooda RABTA in Heestan Laga Qaado Like Haila Dhaafina 🎧😍🥰

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 3 роки тому +1

    Ayyyyy GopTii gopoLka ragga hablo iyo inamaPa meesha wad shideen😘😱🥶

  • @sundusaminalmas3400
    @sundusaminalmas3400 2 роки тому

    Matanah masha allah walal lahaye
    Salax iyo cali allah hanidhawro walal
    Layal😍😍😍🤩🤩😍😍😍😍😍

  • @mohajabir6068
    @mohajabir6068 3 роки тому +1

    Ar ajaanib bn ahee liketa hala ogaado

  • @xamdamahdi5748
    @xamdamahdi5748 3 роки тому

    Aroos iyo badh ilaahow kayga sidaa ka dhig Aamiin Aamiin

  • @akramdahirhussein5741
    @akramdahirhussein5741 3 роки тому +2

    Reer Hargeisa keep going ilmaadeerayal❤👍

  • @najaxahmed8634
    @najaxahmed8634 3 роки тому +2

    Calisaki iyo saalax sanaag waabey isu eekaadeene manshalaah

  • @istahilelabe7456
    @istahilelabe7456 3 роки тому

    Waaaw mataanaha cali saki saalax sanaag isku cod xataa 😚😚

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 3 роки тому

    *waqal studio*
    Another level

  • @abdullshariif1323
    @abdullshariif1323 3 роки тому +2

    Gacal iyo sokoyaba gurikina lagu farax idam alle
    👏👏👏👏👏👏