WAREYSI #3- MW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 кві 2021
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 141

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 роки тому +26

    Awaare waaan tageera sheekoyin kiisa waaa cajiin waa nin wax badan lagafaadiyo taaageere one baan ahay Aware from Garawe

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +14

    Ayaanle X Cabdi
    Mahadsanid
    Mdxweyne m c waare
    Rag jabkiis ka Shekeey
    Dumarna Barwaaqadood
    Maasha Allaah.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Waare wa mid ka mid ah dadka aqoonta iyo cilmiga u saaxibka ah wa qof ku wanaagsan sharaxaada sheedaka iyo wixii u soo arkay wa in laga qoraa buug weyn oo taariikhdiisa lagu soo koobay
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @mohamudabdiweli2
    @mohamudabdiweli2 3 роки тому +20

    Hanoolaato waxaan rukuntay iyadoo 20 qof wax aan ka badnayn ay rukunteen. Maantana Somali oo dhan ayaa ku wada xiran. Hamblayo Ayaanle dadaalkaga mira dhalay.

  • @abdullahisuleiman7943
    @abdullahisuleiman7943 3 роки тому +5

    I love to hear this natural tale stories that shows someone's diary in a conflicted oriented environment. I appreciate Hanolato iyo Waare our former Hirshabele president.

  • @codkabeesha
    @codkabeesha 3 роки тому +4

    Waa run arrinta Jamacadda Indiana iyo xiriika gaarka ah ee ay Somalida laleedahay gaar ahaan dhaqanka iyo keydinta suugaanta Somalida. Hase yeeshee, 1968 waxaa kaqalin jabiyey Alle ha u naxariisto Abdicaziz Qaali Kabacade oo kaqalin jabiyey barashada sameynta filimada (film studies). 1974 wuxuu sameeyey filmkii Caaanka ahaa ee Dan iyo Xarago. 1982 filmkii dheeraa ee Sayid Mohamed Abdalla Hassan.
    Waxaa kale oo isna kaqalin jabiyey oo haddana ka noqdey professor nin la oran horey Abdi Sheikh oo qorey dhowr buug oo uu kamid ahaa book layiraahdo (The Devine Madness).
    Waxaa isna kashaqeeyay jamacaddaas nin kale oo la oran jirey Ilaahey ha u naxariistee Mohamud Cali Xayle oo isna ahaa reer Hiiraan. Sida uu sheegay Mr. Waare, waxey can kutahay Jamacaddaas heynta iyo keydinta suugaanta Somalida.
    Waa wareeysi xiiso badan.
    Keep pushing.

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  3 роки тому +11

    Fadlan Subsribe saar. dhag sii gambaleelka si aad markiba u helo barnaamijka. mahadsanid

    • @apdulshakuur4896
      @apdulshakuur4896 3 роки тому

      Ayaanle ino soo daa qeybta lawad ee barnaamijka madaxweyne waare thnks

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 роки тому +6

    Ninkaan ayaa laga qaaday ali guud laawe oo baron saarnaay ayaa loo dhiibay wadan ,taabid ayaa laga qaaday cumar finish ayaa loo dhiibay soomaaliya waa meesha aduunka kaliya ee criminals lagu amaal mariyo Maamul dadka wanaagsan ee qibrada iyo aqoonta lehna laga tago. Barina meel la soo is taago wadanaiyaan ahay.wadani waa in aad wadankaaga u xushi dad aqoon ,karti iyo amaano leh u madana hormar gaarsiiya.

    • @mascudsuperboyofficial9376
      @mascudsuperboyofficial9376 3 роки тому

      Keligii taliyhu ,ma jecla qof aqoon leh qof fekeraya wuxuu raba qof isaga ka danbeeya oo damiir laawe ah.

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 роки тому +6

    Mr Mxmed cabdi waarem xitaa Xaqiiqadu taabanayaa waxba maqariyo Nin Si wacan wax u bartey oo Ka Nadiifa dhibka

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +6

    Hanoolato waa barnamij qiimo badan waana ku xiranahay horay usoco

  • @subkanmiski5658
    @subkanmiski5658 3 роки тому +13

    I was born in Buleburde 🇸🇴🥺 I wish I can go, tolow shabab malaga eryay? Thanks for great docu

    • @AliHassan-wq4xf
      @AliHassan-wq4xf 3 роки тому +2

      Ha wll hada waxa jooga cidanka somaliya iyo kuwa Djibouti ee hill walal hada nabad iyan kujirna alxmdd

    • @subkanmiski5658
      @subkanmiski5658 3 роки тому +1

      @@AliHassan-wq4xf mahadsanid aboowe, My mom and I are planning to go when things settle down over this election disagreement chaos insha Allaah

    • @AliHassan-wq4xf
      @AliHassan-wq4xf 3 роки тому +2

      @@subkanmiski5658 inchallah abayo hoyo nabad ayey ku iman élections iyo buqan way dhamanaysa gor dhow wll

    • @subkanmiski5658
      @subkanmiski5658 3 роки тому +2

      @@AliHassan-wq4xf thanks so much aboowe! Viva gobolka Hiiraan! 🇸🇴

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 роки тому +2

      @@subkanmiski5658 bula burde hada wa shidan tahay cidanka dowalada aya xakumo rer qurba joga badan aya dhiba ugu so labtay Welcome back buulaay

  • @kulmis9970
    @kulmis9970 3 роки тому +9

    mashallah waare waa qof Daacad ah somalida sano Mey noqdaan

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 роки тому

      Somalia qof dacada ah ma raban sida Dr Waare cml

    • @faaizahussein6395
      @faaizahussein6395 3 роки тому

      Wuxuu noosheegau dawlad cirka maraysay.ooay burburiyeenfaf eax msgarad

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 3 роки тому +1

    Ayaanle Barnaamijyadan soo badi, walaahi waan ka helay.

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 3 роки тому +9

    Waxaan ahaa arday waxaan ahaa ruux heesta ehel iyo walal iyo qarabo
    Balse markii dalkenii masibada ku habsatay waxaan noqday ruux marqura sacado iyo daqiqadokoban kuwayay Walid iyo walal noqday qof kaliya melaha dawarsada darbijiif iyo noloshisa sek sek noqotay muwadin nimadi somaliyeed waxa iga hör istagay qabil sxb iyo harkaad dugasho is dhahdaa waxay noqotay inad qabil kugasho ama aad danbiyadada jiifto😭 dadkeyga imisa ehel iyo walal iyo hantiba kuweyday mantase ilaa hada dadkeyga Wali ayaga isku cadow ah

  • @mohammedibrahim5384
    @mohammedibrahim5384 3 роки тому +4

    Hanoolaato aad bn ku salamaya walal

  • @harun7450
    @harun7450 3 роки тому +5

    Sxb waan ku taagrersanahay horey usocda hanoolaato team

  • @abdiazizyusuf543
    @abdiazizyusuf543 3 роки тому +2

    Waa sheeka cajiib ah waare waa wax garad waana nin samir badan ayaanloow hanoolaato kaliigii taliyahana ha dhoco.

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 роки тому +2

    Ayaanle waxa tahay halyey somaaliyeed hore soco

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 роки тому +4

    Wcs ramadaan kariim dhamaan musliminta meel kasato ay joogan

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 3 роки тому +11

    Ayanle
    You're a gentleman and Your program's are Recording of History and a Window into what is happenning Somalia today.
    excellent work and we Somali's appreciate your effort.
    Thank you
    Bisiq Sarmaan

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +1

    Waa mahadsn tahay hanolato aad baan ugu farxaa dadkii wagaa wax soo maskax ayaanu haynay bada beraha xisabadka cabirada cafimaadka dadk xariifinta ah ayaa tagi jiray shahaadadii ma heshay hee

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 роки тому +5

    ASC Ramadan mubaarak

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 3 роки тому +2

    Hanoolaato Mansha Allah.

  • @yahyaabdi5616
    @yahyaabdi5616 3 роки тому +3

    Ramadan Kareem hanoolato

  • @jamajama2401
    @jamajama2401 3 роки тому +4

    WAARE WAA RAGEYDII NOLOL IYO JAB SOO ARKEY.

  • @farhiaabdisaid3456
    @farhiaabdisaid3456 2 роки тому +1

    Waaaaaw tariikh Cajii ah

  • @aliyadigriyow4455
    @aliyadigriyow4455 3 роки тому +4

    Ax maskiin 👏👏👏

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 3 роки тому +2

    Maashaallah buwaagtii iyo suugaantii ay kaydisay Indiana university hadda ayaa dib loogu aayey. Iyada Roma university waxaad mooddaa iney ogaayeen iney inna ogaayeen in aan wexeenna shidannayno.

  • @lionknaan9772
    @lionknaan9772 3 роки тому +3

    Waare waa rageedii 3 reer oo bilaa hadafka ah ishaad ka riday nolow somali dhaba

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 роки тому +2

    Keep going Ayaanle wariyah sandka

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 3 роки тому +2

    Nin rag ah haddii laga qaso, Waare waa kaqaseen wlh. Waa ukala xirneed.

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 3 роки тому +1

    Hanoolaato mahadsanid

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 роки тому +1

    masha allaah amarka ilaahay mudanahan marka la waraysanayo aad baan u jeclaystaa waana taageera

  • @mohamedeisse7966
    @mohamedeisse7966 3 роки тому +2

    Waare sooceli waaqaaliye anaga tuug hanoo waraysane waare oo kale noowarayso waa soomaali dhaba walaahi farmaajo xil ha u maga caabo MR waare

  • @mahadljama4578
    @mahadljama4578 3 роки тому +1

    Xaange waxuu ahaa wariye caan ah waxaana cunay mr. Taakeye

  • @ibrahimmohamed515
    @ibrahimmohamed515 3 роки тому +4

    Ayaanle
    Wad ku mahad San tahay in Aad no maqan tahay wadankiiii wad na jecleysiii say

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 3 роки тому +2

    Ayaanle mahadsanid . 🎁

  • @ayanledahir5969
    @ayanledahir5969 3 роки тому +3

    Waare nolow waa siyaasiga kaliya een wax ka faiido shekadiisa markasta

  • @user-ll8ll7fx2k
    @user-ll8ll7fx2k 3 роки тому +2

    ASC.AYALEWATMAHANSANTAHAY

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 3 роки тому +3

    Waare wa nin wax bartay mashruucaas beerha wadanka wa uga faideyn laha, lakin nasib darada wadanka ku habsatay ayan looga faideysan.

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 роки тому +2

    Legend weeye oo xog ogool ah

  • @abdirazakjama8
    @abdirazakjama8 3 роки тому +3

    Kkkkk Dr waare taariikh cajiib ka sheekaysay

  • @faarhass9967
    @faarhass9967 3 роки тому +2

    Dadkaas xalaashaa oo tagtana og timaadana katalin kara warayso
    Duco hadaa rabto warlords iyo jabhado warkooda nagadaa duco hadaa rabto

  • @waayaab2213
    @waayaab2213 2 роки тому

    He is humble, honest person, siyaasi qiimo leh

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 3 роки тому +2

    Wlhi naxdin iyo qosol madaxweynuhu isago cirka maraya ayay ka qaseen.

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 роки тому +3

    Ayaanlaw waraysigaa aqoonta waa la guud maraa adeer ma waxaan scholar ship waxba ka aqoonbaadtew

  • @abdumajidhussein8281
    @abdumajidhussein8281 3 роки тому +2

    Waan malayn karayaa howsha aad kamartaan waraysiyada, aadba kaga mahadcelinaya.
    Waxaan codsanayaa in adigoo diirada marba arrin saaraya aad waraysiyo ka samayso, tusaale ahaan sidee loo hormarin karaa dhaqaalaha wadanka? Iyo ciwaanada kale muhiimka ah ee anfaca leh.
    Ramadaan kariim

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 роки тому +1

    Horo usoco

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 роки тому +4

    Hanooolato in taageerta like saara

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +1

    Waa runtii waare dusi hoose ilaa dugsi sare dhamaan buugtii lagu dhigan jiray waxay ku kaydsan yihiin Indiana universtey

  • @dhaahiroyare6807
    @dhaahiroyare6807 2 роки тому +1

    Jawari wjoga jirirayay jiri tanka smli jabaabo jadwal so jidanayo

  • @mohammedibrahim5384
    @mohammedibrahim5384 3 роки тому +1

    Ana ka kow ah walal

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 роки тому

    Walee waroow usc waa kaa jajabiyeen

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +3

    Allh mxan sugay #WAARE anigu wan iska jcly hadaladiisa wlhi🦁🦁🦁🦁 sidaan arko XAARMAJO iyo FAHAD dhawaan baabuurtoda waa laysku qabsan ☝️☝️

    • @muscabmohamedmohamud7416
      @muscabmohamedmohamud7416 3 роки тому

      Wlhi hadalkiisa aad i udegan yahay

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 3 роки тому +2

      Inan Gumeed xun.Maxaad horta sida naagaha uga baqdaan Madaxweyne Farmaajo?Ma Muuse Shaani inuu soo qabto ayaad ka sii ooyeysaan?Waar anagoo Burco joogna waliba wixii SNM la odhan jiray taageerijirnay mar marka qaarna kamid ahayn ayaa taageersan madaxweyne Farmaajo iyo dawladii dhexe ee xooga lahayd inay soo noqoto cuqdadna kama qabno kuwii la xoreeyey ayaa cuqdad nafsaani ka qaba Farmaajo.

    • @wiilwaal1866
      @wiilwaal1866 3 роки тому

      @@abdihakimmohamud9373ha u bixin sxp wa kuwa 2021 taariikh Raadiska ah.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 роки тому +1

    Waa reer magaalkii asalka ahaa waare ,ma dagaaladii baa ku dhawaacmatay

    • @mohamedamin2994
      @mohamedamin2994 2 роки тому

      Dhawac mahan ee dabeel waaye dadka qarna waxa ey dhahaan cirbad lagu duraye aya lugta wax yeeleysa

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 2 роки тому

    Odaygo waaba Fanaan ee sido Madaxwayne umad maamula u qabtay imikaan gartay dhibka somali
    Nin talin jiray hadii oo albaabka ka baxo daaqada waxa ka so gala niman aan talo la waydiin jirin

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 3 роки тому +2

    Waare allaha ku barakeyo dadka aan colada aqoon ee xamar jooga illahay u nicmeeyay wano ayey u tahay waa tusalihii ugu yaraa colad iyo nabad

  • @AhmedAli-bv4hb
    @AhmedAli-bv4hb 3 роки тому

    Run ahaantii waxaa wax lagu farxo markaa ogtahay mustaqbalkaaga

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 3 роки тому +1

    shakada maxaad uga hor dhacaysaa waa ciidan ku lahaa adaa afka u galinayaa mooryaanta dadka diiranaysa miyaa ciidan ah

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 роки тому +1

    Anigu aad iyo aad ayaan guheley saad

  • @abdirahmanmohamud1744
    @abdirahmanmohamud1744 3 роки тому +1

    Odayga waa ka kala daadsheen wax xoshoonaya ma ahayn jamhaduhu.

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 3 роки тому +1

    Manta waxay u bahantahay in laga shekeyo dhibatadii xamar soo martay si aan godkasi markalle loogu dhicin

  • @sheekaanhayaa6755
    @sheekaanhayaa6755 2 роки тому

    Waan garanayaa Boonkaay waxay 5 kiilo mitir u jirtaa magaalada baydhabo ee gobalka Baay

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 роки тому +2

    Muuqalkan waxaa ku bartay ama lagu ogaan karaa Dowladnimada qiimaha iyo sharafta ay lee dahay.
    Qeybta uu ka hadlaayo deeqda waxbarasho uu u'aaday dalka dibaddiisa (Mareekan), Waxa uu sheegay in xiligaas dadka ama ardayga aysan kusoo dhici jirin in Mareekan qaxooti ahaan ay iskugu dhiiban ama nolol ahaan jeclaadan in ay kunooladan Mareekan, Sababto wuxa uu dhahay, waxaa aan ogahay nolol midda Mareekan taal mid ka fiican in uu helaayo haddi uu dalka dib ugu laabto, Sidoo kale waxa uu sheegay in Dowladda ay u qorsheesay meelaha uu ka shaqeen doono haddi waxbarshada ay uso idlaato.
    Waxaa is bar~bardhig ku sameeyay waqtigaan lajoogo ama 10ki sano lasoo dhaafay Ardayda deeqaha waxbarshada helay iyo kuwa aan deeqaha aheen (Qarash) ee dalka dibadiisa waxbarshada u aada gaar ahaan (Turkiga) sababta ay u tahriiban ama dalka ay dib ugu soo laaban? Halka kuwii hore ay dalka ugu soo laban jireen!.

    • @mascudsuperboyofficial9376
      @mascudsuperboyofficial9376 3 роки тому

      Maraykanku in uu xidhiidh la yeesho somalia oo waxaas oo deeq ah haday scholar , waxbaraasho shaqo, tababar ciidan siiyo. waxa sabab u aha in somalia kaga bedelatay ,isticmaalka madarka berbera iyo dekada berbera iyo gacanka cadmeed eee istaratijiga ah. Ruushka ayaa hore loo siyaau ciidanbu u dhisay somali republic kadib waa la eryay ,maraykan ayana lagu bedalay, hadaba Dawlada somalia maxay ugu abaal guday dadkii Waqooyi ku noola in 500 kun oo qof ay xasuuqdo, hantidoodi burburiso, in ay ku xasuuqdo ciidankii lagu dhisay lacagt iyo magaci iyo siyaasadii laga helay dekadooda berbera.. halka raga kalena ku raxaysanayren faaidadi laga helay xidhiidhkii maraykan lala sameyey, kuwii magacoda iyo dhulkooda lagu helayna Danbiilayal la isir sifaynayo ay u noqdeen. Somali republic in cadalad daro jirtay ,dulmiga heerki u sareyay gaadhay aduunka waxad ku garanaysaa 30 sano ayay Somalia nabad iyo dawladnimo heli ladahay . Walle Alle xisaabtisu way socotaa, .. ninkii is dhigtaa dhashiisu qadaa, slmaliland maantaba wata tagtay ee danaheda wadata 30 yearsna amni iyo barwaqo ah,, bal shacaabkina somalia u naxa oo dulmiga ku socda beelaha qaar joojiya si aanay wixi hore usoo noqon... halka u ka leeyahay anigu tahriib kumaan fekerayn isaga wax dhib ah oo kusocotay ma jirin waana runtiis rooti iyo malab ayuu isku dhuuqayay, halka waqooyina qofkasta ku fekeraraya xagee uga baxsata dulmiga , kumanan aya shaqadoda ka tegay oo duurka galay, kumanan ayaa qurabaha u baxay oo aan soo noqon ,say amni iyo nabadgelyo u helaan,,, halka kumanan kalena qaxoonti ku ahayeen wadamada jaarka iyo carabaha, marka dulmigu markuu waqooyi ka socday koonfur walaga raxaysanayay waxana looga shekaysan jiray, tartanka gobolada ayaa hargeisa ka socda, mar danbe aya hadana dadka kasoo qaxa lagu caayi jiray xabadi keentay, dulmigii wuu fiday ilaa jeer 1991 26 january ,koonfur u talabo xamarna lagu kala yaacay, marka Odaygan Waare garaadkisa uunbu hadlay..

    • @mascudsuperboyofficial9376
      @mascudsuperboyofficial9376 3 роки тому

      Hadaan ka hadlo is barnardhiga aad samaysay ,sababta Somalida maanta turkiga tagta ama meelkasto loo diro uga baxstaa waxa weeye hada dadka Dulmiga ayaa wada gaadhay, waa lawada sinmay inta badan,ilaa kuwa madaxda dhasho ayan rajo kalahayn meeshan,, nin kasta mustqablakisa ayuu ilaashada, lkn wagaas dadka dhintu mau wada taaban, dadka qaarna Mustaqablkoda wuxu ahaa Somali Republic oo wax dhib ah kama tirsanayn wayna ku faraxsanayen, halka dadka qaarna ay dhibtuu gaadhay oo iyagu berigasba ay ka tashaden, marka waxba haku daalin, farqiga u dhaxaya wa intaas uun.

  • @samdaani
    @samdaani 3 роки тому +1

    Kkkkk
    Sheeko
    Xiiso leh

  • @shariifadow6532
    @shariifadow6532 3 роки тому

    Wow ayaanle husen abdi

  • @liftingforphysique1800
    @liftingforphysique1800 3 роки тому

    Wadankaagoo nabad ah dal kale scholarship ha kuugu diro, dadkii hore waa nasiib badnaayeen.

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 роки тому

    Asc ayaanle maxamed cabdi waari qisadiisa dhameey sxb kadib kawad

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 3 роки тому

    we somalis we should be carefully who we talked or sell to our souls or our secrets. Somalis is still innocent pls my advice we should have some code where by not to say everthings about us

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 3 роки тому

    Kkkkkkk waa taakhiir La yaableh

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 3 роки тому

    AYANLOW I COME TO LOVE THR GOVERNOR. I WISH YOU INTERVIEWED ALL MAMUL GOBOLEDYADA AND PEOPLE OF SUBSTANCE LIKE HASSAN SHEIKH, SHEIKH SHARIF AND ABDIRAHMAN ABDISHAKUR.

  • @sultansaeed481
    @sultansaeed481 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂 ragbaa waxaa u xiisay

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 роки тому

    Kkkk waare waxba qabsaday laakiin wa dhib laga wada sinaa

  • @mohamedeisse7966
    @mohamedeisse7966 3 роки тому

    Waaare waa nin wanaagsan laakiin wariyaha waaan necebahay soomaaliya majecla viva waare farmaajo waare xil ha noogu magacaaga hadaan nahay shacabka soomaaliyeed please

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 3 роки тому +1

    Aqoon yahan waare noolow

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 3 роки тому +1

    Waaya-arag.

  • @jawhirjawahir156
    @jawhirjawahir156 3 роки тому

    Ware guul

  • @jawhirjawahir156
    @jawhirjawahir156 3 роки тому

    Guul ayaanle x c 100

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    Cajiib

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 3 роки тому

    Dadkii bilaashka dwldii Somalia wax lagu baray haday madaxnoqdaan qofkaliya waxba baraan,isbadaa inay waxbaraan dad wey dhacaan dalka ama weyba necebyahiin,yaab

  • @Omar-cy9rk
    @Omar-cy9rk 3 роки тому +2

    Hahaha

  • @cabeeytaakow7640
    @cabeeytaakow7640 3 роки тому

    Hanoolaato waa Hanoolaato

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 2 роки тому

    Dalka waa inaga dumay dayac iyo dhab aragnee somaley dhibta waa inaan cadhar ka barano

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 3 роки тому

    Odayga erayada ciyaalka ayuu isticmaalay meel shidan ayay ahayd. Kkkkkkk.

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 3 роки тому +1

    Qaybo kale fadlan.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 3 роки тому

    Cajiib watarikh yaab leh balse somalida kuma cibraqadaneysaa, wayo waxay hadaa dalka kuhayan wad arkeysan niman qabqablayasha ah ee qabiyalada cad ilaa hadaa lasotagan wayaab .
    War caqligini xaguuu aday somaliyey

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub 3 роки тому

    Ma Ramadaan ka hor baad duubtay muuqaalka

  • @maslaxcali8102
    @maslaxcali8102 3 роки тому +3

    waaare hhhh wlh waa shax taroole marna wxi laso maray bunaxasuusiyay adigoo wax noo soobartay jeclaana wadankada kana shaqayso hadaan adoo aroosa ku turi waynay xabadna dabada laga galiyay wlh waa dhib

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 роки тому +5

    nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilaahy adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭😭lll

    • @shaamtube8401
      @shaamtube8401 3 роки тому

      Sidoo kale nebigu (scw) dadka barya inama oran ee dedaala oo juhdi bixiya ayuu na yiri ee comment haka tuugsane na tus wax aan kugu siino subscribeta

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Рік тому

    Hhhhh Odayga Baashaal kii ayay ka jejebiyeen

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 роки тому +2

    Inkastoon dhageysto wateysiyadaada hadana waxaa ii cadaatay inaanay wariye nimadasdu bisleen oo dhinac ka raran oo Somaliyey toos oo af qalalan ku tooseen markaa sxb is toosi

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 роки тому +1

    Wadanku Suu u fican iyo barwaqadi lagu jiray dad baa babiyey baa Raba in hadana lagu noqdo

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 роки тому

      Hhhh bal waxa ay ka faaidaan baynu eegi doonaa sida ay rabaan baa loo yeelayaa dalkana halkii baa lagu celinayaa
      Nabada adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola
      Nabadui bay garan waayeen colaada ay rabaan baa lagula dhaqmayaa

  • @moamin6064
    @moamin6064 3 роки тому

    Waraysiga si liidata ayaad u qaaday runtii, marka la fiiriyo taariikh badan oo Waare ku duugan oo aadan ka soo qufin.

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 3 роки тому +1

    Waaqiso xanuunbadan

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 3 роки тому +2

    Dadkii dowlada waxbartay ayaa somalia dhibaayo
    Lkn adiga oo hooyadaa yaanyo iyo aabo xamaali shaqo oow wqxbarashadaada bixiyey maxaad qabiil idooranee maad qarankaas quruxda badan somaliyey garbaha galno inta qabyaalada dhaafno qaranku ma ahan in farmaajo aad taageerto ee waa in aadan ogolaan dhulkaaga iyo dadkaaga aan shisheeye gumeysan oo aanan qax iyo qoxooti ubaabi’in

    • @hormuudkadhalinta5379
      @hormuudkadhalinta5379 3 роки тому +1

      I agree with you lkn dadka qaybtood somalia hormarkeeda iyo hor usocodkeeda farmajo kaliya inu hayo u arka oo ku dhahaya wax dhama ma jiran oo aan ogayn constitution ku uu siiyay mandate 4 years marka election ka hadashid wax nonsense ah ka hadlaya

    • @doodaay5822
      @doodaay5822 3 роки тому

      @@hormuudkadhalinta5379 waa xaqiiq in odaygaas farmaajo doorasho qaban waayey
      Ama marmarsiyo hakadhigto dadkale ayaa hor istaagau ama asiga hadiidee lkn waxaasi waa isjiidjiid siyaasadeed waana laga heshiinaa siyaasiguna somaliyey ma ayan qof diin iyo iimaanleh waxyar mooyee.
      Lkn ficilka bulshada ayaa wlalayaal xukuma siyaasiga somalidu %75 hadii eey dhahaan dagaal marabbo gadaal looma
      Laabanaayo hadii aad udhaqano qabyaalad iyo fowdo hadii aad u aragto in farmaajo hadii laami ladhiso oow xaafadisii uqaada aayo waa dgibaato wlal siyaasiga ayaa jealousy kaqaada waxa fiican ee kan kale qabtay ma ahan shacabka adiga waaa in aad faraxdaa waayo dalka adiga ayaa leh mid caano nacabsiinaayane malahan iyo malab lkn inta oow qabto midkasta halagu amaano wixii oow kagaabiyane ayakaaaba isku. Caayidoona fadlan dalka iyo dadka yaan lakala qeybini

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 3 роки тому

    XAASKI MAHELAY INTA AYAD WEYDINLEHEYD . SE MAWADA JOOGAN HADA.

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 3 роки тому

    Dadka aqoonta leh oo dibtaas soo marey wa in ay ka dhiihiyaan dhibta dalka haysato

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Рік тому

    🤣🤣

  • @yacqubsalebancawil6584
    @yacqubsalebancawil6584 3 роки тому

    Ayanle xueen waan kusalamay sxb aadna wankugu tageraya inad waraysato dadka haldorka ah lkin adiga cidlada keliya eed ledahay waxa weye Somali land ayad necebtahay ee iska sar nacaybka

  • @amalbirimo5344
    @amalbirimo5344 3 роки тому

    sifican oo xareysan lahed abtigey